Kadaroo dibi dhal Trump O Qasa tagi doona waliba & Tuneelada Qasa waxa lagu Sameyn Doono Aduunow Xaa

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 лют 2025
  • ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/...
    Kadaroo dibi dhal Trump O Qasa tagi doona waliba & Tuneelada Qasa waxa lagu Sameyn Doono Aduunow Xaal qaado
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    #ShMaxamedDulmiDiid
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212...
    you can open a wise bank acount world wide using this link and get bonus and free card
    wise.com/invit...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Dulmidiid wants to give you a free Wahed bonus of £10.
    To claim your free reward make sure you use this referral code when you sign up: ASAIBR1
    Download the app app.wahedinves...
    Join VtMarkets and we will both get $200
    www.vtmarkets....
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.
    DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

КОМЕНТАРІ • 305

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  5 днів тому +22

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

  • @MaxamedCismaanMuuse
    @MaxamedCismaanMuuse 5 днів тому +21

    Walaalayaal
    Ogaada waxbaa soosocdaan
    Waa gabagabadii aduunka
    Waxaalagaarey xiligii kalabaxo
    Islaamka iyo gaalada
    Ninwalowba diyaargarow

    • @begreatfulleverythinguhave7966
      @begreatfulleverythinguhave7966 5 днів тому

      Walahi walal wad saxan thy waxba jira waxanse ka baryi in uu arankas rabigeen ku mideeyo islaamka guul iyo wada jir ka helno اللهم ألف بين قلوبنا وأصلح دات بيننا وثبتنا ورزقنا حسن الخاتمة

    • @hibaqahmed4405
      @hibaqahmed4405 5 днів тому

      Aad iyo aad aduunku waa gabagabo waa lakala baxayaa inta dhul gaalo hada joogta waa inaan ka cararno oo dhul muslim u cararno mar dhow buu bilaaban dagaalku

    • @mustafecabdi-bv5bv
      @mustafecabdi-bv5bv 4 дні тому +1

      Waa sidaa
      Waa in loo diyaar garoobaa reer galbeed iyo daalimiinta sidii la isaga Celinlahaa

  • @fuadsaleban
    @fuadsaleban 5 днів тому +11

    Ilaahay ma dhihin ee gaalo jaceelkoda ka hadleen insha allaah islaamka ayaa guulesan doona

  • @AliMohajim
    @AliMohajim 5 днів тому +19

    Trump wuxuu rabo ha yiraahdo lkn wuxuu ogayn koomkan illaah baa samaystay maamulkiisa baana ka shaqaynaya inshallah gaalkan waa kibray

    • @maryamcumar5894
      @maryamcumar5894 5 днів тому +2

      Traum hadu Gaza Tage halagu dilo bacawga

  • @abdulqadirkutub8032
    @abdulqadirkutub8032 5 днів тому +12

    قال الله تعالى:
    وَإِذْ يَمْكُرُ بِكَ الَّذِينَ كَفَرُوا لِيُثْبِتُوكَ أَوْ يَقْتُلُوكَ أَوْ يُخْرِجُوكَ وَيَمْكُرُونَ وَيَمْكُرُ اللَّهُ وَاللَّهُ خَيْرُ الْمَاكِرِينَ

  • @mrdhagane1268
    @mrdhagane1268 5 днів тому +12

    Alle swt ma dhihin hadalkaa
    وَمَكَرُوا وَمَكَرَ اللَّهُ ۖ وَاللَّهُ خَيْرُ الْمَاكِرِينَ

  • @aminakhadar581
    @aminakhadar581 5 днів тому +4

    sida Allah rabo ayey noqoneysaa Gaza sida cadowgan rabo manoqoneyso InshaAllah

  • @apdirahman1433
    @apdirahman1433 5 днів тому +7

    Isagaa yidhi lkn alle ma dhihin وما تشاء إلا أن يشاء الله

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 4 дні тому +1

    illaahow Gaalo Iyo Yahuud ka qabo dhulka Reer Falastiin Yaa Rabi

  • @dhhol77
    @dhhol77 5 днів тому +4

    Igu deey qaza igu deey uu taagan yhy taraam lkn wlhi inu ku guuleyaanen waayo qaza waxey qaza ku thy dhiiga dadkedaa bilaash mahan dhiigaas oo illahey ma dayacaayo❤

  • @Umuyaasir5434
    @Umuyaasir5434 4 дні тому +1

    Odaygaas waalan warkiisa waa riyo msreykan allahbaa hor istaagaya wxy rabaan insha allah dhiigii shuhadada ma khasarsyo guushii waa dhow dahay

  • @fartuunmohamed6081
    @fartuunmohamed6081 5 днів тому +3

    Koonkaan allah ayaa maamulo taladiisa ka ogdaa ee allah kuwa awooda beenta ah is badey allah ayaga ha isku halaago hana isku salido yuhuud iyo xulufadooda allah ha soo dedejiyo dhamaadkooda iyo firxadkooda jabkooda aamiin

  • @SayidKheekh
    @SayidKheekh 5 днів тому +2

    Islamka allah todobaad gudi,hii hadhinto taraam insha allah Alle ayaan ubaryayaa isaga iyo natanyaahu aduunka in Alle kaqabto iyo Islaamka allow iga aqbal yaarabi

    • @LeshaDonani
      @LeshaDonani 4 дні тому

      Adeer mesha islaam. Majiro ee wahaabiyo yahuda ushaqeeya ayaa bari dhex guhab satay😂😂

  • @Hibo-t7c
    @Hibo-t7c 5 днів тому +3

    Shiiq haku daalin kuwaan rag waa ragii hore kuwa hada jiro hankoodu ma dhaafsana dabaq uu dhisto iyo kursi ilaahay hanaga soo gaaro inta inoo hartay 😢

  • @khadiijamuhammed3584
    @khadiijamuhammed3584 5 днів тому +2

    Trump iyo gaalo hadeey qaza damceen halaagood baa imaanaya INSHA ALLAAH

  • @SayidKheekh
    @SayidKheekh 5 днів тому +1

    Islaamku waybaqayaane wax kale haday garan waayeen Alle awbaryaan reer qasa carabka saaray diinta Alle Alle haburburiyo Yuhuuda iyo marykanka allow burburi marykanka iyo Yuhuuda aamiin aamiin aamiin

  • @User-s5z2t
    @User-s5z2t 5 днів тому +2

    Waa. Asaasaq. Yaa qof dedaa Ah. Masuul u dhib aye isga iyo keekahoreeyey. Waxaan daba soconaa Allah warkiisa in islaamku goolaysanayo Inshaallah

  • @eazrayiylmohammed9743
    @eazrayiylmohammed9743 5 днів тому +2

    سلام إللآحرار فلسطين والسوري 🇵🇸🇸🇾✌🏼

  • @AbdiQadir-j5g
    @AbdiQadir-j5g 5 днів тому +3

    يعلمون ظاهرا من الحياة الدنيا وهم عن الآخرة هم غافلون

  • @Kazwalee
    @Kazwalee 5 днів тому +2

    Gaza Allah baa leh

  • @fitahwabiir3716
    @fitahwabiir3716 5 днів тому +3

    Wuu iska hadlay lkn allah is always there

  • @abdimacalin4156
    @abdimacalin4156 5 днів тому

    Ilaahay madhihin mana dhici doonto insha allah masiibo rabaaniya ilaahay haku rido maraykan iyo taraam

  • @imahmud
    @imahmud 5 днів тому

    jazakallahu khair sheikh.
    You are my main news source when it comes to middle east region.

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 5 днів тому +1

    Waa yaabkii dunidan ma nin madax wayne ah yaa saan u hadli falastiin maraykan baa qabsan waa yaab yaabkiis 😢😢😢😢allah allah allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ falastiin allah mooyee cid u maqani majiro sacuudigu waa yahuud

  • @AxmedOscar-e8y
    @AxmedOscar-e8y 5 днів тому +2

    Meeshaasi waa jooga dad udiyaarsan inaydhintaan

  • @DheemanDheeman-q5n
    @DheemanDheeman-q5n 5 днів тому +2

    Illaahaybbaan ku dhaartee innaanay dhacay sida aydoonayan ee qasa quruxbadan oo reer falastiin aleeyihiin ayaa lloosoodalxii tagi isha allaah

  • @geelaa1000
    @geelaa1000 5 днів тому +1

    Warkaas waba kama jiraan. Wax uu qaadikarona majiraan. Insha allah waan ogaan doonaa.

  • @AminaAli-q8z
    @AminaAli-q8z 5 днів тому

    Gaalkan wajiga kabta ah leh ee kibray ilaahaybaa qabanaaya insha alaah iyadoo ale qabtay iyaga iyo munaafaqiinta lashaqeeya ee daaquutkaah ee carsb iskusheegaa

  • @Helo-593
    @Helo-593 5 днів тому

    Wlh maalmo xanun badn ya Allah u gargaar o garab istaag falastiin

  • @MariamMohammed-p1k
    @MariamMohammed-p1k 5 днів тому +2

    Maalin aduunka ugu dambaysey Allah ka dhigo

    • @marwo1162
      @marwo1162 5 днів тому

      Aamiin

    • @adamjumale4871
      @adamjumale4871 5 днів тому

      War bal u kaadi aan guursado oo aan raaxeesto, 😂🎉😂

    • @SaharaNoor-j2c
      @SaharaNoor-j2c 5 днів тому +1

      Xilikan miya raxa kafikiri dadka silcaya ma ujeydid miya

    • @nuuracayuuni238
      @nuuracayuuni238 5 днів тому

      Aaaqiro ay jirtaa nolosha saxda raaxada leh​@@adamjumale4871

  • @sahrosiad4317
    @sahrosiad4317 5 днів тому

    Salaam alaykum waxaan u baryaynaa alah inuu gacan bit ah kaga qabto cadowga tashaday ilaahow talo Waa Yaad a ee warkiisa waxkama jiraan kadhig faajirkaas hunguri ayaa ka galay trump baydkii ilahay hada waxaan u ducaynaynaa sidii bishii ramadaan ee kalhore allah wuu naga aqbalay hadana aan ducayno ❤

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 5 днів тому

    ما شاء الله تبارك الرحمن بأرك الله فيك وجزاك الله خيرا أستاذ محمد

  • @Fays2010
    @Fays2010 5 днів тому +3

    Maraykan awal ma u turay Qaza.

    • @Fahadaxmedyuusuf
      @Fahadaxmedyuusuf 5 днів тому

      Waan midaan layaabnahay waxa sanad lagu dhuftaya kabadn may hayaaan kir dheh

  • @beautyofislam8253
    @beautyofislam8253 5 днів тому +3

    Insha Allah khayr fara badan ayaa ku jiro in Trump saas dhaho arinta Gaza. Waxaa laga yaabaa in aduun weynaha oo dhan ay sida ugu dhaqsida badan ay ku aqoonsadaan State of Palestine.

  • @FarhiaFarhiafunny
    @FarhiaFarhiafunny 5 днів тому

    Allow adigaa awood leh allow yuusan nabad ku imaan

  • @ashamohamed7014
    @ashamohamed7014 5 днів тому

    Walaal adigu wuxuu yiraahdo ma sida uu yiraahdo inay udhacayaan baad moodi sow ma ogid sidii ilaahay ugu talagalay udhacayso

  • @mustafecabdi-bv5bv
    @mustafecabdi-bv5bv 4 дні тому

    Wax suura Galaya maaha Inay Qixiyaan
    iskamana Celin karaa Xamaas si kasta oo ay isku soo bahaystaan
    ALLE ayaa la Jira Xamaas iyo reer falastiin
    Anaguna Qalbiga ayaan kala Jirnaa hadii Aanu tagi Karayno mabaanu Joogneen inyarna
    Lkn ka daali mayno inaan u Ducayno
    Imsha Allah

  • @ahmedizayoz5931
    @ahmedizayoz5931 4 дні тому

    Jazaaka allah Sheekh ❤

  • @kautharabdikadir9237
    @kautharabdikadir9237 5 днів тому

    Ya Allah protect Somalia and his people and remove our internal fighting and unite us amiiin

  • @filsannoor4529
    @filsannoor4529 5 днів тому +1

    Carab ceebay dhexfadhiyaan 😂😂iyaga iyo ceebtu waa walalo😊

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 4 дні тому

    traam Allow shartiisa muslimiinta ka Qabo Yaa Rabi Gaal waa uun Gaal Allow ciqaabtaada usoo Da daji

  • @HamdiMaxamud-l2c
    @HamdiMaxamud-l2c 5 днів тому

    ilaahay madhihin nin xunoo shaydaana baayiri balse Awooda allaa kawayn wxaasoo kibira halaag hausugnaadee gaaladn

  • @oneotako9693
    @oneotako9693 5 днів тому

    illaahay ma. dhihin ee oday❤ futad🎉xaarku leh ayaa yiri

  • @adancabaas8584
    @adancabaas8584 5 днів тому

    Insha allaaah, tram qasa ayuu kudhiman doonaaa.

  • @aadanaxmad8308
    @aadanaxmad8308 5 днів тому +1

    Konkan mamulkisa allah aya iska leh odaygan walan warkisa in labunbuniyo ayaba qalad ah

  • @AbdullahiSheba
    @AbdullahiSheba 4 дні тому

    Anaga inaan wax xadno mooyee iyo inaan wax xaraashno horumar ma rabno

  • @Kazwalee
    @Kazwalee 5 днів тому

    Inshaallah Allah hasiiyo dhulkaas falastiin

  • @SOMALIAUNEARTHED
    @SOMALIAUNEARTHED 5 днів тому

    ilaahey baa dhulka leh laa kiin dunida ninka xoog badan ayaa sheegta

  • @tayoofficiall3743
    @tayoofficiall3743 5 днів тому

    Mana dhacceeso mana la qaakaro in uu nool yahay hal ruux oo alla aaminsan

  • @dahaboawalehdirieh6335
    @dahaboawalehdirieh6335 5 днів тому

    Ilahay haaka dhigo riyo galad insha Allah

  • @Axmedsaafii
    @Axmedsaafii 5 днів тому +3

    Islamka calaamka ku nool gaalo ma. Burburin kaaran tani waa xaqiiq horey umaa dhiciin mana dhicii doonto sheik asc haynu kuwaada salinoo xabiibkeena scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @nadifonuur8786
    @nadifonuur8786 День тому

    Allow ha nagu saladiin dad naga Abood badan. Allow Falastiina ugargaar.

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 5 днів тому +1

    InshaAlaaha.ma.helidoonaan.axmaqa
    Waa.cabsanyahay

  • @nuuracayuuni238
    @nuuracayuuni238 5 днів тому

    Wllhi adoomahiisa mahoojin doono 100% kalsoonida alle kuqabno maahan mid fudud gaalo waligeed wey kudaali donaaan

  • @SumayaMohammed-t7h
    @SumayaMohammed-t7h 4 дні тому

    Kuwiibay ku wareejin rabaan laakiin illaahay ma yeelidoonaa maya walaahi

  • @QamarAhmed-i5b
    @QamarAhmed-i5b 4 дні тому

    Sideey rabaan hadeey isku tagaan sida alle rabaa kaweeyn

  • @NomadDr-c2q
    @NomadDr-c2q День тому

    Muslimiintpoodhana waxes ucodeeyyeen yaab😢😢😢😢😢😢

  • @SahalAbdirahmanMohamed
    @SahalAbdirahmanMohamed 5 днів тому +1

    Alaahuakbar ❤❤

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 5 днів тому

    Allah aya kataliya dunida , insha allah

  • @Fowsiya-p4m
    @Fowsiya-p4m 5 днів тому +1

    Ilaahey waa ma qalaya

  • @mohamedbilal950
    @mohamedbilal950 5 днів тому

    Jazakallahu kheyr sheikh,,

  • @aminadhayib8031
    @aminadhayib8031 5 днів тому +1

    İlaaheey ayaa ka ween aloow wallaha falstiin u hiili yaarabi weey kibreen aloow qabo qabasho adag yaarabi

  • @MohamedAhmed-q1c4b
    @MohamedAhmed-q1c4b 5 днів тому

    As sheekh! Waan kugu raacsanahay qalbijabka ha iska dareemaan, ileeyn meesha iyagaa isdhigaye!

  • @marwo1162
    @marwo1162 5 днів тому

    Allah☝️ aya kaweyn gaal iska hadly

  • @ahmedjibril5218
    @ahmedjibril5218 5 днів тому

    Haddii Reer Gaza la Barakiciyo Soomaalida ayaa ku xigta

  • @maahirshire5017
    @maahirshire5017 5 днів тому

    Meshii laguu dilii lahaay wayee inshaa aallaha

  • @hamdiibrahim1947
    @hamdiibrahim1947 3 дні тому

    Thank you

  • @MohamedAbukarMaallin
    @MohamedAbukarMaallin 5 днів тому

    Tii allah ayaa kaweyn
    Diinkaba alle ma mooga

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 5 днів тому

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @sahroduraan6529
    @sahroduraan6529 5 днів тому

    ومكرو ومكر الله والله خير الما كرين

  • @itzManha125
    @itzManha125 5 днів тому +1

    Cadcadaye oo uu u dhacooya lakiin allah baa ka ween waxee goaansadeen allah ugu badalo masiibe ka kabsan america waa sheydaanka aduunka nool maanta israel waa sheydaanka cugeeda xaram taah

  • @abdirahmanmoallimmohamed9967
    @abdirahmanmoallimmohamed9967 5 днів тому

    كلما ضاق الأمر اتسع النصر قريب

  • @nuucmanabdifatah7394
    @nuucmanabdifatah7394 5 днів тому

    Awood watee Alle gal waxba lama Joogo sheikhooow trum anaga hanoo faanin

  • @buurfuule1omar225
    @buurfuule1omar225 5 днів тому

    War ninyahoow wadbahdishaa soo maalida adigaa uguhoreeyee katag gurnaja oo orad wadankii aad oo waxwabaka aad sheegeeysid kawabqaado 😊

  • @Abo_bilal511
    @Abo_bilal511 5 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤❤ very good

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 5 днів тому +1

    Waan soo aragnay Redindianka Norrh Americ iyo Aborginiska austrelia waa la igaa sida loo galay
    Markaa falastiin hadday weydey wax ka celiya masiibada xooggga weyn .alle ayaa xaqqa iyo xuquuuqda ilaalin kara .

  • @habibaahmed4259
    @habibaahmed4259 5 днів тому

    They plan but Allah is the best Planner

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 5 днів тому

    Allaw Cadawga ka Qabo Rer Gaza😢😢😢

  • @saakiryareofficial6275
    @saakiryareofficial6275 4 дні тому

    Waa sax anagana hadaanan ka faaidaysan waa nalaga qaadi doonaa waana ujoonaa 😢

  • @SafiyaMacalin-rz7mf
    @SafiyaMacalin-rz7mf 5 днів тому

    Allah ma dhin.

  • @MahamedlHasan-rp3ku
    @MahamedlHasan-rp3ku 5 днів тому

    Jihaad xaq ah waaye

  • @DuniaElmi-cu3ze
    @DuniaElmi-cu3ze 5 днів тому

    ☝ALLAH MA ORAN

  • @mulimohamud4212
    @mulimohamud4212 5 днів тому

    Sheekh Dulmdiid ilaahay ha ku dhower.
    Waxaan ka codsanya
    Aad hadalkan meel dheer garsiiso intaad carab ku turjintid
    LOSGANLES WAA GUBATAY MEEL DAD KU NOOLAN KARO MA AH.
    SIDAAS DARTEED WAA IN DADKAN ĹOO RARO MEXICO INTA LAGA DHISAYO MAN LA HUBO IN AY SOO NOQONAYAAN

  • @KiinxasanFaarax
    @KiinxasanFaarax 5 днів тому

    Sheekh anigu waxaan qabaa in ilaahey uu ku sugayo xaqa mareykan ku jabi doono wixii ku dhacay you'd ayaa kudhicj doono instead Allah

  • @ismailibrahim2376
    @ismailibrahim2376 4 дні тому

    Wallee warka Taraam macquul illama ahan lacala hadeydhacdo waxa kubaxaayo American badan oo hada nool lkn wax kasta waqtigaa kala saari doono i.A Guusha waxaa lahaan doono Dadka reerfalastiin iyo mujahidiinta allaahu akbar

  • @cabdicali8952
    @cabdicali8952 5 днів тому +1

    DAALIMIIN. KIBRAY. ODAYGAN. SHEKOOYIN. AKHIYAALIYA. OO WALIYA. AYUU. KU HADLAYA.

  • @fatmaabunoor9220
    @fatmaabunoor9220 5 днів тому

    Alah ayay awooda gacantiisa ku jirtaa odangan asaasacayna waxba kama qaadikaro geesiyaash umada islaamka reer gaza guulaysta garabkiina ayaynu nahay

  • @khadarmaxamedmire4021
    @khadarmaxamedmire4021 5 днів тому

    SHEIKHOW ADIGU MA MARAYKAN AYAAD AAMINSATAY WUXUU YIDHI CID IS HORTAAGI KARTA MA JIRTO MARKAAD LEEDAY ILAHAY XATAA MAAD SOO QAADIN

  • @AminaAli-q8z
    @AminaAli-q8z 5 днів тому

    Walee ale xigmadiisaa socota

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 4 дні тому

    ILLAHEY SHARTIISA HAKA QABTO CAALAM MAJIREE NINWALBA TIISUU FIIRSANAA WARUNTIIS SACUDI IYO CARABA AYAGAA YAHUUDA KADARAN EE SOMALIYEEY WALE HADAAN SAAS KU JIRNO ANAGA NALADEYNMAAYO

  • @gavanamahamed4141
    @gavanamahamed4141 5 днів тому

    UMADDAS ALLAA ISKALEH

  • @cadceed-wt5
    @cadceed-wt5 5 днів тому

    Ilaaheygii abuurtay waa joga marekanka asaga meel xun ka bixi doona

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah 5 днів тому

    Machaallah

  • @Maxamednuur24
    @Maxamednuur24 5 днів тому

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @mohamednoor4008
    @mohamednoor4008 4 дні тому

    Carabta Maalinti R.Scw u kasobaxi meshii ay joogen meel kaliidata ayay joogan manta

  • @ruqiyocabdullahi3932
    @ruqiyocabdullahi3932 5 днів тому +1

    حسبنا الله ونعم الوكيل اللهم انصر اخواننا اهل غزة اللهم عليك يهودي الظالمين للهم سلط عليهم ريح عاد وصيحة ثموة وطوفان نوح وحجارة قوم لوط اللهم غدهم عذاب كعداب يوم الظلة اللهم وعدك الدي وعدت به عبادك المؤمنين

  • @ifraxmaxamud9617
    @ifraxmaxamud9617 5 днів тому +1

    Oday asaasaq ah iska hadle dhiiga reer qaza maahan biyo walaahi waa dadka ugu adadag carab ilaahoow la jir ilaahoow nasrigaada u soo dir umada qaza

  • @jamalmohamed-c8r
    @jamalmohamed-c8r 5 днів тому +2

    mareekan may ladagaalamaan awalba dagaalka waa jujiraye sida israa iil oo kale ha isaga dhiciyaan

  • @Fahadaxmedyuusuf
    @Fahadaxmedyuusuf 5 днів тому

    Dulmi diidow trump dadka falastin xagu gynaaa iyaga wayba diideen mabxyna ayee dhehyn marykan hadalkisa sdaa ugu kalsontihin tan alle ugu kalsonada

  • @mohamednoor4008
    @mohamednoor4008 4 дні тому

    Carab isheeda aya laga arki usheeda aya lugutumi