Naftan la dhaho yaasin ducaale walahi aadbuu iga qosliyaa mashallah from Seattle Washington noosoo duceeya Somali maxamadey, idinkuna alle ha idin amansado
WAA sallamaynaa Bahda kaftanka siyaasada,halkaa ka wada waa idiin sugnaa si aan u daawano barnaamijkan xiisaha badan,umada soomaaliyeed iyo muslimiinta guud ahaan allaha ka dhowro cudurkan covid 19,from ROtterdam the netherlands.
waxa ka mid ahey dadka ibadan amaba bilowga barnamijka ku xirnaa xageen kusoo diraa fariimaha mise dad qaas ah ayaa loo ogol yahey bal iga caawiya sidaan ula xiriro Sweden ayaa joogaa warbixino ayaa haya una baahan in bulsha lagarsiyo Mahadsanid
Runtii aad iyo aad ayaan uga helay barnaajimka aad daadihineysaan war hargeysa ma waxaay hoosti gareeyneysaa wax kasta oo mujtamaca ku habooneeyn aafo walba waxaan ka baqayaa inay u soo xawilaan dhib kasta Allah sahlo
Salaan sare cali iyo yassin Soomali meel u roon lawaa Aniga mar,marbaan is iraahdaa dalkaan dadki lahaa maba joogo Because siday u hadlaayan baad layaabaysa in waxaad mooda inay kheyre iyo farmaajo dalka ka ligood ay leeyihiin in lagu farxo weeye in lacaayo ama la dhaliilo maaha
decision point aa la gaaray iyo deentaa la cafiyay halkee iska qabataa. wanku faraxsanhy in heerkaan aan so garnay inta hartayna in allah noo so fudu deeyo ka baryayaa
Gacmahaaga aad afka iyo gadhka ku salaaxaysid baad dadka ku taabsnaysaa ama ku salaamaysaa war wax maad maqashaan oo kala fogaataan ood taabashada wajigina yaraysaa. Waa iga talo
Qudbadda qeyre eeg oo dhageyso asagaba shegayo in an weli socdan baroseskii go'ankiina an lagu dhawaqin tas waxa kaga daran itobiyo ayu ka yimid mana la xarennin karantiil wu diidey qudbaddiisana wu qufacaya dadku la joga halis ku jiro shacab kuma dhicin wa sidad u shegtey wa lacag doon intey lacag donayen bey ayagii halis ku jiro
@@adiljakatooreahmed3396 reer magaalka rasmiga ah bidixda aya lagu xidha sabbtu thy midigtu way ka dhaqdhaq badan thy bidixda hdd ku dagalanto ama wx culus ku qaado inay saacadu go'0da laga yabaa ama dhaawac ku gaysato Faranti ama saacad iyo wixi gacnta logu talaglyba bidixda lagu xidha. Cabdow.
Mudo aad u badan baan daawanayey Kaftanka Siyaasada. Barnaamijkan maanta waa kan ugu fiican, dhinaca kaftanka & qosolka, dhinaca wacyi gelinta iyo dhinac diineedba. Masha Allah Cali & Yaasiin
Naftan la dhaho yaasin ducaale walahi aadbuu iga qosliyaa mashallah from Seattle Washington noosoo duceeya Somali maxamadey, idinkuna alle ha idin amansado
Sharmake Hassan ilahayow ku xifti Wllky from Minnesota anana ilahay hana xiftiyo
Sharmake Hassan ilahayow ku xifti Wllky from Minnesota anana ilahay hana xiftiyo
Did you use Instagram?
Ayan Degan adiguna sido kale walashay mcn
ka daawo AQOON TV barnaamijyo kaa yaabiyo ua-cam.com/channels/WFmOPuMSsP_eX-yrt-fELw.htmlvideos?view_as=subscriber
WAA sallamaynaa Bahda kaftanka siyaasada,halkaa ka wada waa idiin sugnaa si aan u daawano barnaamijkan xiisaha badan,umada soomaaliyeed iyo muslimiinta guud ahaan allaha ka dhowro cudurkan covid 19,from ROtterdam the netherlands.
Yasiinoow Maanta Qosolku Waa qosolgariir. Waxlagu Qoslomahan ee Waa waxlaga ooyo, Waxay Samaynayaan Xukuumad iskusheega Hargaysa. Marhaday Dadkii Somaaliyeed Xanuunki loo fasaxay. Subxaanallah Allaa wayn oo Waaxid ah🙏
Hhhh waa qosol caawa bilowgiisu waa runtii isoo daaya qofna ku ridi maayo cali xaraare waan idin salaamay asxaabta kaftanka
Hogaamiye ruuxiga faysal cali waraabe waa sunta ka ilmeeysiisa ciilqabayaasha
Yaasiin ducaale noolow waa runtaa anagoo guryaha ku xabisan oo stress nagu hayo oo weliba waqti xasaasi ayaad naga qoslisaa anaga ayaa noo shaqeysaa thank you
My favourite show
Waxa idinka so salamaya
all the way from jigjiga Ethiopia
From jig jiga somali state aya habon inad dhhado Ethiopia iney san lahen jig jiga ma ilowdy
@@khalidali3063 sxp wa runta
🇸🇴❤️🇸🇴guuuuuuuuuuuuuuuul soomaaliya qaasatan 🌹mudane Cabdirahman ducaale bKyle👋🌹❤️war somaaliyeey plz intii somali guusheda iyo horumarkeena ducada hakusoo kabaan🇸🇴🌹❤️somaliya somali baaleh👌👌🤝
Guuuul iyo gobanimo soomali meelwalboy joogto
Muna Abdinaasir maansha alaah prof ducaale bayle wa halyeey qaran nabee🇸🇴😬❤️🙏⭐️
Asc magacaygu waa maxamuud cali waxaan kusugnahy magaalada Nairobi ee dalka kenya waxaan aad ulasocdaa barnaamijka kaftanka siyaasada waxaan aad iidiinku bogaadinayaa habka wanaagsan eed udaadihisaan barnaamijkakan iyo hab,sami socodka aad uwadaan sidaas kuwada had iyo jeer
Kaftan iyo siyaasada wan ku qanac sanahay ali hareree iyo yasiin ducaale waad mahad san tahiin guuul hore usocda waad ku mahad san tahiin
Masha allah yasiin ducale sifican ayow igu qosolsiyi mantodhan maqosli markan kaftanka siyasada an furey sifican ayaa uqosley wadmahadsantihiin cali iyo yasiin
Guul ayaa u soo hooyatay soomaaliya soomaliya Hana loolaato
Cali maanta yaasin qosolkiisu waynaa waan ka shakiyee miyuu ku qarinayaa tolow qosolka.
Kkkk
Waan qoslay walaahi. Agah reer somaliland hayska joojiyan diyaaradaha. Saying hi from Dhagaxbuur...
Dhagaxbuur Jarar. Aad iyo aad ayaan kuu salamayaa
Hambalyo hambalyo Calaw adiga iyo yaasiin labadiina waxaa tihiin dad shicibkooda si dhab ah oo daacadnimo iyo kaftan ahaanba ugu adeegtiin baranamijka kaftanka siyaasada waanu Ku taxanahy min kow ilaa 201 hadaan xanaaqsanhy xanaaqa wuu iga jabaa
Cali xarare iyo yasiin tageere buuxa ayan inii ahay dhiri galinta aan kahelay ayan youtub kusameyey isaara mhadsanid
waxa ka mid ahey dadka ibadan amaba bilowga barnamijka ku xirnaa xageen kusoo diraa fariimaha mise dad qaas ah ayaa loo ogol yahey bal iga caawiya sidaan ula xiriro Sweden ayaa joogaa warbixino ayaa haya una baahan in bulsha lagarsiyo Mahadsanid
Xitaa waxey soo celiyeen lacagtii xawaala somali ee albarakaat oo uu milkiilihii sheegay Sh Axmad nuur oo u mahad celiyay dowalada somali qaas ahaan RW xasan kheyre
Thnks WASIIR #BEYLE and Group #NABADIYONOLOL
Iam fron burco cali xaraar ana gu hadnu burco waanu shidayna corona verska
😂😂😂😂😂😂 aar qosolkaad iga dhamayseen
Waar dee soomaaliland waad ku fogaateen bilaa calayk
Salaam !
Allaha naga wada badbaadiyo cudurkaan socda .
Barnaamijka maanta qeeybtiisa dambe waxaa Yasin iigaga muuqday in uu dagdagsanaa , ama uu daalanaa , waxa uu ekaa Qof wallaac ku furnaa
Cali iyo yaasiin . Waxaan idinka codsanaynaa inaad barnaamijka waqtigiisa noo kordhisaan ilaa saacad ama 45 tiisii minutes noogu daysaan. 27 minutes way yartahay. Thanks from Borama Somalia❤🇸🇴🙏
Allaha naga hayo xanuunada oo dhan inta uu hayona allah allaha caafiyo
Asalamu calaykum. Waw manta wan ugu horeya👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Kuso dhawow wll
Salaan from München Germany 🇩🇪 🇸🇴🙏💪🏾❤️
Kkk wafdi miyeey wadaan maanta aad ayaan uqoslay odaygu damiinanaya
Odeyaaasha soomaaliyeed wax walba qabiiiil ayaaa ka galay. Weligeeey xanuuun ladamiiinanaaayo mamaqlin.
Waxay ogyihin cawanimada muse
Kkkkkk dhulka walaah
Kkkkk
😆😆😆😆
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
CADAWGU CAYMAWAAYO CAYINA NINKII LEHBAYKUTAALAA CADAWGA#SLND ALLOOW JEBI CUDURKANA ALLOOW KAHAY AAAMMIIIIN YAARABBIIII💞😍
hadii run lasheego cadawtinimo maha
MAYA RUNTAA LOO BAAHANYEY EE WIXII BEENA AYAA CEEB IYO QALAD AH
Salaan sare from portugal
Waa barnaamij xiiso badan halkaa kasii wada.
Mudane Ali Harare iyo Yassin Dualle, waad mahadsantihiin.
ASC waxaan joogaa hargaysa waan dhigtaa dugsiga kaftanka siyasada waxaan u hanbalyaynayaa macalimiintii intaa noo soo dhigayay walina ku tala jira inay ilaa jaamacad inay naga saaran 👏👏👏 hanbalyo macalimiintayada qaaligaa
Cimrigiin haraago oo alle haydin ilaaliyo ❤❤❤❤❤✔✔✔💎💎
KUWA KUUSOOWARAMAA WAA CADAW ALLAAH HA QABTO ADNA FADEEXAD BAAD WADDAA ALLAAH HAYDIN ABAALMARIYO LACAGRAADIN IDINKA SAARIMAYSEE🗣️🖤🗣️🖤🗣️🗣️🖤
Doqoney maxaad u daawan. adigaa hadal kooda xiisenaya
Neefadbaadtahee cida waan dhegeysanayaa HUURO logos
Yaa corono aan sid naa ii maqaabili kattaam maya xera aa from balad weyn
Wr yasiin hatoow kula joogin meesha nuur malahan
GARXAJIS waxay u qaxeen Muqdisho intii soo hartayna ma waxaa lagu xakumay inaay CORONAVIRUS, sanka looga buufiyo, war inooga imaada Muqdisho,
Salaan kaddib
Yassin wuxuu wataa shaar aad iyo aad u qurux badan.
Barnaamijka kaftanka Siyaasada hadii la badiyo armuu macnaha beellaa nimanyohow?
Mkkkkmmm anigaaba hegbadii geynkariwaayey
Maxa faraha ugu tabehe afjebta
Calow waxaa dadkan mucaarad ka sheegta hadii somali daynta laga cafiyo waxaa laga cafiyay somali oo dhan waxaa kaloo jirta lacagtii laga heystay dadkii somali lacagtooda xoiga lagu haystay oo ahayd lacagtii xa aalada somali oo loosoodaayay milkiilihii ayaa sheegay sh axmad nuur lacagtii barakaat
Mach allh ina uso horeyay waxay caden u tahy madama an sugayay barnamijka yado ay weliba kowdi habenimo I thy
Kaftanka siyasada dadbadan aya farxadoda katalisen balse nuur malahan Yasin ducale hado maqanyahy. Balse magaca aya u bixina magacasana waa Haye.
Runtii aad iyo aad ayaan uga helay barnaajimka aad daadihineysaan war hargeysa ma waxaay hoosti gareeyneysaa wax kasta oo mujtamaca ku habooneeyn aafo walba waxaan ka baqayaa inay u soo xawilaan dhib kasta Allah sahlo
Yaasiin #QOSOLKA kadhamaaday Maanya #CORONA iyo Somaliland Waxa Kala Haysta
Muse wuu hurda farmajo Ayaan kawar sugana in hargaysa diyarada lago goojiyo
Alayah samaxak Ali , qosolkii baa naga dhamaaday
Caliyow ra yigeyga barnamijka kaftanka siyasada sunday ow ku fiicanyahay hadaa hahaha rer United kingdom many thanks wa idin salaamay
reer burco wan jeclahay wacadala waligayna ma tagin burco wax qasan 😂😂😂😂
ASC: Cali and Yasiin plz maintain two meters Social Destinys,or your Co- Workert . Thx 👍🏻.
AfSomaligaga ayaa igala macantay
cali iyo yaasiin saaxiibayaal horey u socda....... waa ok barnaamijku............
Kaftanka siyaasada wxn daawanaaye asigoo kalsan Tv kasoo gali jiray
Salan from jigjiga
Garxajis state coming soon insha alah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Dreaming.am that clan to .but am not with you.my father has been killed in this flag of yours
Faysal Cali Waraabe, waxa uu yiri'' ninka naagtu marka ay isu tagayaan, waa in gacmaha galoofyo gashadaan, afka iyo sankana dabooshaan,
Kkk Muuse bloodh G/xajis karona ku leynaya.
Cali yow saan uqoslayay wanilmayay I yadooxilixun lagu jiro
Waa clipkii igu fiicana abid🤙 coran2020
Asc wr wb
Saaxiibayaal xaaladda baaqashadeeda
Danbaa kaliftay dantuna waa lama dhaafaan .Balse waxaa dhegeysta yaasha booskaa u biixinaya Barnaamijka la 2ba jibbaaray.
Nio barnaamijkaga wu wanag san yahay lkn diintu kaftan ma gasho nabiyadena subana oo sharaf iyo meqaam weyn agtena kuleh iyo ina cali warabena hays bar bardhigin
ALLAAH hayna xafido dhamaanteen
Hal qof oo cafimad so barty kuma jio 😂😂😂😂😂
Yasiin qosolkisu kumel maray
ALI HARARE DHAAF DHIBKA HARGEISA WAA DHAQANTAHAY WAXBA MA QABAAN
Dee horta wiilsha u mahad celiya maxay hore bay isaga galeen howshodii
wadan uu uguyaryahay waa somalia wayo qalab lagu ogadaba maleh sasay uguyaryihin kuye😀😂
Walaaahi wa yaab hotel sky waa laga qaldan yahay haduu diidey caronavirus maxa loo xiraya ya caronavirus taag u haya dadkii wu dhameyey
Kkkkkk faisal cali waraaabe dadku yaaaany isku tagin yaaasiiin ducaaale waar nin ku dhaqan xumaaaa
Suxaro miyaa maxay arbacada kaliya u shaqeeyaan
Ilaahay baryadiisa oo qudha ayaa lagu badbaadi karaa, ee haloo cararo xaga baryada, takale muuse biixi waa inuu ka baxaa xafiiltan wakhti xaadirkan oo uu diyaaradaha joojiyaa askarigaasi isna
Mashalah hori usocda jalayaal
hhhhh, hargaysa wllhi waxbaa baa kadhacay coronvirus aa lagula soo doonanaa Allow sahal Amuuraha
Maxaa ku dhacay
cali xaraare hal arinaa hilmaantay faa iidada corona virus waxaa kamida joogsiga safaradii madaxda next week kusoo dar
Salaan sare cali iyo yassin
Soomali meel u roon lawaa
Aniga mar,marbaan is iraahdaa dalkaan dadki lahaa maba joogo
Because siday u hadlaayan baad layaabaysa in waxaad mooda inay kheyre iyo farmaajo dalka ka ligood ay leeyihiin in lagu farxo weeye in lacaayo ama la dhaliilo maaha
Falis Issak @ Walaahi ishaa Ka tuurtay walaal 🙏🇸🇴Guul Soomaaliweyn ❤️✊️🇸🇴💪🏾
Runta ayad ka hadashay Cali xaraare & Yasin ducale nidamka kama jiro xumada Muuse biixi
abdikafi Ahmed w fee
Fadlan kalmadan SOMALIDDUU iska dayah oo istimala "Dadaka qarkood" wayoo umadi Somaliyeed oodhan bad israciseen. Wanaa waxyaba dadka niyaad jabka & qudhsiga kuu kenaa. PLEASE Ali kalmada badiil!
Laangaab warsengali
decision point aa la gaaray iyo deentaa la cafiyay halkee iska qabataa. wanku faraxsanhy in heerkaan aan so garnay inta hartayna in allah noo so fudu deeyo ka baryayaa
yasin iyo caloow salaama
ALLI HARAROW WARKII AAD SOO DHIGTAY EE AAD KU DIIDAYSAY IN SOMALIA LAGA HELAY KIISKA CORONA WAA LAGUGU HAYSTAA
Idinka maxaa maxaa laidiin kala kaxayn waayay
Kkkkkk waa runtaa taas somalia waxba ma ogo
Gacmahaaga aad afka iyo gadhka ku salaaxaysid baad dadka ku taabsnaysaa ama ku salaamaysaa war wax maad maqashaan oo kala fogaataan ood taabashada wajigina yaraysaa. Waa iga talo
maxaad u odhan weyday ha la qoro baadh kiridhit oo yaan wax la siinin
Mobile alcohol ka ha ka tirtirin ee hawada u da ha qalajisee
Somaliya awlba dayn laga ma helaayn cali xaraaw
Dhulka sow anigu ma lihi ninkii dhoof ku yimid bay geeridu dhibaysaa
Aliyoow malaa af somaliga ayaa kugu yar isku taga wuxuu Ka wadaa yaan laysku iman yacni laysku soo ururin
Iskutagu waa erey micneyaal badan le. Waxaa kow ka ah : galmado 🔞
Hadalka ah waa ladamiinanayaa dadka Somaliland ee 60 kii qof waa runtii waxaa ladamiintay afhayeenka xisbiga wadani barkhad batuun Iyo wariye sagal Mustave xasan xabadaasi wuu lahelay scbkay ali haraaro
Deni belaaya dhabarka haysatee sidaas ma aha walee
Ani Yasinbaa jeclahay qosolkiisa 😂😂😂 hadii tacsi ladhigayana ama laga sheekqynayo wuu iska qosli 😂😂😂
4,784,3 me too 😂😂😂 maansha allah he is alwaysss happyyy I Hope he is like that to his wife and children
Somaliyuu ka adag yahay
Mareecan asagoo caayaya ma aragkaysid
Yaasin ducale Iyo Ali waa inadkal fogtan
Qudbadda qeyre eeg oo dhageyso asagaba shegayo in an weli socdan baroseskii go'ankiina an lagu dhawaqin tas waxa kaga daran itobiyo ayu ka yimid mana la xarennin karantiil wu diidey qudbaddiisana wu qufacaya dadku la joga halis ku jiro shacab kuma dhicin wa sidad u shegtey wa lacag doon intey lacag donayen bey ayagii halis ku jiro
Yaasiin ducaale kulahaa macudurkii 😂😂
Kkkkk hebel anaa ka damiin ah cidna kuma ridayo.
Calow saacada bidixda ku xidho
@@ihatepeople5083 yaaku yiri adi bidix uun kuxiro saacada
@@adiljakatooreahmed3396 hhhhhhh
@@adiljakatooreahmed3396 reer magaalka rasmiga ah bidixda aya lagu xidha sabbtu thy midigtu way ka dhaqdhaq badan thy bidixda hdd ku dagalanto ama wx culus ku qaado inay saacadu go'0da laga yabaa ama dhaawac ku gaysato
Faranti ama saacad iyo wixi gacnta logu talaglyba bidixda lagu xidha. Cabdow.
dadka caadiga ah baa xeroonaya anigu faxaban ahay adna ana karone kaga damiina
Taamacneheedu waa caadi ma ihin warkayguna caadimaha taasa tiifaysal kadaran caliyaw
Ali xaraare inader number see Ku helaaa waan u bahnahay