Ustaad Omar Inshaar (Ogaansho) aad ayaan kaaga mahadcelinayaa barnaamijkaan quruxda badan ee aad noo soo gudbisay runtiina barnaamijyadaada waan ku tixanahay, sxb waxaan ku leeyahay horay usoco horumar iyo han sare ayaan kuu rajaynayaa.... Nin ku dayasho mudan ayaad tahay sxb mahadsanid inbadan.
Nambarada way is yara badalaan , sidaas darteed waxaa lagayaabaa in aadan u arag in ay iskugu xiranyihiin qaabka aan usoo gudbiyay , waxaa laga yaabaa in mid kamid ah hantidiisa mar hoos udhacdo marna kor ukacdo , nambaraduna is babadalaan , lkn waa dadka ugu hantida badan qaarada afrika
Wan ku salamay marka hore marka xegta barbamijadaadi aadan u dhegeystaa wana iqanciyeeen waxan wata codsi ah inad nosojediso :duulankii Portuqiiska ay ku soqaaden muqdisho o uljeedkiisa aha qodida qabriga nabiga .teda kale barbamijadaadi qaar ayan rabaa inan ubedlo luqado kale hadad rali katahay mahadsanid
Mnsha allah chanalkan waa mid aad u wanagsan waa ogaasho aaad u wacaan wana wanagsatahy in youtpka dhaliintu ka heesho waxyabo aaad u wacaan inte dhalinyaradu dawan lahayed waxyabo nolashood wax yeelaynayo
OMAR INSHAR Taagerahada ayan ahay sxb waxan ka doneyna inaad noso gudbisho 20 ka wadan ee Duniga ugu dhaqalaha badan&10 wadan ee Africa ugu dhaqalaha badan
MASHA.ALLAAH maalin thanks Waxa iga talo ah in sidaa aad uga warantay dadka ugu qanisan afrika inaad uga noga warantid dadka ugu qanisan dad waynaha somaliyeed adoo dhinacwalba ka eegayaa dhulkay dagaan sida somaliland, somaliya,somali galbeed,jabuuti,somali koonfur galbeed ama sida dad gaari u yaqanan NFD inkastoo magacaasi qalad ku yahay dad waynaha somaliyeed
dadaal ayay halka ku gaadheen dhamaan raga iyo dumarka halka ku xusan inaynu ku dayno oo dalkeena iyo qaradeena sharfteeda ka shaqeena waye mahdsanid walalo
Masha Allah Sxp Waa Dadaaleysaa dadaalkaaga meesha ka wad, ee Adoo Mahdsan Waxaan rabnaa inaan wax ka ogaado Hormarka Itoobiya Sidey ku gaartey Muddada yar
Ustaad Omar Inshaar (Ogaansho) aad ayaan kaaga mahadcelinayaa barnaamijkaan quruxda badan ee aad noo soo gudbisay runtiina barnaamijyadaada waan ku tixanahay, sxb waxaan ku leeyahay horay usoco horumar iyo han sare ayaan kuu rajaynayaa.... Nin ku dayasho mudan ayaad tahay sxb mahadsanid inbadan.
thanks ogaalka dunida slm sree
Ogaalka Dunida masha Allah ustaad Omar aad ayaa u mahadsantay marnaajikaaan aad soo jiidisaan waa Ku xiranahay mahadsanidiin
Hassan 20999
Ogaalka Dunida
Good news brother
Nambarada way is yara badalaan , sidaas darteed waxaa lagayaabaa in aadan u arag in ay iskugu xiranyihiin qaabka aan usoo gudbiyay , waxaa laga yaabaa in mid kamid ah hantidiisa mar hoos udhacdo marna kor ukacdo , nambaraduna is babadalaan , lkn waa dadka ugu hantida badan qaarada afrika
masha allah
wll aad ayaad u mahadsantahay
Masha allah Wll Omer waa marnaamij xiiso leh
Lkn maanta codka mxaa kudhacay
Wan ku salamay marka hore marka xegta barbamijadaadi aadan u dhegeystaa wana iqanciyeeen waxan wata codsi ah inad nosojediso :duulankii Portuqiiska ay ku soqaaden muqdisho o uljeedkiisa aha qodida qabriga nabiga .teda kale barbamijadaadi qaar ayan rabaa inan ubedlo luqado kale hadad rali katahay mahadsanid
Toban ka nin ee bariga African utaajir San noo soodiyaari
Taageerayaa sha kanalka OGAANSHO like Saar
thanks
Aniga hamikeyga waa inaa ka furo warshad sonkor Somalia insha Allah, hada wxaa ahay qof shaqaalo eh lkn wxaa rabaa inaa ka baxo shaqaalonimada, wxaana Allaah ka rajeenaa inuu ii suurto galiyo hamikeyga iyo inta Muslim
Alle haku suurto galiyo wll maku lkn dhaqaqday wali
Lama sheego ganacsigaaga hadii kale kuwa kala hor maraaaya 😂
@@gabarbarichannel9804 😂😂😂tasa been eheen
Wal alleh Janada halu geeyo
Waxan ahay Wariye aad uyar ayan ahay lkn magac ayaan donaya inan
Yeesho sanadkadib
Insha alleh
assalaamucalaykum soosoor wadamada afrika ugutaajirsan
Omar inshar qof wax bdan og cilmiga alaha ku siyaadsho👍🏿👍🏿👍🏿
Aaaad ayaad umahadsantahay
more you read more you know
malintaada maxad ku khasaarisa
Wow! Mahadsanid wll
Thank you walaal sida wanaagsan ee aad noogu soo gudbisay.
Cilmi ayaad ii faa'iideysey.
#From #Germany
Iigu soo ducee inaan ka mid noqdo.
Mahasanid ustaad cumar
Janalka kaliya ee sommaalida ugu hufan guuleeyso ogaansho😍😍😍
Mahadsanid wll Cumar ishaar
Ogaaansho adaa kuu jeclahay
Masha Allah
mahadsantahay maansha alaah halkaa ka sii wad dadaalka waa mid markasta aad noo anfacaaya thanks
Mahadsanid saaxiib.
Masha Allah sxb I LOVE OGAANSHO EVERY TIME AND EVERY MINUTE AND EVERY SECOND
NICE.
Shoukran walalo mahadsanid 👍🏻✅❤️💯
Thanks wll 👍👍👍
ogaansho waa barnaamyada aan ugu jeclahay waxna noo faa'ideeya jazaka lah khyr
mahadsanid cumar
Ilaaahow ha i dilin anigoo cali danguute ka sare marin billionaire waan noqonaa insha allah
Mahadsanid Ustaad 👍
Maanshallah
Wllo cumar
Mahadsanid libaax
Jazakallah
Masha Allah macalin Omar jazalalaah channelkeyga hormarkiisa waan ku faraxsanhy
Mahadsanid Omar inshaar wll allaha haku barakeeyo
Aniga ayaa naijeria ku dhashay gaar ahaan abuuja lkn aniga waxan kaso jeda Somalia gaar ahaan muqdisho hormarka Afrika waan jeclahay ilahay hano barakeyo walal adigana ajar allaha kaa siyo aan laso Koo bikarin
mku guursada wllo🙏🙏
Mash alah walal alah kuxifdiyo keep going
Thanks ogaansho
Wallahi wax badan ayan ka faiiday shukran
Masha adi xataa wad kamid noqon kartaa dadkas guulaysta
mahadsanid Omar inshr
Omar wlhi video aad ayuu iidhiiri galaiyey masha all aa ayaa umahadsantahym
Meesha kasi wad taageero ayaa kuu ahay #OGAANSHO.
Masha allh Ustaad Omar GuLeyzo
Thnks Wlkey Omar saa noka sodiyarisay cshirkan muhmada bdn kan hdlaya qaradeena Africa mubruuk Alfa mabruuk
Masha allah aad ayan kugu mahadcelin juhdiga iyo dadaalka aad ku bixisay allaha kula garab garo dadalkasi halkas kasii wad
Thanks Omar bro
M.a wlahi wax bdan ayan ka faaidaysaty omar inshar thanks
masha allah ogaansho aad iyo aad ayaa umahadsantihin Ad ayaa waxniika faaideesane
Alleh haku sharFo
Cumar zhp qli
Ok Masha Allahu walal Cumar aadbaad ugu mahadsantahay hawshan aad uwado umada soomaliyeed aadna sida heerka saraysa ah wax ugu sootabinayso
Walal Cumar waxaan kaa codsanayaa Inaad Noogu Soo Celiso Ama aad Noo soo badiso Mawduucyada ama xalqadaha ka hadlaya meerayaasha iyo dhulka
Qaab dhismeedka gibilka Hawada
Iyo Cilmiyada laxidhiidha dhamaan
Waxaana intaa kudari lahaa Taariikhaha waliba waxtiyadii Halista iyo Halaag Badnaa Ee dunida soomaray .
Siyaasadna iska dhaaf ayaan Odhan lahaa (fikir ahaantay) waayo dadbadan ayaa meela kugaadhi la waxaan madax xanuun ahayna kuma hayaaan
Aad baad umahadsantahay walaal
Ku Sali Nabi Mohamed scw scw
Thanks bro allaha kaa abaal mariyo
JasakaLLah #Ustaad OGAANSHO
M.a wlll mahadsanid
IFTIINKA #OGAANSHO
Mahad sanid Walal, intaan karo waan ku dayan doonnaaa ragaan nolosha horumar ka gaaray in shaaa Allah.
Masha allh cumar
Maasha allah
mahdsanid wllky inbdan.
Maashaa alah..macluumad muhiim ah.
Mahadsanid...
2021 fiirsanooyaa Legend maihii
Mnshavallah Omar wllo wan jeclahay inan ku xidhnaado marka aan wakhti firaaqo ah chanelka OGansho
M.a wllkey thnks alot
Guul ayaan kuu rajaynaya ustaad omar
Masha alah walal wax bdn noo faaideyday sxb hore u soco
Keep going
Mnsha allah chanalkan waa mid aad u wanagsan waa ogaasho aaad u wacaan wana wanagsatahy in youtpka dhaliintu ka heesho waxyabo aaad u wacaan inte dhalinyaradu dawan lahayed waxyabo nolashood wax yeelaynayo
Waw masha.allah 2 sano kadib waa maalinta ugu horeesay an maqlo magacaga omar inshar barasho labaad sxb
guul sxp ayanku rajeyna masha Allah wanka helaa barnamijyadaada
Mahadsanid
Ilaah haku dhaafo wll
hadaa aminsanthy omar inshar like iisar
Iztafurallah anigu ilaheYbaan amin zanaheY omarna waa adoon alle
mahadsanid, bro
Mahadsanid ogaansho
OMAR INSHAR
Taagerahada ayan ahay sxb waxan ka doneyna inaad noso gudbisho
20 ka wadan ee Duniga ugu dhaqalaha badan&10 wadan ee Africa ugu dhaqalaha badan
MASHA.ALLAAH maalin thanks
Waxa iga talo ah in sidaa aad uga warantay dadka ugu qanisan afrika inaad uga noga warantid dadka ugu qanisan dad waynaha somaliyeed adoo dhinacwalba ka eegayaa dhulkay dagaan sida somaliland, somaliya,somali galbeed,jabuuti,somali koonfur galbeed ama sida dad gaari u yaqanan NFD inkastoo magacaasi qalad ku yahay dad waynaha somaliyeed
Mansha allah hore usoco cumar inshar
2023ninka East Africa ugu qanisan anuu noqondoona I.a dadal dheer ankujira
Brother Omer Inshar Aadbad u Mahadsantahay Insha AlH waxaan Ku Talo jiraa Inaan One Day Dadkaas kamid Noqdo
Aad ayan kaga mahad celin sida quruxda badan ee Ad u jcshay dhaman umada somaliyeed iney aragti dhere iney yeshan horey uso wllo
Horay usocod wngsn omar
Mahadsanid inbadan
Mahadsnid brother
Wad mahadsantahay walal
tnx ustaad
Mnsh allah
dadaal ayay halka ku gaadheen dhamaan raga iyo dumarka halka ku xusan inaynu ku dayno oo dalkeena iyo qaradeena sharfteeda ka shaqeena waye mahdsanid walalo
#Ogaansho guul wacan
Waa ku fahanay sheikh bal soo badi vidio yada haduu alle ku idmaayo
Kariye dhagax
Hhhh waa i aqoon satay kkkkkkk
insha allah iskoorka ayaan ka jabinayaa ayaga dhan insha allah
Mahadsanid #ogaansho
Mahdsanid OGAANSHO hore usoco wxn jeclan laha inad noso gudbiso arimaha Ama kacdonki syria ee dhaliyey dagalka qaraar ee kasocda wadnkas, hadaad awoodo inshlh
Thnks ugaaas
Sxb sanado kadib magaceeyga liis gareeso ASAL soomaali
Cabdi Mahad sxb inshalah dheh waxad jeceshahay alah kusiye
Cabdi Mahad InshaAllah Wllo waynu sugaynaa
all the best wlkey
Mnsha allah
Mash allah shukran wallo
ilaahay ha ubarakeeyo lacag tooda iyo shirkadahooda
cumar aniga waan ku salaamey see tahay
ogansho iyo ogalka dunida waaa labada kanaal aaan sfcn ugu xiranahy runti
Masha allah walaal tageero buuxda kuu hyaa omar inshar❤
Masha Allah Sxp Waa Dadaaleysaa dadaalkaaga meesha ka wad, ee Adoo Mahdsan Waxaan rabnaa inaan wax ka ogaado Hormarka Itoobiya Sidey ku gaartey Muddada yar
itoobiya ayaa hor mar kajiraa???!!!!
Mya Balse wey dhaantaa geeska africa marka sidee ku gaartey iney dowladu badan qalbigooda degto
Mashlla ilahy ha kaa amaal mariyo sidaad noogu soo turjuntey
macha Allah runtii dadaalka waa horumar lkn waxaan ogay wakhti iyo dadaal lagaliya
tnks
Ogaanzho wxd tahay nin bulshada u mihiim ah
Ogaansho is the beast
Ustaad
Alhumdulilah farrin inuu mesha ka baxay moodayey lakiin hada waa galad iyo mahad eebe
ogaansho maansha allah
Away abdirachid mamulaha dahabsiil group iyo salaam bank
Www ish calaa wll waad ku mahadsanthy dhiirigalintaada