blue makeup kale ayaa iskeenay iyo xaalada Ashraf

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 55

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 27 днів тому +5

    Subxaanallah subxaanallah subxaanallah allow naga qabto kuwaan iimaanka beeley ee dhaqan xumada wado aamiin Allah ha badbaadiyo dhalinta umada soomaaliyeed aamiin

  • @nastexocabdi106
    @nastexocabdi106 21 день тому

    Subhanallah Subhanallah May Allah (SWT) guide and protect the Ummah.

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 27 днів тому +6

    Waxan hala garaco oo wadanka halaga suliyo intayan wadanka naga wasakhayin waala og yahay waxan ajanibta xalane ayaa wata. RABBIYOOW Awoodaada noga qabo Aamiin yaa Rabbi.

    • @user-nj1dy1kl8t
      @user-nj1dy1kl8t 26 днів тому

      @@aminaahmed5903 aaaaamiiiiiiin

    • @SalimsalahSalim-en8qr
      @SalimsalahSalim-en8qr 25 днів тому

      Hala garaaco maahee waa in diltoogasho laguxukumaa qoomkaani alaaba halaagayee maxey fitantooda noola dhex joogaan

  • @nastexocabdi106
    @nastexocabdi106 21 день тому

    Subhanallah let’s me Dua, what a huge test for them. We thank Allah (SWT) for protecting our faith as Muslim Alhamdulilah. Great advice brother please guys return to Allah (SWT)

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 25 днів тому +1

    Subaxanallah Allah ha Xifdiyo awolada
    Isam kudhalay

  • @Maryam-bu2xp
    @Maryam-bu2xp 26 днів тому +1

    Subhanallah Subhanallah Subhanallah May Allah protect our people inshaAllah 🤲

  • @fahmoyeelo5371
    @fahmoyeelo5371 23 дні тому

    Alle hanag qabto kaas iyo kuwa lamid ah amiiin

  • @blessingbrother
    @blessingbrother 27 днів тому +2

    Illaahoow Owlaada noo xafid,

  • @adanzakaria4016
    @adanzakaria4016 23 дні тому

    Subxanalaah illaahow nabadbadi

  • @ardasaid1562
    @ardasaid1562 23 дні тому

    Dhalinyada ilaahay xiftoiyo kan iyo kuwa lamida ilaahay ha soo hanuuniyo

  • @user-kv8rf1yz8p
    @user-kv8rf1yz8p 16 днів тому

    Subxan allh war ya ladenin ninkas hala xiro

  • @Ilyaas777
    @Ilyaas777 26 днів тому +1

    Canugan qowmaluudka waxaa gadaal ka riixaya 30 jir 30 malyan iyo rooble baahane iyo gaalada xalane ku jirta subxaana laah

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 26 днів тому +1

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @ubahyusuf1064
    @ubahyusuf1064 26 днів тому +4

    Be aware they are everywhere 😢😢😢😢☢️☢️☢️ danger danger 😮😮😮

  • @fahmoyeelo5371
    @fahmoyeelo5371 23 дні тому

    Lalabo lalabo I lahow bulshada kuwaan ka qabo😮😮😮😮

  • @okashgagaale3650
    @okashgagaale3650 23 дні тому

    War bal qaniisiintaan fiiri
    Uff
    WA wadan dayacan.

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 25 днів тому

    Acuudubillah Allow hanadulayn,Subxaanallah🤔

  • @abdimusse9360
    @abdimusse9360 27 днів тому +1

    Asc
    Kuwa udoodaya wakuwo meelkale laga soamrayo ilahow jiilka iyo dhaqanka nobadbadi

  • @atika7411
    @atika7411 25 днів тому

    حسبنا الله ونعم الوكيل dadkaan dhamaan waala wataa lacag ayay ku qaataan

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr 25 днів тому

    Subxaanalaah war dhalinti maxaad helay war soomaaliyeey arinkan yaan layareeysan yaan ladhageysan hooyooyinka masuuliyadooda gabay

  • @Amla7
    @Amla7 22 дні тому

    RAGI WALA QADTAY TOLOW CUNCUNKA HOOSTA KA GALAY MA LEYAHAY DAWO LOGA HOR TAGO😢😢😢

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 23 дні тому

    Sun aa badeena lagu duuga saan udhaheynay coyaalkeena ayaa sun qatar lagu duugay! Hehe

  • @xubimaxamuud8153
    @xubimaxamuud8153 27 днів тому

    Wa koxdi asharaf ilmuhu wa xor wa kasa maykab nalugu dul ruxayo shaqadina mahan waxas cid lo jojinayo mala dhaqankas cid laga yelayo mala e indha ilmah somliyed e waxa ma garadtada yan lo xayeysin waxas iyo waxa la mida dadkana dhaqan xumo yaan lola imaan

  • @jalaqsan
    @jalaqsan 20 днів тому

    Waxes hakumaraysanina ee dadka dadka laynaayo mad Dadka 🤕🤕🤕🤕🤕🤕🤕

  • @user-tq2ti5ki9c
    @user-tq2ti5ki9c 17 днів тому

    Hooyo wa masakin awlaadedana kama xumato

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 23 дні тому

    Munasar beeso aa lasiiyay

  • @user-nj1dy1kl8t
    @user-nj1dy1kl8t 26 днів тому +1

    Ilmaha inti dugsi la geeyo quranka la baro een cilmi iyo aqoon kale ee diineed lahen waxa caddaatay in aysan kaduwaneyn dadka aan quraanka baran . Illeen waxa uu ka hadlayo quraanka oo wanaag la farayo ama xumaan laga reebiyo oo dantiisa ma yaqaanee .

    • @fitimamohamadnor
      @fitimamohamadnor 26 днів тому

      Somalida hal mida haysta quranka ilmaha tafsirkisa mala bare waxay baran akhrintas un hadi taffsirka kow loga bilabo ilmahas wa fahmayaa qurnaka

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 25 днів тому

    Subxaanallaah subxaanallaah soomaali hagay usocdaan sababta ay wxanse udooranayaan waa maxey

  • @mahamednur8039
    @mahamednur8039 26 днів тому

    waa oromo hàdii falaqaynayso qofka soomali ah iyo qofka kale kalabaro
    Qashin oromo ah oo is qarinayo soomali hadhihin saaxib

  • @nagadaali545
    @nagadaali545 27 днів тому

    Sayiida halalso xiiro halaga codasado siirdonka soda Afriika inaay somaliyoa keena oo laxiiro dhaqan ceelisa halosameeyo waayo wilkan halagaro intayo Raganiimo ka sulin subaxanallaha ilahayo naga qaabo ku waan

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 26 днів тому

    SUUBXAN ALLAHA

  • @35faduma
    @35faduma 26 днів тому

    Subxana Allah 😢

  • @Khaalidcade01
    @Khaalidcade01 24 дні тому

    sxpul aqli

  • @user-oh2kl2xr7b
    @user-oh2kl2xr7b 27 днів тому

    Nin rag hadhihin lagarone oo dhan nagaha dharkodi iyo mekabkoda bay

  • @user-wm9hd4sm7b
    @user-wm9hd4sm7b 26 днів тому

    Gariiirey😅😢😢😢😢😢😅😮😢

  • @user-rm1sm3rp7d
    @user-rm1sm3rp7d 27 днів тому

    Masuliyinta ayagana gadala laga maraa xaranta shabab kuwas mey qarxiyan

  • @mariamwarsama8460
    @mariamwarsama8460 26 днів тому

    Carurtan ragba iyagoo ya ryar waxanbarayee dee iskadaaya iska ws

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 26 днів тому

    Subxanllh subxanllh yaab allhumanjana subxanllh allhumanjana subxanllh subxanllh subxanllh allh haso hanuniyo umadan

  • @user-tq2ti5ki9c
    @user-tq2ti5ki9c 17 днів тому

    Wa isku dåliga iga dheh😅😂

  • @NuurNaax-xe6iq
    @NuurNaax-xe6iq 26 днів тому

    War hush maxaa dadka kugu mashquuliyeey

  • @miskidaahir6133
    @miskidaahir6133 26 днів тому

    Alow sohanuuni

  • @user-gw4yl2xd5d
    @user-gw4yl2xd5d 22 дні тому

    yaaab

  • @user-iw1zg7rl3o
    @user-iw1zg7rl3o 26 днів тому

    Wax macne ka hadal inan yaroo wax allaale wuxuu keenikaraa aanay jirin hanagu mashquulinee ta kale kii dabadadiisa dhiganayaa ha dhigto, kii cunayaana ha cuno maxaa naga galay.

  • @HajiGarmaqate-rs4in
    @HajiGarmaqate-rs4in 26 днів тому

    dhaaf.halwaso.wixiwasmo.raàba

  • @user-qi5lk7db8k
    @user-qi5lk7db8k 23 дні тому

    Subxanallah 😮😮😮😮😮😮😮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 27 днів тому

    MUNASAR KIISKA WUU WADA OGYAHAY!! LAAKIIN WUU QARINAYAA WAAYO WAA ISKU QOLO!! HOOYADII AYAA LASOO HADASHAY WIILKA INAADERKAA DIBADA HAWADA KEENIN CEEEBHIISA!! SIDAA AWGEED WUU KA GAABSADAY!!! SIDA U OGOOOOWWWW😂!!

  • @fahmoyeelo5371
    @fahmoyeelo5371 23 дні тому

    Alle hanag qabto kaas iyo kuwa lamid ah amiiin