Diyada Sedexaad 😭😭 || Qiso xanuun badan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 вер 2024
  • CONTACT ME:
    INSTAGRAM👇👇
    ...
    For copyright Problems please contact me: iamifiye1@gmail.com

КОМЕНТАРІ • 158

  • @user-vz3ec1ki4d
    @user-vz3ec1ki4d 3 місяці тому +8

    Wow waa qisoyinkeygii m.a❤👏👏👏

  • @Ur_fvv_Hina
    @Ur_fvv_Hina 3 місяці тому +23

    War inanka 129k dhafiya plzzz😂wllhi ifiye hada gabdho nahay Wu ino xagar baxa codkisa quruxda badan ee rijalnimada ka muqdo iyo qisoyinka Sida uso gudbiyo daalka qisada diyarinta+editka+jarjarka muqalka daalka hadalka 1h kabadan hadlayo wuu Dala wuu dadala inagana aan is garano Ee wuxu nagu mudanahay aan usameyno Inanka yari ❤

  • @user-sm8yv1cg7d
    @user-sm8yv1cg7d 3 місяці тому +10

    Team muqdisho is moojiya ya horta igala daawanaya❤❤

  • @najmamaxamud64
    @najmamaxamud64 3 місяці тому +8

    Hakusalino xabibkena Muhammed scw❤ scw wll hadhaafin saliga nabiga

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 3 місяці тому +2

      Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Fatxichannel218
      @Fatxichannel218 3 місяці тому +1

      Salalaahu calayhi wasalam

    • @ahmedjaama3464
      @ahmedjaama3464 3 місяці тому +2

      Sax

    • @naimahussein3911
      @naimahussein3911 2 місяці тому

      Scw Scw Scw ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @maxamedjaamac150
    @maxamedjaamac150 3 місяці тому +7

    mnshaa Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SuhurAbdi-xd5dl
    @SuhurAbdi-xd5dl 2 місяці тому +1

    Qiiso marka hore dil ku bilabaantay hadan jecel ku dhalaatay wlhyi waa cajiib waaye adaban ugu helaya wada mahadsantahy wll ifiyow🙏😍🥰

  • @zahrosman297
    @zahrosman297 3 місяці тому +1

    qisa iga dheh masha alaah alaha kubarakeeyo wllo

  • @JaamacSheeko
    @JaamacSheeko 3 місяці тому +19

    Team boorama like horta yaa boorama ka daawanaya 🤫😂🤔🤔

  • @user-xf1eb2yn2s
    @user-xf1eb2yn2s 2 місяці тому +2

    ❤❤❤❤

  • @fatumoali1973
    @fatumoali1973 3 місяці тому +3

    Waa jaceel run ah❤
    SaaS fiican in wiilku gabadha uu jeclaado 👍🌹

  • @RamlaFarhan-qp6qv
    @RamlaFarhan-qp6qv 3 місяці тому +4

    Xaa keene meesha 50,100 midakle ado afka io dabada wasaq kaa socoto aaa ledhay ona gudka galesid bad ledahy 100 baa ahy bacac xabashiga taha wase😌

  • @najmamaxamud64
    @najmamaxamud64 3 місяці тому +10

    Asc zxp xld inta ku xeran dhamaan janalka ileys. Sigaar waxaan usalamaya ifiye😊

  • @zamil2024
    @zamil2024 3 місяці тому +22

    Team IFIYE xasidnimada joojiya dalabkisa Hala tix galiye qofki Somalia joga Hala gaadho UBAX liketa halasaarl clipka 😊

  • @user-fs9qr2cc6z
    @user-fs9qr2cc6z 3 місяці тому +5

    Sax ifiyow wan kugu raacsanaheyyy I inaan gabdhaha la dulmin waayo ma jecli in walaashay la dulmiyo ama gabartan dhaleyyy

  • @Najax-l4
    @Najax-l4 3 місяці тому +2

    Cunug iga dhal kulaha😂😂😂

  • @hanefa283
    @hanefa283 3 місяці тому +6

    Gacan kudhiigle siid cali ayaa kufiican madaxa in laqaado dil maahee wax kale lagu sameynin

    • @Butuceyyy
      @Butuceyyy 3 місяці тому +1

      Siid cali waaku naxsan tahay 😊

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 3 місяці тому +9

    Somalidena waa yaqaanaan arintan oo kale oo godob reeb ayaa la dhahaa laakiin adoonsi ma aha markey wiil dhashana ma soo laabato reerkeeda ayey iska dhaqataa dhiig badan oo daadan lahaana wuu badbaadaa oo reerihii sidaas ayey xidid ku noqdaan iyo dad is jecel

  • @Mohamed.Fuaad.9593
    @Mohamed.Fuaad.9593 3 місяці тому +2

    Iam the 1
    Mr ifiye.100%

  • @MaryamoMire
    @MaryamoMire Місяць тому

    Aniga xitaa dugsiga sare ayan kuso qatay gabeygaas😢❤

  • @MaaidoAhmed-hn2vb
    @MaaidoAhmed-hn2vb 2 місяці тому

    Wll inaa kula hadlo rabaa intee ka soo xariiraa

  • @Butuceyyy
    @Butuceyyy 3 місяці тому +1

    Waw wan sameen lahaa anba wllkei ilaahay dhib igama tuso😊gabartas waa gob😢❤

  • @MaidaXasan-g1v
    @MaidaXasan-g1v 2 місяці тому

    Wcz wllo

  • @SahdiyaSahdiya-eo2st
    @SahdiyaSahdiya-eo2st 3 місяці тому +2

    Walasha saxda ah hadii tahy waa diiyar😂❤❤

  • @user-oi6wz4qg8n
    @user-oi6wz4qg8n 2 місяці тому

    Waxaan jecelahay
    Qisooyinka
    Denbi baarista ah

  • @naimahassan-qh3ud
    @naimahassan-qh3ud 3 місяці тому +2

    Ifiyow naga dhamow nio BBC ma nihin e😂😂

  • @hibaqali3456
    @hibaqali3456 3 місяці тому +1

    Qisada dheer aan jeclahay

  • @CabdiwaaxidCali-dj9jq
    @CabdiwaaxidCali-dj9jq 3 місяці тому +3

    Ifiyo wan kuwataa lpx 🎉🎉🎉🎉

  • @caaqilibrahim1374
    @caaqilibrahim1374 3 місяці тому

  • @KhairiaabdillahidabarAbd-wq1cz
    @KhairiaabdillahidabarAbd-wq1cz 2 місяці тому

    AllAhu Akbar in Allah cala kuli cheyin khadir sallahu cala Mohamed

  • @hamdihassan2854
    @hamdihassan2854 3 місяці тому +1

    ❤❤❤❤

  • @Yahyethomas8
    @Yahyethomas8 3 місяці тому +1

    الهم صل على سيدنا محمد وعلى ءاله وصحبه وسلم

  • @apdinuhofficiallchannel1148
    @apdinuhofficiallchannel1148 3 місяці тому +1

    Qof afka candhuuf ku heysto lagu maleeya walal candhufta laq ama tuf😂😂😂😂

    • @MaryamoMire
      @MaryamoMire Місяць тому

      Ma aragty horta😂😂😂

  • @bilancali2011
    @bilancali2011 3 місяці тому +2

    Dhaqanka diyada sedexaad wa wax aad u xun in qofka la dilo dhaanta

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 3 місяці тому +1

    Ifiye waa iga qoslisaa wllhi😂

  • @Hamze-se2tb
    @Hamze-se2tb 3 місяці тому

    Zxp muusiqa ka daa

  • @umumalak1947
    @umumalak1947 3 місяці тому +1

    Nin ayaa dambi galay ciqaabtana gabadh ba maraysa
    Ala yaab badanaa aduunkan o dunar ka udaranaa

  • @rahmahassan7793
    @rahmahassan7793 3 місяці тому +1

    Jacylku waa xanun wallhi anaa og😢

  • @user-vz3ec1ki4d
    @user-vz3ec1ki4d 3 місяці тому +1

    Team chana🇸🇳🇸🇦🇸🇴❤❤❤😂😂

  • @hamdaabdirizak4732
    @hamdaabdirizak4732 3 місяці тому +1

    Ifiyow sheekadano kale horad uso galisay hore inan uso dhagystad modaa

  • @mohamudabdi2745
    @mohamudabdi2745 3 місяці тому

    Maash Allah

  • @ahmedesabgdswqq6547
    @ahmedesabgdswqq6547 3 місяці тому

    Waa sax ararta dheer kadaa sida kale good

  • @sayidka.6122
    @sayidka.6122 3 місяці тому

    Waa qjso aad ucajib ah dhamaadkeeduna qurux badanyahay.
    Waxa layaab leh waalida xanaaqa,
    Islaanta dhashay saxar hadi wiilkeedi dhiman lahaa ilmahana waa laga qaadan lahaa oo hooyadood aya lasiin lahaa xaaskisi horena reerkedi ayey kulaaban leheyd,
    Soo guri kaligeed kuma so hari leheyn?

  • @axlancali
    @axlancali 3 місяці тому +1

    Ifiye video xiga music laan kadhig qisada cdi usoda Si hore cml aad umahad snthy

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i 3 місяці тому +1

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 3 місяці тому

      Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hamze-mahamud2002
    @hamze-mahamud2002 3 місяці тому +1

    Anaga reer waqooyi waxan dhahnaa godob reeb gabadhaas oo kale

  • @samiiraadanabdulle4689
    @samiiraadanabdulle4689 3 місяці тому +1

    Xppti swidden ma usoo direee

  • @zamil2024
    @zamil2024 3 місяці тому +1

    IFIYE 🎉🎉. SIDAD WAX UWADABA CODKAGA AYA DAHAB AH

  • @alijama6723
    @alijama6723 Місяць тому

    Godob reeb ayaa la dhahaa xoolo iyo gabadh ayaa laysku daraa

  • @shukriyaMohameed
    @shukriyaMohameed 3 місяці тому +1

    Shekadan waxan u baxshay nacaybkii jacaylka isku badalay 😂😊

    • @fowziya145
      @fowziya145 3 місяці тому

      Taem musalsal ina tahy le isheeqtey😅😅❤

    • @shukriyaMohameed
      @shukriyaMohameed 3 місяці тому

      @@fowziya145 🤣🤣😁haaa

  • @zahrosman297
    @zahrosman297 3 місяці тому

    guuleyso abaayo ubax aniga somaali majoogi😢😢

  • @aminabdi94
    @aminabdi94 3 місяці тому +1

    Ifiyoow hadalkaaad ruugtaa niyaw ee sheekada ku soco

  • @Caaishcuud
    @Caaishcuud 3 місяці тому

    Asllaa kowda wanaxsanaa lakin marka dabe wanfarxe❤❤❤❤❤❤❤ ino sobadi

  • @infoMambuu
    @infoMambuu 3 місяці тому +1

    Ifiyow balan malihid

  • @suhuurqurux4541
    @suhuurqurux4541 3 місяці тому

    Finally waa faraxnay

  • @sonkoreeyeofficial4994
    @sonkoreeyeofficial4994 3 місяці тому

    Alla gabadha garbaheedu kala foggaa 😂 ifiyoow zhp hadalkaa meelbaan ku qorey 😂😂😂😂 wlhi si daacadaan u qosley nin wax garaddaad tahay bro keep going inzha allah 1 million ayaa inoo ballana kabadan baad u qalan taaye🙏

  • @SacdiyoMahamuud-v5h
    @SacdiyoMahamuud-v5h 3 місяці тому

    Akhii nashida daan ayn rabaa adi gi mhsn

  • @Iiihbb
    @Iiihbb 3 місяці тому

    Ifiye waa bal wad cadiya❤

  • @shukriibrahim749
    @shukriibrahim749 3 місяці тому

    Hore u soco

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i 3 місяці тому +1

    Wcs 🤝 ifiye

  • @ikhlaasgeedi3925
    @ikhlaasgeedi3925 3 місяці тому +1

    lambarkeda mia

  • @daacimedia615
    @daacimedia615 3 місяці тому +1

    Ileys waxaan doonaya nashiidada aad muqaalka kuxidhid

  • @naimasamatar6457
    @naimasamatar6457 3 місяці тому +1

    Gabar karmeed 😂😂😂😂

  • @kas1231000
    @kas1231000 3 місяці тому +1

    Asc ifiyow ber yahaan waad soo daahdaa maxaa ku helay kkkl waxaan ka healaa sida wax u sheegesid waxaanba u maleynaa inaan filim daawanaayoo kkkk

  • @KhaalidIsmaaciil-m8z
    @KhaalidIsmaaciil-m8z 3 місяці тому

    Wax kale zxp😮

  • @Fahiyo-pl9xn
    @Fahiyo-pl9xn 3 місяці тому

    Ifiyow apwe kampala xarun ma ku ledahay ubax❤❤

  • @Abdinajiib-kq7dv
    @Abdinajiib-kq7dv 3 місяці тому +1

    Anba secondary ku soo maray gabaygaas ninka tiriyey

  • @Munaismacilclaahi
    @Munaismacilclaahi 3 місяці тому +1

    Wcs ifiyow 🤝lkn Music Kii.Aan kugu Baranay soo Celi Kaasa Na Dareen gelin jiray o aad u macaana .... thnks Boss 💓♥️

  • @user-gy4ls7im5h
    @user-gy4ls7im5h 3 місяці тому

    First 😂😂😂❤❤❤😂😂😂

  • @SOM.CARTOON
    @SOM.CARTOON 3 місяці тому

    Nio dumarka mxaad ku aqrisaa ayaga dhan wey ku taageersan yihiin 😂😂

  • @falisibrahim2452
    @falisibrahim2452 3 місяці тому

    Mahadsanid libaax❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @user-mu6bj9xh3b
    @user-mu6bj9xh3b 3 місяці тому

    One like up ❤❤

  • @rahmahassan7793
    @rahmahassan7793 3 місяці тому

    Wcs wllo

  • @suhuurqurux4541
    @suhuurqurux4541 3 місяці тому

    Sheekadu markay halkaa marayso wlhi wadnahaa igariiray sidii aniga guri laygu xareeyay😢

  • @marizhalpi
    @marizhalpi 3 місяці тому

    Qidan 2022 baa ka dhagaystay riweyda style hadanah wan dhagaystay

  • @bilancali2011
    @bilancali2011 3 місяці тому

    Ifiyow habalaha quruxdoda markad ka wrmysid dulmar uun haku fogaan wan ka masayrnay anagu dumarkan aad sheeko walba ku amaanyside😂🙏

  • @KuwaydKarzhe
    @KuwaydKarzhe 3 місяці тому

    M.a

  • @abdikariimahmed9479
    @abdikariimahmed9479 3 місяці тому +1

    Wax walbo gadaal ayan idinkaga sheegi doonaa ayad nagu wareerisay

  • @falisibrahim2452
    @falisibrahim2452 3 місяці тому +1

    Uk ma usoo diree ubax

  • @cfataaharabin772
    @cfataaharabin772 3 місяці тому

    War ifiye zxp music hore background ka noo soo saar waanku sexanaaye❤

  • @suhaybdhamal2612
    @suhaybdhamal2612 3 місяці тому

    Saacadaha ay soconayso. Basically

  • @cabdirashiidawxashi1204
    @cabdirashiidawxashi1204 3 місяці тому

    Hordhacu ficantahay

  • @hamze-mahamud2002
    @hamze-mahamud2002 3 місяці тому

    Beryahan waxad Moodaa.kinalka subskii.inuu.yaraday.kor.uqaadno.insha.allah

  • @Ziya_moh
    @Ziya_moh 3 місяці тому +18

    Musica hoso kuso celi wll kan ka daa

    • @Yahyethomas8
      @Yahyethomas8 3 місяці тому +13

      Musicu waa xaaraam intuu rabo hala ekaadee

    • @user-vz3ec1ki4d
      @user-vz3ec1ki4d 3 місяці тому +1

      Oo maxa dhacy😮😢

    • @Ziya_moh
      @Ziya_moh 3 місяці тому +2

      @@Yahyethomas8 sida kama wadin wllo wxn u jeday yacni sidii awalkii hore kuso celi musican hoosta kadaa

    • @cabdimajidmawliidcali
      @cabdimajidmawliidcali 3 місяці тому

      Zxp sidna ka wcnh ee Inga daa muzica

    • @captain.maajid2
      @captain.maajid2 3 місяці тому

      ❤​@@user-vz3ec1ki4d

  • @mustaphamousa1239
    @mustaphamousa1239 3 місяці тому

    Sxb ma is tidhi hawshoda ayaa bada ee bal din iskugu noqo legend

  • @user-zt9mf1fu2w
    @user-zt9mf1fu2w 3 місяці тому

    😮😮😮

  • @BalqiisBalqiis
    @BalqiisBalqiis 2 місяці тому

    Meda is way diinoyaa tii kale uu qabyo xagee kudan besay

  • @user-jq2fi3vb1z
    @user-jq2fi3vb1z 3 місяці тому

    Sxb sharaxada badan yaree

  • @zuuzbaari7908
    @zuuzbaari7908 3 місяці тому

    Gurkaas o kale somalidu waxay utaqana godob reeb

  • @zahraabdulkadir9358
    @zahraabdulkadir9358 3 місяці тому

    Niyadeda waxan kadahye gawada ame dasha matano amuu jeclaada wena naqatay

  • @saffaali1091
    @saffaali1091 3 місяці тому

    Wiil abyigey dhalay sidas cml gabar lo siyey gabar ladhalatay wilki walalkis dilay lkn somalidena adoonsi ma yaqaniin lkn carabta xooga dhaqankodu ma wanagsano

  • @naimasamatar6457
    @naimasamatar6457 3 місяці тому +1

    Carabtu cudo ma tirsato miyaa maxey tahay gabadha horay laga guursanaa

  • @Daahir-o5l
    @Daahir-o5l 3 місяці тому

    Nio mid sarxaan la yiraahdo
    Aa jaamacada ila dhigto

  • @XabiiboXana
    @XabiiboXana 3 місяці тому

    Balanta waxay ehed wall Ramu inaad malinksato aad Soo gelesonkhisooyinka carbta

  • @Zayba945
    @Zayba945 3 місяці тому

    Ayyy first one❤😂

    • @HydroShower
      @HydroShower 3 місяці тому

      So what tf 🙄🙄🙄

    • @Amir-Muse
      @Amir-Muse 3 місяці тому +1

      Yaku balimiyey😂

    • @Zayba945
      @Zayba945 3 місяці тому

      Maseerka jooji😏😂​@@HydroShower

    • @Zayba945
      @Zayba945 3 місяці тому

      ​@@Amir-Museadi yaa ku balamiyey qali

    • @Amir-Muse
      @Amir-Muse 3 місяці тому

      @@Zayba945 ada i balimisey quruxey😆

  • @osmanboukah1567
    @osmanboukah1567 3 місяці тому

    Asc wr wb all

  • @ayaanabdi7519
    @ayaanabdi7519 3 місяці тому

    Sheekada wad dheeraysa hal kalmad bad boqol u fasiraysa ee d

  • @G3p-h8e
    @G3p-h8e 3 місяці тому

    😮😢😮😅

  • @najmamaxamud64
    @najmamaxamud64 3 місяці тому

    Asc

  • @ahmedjaangoan7549
    @ahmedjaangoan7549 3 місяці тому

    Diyatu Raxah Soomaalidu dhaqan waa u leedahay. Waxaana la dhahaa Godob-reeb. Gabasha la dhalatay wiilka diyada lagu lahaa ayaa la siiyaa wiilka la dhashay wiilkii la dilay ama wiilka la dilay aabihiis.
    Godob-reebta gabadha ah inaan la dumaalin ayaan maqlay sidaasoo kale. Laakiin ma aqaan xaqiiqo ahaansheheeda.

    • @niciimaawil8726
      @niciimaawil8726 3 місяці тому

      My my taan waa adionsi lkn godob reebku sidas maha gabdha waliga wad qab taana wakudanaysi

  • @rahmahassan7793
    @rahmahassan7793 3 місяці тому

    Habarta xun may dhimato😢