FOWSIYA RINDAI LIVE MUSIC DADKOO DHAMI HAWARIYEEN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 вер 2024
  • Balanbaalis Studio Mogadishu Somalia

КОМЕНТАРІ • 240

  • @nagwamohamed1288
    @nagwamohamed1288 4 роки тому +43

    Wow somalidii asalka ahayd ayay u egtahay inantu. I love her voice 😍🤗🤗😘halkeeday dhigtay 👏🏾👏🏾👏🏾

    • @medseifnour2059
      @medseifnour2059 4 роки тому +1

      Nagwa Mohamed way tahayba hn original color ayay sidata she’s so beauty 😂😂

    • @ibarajaceylka7574
      @ibarajaceylka7574 4 роки тому

      @@medseifnour2059 o color cadanka original maahan yaku dhahy

    • @medseifnour2059
      @medseifnour2059 4 роки тому

      nickname bby cash real name maryan cedar sonkor aya yidhi wa copy cadanku cadceeda gubta qurux maha cadanku runti

    • @cismaanxasan6555
      @cismaanxasan6555 6 місяців тому

      Malaha waa jabutiyan

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 4 роки тому +2

    Yasaaaaaalm gabadha cod waa kudhanyahay iyo muuqalki gabdhaha somaliyed lagu yaqaanay qaran joog mahan ee waaqurbo jooga moqodi waayba leedahay waxaba ismay marin naagaha waxa marsada ee iscadeeya waay naga sobooden in adaan iscadaynin ayaad kuqurxontay gabdhow 🙉😍😍😍😍😍

  • @caaqilkachannel8604
    @caaqilkachannel8604 4 роки тому +7

    Dadkii dhami ha wareyeen dareenkeygu inuu yahay naftu key LA doobneed darin inaa LA jiifsado❤😍🙏
    Axyaa qadro daahir cige codkeeda wey keentay gabadhaan

  • @xurriyo16
    @xurriyo16 4 роки тому +9

    Qurux yaroo gaaban bey leedahay ma sha Allah ❤❤🇩🇯🇸🇴😍😘😘😘😍😍😘

  • @medseifnour2059
    @medseifnour2059 4 роки тому +4

    Filimkan wa maxay garan wayey New Mogadishu got talent miya mise gabadhu wa fananinti hore nice voice runti I liked 👏👏

  • @seemore......1322
    @seemore......1322 4 роки тому +2

    Gabadhan Soomaaliyeed Oo african ah masha Allah wayka baxsatay heesta iyo muuqaalkeeduba waa 100% Maariin dhalaal xiga❤️

  • @mohaalasofficial8904
    @mohaalasofficial8904 4 роки тому +31

    Jestadeeeda ba. Ka helay inta ila Aragtay lik isaraa

  • @halabuurcaadilhanad5415
    @halabuurcaadilhanad5415 4 роки тому +9

    Balanbaalis studio number one Somali youtuber wn ku heystaa 💯

    • @aliiofficial1113
      @aliiofficial1113 4 роки тому

      Fadlan hadii aad waqti heyso channelkega so booqo wa balan in aan ka farxin doono inshaallh thank

  • @ibnuomer7274
    @ibnuomer7274 4 роки тому +1

    waar gabadhu wa qooyi bay ka timi ee haku mashquulina

  • @duaalesomalilander5452
    @duaalesomalilander5452 4 роки тому +31

    Heesti xasuusti Khadra Daahir Cige ( dadko dhami ha wariyeen ) barteedii ayey keentay gabadhani

    • @aliiofficial1113
      @aliiofficial1113 4 роки тому

      Boqor Fadlan hadii aad waqti heyso channelkega so booqo wa balan in aan ka farxin doono inshaallh thank

    • @kadare228
      @kadare228 4 роки тому +1

      @@aliiofficial1113 sxp waan kuu saaray ee ii saar mhadsanid

    • @fatmaabdalla2572
      @fatmaabdalla2572 4 роки тому

      Way usoo egtahy

    • @rahmamohamed5636
      @rahmamohamed5636 4 роки тому +1

      Boqor Gorgor ninba dookhiis aniga ilama qurxana ruux iska qeylqeylyi bey ila tahay cajiib

    • @duaalesomalilander5452
      @duaalesomalilander5452 4 роки тому

      @@aliiofficial1113 haye walaal 👍

  • @istel3283
    @istel3283 4 роки тому +1

    Cod macaan iyo jeesto iga dheh. Laakiin ma afsomaliga ku adaga ma sujuubaa... maxaa qaladan ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴✍✍✍

  • @sheekhasoomaaliyeed8614
    @sheekhasoomaaliyeed8614 4 роки тому +1

    New Khadra maansha Allaaah from Somaliland Abu Dhabi

  • @khadijaahmed1627
    @khadijaahmed1627 4 роки тому +3

    Dumarkuba dhamaantood dadku waxeey u heesta in eey duunyo radshaan 👌👌👌👌👌👌👌👌❤❤❤ waa ruunteed 👊dumarku dhaqaan beey radshaan

  • @Maeyann9
    @Maeyann9 9 місяців тому

    Gabadhani waa inay filimada matasho than singing I like the way she is looking around

  • @osmansadiq5603
    @osmansadiq5603 4 роки тому +1

    Waa fanaaand buuxda heestii khadra dahir halkeeda ayey dhigay mansha allah

  • @ahmedhillaac8017
    @ahmedhillaac8017 4 роки тому +1

    Xasuus *Khadra daahir cdige* *way soo dhawaysay codkeeda runtii*
    Keep going Balan baalis studio 👏👏👏👏👏👏👏👏❤
    Wxaan sugeynaaba waa *Muqdisho got talent 2*

  • @fogaanarag7077
    @fogaanarag7077 4 роки тому +5

    Big fanaan hees adag weeyaan lkn way kabaxday midbakeeduna waa mariin dhalaal xiga asal somaliyad hore usco

  • @abdiqanimohaluckyboyibnuta9818
    @abdiqanimohaluckyboyibnuta9818 4 роки тому +4

    Orginal somali girl
    Gesiyad cod iyo kalsoniba hanatay 😍💪

  • @madadaalotv24
    @madadaalotv24 4 роки тому +3

    Saami Cade sxb hadii aad fariin teeyda aad aragto, iga gaarsii Fanaanada iyo kooxda musika daba in ay noo soo qaadaan heesta " Cudurka kaa gala fardaha hadii laga gubo dameer" Oo ay Mamma Khadra Daahir lee dahay.. waana idiin hambalyeey nayaa adiga, Wadnaha FM iyo dhamaan Kooxda musikada iyo Fanaanda Fowsiyo.. Mahadsanid sxb...

    • @user-lg3ek7iv9c
      @user-lg3ek7iv9c 4 роки тому +1

      Wlhi wan jclan laha in ey so qadan hesti cudurka kagalo fardaha hadi laga gubo damer dawada lama garayo ano wali ku gad bixin geed dheer bay saran tahay gud dhaba iyo gowraciyo an garino xalkan tagay gartana aan kala laheyn aayan gogol kula hurda gantashana waan qaba martina guulan uu ahay insha allah weyso qadi donan

    • @madadaalotv24
      @madadaalotv24 4 роки тому +1

      @@user-lg3ek7iv9c haa Walaal aad iyo aad.👍👍👍

  • @rimaaseey
    @rimaaseey 4 роки тому +2

    Fasahaadka naga dhaafa heeso khayr malehee

  • @updallamohamuud7263
    @updallamohamuud7263 4 роки тому +2

    Waa khadro dahir bay dhinac dhigtay qof dhirigalin mudam

  • @cabdalecabdi8964
    @cabdalecabdi8964 4 роки тому +4

    Ma tahay qofkii ugu horeyey dawo love sar

  • @abdiwahabmohamedsugulle6172
    @abdiwahabmohamedsugulle6172 4 роки тому +1

    Masha allah fanaanad jirta codna way haysaah waa hablihii la arki jiray👏👏👏

  • @cabdiqadircabdi4904
    @cabdiqadircabdi4904 4 роки тому

    Somalidii hore miyey ka hartay xagee Ku nooshahay

  • @nastehoabdi555
    @nastehoabdi555 4 роки тому +2

    Inaba caadi maha i love her 😍 heesta barteda ayey dhigtay

  • @Mosman47
    @Mosman47 4 роки тому +1

    Woooooooooooow what a voice waxaan u baahanahay fanaano nuucan ah oo live u heesaya

  • @sayidalimohamed3671
    @sayidalimohamed3671 4 роки тому +1

    Aabdeey u qurxan tahay oo u qorqoran tahay gabadhu, sidookale codku inaba caadi maaha❤

  • @maxamuudwarsamexabashi9622
    @maxamuudwarsamexabashi9622 3 роки тому +3

    Maasha allaah fanaanadan caadi maahan khadra daahir baan dhagaysiinay oo ka yaabtay una soo habalyeysay rabtayna inay la hadasho ooy dhiiri galiso she is so talented singer aad baan ugusoo hambalyeynayaa keep going sister

  • @geeljiredaljire9188
    @geeljiredaljire9188 4 роки тому

    wowowow noolow walashay somaliyeed Khadra Dahir Cige ayaad noo bedeli doontaa go ahead Somali Musician well done

  • @cadecilmi4003
    @cadecilmi4003 4 роки тому +10

    JECLIYAA BALABAALIS ISTUUTYOW WARBAL DAD HEESAHA LIVEKA JECELOW LIKETA HAYLA DHAAFINA PLS

  • @mohamedmahamoudwais8013
    @mohamedmahamoudwais8013 2 роки тому

    ❤Waw Amazing ❤ voice ❤❤Old song ❤oldies but goodies ❤

  • @mayranabdalla7128
    @mayranabdalla7128 4 роки тому +6

    Gabadhi nin siid ah o an waxba haysan jeclatey ee marka dadku yiraahdaan na maxaat ninkan shiidka ah ku fali heskan u qadi jirtey like ha ila dhafin 😁 😥❤ hees xasuus ah

  • @maxdar11
    @maxdar11 Рік тому

    Yaa salaam xaadu midh midh ayey ii istaagtay wllahi she soo talented mama khadra lamoodaaba

  • @daahirxuseen3121
    @daahirxuseen3121 4 роки тому

    Xasuustii mama khadra dahir cige iyo waayeheedii ilbaxnimada dhowrsananta iyo fanka saldhiga u ahaaa
    Aad bay ukeenty inantani

  • @SKY........63
    @SKY........63 4 роки тому +5

    Dhalinta hada socota ma fahmi karan heestan qaramiga ah iyo codka lagu qaadayo ya zalaam! Cadi maha

  • @meelcad1327
    @meelcad1327 4 роки тому +6

    Gabadha *Dumarki hore u ekaa* masha allah

  • @mariamaria-zh7qo
    @mariamaria-zh7qo 4 роки тому

    Cod mcn sey mashllaah queen of muqdisho waye mashllaah wa fananad cod mcn sweetie ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💎👈

    • @toonyodahir3432
      @toonyodahir3432 4 роки тому +1

      Kalsooni. Buxda Ayaa. Kamuqata. Gabadhani. Waliba. Aadbey. Ujileysaa. AMA. Waaba. Karun. Sidey. Uqaadeyso. Thanks. Sister

  • @hassanfarah726
    @hassanfarah726 8 місяців тому

    War cajiibsanaa esh calaa cod

  • @mohamedgoobe797
    @mohamedgoobe797 4 роки тому

    Waw waba khadra dahir oo halka tagan yaa salaam nice voice good

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 4 роки тому

    Waleeeeeee Gabadhaan Waa Fanaanad Buuxdo Dowlo Horay Usoco .

  • @ahmedjooker3148
    @ahmedjooker3148 4 роки тому +1

    Khadra oo heeseysa thnxk

  • @rahmoalqadi4135
    @rahmoalqadi4135 4 роки тому

    Waayo waayo waa hees xusuus mudan halkeedii ayey ayey dhigtay

  • @najma8198
    @najma8198 4 роки тому

    Yasalaam 🌹🌹🌹🌹👏👏👏👏 👐👐👐Fanaanaad 👑👑khdra💖dahir💞 cigel u cod😭😭 👌😘eeka

  • @mohamednour870
    @mohamednour870 8 місяців тому

    Iconic 🥶🥶🥶🥶

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Рік тому

    lEeee tttttttt, yaawaaaye, yartaanaa tanaaa gabadha khatraaaay qarantaan caddy yareydaanfaraxsaneeyfaceeda karooneey fariidad yareey princseseseses Rasmi riyaaq rayxaaneey lagufarxeeeey iyoiyo.

  • @geellesam
    @geellesam 4 роки тому

    cirkey mareysaa baan u fahmay ops

  • @cabdiqadaraboosto2972
    @cabdiqadaraboosto2972 4 роки тому +1

    caaadi mahan cod/daganaan ❤❤

  • @tawalyusuf1851
    @tawalyusuf1851 4 роки тому +1

    Duunyadaad dhaqaysanaa Damac
    Waaw Waaw Waaw Waaw Waaw Waaw

  • @qasimosman3805
    @qasimosman3805 4 роки тому

    Maasha Allah Fowsiya i love your voice

  • @Anasbuler
    @Anasbuler 4 роки тому +8

    Xabadan caadi ma ahan Wey shidan thy Lkn xoga cabtoy cabtoy cml ayy u ek thy sey Wax ufirinaysa ka yabay😳😳🤣

    • @raagedirir9171
      @raagedirir9171 4 роки тому

      Hhhh hhhhh hhhhhhh waar geesta kale ka fiiri waa original

  • @alonewalker1622
    @alonewalker1622 4 роки тому +4

    First time an arkay, i though she's an Ethipian

  • @qoobeeykaliilcawad8027
    @qoobeeykaliilcawad8027 4 роки тому

    Ok waa copy., Xamar long live , life music 💕

  • @faysalismail5901
    @faysalismail5901 4 роки тому

    tigree tigree sujuwi sujiwi halkaa kawad

  • @aielmi2849
    @aielmi2849 4 роки тому

    Codka waxaad u malesaa naastaro batariga ka dhamaday

  • @mohamednour9912
    @mohamednour9912 4 роки тому +1

    cadi maha

  • @ubeydyarre757
    @ubeydyarre757 4 роки тому +2

    Fanaanadan waa rer sweden sidan filaayo
    Fowsia rindia

  • @fatoumaabdiali6285
    @fatoumaabdiali6285 4 роки тому +1

    Naagtan markan arkay waxan modayay etopian

    • @rayaanaragsan5339
      @rayaanaragsan5339 4 роки тому

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @xupihassan7288
    @xupihassan7288 4 роки тому

    Waaaw masha alh qabkeda ayan kaheleyba

  • @tawalyusuf1851
    @tawalyusuf1851 4 роки тому +3

    Cod la yaab leh oo Dahab ah

  • @kamaalahmed6217
    @kamaalahmed6217 4 роки тому +1

    Amazing voice

  • @kimalax595
    @kimalax595 4 роки тому

    Stelka weey kadhisan tahay

  • @GalshoTV
    @GalshoTV 4 роки тому

    Codkeeda ayaa lab, laakiin Haddii uu dhadigaan lahaa way soo dhaweyn lahayd heeska fanaanada codka laabta ka keenta sankana ka dananta Khadra Daahir Cige

  • @hamdiali143
    @hamdiali143 4 роки тому +1

    Midabki aslka ahaa ❤️❤️❤️

  • @laytalkhadarofficial7627
    @laytalkhadarofficial7627 4 роки тому

    Balanbaalis Studio Ha Tusaan Gabadha Falcelinta Bulshadu Ka Dhiibatay Si Ay Muuqaalka Iyo Heesta Isu Waafajiso Dhanka Jilliinka

  • @aimlessvisionless7654
    @aimlessvisionless7654 4 роки тому +2

    yaaa salaam tan yari ma suudaanba

  • @nasiirlafoole52
    @nasiirlafoole52 4 роки тому +1

    Dumarkiyo ragoo idil
    haddii lay isku soo daroo
    qofba dookhii meel dhigo ee
    duurka iyo kaymahaa
    haddii roob ku wada da’o
    dusha laac ka wada maro
    duunyadaad dhaqaysanaa
    neefba doobi loo culayey
    ruux jacayl damqaayana
    maal laguma dagi karo
    dadkoo dhami ha weriyeen
    Dadkoo dhami ha weriyeen
    dareenkaygu inuu yahay
    naftu kay la duubnayd
    DARIN INAAN LA JIIFSADO
    Dumarkaba dhamaantood
    dadku waxay u haystaan
    inay duunyo raadshaan e
    haddii daaro fooq liyoo
    dukaamaad la ii dhigo
    kuma dawoobo caashaquyee
    anna dihashadaydii
    damac duunyo ima galinay
    jacayl baa daashaday
    inkastoo la doodee
    dadkoo dhami ha weriyeen
    Dadkoo dhami ha weriyeen
    dareenkaygu inuu yahay
    naftu kay la duubnayd
    DARIN INAAN LA JIIFSADO

  • @maxamedibrahim9469
    @maxamedibrahim9469 4 роки тому +3

    taan maa tigre BAA misa aana moodo

  • @Jama143
    @Jama143 4 роки тому

    Jaceyl baa dooxay tan ishaa ho day waa naf naag nool iga dheh😁👍

  • @abdulghanitigey9639
    @abdulghanitigey9639 4 роки тому

    Qacdii hore codka waxan is iri MA khadra daahir ba gadaal ka heeseysa cajiib

  • @samiirlove7964
    @samiirlove7964 4 роки тому

    Waaaw wan ka helay hesta

  • @warsameyusuf5091
    @warsameyusuf5091 4 роки тому

    Gabadhani Waa Ethiopian ban umalaynaya

  • @ahmedmohammed3732
    @ahmedmohammed3732 4 роки тому +1

    What A Voice!!

  • @nimcaanahmed8258
    @nimcaanahmed8258 4 роки тому +2

    Hebadedaan Ladhacay Inta Ila Aragtey SMACK 👇👇

  • @kaligiiduulofficialmedia583
    @kaligiiduulofficialmedia583 4 роки тому

    All musicians are old school

  • @inventoralimahad8874
    @inventoralimahad8874 4 роки тому

    Gabadhaan cod ayay haysaa been allaa xarimaye.
    Laakiin muuqaalkeeda iyo mirahay keenayso isma lahan waana gabar cod macaan. Maamo khadraan soo xasuustay

  • @bashiromar9071
    @bashiromar9071 4 роки тому +8

    Tan cirka iney ku jirto yaa ila arkay ?

    • @aliiofficial1113
      @aliiofficial1113 4 роки тому

      Fadlan hadii aad waqti heyso channelkega so booqo wa balan in aan ka farxin doono inshaallh thank

  • @8yearsago649
    @8yearsago649 4 роки тому

    Inantani. Waxad mooda in ay. Ka hadhay. Qoomkii. Nabi Nuux.

  • @muusehasanmahamud7066
    @muusehasanmahamud7066 4 роки тому +1

    qof macquul ah waaye lkn balwad saaid ah ayaa ka muuqata qoftaan

  • @cawilshaakir1269
    @cawilshaakir1269 4 роки тому

    🤩🤩🤩✅✅✅🤔🌊waaaw coda saafaxa

  • @kimalax595
    @kimalax595 4 роки тому

    Dadyartaa Somali

  • @ismailaden5775
    @ismailaden5775 4 роки тому

    Aad baan xaqiiqdii uga helay kalsoonidu waa cajiib. .

  • @ridwanahmed8541
    @ridwanahmed8541 4 роки тому

    Axsan Sawt walaahay halkeeday dhigtay heestii maamo khadra daahir cige huuno waanba kugu haystaaa

  • @Mosman47
    @Mosman47 4 роки тому

    Amy winehouse tii somalida ahaa inantani

  • @abdikaadirbukut8749
    @abdikaadirbukut8749 4 роки тому

    Fartuun Luck officially

  • @anfacaboqor1693
    @anfacaboqor1693 4 роки тому

    Yusuf xaybaro qof sidayda oo kle ùxisay isoo qabo

  • @gamuteyare7687
    @gamuteyare7687 Рік тому

    Wooow ❤️👍💯

  • @izzabella6491
    @izzabella6491 4 роки тому +11

    Wiilka funanada calanka wato iso radiya 😥😂

    • @munaabdiqadirabdiqadir1231
      @munaabdiqadirabdiqadir1231 4 роки тому

      Radso soo muqdisho ma jogtid

    • @ayaanqasimayaanqasim9
      @ayaanqasimayaanqasim9 4 роки тому

      Fanan wye yacquub fergeli ayaa la dhahaa

    • @nasraqali328
      @nasraqali328 4 роки тому

      Izzabella aan aqaanay miyaaa micnaha faiza😂

    • @qeerfaafiye5788
      @qeerfaafiye5788 4 роки тому

      Aniga waaye

    • @HALBEEGTRADE
      @HALBEEGTRADE 4 роки тому +3

      Walle inaad Naag aduun raac Tahay berina mid ka sii Uqrxan raadinee Caqliga ka soco indhaha mahee🤔😎😎😎🕵🏾‍♂️

  • @kayd5054
    @kayd5054 4 роки тому

    Waar waxan codka xun ee hadana erayada qaldaysa naga fadhiiso dhaha ma xishootaan reer koonfureedow indho adayga naga dhaafa way is waydaarisay erayadii waanay qaladay

  • @iqrocabdi867
    @iqrocabdi867 4 роки тому

    Cadka iyo ayada magala weyn yihin mase

  • @khadrahj5143
    @khadrahj5143 4 роки тому

    Heesaha kinsi xaaji soo qaad wll

  • @munitam.m3380
    @munitam.m3380 4 роки тому

    Ma barnaamij cusubaa saami cadow

  • @yasinabdullahi2772
    @yasinabdullahi2772 4 роки тому

    Somali asal

  • @ibrahimibrahim7385
    @ibrahimibrahim7385 3 роки тому

    Thanks 👍👍👍👍👍

  • @maxamuudwarsamexabashi9622
    @maxamuudwarsamexabashi9622 3 роки тому +1

    Anybody know her Facebook please

  • @bashirhassan4728
    @bashirhassan4728 4 роки тому

    maama gadaaal iska saxday waye halagu qaado

  • @danjire11baddacas3
    @danjire11baddacas3 4 роки тому

    Noocanina ma noolayd

  • @alaale919
    @alaale919 4 роки тому

    Siday isku suronayso inay heesta iyada ileday ma mooda
    Maama khadra Allah cimriga how siyaadiyo

    • @raysiyobarwaaqo3804
      @raysiyobarwaaqo3804 4 роки тому

      laas madia codkii nin camal bey ka dhigtey khadro si cajiibey u cadi jirtey

  • @ShaaficiHilowle
    @ShaaficiHilowle 4 роки тому

    Natural Beauty

  • @amunabdi8527
    @amunabdi8527 2 роки тому

    Inanta ma basbas bey qabeyeen maxaa qaldan.

  • @brickyrobloxlol8183
    @brickyrobloxlol8183 4 роки тому

    War aya ka qabta hersta wey kubsatey