اللهم أرنا الحق حقا وارزقنا اتباعه وأرنا الباطل باطلا وارزقنا اجتنابه وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته جزاك الله خير الجزاء أخي الفاضل """""أستودعك الله الذي لاتضيع ودائعه """""
Waxaan uur u leeyahay nin ikufsaday, kadib markuu nacnac I siiyay. Waxaan jiraa 56 jir Ku nool wadanka Ka baxsan Africa ninka 8 jirka ah markuu ikufsanaayay waan ooyay. Qofna ikamaq qabab. Dadkoo Dan markii sharafteeyda laku deelaayay wee I fiirsanaayeen😩😪 subscribe II Saar si aan hospital u aado🤲🤲
Sidoo kale noosoo gali qisadii philosophkii muslimka ahaa ee Reer galbeed wareeriyey Mahamed iqbaal 《 waxaan ku idhi ilaahayaaw caalamkani ima cajabin wuxuu igu yidhi burburi inankiisa ayaa ka fiicane 》
Wcs wr wb Mahadsanid wllo💕👍❤ قال رسول الله صلى الله عليه وسلم(من كان يريد الله به خيرا يفقه في الدين) Qofki ilahy khayr ladoono diintu wafajiya alx alx alx
Salamu calaykum ADAN SAHAN ma waxan jeclahy inan ku gu yedho macalin ADAN o ma inan ku idha waxan ahay fans kga AD IYO AD BAN KA GA RALI HADI AN AF SOMALIGA SI QALDAN U SO QORO I am a student of the University of Djibouti . I would like to tell you that I follow the program of your UA-cam channel. I would like to draw your attention to a book that I have just found, which is particularly interesting, and I would have liked you to translate it or that you made one of your videos concerning this book, (Propagande)
Sheekadan Oon aad u kooban waxaan ka maqlay maxaadiro sheikh mustafe uu garowe noogu qabtay. Ma sha Allah. Waxaan marwalba ii sii cadaata Kuna kalsoonada Diinta xaqa ah ee islaanimada ilahyow mahadaa🙏❤
Congratulations 200k🌼💚
ua-cam.com/video/NWmxcwwdbhU/v-deo.html
Oob
🌼🌼💐💐💐🏵🏵🌹⚘🌷🌻🌻🌻🌻
Masha Allah mid ka mid ah aqoon yahanada aan ku faano🤴🇸🇴🇸🇴
Fadlan qisaska noocan ah soo badi iimaanka ayay kor u qaadayaan jazaaka Allahu khyaraaa .
اللهم أرنا الحق حقا وارزقنا اتباعه وأرنا الباطل باطلا وارزقنا اجتنابه
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
جزاك الله خير الجزاء
أخي الفاضل
"""""أستودعك الله الذي لاتضيع ودائعه """""
Allahu Akbar ☝️
Allaah hasoohadeeyo wixii khaldanba gaal iyo muslimba
MashasAllah, wa qiso Iimanka ku siyaadinaysa, Allah ha so hadeeyo inta mugdiga ku jirta InshaaAllah
Wcs warxma Maasha allah .
Mhdsanid wll ilahay imaankeena qawi haka dhigo.
الحمد لله على نعمة الإسلام
Mahadsanid walal guuleyso idanka Allah 🇸🇴🤲
2 years ayaan yuutuubkayga aan soo dhigayey muxaadirooyin walina magaadhin 2k oo sabscripa ah 😭
Masha Allah adan sahan qisadana sh mustafaan ka dhagaystay
AllaH Akbar ☝🏻
Subxaana Allah muqaal xiiso leh mahadsanid aqoonyahan Aadan.
Aadan sahan keep going Brother
Noo zoo badi Qisooyinka inta jecel liike zaar
mashallah hambalyo hambalyo alfa mabruuk guul wacan keep going forever walaalkeega adaan wcs Allah ku jecelaado dadaal wacan
Hampalyo adan sahan 200k subscribers congratulations ♥️🇸🇴♥️🙏🏿
Subxanallah allah u akbar illahow nagu hanuni tariqatoosan aamin yarabi
Subxaanallaah! Muqaalkan markii labaad baanku ceshtay, ka sadexaadna waan ku Ceshan in sha allaah. Adigu imisa goor ayaad daawatay ?!
1
8 jer
Mahadsanid Adam khadar caliyow
واقنع بجهلك إن جفوت معلما
Allah haku dhawro usdaad 🥰
Congratulations
Mahadsanid si gaar ah bey qisadaan iisaameysay
Walahy xaley ayaan dhageys tey qisadn
Shiikh mustafe ooo ka sheekeynaya walhi waa qiso aan waxbadan ka faaidey 💯💯💯
Hanbalyo wllo khayrka iyo horumarinta garaadka dhalinta somaliyeed
Mnshallah allah hakula garab galo❤❤❤
Mnzha allah ❤
Jazakalah
topic ma quxur badana because hada waa muslim wax dhaqtar indhaha saan jeclhy الحمد لله على كل حال
Wllo marwalba nebi Mohamed ad sohadalqado scw dhe hadhaafin scw
mnsha Allah prother aadan sahan
hambalyo 200k
Alxamdu lilaah 200k hambalyo🎊🎉🎉🎉
Hambalyo walal AADAN ugu danbeyn 200k baan garnay masha allaH walal ♥️♥️♥️
mahadsanid macalin
Walal Aadan waxa ku soo fuulay Mas'uuliyad kadhan ah 200k oo qof.
Taxadar kaga ilaali. Hormar wacan walal.💯❤️
Zxp qisada amiirki ummawiyinta mucawiye binu sufyn nala wadaag wn ki warernee🙏
Mucaawiye dilaa ayuu ahaa
Allahu Akbar Allahu Akbar
Waxaan uur u leeyahay nin ikufsaday, kadib markuu nacnac I siiyay. Waxaan jiraa 56 jir Ku nool wadanka Ka baxsan Africa ninka 8 jirka ah markuu ikufsanaayay waan ooyay. Qofna ikamaq qabab. Dadkoo Dan markii sharafteeyda laku deelaayay wee I fiirsanaayeen😩😪 subscribe II Saar si aan hospital u aado🤲🤲
Masha ALLAH ALLE AYAA WEYN ❤❤❤❤
Masaallah allahu akbar
Aadan Khadar CaLi
Our Legend
Aqoon banka faidy wallo mahadzanid adan zahan hlkaa kawad waxan ubahanahay tariikhobadan wllo noocan okle geeeeeeeeeeeezi
Aad baad u mahadsantahay wll, ilahay wakhtigaaga iyo maskaxdaada hakuu barakeeyo💐
ua-cam.com/video/NWmxcwwdbhU/v-deo.html
Congratulations 200k bruh 😎
Asc zxp waad naga raagta cimrigaaga alaha raajiyo mujtahid ayathay
Adan waan ku salaamay sxp.maad kasoo hadashid sxp lowrance al arabi
Masha Allah Shukran]
Sabscripta maad iisoo camirtaan iyo Liketa 😭🥰? Waa sheekh macalim cabdisalaam faysal
Masha allaah allaahu akbar
Allaahu akbar allaahu akbar
Mnzha allh wll qli hnplyo. Horay usoco
Masha Allah ilahey kuhifdiyo wall
Jazakallah khayr wllo
wLl aadan Book ta ugu fiican ee aad akhriday noosoo tarjun youtube kana noosoo dhig
Ilahay haku barkeyo wll
Hanbalyo sxb 200k
Keep going Aadan mujaahid
Congratulation congratulation 200k 👇
Horo Usoco bro👍
Hambalyo Ustaad 200k 🥳🥳🥳
Hambalyo sahanka xogaha 200k
#Congratulations200k
SHUKRAN SX.
Wlhi Waa qiso Aad iiga yaabisey
Wardhaliyaroy meeshan waxaynu uso xog raadsana ee aynu iska dayno baryadan aynu Isla gorfayno wiixi aynu ka faaidnay wallaalkeen malin dhawayd waa uu ka hadlay mawduucan Barayada ee ah subscribe isar iyo haydhaafin hadaad mar wallbaa dadka barido dadku kuma sarayaan badankoodu ileen qof dawarsanayaa ayaad tahay adigiiba xayaasin isku samaynayaa oo dadka uu uyedhayaa waa in uu qofku kuso doontaa adiga oo aan uu yedhin isaga anigu hadan iska hadlo Adan kanalkiisa isagu imu yeedhin ee aqoontiisa ayaa iyeedhay ila malinti uu bilaabay ila manta waa ku xiidhanahay waana daawada mar wallbaa aan wakhti hayo marka azxaapey inaga daaya arinkan baryada zxpkeen Adan uu fiirsada hal marnaa kuma aragno like iyo subscribe isaara kaliyaa mawduuca ayu galla waana ragniimo qof wallbaa isaga ayaa jeclanayaa sida uu wax uso gudbiiyo madamo ay tahay hab aad uu uso diiyaariyay sona galiyay wakhti iyo dadaal aad uu badan miid caajiiba marka halayskadaayo arinkan
Congratoin200k
Hambalyo wll aadan 200k insha allah 1m rajeynaa ina hesho wll qli❤️🎉👏
Asc mr Aadanow zxb buugtii maxa kudhacay ee diyaarsanaa
Allaahu akbar
Sahanka xogah congratulations200k keep going
Sidoo kale noosoo gali qisadii philosophkii muslimka ahaa ee Reer galbeed wareeriyey Mahamed iqbaal 《 waxaan ku idhi ilaahayaaw caalamkani ima cajabin wuxuu igu yidhi burburi inankiisa ayaa ka fiicane 》
Qisadan iyado dheer qofki u baahan haka daawado عبدالله أكرم channelkisa....
Keep going bro
All aadan ninka magacisa ayan ka codsan lahaa 🙏🥰
keep going adan 200k mashaa,allah
Waxay qabtay aortic stenosis waa marinada dhiiga ee kaqaada wadnaha .
الله يخليك يا ادم
Keep going my brother 🙏🙏
Wcs wr wb
Mahadsanid wllo💕👍❤
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم(من كان يريد الله به خيرا يفقه في الدين)
Qofki ilahy khayr ladoono diintu wafajiya alx alx alx
Congrats 200k Bro KeeP Up .....💚🎉🔥
Masha allh hore usoco wllo
Good 📹 video
Soliyey idinkunaa iswada jeclada qabilna harumaynina❤
Videogan downloads maleh aadan sahanow
Hambalyo aadan #Baxnaanshe .
Guriga ayuu kuugu yimid quraankii ee ka faaidayso oo 30minut kaga faaidayso barashada quranka adoo gurigaaga jooga.
Adiga iyo caruurtaaduba
ا.القرءان٢.التجويد ٣.العربيه٤.الحديث ٥.التفسير
chat.whatsapp.com/HpiZxtW2BkHKNeKkq0spWg
Horay.usoco aadan
Hambalyo wllky aadan 200k
Wowww 200 000 k
HAMPALYO WLL 200K ❤👆
Congratulation keep going
Mnshlh wl
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما ابدا إلى اليوم الدين امين يارب العالمين
zxp qisooyinkan oo kle noo soo badi
Adan ustaad markasta waad na afacdaa waxa ku Soo biray channelka 2019
Keep going wllo adan❤
Asc wll Marka 1aad waan kaaga mahad celinayaa xogahan muhiimka eed aad noo soo tabiso
Wll waxan jeclahay in barnaamij gaar ah aad kasoo samayso BITCOIN
Waayo wax xog aqoon ah kama hayo
Takale msahruucani Bitcoin waxan umalaynayaa in qolyihii shaydaanka caabudka ahaa ee aduunka dhaqaalaha ku gumaysan jiray ay qorshahan wadaan
Waxa igu kalifay in aan kaa cadsado xogtan Bitcoin waa hadal hayn weyn oo ka aloosan in systemka kaydisiga (banking system) mustaqbalku aduunka ahaan doono bitcoin
Marka hadii ay suuro galtahay oo aad igu dhaanto xogtan halkay dabada ku hayso iyo saamaynta ay ku yeelanto caalmka
Salamu calaykum ADAN SAHAN ma waxan jeclahy inan ku gu yedho macalin ADAN o ma inan ku idha waxan ahay fans kga AD IYO AD BAN KA GA RALI HADI AN AF SOMALIGA SI QALDAN U SO QORO
I am a student of the University of Djibouti .
I would like to tell you that I follow the program of your UA-cam channel.
I would like to draw your attention to a book that I have just found, which is particularly interesting, and I would have liked you to translate it or that you made one of your videos concerning this book, (Propagande)
Masha Allah 200k illa 30k waan kula socday walaal
Cajaaib❤
Saaka xiiso firii ah ku daawaday videogan inta ilamida lika saar 👍
imtixaan Aa kujiraa😚😚😚
iisoo ducee
Zxp ilaahey hakula garab galo ku leeyahay
wll Aadanoow muqdisho ma imaaneysaa inaa ku Arko jeclaan lahaaa?
Dhaqtarkaaan waa cardiothoracic surgeon , Amazing story waaye masha Allah.
Thanks wll Aadan
Dhamaanten inaan aragnaa jclaaa macalinka haduu muqdisho iman laha way fcnan laheed
@@yaasirkhaliif2985 Aad & Aad zxp yaasir
waaku salaamayaaa🥰
Zxb anoo burco jooga ma arag, waa muhiim.
@@ardesign4658 haduu muhiim kuu yahay kulankiisa maa raadsatid bro