Walaal hadaad qur,aanka aaminsantahay maxaad u inkireesaa jinnka iyo sixirka waayo Allah subxaanahu watacalaa. ayaa noogu sheegey in eey jiraan, jinn sixir iyo il xasad intaba. Waxaan u maleyni ma garaneesid micnaha qur,aanka maogid miyaa in nebi muxamed salalaahu caleyhi wasalim la sixrey. Marka walaal waxaas oo dhan weey jiraan meelo badan ayuu Allah subxanahu watacaalaa qur,aanka ooga hadley. ee waxaa nalaga xarimey inaan la isticmaalin oo lagu dhaqmin. Walaal Midakale hadalkaada aad dhahdey ma aaminsani waxeey la mid tahay adoo qur,aanka qeyb kamid beeniyey oo kale marka macnaha qur,aanka baro si aad u fahantid waxaan. Sheikh rusheeye dadka qur,aan buu saraa si eey ooga caafimaadaan xanuunka ruuxiga ee hayo.
Illhow u gar gar Hooyo mcn Dhalinti somaaliyed dhib kas baa haysta shaqo la an Daruf aduun waa duca qabe hooyadis hadu xananeyste waa geesi garab wayay Wallhi
dahir warka joogi wa ku tagera waxan ahay mom saleeban sow hg wa hal qof hadad isla dagashan tihiin maxa ka galay saleeban oo dhan joogi kale qaadka hg wa ku salamay sorry dahir 😂
Hadii aa maqli jirtay shabeel naagood waakan, gabar kastoo yar oo qurux badan oo ka caqli badan yahay waa ku qabsadaa, gabarta labaad oo yar oo dhahaayo waa waalatay asi lee waalay sidda aaaminsanahy because of gabarta yar hadii ee aragto nin intas dumar daba socdo oo ah love baati xabad kastoo shidan ku qabsanaayo of course wey maseeree gabarta, inkasto ninka ragga ah ilaah u baneeye afar Lkn cadaal iyo dhaqakii aa laga rabaa kana uma eko mid cadaaladaas sameenaayo bro gabar waa il xuntahay haku ciyaarin, mid kastoo gabar ku ciyaaaro al uultimo meeel xun lee kuu dambeeneyso
Daahirow qeebta bafinta ee cabdi casiis rayali makacawisan wana fayigeeyga dahiroow adiga iyo tiimkada❤❤❤❤❤
WIIL YAR O AABO AH O LAMO CUNUG HEYSTA O HOYADIIS O INDHA LA HAYA WUXU MUDAN YAHEY BILAD DAHABA❤
Inta Wiilkaas Caawisay Allah Miisaankiisa Aakhiro Ha Uga Kabo Allah Ajir Iyo Xasanaad Haka Siiyo 🤲
mashallah walahi wa wiil dadalayo war dahirow kan oo kale aya la garabgala ee caawi hg ha noolato 😂😂😂😂❤❤❤
WIILKAN YAR O SAN U QURUX BADAN O HEYSTA HOYADIIS O INDHAHA LA O HEYSTA LABO CUNUG WUXU MUDAN YAHEY BILAD DAHABA
Muhiimada waa inow hooyadis caawiyo wiilkan yar😢 Mansha allah
Daahir calasoow alla ha ku barakeeyo
Daahir the king of somalia plus 🦁
SH RUSHEYE HADU DIINTA ISLAMKA AMINSAN YAHEY MUXU UGA HADLA JINI SIXIR WAXAAS ANIGA MA AMINSANI QURANKA AYAN AMINSANAHEY
Walaal hadaad qur,aanka aaminsantahay maxaad u inkireesaa jinnka iyo sixirka waayo Allah subxaanahu watacalaa. ayaa noogu sheegey in eey jiraan, jinn sixir iyo il xasad intaba. Waxaan u maleyni ma garaneesid micnaha qur,aanka maogid miyaa in nebi muxamed salalaahu caleyhi wasalim la sixrey. Marka walaal waxaas oo dhan weey jiraan meelo badan ayuu Allah subxanahu watacaalaa qur,aanka ooga hadley. ee waxaa nalaga xarimey inaan la isticmaalin oo lagu dhaqmin. Walaal Midakale hadalkaada aad dhahdey ma aaminsani waxeey la mid tahay adoo qur,aanka qeyb kamid beeniyey oo kale marka macnaha qur,aanka baro si aad u fahantid waxaan. Sheikh rusheeye dadka qur,aan buu saraa si eey ooga caafimaadaan xanuunka ruuxiga ee hayo.
𝖩𝗂𝗇𝗂 𝗂𝗒𝗈 𝖻𝗂𝗇𝗂 𝖺𝖽𝖺𝗆 𝖺𝗅𝗅𝖾 𝖺𝖻𝗎𝗎𝗋𝖾𝗒 𝗃𝗂𝗇𝗇𝖺 𝖽𝗎𝗆𝖺𝗋𝗄𝖺 𝗎 𝗀𝖺𝗅𝖺𝖺 𝗐𝗅𝗅 𝗁𝖺𝖽𝗂𝗂 𝗅𝖺 𝗊𝗎𝗋𝖺𝖺𝗇 𝗌𝖺𝗋𝗈 𝗎 𝗄𝖺 𝖻𝖺𝗑𝖺𝖺 𝖺𝗅𝗅𝖾 𝗄𝖺𝗅𝖺𝖺𝗆𝗄𝗂𝗌𝖺
𝗐𝖺𝖺 𝖽𝖺𝖺𝗐𝗈❤
SALEBAAN WAXA DHAMA BELLA HIRAAN IYO INTA SADAQADA DHIIBATEY❤❤❤❤❤❤❤❤
Asc war magiciin jiryee wiilka caawiya hooyaday kama tagi karo way indho la dahay baan ku qaatay
ASC Dahir Alasow and his his team as you have stated dont help the needy on tribal basis, do fisabilillah
WA HOOYO MUDAN BAAL BILAD DAHABA ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
DAHIROOW IGLAN SHOOW INGRIISKA ADA KENEY LAKIIN WAXA MUDNA INAAD KENTID WIILKAN IYO HOYADIIS AYAGA DHIIGAGA
Dahiraw dhibka dhaaaf mohamed daauud cml ayey noqotay maxaa udhaheee
Maxkamadan Aniga waan wataaa wllhi meek sare hala gaarsiiyo Asxaabey 👍👍
Illhow u gar gar
Hooyo mcn
Dhalinti somaaliyed dhib kas baa haysta shaqo la an
Daruf aduun waa duca qabe hooyadis hadu xananeyste waa geesi garab wayay
Wallhi
Mudane Daahir. Calasow Maxkamada
Balbalarka .Qalad waaye waxey Measham
Kasameysay
Daahir calasaw nin cajiib ah baad tahay 😊😊😅
Kan isagaaba xanuunsan oo dawo u baahan siduu u qufacato😢
Mashalla ❤
INTA SADAQADA DHIBATEY MESHEY KASO BIXIYEEN ALLAHA UGU BEDELO CAFIMAAD CIMRI DHEER AYAGA IYO FAMILKOODA MAHADSANIDIIN❤❤❤❤❤❤
MASHA ALLAH BELLA HIIRAAN WEXEY DHANTA QUEEN SOY SOY O SO SARTEY FARTUUN CALOOL FUSTO
Waa nin fariid ah
GUURKA ISKA YARE KOOW SHAQEYSO ❤❤❤❤❤❤
FARTUUN WA EEY WEXEY KA XUN TAHEY WIILKA IN LA CAWIYO
Walahi waan ooyey iloohoow adoomahaaga ugargaar
I love hooooyo mcn🇸🇴❤️👍
Wiilku wuu guur xumaystay laa kiin waa fariid .dhalinyaradan iyo buuqana haka dhex baxo.
Sheemo Xasan tuugsade ilaahey haka qabto dalkeena wiil yaroo aqooyahana baa meeshii looga baahnaa wiil kaas yar baa shaqaduu qaban laheyn in la geeyo nin waligiis iskuul tegey. HBO waxaa tahay wiil yaroo hooyadiis caawinaayo ee habo waad heleysaa 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Mashaalaah ❤❤❤❤❤❤😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉hooyo macan
Cali wiil dhalinyaro oo xoog, magac iyo aqoonba leh ayaad tahay, waxwalba waad qabsan kartaa🙏
Allah isku xidh, guurkana kafiirso Bro🙏
WIILKAN WA IGA YAR YAHEY MAHINE ANABA GURSAN LAHA O YURUB KENI LAHA ASAGA IYO HOYADIIS ILMIHIISA WEXEY KA HELI LAHAYEEN YURUB LACAG GURI DHAQTAR WAX BARASHO ILMAHA
Waa Caadi abayo wayna dhacdaa Oo nabiga scw xaaskiisa khadiijo wayka wayneed wuuna guursaday caruur badan udhashay
Allah kula garabgalo
Wll hooyo nasiib.baaleedahay
Hooyadaa.kaduceyso.naagti.hooyada.marabo.dhahdana.iska.fur
dahir warka joogi wa ku tagera waxan ahay mom saleeban sow hg wa hal qof hadad isla dagashan tihiin maxa ka galay saleeban oo dhan joogi kale qaadka hg wa ku salamay sorry dahir 😂
Walahi anigoo calool adag xataa waan ooyey! Subxanallh
Ninka raga wlh wxa ciila wa waqtiga caaavi💯🥹
Hadii aa maqli jirtay shabeel naagood waakan, gabar kastoo yar oo qurux badan oo ka caqli badan yahay waa ku qabsadaa, gabarta labaad oo yar oo dhahaayo waa waalatay asi lee waalay sidda aaaminsanahy because of gabarta yar hadii ee aragto nin intas dumar daba socdo oo ah love baati xabad kastoo shidan ku qabsanaayo of course wey maseeree gabarta, inkasto ninka ragga ah ilaah u baneeye afar Lkn cadaal iyo dhaqakii aa laga rabaa kana uma eko mid cadaaladaas sameenaayo bro gabar waa il xuntahay haku ciyaarin, mid kastoo gabar ku ciyaaaro al uultimo meeel xun lee kuu dambeeneyso
Ooo dahir qof uuu abti u aheen wayeyy 😂😂😂😂😂😂ani xtaaaa abti iyahy 😂😂😂😂😂😂
Hda abti dhihin shafto la aan aa mesha kaso labane 😂😂
Hawiye guurkoda waa qasaare dumarka waxbo ma siiyan wayku cayaaran no bill
lakiin wiilka waa baari hooyadis ayuu uu dadaala runti in la caawiyo ayuu mudaan yahay.lakiin guurka kuma wanaagsan.
Mash allsh❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Wiil ka bajaaj u iibiya hawiye iyo somaliyey
Wllhi wa aqayaar Allah ha ku xafido hoyadaa o indhool xageed ka adee wa maya
DAHIROOW WIILKAN DAD HAKU HALEYN GACAN QABO
Sorry 😢😢😢
WA IN LA CIMAMADO WIILKAN O DIBADA LA KENO❤❤❤❤❤
Naagaha mindhaa hoyadiis ayay nacayaan mamada indhala' aanta ah
Naagaha waa inuu usheego intuusan guursan in hooyadiis indha la dahay oo uu haayo uuna doonaayo iney lahaayaan.
Hadii kale haduu khiyaano oo guriga keeno kadibna usheeego waa qalad naagahana way kategayaan ileen wuu qalday
Habaryar❤
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔💔💔💔
War dahir lambarkisa isiiya an luqa ugalee geel belaha
Mashaalaah ❤❤❤❤❤ wlll hooyo kadueyso
SH RUSHEYE WAXA KA MUHIIMSAN WIILKAN O HAYA HOYADIIS O INDHO LA ANA ILMIHIISA LOGA TAGEY
❤❤❤❤ dahiro wax fican samesay
Guurka iska Yaree. Cibaada badi, oo diinta barro.
Gabadha oo lagu ciyaaraa waa cibaado miyaa? Somalia waxaan laga helayaa 13 jir ilmo lagu furay.
@@muhadbarre1821 adhiga waxad kutiri guurka iskayaree madihin gabar hakucayarin
علمني بالدين اظن انت اعلم مني في الدين. وهات بر هانكم آلاياتك والدلال. انشاء الله.
😢😢😢😢😢
SADAQADA WEXEY KU KACDA WIILKAN O HAYA HOOYO INDHO LA IYO LABO CARURA
WIILKAN HALO RADIYO GABAR OSLO JOGTA OY IS GURSADAAN O GEYSA OSLO KADIBNA HA U DACWODO HOYADIIS ILMIHIISA
😂😂😂😂😂😂😂
Sorry walal
War afkaada istikinaha ka dhaaf waa ceyb herbaadiyo
Raxma sax waa magaalo joog xummo
Yaa Allah 😢😢😢
Wlhi Kan ahlu qeeyr waaye
Ilaahay baari waaye
masha allah
MAXA NAGA GALEY SHIIKH RUSHEYE WUXU KA HADLA JINI IYO SIXIR ASO QURANKA YAQAAN AYU AMINSAN YAHEY WAXAN DIINTA DHIGEYN
FARTUUN BALBALARKA WA QAIMAD DUKANKA EY FURATEY WAXA LAGU FUREY LACAG CAWINAAD LOGU ARURIYEY
Run ma sheegoyaa wiilka?
Subanallah hhhhhh
Sorry brother 🇸🇴❤️👍👍
Easy come is go
salmo Abdi Xasan iyo sumaya Abdi Xasan 😂😂😂😂 naagaha hal aabo maawada dhalay mise maba yaqaano aftirsigoda oo wuu iska soo xareestay.
War heedhahaya! Dad macaaml dhexmaray waan arki jirnay. Ninkan wayn ee garta ehelkeed ahayn wax ma garada halaga qabto
Soomaalinimo meel ka sokaysa ka guura quran iyo qabiil wax tari maayo.
DAHIROOW ABAABA WIILKAN DIBADA KEN WUXU KENA HOYADIIS ILMIHIISA HORUMAR AYU GARI LAHA
HOYADIIS WA LIIBAXAD MUDAN BILAD DAHABA AYADO INDHO LA AYEY SO KORISEY WAX BARTEY
Wana rayigeeyga❤
NAGTAAN FARTUUN LA DHAHAYO MEXEY KA RABTA WIILKA EY DHALI KARTO
Soomaali balaayo walba gashay oo guri walba la gal qolkii jiifka iyo dharkoodii bay ka hadlayaam.
Soo soo furiyanimada joji
Hooyinhooyo
❤❤❤❤❤😢
😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Adiguna dadka hadhibin iyo gabdhahaba
Sorry 😭😭😭😭😭😭😭
Hooyada markeey ku dhahdo 4 dollar soo tuur, 5 sootuur 3 soo tuur.
Hooyada gabadheeda aad qabtey waa ladhaqaaleeyaa mar mar hooyada waa lootuuraa.
Gabadha aad qabtid waa qasab in aad biishid hooyadeedna iyo aabaheedne biil kuguma'laha laakiin sifiican ayaa loo dhaqaaleeyaa.
Maxu dhaqaleya asagaba hoyadiis oo indhaha la guriga ujogda iyo nagtiba biil karabta iyo bajaj wax iskeeni karo maaha
Kan rer Tiktok ayuunba yaqaana talanti aan naag aheen malaha
Dhulbahante waxaa ka waalan habargidir
IS JIR WAXAD TAHEY WIIL YAR O KA MASULA HOOYO INDHO LA LABA CARURA
Daahur laandheeree
Brown John Brown Robert Lewis Michelle
NAYA FARTUUN WIILKA SHARKIISA KA FUQ
DAAHIR DADKA MAXEY ABTIYOW UDHAHAAN
😢😢😢
Akh akh war bila dhaqan bathy ee nagadaa waxd tufayso
Beelaha kale ee soomaaliyeed u dir hadii beeshiisu wax qaban waydo
WIILKAN WA IGA OYSIIYEY WUXU KA DHASHEY HOOYO INDHA LA O DARUF KUSO KORISEY O SKOL GEYSEY O JAMACAD UGA BAXEY
Waar i caawiya ana 😢
Fariid weeyan ee caawe illaahay ha garab galo wilka adiiguna isa soo sar
XATA ILMIHI AYA LO TUREY FAQRINIMO AYA LOGA CARAREY
WA WIIL LA CILEY TOL WAYEY TOLKIIS WEXEY ISKA GADAAN SHISHEYAHA
qaylada background ka iska saxa
WIILKAN WUXU KA BAXEY JAMACAD WA DOTTOR KA GE SHAQO BANGIGA HORMUUD AMA DAHAB SHIIL