Aniga waxa joga Somali galbed gar ahan degmada dhanan Wll Waa kula qaba rayiga Wayo inta an ku nolaa meshaa wali ma arag itobiyan iyo Somali sificn iskugu milmay wayo isma fahman Somali wa Somali Ra yiga somali wa isku so laban donan wa kulaqaba Somali galbed bulshadeda waxay ad u xiseyen somalia
Amba waxaan joogaa NFD sidoo kale hada waxaa ka jira olala lagu taageerayo Dowladda Soomaaliya waayo janan iyo Kenya waa isku dinac Shacabka reer NFD waxay Hilow u qabaan dowladda Soomaaliya كل شيء يرجع إلي أصله
Salaan billan iga gudoon wll qaali ............Illahow midee somalida quwadoodina soo celi Somalida kale waan fahmaa oo waan ka jecelahay ethiopianka iyo kenyanka anigoon isku af aheen somalida kle oo xatta qaarkood ifahmeen lkin ani waan fahmaa oo mar walba hadii dhib ku dhaco waan ka damqadaa From Baydhabo janaaay
يا ايها الصومال 🇸🇴 لا تنازعو فتفشلو ......وكونو متحدين تكونو الدولة الصومالية التي ستنصر المسلمين ان شاء الله HADII U ALLE IDMO SOMALI WAXEY NOQON DOONTAA DAWLAD MID AH TAASOO ISLAMKA QUWEYN DOONTA
Waa topic aan aad ugu farxay waayo marwalba waxan kabaqaa in nakala gogoyo oo wadamo kale kudarsamno. Waligeen hal baan ahan donaa in sha Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
fikirka kaliyah e aamin sanahay wa in aysan somaali kala go. ayn waligeeed ba mana jecli in walaladyda somaliyed ay kala go. aan allow na midee somali o dhan 🇸🇴❤️ inta ila fikir ah like saar👍
Masha Allah ustaad Cumar inshaar runtii wax badan ayan ka fa'iday si gaar ah muqaalkan su'alo badan an isweydin jiray ayan jawab iga siisay shukran alfa marah Allah hakaa ajar siiyo.
Omaroow wllo carabtuba guudka sare waaka wada carab iyagoo kala dawlado ah ,saa si lamidana somalidu iyagoo kala dawlada ah hadana guudka sare waaka wada soomaaaali alle hadaayee. Am proud to be somalilander 100% ❤💭💚 also to be soooooomali 100% Waad mahadsanthiin.
Kaafi Cade 30 sano maad raxaysanay bro adigu saw hoobiyaha iyo pmka maad macaansanayn xageed iskaga dhigaysa inaad paris iyo berlin la tartamayseen. Anigu waxan ahay Sodon jir nabad ku dhashay oo ku barbaaray wax ku bartay dabeeto ku ilmo dhalay intasa ugu yar faa’iidada aan hayo maxad haysa yaa ayuhall qadad weyniya. Soo tax bal adna aan kula eegnee oo fadlan ka reeb waxad soo wadid wan iska kiin garanayaye amison al shabab qarax cambuulo niiko iyo qaar kalo badan 😂😂😂😝
Codka 8:04 wa hogaamiye kooxeedkii xuseyn maxamed faarax caydiid. mahadsanid ustaad cumar ilaah ha ka abaal mariyo bishaaradaas wacan oo inoo sheegtay, waxa ka mid ahaa dadka aaminsanaa in la kala tago dhamaan soomalida marna ma jecleyn lkn xiligaan sababo badan darteed waxa jeclahay mudoobid.
waa sax ee adeero sool sanaag iyo cayn dadka daga makula qabaan Ogsonow reer dawlad ma noqdo Intay somali dawladeedu burbursanayd baa somaliland la aqoonsan lahaa Ee adeer riyada ka toos
Mnsha Allah, xaqiiqdi daah masaarno in mar un Soomali wax kuheshiin doonto waliba sida aan isleeyahay waxay noqon karaan mardhow sida khaliijka carabta, kadibna ay sidaas isugu sodhawaadan markale. In sha Allah waa rajaynaynaa.
Hadii aynu nahay soomaalida reer jabuuti waxaynu jecelnhy in aan ku biirino wlalheen soomalia insh allah way soo dhowdahay
From jabuuti🇩🇯
Mashaallh inaynu dhamaanteen Somalia noqono oo ah wadanka somalida wx ka wcn ma jirto waayo hal jidh bynu wada nhy mana kala maarano inshaAllah waynu midoobynaa☝️🇸🇴🇩🇯💉🇩🇯🇸🇴☝️
inshalah waa midoobi doonaa
Inshaa Allah wax yar baa kahadhsan waqtigii isbedelka iyo midowga soomaaliyeed soo noqon lahaa.
Waxaasi waa riwayad halkaydun kala midobi anaga idiin dhacayne
Insha Alana yarabi
M.a aniga waxan ahay hawiye dhamaan walalaheyga isaaq, daarood, jareer, digil iyo mirifle, dir, banaadiri iyo dhamaan walaheyga soomaaliyeed waan wada jeclahay illahow janada nagu wada kulmi🤲🤲
Amiin adna Allah haku jeclaado
Hadaa janada ku kulantaana ma qabyalad wadeesa somalaay hhh
Shafie Abdirahman dir iyo isaaq xagee ku kala wadaa
@@muhyadiinsayid9646 adigu xagaad isuugu dhajin
@@Kbrallh walaal iskuma dhajinayo waayo maba ihi lkn waxaan ogahay
Dir inuu magac guud yahay lkn
Hoos marka loo socdo isaaq iyo qabiilo kaleba dir inay yihiin
Fg Qabiil waa wax jira saxna ah lkn Qabyaalada ayaa khaldan
Aniga waxaan ahay somali kudhashay mogadisho waxaan markasta ku hamiyaa allana kabaryaa inaan arko somali galbeed iyo gaarisa oo kabaxday gacanta cadowga 🤲🤲 allow adaa awoode noo rumey
Aniga waxa joga Somali galbed gar ahan degmada dhanan
Wll Waa kula qaba rayiga
Wayo inta an ku nolaa meshaa wali ma arag itobiyan iyo Somali sificn iskugu milmay wayo isma fahman Somali wa Somali
Ra yiga somali wa isku so laban donan wa kulaqaba Somali galbed bulshadeda waxay ad u xiseyen somalia
Been maadan sheegin sxb
Ayaanle khalif wll somaaliyeed salaaan kal iyo laaab ah Ayaan hadadda kusoo marinaya from holand
Amba waxaan joogaa NFD sidoo kale hada waxaa ka jira olala lagu taageerayo Dowladda Soomaaliya waayo janan iyo Kenya waa isku dinac Shacabka reer NFD waxay Hilow u qabaan dowladda Soomaaliya كل شيء يرجع إلي أصله
NOONA 11 wll
Wa ka qadnay si kal iyo Lab ah sido kale ana Wa ku salamay
Mhd sanid zxpo qli
Salaan billan iga gudoon wll qaali ............Illahow midee somalida quwadoodina soo celi
Somalida kale waan fahmaa oo waan ka jecelahay ethiopianka iyo kenyanka anigoon isku af aheen somalida kle oo xatta qaarkood ifahmeen lkin ani waan fahmaa oo mar walba hadii dhib ku dhaco waan ka damqadaa
From Baydhabo janaaay
Somali o dhan waxan hoskeeni doonaa calankan 🇸🇴 dhaman Somali melwalba o ay joogan
Markan dalka madax ka noqdo insha allah
Somaaali dhan way midoonysa wx shanta Somali la idhaahdo majiri doonto
Dhaman wa hal🇸🇴🇸🇴❤💉🇩🇯Somalia somaaali baa leh
Waxaan ahay soomaali, waligeyna waan ahaanayaaa soomaali, mana ka suuli dooni u dhalashadeyda.
Saxarla Elmi ya Ehla Zharaf sidoo kale from s/land
Somalia waa mid waana ahaan doonaa
Wxn aaan ahay somaali wxaana ahaan doonaa hal wadan wadankeena bas wayna midoobayan Somali dhan🇸🇴🇩🇯💉❤
Somalia somaali baa leh🇸🇴☝️
Thanks OGAANSHO hal beynu nahay anago yar ilahy nama kla qaado one love shacabkeyga soomaliyeed🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️
Hada nahy Somalida ku nool Ogadenia ❤️💙💚waxan ku biiraynaa wllhy somaliyeed 🇸🇴
Itoobiya oo awood yeelatay
aya idin maamulaysa 😢 way adkaanaysa marka in an midowno
يا ايها الصومال 🇸🇴 لا تنازعو فتفشلو ......وكونو متحدين تكونو الدولة الصومالية التي ستنصر المسلمين ان شاء الله
HADII U ALLE IDMO SOMALI WAXEY NOQON DOONTAA DAWLAD MID AH TAASOO ISLAMKA QUWEYN DOONTA
Ilahey ha rumeyo
ilhay ha aqbalo arintaas waa wanaag
Mahadsanid wll noogu ducee taas
Insh allh
Insha allah one day
m.a mhdsanid mudane cumar inshaar
Masha allah xaqiiq somalidu ha israacdo
Ilaahayow Soomali oo dhan sufuuftooda midey inta wali gumaysiga ku jirta iyo inta xorta ahba
Amiiin
Soomaali weyney dhamaan waa idin jeclahay ❤👍
ALLAAHU Akbar kabiira bal ARAG somali Oo Ka Ah Aduunka dadka uguyar OO dhul barwaaqo Alle siiyay oo aan is rabin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤
Soomliya soomaali baa leh ❤🇸🇴❤🇸🇴🇸🇴❤🇸🇴🇸🇴
Somaliyada somalidu wada ledahay ma inta mapka sevenka ahba mise min jabuuti ilaa waqoyibari kenya?
MAGACA SOMALI WAA LOO SIMAAN YAHAY⭐
Lakiin Qof kasta Gobol buu kayimi Ama dowladd
Ar niyahwo nagada calanka buluuga uu na cawaraye😂🤣😂🤣
@@qayseraxmed6455 adke hal subscribe igucaawi pro
@@hana8824 intii luqada somaliga ku hadasha waa mid
Insha allah somali people save 🙏🙏🙏
qof walbo oo somali ah wa wallky walshey qabilkee raban ha ahadan allah ha barakeyo qof walbo oo somali ah🤲❤
Allow qalbiyada siyaasiyiinta mideey sida ay u mideysan yihiin dhalinyarada oo kale 🥰🤲🤲
Hhhh dhalin yar midaysan ma arko
Marwaanow wax faham in wax laguu iftiimiyo lee hasuginee wllka
Amiin amiin 🤲🤲 wlo qli
MACLOW OFFICIALL
Sidaan ugu midaysanahay Diinta Islamka dhe waayo Cadaan, madow iyo Huruudba Ilahay SWT umadii Nabi Muhammad Scw wuu midayay Sida Makkah iyo Madina iyo Qudus okale Cid reer Habel baan ahay leh malahan markay Tukanayaan Muslim mahan Allahu Akbar 😊
Saaxiib Runta haddii la isu sheego Shacab midaysani ma jiro.Haddey imminka ethiopia jabuuti gebigeedaba qaadato in ay soomaalidu had-hadlaan mooyaane Ficil iyo tallaabo ma qaadayaan. Haddey midaysanyihiin xitaa ismey dileen, Waxaad maqlaysaa maamul gobaleedka jubaland ayey Dawladdii somalia isku kacsanyihiin oo wey islaynayaan...
Waxanjooga somaliland gaar ahaan hargaysa
Waxa kaliyen rajaynaya inay somali Mar inay somali midowdo oo aan arku dawlad somaliyed oo xoog leh 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
Mashaal sxp alle hakubarakeeyo dad isku afah oo isku diina iyo isku dhaqan maba kala maar maan sinaba
Anigu waxaab deganahay borama waxan aaminsanahay soomaali waa soomali waaanan u damqadaa meelkastooy joogan 💞
Wax badan ayaa iga baxay mowduucan. Xog badannah waan helay. Jazakallahu khayr walal cumar❤️
Shukran ustaad
Waa topic aan aad ugu farxay waayo marwalba waxan kabaqaa in nakala gogoyo oo wadamo kale kudarsamno. Waligeen hal baan ahan donaa in sha Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Mahadsanid ustaad
Somalidu waa dad isku jinsi ah isku dhaqan iyo isku diin ah anoo kso jeda somaliland wn rajenynaa in somlida oo dhan ay mlin uun midowbi doonto insha allh ❤
Waan kula qabaa walal aniga koonfurta ayaan ka imaaday waxaan wax la bartaa arday ka timid somaliland mana jirto kala sooc iyo wax aan isku aaminsanahy inaan walal nahnay jaceyl ciso iyo iska war heyn 🇹🇷
Mahadsanid tnx qof caqli usaaxiib ah ayaa tahy mashlh
I am Somalilander Ilaahyow Somalia Hanugu darin
Yes Omar am from Garissa and i know somali is one nation always asante sana ndugu
Somalia 🇸🇴 people will never get split countries we will be one nation that is strong and we will win and destroy our enemy
Masha'Allah Qofkastoo Diinta Waxkagaranaayo, Xigmadbuu Dadkalle dheeryahay👍💝
Mrka aan comments yada bdnaa wda aqriyey wxn arky iny shacbku midnimada Somalia raali ka yihiin inta jeceyl Somalia oo idil iny somalida one noqoto like ta dhac igu siiYa ❤✋
Omar inshar wax kudhama lawaa walalkey Horay usoco
Masha Allah sxb shaqo fcn aya haysa Allah hakubarakeyo hore usiwad dadalkada wll
fikirka kaliyah e aamin sanahay wa in aysan somaali kala go. ayn waligeeed ba mana jecli in walaladyda somaliyed ay kala go. aan allow na midee somali o dhan 🇸🇴❤️ inta ila fikir ah like saar👍
Mudane,warbixin waxad nagasiisaa dalkuyaala nourAmerica ee layiraahdo surinam, xadaradisa iyo sida diinta islaamka ay kugaadhay
Suriname wa South America mana ahan Islaam walal. 1987
Ayey xornimo ka qateen boqortooyadii Holland. Waana wadan aaad u yar ah.
Kuwa Holland kula jooga waydii surinam ta ah
Wll south America buu ku yala Christian ba u badan 48% Islam 13% weyaan
Maya warbixin maka diyaari karno
Abdullah Muse adeer ninkaan nin wax walpa yaqana miyaa umoda shalay buu Ku shegayey waan so diyariyaa bu Ku yiri adba soo diyarso
Kolay waY dhacaysa in ay mar Uun dib u midooban, Allah hasoo dhaweeyo. 🙏
Hilbo wada dhashiyo hayib qudhaynu nahay..🇸🇴
Inshalah waxan raynayaa inay midoobaan 5ta somaliyeed inshslsha
dhici mayso inaan midawno
Waad Walden tahay weligood madoobi Mayan kaalay qasab ku midee
I love my country somalia 😍
Insha Allah wa waxa kaliya oonan ka raja dhigin on mar un Somali wayn dib isugu so laban doonto🇸🇴
Muuqaalkan hadan arkay lkn markan arkay waan farxay niiyada idagtay mahadsanid ustaad cumar
Allow intaanu noolnahay na tus Somali oo midaysan. Ameen😭
Saahid Said wll Amin ya rabi 🤲🏽
Amiin Amiin Amiin 🤲🤲🤲🤲
Somaliland wa dowlad gaara mana dhacayso 😩😂😂😂😂beentey
inta aya somaliland ku jirto somalida wax saxmayo ma lehn 😩😩😩😩😩
Aamin yaa rabi
Mahadsanid ustaad cumar inshaar
Insha allah somaliya mid ah Allah natuso wllhi faraxd ka weyna ma jirto 🇸🇴🇸🇴
Aad iyo aad wlhi ❤Raxanweyn baan ahay Alx Soomaalida kalena wlhi plhi tlhi waan wadajeclahau ❤dhibkoodaan kanaxaa oo qofwalboo dulmanna waanladanqadaa oo garab istaagaa 💌Waxaana jeclahay inaan arko soomaali oo midowdey 1calanna usuran 🇸🇴🇸🇴🇸🇴Kunawadaqanacsan oo midnimadooda kuwadafaana ❤Allow adaa riyadaan nooxaqiijinkartidee noorumeey 🤲🤲🤲❤Xaqiiqdii clipkan yididiilo gaar ah ayuu isiiyey 🤗.
Mahadsanid Ustaad qaali ah .
Manshaallah walal omar mahadsanid somali is one nation
Mshaaa aallh alaha ku brakeeyo Ustaad Omar ishaar wx badan aYn ka faiday
Mahdsanid Ogaansho👏❕
Maasha allaah jazaakallaahu kheyraa wll waad ku mahadsantahay nin yohooy muuqaaladan o kale o isku so ken dhaweynayo ino so badi
Masha allaah waxaa kamid tahay oo kaqeeb qadaneeysaa midowga soomaaliyed, noolow
Masha Allah ustaad Cumar inshaar runtii wax badan ayan ka fa'iday si gaar ah muqaalkan su'alo badan an isweydin jiray ayan jawab iga siisay shukran alfa marah Allah hakaa ajar siiyo.
I can't wait xelliga aan midoobi lahayn😥
Masha allah horey usii wad baaritanka la xariiraa shacabka soomalida noo raadi aqoon ama cilmi baaris dheer ku saabsan somalida mahadsanid
Masha allah walal iyado caqabado jiraan ba dadalysa allaha haku sharfo🤩🥰🥰
Waa run waan sugaynaa goorta ay somali mid noqonayso inshallah
Maasha allaah omar inshaar wllka allaah haku xafido🤲 😍
Walahi waa mowduc ad u wanagsan walal omar
Wxd moodaa in mawduucu Ku socdo rer somaliland(and I am proud to be Somalilander
Ictiraafka xamar yaala ee qanisiin iyo Europe mayalo
Hhhhh waa mawduuc xaqiiq ah dhab ahaantii (Im soomaalilander)
@@xamseahmed5889 wllh aniga anoo xamar joogo somalilander waan ahay qof kasto Somalia wuu yahay ereyga somaliland micnihisa waxa wye dhulkii Somalia 🤪🤪
Hadaan midownana kolay rer somaliland iyagu uma tagi doonaan xamar oo nala midowda mooyee
@@hazankaafi4473 waa sida
Mahadsanid ustaad cumar inshaar ' Asalka shacabka somaalida wax kasoo dheh ustaad.
Gadaal kagaar ayaan ahay oo videoyada waan kasoo dahay sanado lkn waxaan kafiicanahay kuwa sanadka kale imaandono, mahadsanid sxb.
Anigo kle🤣
Aad iyo aad Mr omar ishaar
Mufakir soomaaliyeed umar inshar mashallah wll
Asc ma sha Allah faham guud ayaan fahmay Allah ki barakeeyo
insha allah maalin baynu midoobi INKIRIIISKUNA qaybsami
Intaaas waxa umaraysa Somalind Lagamayabo inay Go,an 🇮🇹🇮🇹🇮🇹
6:30 codkan waa kuma yaa iisheegi karo faldan! wallahi qof Somali sidas maka filaneyn
Lcg baa la siiyay doqonka
Anibo waa aminsnahy in somalida eey kalaa goeyn si kastoy udhacdo ineey Kala tgn🇸🇴🇸🇴💪💪❤
Somali waa Qomiyaad?
@@deebeyadem1604 I know
Mzha Allah wll Omar inshar allaha ku barakeeyo❤🔥
Mahadsanid Ogaansho
mashaAllh wll omar inshar
Mashlh chanal wax fcn ayka soo galaan
SOMALILAND WEY SOCOTEE SOO DUCEEYA NIO WANU TAGNEEE Anana Wn Idiin Soo DucaynaNayee....🤗🤗🤗🤗🤗 CUMAROW CAAWA BARNAAMIJKAAS WAA QALAD KU NOQO NIO HDANU Nahy Reer SOMALILAND ARintaa WANU KA XNAAQNEY NIO CADAALAD Maaha.....😎😎😎😎
War Runta iskusheeg waxba haismaaweelinin Somaliland mustaqbal kuuma hayso 30 sanaa Ben laguguwadaa
sodon sano billa qarax baanu ku nolayn lkn adinku .somalia. 2020 ayaad illa hada tihiin reer qaraxLAND
Who labadii kiis ee somaliland Somalia aya lagu xisaabiyay ee dadkan qanisiinta lacagta ka qaato yee idin waalin
@@verygoodboy5724 Waa Caadi Angu Ictirafkuna Inyr Buu Soo Jiraa Angu Dawlad Bnu Nahay Somalia Aad sheegyso Ka Horeysay Kkkkk hdaa Taa Ogow
@@wll__dc1856 Arkadaa Abti Arinkaa Nio Ilaahy Nabd Ha ka Dhigee Ilahy Anagna Nabdeeni H Noogu Wdo Aamiin
Somalia iyo somaliland waligood mamidoobayan taa ku abshira somaliyey. In qabiil laxasuuqo midna 60 sano madaxwayne ahaado😭
Ilahay dadkeena soomalidaa ha u gargaaro dhamaantood
Omar inshaar mid ka mida mufakariinta ugu fiican ee soomalida
Omaroow wllo carabtuba guudka sare waaka wada carab iyagoo kala dawlado ah ,saa si lamidana somalidu iyagoo kala dawlada ah hadana guudka sare waaka wada soomaaaali alle hadaayee.
Am proud to be somalilander 100%
❤💭💚 also to be soooooomali 100%
Waad mahadsanthiin.
Runta in la isku sheega fcn bro 30 sano oo aqoonsi raadsi ah ilaa hada waa eber
Sxb calanka italiya maxaad ulajeedaa
🙄🙄😱Calanka islamed iska dhig huuno
Kaafi Cade 30 sano maad raxaysanay bro adigu saw hoobiyaha iyo pmka maad macaansanayn xageed iskaga dhigaysa inaad paris iyo berlin la tartamayseen. Anigu waxan ahay Sodon jir nabad ku dhashay oo ku barbaaray wax ku bartay dabeeto ku ilmo dhalay intasa ugu yar faa’iidada aan hayo maxad haysa yaa ayuhall qadad weyniya. Soo tax bal adna aan kula eegnee oo fadlan ka reeb waxad soo wadid wan iska kiin garanayaye amison al shabab qarax cambuulo niiko iyo qaar kalo badan 😂😂😂😝
Calanka maaha muhiimadu jaalayaal waa kalmadaha muhiimadu.
Codka 8:04 wa hogaamiye kooxeedkii xuseyn maxamed faarax caydiid.
mahadsanid ustaad cumar ilaah ha ka abaal mariyo bishaaradaas wacan oo inoo sheegtay, waxa ka mid ahaa dadka aaminsanaa in la kala tago dhamaan soomalida marna ma jecleyn lkn xiligaan sababo badan darteed waxa jeclahay mudoobid.
حلقة ممتعة بارك الله فيك أستاذنا
Mhadsanid ustaad Omar inshar allha ku xifdiyo adiga iyo familkgaba 💖💯💖
M.a
Soomaalida Guul
Masha allah masha allah caqli ayuu alle kusiiyaay cumar inshaar alle haku barakeeyo akhiro iyo aduunba
Mar ay noqotoba wan arki donaa anaga iyo walahen oo heshiis eh 💙💙💙
Ilaahyow qalbiyadene isku fiyoowi
Hergeysa iyo mugdisho waa hal 💙💙💙
haku fikirin laba ayaan nahay midaas ogow
@@khamarjilaztking7862 geesi qaran ❤❤❤❤❤❤❤❤
@@khamarjilaztking7862 soomali dhan ma uhadashid kaligaa iska hadal soomali waa somali waana isku soo naqaneenaa dhamaanteen somali insha Allaaaaah
@@mariaali5569 hadan ku diido ma Qasaba iskada inan soo noQde xabadba inoo balana
@@khamarjilaztking7862 neefso nafa leedhahy
Insha Allah somali🇸🇴 wey midobi doonta walibo si lama filan 💙💙
Man sha allah huuuuuuuuno thnks omar in shaar
First, for the first time ❤️
Zaado omar hal subscribe makaahelikaraa
Masha,alah bro shukran
Masha allah Mowduuc Aad muhiim Ah
Asc
Mashaa Allaah hadaa nahay dadka ku dhaqan dhulka LA magac baxay Ardu soomaal gees ka gees waxaynu nahay dad islaama hadana waxa Ina mideeyey Afkeena qaaligaa ee soomaaligaa Aduunkana maalinba heerbuu marayaa lama huraana waa Caska jiilaal waxana jeclaan lahaa in aynu Ahaano UL&DIIRKEED iskana Saarno maanoo Reer HeBela Calooshana wax Aan laysugu hayn ILLAAHAYNA Loonoqdo shukran OGAANSHO
Soomaali miyaad tahay waa ila sax waayo soomaalida hal wadan kama dhaxeeyo sxb Kolay Anagu hadaanu somaliland nahay midnimo waanu aragnay xumaan iyo samaanteed hadana umasocono hadaanu nin naga hadhayn
waa sax ee adeero sool sanaag iyo cayn dadka daga makula qabaan
Ogsonow reer dawlad ma noqdo
Intay somali dawladeedu burbursanayd baa somaliland la aqoonsan lahaa
Ee adeer riyada ka toos
Hargeysa ku ekaaw hee marka kadibna isaaaq land baxsada
@@E25-e2w waa hadal saxa
waxaan lagula qabin inaad ku dhawaaqdo waa wax xun
30 ayaad lasootaagana tihiina cunsurinimo soomaaliyeed hal qabiila qarana ma noqodo gobolda waqooyiga cidii dhibaka kagaysday dalisa markaa jirya ayuu ahaa dadka soomaaliduna makala maaramaana maanta ooy 30 maryso soomalind dadka gobalda kale dagana ee soomaalida waa la isku xidhanayahy miyi iyo magalaba inka dheeree in la idina aqoonsadee cusuriyda iyo waa la I aqoosanyaa waqatigu ayaanu kaga dhumina midkale dadka somalind dakana iskuma raacsana gooni u goosadaka kali hal qabiila ayaa dhakaa amisana mar labaad ayaan leeyahy qabiila qarana ma noqodo tariikhidu waa 2 April 2020
@@faadumoyaasiinamuhamed606 xaqiiq wll
Waa xaqiiq walhi midaasi waana mida kaliftay maanta maxabada iyo jacaylka soomaalinimo🇸🇴ee ka dhaxaysa jiilka maanta ee aad kamidka tahay walaal anna aan kamidka ahay wakhti aan fugayn ilaahay fadligii waxaan arki doonaa inaga oo mida✊ misana aan lahayn xittaa maamul gubaleedo iskadaa kalamaqnaashee🇸🇴
OGAANSHO IYO TANAAD
ma umaleysaa in caawa ay barnaamij yadooda isku dhowyihiin, sababta
Waxey ka hadlayaan umado iyo midow.
Haaa wlhy 🤔😀
Aad iyo aad
aad & Aad💕
*Si fcn wllhi*
Mnsha Allah, xaqiiqdi daah masaarno in mar un Soomali wax kuheshiin doonto waliba sida aan isleeyahay waxay noqon karaan mardhow sida khaliijka carabta, kadibna ay sidaas isugu sodhawaadan markale. In sha Allah waa rajaynaynaa.
Caaqil soomaliyeed omar iinshar 🧔🏻
Mashllh runtii Aniga waxn ahay ogadeen damaan umada somaliyeed meel walbo aay jogaan wan jeclahy ileen waad dad wllahayga wlhi iminka lajogo qabiil waxn ka necbahay mlhn sawbto aah qabiil horumar lagu magaro wll mcn gacma wadajir aye wax ku goyaan gacma iswada qabsada
Masha Allah
hada nahay shacabka reer borama waxanu nahay somaliwen 🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍😍😍🇸🇴😍🇸🇴😍🇸🇴
Iam first view in this vedio i love chanell ogaansho ❤❤Golden Voice ayaad leedaHy ilaahay haku xifdio SomaaLiya somaaali baa leH
Subscribe isaaar kawsar
somali⭐⤴
iga raali noqo maxaad Engish iyo somali isugu dartay icafi hadaad dhibsato balse waan layaabaa markasta ayaan arkaa dad saas ah laba af isku mila dadka saas ah oo dhanoow afkeenaa harumarin inooga baahan cakuye ceebaynta jooja🇸🇴👌👑🌷
Bravo Bravo
Jarmalku waa dad Lagu daydo Dadnimo iyo Aqoonba 💯💯
Love Somalian♥️🇸🇴🇩🇯
Indha indhaynta waxa soosocdo waxa awoodo uun
Qof indheer garad ah wixi aan kafikiraayey ayad sheegtay xaqiiqdii xaga soomaalia
Wax badan oo xaqiiq ah ayaad diirada saartay Alle ha ku xifdiyo cumer inshaar
Viva somaliland dadka somalilander ka madaxbanaanidayadu waa muqadas yaa igu raacsan 💪
SOMALILAND WAA SOMALI⤴
SOMAALIYA WAA SOMALI⤴
DJIBOUTI WAA SOMALI⤴
SOMALI GALBEED WAA SOMALI⤴
SOMALI KENYA WAA SOMALI⤴
war waa layabay
Aniga