Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Maxmed xasan xusen Digaale yare legen wwy wan ku wataa badalkii cabdi maxmuud jamac iyo maxmed Maxmuud cige Busi Rabi haw naxariiste mad khasaarin Tacab kii
Zer, busi miyuu dhintey? alaya raxma
@@DIGAALEMUSIC Alla hore uma maqal, inaalilaah wa inaa ileyhu raajucuun, Janatul fardowsa Allah ha geeyo.🤲
@@faizam523 wuu dhintay busi wll 2020kii bishii July
@@mohamedyare1917 Thank you walaalo, ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo isaga iyo intii islaam ahba.
@@faizam523o9
Masha Allah, Safiyo qurux iyo showgii digaale yare music ee Rays, Boorama.👏👏👏👏🌹🥰💐🌹🥀
Faycal tayo fanan buuxa keep going tusmo and the legends digale yare
Wiilka fanaanka codkiisa caadi maahaMasha allah wll
Wlhi fanankan yar wan ku haystaa codkiisa waxabuu u cod eegyahay siciid qalinle iyo xasan aadan thanks gigaale music
Waa Cumar Dhuule Cali Inaadeer kii Wana Reerki Fanka Somaliyed Lahaa Abwaano Waweyn
I salute Tusmo & Faisal. Thanks Digaale Yare.
Waa hees iyo bar queen ito wiilka waad mahad santihiin % kiiba % think you .
Best remix yet . Waan kusoo celcashadaa
Waaaw yasalaam tusma iyo faysal iyo musikista digaal yare allah yacizak ❤❤❤allaha idin xafido
Safiyo tusmo quruxleeyda qarnigan horey usoco sister
Edo qali safiya tusmo alaha ku xiftiyo♥️♥️
Queen Safiya Tusmo quruxlayda xaragada badan waa gob wanaagsan .
Tusmo fadlan,kani ha jaclaan.Qalbigii cabdi cajuun ka xidho.
Xasustii salax qasim iyo hiba nuura hes cajabteda wadatoAlow yaa habayn quraUurkayga qala oooQudha oon la iga jarinQurumaha ku loolamaKu yiraa garta uqaadTaladaan qandoodeeAan qawda ku hayaaQotadeedu dheraaaInsha allahu waan qabn😥Qalanjooy ina adeerHadii la isu keen qorayOo aan qur isku lenahayWaan isla qosli donaaaAdna taa qiraha gali🤦🏽♂️
Heestaan wlh waa macaan🥰❤❤❤
Xasus ayee igu ledahay heestan wan jeclahay
Miskiinkii la dhacay cidla Bay kaga timi. Oo jaceylkii hore Bay u timi
Afqadhmuune haka ay joogto horta iska hubso intaadan caac odhan, nacasyow googarada dumarka xidhani.
Waaaawuu masha allha
Wakhtigii ii dhaafiyo habeenkii wacaayeeI waydaaryaybaanWali xasuustaWehelka wehelkaygaan caashaqaLa wadaagi jiray baanWali u yeedhaa wali u yeedhayeWALEE CAJUUN WAX TUS TAN FILMKII GEELUNA ILAWSIIN WAA
J'ai déjà dit yes
Fanaankan cod Dahabiya ayu leeyahy mashalah
Riwaayaddii dhedo roob noqon weydaay ...erayadii clahi diiriye sooraan
Geelii baa 4 halaad laga soo iibiyey oo showga lagu qabanayaa
Waar isku xishood, baryahan rag la mood dumarka uun xantooda darbiyada la joogaa soo batey.
Magaca naga sax digaalow
Cabdi ciise Bay ka samri wayday oo ay hargeysa ugu soo noqotay
Maxeey ku fali walaalo aniga waxaa iga daran tas away caruurtedi gabadhan
@@fartunabdullah6702 Mar hore ayaa la duubey inteyna guursan ka hor ee digaale ayaan soo galin youtube wallo, hada caruurteedey la joogtaa
Shaarub libaax, aamus naagoodyow dumarka caydooda ka adag. Adigu horta adoontii kenya ayaadba tahee maxaa kaa galey dadkaad ka hadleysid fiiri wajigaaga siduu u yaal.
Meshu wa awdal maha hargeisa rays hotel ader
Fanaanku halkeedii buu dhigay codkii
✅👌✅👌👌✅
Axaya codkeda inba. Cadi maha
Waagar iyo kaawscd warya is jeerIslantan rewydadu maa dhamatoYoutubka maagafyashi laa shaaqysan jeerye yaa nye kaaXaarashin siidodi
😮
Sowieso guursatay miyey waalatay
Intee aaney guursan ka hor baa la duubey lama soo galin youtube hada ka hor.
aaway ninkaada mauxuu kula heesi waye geel lee muu leeyahay hees mayaqaano miyas
❤💯❤👌💯❤👌💯❤
aad iyo aadbay ucodmacaanyihin lakiin maxaa calaacala
Wll taloow Maxay la calaacalay
Wax aay sheegayso lama yaqaan
Hestu waa qabyo fananinta hada jogto sas umbay wax uqabyeyaan hadanay waxba dhamystirayn inay iska dhafan aya loo qatay😠
Maxmed xasan xusen Digaale yare legen wwy wan ku wataa badalkii cabdi maxmuud jamac iyo maxmed Maxmuud cige Busi Rabi haw naxariiste
mad khasaarin Tacab kii
Zer, busi miyuu dhintey? alaya raxma
@@DIGAALEMUSIC Alla hore uma maqal, inaalilaah wa inaa ileyhu raajucuun, Janatul fardowsa Allah ha geeyo.🤲
@@faizam523 wuu dhintay busi wll 2020kii bishii July
@@mohamedyare1917 Thank you walaalo, ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo isaga iyo intii islaam ahba.
@@faizam523o9
Masha Allah, Safiyo qurux iyo showgii digaale yare music ee Rays, Boorama.👏👏👏👏🌹🥰💐🌹🥀
Faycal tayo fanan buuxa keep going tusmo and the legends digale yare
Wiilka fanaanka codkiisa caadi maaha
Masha allah wll
Wlhi fanankan yar wan ku haystaa codkiisa waxabuu u cod eegyahay siciid qalinle iyo xasan aadan thanks gigaale music
Waa Cumar Dhuule Cali Inaadeer kii Wana Reerki Fanka Somaliyed Lahaa Abwaano Waweyn
I salute Tusmo & Faisal. Thanks Digaale Yare.
Waa hees iyo bar queen ito wiilka waad mahad santihiin % kiiba % think you .
Best remix yet . Waan kusoo celcashadaa
Waaaw yasalaam tusma iyo faysal iyo musikista digaal yare allah yacizak ❤❤❤allaha idin xafido
Safiyo tusmo quruxleeyda qarnigan horey usoco sister
Edo qali safiya tusmo alaha ku xiftiyo♥️♥️
Queen Safiya Tusmo quruxlayda xaragada badan waa gob wanaagsan .
Tusmo fadlan,kani ha jaclaan.
Qalbigii cabdi cajuun ka xidho.
Xasustii salax qasim iyo hiba nuura hes cajabteda wadato
Alow yaa habayn qura
Uurkayga qala ooo
Qudha oon la iga jarin
Qurumaha ku loolama
Ku yiraa garta uqaad
Taladaan qandoodee
Aan qawda ku hayaa
Qotadeedu dheraaa
Insha allahu waan qabn😥
Qalanjooy ina adeer
Hadii la isu keen qoray
Oo aan qur isku lenahay
Waan isla qosli donaaa
Adna taa qiraha gali🤦🏽♂️
Heestaan wlh waa macaan🥰❤❤❤
Xasus ayee igu ledahay heestan wan jeclahay
Miskiinkii la dhacay cidla Bay kaga timi. Oo jaceylkii hore Bay u timi
Afqadhmuune haka ay joogto horta iska hubso intaadan caac odhan, nacasyow googarada dumarka xidhani.
Waaaawuu masha allha
Wakhtigii ii dhaafiyo
habeenkii wacaayee
I waydaaryaybaan
Wali xasuusta
Wehelka wehelkaygaan caashaqa
La wadaagi jiray baan
Wali u yeedhaa wali u yeedhaye
WALEE CAJUUN WAX TUS TAN FILMKII GEELUNA ILAWSIIN WAA
J'ai déjà dit yes
Fanaankan cod Dahabiya ayu leeyahy mashalah
Riwaayaddii dhedo roob noqon weydaay ...erayadii clahi diiriye sooraan
Geelii baa 4 halaad laga soo iibiyey oo showga lagu qabanayaa
Waar isku xishood, baryahan rag la mood dumarka uun xantooda darbiyada la joogaa soo batey.
Magaca naga sax digaalow
Cabdi ciise Bay ka samri wayday oo ay hargeysa ugu soo noqotay
Maxeey ku fali walaalo aniga waxaa iga daran tas away caruurtedi gabadhan
@@fartunabdullah6702 Mar hore ayaa la duubey inteyna guursan ka hor ee digaale ayaan soo galin youtube wallo, hada caruurteedey la joogtaa
Shaarub libaax, aamus naagoodyow dumarka caydooda ka adag. Adigu horta adoontii kenya ayaadba tahee maxaa kaa galey dadkaad ka hadleysid fiiri wajigaaga siduu u yaal.
Meshu wa awdal maha hargeisa rays hotel ader
Fanaanku halkeedii buu dhigay codkii
✅👌✅👌👌✅
Axaya codkeda inba. Cadi maha
Waagar iyo kaawscd warya is jeer
Islantan rewydadu maa dhamato
Youtubka maagafyashi laa shaaqysan jeerye yaa nye kaa
Xaarashin siidodi