“Muuse wuu tagayaa “ Xildhibaan Cudhay iyo Afhayeen Maxamed Faarax

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 лип 2024

КОМЕНТАРІ • 20

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 8 днів тому +1

    Ku guulaysanaya soodhawow mudane madaxwayne muuse marlabad cid kuu dhiganta ma arkaynee khayr inshalah ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @NimcoNuura-cx5pw
    @NimcoNuura-cx5pw 8 днів тому +1

    Inshaa’Allah Mudane Muuse wuxuu noqondoonaa boqorka waligii calankiisu dhicin Alle ha xidiyo🤲🤲🤲 haddan nahay shacabka Somaliland huwanta gudaha fartanada ayaankaga shaqeyndoonaa inshaa’Allah

  • @museali8972
    @museali8972 8 днів тому +1

    ADIGAA TAGAYA CUDHEY XAMAR AYAAD JOOGTEY MARKII DALKAN LOO DAGAALAMAYEY

  • @hah7064
    @hah7064 8 днів тому +1

    Walaahi Muuse ayaa idinka dhow. Waar bal xaarkan xaarku dhalay ee timaha daqiiqda ah ee jaahilnimada iyo af soomaali xumida isku darsaday ayaa nala muuse caynkan ah. Bax isboortooleyahow xumi.

  • @monaallin6022
    @monaallin6022 8 днів тому +1

    Af qaadhmunayal

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky 8 днів тому +1

    Ururkan cid ummadda soo hor istaagi karta oo wax sheegi karta waa laga la'yahay. Bal ururka ay kuwaasi dad u yihiin eeg!

  • @ismailmuhamed2370
    @ismailmuhamed2370 8 днів тому +1

    Iska hadlayaal baad tihiin waxana idinku dhacay Saar la yidhaa Muuse. Markaa sidii dumarka looga tumi jiray ayaa la idiinka tumi doonaa.

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 8 днів тому +1

    Madaxwayne muuse Biixi wuu joogayaa wananu dooranaynaa ilahay bana garabkiisa jooga ilahay idamkiisa dorashada muuse Biixi ayaa

  • @ahmad6967
    @ahmad6967 8 днів тому +1

    adeer waxani maxaay ahaayiin mw muuse ayaa milix lo gu daadiyay mw muuse waa so noqonayaa burco dhagaysigii maska daay saay daad yaar baa garanayaa waxaan oo lajido dhagaysigaa

  • @ZahraAden-ws2or
    @ZahraAden-ws2or 8 днів тому

    Arooski waxa ay kubilba mousse u baxaya

  • @monaallin6022
    @monaallin6022 8 днів тому +1

    Uraayso waxan ya dadka ka qaabta diibjiirada

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 8 днів тому +1

    dayeerkani horta miyanu shaqakale oo muse ahayn haynin ????????? muse umada dooratay iyagaana ridaya ee adigu shaqadaada kasoo bax ! from saylac city

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 8 днів тому +1

    WAR HA DHEH MANTOODHAN MA DHALIIL BAD KU JIRAY SAN REER WADANI YOW. SO BANDHI GA WAXAD QABA NAY SAN QABIL HA KU MARAY SA NI NA KULMIYA IYO WADANI MUST GO

  • @AbualiGeleh-hi2ur
    @AbualiGeleh-hi2ur 8 днів тому

    Dibjir iyo inan gumayd ayaa meesha ka qaylinaya dameer aan fuushanahay amba ha duuso amba ha xaaro muusana waligaa tunka ayuu kaaga taagnaan

  • @SahramaxamudXirsi
    @SahramaxamudXirsi 8 днів тому

    Muuse doorasho ayuu kuyimid eeadeer iska aamu waxba doorashada haka biqin

  • @user-yi2dx6yv3n
    @user-yi2dx6yv3n 8 днів тому +1

    Waxad ka qaban karto male musaa madaxweyne ah marlabad iyo tobnaadba shilimo qaate donimeyno cadaw kalkaale donimeyno doonimeyno

  • @AbualiGeleh-hi2ur
    @AbualiGeleh-hi2ur 8 днів тому

    Adigaa sida bisada u tagi doona

  • @cawlfaraarecawlfaraare4190
    @cawlfaraarecawlfaraare4190 8 днів тому +1

    Mouse Markale ayaa la dooranayaa ee khamriga dalka waa laga joojinayaa weligiin aroosyada dadka ka caaya

  • @abdihussein9554
    @abdihussein9554 8 днів тому

    Waar xishooda oo iska aamusa.

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk 8 днів тому

    ALLAH HA INA DHAAFIYO MUUSE INKAARI KU DHACDEY WUXUU INA GAADHSÌIYAY IN SOMALILAND LOO BAQDO JIRITAANKEEDA ISKA DAA HORUMAR UU INA GAADHSIIYEE