Walal dinta hadad kuu xad-gudubtid Allah SWT aya kuu fashilinayo لَيۡسَ لَهَا مِن دُونِ ٱللَّهِ كَاشِفَةٌ Surah an Najm ayat 58 Iskajir Loma bahna inad qabil kuu difacdo حَسْبُنَا ٱللَّهُ وَنِعْمَ ٱلْوَكِيلُ😢
Layaab maleh gaal gaal waligii ayuu u hiilin jiray xuseena allaah ayaa ku filan xuseen wuu ku saxsanyahay in uu gaalo dano kale leh in uu noo sheego ee kadaba haragalada hadii kale kadaba gala gudgii abeesada ee S C w inoo sheegay
Dadka dhahaya Nin ashhadanaya , waxa laga hadlayo Waa waxii hore waxayna tahay in uu ka tobad keeno oo qirto intaas baa Ku filan laahiin maaha win uu ashhaatay
Xuseen jaamac hanti dhooore dalkiis iyo dadkiis In wax xun laga sheego ma rabno ha gaaloobi asig iyo ilaahiis laa kiin dalkeena you wax ka sheegi xumasntiisa Xuseen Waa saxanyahay mid walbo xun ha soo qarxiyo
War sxb nin kaan raxan ween maaha lkn waa sir doon af soomaali bartay bal suureeso asoo mw noqda Bal ehel kiisa meeyay😂 ama asxaab tiisa soomaaliya jaaga😂
Wa run somalida Iyo wax laga shegayo Iyo diinta kala sara diinta ilalhey leh somali malahn somali wa dad udaran❤ciyalka Teda kle diinta dadka sheganayo oo kufsiga xumanta qabilka isku dilayo Iyo dhiga muslimka ma la iska dhira galiyo qof shaqsiyadisa max niga galay wax u yahay asga aqiro la adayo lkn dadka xadgudubka sameynayo xolaha dhacayo dadka dhibayo cadalad darada kufsiga waxas dadka smaeynayo ma la hadashin so Muslim mahan Teda kle dhaqanka Iyo diinta kala sara qabilka ugu xun qof lagu xumeynayo k daran diin laga baxo taas aa danbi bini adam Iyo mid illahey ah qof shaqsiyadisa wax usameyo ilalhey kala xisabtamyo illahey ka baqa naftina xiisabiya qof kle qiyamaha la xisabina
somalida tageraysa waay u cadatay khaladadkiisa uu ilahay iyo umadaba u gefay kuwa ku tagerya ama waa gaalo ama wa munafiqin qabilka diinta kala waynaday ama wa jahilnimo ay khalad fahmeen horta ninkan qolo malaha manta ilaa uu tobad keeno anigau walahay ma garnayo qoladiisa inuu reer somalia ayuu ila eeg yahay mana yahay baan arka hada ayaan maqlay aniga oo qoraya qoladiisa raaxanwwayn raxwawyn ma kusaydso qof badiyoobay iyagu wa muslimin
wll waxanahay dad islam ah ruxa somaliya ee dintena islamka wax kashega qabil ku duno hanoqde inad dabagashan wan idinku bugadinayaa ilahayna ha idinla jiro waliba xusen iyo moral wad mahda santihiin ee lushida toshka
@@Caawiyetech reer dhan hadi ay ahyn Nagti qowmuludka tagertay ciid cambareyneysa ma arag mxa shaqsigan duka cambar leh ka dhigay kuwi nabiga aflagadeynaye sida mujrimki basa dir ah ayago ka hdly ma arag
Somali naftoda wax ma taran waxna kuma tarayan xaasidnimo Iyo mashqul bal wilkan max uxisabinayan so ilalhey aburay so m xisabinayo max k galay wax aa danbi ah ba ina qof islamed daba gasho oo ceyso xisabiso ceebtisa raadiso aa danbi ah
War adinka gala ah wilkas yu baris inka galin mur tiden ba tihin warun sacudiga xita hadu bes cananto canuga wa laburinaya lama taban karo ilmaha warun in girlish kisa ka xun tihin jarer yahay ka fuqa ninka dhal fadisa
aniga idin sheegaya isaga aya xidhmi kara isaga aya nation dhan ku xad gudbay iyo diintooda iyo Ilahaooda ka qoray kana hadalaya somalida caruurtooda ayuu faro geliyay oo yidhi khanis bay u ogol yihin inay noqdan ilahay ayuu u gefay diimaha wa in la ixtiramo muu ixtiramin inkasto meeshan an dina cidi ixtiramin oo nebi ciise laga cayo media markanka marka la doono iyago leh ilahay buu yahay hadna cayan qaar been ka shegan oo waxay aminan inuu yahaay freadom of speach lakiinse ninkan xusen ninkan wax uma gaysan wixi uu sameyay buu soo baan dhigay wa gaalna cidi cid ku xidhi mayso markanka quranka lgu gubay hase aahaatee book wa la band garaynkara wayo shaqsiyad iyo somalida odhan buu ugu xad gudbay anigu ma akhrin lakiin waa laga diidi kara hadii lagu dacweye wayo sida la shegayo book wa cay haday somalida run sheegayan as a cummunity way dacwayn karan beentuna waa denbi islamaka iyo galada xageedaba
hadanu daacadnimo u hadalno caruurta somalida macalimka qarkood way garaci jiren marmarna wiilka yar iyaga yar wayn ee loo diro inta macalimka maqan yahay baa garaci jiray niyadooda wa ha dedalo wax ha barto china ila dhowaan way garacayen ciyaalka huudh wayn bay ba y ladhacana waana khad lakiin wway dhici jirtay taasna haba shego hadu soo hibanayo lakiin maxa Allah u geeyay maca maknuud nimo inuu tagero u geeyay suaalhaasi ha la waydiiyo bes dadkan u uhanjabo leeyahay 50 sano la xidha qofka magac kale isku dhiiaba tasani wa bentiis walidkiisana waa khadarto inu ka sheekeyo walidka haday ku gowracayan adiga iskuma tagi kartid sharacana ugama sheekayn kartid
Aniga waxaan kuogahay waxay somali kashakido walaahi wax aya kajira 98%
Hussein cimragaaga iyo caqligaagaba Allaha kubarakeeyo
حسبنا الله ونعم الوكيل، اللهم إني أبرأ اليك مما قال وكتب
Diintaa Nagu Weyen Soomaali Nimo
Waata labaad
Anigo eh naag Raxanweeyn eh waxaan taageer sanahay Xuseen Somali Cowboy waa nijaas shisheeye u shaqeeya
😂 qiyaano
Wadamadan reer galbeedka marka dadka qaar yimaado way dabaashaan waxayna moodaan ilbaxnimo iyo xadaarad.
Ninkaan dadkuu khiyaanay oo uu wadaniyada kusoojiitay baan kamid,ahay,lkn ilaahay baa naga qabtay alxamdulillaah
Idaacaddani waa Oromo diidan dhalinta wadaniyiinta ah ceebtooda baafiya subhannallah ilaahay nacalad idinku rid🤲🏼 Wixii Ethiopia 🇪🇹 taageera ilaahay saxariir idiin dil yarab 🤲🏼
Dadka hadii aad dulmi kuhabaarto ogow adigay kugu soo laaban nacalada iyo waxwalbo aad dadka kudulmisay. Good luck, taageerida nin aadan hubinnwuxuu yahay.
@@D-izzy00 sxb anigu waxaan nacladay wixii Ethiopia 🇪🇹 difaaca ama qalbiga kajecel ee Somaliga ah ilaahayna nacalad haku rido qofka Cadowga garan siiya aniguna hadaad qalbiga kajeceshahay ama aad tahayba nacaladdaas Ethiopia iyo Yuhuuda rabbi ayaan ka barayay inuu saxariir kuu dilo uu cadowga aad kula hor’balgtidaa InshaAllah Aamiin yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼 Qofkii jinsigayga neceb anna majecli tufuuu calayk 🤢🤮👎🏼🇪🇹🇰🇪🇮🇱🇬🇧🇦🇺🇳🇴🇪🇺🇺🇸🇸🇪💩🤧🗑️👎🏼
NINKAAN SOMALI MAAHA
WAA ETHIOPIAN NINKAAN WAA
TIGREY AMA AXMAAR
MAAHA OROMO
Oo oromo iyo Tigre iyo amara maxay Kala yihiin wa adiga noo Kala guraye
@@sucaadmire5785 somali iyo Kenyati ma isku midba wll soo labo qulo maha wiliiba isku af kumahadlan.
Qof ashahaadanaya qofkii gaal kusheegay asagay unoqoneysaa 😎😎😎😎😎
wa ikaw nin cedeeyda ah oo diinta ala iyo nabigii faragashte subxanalaah subxanalaah subxanalaah alxamdulila
Wa ku saxanyahay husseen in sii baaro
😏🫣 laaxawla’walaa quw’wata ilLaa’ bilLaahil’CaliyulCadiim. 😔🙄 SubxaanalLaah waaxey waxa’baas uu buugiisa sheydaanka ah’ku’qorey 🤔 xataa hooyadiis ka’ma’ xishoon waa day’yuus weyn oo nijaas ah.
Umada IlLaahey swt ha’ka’qabto.
🤲🏽🤲🏽🤲🏽 Aamiin yaaRabbi.
RABBİYOOW ninkan shartiisa umada soomaaliyed ee müsliminta kaqabo Aamiin Yaa Rabbi.
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Somali kabooy Had uu yahay Soomaali Xalaala muu dac weeyeen waayo Xuseen WAX saxa oo cadaymo Leh buu ku haystay
Somali Cowbow oo qof somali ah la joga weli Aya arkay. Somali dan kama le. Ethiopia waa filinka sanadka u socda kelia
Abwaanka sifiican ayuu uga Hadley alla ya cisak
(نَاصِيَةٍ كَاذِبَةٍ خَاطِئَةٍ) سورة العلق
( WAA BEENAALE HADDUU HADLAYO
WAA BEENAALE HADDUU WAX
SMAYNAYO) Surat Al-Calaq
ADEER XUSEEN
Walal dinta hadad kuu xad-gudubtid Allah SWT aya kuu fashilinayo
لَيۡسَ لَهَا مِن دُونِ ٱللَّهِ كَاشِفَةٌ
Surah an Najm ayat 58
Iskajir
Loma bahna inad qabil kuu difacdo حَسْبُنَا ٱللَّهُ وَنِعْمَ ٱلْوَكِيلُ😢
Layaab maleh gaal gaal waligii ayuu u hiilin jiray xuseena allaah ayaa ku filan xuseen wuu ku saxsanyahay in uu gaalo dano kale leh in uu noo sheego ee kadaba haragalada hadii kale kadaba gala gudgii abeesada ee S C w inoo sheegay
انا لله وانا اليه راجعون لا حول ولا قوة الا بالله حسبي الله ونعم الوكيل
Well don Hussein dabagal yuhuuda isqarinahaya Dinteena ka been sheegay
Diinta ayaa ka oreysa somalinimad ninkan diinta wuukabaxay illahey haunoqdo
@@amransulemanamran9331 Nacam
Viv Hussein Allah dhawro jkz
Somali cobowy wa nin qaldan wallaahi
Xuseen allaha kubarakeeyo shaqo fiican ayaa umada somalia uheysa munaafiqiinta soo qarxi😂
War somali cowboy maxaa laga Rabaa wardadka ilahay nabadgaliya anigu waxaan u arka nin wanagsan oo farxadbadan oo waliba noo faa ideeya arimaha lotterga ayuu Naga cawiyaa
Asagaa Oromo ah ha baaro asalkiisa shaydaan Cowboy
Asalaamu alaykum Ninkan kama hayno Tawbad Nasuuxa Oo Ah shardigeeda Inuu kasoo baxo Inuu wanaajito waxii uu kharibay oo Tan Ugu wayn waa Inuu Ugafay ALLAAH TAASAA UGU WAYN Meeluu uga Toobad keenay manaqaano iyo di8ntoo Lagujeesjeeso
Dadka dhahaya Nin ashhadanaya , waxa laga hadlayo Waa waxii hore waxayna tahay in uu ka tobad keeno oo qirto intaas baa Ku filan laahiin maaha win uu ashhaatay
Haa Waa intaa uun lkn dad baa indhaha iyo dhagaha istiraya
*Muslimnimo qof ash'haadanaaya u dhiman ma jirto. Kan ku eedeeya gaalnimo qof ash'haadanaaya asagaa uga dhow gaalnimo*
Allahu Akbar Waa Abwaankaan jeclahay gabayadiisa❤🩷🇸🇴👍❤️🩹
wiilkaan waa mashallah ka hadlay cowboy
Reer koraad iyo ilmahooda mar kasto Ethiopia ayaa ku shaqeysto wasaqda
Xuseen jaamac hanti dhooore dalkiis iyo dadkiis In wax xun laga sheego ma rabno ha gaaloobi asig iyo ilaahiis laa kiin dalkeena you wax ka sheegi xumasntiisa Xuseen Waa saxanyahay mid walbo xun ha soo qarxiyo
Soomaalida imtixaan waaye!!!
Micnaha somalia cow boy mataqaanii waxay lamid tahay service church Boys somalia
Somalicowboy waa munaafaq talax tagay. Isaga oo sarqaan weyn aa oo qof walba ogyahay ayu raba inu naga dhaadhiciyo inu shariif yahay 😂😂😂
Exactly!!!! 🙄
He’s thinking we’re stupid like him.
Hakusiiwado badhitaanka isaga iyo kuwa lamidah
Daaama weyne wiilkaan inaad like kuraadsato camalaan aheen malihid miyaa
Ninkaan waa munaafaq ilaahay ummada Soomaaliyeed haka qabto, xuseen wuu ku saxsan yahay inuu ninkaa dadka u iftiimiyo
Subxaanallah halkii aan ku yaabay baan fadhiyaa,kaas waa duli ninka yidhi waxaan joogay meeshii hooyadii lagu guday 😢😢💔💔
Somali..Cow.boy..Far.baa.ku.godan..Waa..Munafaq..
Hadi uu ku solaamay dinta islamka uu fuliyay shurudi aayada maa ahaa inaa lasidabasocdo والله أعلم 😢
War sxb nin kaan raxan ween maaha lkn waa sir doon af soomaali bartay bal suureeso asoo mw noqda Bal ehel kiisa meeyay😂 ama asxaab tiisa soomaaliya jaaga😂
Wa run somalida Iyo wax laga shegayo Iyo diinta kala sara diinta ilalhey leh somali malahn somali wa dad udaran❤ciyalka Teda kle diinta dadka sheganayo oo kufsiga xumanta qabilka isku dilayo Iyo dhiga muslimka ma la iska dhira galiyo qof shaqsiyadisa max niga galay wax u yahay asga aqiro la adayo lkn dadka xadgudubka sameynayo xolaha dhacayo dadka dhibayo cadalad darada kufsiga waxas dadka smaeynayo ma la hadashin so Muslim mahan Teda kle dhaqanka Iyo diinta kala sara qabilka ugu xun qof lagu xumeynayo k daran diin laga baxo taas aa danbi bini adam Iyo mid illahey ah qof shaqsiyadisa wax usameyo ilalhey kala xisabtamyo illahey ka baqa naftina xiisabiya qof kle qiyamaha la xisabina
War ninkan wuu ku’dhashey Soomaalia laakiin ma’aha Soomaali dhalad ah Waa Cadow’ga #1 ee ay Soomaali leedahey waa nijaas.
waa uu ka meermeeray in uu ha hadlo aflagaadadii uu u geystay diinta islamka
Qiiro jabaanka Wadaniyada beenta Hawiyoow jooji diintana xurmee.
Gaal khaniis indha Adakaa Qudhunle
Sakhraan Xusein baakusoo qabatay
Allah Haxifdiyo
((( WAR. IFTIN. HA. CADEEYO. QOFKAANI. DAMIGUU. KA. GALAY DIINTII. DHAQANKII. IYO. SUMCAD XUMADA. UMADA. SOMALIYEED. WAR. AXADKAANI. 10. AFLAHAA. ISAGAA. DAMBIILE. AH. EE. UMADA. HA. KA. GAR. BAXO. ((( UMADA. SOMALIYEEDNA. AMAAN. HASIIYO. INTUU. ISKA. GADAYO. KANIISADAHA. YUU. KU. BEEN. ABUURAN. (( ALLAHA. SAXO. XAQA. TUSO. WAA. QOF. WAX. SI. KA YIHIIN. MEEL. UU. DHAAFAY. MA. LAHAN. ALLE. SHARKIISA. HAKA. NABAD. GALIYO. UMADA. AMIIN YRYA AM❤❤❤❤
Wax kasta uu Somali cowboy waa beentii waxkasta oo somalicaboy wuxuu aaminsan yahay bookiisa ayuu Ku Qoray, (without withdrawing his book from shelves).
Asc saaalaan sare xusein jaamac haka hadhaafo wiilkaas hoow allaah hanoo sahlo 😎😎😎
Buugiisa ugu filan in lagu xukmiyo buugana wali waa midka uusan katoobad keenin
somalida tageraysa waay u cadatay khaladadkiisa uu ilahay iyo umadaba u gefay kuwa ku tagerya ama waa gaalo ama wa munafiqin qabilka diinta kala waynaday ama wa jahilnimo ay khalad fahmeen horta ninkan qolo malaha manta ilaa uu tobad keeno anigau walahay ma garnayo qoladiisa inuu reer somalia ayuu ila eeg yahay mana yahay baan arka hada ayaan maqlay aniga oo qoraya qoladiisa raaxanwwayn raxwawyn ma kusaydso qof badiyoobay iyagu wa muslimin
Waa sax
wll waxanahay dad islam ah ruxa somaliya ee dintena islamka wax kashega qabil ku duno hanoqde inad dabagashan wan idinku bugadinayaa ilahayna ha idinla jiro waliba xusen iyo moral wad mahda santihiin ee lushida toshka
Gaal iyo gaalo raac "finnari hahannam".
Ascwrwb hebelsomali walaga garlehay .ee haiscadeeyo xuseen wasaxsanyahay
Waa Khalid.
Kabooy waa gaal xuseen asagana diin shaqo kuma laha asagana waa mushrig qabiil bu caabudaa.
Kkk😂 Mr husein ayaa igu DHAGAN waana seexdaa BEEN weeye. Xusenow dadkan armey ku inkaaraan.
🤣🤣
Ninkaan wareeriso ayuu dadka ku xirey yaab wlhi ilaahey ha soo hanuuniyo 😢
Waa Munda had a geed isku xoqaya
Xuseen Jaamac baa i daba dhigtay, oo ma ooyin been dheh.😅
Dinta marka laga yimado somali xasidnimo waxan ahy male . Waxy raban isgao toba yarbi leh inu so dubo Yaaaaab
Qof dhahay nin muslim ba ahay maxa lo daba socdaa subxanalaah somalida qaar wa imtaxaan
Reer dhan oo xal shaqsi ah ku dhagan
😂 reer dhan maaha ee waa umad dhan oo diintu ku wayntahay
@@Caawiyetech reer dhan hadi ay ahyn Nagti qowmuludka tagertay ciid cambareyneysa ma arag mxa shaqsigan duka cambar leh ka dhigay kuwi nabiga aflagadeynaye sida mujrimki basa dir ah ayago ka hdly ma arag
Waa qalad
Macalimiinta dugsiga Quranka badan kooda waa wada mujrimiin inaa laxirxiro beey istaahilaan walahi caruur faro badan beey nafsad ahaan udhaa waceen sideey ugaraa cayeen . Somali cowboy taas been muusan kusheegin wuuku saxsan yahay.
muu ka hadlo arinkii uu diinta ku aflagaadeeyey cowboy
Dista wa koow
Waxuu yiri Gabarbaa igadalbatay inaan Ashahaato shahadada shuruud ayay leedahay
Somaliyey.
Ninkan wakhti bdn ayuuna innaga luminin waa hal qof simply waa laga marmaan.
Hadduuna Towxiidka sifican u raacsaneyn Hayska tago isaga iyo somalinimadiisa.lolooma baahnee
Su"aal mihimah ninkaas warkiisa culimadu mamaqal miyaa
Maxay uga aamusanyihiin
Ninkani waa daaci munaafaqa
Umadana diintooda kafidnaynaya
Ilaahay shartiisa umada haka qabto
Waa mida aan la yaabanahay koley wey maqleen sideey ila tahay lkn ma rabaan ineey ka hadlaan
Waabeentiis woxoow xirikaraa majirto
What the people says some of thru
What??
Somali naftoda wax ma taran waxna kuma tarayan xaasidnimo Iyo mashqul bal wilkan max uxisabinayan so ilalhey aburay so m xisabinayo max k galay wax aa danbi ah ba ina qof islamed daba gasho oo ceyso xisabiso ceebtisa raadiso aa danbi ah
Xasbiyallaahu wanimcal wakiil waa shaydaan ninkani Macalin dugsigii buu leeyahay Malag Quraan kiina wuu fool xumay nayaa
War adinka gala ah wilkas yu baris inka galin mur tiden ba tihin warun sacudiga xita hadu bes cananto canuga wa laburinaya lama taban karo ilmaha warun in girlish kisa ka xun tihin jarer yahay ka fuqa ninka dhal fadisa
MA NINKA YIRI HOOYADAY MARKEY IDHASHEY BAA LA GUDAY OO QOF WAYN AH ABDI IFTIN EDEBDARADIISA HADII QABIIL LALA SOO GALAY WAA DHIBAATO DAL IYO DIINBA QABYAALAD BAY U BURBURSAN TAHAY .
Qabyaalad !!! Qeyrkeen beey Naga Reebtay Wlhi
Duli weye Sarah kaqada badow bahi kacararay waxan oo kale lalamahadolo max lagufalaya badow
Waxaan idin sheegayaa inay jiri karaan Rag gaalo noqday oo isqarinayo
War hollyelo ninkan gara kalabax😊😊
aniga idin sheegaya isaga aya xidhmi kara isaga aya nation dhan ku xad gudbay iyo diintooda iyo Ilahaooda ka qoray kana hadalaya somalida caruurtooda ayuu faro geliyay oo yidhi khanis bay u ogol yihin inay noqdan ilahay ayuu u gefay diimaha wa in la ixtiramo muu ixtiramin inkasto meeshan an dina cidi ixtiramin oo nebi ciise laga cayo media markanka marka la doono iyago leh ilahay buu yahay hadna cayan qaar been ka shegan oo waxay aminan inuu yahaay freadom of speach lakiinse ninkan xusen ninkan wax uma gaysan wixi uu sameyay buu soo baan dhigay wa gaalna cidi cid ku xidhi mayso markanka quranka lgu gubay hase aahaatee book wa la band garaynkara wayo shaqsiyad iyo somalida odhan buu ugu xad gudbay anigu ma akhrin lakiin waa laga diidi kara hadii lagu dacweye wayo sida la shegayo book wa cay haday somalida run sheegayan as a cummunity way dacwayn karan beentuna waa denbi islamaka iyo galada xageedaba
❤❤❤
war ninkan waa nin waalan
👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿
Ninkaan in uu somali yahay mala hubbaa? Ninkaan sida uu English ugu hadlayo Ethiopian baa moodaa.
Yaan naloo dhuuman Soomaaliyeey arintan waa arin Xasaasiya Qabiil looma dhigi karo
somali kkir boo
hadanu daacadnimo u hadalno caruurta somalida macalimka qarkood way garaci jiren marmarna wiilka yar iyaga yar wayn ee loo diro inta macalimka maqan yahay baa garaci jiray niyadooda wa ha dedalo wax ha barto china ila dhowaan way garacayen ciyaalka huudh wayn bay ba y ladhacana waana khad lakiin wway dhici jirtay taasna haba shego hadu soo hibanayo lakiin maxa Allah u geeyay maca maknuud nimo inuu tagero u geeyay suaalhaasi ha la waydiiyo bes dadkan u uhanjabo leeyahay 50 sano la xidha qofka magac kale isku dhiiaba tasani wa bentiis walidkiisana waa khadarto inu ka sheekeyo walidka haday ku gowracayan adiga iskuma tagi kartid sharacana ugama sheekayn kartid
War somali cowboy waa wadani Ethiopian hadii la caayo waa sax xuseen waa tuug jecale Ethiopian ka
Xuseen maxaa soo kiciyey markii uu cowboy degaanka uu ka soojeedo xuseen uu wax ka sheegay markii hore cowboy hada ma soo gelin soshal meediyaha
waa in u noqdaa tuugsigii awoowyadiis kaafirka
adi maxa kagaly dadka afarahoda
Xuseen waa beenaale munaafaq ah oo wax soodhoodhoobo uusoo quxiyo
War Xuseen Ila yar ka fuq oo raadi qaada iyo qoomadloofka reerkiina ka har qabyaalad waxba Kama tihid oo ogow laangaab baa tahay
War ma ninkan gaalka ah baa taagereysa oo dulliga ah oo qamriga cabaya oo ilaahay iyo rasuulkisa wax ka sheegay ogow hadaa taageerto lamid ayaa tahay
Xuseen waaxaan uaqaanaa anigu munaafaq
dadkani waxay isku haystan maaha diine waxay isku haystan dhul.iyo bad aanay shaqa ku lahayn oo ay damaaci qaawan halkan isla soo tagayan waxan adin leyahay ninkan iska fuqa wa sidii aad iskaga sheganaysen bad iyo dhul aydan shaqo iyo shawr toona ku lahayne
Boooioooo