КОМЕНТАРІ •

  • @abdiosman335
    @abdiosman335 3 роки тому +1

    Cali ku soco runta

  • @abdielmi5603
    @abdielmi5603 4 роки тому +12

    MAASHA ALLAH CALI XARAARE
    WAXAAD KA SHEEGTAY FAROOLE WAA SAX FAROOLE WAA QABIILISTE
    FAROOLE WAXAA KU DHACAY
    CUQUBADII UMADA
    GURIGIISA WIXII KA DHACAY WAAN OGNAHAY XAASKISA IYO WIILKEEDI DILAY

    • @abdihassan2953
      @abdihassan2953 4 роки тому

      Wax qabadaka faroole
      1 ciidan xoogle dhisay
      2 argagiso kasaaray galgala
      3 garoowe one garoowe 2
      4 ciyaarihii gobolada after 20 sano
      5 shirkii haweenka
      6 shirkii culumada
      7 dhisidii jubaland
      8 ka guuridaa ku meel gaarka
      8 dastuurkii puntland calanka puntland
      9 madax waynihii Isku dayay nidaam ka asxaabta badan inkastoo ku guulaysan
      Isku qabiil ma nihin faroole
      Nafteyda uhuri lahaa

    • @leilaabdi5442
      @leilaabdi5442 4 роки тому +1

      faroole sixiroole meel ha fadhiisto ehelu naarka

    • @ragemsaid8697
      @ragemsaid8697 4 роки тому

      leyla qaali asalkiisa maan garan
      Odaygaas
      Waxa aad tirisay qof kasta waban lahaa
      Mid wax macno weyn kama muuqato

  • @kaissasgaas695
    @kaissasgaas695 4 роки тому

    Faroole wuxuu joogaa waqtigii uu la kulmi lahaa dhimasho waqtigeedii kasoo hor martay. Amen

  • @saraxlaboodosman5362
    @saraxlaboodosman5362 4 роки тому

    cali xaraare iyo yaasiin waad mahadsantihiin faroole waa sheydaanul akbar qof garaad lihina wey ogtahay faroole pudland iyo soomaali oo dhan buu dhibaato ku hayaa waana khaainul wadan dastuurkana asagaa dhibaateey balaayo haku dhacdee ibliiska

  • @mustafacasood2323
    @mustafacasood2323 4 роки тому +2

    Cali xaraare iyo Yaasiin Borama magaalo Somaliyeed ayaan idinka soo salaamay
    Adba u jeclahay barnaamijkan xaqiiqada ayaad uga hadashaan

  • @sucaadjamacjamac9226
    @sucaadjamacjamac9226 4 роки тому

    Cali xaraaare iyo yasiiin ducale weriya yaasheern teerr sanaag hore usco da

  • @abdallayusuf5063
    @abdallayusuf5063 4 роки тому

    Waan idin salamay wariye sare Cali iyo ruug Cadaa yasiin.insha allaahu sikhraanka diin cayga ku soo ababay diintii wuu ka ridoobay xukunkiisu waa dil insha allaahu waxbaa laga qabanayaa nacdasha.

  • @nasracaynab411
    @nasracaynab411 4 роки тому

    Maasha allaah,wadajirkiinaba Saad xaqa u iftiimisaan illaahay haydinku gargaaro,aakhiro iyo aduunba

  • @jamasaladhirsi9598
    @jamasaladhirsi9598 4 роки тому +11

    Cali xaraare waa nin ilahay afsomali siiyey kulaha." qofku haduusan carabiga aqoon meel ahan lahayd hala daayo aya noqon karta hala dilo"😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @yusufabdallah9366
    @yusufabdallah9366 4 роки тому

    Ilaahay Iimaanka Kaa Qaad Cali Xaraare Sawtii Rag Loo Xidhxidhay Ragaad Leedahay Waa La Laayay Oo Beesha Badhasaabka Ee Saraakiisha Laysay Waa La Xukumay Xaqiiqadaad Ka Fog Tahay

  • @daldhisdaljir641
    @daldhisdaljir641 4 роки тому +1

    Horta Caliyow waad iska dhalisay waadna ceebowdey qabyaalad iyo caaddifad xun ayaa ku dishey, Video aad soo jarjartay dadka caqligooda ha ku ciyaarin.

  • @saynabmohamed8983
    @saynabmohamed8983 4 роки тому +1

    Manshlha godax kharalhaa siyo Somali somalibalhaa

  • @mohamedaden8748
    @mohamedaden8748 4 роки тому +1

    Hi sir Ali
    Faroole is at his best in this UFO movie. His roles as a bad guy for the past decade reached its appex . He deserves nomination for the best supporting actor in this new movie . Of course, the best actor award goes to good old man Goodax for nailing the bad guy in this epic series . Will see what happens in UFO-3 ?

    • @isdaji
      @isdaji 4 роки тому

      🤣😂😂😂🤣🤣🤣👏😭 walahi good one

  • @mahadguray4241
    @mahadguray4241 4 роки тому +1

    waan salamay cali iyo Yasiin
    waa macalimiitayda siyasada toosan aadna waan u tageraa waxaan joogaa hargaysa qodobka
    1:faroole waa qabiilayste cad
    2:wasiirka waxbarashada soomaliya waa geesi aqoonle lkn waa bila aadan waana qaldami karaa
    3:badhasaabkaa diinta caayayxilka halaga qaado xilka hana laxidho
    4:ina caga wayne markaad sheekaynaso quraanka iska ilaali
    WSC

  • @somaliahanoolaato2323
    @somaliahanoolaato2323 4 роки тому +3

    Cimrigaaga allaha raajiyo Cali xaraare

  • @abdureh3180
    @abdureh3180 4 роки тому +31

    Yaasiin waa giijjiye weyn wallee, sida uu sheekada u jebiyo ayaan ka helaa.

    • @AMATALLAAH-qd3pq
      @AMATALLAAH-qd3pq 4 роки тому +1

      Yaasiin Caadi Mahan Showgaba Asagaa Qurxiyo. Waa Wargure Xariif ah👍

    • @abdureh3180
      @abdureh3180 4 роки тому +1

      @@AMATALLAAH-qd3pq waan u qabaa ninkaa, la'aantiina barnaamijku ma shidnaadeen.. 🔥

    • @AMATALLAAH-qd3pq
      @AMATALLAAH-qd3pq 4 роки тому +1

      @@abdureh3180 Sax waaye 👍

    • @farhannur7585
      @farhannur7585 4 роки тому

      cali xaraare laangaab laangaab dhalay hadaanan maraykan kugu wasin naagyahoow naagu dhalay uqdad puntland kudishay adigoo 31 une adigoo ah warsangali ilaahay kaadhigay ayaad kahadlaysaa waxyaabo been ah dadka kaasareeya haku xaarin bastaryahow

  • @fatumamohamud7798
    @fatumamohamud7798 4 роки тому +15

    Faroole waa xaaraami tuug ah oo aan waxba ku fiicnayn, warka uu sheeqay goodax waa runtiis haddii uu yahay oday wanaagsan caruurtiisa bahalka oo ummada dhibtay baa laga arkaa, waa gabiiliiste duqoobay oo waalan Allaah ummada haka gabto isaga iyo shaydaanada uu dhalay

    • @siraliyoonsiraliyoon6611
      @siraliyoonsiraliyoon6611 4 роки тому

      Farole afka qurunka ka jedi wa halyey bulsho e tas ogow wacal yahay

    • @abdihassan2953
      @abdihassan2953 4 роки тому

      Wax qabadaka faroole
      1 ciidan xoogle dhisay
      2 argagiso kasaaray galgala
      3 garoowe one garoowe 2
      4 ciyaarihii gobolada after 20 sano
      5 shirkii haweenka
      6 shirkii culumada
      7 dhisidii jubaland
      8 ka guuridaa ku meel gaarka
      8 dastuurkii puntland calanka puntland
      9 madax waynihii Isku dayay nidaam ka asxaabta badan inkastoo ku guulaysan
      Isku qabiil ma nihin faroole
      Nafteyda uhuri lahaa

    • @siraliyoonsiraliyoon6611
      @siraliyoonsiraliyoon6611 4 роки тому

      @@abdihassan2953 sxb qof wax badan og ba tahay bal dadka kawran naqdinta iyo wax iska dhaha thank nin wax badan og

  • @ugukaalaygabayoaadubogidoo6653
    @ugukaalaygabayoaadubogidoo6653 4 роки тому

    Ilhy ha u naxariisto qabrigana ha nuuriyo Fananka weyn dauud Ali masxaf

  • @abdiaizisse113
    @abdiaizisse113 4 роки тому +4

    Wariye cali xaraare iyo yasin ducale well done 👍 and thnk you so much 👈 tolow aniguna hebla prank maku sameya hhhh armay kab ila dhacda taasaba iigu daran 😂hhhhh😄😄😄

    • @jubaakhan6280
      @jubaakhan6280 4 роки тому

      Mr ali harare what's you have saying about. the Government and guy who scape from prison. They have nothing to do with it so my advice to you is just go back and double check

  • @nouhfarah2266
    @nouhfarah2266 4 роки тому

    Cali Xaraare aad iyo aad baan kuugu bogaadinayaa kaftan siyaasada sida aad u soo diyaariso.

  • @farhiyaibrahim4886
    @farhiyaibrahim4886 4 роки тому

    Cali Maashaa Alaah walee waankutaa geeraaa

  • @Kismaayomedia
    @Kismaayomedia 4 роки тому

    Guulaysta CALI XARAARE & YAASIIN DUCAALE Warbixinta aad dadka soomaaliyeed siisaan waa idin taageersanahay karbaasha Jeegaanland & Farooleland waa niman soomaalidiid

  • @alruqyahmediatv2389
    @alruqyahmediatv2389 4 роки тому

    waan idin salaamey kaftanka siyaasada waa nassir ali biyoole nassir baardheere

  • @jimcaalemurug8738
    @jimcaalemurug8738 4 роки тому +2

    Ali haraare wariye ruug cadaa ah o xaqiiqda jirta aan daahin xog ogaalna ah in aad tahay aniga rumeysan iyo inti caqliga u sxb ah waayo waqti ayan lasocde barnaamijkan kaftanka dhan kastaba wanka qeeymeye habka dhaqanka od waafajide wacyi gelinta ifinta xaquuqda walal somaliyeed toosinta iyo guubabinta danta umada iyo digniinta adiga iyo yaasin ducale o asiguna barnaamika idaan u ah la aantisna usan xiiso badan lahaden wadku mahadsan tihine horay uwada wanku xiran nehe xog ogaal

  • @alimohamoud5609
    @alimohamoud5609 4 роки тому

    Ali xaare waxa Ceel afweeyn Ka dhacay isga ma khusayso qof dirayska dawlada sita hadii qabyaalad lagu dhamaynayo waa in dawladu wax Ka ogaataa

  • @ansarimohamoud666
    @ansarimohamoud666 4 роки тому

    Cali iyo Yasin aad baa u mahadsantihiin saxibataal.. Manta Cali waxaa aad ilowday arintii uhu xasaasisanayd ee Doorashada Galmudug. inkasta oo aad nala wadagtay arimo badan oo muhiim ah.

  • @gudoomiyelabasuul8297
    @gudoomiyelabasuul8297 4 роки тому

    Waan idin salaamay cali iyo yaasin walee waan jecelahay barmaamishkan

  • @bartanabada2906
    @bartanabada2906 4 роки тому +2

    Fadaraalkii oo ciisa maxamud soo fara galisey😂😂😂ar waan idin salaamay haraare iyo sxbkiiyow🖐🖐

    • @yousufoday9243
      @yousufoday9243 4 роки тому

      Càli jawabta ka sugay hadii aad soo jàwabi weedo camalkag iyo waxad t ahay naan sheegi by oday

  • @abdihassan2953
    @abdihassan2953 4 роки тому +4

    Wax qabadaka faroole
    1 ciidan xoogle dhisay
    2 argagiso kasaaray galgala
    3 garoowe one garoowe 2
    4 ciyaarihii gobolada after 20 sano
    5 shirkii haweenka
    6 shirkii culumada
    7 dhisidii jubaland
    8 ka guuridaa ku meel gaarka
    8 dastuurkii puntland calanka puntland
    9 madax waynihii Isku dayay nidaam ka asxaabta badan inkastoo ku guulaysan
    Isku qabiil ma nihin faroole
    Nafteyda uhuri lahaa

    • @احمدالدارودي
      @احمدالدارودي 4 роки тому

      Hooyada siilkd bu kasaray galgala majeertin madhiban iyo jareer aa tahay tuug xaaran kunol ina tahay marmaroyo hano qarin

    • @abdihassan2953
      @abdihassan2953 4 роки тому

      Walal in hooyo la caayo waa ceeb ama haween kugu dayan maayo baro sida fikir kaaga loo dhiibto thank you

  • @abdirashidmaxamed4665
    @abdirashidmaxamed4665 4 роки тому +2

    Hhhhhhhh I'M from HARGEYSA Cali xaraare waa run sheegga saxaafadda

    • @ragemsaid8697
      @ragemsaid8697 4 роки тому

      Abdirashid maxamed pls free coldoon,
      Muuse xayraan ku dhaha pls
      What is he different from regime kii salka laga xoreeyay
      If he have nonrespect for xuriyada dad ka muwaadinka ah n
      Hargwysa become a little jail or big one
      M no one can dare to say hus n yur
      It’s a dictatorship..... wlhi n it’s a big muskhkilah
      Sl couldnt bort this way .....

  • @saidojama1170
    @saidojama1170 4 роки тому

    Waziir Goodax Horey USoco Insha'allaah

  • @mohamedahmadi4856
    @mohamedahmadi4856 3 роки тому

    Intaa facebooga ku qoslay wlhi hada tiktok baa badashay

  • @mohamedosmaan1777
    @mohamedosmaan1777 4 роки тому +2

    Good job Cali sxb soo dhig csdeyntiisa

  • @barreshabdullahi7383
    @barreshabdullahi7383 4 роки тому +7

    Asc ugaas barnaamijkina wa barnaamij wngsn mashaAllah lkn waxan rabay inan ku darsado talo yar o ah inad barnaamijyadada u sameysid CINWAAN (title) o o ku saleeysan waxa aad rabtid inan ka hadasho e inaadan ku so qorin ama cinwan aadan uga dhigin ARIMO XASAASI AH waayo qofka markasta waxu fiirinaya ama xisaynayaa cinwaanka e ma xisaynayo arimo xasaasi ah wayo qofka waxa laga yaabaa in barnamijka u jecelyahay inu daawado balse cinwaanki kuso jiidi laha inu daawado eeydaan mesha kuso xusin taasina ay kengo qofka inu ka gudbo o usan daawan
    Mhdand

    • @yousufoday9243
      @yousufoday9243 4 роки тому

      Cali war s land imas ku qadta anigu waa ku garanaya by oday

  • @mahmedabuhasan8217
    @mahmedabuhasan8217 4 роки тому +7

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته صباح الخير
    ماشاءالله تبارك الله ربنا يبارك فيك
    Tankale w t s c/laaxi gooda bare
    Waarun buu shegey faroole ayaa qawiiliste weeye anika anika waxmatarto

  • @abdirashidmaxamed4665
    @abdirashidmaxamed4665 4 роки тому

    Cali xaraare waxan siin lahaa run ka sheegidda saxaafadda

  • @ahmedgeo88
    @ahmedgeo88 4 роки тому

    Cali xaraare waa nin runta kahadla.go forward my brother

  • @somaliasomalia7925
    @somaliasomalia7925 4 роки тому

    FAROOLE waa lagula hadlay hadaad waxgarad tahay dastuurka aad ku walatay cali xareere ciisa riyoole iyo dowlada ciisa riyoole baa kula weyn majeerteenka horya nacaskooda maxey hormuud uga dhigtaan

  • @dhaashanecade5999
    @dhaashanecade5999 4 роки тому +2

    Thanks cali xaraare

  • @xaawotaako4488
    @xaawotaako4488 4 роки тому

    ASC ALI DIINTA REER BORAMA MAA ISKA LEH UMADA ISLMKA AYEYKA DHEXEYSAA MAXAAD U QARINEE CAJALADA SOO DAAY NINKA HA LA XAKUMEE ANIGAA IDIIN HAAYO MAXEY TAHAY ALI?????

  • @buurtabanaanka6348
    @buurtabanaanka6348 4 роки тому +2

    Gudoomiyaha boorame waa reer ceerigaabo gaar ahaan habar love jifida udurixmiin wuxuu ku magac dheeryahay Cabdi shaqaabe diintana wuu caayi karaa waa jiridii daydayga ahayd ee snm aqoon fiicana maleh

    • @farxaanxirsi9669
      @farxaanxirsi9669 4 роки тому +1

      Ķkkkkkkkkkkkk
      Hhhhhhhh
      Diintana wuu caayikaraa

  • @somali6289
    @somali6289 4 роки тому +4

    Mashallah ali harare and yaasiin due I very funny guys mashallah 👍👍👍🌹🌹

  • @xidigajabarti772
    @xidigajabarti772 4 роки тому

    Yaziin waa shido socota vla,aantiis maba fiirsaneen wallee

  • @Glydh
    @Glydh 4 роки тому

    Goodax xaal qaado sharaftaada iIlahey ha dhowro ha u joojin dowdarka aan xishood lahayn w towfiq

  • @hanadraas9233
    @hanadraas9233 4 роки тому +4

    Kkkkkk 😇👨‍✈️Goodax bare Waa Libaax u soo baxay Faroole 💪🏾

  • @mohamedosmaan1777
    @mohamedosmaan1777 4 роки тому +4

    Ninkani waa sakhraan soo dhig video giisa soo dhig sakhraanka

    • @hanadraas9233
      @hanadraas9233 4 роки тому

      Mohamed Osmaan @ Anba Waan ka shakiyay qaabka uu u hadlayo 😇

  • @sama.qaade1
    @sama.qaade1 4 роки тому

    Hhhhhhhhhhh waa markii ugu horeesay aan arko cali xaraare oo qoslaayo😁😁😁

  • @bayaxowaaran2176
    @bayaxowaaran2176 4 роки тому +1

    Ali haraare horey usoco

  • @taajirali9132
    @taajirali9132 4 роки тому +8

    Alla waan fuurey wasiir Goodax Bare afka allakuma gooyo runbadanaa🤣🤣🤣

  • @abdikhadar5873
    @abdikhadar5873 4 роки тому

    War waqtigaas anaa ogaa imtaxaankana hay'ad baa qaadaysay Turkish ah Garowe iyo gaalkacyo na waa lagu qaadaayey ardayda puntland oo dhan baa ka qayb galaysay

  • @Glydh
    @Glydh 4 роки тому +4

    Faroole waa awalu shar wa aakhiru shar waana criminal taas waxaa markhaati ka ahay 8 nin ayuu xabaal u diray isla markaana ubad badan ayuu agoomeeyay marka sey wax ku hagaagayaan marka qabiileyste qurun ah Nolosha ku milan yahay waa aafo iIlahey ha ka qabto

  • @fuaaadjaanbiir200
    @fuaaadjaanbiir200 4 роки тому +1

    Yaasiine iyo Cali salaam Sharaf IGA gudooma

  • @ibraahimzakki5990
    @ibraahimzakki5990 4 роки тому +4

    #Ninkaa Xawaadle Goodax Barre wan taageersanhy horey u soco.

  • @khadarcabdi8680
    @khadarcabdi8680 4 роки тому +1

    Cali iyo yaasiin aadbaan utagera barnaamijkan waa mid umada ubayaamiya waxyaabo badan oo daah kasaaran waa khadar Barkhad oo jooga jarmalka

  • @Suldan-IMW
    @Suldan-IMW 4 роки тому +2

    Yassin Duale, Madax jiibinta Kaftanka 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @shiineabdi4466
    @shiineabdi4466 4 роки тому +1

    علي حراري رجال الله يحفطكم ولدي

  • @lj7872
    @lj7872 4 роки тому +8

    Awdal la'aanteed abaar, Thanks Ali 😍

    • @qubqac5144
      @qubqac5144 4 роки тому +2

      Awdal waa indhihii somalida

    • @hanadraas9233
      @hanadraas9233 4 роки тому +1

      LJ @ Viva gurigii waxbarashada Boorame 🙏❤️

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 4 роки тому +23

    Faroole tuug khaain ah weeye dhiigyacab 90 jir
    qabyaalad ku gaarey

    • @puntishboy1028
      @puntishboy1028 4 роки тому +1

      Ilmo dhillo caraysan

    • @drizzyadesh2537
      @drizzyadesh2537 4 роки тому

      @@puntishboy1028 you can

    • @drizzyadesh2537
      @drizzyadesh2537 4 роки тому

      Ty

    • @abdihassan2953
      @abdihassan2953 4 роки тому

      Wax qabadaka faroole
      1 ciidan xoogle dhisay
      2 argagiso kasaaray galgala
      3 garoowe one garoowe 2
      4 ciyaarihii gobolada after 20 sano
      5 shirkii haweenka
      6 shirkii culumada
      7 dhisidii jubaland
      8 ka guuridaa ku meel gaarka
      8 dastuurkii puntland calanka puntland
      9 madax waynihii Isku dayay nidaam ka asxaabta badan inkastoo ku guulaysan
      Isku qabiil ma nihin faroole
      Nafteyda uhuri lahaa

    • @raxmojowhar451
      @raxmojowhar451 4 роки тому +1

      @@abdihassan2953 waligood aay kuruyoodaan in ay ka caqli badan yihiin Soomalidakale, balse waa ka hooseeyaay waayoo waa lugooyo, jaasuus,cuqdo, waa dad ayagoo walaalo ah isku gumeysto waa faqiir iyo waa tiro yar.

  • @abdirashidmaxamed4665
    @abdirashidmaxamed4665 4 роки тому

    Cali xaraare waxan siin lahaa Jaai'sadda run ka sheegidda saxaafadda

  • @muuseadan2294
    @muuseadan2294 4 роки тому

    Cali xaraare iyo yaasin waas 2 nin oo qaran hore u socda oo hadaalina

  • @oubahmohamed3266
    @oubahmohamed3266 4 роки тому +5

    Cali xaraare 💝💝💝 from awdal

    • @hanadraas9233
      @hanadraas9233 4 роки тому

      Oubah Mohamed 🙏❤️VIVA Awdal

  • @raflehisse437
    @raflehisse437 4 роки тому

    Goodax waa runtii Ilaah ha xafido.

  • @Glydh
    @Glydh 4 роки тому

    Isbataalada albergo ama hotel ma aha waa in ay bartaan marka la daaweeyo go home dawada qaataan iyo sida loo isticmaalayo waa arin aad asiibteen Somalida wax ku qaataan w towfiq

  • @danbarmal1021
    @danbarmal1021 4 роки тому +2

    Goodax illahey hadhowro wa nin adag oo runta u sheegay reerka washay ee faanka ku caanbaxay

  • @massmass8300
    @massmass8300 4 роки тому +2

    Salaansare sxbyl cali xarere ÷ yasiin

  • @Glydh
    @Glydh 4 роки тому

    Bufisland cumar iyo cismaan iyo ciise. School ship ayey ithobiya u aadayaan waa sida ay Somalia la rabaan khatarteeda ayeey leedahay waa meeshii ay kaga soo rideen oo ay weli u xajiyaan waxayna rabaan manhaj gooni iyo shahaado ibnu shaydaan sameeystaan yaahuu

  • @ugukaalaygabayoaadubogidoo6653
    @ugukaalaygabayoaadubogidoo6653 4 роки тому +1

    Ali harere maanta qosolki iga dhameysay

  • @halsuaalchannel3039
    @halsuaalchannel3039 4 роки тому +1

    hh xaarmaajo wale jubaland iyo sayid axmed kama guuleysaneysid ama janan xiro ama kugado jubaland nimada qoyskisa xoolow halsana kuu hartay caasimada jubaland waxan kubadaleyna kisamaayo orod buale qabo shaqadadey kamid tahay inad somaliyo dhan xoreysex marexankan aad turkiga kuso tababartay hadana gado aad kuso aruurise onlf oo dagalka baashal u arka aya kasohoreysa ee wilasha haisku leynin ilen cidada wa afar xabo marki loo eego ogaden oo somali barked ah🙏🏿

  • @amaarabduleoffechal4712
    @amaarabduleoffechal4712 4 роки тому

    Kkkkkk jodax bare cadalada unbu kahadlay warkina waa sax

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 4 роки тому +5

    Masha allah wariyayaal lahubo cali iyo yaasiin

    • @fadumaofficialschannel661
      @fadumaofficialschannel661 4 роки тому

      Ahmed walalkey iso boqo channelkega cusub subscribe like iyo comment igucabe mahadsaniid xabibti ♥️🙏

  • @abdallagullwarsame3818
    @abdallagullwarsame3818 4 роки тому

    RUNTA AYAAN SHEEGNAA BUU KU LEEYAHAY, MAXAAD TIRI NINKI DIYAARADA LA DHACDAY,HEE MA SIDAA BAAD RUNTA KU SHEEGTAA. NINKI DIYAARADA LA DHACDAY MAXAA KU XIGAY

  • @AhmedAli-ft3kr
    @AhmedAli-ft3kr 4 роки тому +6

    godax rag badan oo xasan shiiq kamid yahay ayuu kobaha ladulmaray faroole

  • @umukhayrahmed3493
    @umukhayrahmed3493 4 роки тому +2

    MshAllah cali xaraare iyo yaasin ilaahay haydinxifdiyo

  • @oubahmohamed3266
    @oubahmohamed3266 4 роки тому

    Sheeko waar diinta da. Deheeyeh sax

  • @mohamedosmaan1777
    @mohamedosmaan1777 4 роки тому +4

    Wahi sxb wali soomali may yeelan bbc na dho 100 kii sano ee ugu dambeyey wariye ama tv ama radio idaacad kaa cadaalad badan. Kaarun badan 100 kii sano.ugu dambeyey majirto kaarun badan wahi top shaqo fican ayaad u haysaa umada soomaaliyeed

  • @axmedmaxamuudxassan4446
    @axmedmaxamuudxassan4446 4 роки тому

    Xarare weriye qaaaliyaa somali one nolow geesi

  • @suldaanaxmed689
    @suldaanaxmed689 4 роки тому

    haa Wlhi waa.Sugayay Aniga waa barnaamijka Aan ogu jeclay Isbuuc Sidan Usugayo oo aan xog la.aan u ahay yaad isiisan Wixii dhacay isbuuci Odhan

  • @abdirisakisse6237
    @abdirisakisse6237 4 роки тому +1

    Aniga ahan faroole wan taagersanhy cos waxa uu ogyahy in aysan jirn qof aqoon iyo wadaniyad iyo somalinimo ku imaaday in uusan jirin oo lagu wada imaaday 4.5 oo qabylad cad eh waxa uu dhamaa kuwa hawiye ee aan aqoon deegaanada iyo dadka ay matalaan xaqooda in ay usoo dhiciyan ayaga oo kaligood canshuur laga qado taasna xaq maahn

    • @احمدالدارودي
      @احمدالدارودي 4 роки тому

      Xoryal iyo madhiban laa qarameeyey tahay waa cadahay ileen majeertin waxaas ba kabooxa nacala folxumadeena kuyaal ilaama xaaran

    • @abdirisakisse6237
      @abdirisakisse6237 4 роки тому

      @@احمدالدارودي xoolonimada ikala tag nacas ku dhaly wase qaniis qaniis dhalay

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 4 роки тому +5

    Walee goodax waa nin yaqaan faroole , faroole waa fidnida haysta putland iyo fitnada dawlada dhaxe waana hooyadii gabre ka dhalay federaalka isagaa nuujiyey federaalka waxaa uu dhahaa hooyada federaalka

    • @saidojama1170
      @saidojama1170 4 роки тому

      Ku Dar Cumar Cabdirashid Cali Sharma'arke Oo Isagana Fitmada Somalia Dowlada Nimadeeda Hortaagan Kow Ka Ah Daaha Gadaashiina Ka Taagan Emmaaradka Carabtana U Wakiila Ah

  • @xasankeyse6648
    @xasankeyse6648 4 роки тому +6

    War nio cali ninkii mustafe martin ahaaa meeyay keen odaygii

  • @suliemanibrahim3778
    @suliemanibrahim3778 4 роки тому

    Hawl adag baa qaranka u haysaan , waa xaqiiqooyinka iftiimooyinka

  • @mulkiartan7005
    @mulkiartan7005 4 роки тому

    Hhhh spitalada turkiga dhib badanaa ka jiro wlhi saaan u qoslay

  • @daahirjaamac5298
    @daahirjaamac5298 4 роки тому

    Gar Ilaaheey bay yaqaanna >>> markii aan qaymeeyey hadalka Wasiir Goodax Barre iyo Damaca FAROOLE, waxaan garta siiyey Wasiir Goodax Barre, laakiin FAROOLE waa Fidno iyo Fowdo Qabiili ah.

  • @badriaosman9955
    @badriaosman9955 4 роки тому

    Shekada jinka waan ka helay
    Qeybta Messengerka ayuu ka baxay
    Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  • @Galjubbatv
    @Galjubbatv 4 роки тому

    Cali xarare barnamijkan intisa kale cadaymaad sodhigtay lakin farmaajo iyo qabiilkisa iyo wasir janan cadaymahodii maadkeenin waxaan cadayn lahayna lama dacaayadbay noqonayaan nin misan culusna waan kugu ogaa marka cadayntii wankaa sugaynaa

  • @hasenhirsi6062
    @hasenhirsi6062 4 роки тому

    Waxan la yaabay
    Maanta ayuu imtixaanka yeedhiyay birina way baxayaan.
    Waa arday isa sii ogayd

  • @fadumomuse9490
    @fadumomuse9490 4 роки тому

    Maanta waa ruwaayaaad qosolki baa iga dhamaday

  • @siradali1816
    @siradali1816 4 роки тому +1

    🙌 🤝 🙌

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 4 роки тому +1

    Wallee taasan been ahayn Faroolle Waa farsoo dheeraatay iyo Fidno aan dhamaanayn. Alloow Faroolle Nagaqabo, Amiiiin👈🙄🙄

    • @isdaji
      @isdaji 4 роки тому

      Amiin 🤲 🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂

  • @baladomar7798
    @baladomar7798 4 роки тому +2

    Yaasiin Ducaale jinka gabdha huu galaa👍

  • @abdirizakabdullahi6068
    @abdirizakabdullahi6068 4 роки тому

    Weriye ruug cadaa cali xaraare si fiican baa u dhigtay

  • @abdallaahmed9105
    @abdallaahmed9105 4 роки тому +5

    Goodax barre runtuu indhaha kasaaray faroole,😂😂 lkn xafadiisa inu ka hadlo maahyn😂

  • @thejokhadaar
    @thejokhadaar 4 роки тому +4

    26:49 kadaab kadaab dhaalay cali haarre ...........kaan videoga badsaabka aad
    haayseed yaa faqash kadaab caar kaan videogaa ya munafeeq...

    • @abdiaziz9889
      @abdiaziz9889 4 роки тому

      jokhadar ali xaraare maxaadkugali weligiin diincay asalbaad ulahaydeene.tankale iidoornimada keligeedbaa soomaaliland ah miyaa axaxax aqli mee

    • @thejokhadaar
      @thejokhadaar 4 роки тому +2

      @@abdiaziz9889
      Aqli ba ka hadlaysa ilmaha kufsiiland iyo hablaha deeqa aa labada dumar gursaatay deeq marka Shut up faqash Ape

  • @kamilabdi9353
    @kamilabdi9353 4 роки тому +3

    hhhhhh cali xaraare odaygaas doqonka ah ee faroole runbaa laga sheegay walee ilaahay haka qabto umada soomaaliyeed

  • @hassanmohammed2701
    @hassanmohammed2701 3 роки тому

    Goodax Cumri adoon ayuu jooga

  • @abdirisaqali7002
    @abdirisaqali7002 4 роки тому

    Caliyow Itopiyada maanta maaha itopiyadi hore

  • @ahmedxawale5497
    @ahmedxawale5497 4 роки тому

    Puntland waa maaha dowlad ee waa qabiil kaliya

  • @abdikheyrmusehussein8657
    @abdikheyrmusehussein8657 4 роки тому

    fadlan nagadaya hadalka Carole gedban kuxirna marhoe

  • @maoulidissaali3796
    @maoulidissaali3796 4 роки тому

    Adeero Janaan somaliya iskaaye amnesty international baa edeynasa. Farmajo diidnimadu iney melkasto ku lagasho mahiine

  • @cfataaxtabaarakduqow5874
    @cfataaxtabaarakduqow5874 4 роки тому +1

    kkkk masha allah
    waa mahadsan tihiin

    • @fadumaofficialschannel661
      @fadumaofficialschannel661 4 роки тому

      C/fataax walalkey iso boqo subscribe like iyo comment igucabe mahadsaniid ♥️🙏