IWAYDII AAN KU WAYDIIYE // YAA UGU FOOLXUN YOUTUBERS KA MALAYSIA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 550

  • @AsmaAsmameiraneh
    @AsmaAsmameiraneh Місяць тому +55

    Team sundus on like 😊😊

  • @suuzuabdikadir
    @suuzuabdikadir Місяць тому +139

    Team sundus hada nahay ino sobadiya laba Kala daran tihin❤😂

  • @Muniizhiprahimcabdi2296
    @Muniizhiprahimcabdi2296 Місяць тому +114

    Dhiqada gbdha ka daaa Wlha Dhiqa La radinysaye Gdbhan Maskiin wye cid walpa Oo Malaysia jogta Poqrad ayey U Tahay ❤

    • @mohamedabdi7007
      @mohamedabdi7007 Місяць тому +3

      MaSkiina waYe kudaR 7:05 meshaan maRke maReyso sey Amiro udhaHeysaa kadaremee🥰

  • @tatsumi2910
    @tatsumi2910 Місяць тому +41

    She is so innocent and it looks like he wants to get her in trouble 😭

    • @QaniMedia1
      @QaniMedia1 Місяць тому

      Isoo booqo walal qali Allah ku sharfo ❤️ 🙏

  • @Cumeer_bigfan-e4x
    @Cumeer_bigfan-e4x Місяць тому +214

    ONLY TEAM SUNDUS ONE LIKE 😅👀🫡🫡🫶🫶

    • @QaniMedia1
      @QaniMedia1 Місяць тому +4

      Isoo booqo walal qali Allah ku sharfo ❤️ 🙏

    • @user-zc9ox5ud5d
      @user-zc9ox5ud5d 25 днів тому

      Time Kashka is not easy

  • @SILENT______GIRL143
    @SILENT______GIRL143 Місяць тому +57

    Team amiira meshaan majoogtiin😂😂

  • @mustapheahmedhirad113
    @mustapheahmedhirad113 Місяць тому +63

    Kashka Suaalahan Waa Khalad Sundus Inaa Waydiiso😮

  • @raxmamahad2092
    @raxmamahad2092 Місяць тому +42

    Gabadha suaalaha qaar kadaa dhiiqo ha galin waa qof daacad ah suaalaha qaar si saxanay uga jawaabe dadka qaarina xumaan ayay ufahmayaan

  • @amrygirlsabrina
    @amrygirlsabrina Місяць тому +81

    Nya Sundus doqon badtahy aduu war karadinayeye wllhi 😮😮❤

    • @XErrorxx
      @XErrorxx Місяць тому +3

      Dadka buu iskudirey 💀

  • @bilandahir
    @bilandahir Місяць тому +48

    From Sundus 🧕🏻❤

    • @user-bu6th4ep2g
      @user-bu6th4ep2g Місяць тому +2

      𝕵𝖛𝖌𝖌𝖇𝖘𝖙𝖏
      😂❤❤😂😂

    • @maxamadaxmed7138
      @maxamadaxmed7138 Місяць тому

      ua-cam.com/video/eb6rCKJoRcQ/v-deo.htmlsi=I8z1SB4jFK_D4RY6😊😅😮😢🎉😂❤

  • @XanaanFaarah
    @XanaanFaarah Місяць тому +96

    Team snudus one like ❤

  • @2co5se3m
    @2co5se3m Місяць тому +25

    Ayy sundusteyda marka la faansho baaba ka helaa jah 😂😂😂❤❤

  • @idilabshirodowaa3740
    @idilabshirodowaa3740 Місяць тому +43

    Wuu sir sirtay gabadha waxba muusan ka jawaabin

  • @Ahmedlajoya10
    @Ahmedlajoya10 Місяць тому +70

    Walahi meeshaan wax baa ka soo socda😂😂 yaa ila garty😂

    • @edebsansalaad1717
      @edebsansalaad1717 Місяць тому +2

      Wa kula arkaa😂😂😂

    • @Sihaam1.5
      @Sihaam1.5 Місяць тому

      ​@@edebsansalaad1717ifahansi nooh😂ikala kici wax fahmi maaye maxa dhacooya 😂

    • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
      @Abdelrahimmohamed-jy7lp Місяць тому +1

      Kashka wuxu uyimid Maleysia inu laga diro team 27 waa rufiyaan weyn gabadha su.aalaha u weydinayo aya ka fahmikarta Team Asad waa lasogaly😷😷😷😛😛😛

    • @Maryam_Nuur_Geesey
      @Maryam_Nuur_Geesey Місяць тому

      Afuuf😂​@@Sihaam1.5

  • @user-cs6de5hl5o
    @user-cs6de5hl5o Місяць тому +25

    Naa wa doqonkaa dhiiqu lugaha ku galiyey wlhi maskiin inay thy buu argy

  • @NajmaNayloon
    @NajmaNayloon Місяць тому +60

    From sundus wlhi waligey kashka bage kiisa ma imaan cwa kahor anyway gabadha suaalahan wad kuqiyantay iyana wa daacad😢

    • @raxmamahad2092
      @raxmamahad2092 Місяць тому +5

      Haa wllhi sundus waa qof daacad ah hadana miskiin ah

    • @rahaafhusein705
      @rahaafhusein705 Місяць тому +4

      Sundus darted bn u dawaday video gaa

  • @ubaxmohamed7812
    @ubaxmohamed7812 Місяць тому +26

    Sundus cid ka qurux badan mankrto naftada ku kalsonow qli adiga kawada qurxon e kashka iyo sundus salan sare❤❤

    • @raxmamahad2092
      @raxmamahad2092 Місяць тому +5

      May abayo way oran karaysay qof kale lkn baryahan waa kuwa dadka qaari dhiiqo ku raaadinaya sidaas ayay udhahday

    • @mariamoham3tt
      @mariamoham3tt Місяць тому +3

      Runta naagta ugu foolxun waye😂😂

    • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
      @Abdelrahimmohamed-jy7lp Місяць тому +1

      Ileen dumarka ayaga cadow isku ah sundus waa qofka meesha ugu qurxan 😷😷😷😛😛😛

    • @mariamoham3tt
      @mariamoham3tt Місяць тому

      @@Abdelrahimmohamed-jy7lp 😂😂😂😂naag ka foolxun WaLige ma arag Niyad2 dhiska Jooji

    • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
      @Abdelrahimmohamed-jy7lp Місяць тому

      @mariamoham3tt allh wall saas hadhihin gabadha weey qurxantahy qof hadu folxun yahy xita M.a aya ladhaha waad qurxan tahy xarash miya u heysa scml 😷😷😷😛😛😛

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 Місяць тому +25

    ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱

  • @inacawil4092
    @inacawil4092 Місяць тому +25

    Aniga waxan raba games abeera kashka iyo sudus kuwada jiran😂

    • @Safiyocadar
      @Safiyocadar Місяць тому +3

      Qusul inaad udhimato marabta😂

  • @Deqamohamud-bm2bz
    @Deqamohamud-bm2bz Місяць тому +30

    Sundus dadke isku hubto lee dooratey tan kle gber hdee dhahdo we fulxunthy ame xanaaqaan is leedahy iida dhahdey muhiim marka aqli ku jiro mesha

    • @Niyaaz-sd7sq
      @Niyaaz-sd7sq Місяць тому +3

      Yes 😂 wa ila fahanty ❤

  • @DeeqoAli-x9m
    @DeeqoAli-x9m Місяць тому +29

    Next amiira 😂😂😂😂

  • @Marjuu7
    @Marjuu7 Місяць тому +44

    Kan waa dhiiqo socoto rufiyaan weyn wye teamka inuu kala firdhiyo amuu u imaadey lee lkn team 27 sidas sahlan iskuguma dirmayaan✊🏼❤

    • @hibaodaxoow5215
      @hibaodaxoow5215 Місяць тому +3

      Wanka shakiyey anba suaalo qaldan ayuu weydinaya gabdha

    • @Marjuu7
      @Marjuu7 Місяць тому +4

      @@hibaodaxoow5215 waa rufiyaa gabadhan bisuu daba dhigtey kuwa kle uu aadi lahaa iney fududahay uu arkey😂

    • @hibaodaxoow5215
      @hibaodaxoow5215 Місяць тому +2

      @@Marjuu7 Haa maskinnimadedo arkay kuwo kale muu wareysto hdu run shegyo

    • @fatmina08
      @fatmina08 Місяць тому

      Isaga iyo kikiba walaso diray waka shakiyay team ka dhan wayadaan sidi hore maaaaha

    • @Marjuu7
      @Marjuu7 Місяць тому +1

      @@fatmina08 my waa kaa diidey kiki waa gabar wngsan dhibkeda ah iney aad u fududahay🙄

  • @fatmina08
    @fatmina08 Місяць тому +9

    Naa ninka teamka hakugu diro baru xamar kulaabana adigana teamki sida kusoo dhaweyay ku wanajiyay hakugu diro abaal la,aaay hakaa dhigo is qabo is is ilaaaali

  • @user-bl9xf3tm5g
    @user-bl9xf3tm5g Місяць тому +1

    Hambalyo hambalyo wallkey mcn in taas in kabadan waad uqalantaa🎉🎉🎉

  • @FaatushAlii-ih8vl
    @FaatushAlii-ih8vl Місяць тому +14

    Naa sundus ayaanle wu ku qiyameyey ninku😂😂😂

  • @ShueibXaaji-nv3fs
    @ShueibXaaji-nv3fs Місяць тому +10

    300k--welcome 🎉😆

  • @abdikarimhassan5074
    @abdikarimhassan5074 Місяць тому +9

    Zaki somali shiid kugu man ogeyne 😂😂😂 sawdigi 3 boos soo gatey mad ku yaacdey sxb from hargeisa ❤❤❤ kaftan sxb

  • @nastexaxaji3888
    @nastexaxaji3888 Місяць тому +16

    Sundusey wuu ku qiyamay 😂wlhi

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 Місяць тому +16

    Labadan yaa isku balamiyey qosolkii naga dhamaday 😂😂

  • @zamiira.abdi.
    @zamiira.abdi. Місяць тому +5

    Team sundus kashka 300k aan ku tuurno❤🎉

  • @NashaadHassan
    @NashaadHassan Місяць тому +6

    wuu gaaday maskiinta😄Asxaabteeda uu raba inu ku diro asna wax aan jirin ayuu u dhiibay faatima bintu Galgacal kulaha

  • @IntisaarMaxamed-nj4zo
    @IntisaarMaxamed-nj4zo Місяць тому +18

    Team Sundus 27❤

  • @KowsarAcdulaahi
    @KowsarAcdulaahi Місяць тому +19

    AR KASHKAAAA WAA BALAYO SOCOTO KULHAA NAA BARNAMIJKA ANAA LEH

  • @muniiroali4552
    @muniiroali4552 Місяць тому +7

    Fadumo bintu gacal
    Xamdi bintu gacal
    Shamso diin😂😂😂

  • @amiraBintoahmed
    @amiraBintoahmed Місяць тому +10

    Number one cabdala love sar😊❤

  • @rahmamohamed8554
    @rahmamohamed8554 Місяць тому +8

    Waa baastar weyn na ku celi dheh suaalo uso diyarso😂

    • @mohansayid7233
      @mohansayid7233 Місяць тому

      garacu gabadhu cidluu ka helay wuxuu ka jawaabay oo dhan waa fake

  • @Deeqow861
    @Deeqow861 Місяць тому +46

    Sundus qofkaaga waa kashka waayo aadbuu kuu fahmaa inta ila aragty like ta

    • @Fatimamohamed-li4cx
      @Fatimamohamed-li4cx Місяць тому +2

      Qof sunduz ku haboon waa cumeer

    • @Deeqow861
      @Deeqow861 Місяць тому

      @@Fatimamohamed-li4cx cumeer wey isla waalanaayaan qofka qofka kale in uu ka qoslin karo dejin karo kaftamin karo farxad siin karo aala rabaa dabcan kashkana sundus dabcigeeda sida aan arkaayey aadbuu u fahmaayey

  • @maryandahirqueen
    @maryandahirqueen Місяць тому +9

    Gabadha wuu Naga qiyaaMaYyy kaN caawa 😢shabalasa kulahaa😅😂

  • @queensuheyla5203
    @queensuheyla5203 Місяць тому +23

    Abdulahi kashka gabadha wuku cabay wxba kama jiraan😂😂😂

  • @ccasiismaxamuutahamed
    @ccasiismaxamuutahamed Місяць тому +24

    Qurux dumar. TeaM sunduz❤😮

  • @ubahahmed1740
    @ubahahmed1740 Місяць тому +5

    Kashsk dhibadan lakin sundes maant mataankeefi beye hesheye waab isku qosal❤❤❤❤❤❤❤intas wa kaftan

    • @user-sb4rs9ez2o
      @user-sb4rs9ez2o Місяць тому

      Kashka Next will be Amiiro qurux😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @KowsarKws
    @KowsarKws Місяць тому +3

    Team sundus one like ❤

  • @Nalleye
    @Nalleye Місяць тому +1

    people take a chill pill, it is only jokes, kashka is a good guy. love from the UK♥

  • @Caaishoxasan-f6j
    @Caaishoxasan-f6j Місяць тому +2

    Team kashka one like👍

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 Місяць тому +14

    Sundustena❤❤❤

  • @saynabsaynabaxmed3205
    @saynabsaynabaxmed3205 Місяць тому +7

    Warah miskiintih sundus ahayd waad lah gaadh gaadhay😂😂😂

  • @Queen-m.j
    @Queen-m.j Місяць тому +16

    Aay yaa naftaadha ku aamini laheed 🙉 sunmeer 🫀❤

  • @KeynaanMohamud-qy8tp
    @KeynaanMohamud-qy8tp Місяць тому +12

    Sundus sualaha qaar jwp sax ah bey dhii beysaaa

  • @ruqiaali7490
    @ruqiaali7490 Місяць тому +4

    Hal Saxa ma shegin waa jeebkiisa dad is fahmay dheh ❤❤❤❤

  • @user-cb3jd8mh8p
    @user-cb3jd8mh8p Місяць тому +8

    Alla kashka dhibka dhaf😂😂

  • @fathi182
    @fathi182 Місяць тому +4

    Oo afka kuu saarantahy kulahaa😂😂

  • @suhuurcumar5423
    @suhuurcumar5423 Місяць тому +9

    Naa de ina adeer kani mishin weyn ayuu ku geliyey

  • @somaliangwal5169
    @somaliangwal5169 Місяць тому +8

    Waraa gabadheena kuciciyaaree miyaa doofaryahow afka qurxan😢

  • @user-in4wm5fg4v
    @user-in4wm5fg4v Місяць тому +8

    Candi uu ugaade walaahi😂😂😂

  • @SumayoAxmed-dc9bt
    @SumayoAxmed-dc9bt Місяць тому +7

    Kashka sundus Manta waad kaxarabeesatay walahi 😅

  • @FardowsAbdilahi
    @FardowsAbdilahi Місяць тому +5

    My queen sundus❤

  • @SaynabAhmed-it9hv
    @SaynabAhmed-it9hv Місяць тому +1

    Naa maxey Thyy war Gapadha Si cadiYa uLa hafaL😂❤

  • @Ahlaammoha2
    @Ahlaammoha2 Місяць тому +7

    Labadan waa funny wlhi😂😂😂😂

  • @AbdourazakAli-xn4by
    @AbdourazakAli-xn4by Місяць тому +1

    Coming Soon 🔜 300k🎉❤

  • @user-yz8tq4wv3c
    @user-yz8tq4wv3c Місяць тому +6

    Manooli labadaan vibe kooda wali wye😂😂😂

  • @cabdishakuurmaxamed3645
    @cabdishakuurmaxamed3645 Місяць тому +1

    saliga nabiga Gacanta ugu raaxey scw❤❤

  • @AdventureAwaits26
    @AdventureAwaits26 Місяць тому +6

    Team sundus ❤❤❤❤

  • @fartuunqrx3565
    @fartuunqrx3565 Місяць тому +5

    Sundus qalpii wanaag❤❤

  • @sagalmohamed5702
    @sagalmohamed5702 Місяць тому +4

    Welcome back kashka

  • @xafsoxarago8355
    @xafsoxarago8355 Місяць тому +7

    Waa rufiyaan caadi ah ninkaan kashka

  • @Yasmiinabdiyusufad
    @Yasmiinabdiyusufad Місяць тому +4

    Sundus ❤❤

  • @doorodooro6893
    @doorodooro6893 Місяць тому +7

    Sundus kashka isku ficnaa❤😂

  • @Dagan9322
    @Dagan9322 Місяць тому +1

    Waaaaaaw Kashka io sundus Funny UA-camrs guuleysta sxbyaal❤❤❤❤

  • @user-dc9be4rm3c
    @user-dc9be4rm3c Місяць тому +2

    Sundusteena caashaqa❤

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 Місяць тому +2

    Wcs cabdulahiyw ben bdanidaa shmso diin io fadumo bintu kalgcl kulhaa blo 😂

  • @ifraaxileys
    @ifraaxileys Місяць тому +1

    Kkkkk cabdullaahi gabadha suaalaha si sax ah ma ugu jawaabin dad aan la aqaanin unbaad sheegtay

  • @Hamdi445-xy2dv
    @Hamdi445-xy2dv Місяць тому +5

    Hamdi ani wye😂

  • @inaomar2151
    @inaomar2151 Місяць тому +3

    Walee sundisee wax caqli ah malihid cawadalee ku ogaaday ninkaana teamkaas inoo kalaheeyo ow u yimid wax ixtaraam ahna mahaayo

  • @BileAliyusuf-wt5vx
    @BileAliyusuf-wt5vx Місяць тому +6

    😂😂😂😂😂😂sundus eber waye dad mataqano

  • @DeeqoAli-x9m
    @DeeqoAli-x9m Місяць тому +17

    Saxipti nimo sunmir amiira io sundus 🫶🏻🥹👯🔥

  • @QueenAmiira-fw6cn
    @QueenAmiira-fw6cn Місяць тому +4

    sundus wuu ku qiyamay kashka hal suaal xitaa si sax ugama jawabin😭😂😂😂😂

  • @ahmettzaki6569
    @ahmettzaki6569 Місяць тому +3

    Waa Noocii Suuraha Weynaanta Kubaratay Wax Aqli Ah Ay ledahayna Majirto😂😂

  • @AlishBea
    @AlishBea Місяць тому +3

    Abdulahi kashka is not easy😢❤

  • @IfraaxIfraaxmaxamud
    @IfraaxIfraaxmaxamud Місяць тому +6

    Dadkan muqdisho ka imanayo tatawashada wey yaqanin mugo ya ila arki sidu kashka sundus gcnta ugu qabty

    • @user-nk6fq6lx5c
      @user-nk6fq6lx5c Місяць тому

      Naa umada beenta ka daa wax gacan laga wabsady ma arkine😂

    • @user-iv7tu6so7i
      @user-iv7tu6so7i Місяць тому +2

      Waa kula arkay😂😂😂

    • @rahaafhusein705
      @rahaafhusein705 Місяць тому +1

      Wa edeb daran thy wx gcn lgu qBtay mn arag

    • @farxiyocllaahixusen1327
      @farxiyocllaahixusen1327 Місяць тому

      Na reer muqdisho kama hadlan gacanta team 27 dhan wa ciyaal muqdisho wana aqlaaq socoto hal mido walan loma cay karo muqdisho

    • @IfraaxIfraaxmaxamud
      @IfraaxIfraaxmaxamud День тому

      Adiga ya wax kuso.qory​@@user-nk6fq6lx5c

  • @SUMEYAABASS
    @SUMEYAABASS Місяць тому +2

    Sundusteeeni we love you mcnto

  • @ManaalUpdy-hb9qx
    @ManaalUpdy-hb9qx Місяць тому +2

    Nolozhu kuqabtey maskinta Dhiqo lugaha ugaliyey😂😂😂😂

  • @aweysabdi8265
    @aweysabdi8265 Місяць тому +1

    Legend always legend kashka

  • @FardowsaAbdifitaax
    @FardowsaAbdifitaax Місяць тому +1

    Wllhi sunduseyy aad ayaa u dul qaad badanthy m.a🙄

  • @user-mg1np9yr4j
    @user-mg1np9yr4j Місяць тому +2

    Ninkaan faraha dhaader xaa kaqaldan mesha muqdisho umaleeya uf gabadha hata gacanta laa adaaya

  • @user-pe5bi1yo6x
    @user-pe5bi1yo6x Місяць тому +6

    Ar sundusaa funny waye ❤❤❤❤

  • @KeynaanMohamud-qy8tp
    @KeynaanMohamud-qy8tp Місяць тому +7

    Sundusey wey gaa dantahay

  • @nasromoalim7576
    @nasromoalim7576 Місяць тому +3

    Waraa kaskha gabdha dhiiqo ha galin please dadkedana haku dir 😢

  • @NaciimoFaarah-gn4xq
    @NaciimoFaarah-gn4xq Місяць тому +8

    Inta isla jecel sundus iyo kashka love saara ❤❤❤❤

  • @Yusrabeela
    @Yusrabeela Місяць тому +1

    Next kooko buule ❤

  • @user-xi5hs9sr3l
    @user-xi5hs9sr3l Місяць тому +2

    From Sunday ❤

  • @user-mk7tr8pb9h
    @user-mk7tr8pb9h Місяць тому +2

    From sundus😊❤

  • @farihaabdi2028
    @farihaabdi2028 Місяць тому +7

    Uff tan doqon miya ayada

    • @ashaomar6719
      @ashaomar6719 Місяць тому

      Sundus hadii ey caqli leedahays Yahuudda shirkadahooda ma taageerteen oo Starbucks iyo Coca-Cola Muslinka hortooda in cabto ugu tala gashay in ey anaga nagu dhibto .Allah SWT waa Caadi Qani Qafuura Raxiim Falastiin uma weynin Xornimo. Sundusey soo ubad ma dhalin sidee ugu danqan weyday caruurta Falastiin oo habeen iyo maalin dhiigoods la cabaayo gaajo badhidood u dhinteen. 😭😭😭

  • @suleekhcilmi8063
    @suleekhcilmi8063 Місяць тому +3

    Balyo gabadh waad ka washay😂

  • @King_Ordaye
    @King_Ordaye Місяць тому +2

    Coming soon Wllkei Kashka 300K🎉🎉

  • @SundusCabdulkadir
    @SundusCabdulkadir Місяць тому +4

    From sundus ❤

  • @SamsamFaarax-uw9kp
    @SamsamFaarax-uw9kp Місяць тому +2

    Team sundus ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @dirirjimcaaledirir15157
    @dirirjimcaaledirir15157 Місяць тому +1

    Laba isu eeg bays helay salaama Legends

  • @AaminoAbdullah-im7or
    @AaminoAbdullah-im7or Місяць тому +3

    Team sundus ❤❤❤

  • @user-wx7dt8jl9p
    @user-wx7dt8jl9p Місяць тому +3

    From sundus🎉

  • @XamdiCabdule-i2r
    @XamdiCabdule-i2r Місяць тому +3

    Team cadnaan❤🎉