Waa dunida soomaalidii laga san-taagaaye Waa xaalada ay haatan ku sugan tahay soomaalidu Alle ha u naxariisto halgamaa sayid maxamed cabdule xasan 22 1 2024 talaado.
Saydiku wuxu ahaa cilmi-curaaf gaamuray. Ararta gabaygan waxa toos ugu googa’an wayaha sirgaxan ee ku soo fool leh Daraawishta. Bal meeriskan dhugo uun: ” hilaaci saraaraha ka baxay Sibi miyuu muujay” Allow ku naxaristo.
>Afarta sifeeyo ka dhigay sufka oo kale >waa mojad sow lamiyiyo sacad gow tiriye >sawt kalena w aa dunida saarse ka faalodo Waxn gabay lama odhan karo wlhi ina maxamed gabaydiisa mxd kahysa😂
Ilaahoow kuu naxariiso
Iam proud of sayid maxamed was from SSC regions of Somalia.
He was our greatest legend!
Waa dunida soomaalidii laga san-taagaaye
Waa xaalada ay haatan ku sugan tahay soomaalidu
Alle ha u naxariisto halgamaa sayid maxamed cabdule xasan
22 1 2024 talaado.
1913 to 2024 isku mid kwr Xalada somalida
Saydiku wuxu ahaa cilmi-curaaf gaamuray. Ararta gabaygan waxa toos ugu googa’an wayaha sirgaxan ee ku soo fool leh Daraawishta.
Bal meeriskan dhugo uun: ” hilaaci saraaraha ka baxay Sibi miyuu muujay”
Allow ku naxaristo.
Suugaanta hadaa jeceshahay is muuji ☝️
Waaw gabay iga dheh runtii wuxuu ahaa Abwaan culus oo ay waayuhu aaseen
Sayid maxmamd cabdule xasan raxmatulaahi caleehi
~Mufti sheekh ah maamule xurmale macallinkii diinta
~Madxaf kaydsan taariikh mugliyo, mahadkii ciiddayda
~Murtad laaye gaalada makale, cadowga meel saare
~Mujrim dooxe tuugada mirjiye, maagashada diide
~Masiir dhiciye gobannimo mucliyo, muunad ila doone
~Mucjisadii ilaahay arladan, maalin ugu deeqay
3 dariikhda soomalidu leedahay
Axmed godane Axmed guray iyo maxamed cabdile xasan
Masha Allah Adinka Leen Idin Suga
Cimrigeyga sagaal boqol hadii Laga siyaadeeyo .
Nimanki ibleys igu saliday surin anon keen in
Sadarkeyga kumataal insane sahal ku raacaaye
Waa halyeey umadeed ilaahaw janadada ku arsuq yaah Allah.
يا رب اسكنه فسيح جنب تك
Nice one 👍
To low maanta haduu joogo lahaa muxuu odhanlahaa
Masha Allah Qarni Joog Waan Idinkaaga Mahad Naqaaya
Keep Going
Masha Allah
Mansha Allah ❤️❤️❤️❤️🦁⚔️
Waa Dunida sarwaan lagajartaa sabaha maaneed
Mahadsanid
Sayd suurti baa dhow si baad hadalkee sabaankane sodon hadey maraysay sabca saaka maraysaysaa saacadu sina u dhaafi maysee 😢
Sayid mohamed AUN waxa uu ahaa Mujaahid
👏😮👏😮👏😮👏😮👏
>Afarta sifeeyo ka dhigay sufka oo kale
>waa mojad sow lamiyiyo sacad gow tiriye
>sawt kalena w aa dunida saarse ka faalodo
Waxn gabay lama odhan karo wlhi ina maxamed gabaydiisa mxd kahysa😂
Horay Usoco Saxib
Sayidkii waxuu ahaa halgamaa
Samci maayo sowtkaan aheyn siinoa looxaahe
Shaqo fiican baad haysaa sxb.
اول الشبا ب
Waxad tahay dhashii gaalada adna
Gabayada inoosoo badiya
❤❤❤❤
saado CAli o0 nin ah
Naag gaalada ha barbar dhigin oo dimuqradiyad ahayd ninka muslin ahaa
GABAY
"Siilkii muxuu joogay bay kugu salaaman" war sayidku wiil hoogsanayaa midh umuu reebaan!!!!
Kkkk war siil mahan waa siir(miraha dalaga sida sareenka galayda masagada)
@maslahisse-kr2nr ma iga hubta ina adeerow, sidaasan anigu u fahmee.
@@XaajiLadane97 waan kaa hubaa waagaa siil lama ibin jirin dadkuu sheegayana waa ganacsato ayagaa safarbadan (siirkii intuu joogay bay kugu salaaman) qamaha badeecaduarayso bay sii ogaanayaan say u tooda qiimahaas u siistaan
@@maslahisse-kr2nr mahadsanid ina adeer sixitaankaagaas.
Wa duni sir iyo tuugo iyo zanji loo kici-
Wa xaalka haysta xamar
Zanji wa jareer
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
tababar habenimo yaay siiyen
waxayna uxiren dhar wada madoow
Ok jubaland
waxay badalen qaybta garashadisa oy kobadilen sixir iyo cidankodi gaarka ah
Yaa bedelay saxib adoo raali ii faahfahi
Vidio mat
Dharbaxojin
Masha Allah
❤❤❤
GABAY
❤❤❤
GABAY
GABAY