Nuurdiin kl Chennalkiisa wuxuu marooyaa 278k videoyada waa 278 vedio maxaa iga gale bal war nio video kaama hayno ee caajiska nagadaa atarishada aaba kaa fiican asxab bdn kuso goyso update hala soo celiyo my family
M.a my family aad uquruxbadan Alle haaidinkadhigo kuwii waligeen sidaas iskufaraxsanada Abad runtii waxatihiin famil y kudayasho mudan run saaid ijeclahy Wana itageera runtii wax rajeena inaan yesheeyo famil sidinaas ookale in a waxa iileyhy hnblyo nuradii iyo fatamiina 🥰🥰🥰🥰❤️❤️🥰🥰
Aaway dadkii jeclaa nabiga lik ii saar💚💚
Scw
Bro why are using prophet name for likes 🤦♂️
Salalaahu caleyhi wasalam
salalaahu calayhi wasalam abyo 🥰🥰🥰🥰🥰
Salalahu calayhi wasalam ❤🧡💗💓💕💋💝
Ilahay Naarta hakaa xoreeyo like iska saar
M.a
Dadka is jecel ilaah ha Isku daayo 🥰❤️
Amen yaa rabi
Aamiin yaa Allah
Aamiin
Aamiin ya allah
Aamiin yarabi. 🤲
wlhi clipka dhamad ila bilow wan dawaday is niyo ah hadi ad ku faraxsan tahay familykan farxadoda like isaar is muuji
Kanaxoo nafta waa aaway kuwii reer tiktik beenta lawareegayay kuwaan waa dhimanesin le mahee waligood way isla joogayaan🥰🥰🥰
Haa wlhi dad isqabo bey been ukala getnayaan👎👎👎
Suu ufarxay😭😭nuradin qalbi xabxab wye wlhi miskiin😥😥
Masha alaaah
*Qoysaska Soomaalida ee baraha bulshada aan ka daawado waxaan ka Taageeraa "Faadumiina iyo Nuuradiin, Dayax dalnuurshe iyo Farxiya" Sababtuna wax kale maaha Noloshooda gaarka ah halkan inagulama wadaagaan waxyaabo badan oo muhiim ah ayaa private u ah sidaas ayaana loo baahan yahay guulaysta walaalayaal FROM HARGEISA:SOMALILAND.*
😍 thanks bro waaad ii cadeysay wax badan inaad fahansan tahay 💪
Couple kaliyah dhap isku jecel wllhi jecaly guur dabadinh sii qrux badnada understanding iyo respect la isku dhafay NF😍
Nuurdiin kl Chennalkiisa wuxuu marooyaa 278k videoyada waa 278 vedio maxaa iga gale bal war nio video kaama hayno ee caajiska nagadaa atarishada aaba kaa fiican asxab bdn kuso goyso update hala soo celiyo my family
Atarisho badiyo iyo nurkey dad an uxisay wlhi iden jeclahy walahey qali ❤❤💯❤❤
Mcn bdn fadumo👸♥️ izka ka jeclahay ilhy farxadiina ha idin siyaadiyo🤲♥️
Masha Allah isku wara abid lamanaha qarniga❤️❤️💪🏼💪🏼
Jacel cusub ku qadaaa kulhaaa camrda darted waa iga qoslisey🤣🤣🥰♥️
Lamanaha kliya social media an ka taheero keep going idi lenhy
Abayo atariisho isku waraa cadowgisa Caagta hoosteda ❤️❤️❤️❤️❤️💝💝💝 all somali one Love
faadumo sida yaree u hadashaan adiga iyo xaajigaagu baan jeclahay❤
Masha allah Nuurdin iikar Omar waa wll aan jeclahay coz isku ischol Ayaan ehee isku waara adi Dumashi insha allah
Isha nacabka allaha idinka dabolo masha allah owlada qeer qabtana allaha idin siiyo xabibti wad isku nuraysane isku waara somali hadad ka dhalaten wax kasto caqabada wad arkaysa adkaysigeda lahaw abayo farxadiina wa farxadyda isku waara 🥰🥰🥰🥰🥰
wllhi Nuuradiin Iyo Atariishada Mar Walpa Waxaan uguH Duceeya inuu ilaahay Walaad siiYo Waayo waaba Dad samir Badan 🥰💖💋💟
Aamiin aamiin alleh ha siyo awlad bari ahe
@@queenasmaofficial7376 aamin yaa rabi 💖🙏
Dadkii usoo dhibay baa duco mudan
Waligaa dadka is jcl ka farxi🥰
Baraka allah alle ha idin xfdo masha allah fmly qurux badan nolada inta nolol jirto
Atariisho baayo wlhi manta dhan wn ku duceynayay Allah ku aqballo m.a. mataano kheir qabo ayn alle kaga baryaa
Canugeyga oo yar 4 bilooood jira jadeeca iga dhacdy igu soo duceeya walalayaaal ducadiina alle ha ii aq balo wllalheyga an jclhy
Ilahy hakucafiyo mcntiii
Alle ha ku cafiyo
Waaw m.a frxda ha idin wawacnaato yqy guuleesta weligiiin I.a
MashaAllah atariisho ilxun nimaegto
Asxabta xaqul ciidka isiiya oo ah liket 🍒♥♥🎄
Qoys qurux badan oo akhlaq iyo ilbaxnimo ka muqato waa qoyskan ugu jeclahey youtobe leyda
M.a my family aad uquruxbadan Alle haaidinkadhigo kuwii waligeen sidaas iskufaraxsanada Abad runtii waxatihiin famil y kudayasho mudan run saaid ijeclahy Wana itageera runtii wax rajeena inaan yesheeyo famil sidinaas ookale in a waxa iileyhy hnblyo nuradii iyo fatamiina 🥰🥰🥰🥰❤️❤️🥰🥰
Ilahaw isku kinda lamanahayga idin jecliya wlhiy 😭🥺🥰
Illah hadinziyaadiyo jecelkiina iyo jecelka aad uqabto sxp keena
Attarisho xbbti inbadan yaan naxay markaan tiktok arkay Allah isku kiin daayo awlaad baariya allaw sii Amiin 🤲🤲
Fadumiina iyo nuurdiin wlhi dad an u xisy alle ha isku kiin daayo
jcylku wuu kusii kordhaa kadiskiyo hadiyadaha Alaha isku kiin daayo Aamiin yaarabi ❤️❤️
Allow rajadeyda iirumee dhib baa iheystee iisoo duceeya🤲
M. Allah noolaada abidkiin cadawga iyo isha bini aadanka alla ha idinka qabto insha allah
Lkn quraanka haku shekeynina quraanka in ladhageyto waaye Farxadiina alh idin siyaadiyo qoyska quruxda badan 🥰
I like this song what a romantic couple Masha Allah. ❤ 💙 👍
Illho isku kiin barakeyo atrisho iyo nuurdiin markan arko lamaha ayaapa jecldaa ubd qerqabo allh idinsiiiyo🤲
Masha alah family qurux badan alaha idin xafido dad baa xumantiina tiktok warejinayee
Allow oowlaad baariya sii nuurdiin io atariizho baadiyo🤲🤲
Waa walaashiin meyma oo idin leh soo boqo channel keyga cunta karinta idinka wax idinku ahay waxan arka kuwa ajaanibta oo maalma gudahood 100k kugaareeysa garab isiiya🙏..
Wlahi wa izkala garan wayey nuradin wa ka varxizy atarizho AllaH Hayzku kin dayo lamano jecelahy tihine♥️🌍♥️♥️♥️
Wlh wanku farxay farxadiina allah ha idinsiyado farxadiina weligiin wada jira oo wadanolada ubad khayr qaba allah dhexiina ha idinkayeelo
M.a wllh xbbti zaid uga farxisey allh kuu xafido ilaah haidin ka dhigo kuwii nolosha ku midooween
Wwww Masha Allah lmiss you ❤️❤️❤️ jecel Abyo mcn dum 🤲🤲😭
M a naga kala ldaya hee Hanaga ohin sininee 😘 iska kin jclkahy fmle farxaded ale ha iskukin dayo amin 🥰🤲❣
Mnsha allh Allh ha idin Barakeeyo Nolol Waarta idiin Rajaynayaa
Mansha allah.farxdiina ha waarto.allow ubad badan oo barkeeysan idinsii
Wlhi waxan jecelahye wadah jirkin allhe wax khayre qaap hadine siyo
illahow awlaad ku arsaaq qoyskan quruxda bdan❤💋❤
Izku wra oo ubad kheyr qaba kala hela♥ NuradiiNa io Atiriizho iNolada powe io paayo🙏😍
mashaAllah atarisho iyo nuuradi wan idin kufarasanahay ilahey haidin xafido
Ma. Allh lamaanaha qarniga allaha isku kiin barakeeyo wan idin tageera
Alaw wiil Nuuradiin oo Kale Na Sii Masha allah lamanagygii Alaha Idin Xafido
Ala m.a wlhi kufarxhy anita xta. Abayo fadumina. Wlhi nasap bathy .
Wallhi wan jeclahay atarisho iyo nuurdin marwalba faraxsanada alle idinkiisa
Lmaanaha aan social media aan uga jecelhy noolaada inta noolal jirto❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha Allah wlahi qalbigaan ka farxy please surprise wax ka ficn lama arag barankiga un iska dhaafa🙏
Kuuwiii farxad kudamesto nolashà ilahii haidin kadigo ❣️❣️
Mash Allah my family Keep going 😍🇸🇴
M.a hbiryar iyo abti fcn hesataa illhy hku deesto abaayo ♥️🥰
Man sha allah abayo❤
MashaaAllah Nuradin iyo Atrisho are so humble walaahi farxadina aad ayan u jecelnahay Allah ha ka abaal mariyo waalidki ka shaqeeyay
walaahi marka maqlay inaad hooyo iyo aabe noqon rabtiin aad ayaan uugu farxay run ahaaantii
Aladdin kudeqo lkn waxaa lidin karabaa marwaliba inaa dadaashin Isha allh markast asgaq faarta badiya & salig nabegyna muxamd scw bentana iskailaliya
Heesa ha haruun leewaye wllhi dadka kal kaciyo aya tahin heesta wan so da wada lakin maka helim marka idinka nigu arkay aye ima catay wllhi 🔥🔥🔥🤴❤👸
Masha Allah illustrated haiku ke😍😍😍😍edaayo😍😍😍
M.a allah hani dhooro walikiina farxad ku nolada
ATIRIISHO badiyo dar ALLE ku jclhy QALI💕
Apyh su.aal ninkaaga asigoo ku.ogeeN sidee usoo gadeesa camirada 💯✌
Wlhi wan idin tageeraaa wxn jclan lahaa mr uun inaaa idiin la kulmo i.a
M.a abaayo illah haku xifdiyo Guuleyso mar walba guul kuu rajeynaa insha allah xabbti
M.a
Wan isla kiin Jeclahy ❤Allaha idinku nooleeyo nolol tan Uwngsn isku waara 💑
Lkn Qur aanka Laguma dul sheekeeYo qiimihiisa Siiya Hadanad dhagaysanayn Waala Demiyaa Allah wuxu Leyahay
💮وإذا قرء القرآن فاستمعواله وأنصتوا لعلكم ترحمون💮
M.a lamaana quruxda badan ilhay haidin xafido❤🤲🤲🙏🙏
Ilahay ha jsku kiin daayo Gus keep going ❤❤❤❤
MashaAllah my favourite couple 💑
ALLA illaahayoow isku daa oo mataano sii Yaa Rabbi🤲🤲🤲🤲❤iskuwaara Abid❤❤❤❤
Faraxda o darimay nurdin ka bdn ban daremay
M.a alle isha xaasidka idinka ilaaliyo🥰🥰🥰🥰🥰
Masha allah ubad baariyana allaha idin siiyo wilka hbada uahy iyo wlashen fadumiina💕
Allow farxadiina idin saaidi lamaano qurux bdn 🤩🤩
Masha Allah Apyoh qurux atarisho ❤️😘
Mansha allah lamanahygii Idin jecelhy
Wlhi aad baan u farxay sidaa iskuku faraxsan tihiin wada noolaada abid 👫❣️
Inta is jecel ilaahay haysu daayo intii Kala maqan Alle haysu soo dhaweeyo
Farxadan iyo mitlamit ah Ayan Idina rajeyna lamana isjecel jelkina waligina dhib iyo dhif Waldo waislqebsatan Ayan Idina rajeyna walahay
Lamanahan aduunka ukeclhy farxadiina alh idin ziyadsho💖💖👸🤴
M. A keep goin
Atariisho and nurdin kl
Allaha isukin daayo
Lamanaha kaliye an baraha bulshada ka tageero tihin ilahy ha idin daayo ♥️💋
Ayy best couples wlhi frxdiina aad bn u jeclhy
Ee guuleysta abidkiin abyo and abwe❤🥺
Mansha allah farxad ku wara alle isha Nacabka ha idinka hayo
Wlhi lamanahan aad baan ujeclhy intey ayga jiraan ayan jecel aaminsanhy
Masha allh allh farxada haydin siyaadsho nuuradin iyo atiriisho jiroo jooga😘😍
M.s wlhi aaad baan idin tageeraaa 😍😍😍
Wow beautiful family masha Allah
Waaw m.a Walahi wada joogiina kufarxey Hadana surpass kusiifarxey alxm idinka faraxsanahy
Manshallah illahey ha idin siyadiyoo🙏🙏
Illaahay awlaad salixiina haydinku arsuqo
Anaa ugu horeeyo caawa🥰👸🤴❤️
Aniga u horeya🥰🥰🥰🥰 manta waligiin isku wara 🤲🤲