Kaftanka Siyaasadda 222 oo aad u xiiso badan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 252

  • @halimaalawi3044
    @halimaalawi3044 4 роки тому +1

    Maashaa, allah, runbaa sheygytii,
    Barmishkiina wey qurux badan ,waan jeclaadey,
    Markii iga horeeyey ,waxey eheyd ku hadleyseyn ,dhulkeyna asharaafta ee xaafada shingaani,ee asharaafta, ❤🌺💯

  • @adama2578
    @adama2578 4 роки тому +6

    ILAAHEY KA CABSADA GABOOYE WAA GOB,WAA DAD SHARAF IYO XURMAD MUDAN WAA WALAALHEENA , DIIN, DHALASHO,DHAQAN,AF IYO SOOMAALINIMO NALA WADAAGA EE SOOMAALAAY ILAAHEY KA YAAB.🙏🙏🙏💪🏽🙏💪🏽🙏💪🏽✌🏻🙏💪🏽✌🏻🙏💪🏽✌🏻💙❤️.

  • @ayuubupdy9208
    @ayuubupdy9208 4 роки тому +8

    Hadaan haysan lahaa kharash igu filan walahi gabar Gabooyo ayaan guursan lahaa
    2020 ayaan maraynaa heeb soocaan waaxay😥😥

  • @maxamedmuuse8320
    @maxamedmuuse8320 4 роки тому +1

    Cali iyo badri wn idin salamay barnaaajka kaftanka siyaasada wxa uu na tusay wxa badan oo naga qarsoonaaa wd ku mahadsantin

  • @abdiwahabhassan2531
    @abdiwahabhassan2531 4 роки тому +2

    Saxafi Cali si fiican, xaq dhowr leh oo aqoon ku dheehan ayaad uga hadashay arrinti faquuqa walaalaha Soomaaliyeed ee Muslimka ah

  • @halimoguuleed4986
    @halimoguuleed4986 4 роки тому +1

    Kaftanka siyaasada waa barnaamij hore maray oo qiimo badan

  • @kulmiyehiilwalal3720
    @kulmiyehiilwalal3720 4 роки тому

    kaftanka siyaasada waa showga kaliya xiligan ugu xiisaha badan shaqo fiican ,,

  • @muqdishaawiboyoffiacal3836
    @muqdishaawiboyoffiacal3836 4 роки тому +1

    Cali haraare iyo badri waan sallmy kaftanka siyaasadda

  • @najibmohamed21
    @najibmohamed21 4 роки тому +2

    No.1 mhadsanid macluumaadka aad nala wadaagtaan markasta 🙏👍

  • @Kaakoos_641
    @Kaakoos_641 4 роки тому +2

    War reer Maakhir waxba' meesha kuma hayaan magaaladii Ceerigaabo aheyd waxey ka'noqdeen Minority waa lagala wareegey ilaa iyo 1991 kii waxaa ku'soo qulqulaayey beesha dhexe walaahi waxaa ka'socda sidii reer falastiin loogala wareegey dhulkooda snm dab'key shidayaan ma'sahlana dhulalka waxey kaga iib'sanayaanlacag badan like iney u'rabaan business and then wey'isku soo wada habrowacdeen baadiyihii ka'soo wada'guureen reerka soo degay waxey rabaan iney aqlabiyada ayaga yeeshaan kuwaana' lacag'u'sheeg dhuuni ayaa diley maba' garanayaan sababta iyo qiimaha'uu dhulka leeyahay iyo inaad dhulkaaga ilaashato waxaan xasuustaa mar dhul'ay'lahaayeen reero aan qaraabo'nahey oo magaalada bartankeeda ku'yaala walaahi waxaa'loogaarey sadex million dollar waan yaabey markaas ayaan ku'iri hurdada ka'kaca waxaani waa ethnic cleansing walaahi usheega hadey bixiyaan dhulka mugiis oo dahab & dhayman ah inaan laga iibineyn ha'naga'joojoyaan calls ka' waan hor'istaagey waxaana kula'taliyey iney ka'dhisaan mall weyn ooay magaalada camiraan marka reer Maakhir faan usheeg aan micno laheyn maxey noo tareysaa hadaan guryo'waaweyn Mareykan laga dhisto oo dalkiina uu dayacan yahay maalin'ba'reer ay'sheegtaan SubxaanalLaah war snm waa musiibo umada Soomaaliyeed lagu soo dhex'tuurey ee ha'laga' feejignaado.

  • @banaananuur5728
    @banaananuur5728 4 роки тому

    Viva kaftanka siyasada thank u Mr xaraare

  • @amaalawil2945
    @amaalawil2945 4 роки тому

    Ilaahay hanoo bad iyo dadka aan qabiilka
    U naagayn sidaadoo kale Amiiin

  • @mahadjama1481
    @mahadjama1481 4 роки тому

    VIVA MAJEERTEEN IYO PUNTLAND VIVA OGADEN IYO JUBALAND VIVA ARANJAAN.

  • @somayaaxmed8162
    @somayaaxmed8162 4 роки тому +1

    Masha Allah Barnaamij runta wada taabanaya waxa tihiin SAtv iftiinka warbaahinta

  • @hanadraas9233
    @hanadraas9233 4 роки тому +2

    Walaahi bilaahi Madaxweyne Farmaajo Wax ka daacad San oo ka dulqaad badan ma arkin 🐆✊️✅ Soomaali bahaloowday ninka Madax u noqday cirkuu roob ku yahay 😭

    • @maxmedadan4309
      @maxmedadan4309 4 роки тому

      Astaakh furilaa daacadu ma ka ogolbaa in buula xaawo gidaar laga dhiso ma daacad ayuu ka yahey 4 dekedood itoopiya lugu wareejiyo
      Daacad ayuu ka ahaa in muwaadin soomaaliyeed loo gacan geliyo xabashi hadaad daacad kaa daacad u taqaan khaayinku siduu yahey

  • @kadarmuhumedahmed4330
    @kadarmuhumedahmed4330 4 роки тому

    Asc Somali American TV
    Calixaraare wll siden kula soo xidhiidhi karaa cadaalad darro ayan jigjiga ka tirsanayaaye

  • @AhmedAli-ft3kr
    @AhmedAli-ft3kr 4 роки тому

    Ahmed madoobe waa cabiid jaajuus ah waana kenyaan waxoow kushaqeeyaa aragtida kenya

  • @ahmedjeebe7826
    @ahmedjeebe7826 4 роки тому +1

    Guul Madaxweyne Siciid Abdulahi Deni🙏

    • @aweysburhani384
      @aweysburhani384 4 роки тому

      waxaan maqli jiray galnus hada puntland waxay noqotay bari iyo mudug oo nus ah marka bari nus ayaa la yiraa bintiland ama dani guul dheh ama dani maseerow dheh waxaad doonto kugu yeer !!!

    • @ahmedjeebe7826
      @ahmedjeebe7826 4 роки тому

      aweys burhani Madaxa Ka Jarayaa Hadan Puntland Kugu Arko

  • @alimohedosman3147
    @alimohedosman3147 4 роки тому +1

    Ali haraare iyo batri mahadsanadiin

  • @abdirisakmohammed4672
    @abdirisakmohammed4672 4 роки тому +2

    Ilaaahy baa kasaari doona dhibka

  • @kalidkanada3101
    @kalidkanada3101 4 роки тому +1

    Asc Ali xaraaro

  • @liiyoos6710
    @liiyoos6710 4 роки тому +1

    Covid19 Social Distance PLZ USA MA KA DHAMAADAY

  • @cigesoma5549
    @cigesoma5549 4 роки тому +2

    Kaftanka siyasada cawa waxan ku dhex dhagaysanayaa markab maraya bada u dhaxaysa Dover 🇬🇧 iyo calais 🇫🇷

    • @XX-wl6gk
      @XX-wl6gk 4 роки тому +1

      Nabad iyo safar furud alle ha kaaga dhigo.

    • @cigesoma5549
      @cigesoma5549 4 роки тому

      SomaliSavage0 Maya ma tahriibayo ee waa safar caadi ah 😱

  • @mrsomali8690
    @mrsomali8690 4 роки тому

    Ali ra 'yi fiican waaye hala is guursado. Laakiin dad badan baa is guursado aana taariiqda ku qorneyn.Waxaanse ku talin lahaa wadaada , ugaasyada, malaaqyada . AMA hogaamiyaasha qabiilada, madaxweynaha, hogaamiyaasha xisbiyada ha aroosaan AMA ilmahooda ha ku darsadaan. Si ay u dhamaato dhibka.

  • @Kaakoos_641
    @Kaakoos_641 4 роки тому +1

    SubxaanalLaah! 38-40 minutes odeyga ha'la'iska ilaaliyo waa musiibo dadkii oodhan wuuba gaaleysiiyey sheakh ma'aha ee waa sheakh u'eke hadii qof lagu'dilo isagoo cayaaraha fiirsanaaya tiirka ha'la'keeno Aniga Waxaan ahey #FCBarcelona fan.

  • @amaalawil2945
    @amaalawil2945 4 роки тому +1

    Guuul somalda xalaasha halagu daydo sida cali xadhaadhe

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 4 роки тому

    Axmed guray Muslinimo sayidka somalinimo, cagjar iyo maaday waa dabadhalif toos iyo mid dadban. Waxay gateen magac somali

  • @salebanmohamedmahmoud2483
    @salebanmohamedmahmoud2483 4 роки тому

    asc maasha allah raga maxaad danbigoodii aruur satay farmaajo khayr allaha siiyo dad badan ayaa warkooda lahelay talaw qaaqdii bakadhamatay caliyaw

  • @amaalawil2945
    @amaalawil2945 4 роки тому +1

    💯💯💯💯somali dhalada waa mr xadhaadhe.

  • @xaruntajaceylka4318
    @xaruntajaceylka4318 4 роки тому +1

    Waxaa Mid Gaana NINKI Janada Laga waayo

  • @Jijigawi1
    @Jijigawi1 4 роки тому

    Axmed Madoobe waa ka horeeyay Deni Ha isku qasin bahasha niyow, ragu waxa uu isku hayo sheeg, iyo waxa is badalay ee u dhaxeeya shirkii 2aad iyo ka 3aad ee Dhuusa ma reeb.

  • @abdiaizisse113
    @abdiaizisse113 4 роки тому +2

    Wariye cali xaraare iyo badri thnk you so much 👍 calow badri ba iga qosliyay rer ceerigaabo shirey marka tidhi badri intu ku eegay bu yiri maxay yiraahden yasin ducale hala celiyo hhhhhh 😁😁😁

  • @Adler308
    @Adler308 4 роки тому

    Yaasiin qoslaaye wan ka nasanay ninkan ayaa kaga haboon daadihinta barnaamijka Mr Badri muse

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf 4 роки тому +7

    Deni Dibiro iyo Madoobe Mayd site iyo intii dalkeena iyo dadiisa dhibka ku wada waxaan Allaah ugu baryayaa inuu hanuuniya oo xaqa tuso hadaanay wanaag lahayna Rabi dhaso nooga qabo

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 4 роки тому

    Gessiga galbeed waa gablan, axmed guray, sayidka, maqtal, aaway dufaanti sh shucaac, Addis nin jooga dulmidiid ma noqon Karo jijiga waa beled axmareed.

  • @hodanadan7255
    @hodanadan7255 4 роки тому +1

    C/ god iyo Axmed aarshe fanaanka coka macaan ayuu iloobay

  • @abdikarimismail6431
    @abdikarimismail6431 4 роки тому

    Asc war ninkan wax murti ah kuma hadlaayo,,, magacyada dadku sabab bey igu baxaan ee iskama baxaan

  • @kasem1147
    @kasem1147 4 роки тому

    Ali Harare waxaad iibsatay sharaftada iyo qimahagi weriyinimo

  • @zakiabdi
    @zakiabdi 4 роки тому

    Meeshaan waa xarunta laangaabtu iskugu timaado
    Laangaab baa ka hadasha laangaab waa daawadaa

  • @maguled
    @maguled 4 роки тому +3

    Samatalis ayaa igala habboon Samareeb

  • @hodassid7355
    @hodassid7355 4 роки тому

    Salama alakum. Ali Harare hada run shegesid marka gursati madhiban ayaku qiraya ina tahay nin waxu shegaya dacad ka tahay

  • @Jijigawi1
    @Jijigawi1 4 роки тому

    Cali Xaraare guul wade wayn oo Farmaajo ayaa tahay runtii ee waxaad ku fiicanahy dhex dhexaadnimo ee halkaagii ku noqo.

  • @bioandchemistry1264
    @bioandchemistry1264 4 роки тому +4

    Horta intee kaftanka siyadasada wax loogu soo diraaaa

  • @XX-wl6gk
    @XX-wl6gk 4 роки тому +3

    Aad baan uuga helay. Cali Villa Somalia igu soo booqo.

  • @tormundgaint1022
    @tormundgaint1022 4 роки тому +1

    Puntland ilahay hogaamiye fiican ha siiyo. Cade muuse cidi kama danbeyn..

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 4 роки тому

    Macalinka somaali ogaden24 iyo Caliyow xaqa ma waxaa dhexdhexaad laga noqdaa baa, jawaar moxamed waa adiguna Soo qoyso..

  • @hassanagaras4513
    @hassanagaras4513 4 роки тому

    Magacyadaasu wayfiican yihiin dhaqankeen Somaliga ayaa gaala iyo xayawaankuba kamid yahay dadwaliba wixii shaqada soohoosgala ayay lamagac baxaan .. Michel Shumeker .. Michael Vaglas.. Michel Alamuniam..

  • @mamustvpro6492
    @mamustvpro6492 4 роки тому +4

    إن أكرمكم عندالله أتقاكم(midk idiinku karaamo badan xaga alle waa kan )idinku cabsi badan

  • @shireabdi1912
    @shireabdi1912 4 роки тому

    Qaswadayaasha dhaqtarka may bayaan kasoo sareen

  • @waaberiyoonis9123
    @waaberiyoonis9123 4 роки тому

    Cali khamriga aidaad iskutihiin.Cali.
    Mana hadlikaro

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb 4 роки тому +2

    Alloow sahal amuuraha

  • @munaabdinaasir7588
    @munaabdinaasir7588 4 роки тому +1

    Xabagtu matii aan qada looka kadhigan jirnaa mise waa xabag kale

  • @abdirisakgagaa7957
    @abdirisakgagaa7957 4 роки тому +1

    war caliyow sxbkaa yasiin ducale xitaa waa gashay. kkkkkk kaftanka siyasayada waa dhex dhexaad.

  • @abdiosma4333
    @abdiosma4333 4 роки тому +3

    WAR ALI XARAARE NINKA JIRAN OO MEESHA KU HINDHISAYA ISKA QABTA
    3 JEER BUU KU HIBDHISAY

  • @cadar1499
    @cadar1499 4 роки тому

    Samareeb waa wanaag reeb eey udhigantaa marka magac kale uraadsha

  • @abdirisakmohammed4672
    @abdirisakmohammed4672 4 роки тому +1

    Cali xaraare waa ku mhdsantahy

  • @mohamouddahir841
    @mohamouddahir841 4 роки тому

    Dani dameer iyo axmad dhuxulayste wa qaswadayaal

  • @moebabakar9511
    @moebabakar9511 4 роки тому +4

    Badri he is Gentlemen. I liked BIG SALAAN FOR U AND ALI.

  • @munaabdinaasir7588
    @munaabdinaasir7588 4 роки тому +4

    Hhhhhhhh qudbo sireed iga dheh👌waa tuug noo heshiisay maanta idooro aan bari kudoortee waa aan maanta DhaRhee kursiga igeey adna bariyaan kugeeynayaa👉dhiiga shacabka soomaliyeed iyo canshuurtooda ayaa loo heshiinayaa anagana anagoo qalan oo gadan ayaan qabiil kudaba soconaa tuugtaas👌👎

  • @habonugaas656
    @habonugaas656 4 роки тому +5

    Badri koobkii labiska ayuu qaaday

  • @vandacaddey1435
    @vandacaddey1435 4 роки тому +1

    USA IYO YURUP MAXAA LAGU JOGAA BOON IYO MIDGAAN IYO MADHIBAAN CALI MEQAA TAQAANA OO QABILKODAA KU BADALAAN MAGACAA MADHIBAAN IYO IWM

  • @mohamedaden8748
    @mohamedaden8748 4 роки тому +5

    Hi Sir Ali
    The segregation of Gabooye or Madibaan that goes back to hundreds of years has nothing to do with what was eaten as a meal once upon a time .
    That is a fable and a folklore.
    One can trace back this to the warlike GEELEY attitude towards any peace loving people .
    If two tribes affront in a war of swords and spears and one is defeated , there was only two choices for the defeated tribe :
    1 ) reorganize , go to war and bring home victory .
    2 ) or vacate the place and move to another territory where your defeat is unknown.
    The third option of staying put in the same place was succidal and brings about the wrath of segregation upon them .
    The same can be said about the peace loving people of Greer Weyne .

    • @abwaanshucaybyarexasan5383
      @abwaanshucaybyarexasan5383 4 роки тому +1

      Af soomaali inad kuso qorto ceb miiyad oo malaysay qoralkan dher wax fiican ayad kahadashay lkn waalaal soo dadka ugaa faaiidan soomaali uguso qor intan fahmayniin ayaa badaane

    • @mohamedaden8748
      @mohamedaden8748 4 роки тому

      @@abwaanshucaybyarexasan5383
      Waa runta , wanna isku dayaya in aan raaco waanadaada .
      Waxaa keenaya in aan af ingrisiga ku goro systematic typing errors oo u baahan editing iyo
      Iyo wakhti badan .
      Waad aragtay goraalo badan oo afka hoyo lagu soo goray aan la fahmi karin erayada gaarkood.
      Waxaana keentay taa system set up oo english ah . Marka aad dirtid ayaad waxaad arkeyssa kalmada cajiib ah oo aan english ama Somali aheyn ( hibird ) . Markaa waa in aad wakhti badan ku lumissaa saxitaankooda

    • @naimahussein3911
      @naimahussein3911 4 роки тому

      @@abwaanshucaybyarexasan5383 asc walal waa runtaa dad bdn oo aniga ka mid ah ayaa aqoonin in wax fiican soo qoray iyo in wax xun soo qoray maba aqaani waaba ka sii socodaa kii soo qoro ingariis ama carabi adhigana waan ku mahad celiynaa sida wanagsan oo aad ugu fikirtay walalahaa mahadsanid walal ❤️🤲🏽🤲🏽🙏🙏🙏👌👌👌💯💯💯

    • @naimahussein3911
      @naimahussein3911 4 роки тому

      @@mohamedaden8748 asc walal waad mahadsan vthy madaama oo walalkaa fikradiisa qaatatay masha Allah walal Allah ku siyaadiyo wanaaga ❤️❤️❤️🙏🙏🙏💯💯💯

  • @aminaadan4815
    @aminaadan4815 4 роки тому +1

    ManshaAllah Ali Xarare iyo Badri

  • @huzankhan751
    @huzankhan751 4 роки тому

    Waqtigii la kufsan lahaa ayaa la joogaa ahmed madhalees iyo dani maseerow.

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 4 роки тому

    Somali Somali ku dhagan xaqdarada Garba ciise, cadayta, iyo candhuufa oo abiya axmed ku raacay tplf go,aanki ku dhiibtay.. Hal nin iyi kumunaal qof

  • @mohamedhussein100
    @mohamedhussein100 4 роки тому

    TALO
    Harare, screenka kala bar waxa qariyay qoraalo ee fadlan ka dhaaf, channelka waa la bartee.

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 4 роки тому

    dani foowdo ayuu rabaa ileen hadii low and order lahelo waxba heli maayee inta sidii madaxweyne loo soo dhawaynayo ma ogola waa ganacsi keliya sheekadiisa

  • @abdirisakmohammed4672
    @abdirisakmohammed4672 4 роки тому +1

    Sida uga hadashy ummadda gabooye

  • @farjannoahmed9053
    @farjannoahmed9053 4 роки тому

    Maxaa loo badalayaa magacyada wanaagsan waa dhaqankeenna midakale dunida ayaa la baxdo

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb 4 роки тому +4

    Waaladulmiyey walaalaheena

  • @ahmedshukri673
    @ahmedshukri673 4 роки тому

    Ali xaraare waxaan moodi jiray inuu runta wajaho lkn waxaan ogaaday inuu xaqiiqda kafogyahay marka cali xaraarow runta sheeg mida labaad waxa laga biyo diiday sheeg mise waxaad laxanaaqday dhoobo daarood sidaas ayaan kuufahmay

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf 4 роки тому

    War Caliyow maxaad Buuhoodlle u tidhi kuwa aadka u cunsirayaynaya maad tidhaahdid

    • @mukhtaradam7057
      @mukhtaradam7057 4 роки тому

      asha dabey tusaale un buu usoo qaartay buhoodle xumaan kama wado

  • @move-on1833
    @move-on1833 4 роки тому

    Meesha wiilasha lagu fuulay ma ahan waa beydhabo iska sax

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 4 роки тому

    Ninka magacyada somalida kahadlayaa gef ayuu ugaysanyaa magacyadii asalka ahaa ee somalida waa magacyo astaamo ulahaa dhaqankii somalida horaa khaladna weeye inuu yidhaa ha iskbadalaan ma wuxuu rabaa in lala baxo magacyo aan asal somali ahayn waa nin riyoonaya

  • @alikaafi3793
    @alikaafi3793 4 роки тому

    Caliyoow war lamarabee adiga bilaaw isdhacgalka oo guurso mid hablahooda ah hadiikale waxaa wado waa waraa sheegeeyso

  • @hassanmohammed2701
    @hassanmohammed2701 4 роки тому

    Sax sax sax Deni hortaa u soco

  • @homeh3455
    @homeh3455 4 роки тому +5

    Danay waa naag hinaastay oowaxa uu ka hinaasaa farmaajo

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 4 роки тому +7

    Said Deeni waa corrupt ma maamuli karo puntland

  • @ibrahimadanafrax2734
    @ibrahimadanafrax2734 4 роки тому

    Ali Xaraare ninweyn wankusalamay

  • @ibrahimali4654
    @ibrahimali4654 4 роки тому +1

    Hidii madaxda iyo culamo awdiinku go aan ay dadkooda iyo nafahoodaba ugu guurinayaan beeshaa la haybsooco lana xooleeyo wuu soo dhamaanayaa ayay ila tahay takoor kaasi.

  • @zaedismacil5684
    @zaedismacil5684 4 роки тому

    Hadaanu nahay reer Burco waxaanu ceerigaabo usoo dirnay cumar binu cafuuf😁😁😁😁

  • @abramjeylani2462
    @abramjeylani2462 4 роки тому +1

    ASC maryooley

  • @zaedismacil5684
    @zaedismacil5684 4 роки тому

    waar cali iyo badroow waa maxay ninkan hindhisaaya ee wax idinka duubayaa waar ninka qabtoo karantiila 14 casho😂😂😂😂😂😂😂

  • @mohamudali6853
    @mohamudali6853 4 роки тому

    AFHAYEENKA NABAR IYO NAXDIN CALI QARAARE

  • @fe8445
    @fe8445 4 роки тому

    You nailed on the head. Faalo dhab ah.

  • @mohamednoor9873
    @mohamednoor9873 4 роки тому +3

    Caliyow siyasada somalia walagu kala adkaday dani iyo madobe dan somali uma hayaan

  • @abdimohamud5646
    @abdimohamud5646 4 роки тому +2

    ASC wa ku slmy sxb

  • @vandacaddey1435
    @vandacaddey1435 4 роки тому +1

    WAR NIMANKAAN WAA WADAA INDHO DANI IYO MADOWE ALLAHA TUSO XAQAA

    • @nimcoahmed87
      @nimcoahmed87 4 роки тому +1

      Aamin walaahi ilaahoow dib unoqosho naga qabo oo soomaali midoowdaa

    • @naimahussein3911
      @naimahussein3911 4 роки тому

      Allahumaa aamiin aamiin aamiin walal ❤️❤️❤️🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽💯💯💯🙏🙏🙏👌👌👌

    • @naimahussein3911
      @naimahussein3911 4 роки тому

      @@nimcoahmed87 waa sax walal 🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽❤️❤️❤️🙏🙏🙏👌👌👌

  • @BelieveTheCreator
    @BelieveTheCreator 4 роки тому

    Niyo dadkaan geela iyo magacyade kashakenayaan waa maxy. War anaga meesha siyasada baa unimid. Mida somalia hadee damaate. Aduunka kale siyaasadisa wax nooga sheega

  • @muumingeedi5287
    @muumingeedi5287 4 роки тому +2

    Muumln

  • @muhiydinmohamed3025
    @muhiydinmohamed3025 4 роки тому +1

    Xabag layaasha hala xiro kula haa😂😂😂 meel ay seexdaan hala siiyo dheh

  • @tormundgaint1022
    @tormundgaint1022 4 роки тому

    11:30 transit ayaan ku maray kulahaa Badri kkkkk saying hi from Jigjiga

  • @ocroafff5527
    @ocroafff5527 4 роки тому +4

    Dani iyo Ahmed madoobe waa tuugo daarood na mama talaan

  • @ciirinternationaltradingco7423
    @ciirinternationaltradingco7423 4 роки тому

    Ali xaraaro. Wallasha sii horta

  • @saharaabdullahi5218
    @saharaabdullahi5218 4 роки тому +2

    Cali shaydaanow beenta jooji dani&axmed farmaajo wax dhib ah kama dhexeeyee adiga dacuun shaydaan baa isku diraaya oo waliba axmed dani ma dirikartaan laakiin farmaajo oo maskiin ah baad kudirtaan nimankuu kursiga Ku fadhiyo waxabana matihiin waxaa idaka buuxo colaada uqabataan ogaadeen &majeerteen marka dadka Allah kalafadilay labadiina oday ee inkaarta Ku dhacday oo munaafiqiinta ah oo xiqdiga &xaasidnimada ka buuxo oo lacagta Ku raadiya isku dirka
    Dadka walaalaha ah Allah waxaan kabaryayaa in labadiina daacuun cai xaraare &groupkiina Allah ha idin ceebeeyo oo dabkaad shidaysan Allah ha idinku gubo

  • @dahirwarsame7528
    @dahirwarsame7528 4 роки тому

    Barnaamijka waa dhooba daarood oo hadlaayo, waa walaca iyo xaalkiisa, waa yaab.

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke3797 4 роки тому +1

    BADRI HAAYE HOOS DHIG MEESHIINA KALA WAREEGTAY INTUU CEERIGAABO KU MAQNAA YAASIIN SALAAAN SWEDEN

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 4 роки тому

    kujire magac haduu baxo maharo

  • @abdulahiartan4091
    @abdulahiartan4091 4 роки тому +1

    Asc dhamantin

  • @mabdirazaq8265
    @mabdirazaq8265 4 роки тому +2

    BIG SALAAM BADRI IYO ALI