MAANTA QOSOL IGUMA HARIN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 жов 2024
  • FADLAN LIKE, COMMENT IYO SUBSCRIBE II SAARA.
    FOLLOW MY SOCIALS:
    INSTAGRAM: FARTUSHH
    SNAPCHAT: FARTUSH
    SONG: CHRONIXX- LIKES

КОМЕНТАРІ • 255

  • @nimcanadar4099
    @nimcanadar4099 Рік тому +53

    I liked the second confession the way she revenge was the pest really😂😂

  • @FartunDuvetGirl
    @FartunDuvetGirl  Рік тому +34

    Asc walaal gang. Walaalo subscribe ii saara nooh 😅

  • @nastexocabdiqadir5472
    @nastexocabdiqadir5472 Рік тому +31

    Malmihii laso dhafay aan dawanayy muqaladada 5sano ka hor so dhigty adana ugu helay Barnamijkan wana markii igugu horesay aan muqal cusub dawado❤❤ keep Going Abyo🎉❤

  • @i.ismael4330
    @i.ismael4330 Рік тому +37

    Naagta labaad waa fariiid reer magaal ah cheers 🥂 😂😂

  • @jamiilamaxamed418
    @jamiilamaxamed418 Рік тому +15

    😂😂😂😂😂 fartuun oo shiiq usuuli isku badashay 😂😂😂😂😂

  • @Hodanmoh15
    @Hodanmoh15 Рік тому +11

    Akhaas injiir aaa waa dee waxay uga bixi ladahay nadafad xumada weyan walhi 😂😂😂

  • @ismailkuuskuusi2432
    @ismailkuuskuusi2432 Рік тому +11

    Wlhi manoli kulaha Qaskaga ha nasto😭😂😂😂😂😂😂😂Love ur videos queen❤

  • @xamdimgxmohamud4074
    @xamdimgxmohamud4074 Рік тому +15

    fartuun i am your big fan ma ogi dadka dhan ila fahmaan lkn waxaa tahay qof ugu qoraal qurxan xaga ciwaanka youtube ka waxaad ka hadalaysoo qoraalka koban oo waliba qurxoon ayaad ciwaan ugu dhigtaa ciwaankaaga wan ka helaa. qof ila mid ah like

  • @Fatimadahir6042
    @Fatimadahir6042 Рік тому +14

    Maanta qosol udhintay wlhi confession 2aad walipa 😂😂

  • @pharthuzdiamond8476
    @pharthuzdiamond8476 Рік тому +3

    Naag uurleh ma mehersanto lkin way furantaa

  • @rahmaosman3543
    @rahmaosman3543 Рік тому +14

    Am i the only one still on the lice and not the revenge?😂😂😂
    Since childhood that’s serious uncleanliness.

  • @ayaanmohamedabdi352
    @ayaanmohamedabdi352 Рік тому +11

    I love the convention videos please soo badi fartuney❤️😂

  • @muhanettdhahir4214
    @muhanettdhahir4214 Рік тому +11

    After longtime wll gang😢😮

  • @deeqsanofficial2799
    @deeqsanofficial2799 Рік тому +5

    Quruxdii afrika alle ha ku xafido adiga iyo inta kala jirta❤❤❤❤❤❤❤

  • @radwaAhmed351
    @radwaAhmed351 Рік тому +6

    😂😂😂quruxlay injirta gaas iskaga dhaaq😂 gabdha labad rer mageel cadiyaad thy 😊

  • @munajama9881
    @munajama9881 Рік тому +17

    Alla manta qosol udhintay argosiga wa jeclahay fartuney😂😂

  • @bisharojamac3108
    @bisharojamac3108 Рік тому +4

    Jini haku dhiiri geliyo abyo dhiiri galin maa nagu kaa hadhay ilaa dariska like kaga saarna hasoo nqoto anago is leh waba iska maqnaanaysa nAA MIYADA NAAG WAYN OO LGU TASHANAYA AHAYN 'XPPTI WXA SAA U CALACALAYA WAA tageratashadi pls sida noo dhan laysi horta ma jirine😢

  • @mariaadow9704
    @mariaadow9704 Рік тому +11

    ku sali nabiganya mohamed scw scw scw scw ❤❤

  • @adiljb5943
    @adiljb5943 Рік тому +5

    Walaley gacaliso maad saan noo dhaantid halahas Naga maqned Markasa video 11 minutes socoayo Nala hor imane
    Hoos noo firi san xal Mahe bishi 4 video xita no so dhig
    Queen duvet ❤❤

  • @ugbaadqurux42
    @ugbaadqurux42 Рік тому +5

    Sheekh usuuli mey ku modern dadkaan hadaba 😂😂😂😂 10:08

  • @hananhaji353
    @hananhaji353 11 місяців тому +1

    😂😂😂😅 gabdha 2 wa legend la sheegabo wa ayada

  • @qalbihodon721
    @qalbihodon721 Рік тому +6

    Injirta iga qoslisay ma nooli 😅😅😅!. Geberta Injirta ana ushegayo!. Liindhanaan 3 xabo kari blender ku rido ka dhigo hair masker 2 weekend. Dharkaga dhan iyo markimaha bac ku xir 2 beri banaanka dhig macal😂jodariga!. Kadib guriga nadiifi derinta picknick ku seeho labadas beri kadib xoor derinta❤. Mardambe injir is arki meysiin

    • @hoodokali5725
      @hoodokali5725 Рік тому +1

      Talo fiicn a sisey wle qof nadaafad leh ma gasho injir 😂😂

  • @kaltoumragueh6288
    @kaltoumragueh6288 Рік тому +5

    😂😂😂😂😂😂😂😂 fartuun intee kadhacday waa kujeclahay way ka aarsatay kol haday injir kubeertay 😂😂😂

  • @adiljb5943
    @adiljb5943 Рік тому +12

    Confession ka labad gabadha WA legendary cadiya qaskaga nasi kulaha 😂😂😂

  • @barwaaqomuuse9443
    @barwaaqomuuse9443 Рік тому +5

    Dad walan aya kugu xidhan😂😂😂😂

  • @ubaxaden2485
    @ubaxaden2485 Рік тому +6

    Wan kuxise fartuye ❤ video yadada wan jeclahy nosobadi wan ogahy waa ka cajiste 😢 nosolabo 🥹wan ku farxe hada marku isoodece video gaga ❤

  • @mervitahmed9379
    @mervitahmed9379 Рік тому +16

    I love ur expression after u read the confessions.especially the wild once..😆

  • @HSH20233
    @HSH20233 Рік тому +8

    Naag uur leh waa la furi karaa lakin lama guursan karo because cudadeeda waa ilaa ay ka dhasho 😢

    • @rahmaahmed2716
      @rahmaahmed2716 Рік тому

      My lama furi karo wllo ila ayka dhameysaneysa la suga uurka

    • @kimhebyx2843
      @kimhebyx2843 Рік тому

      @@rahmaahmed2716wey furmaysa gabadha uurka leh hadu maanta furo oo ay bari umusho sidasay cidadeda ku dhamaysatay diinta ha qaldin ta aan furmin wata nifaaska ah iyo ta cadada leh ilaa ay ka daahirsato

  • @fardusabdulqadir6829
    @fardusabdulqadir6829 Рік тому +3

    Way furantaa lkn ma mehersanto fartuun 😂😂😂😂😂

  • @safiyaabdirahman6048
    @safiyaabdirahman6048 Рік тому +30

    Wlhi midka labaad waa qoslay waa saaxiibo daacad isku ah shib iska dheh illahow minka hanaga ridin😂😂😂😂

  • @fudhiyare3565
    @fudhiyare3565 Рік тому +3

    Fartuun tan iyo 2017 ayaa kula socday lkn ayaan hoos dhac kugu yimid ugu yaraan week hal video soo dhig adoo.mahadsan

  • @QuruxAisha
    @QuruxAisha Рік тому +6

    Fartuun san xaq maaha wll 😢hada rabtid wax muhima hashegin lkn anku atagno malinti mar un ❤

  • @calmingandmotivationmusic1268
    @calmingandmotivationmusic1268 Рік тому +4

    Adi maa iska maqnane walale sidan ku sogenay 4weeks aa maqan tahay 😫😢

  • @hamdaahmed49
    @hamdaahmed49 Рік тому +2

    Muxram way isku yihin hooya wada dhalysa somaha lakin meherku wa ku celis

  • @FariixaKushkush
    @FariixaKushkush Рік тому +2

    Fartuuney wlaley waa catoowdaye maxaa cuntay Mashllh San ku roon Abaa waxaa ku dajisay no so sheeg plizz hilib faceena nga reebayee😂 say mashllh mcnto nolow ebad keep going❤💋🫶

  • @sabrinhussein-kr5if
    @sabrinhussein-kr5if Рік тому +4

    Tan labaad wlhi wa Laggamed 😂

  • @hibaaqey
    @hibaaqey Рік тому +3

    “Abayo aniga sheikh maihi “ 😭😭😭🤣🤣🤣☠️☠️☠️

  • @modernxaliimo4731
    @modernxaliimo4731 Рік тому

    Walaahay I will forever question the ways SOMALI people live their lives! One disaster after another! SubxanAllah. Talk about desperation! Naag nin ka daba ooyeysa, naag zina uur ku qaaday, naag jirkeedi ka ganacsatay hadana dukaan ku furatay lacagtii! You just can’t make these things up! God help these people!

  • @kadanali-oc6qp
    @kadanali-oc6qp Рік тому

    Bisinka gabadha jamacada dhiganaysa maxay tahay ee injirta leh.
    Bisinka timaha gaabi haday dheeryihiin gadhfeedha injirta iyo shambooyadeeda soo iibso.
    Maalintaktana maydh oo feedh acuudu billaah.

  • @dekanadifhassan6196
    @dekanadifhassan6196 Рік тому

    I subscribed 2018 and I watched and liked all your videos infact I always wait for it

  • @sunrise4459
    @sunrise4459 Рік тому

    Mid waa ogahay ilmaha ay dhali doonto iyo cunuggi hore waa Isla joogi karaan waa isku hooyo

  • @lakifarah4545
    @lakifarah4545 Рік тому +3

    🤣🤣🤣 Wlh illhay dartiis ku jeclhy abyo naf nool thay vlogs kagi nso celi iyo cuntadi intey dadka kuso qoraan aa isku dhadhamin jirtey 💕 ❤❤❤

  • @samiraabdi1809
    @samiraabdi1809 Рік тому +3

    😂😂😂 minka yoo ka soo dhicin iyo dhusuqa iska dhaq 1_1 bareejo

  • @xuriyonaanaale2511
    @xuriyonaanaale2511 Рік тому +1

    Sheikh usuuli 2 wye waankusalaany MSs busto😂

  • @Mesaytara_albii
    @Mesaytara_albii Рік тому

    Garacu waligiiba garac ayu ahaanayaa xata haduu guursado isaga kama hadhaysoisaga,xaaraantuna weligeedba xaaraan ahaanaysa waa sidaa sis haday tranto iyo hdii ay dhmtba

  • @kimhebyx2843
    @kimhebyx2843 Рік тому

    Gabadha uurka leh wey furmata lakin nikaax kuma xidhmo

  • @ikranfaisal3187
    @ikranfaisal3187 Рік тому +2

    Sheekh usuuli qaybta dumarka waa fartuun kkkkkkk

  • @hamdiaahmed2603
    @hamdiaahmed2603 10 місяців тому

    Abow gabdha aarsi kululaa sxpdeed ka arsatey😂

  • @hoodokali5725
    @hoodokali5725 Рік тому +3

    😂😂injiraa ku beeray kulaha way iga qoslisey taasi 😂😂😂😂

  • @kowsarmahamoud9028
    @kowsarmahamoud9028 Рік тому +2

    Ma sha allah walshay, waa runtaa . Gabadh uur leh meher ma qabto lamana furi karo. Dadku badanka ma garanayan diinta inaa loo noqdo markaste.
    Jazaki allahu khayran walashay intaad dadka ku bararujinaysid

  • @naturevideo1170
    @naturevideo1170 Рік тому +1

    ilmahay dhali doonto isma geeyan because waa isku hooyo

  • @fadumoahmed967
    @fadumoahmed967 Рік тому +1

    Masha Allah, Gabadha Ina habreedkeed guursatay saad ula talisay waan ka helay, Khayr Allah haku siiyo🤲
    Waa inay meherka ku ceshaan masaaisha kalena culimo hakala tashadaan.

  • @faizanuunemuhumad65
    @faizanuunemuhumad65 Рік тому +1

    waa qaldanthy hadii uusan ku dhalan nikaax waa caadi waala mehersan karaa lkn haduu uurkaas ahaa mid si sharci ah ku galay uurka
    waa qalad ilmo sharciyeysan in meherkle lala doono lkn haduu ahaa mid aana xalaasha ku imaanin waa caadi🎉🎉

  • @najuumaahmed5104
    @najuumaahmed5104 Рік тому

    1 iyo labaad waa arsigii oo dad ah
    4 na waa xaraan waayo meeshay ka timaaa caraan ahyd

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 11 місяців тому

    DUMARKA CAADI MA AHAN KHEERKOODA ILAAHAY HANA SOO AADIYO❤

  • @foowziamohamuud7404
    @foowziamohamuud7404 Рік тому +2

    The second one is best naag nool

  • @sumayayuusuf6796
    @sumayayuusuf6796 Рік тому

    Fartun naag uurle way furanta wayna mehersanta

  • @Nadraabdul.
    @Nadraabdul. День тому +1

    Wllhi qosol iguma harin 2 iyo sadaxad wa fuure Wllhi😭😭😂😂

  • @nasraelmiofficiall3831
    @nasraelmiofficiall3831 Рік тому +2

    Qasku wuu ku daalay😂😂😂

  • @sabrinhussein-kr5if
    @sabrinhussein-kr5if Рік тому +2

    Tan labaad wlhi wa Laggamed 😂

  • @nyg1162
    @nyg1162 Рік тому +2

    Faaartuuun waan kuu xiisnay sis, Allah khair haku siyo iyo haku xifdiyo, Amin.❤

  • @ummuayubnur8859
    @ummuayubnur8859 Рік тому

    Astaqfirullaah 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @LeyloAxmed-hv9qh
    @LeyloAxmed-hv9qh Рік тому +1

    M.a abyo ❤wad ku tagera abyo 🎉Allah ku xifdiyo abyo ❤

  • @Izzygirl-s7q
    @Izzygirl-s7q Рік тому +1

    Malmihi laso dhafay channel kagan ku waregayay😭😂
    Alx hadad video so dhigtay

  • @igalsamiirahussain9508
    @igalsamiirahussain9508 Рік тому

    waxey eheyd iney usabarto

  • @jamiilasomfamily4755
    @jamiilasomfamily4755 Рік тому +13

    Wey furanta lakin lama gursan karo 😢naag uur leh

  • @sabiriinomar07
    @sabiriinomar07 Рік тому +1

    Asc sheikh fartuun suaal ku weydina iga so jwb 😂😂❤

  • @dariinyaara403
    @dariinyaara403 Рік тому +1

    😂😂😂😂😂😂the second one qosol bay igu dishay wllhi

  • @draminaliroble837
    @draminaliroble837 Рік тому

    Hhhhhh the second one is amazing wlhi

  • @nasriinabdullahi4
    @nasriinabdullahi4 Рік тому +7

    My Fav one is finally back❤

  • @dagansuuban____
    @dagansuuban____ Рік тому +1

    I love confession video

  • @dewinner3554
    @dewinner3554 Рік тому +1

    Injirta maku faaftay isoo weydii 😂

  • @munaabukar6796
    @munaabukar6796 11 місяців тому

    😘😘😘😘😘😘😘😘😘🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩

  • @Hodan-xb8qk
    @Hodan-xb8qk Рік тому +1

    Hey fartun sheikh miyaa isku badashay😂😂😂😂

  • @shukrisheikhali7168
    @shukrisheikhali7168 Рік тому +1

    Way furmaaada naag uuur leh abayo lkn ayadoo uur leh maher ma qabto

  • @Mesaytara_albii
    @Mesaytara_albii Рік тому

    😂😂😂😂ala beerka

  • @rammlasalah736
    @rammlasalah736 Рік тому +1

    Finally is back🫶🏻💗

  • @haniahmed672
    @haniahmed672 Рік тому

    I like you I'ma love you

  • @somalisunmedia3891
    @somalisunmedia3891 Рік тому +1

    I miss u long time baaYo🥲❤️

  • @zeyzeyali323
    @zeyzeyali323 Рік тому

    The second one😂😂😂🤣🙌

  • @maymuunamuuna7151
    @maymuunamuuna7151 Рік тому

    Illaahow

  • @hudaabdikadir9538
    @hudaabdikadir9538 Рік тому +10

    I miss you so much darling walhi 🥺
    Wish you happiness and peace 🥰❤

  • @maanmohamed-tu3kx
    @maanmohamed-tu3kx Рік тому +3

    San ku sugayay leeh 😂Ila TikTok kaga so oyay wyyy hoyoyy ❤️

  • @MssSadia252
    @MssSadia252 Рік тому +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
    Fartuuneey we miss you xagee naga aaday maalmahaan ❤🫣

  • @amulamohamoud8242
    @amulamohamoud8242 Рік тому +11

    You have been missed fartuun❤ Sheikh inaa tahey ayaa maanta la kugu soo qaldey 😂😂😂😂 walahi cajiib. Girl we need more of your videos, we have missed it. Ka kac hurdada xbbti 😢❤❤❤❤

  • @begreatfulleverythinguhave7966

    ماشاء الله حبيبتي فرتون gabdha sadixad النبيب لآ يدخل الجنة leave your life ban dhihin laha dad isku dirka iska daa Dheh

  • @hamdasaed9600
    @hamdasaed9600 Рік тому

    I from i 😂😂😂

  • @Savocheyyy
    @Savocheyyy Рік тому +1

    Manta Ila talida kalama dhacaan Wa wda qosol miiran😂😂

  • @ruunhaji2316
    @ruunhaji2316 Рік тому +1

    Fartun waa catowday

  • @indhouronindhouron7992
    @indhouronindhouron7992 Рік тому +1

    Confession 2 waxaaa leyahay good job ❤

  • @ladanhappyy3969
    @ladanhappyy3969 Рік тому

    Waaa furmataa apaaayo.

  • @Liimo-om6xc6mf1s
    @Liimo-om6xc6mf1s 2 місяці тому

    😂😂😂

  • @Bella-yc3gv
    @Bella-yc3gv Рік тому +2

    I subscribed to fartun’s channel when she only had 15k I’m so happy to see 315k subscribers on your channel you deserve more sis🫶🏻

  • @NajmoCabdi-j4u
    @NajmoCabdi-j4u Рік тому +1

    Qosal igu ma harin mida koobaad😂😂

  • @Smiley-yk7vw
    @Smiley-yk7vw Рік тому +51

    I don’t even care for the confession videos I just love watching you lol my faves are pranks and vlogs. Post more of those please ❤️

  • @rahmamahamed4652
    @rahmamahamed4652 Рік тому

    😂😂😂😂😂😂

  • @NadaMohamed-ev3hj
    @NadaMohamed-ev3hj Рік тому

    😂😂👍🏾😭🤍

  • @nasradualeh5272
    @nasradualeh5272 Рік тому

    😅😅😅😅

  • @blackskz0
    @blackskz0 Рік тому +2

    we missed you girl

  • @nasradualeh5272
    @nasradualeh5272 Рік тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤