FOWSIYA RINDAI | CAASHAQA MAXAA IBARAY | WADNAHA LIVE MUSIC ON STAGE

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024
  • Balanbaalis Studio Mogadishu Somalia

КОМЕНТАРІ • 84

  • @sharmaarkeshaarkey3953
    @sharmaarkeshaarkey3953 4 роки тому +43

    heesaha live ka ah inta jecel gacanta taagta soomaaliyey...

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 6 місяців тому +1

    Rindai waa Oromo 😍 somali soogashey 1990 waana kuwa somalia la wareegaya mudo sidaas aan u dheeren

  • @naawilhouse9133
    @naawilhouse9133 4 роки тому +5

    That is what we want no more playback. Natural beauty natural voice and live music.

  • @aliyaasli9165
    @aliyaasli9165 4 роки тому +14

    Xageey ka timi wey shidanthy gabdho sida midabkiina ugu kalsoonada MashAllah

  • @abdiqaniibrahim5959
    @abdiqaniibrahim5959 10 місяців тому

    Inalilaaah,,, eesh calaa fanaanad , xataaa isma dhibeyso, wey ku raaxeysatey, team kan Durdurtii oo casriya weeyi Hambalyo dhmntn

  • @AbdiSalah87
    @AbdiSalah87 4 роки тому +3

    She professional and very beautiful! 👌🏼🙏🏼❤️

  • @SuufiAdduun
    @SuufiAdduun 4 роки тому +3

    Heestan kama daalo wlhi
    Qoftaan waan qaatay.
    Cod 💯
    Jinka khamamka💯
    Daganaan💯
    Rindai mi girl 😘

  • @safiamohamud797
    @safiamohamud797 4 роки тому +7

    Gabar ku Kalsoon midabkeeda masha allah oo hadana fanaaanad ah

    • @ismaaciilmacaawiye2218
      @ismaaciilmacaawiye2218 4 роки тому +1

      Saas ayaad leedihiin hadana waxaa laga yaabaa in aad wax kabadshay midabkaada hana iga xanaaqin yaah beelo

  • @nagwamohamed1288
    @nagwamohamed1288 4 роки тому +16

    Wow magaceedaan raadinayay inantan. Confidence is beautiful😊.

    • @ahmedqanofficiel9072
      @ahmedqanofficiel9072 4 роки тому

      FOSIYA RINDAI

    • @nagwamohamed1288
      @nagwamohamed1288 4 роки тому

      @@ahmedqanofficiel9072 thanks

    • @AbdiSalah87
      @AbdiSalah87 4 роки тому

      What do you mean confidence? She has a geniuine Somali good looks and vibes. She’s confident on being fish and chips and singing in live music thou 😃👌🏼❤️

    • @morganghani.4969
      @morganghani.4969 2 роки тому

      War qoftan Hadi igu soo xirtan aabul gud Aya idin siinaya..

  • @badriaosman9955
    @badriaosman9955 4 роки тому +2

    Kooxdaan waxay isoo xasuusiyeen Durdur Band Muqdisho live Stage 1987 🇸🇴

  • @osmansadiq5603
    @osmansadiq5603 4 роки тому +2

    Waa gabadh mucjiso ah fanka la soo gashay

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 6 місяців тому

    Midani Waa Oromo 😍 codka way iska dooneysaa

  • @reo9475
    @reo9475 4 роки тому +5

    In her own authentic skin♥️

  • @aishakuus60
    @aishakuus60 3 роки тому

    ALLAH MIDABKA CAADIGA AH EE SOOMAALIYEED QURUX BADANAA.
    GABDHOOW MAYKABKA AAN ISKA DEEYNO PLEASE.
    WE LOOK BEAUTIFUL WITH OUT IT

  • @Maeyann9
    @Maeyann9 9 місяців тому

    Surveying around to me she looks more actress than a singer good looking girl

  • @geeljiredaljire9188
    @geeljiredaljire9188 4 роки тому

    wowowow noolow walashay somaliyeed DurDur ayaad noo bedeli doontaa go ahead Somali Musician well done

  • @cadecilmi4003
    @cadecilmi4003 4 роки тому +2

    jecliyaa heesaha liveka ah waayo waa run asala

  • @ahmedhillaac8017
    @ahmedhillaac8017 4 роки тому +9

    Caashaqa mxay baray
    Maba aan bar baarine
    Sheekadoo billow ah
    Yaa beerka ii lulay ⁉️
    *Keep going walaaley Fannaaniin badan baad dhasntaaye Balanbaalis keep goin*
    *Like* iigu roonaada❤☝️

    • @kungabdhoodkaroon8000
      @kungabdhoodkaroon8000 4 роки тому

      Subscribe Igu caawi wllky

    • @ahmedhillaac8017
      @ahmedhillaac8017 4 роки тому

      @@kungabdhoodkaroon8000 horaan kuugu saaray wll UnSubscribe miyaan ku dhahaa hee ⁉️😂

    • @kungabdhoodkaroon8000
      @kungabdhoodkaroon8000 4 роки тому +1

      @@ahmedhillaac8017 🤣🤣😂Waad mahadsthy inbti hadad hore igu saartay subscribe raadiskii wuu na dawikhiyee

    • @ahmedhillaac8017
      @ahmedhillaac8017 4 роки тому

      @@kungabdhoodkaroon8000 😂😂 100 gabdhood ayaadba ka roontahee seed subscribe uwaayi wlley ⁉️😂😂😂

    • @kungabdhoodkaroon8000
      @kungabdhoodkaroon8000 4 роки тому +1

      @@ahmedhillaac8017 subscribe xaasidka iska badan inabtow

  • @wadania932
    @wadania932 4 роки тому +1

    Somali Natural beauty...😍😍😍👌

  • @riyaqdahir7925
    @riyaqdahir7925 4 роки тому

    Runtii fawsiyo waa fanaanad rasmi ah waxayna i xasuusisey asal hobaladii hore huuno fawsiyo horay usoco

  • @mustafakaraamabalad2233
    @mustafakaraamabalad2233 4 роки тому +7

    War Naagtan yaa lagu qaldamin..
    Waa Fanand Lafoole ayeena hees lasoo qaatay...
    Oo Sahal Amoore na wee lasoo qaatay..
    🤔🤔..

  • @kornelqaddafi8111
    @kornelqaddafi8111 4 роки тому

    Masha allah gabadhan kalarka somalida ayay leedahay

  • @omarqulxa6793
    @omarqulxa6793 4 роки тому +1

    Waa codkii kinsi xaaji aadan aun cod mcn

  • @yuusufyare3727
    @yuusufyare3727 4 роки тому +1

    Masha allh ishcala cut fowsiya

  • @khathrauhmeth982
    @khathrauhmeth982 4 роки тому +4

    No view
    No comment
    No like
    Axya talanty 👏

  • @osmanismail4355
    @osmanismail4355 4 роки тому +2

    Ani xakeey waa maya maya maya

  • @mohamedjaiir747
    @mohamedjaiir747 4 роки тому +1

    M.a
    Gabarta waxey u cod egthy dadkii hore waxey leedahay cod soo jiidasho leh
    Hore usoco sis

  • @mahadruushka9734
    @mahadruushka9734 4 роки тому

    Woooow M.A sst keep gonig

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 4 роки тому

    Mirihii laxankii iyo musigii sangub original sahro dawo

  • @cureyji3342
    @cureyji3342 3 роки тому

    Dadkan intee ku nool yahiin nooca kale ah

  • @mariamaria-zh7qo
    @mariamaria-zh7qo 4 роки тому

    Song top waaaw ❤💛💙❤❤💯✅🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤

  • @madadaalotv24
    @madadaalotv24 4 роки тому

    Macali Shooli suu batariga u garaacaayo caadi maahan...

  • @Holac_-barkade
    @Holac_-barkade 4 роки тому

    Wow wow wow amazing how you going

  • @mohamedxashi6354
    @mohamedxashi6354 4 роки тому +1

    Nin myaa Misa waa naag codka

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 2 роки тому +1

    𝗪𝗼𝘄!! 𝗔𝗺𝗮𝘇𝗶𝗻𝗴 𝗩𝗼𝗶𝗰𝗲👏❤️

  • @Real_Gang1
    @Real_Gang1 4 роки тому +1

    Barax lamodyey burus la tuur hesti u jayte qadaye musica waye tolow hestan yaa leh?
    Hada ildher garad thy like isar

    • @axmedxaashi5429
      @axmedxaashi5429 4 роки тому +1

      Hhh maaha sxp heestan waxa Qaadi jirtay Sahra Dawo

  • @najma8198
    @najma8198 4 роки тому

    Yasalaaaam 🌹🌹🌹🌹👍🏻👍🏻👍🏼👍🏼👍🏼💖💐💐💐

  • @umumiraan12345
    @umumiraan12345 4 роки тому

    waaaw tageero buxta ku ahay 👌👌👌

  • @supersakaawe6476
    @supersakaawe6476 4 роки тому +1

    Tune meel adag bay ka qadaysa sida kle way wacan tahay

  • @MATALAAD
    @MATALAAD 4 роки тому +1

    ereyada qaar bey garan weysay , sheekada bilowga yaa beerka ii lulay ,

  • @Liliazb
    @Liliazb 4 роки тому

    No play-back

  • @roozacadde3906
    @roozacadde3906 4 роки тому

    Ahzan voice

  • @mustafaabdul756
    @mustafaabdul756 4 роки тому

    Waar gabadh hablihii soomaalidii asalkii waayo waayo ayayba isooxasuusisay

  • @xasanahmed9832
    @xasanahmed9832 4 роки тому +2

    Waxaad moodaa codka iney feer iyo faralaab isaga so bixineyso codkeda iyo dhuuntedaba heshiis ma ahan balse kalsoonida ugu weyn ey heysato waxa ka mid ah midabkeeda

    • @naagadagofficial3744
      @naagadagofficial3744 4 роки тому

      Kkkk

    • @samahirdaahirmaxamad7282
      @samahirdaahirmaxamad7282 4 роки тому +1

      Kkkkkkkkkkkkkkk wallhi kl iyo laab ayaad iga qoslisay fer iyo fara laab codkeda iyo dhuunteda heshis ma aha yaaah walle caadi maahid comeddy ayaa thy

  • @siciidsuugofficial1862
    @siciidsuugofficial1862 4 роки тому

    Cashaqa maxey barey mabaan bar baarine

  • @najma8198
    @najma8198 4 роки тому

    Gabadhaan u eek deeqo bilaan

  • @yahyenja6494
    @yahyenja6494 4 роки тому

    Hashac👌👌👌

  • @waliyare5843
    @waliyare5843 4 роки тому

    gabadhan taagero buuxo ayn u ahay

  • @munoabdinur4015
    @munoabdinur4015 4 роки тому

    Madaxa inay daboolata ka dhiman

  • @hana8824
    @hana8824 4 роки тому

    Waxan kuneclahay Dadkii hore ayay u egtahay

  • @mohhamedosmanabu-hureyra8367
    @mohhamedosmanabu-hureyra8367 4 роки тому

    Cod original ah .

  • @cabdiqadaraboosto2972
    @cabdiqadaraboosto2972 4 роки тому

    ❤❤❤❤

  • @abdilahishekh9904
    @abdilahishekh9904 3 роки тому

    Aqaaaaq aaamusdhe sxp

  • @nazrahapdiqanih7081
    @nazrahapdiqanih7081 4 роки тому

    Habeenada bishaarada eekhayr lamagac baxay igu furay badwaynada

  • @Fariid
    @Fariid 4 роки тому +2

    ❤💗💕hadii aad eegtaan👨‍💻👩‍💻👈 youtube kayga oo aad👨‍🎓👩‍🎓 👏ka heshaan Wlo waxan si sharaf leh iinka codsanayaa💓 inaad 💯《SU🅱️SCRℹ🅱️📧》✔ii saartaan🔔 👈hadii aad haleeli kartan mahadsanid👍. ❤💗💕

    • @SuufiAdduun
      @SuufiAdduun 4 роки тому +1

      Hore u soco
      Waxaad soo dhigtid kolley aniga ima quseeyaan badanaa maadaama aan engneer ahay.
      Lkn subscribe waan kuu saaray ha ka daalin sxp waad guulaysanaysaa insha allah.
      Maalmaha hore haddii views-kaagu yaraado hala yaabin youtube bilaha hore waa iska saa kadib waxaad arkaysaa asagoo si fiican performance u samaynaya.
      All in all Go forward💥

    • @Fariid
      @Fariid 4 роки тому

      @@SuufiAdduun Eng mahadsanid

  • @AMuuse-ih2oo
    @AMuuse-ih2oo 4 роки тому +1

    👍👍👍👍Heesta✔Codka✔✔✔👍👆✔🔔

  • @ahmedyusuf547
    @ahmedyusuf547 4 роки тому

    Midab quruxbadana waxad arkaysa hablo madibkoodi badalay wa jirkpodii gubtay sharba iyo gar na leh. Oo aadan eegi karin nasiib darro

  • @mchindise7519
    @mchindise7519 4 роки тому +1

    Kkkkkkkkk qof kaa cod macaan markaad hees uu leeyahay aad isku qaado waa sidanoo kale

  • @najmoindhoadag5976
    @najmoindhoadag5976 4 роки тому

    Cod waynida wax lgutilmaamo maleh nin xitaa way dhafty Midan😁😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @sahraraasii313
    @sahraraasii313 4 роки тому

    Qof cod xumaa cakuye yaahuuuu tii horaa kulab laboonay midka le maaba noosoo galeesen🤣

  • @laylaomar5541
    @laylaomar5541 4 роки тому

    Tan muudkale eyku jirtaa garoonka mataagna codkeeda ruux miidaansan ayaad moodaa sida ay sahra dowo cedkeeda u raadi naysay ayeey qadka kabaxday 🙄