Waraysi Xiiso badan Oo La La Yeeshay Fanaanada Sahra Axmed Jamac

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 107

  • @khaliifmahamoutt7037
    @khaliifmahamoutt7037 4 роки тому +5

    Fan kaasa ahaa 13 jir lagu soo galaY xaafad iyo cideedna lakala tagaY....
    Maamo sahra rabiH janadii kaa warabiH....
    CumaR mahadsanid walaL...

  • @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
    @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 2 місяці тому +1

    Allaah Ha U Naxariisto
    Cumar Seerbi Sxb Adigana Waad Mahadsan Tahay🎉

  • @abdirizaknur5964
    @abdirizaknur5964 6 років тому +6

    One & only best female artist all times Shara Ahmed legendary singer love her 💗💗💗💗long live mamma

  • @hamsenouh3456
    @hamsenouh3456 4 місяці тому +1

    Alle hanxristo sahra axmed jamac. Waxay ahayd awowgay maclin caydiid ardaydiisii izaga ayaa quraanka udhigay iyada iyo maxmed nuur giriig

  • @jabanehirsiofficialchannel5098
    @jabanehirsiofficialchannel5098 3 роки тому +2

    Ilaaahy ha u naxariisto maamo sahro janadii haka waraabiyo

  • @sabriinsuwaydi7943
    @sabriinsuwaydi7943 8 років тому +3

    The best songer sahra ahmed allow cimiri ga ku dheer cafimaad qabna ku siii dabigag alle ha dhaafo inshallaaa

    • @aaminayar1687
      @aaminayar1687 4 роки тому

      Allle how naxriisto Ayeeyo Sahra axmed jamac

  • @mushtaqomar6527
    @mushtaqomar6527 5 років тому +3

    Fananti wabari garxjis baayi wada ahyen mash allh alle ha unxsrto sahra axmed

  • @xil.kalidmohamedismailhoor6509
    @xil.kalidmohamedismailhoor6509 6 років тому +3

    Alle Naxariisti Jano haka Waraabiyo
    Sahra Ahmed Jamac

  • @hoodomaxamud4123
    @hoodomaxamud4123 6 років тому +4

    Ilaahay ha kuu naxaristo sahra Axmed jaamac

  • @letsgettogetherxxx2241
    @letsgettogetherxxx2241 6 років тому +4

    Alleh sw ha u naxariisto iyada intii islaam ah. Aaamiin.

    • @qadarsaeed
      @qadarsaeed 5 років тому

      Amiin walaal alow naxariisti jano hasiyo mama Zahra Ahmed jemac the legend of somali artist 💔💔💔💔💔 we will never forget her😍😍😍😍

  • @omaryare404
    @omaryare404 6 років тому +7

    Sahro ahmed somali legend dad badan oo somali ah jecelyehiin walina isma badalin codkeedu bal eeg markay subcis khaadayso

  • @runsheg8937
    @runsheg8937 8 років тому +4

    mamma sahra allaha ku cafiyo kuna dhowro waxaa tahay fanka soomlida qofka 1aad ee aan tageero.
    mahadsanid

  • @cabdibaasidosman2957
    @cabdibaasidosman2957 9 років тому +3

    the one and the only one legend sahra axmed jaamac, cimri dheer cibaado leh

  • @xiisoiyoxullasho
    @xiisoiyoxullasho 12 днів тому

    Alle ha u naxariisto qabrigana ha u nuuro inshaa Allah

  • @mahamedismail1037
    @mahamedismail1037 7 років тому +3

    mashaa allaaaah shahra axmad jaamac nolow cisi kunolow iyo caafimad maamo

  • @omarmohamoud380
    @omarmohamoud380 6 років тому +3

    Ilaah ha u naxariisto Sahro Axmed.

  • @duriyadiisayidnuur9735
    @duriyadiisayidnuur9735 5 років тому +3

    Ilaahay hauwada naxariisto iyada iyo giriig iyo rooraayaba

  • @adalimpire4128
    @adalimpire4128 4 роки тому

    Sameecad speaker ahyd ayey iiga socdeen heesaha sahra axmed qaad hariiriya ayaa horteyda yaala Amin 2:00 duhurnimo.lagu dhaw yahay ayaan ayara leexeyey FM laanta BBC idaacada duhur nimo qodabada warka ugu waa weyn waxa kamid ahaa geerada fanaanada SAHRA AXMED JAAMAC 😭😭aad ayan ugu naxey allow u naxariiso 🤲🤲

  • @amo6188
    @amo6188 2 роки тому +2

    Alloow kuu naxariiso mar La araG bay ahaayeeN Hopoladii waabari Aan Dib danbayza loo helayn😢😢

  • @libanwarsame5428
    @libanwarsame5428 5 років тому +4

    Heesta Wacad ee uu allifey Axmed Saleebaan Bidde, ayna ku jiraan ereyadan:
    "Dadna ruux ku aaminey
    Iyo Wacad Ilaahey
    Midna lama illaawee
    Ha halleynin aayaha".
    Waxaa Sahra ugu horreysey Faaduma Axmed Dhimbil (AUN) oo Originaalka Radio Muqdisho u duuban la qaadday Maxamed Nuur Giriig.
    Sidoo kale heesta "Maahee Khadray" oo uu allifey Abwaan Maxamed Jaamac Ilkacase, waxaa horay u wada qaaday Cabdiraxmaan Abuuraas & Faaduma Axmed Dhimbil. Waxaase markii dambe loo daayey Sahra Axmed Jaamac iyo Maxamed Nuur Giriig oo Idaacadda u qabtay.

    • @aminibrahim2101
      @aminibrahim2101 Рік тому

      Faadumo axmed dhimbiil ma ededa ba reer jabuuti bay ahayd be 😂 waar waxan sahra leh qof dhintay wa beenta Lama yidha

  • @sahalcali4196
    @sahalcali4196 6 років тому +5

    Ilahay ha unaxariisto janadii fardawsana hageeyo

  • @Sinjibiil10
    @Sinjibiil10 2 роки тому +1

    Alle haku naxariisto maamo sahro axmed jaamac

  • @aminibrahim2101
    @aminibrahim2101 Рік тому +1

    Umadi qiimaha lahayd iyo khasaarihi waqooyi ahun dhaman ❤😢

  • @Najiib114
    @Najiib114 7 місяців тому

    Sahara Ahmed jamac Alla ya rahma she was the best women super talented musician, one of my best infact may she be loved person to her Creator the Almighty Allah.

  • @mahdibra8592
    @mahdibra8592 2 роки тому

    Allah ha unaharisto mama Sahra Ahmed Djama legendery hesagaga lagama xiso dhicikarayo eshcalaa cod rahmatullahi alayk mom❤️❤️😭😭

  • @cheyyene
    @cheyyene 3 місяці тому

    Ha iga dhigin Aqoongaab with Maxamed Nuur Giriig, waa hees aad u fiican oo waxbadan dhageysto at age of 15-17 ayey aheyd.

  • @subeercalanle9074
    @subeercalanle9074 5 років тому

    Alle ha u naxariisto sahra axmed Jaamac heesta ay la qaaday Maxmed nuur giriig in badan baan arkay iyadoo lagu murmaayo

  • @jaallecabdicasiismmeegaar9729
    @jaallecabdicasiismmeegaar9729 6 років тому +2

    Allah haw naxariisto hooyo sahra waxay xijaabatay shalayto

  • @zubeerabdi4734
    @zubeerabdi4734 4 місяці тому

    Allaha u naxaristo Ilaahayo Ridahaaga sii Janadaada Ferdowsal culyaa iga raali noqo

  • @cabdiqanikaraaf9826
    @cabdiqanikaraaf9826 6 років тому +2

    Sahro axmed sharaf iyo qiimo ayaa ummadda soomaaliyeed u haysaa,

  • @maymuuncabdisomalilandjece6231
    @maymuuncabdisomalilandjece6231 6 років тому +2

    Ilahay ha unaxariisto aamiin aamiin yaa rabi

  • @ugaasraage4178
    @ugaasraage4178 6 років тому +1

    ilaahay naxariistii jano haka waraabsho fannaanad qaran bay ahayd.

  • @ayanadani9707
    @ayanadani9707 2 роки тому

    sahara waxay ka mid thy fananiintii aan aadka uu jecela wlhi geerideda wan ooyey markan maqaley sahra eebe haku naxariisto janadii eebe ka warabiyoh 😪😪😪😪😪😪 aaamiin eebe haku naxariisto janadii fardowsa eebe haku geeyoh eebeow naxaristaadu waa wasicee u naxariisto

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 4 місяці тому

    Alle ha u naxariisto

  • @moogeumal3989
    @moogeumal3989 7 років тому

    Si farshaxanimo iyo xirfad ku dheehantahay, ayuu seerbiya hoobalada weyn waraysiga uga qaadaaya. Habbo sahro aad baan u salaamayaa. Weli maankeedu waa taam, waxba da'a iyo waayeelnimadu uma dhimin. Eebbe naxariista ha ka waraabsho.

    • @inaahmed9677
      @inaahmed9677 7 років тому +1

      Abshir A. Umal msha allh ugu dar

  • @boqorkareerhargeisa1796
    @boqorkareerhargeisa1796 7 років тому +4

    habar yar alle hakudaayo beryo

  • @ifkamahdi5122
    @ifkamahdi5122 6 років тому +1

    Naxaristi janah allh hakawarabiyo aamin ilahow rabiyow qabriga unuuri adiga qafururaxim ahe aaminta raaciya wlalayal plZ

    • @farxiyahassan9904
      @farxiyahassan9904 6 років тому

      Ifka Mahdi
      AMIIN AMIIN yarabi Ilahay waxan uga baryayna in u janatul fardawsa ka warabiyo kitabkedana midigta ka siiyo

  • @xogwadaag4627
    @xogwadaag4627 6 років тому +1

    Allah ha kuu naxariisto #Sahra Jamac.

  • @Farhiya.221
    @Farhiya.221 6 років тому +3

    Ilahay haku naxariisto mamo

    • @drmohamedabdi4741
      @drmohamedabdi4741 6 років тому

      Fatxiya Ladan
      Aamin aamin ilahay haw naxariisto. Hooyadii fanka somaliyeed maamo sahra ahmed jamac

  • @faaraxladane946
    @faaraxladane946 6 років тому +2

    ilahay haw naxariisto

  • @nasrahussain4398
    @nasrahussain4398 6 років тому +1

    Ilaahey haa uNaxrsTo Yaa Allah aameen

  • @cabdiqanikaraaf9826
    @cabdiqanikaraaf9826 6 років тому +3

    Dadkeena qiimaha iyo taariikhda leh ma tixgalino, aax aadbaan uga xumahay

  • @wiilkahargeysajecel8748
    @wiilkahargeysajecel8748 4 роки тому +2

    Boqorada Codka Sahra Axmed jaamac AUN

  • @nimcochannel1472
    @nimcochannel1472 4 роки тому

    ALLE HKU NAXARIISTII JANOOYINKIISANA HKUGU CASUUMO QABRIGANA HKU NUURO

  • @hafsafaysal3813
    @hafsafaysal3813 6 років тому +1

    ilahay ha unaxariisto

  • @Burcawi24
    @Burcawi24 9 років тому +2

    Legend Sahra Axmed

  • @sumayasarahassan2307
    @sumayasarahassan2307 6 років тому +3

    Gabigood 13 ji bay sheegteen heestii jidhidhico waxaa istudia raadi ku soo xerootay 1967 dii sidaa awggeed eedo waad ka horeysay xiligaa

    • @fadumosahra734
      @fadumosahra734 18 днів тому

      Waxay ku tidhi si rasmiya ayay ahayd1969 laakiin kuma oran waan bilaabay sanadkaa

  • @zadaamyawyaw4794
    @zadaamyawyaw4794 6 років тому +1

    Allaw u naxariiso

  • @hamdahassan3685
    @hamdahassan3685 3 роки тому +1

    May Allah forgive her. amine

  • @AbdirazhiidAhmed-ss1un
    @AbdirazhiidAhmed-ss1un 11 місяців тому

    Allow ku naxariisto

  • @hibohassan8939
    @hibohassan8939 2 роки тому

    Ilaahayi haw naxariisto

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Рік тому +1

    AHUN

  • @guribila9738
    @guribila9738 4 роки тому

    Allow kuu naxariiso sahra axmed heesaheeda aad u jeclaa ilaa hada 31.1.2020

  • @nimcaanmahamud9549
    @nimcaanmahamud9549 3 роки тому

    Allah haw naxariisto

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Місяць тому

    Ya Rabe towbE YawayE, Familyyyyyy

  • @munamunastylista7637
    @munamunastylista7637 6 років тому +1

    alla ya raxma

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 9 місяців тому

    AUN sahra axmed

  • @SuadShALi
    @SuadShALi 3 роки тому

    Ilhayow u naxariiso waxy ahayd fanaanad qaaliya oo naga baxday

  • @munaofficial2721
    @munaofficial2721 6 років тому +1

    Habo ilahay ha ku naxariisto

    • @happyabdiwadani7423
      @happyabdiwadani7423 6 років тому

      alle ha u naxariisto jano haka waraabiyo edo sahra ahmed

  • @qadarsaeed
    @qadarsaeed 5 років тому

    Alaaa yaaa rahma mama sahra Ahmed jamac💔💔💔💔💔💔 read in peace

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Місяць тому

    EhEEyE, tantan ban yaahey dumar Qasatan Noocyadey facyaashay familyy Systems Farac Jiilbajiilba

  • @kingfathxialimohamuthshaah
    @kingfathxialimohamuthshaah Рік тому

    ALLAH YARaxma

  • @itahildiini3017
    @itahildiini3017 5 років тому

    ilahayoow naxariisti jano kaa warabe

  • @abdulahinoor3246
    @abdulahinoor3246 3 роки тому

    Allah ha unaxristo

  • @mohamudabdi3137
    @mohamudabdi3137 9 років тому +8

    my eedo sahro ahmed jama long live ,,god bless u

    • @nooraali5272
      @nooraali5272 9 років тому +1

      Sahra axmed jamac cimri dheer iyo caafimad ilaahay haku siiyo cod iyo quruxba ilaahay waakugu deeqay

    • @fadumofay4727
      @fadumofay4727 7 років тому

      Mohamud Abdi cadimaal

  • @abdifatahmohamettisse5028
    @abdifatahmohamettisse5028 9 років тому +3

    Happy

  • @suberyusuf3623
    @suberyusuf3623 5 років тому

    Alle ha unaaxristo

  • @Hiigsade
    @Hiigsade 8 місяців тому

    Does she still live?

  • @abuukar1667
    @abuukar1667 3 роки тому

    Ala yaa raxma

  • @viberdaha1633
    @viberdaha1633 9 років тому +3

    Sahra wa fananad qaaali ah

  • @sumayasarahassan2307
    @sumayasarahassan2307 6 років тому +2

    Sanadki iyo taariiqdood ma garanayaan yaahuu

    • @asalhargeisa3668
      @asalhargeisa3668 6 років тому +1

      Sumaya Sara Hassan adigu maxaad garanaysaa ee lagaa dhagaystaa shar iyo khayr iyo taariikhdaada hadaanad taariikh leedahay. Yaabi oo isbax adigu

    • @asalhargeisa3668
      @asalhargeisa3668 6 років тому

      Sumaya Sara Hassan yaahuu oo isbax adigu waxaad tahay baa iska yar sahra qoomiyad dhan baa jecel

    • @Aisha-mn9si
      @Aisha-mn9si 5 років тому

      Allaha u naxariisto marxuumada u duceeya walalyal

  • @hamdahassan3685
    @hamdahassan3685 3 роки тому

    A U N ya Rabbi

  • @aminaegeh6220
    @aminaegeh6220 6 років тому +2

    M.

    • @abiissa4710
      @abiissa4710 3 роки тому

      Maama Sahra AUN waxay ilowday riwaayadii cajiibka aheyd ee Hawaalnaado Jaceylka 1978

  • @iidcabdiboos9751
    @iidcabdiboos9751 6 років тому +1

    warasigii rayan

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Місяць тому

    Na hE QatraaayqaranEEy Soo dhawoow badanbadan fariidad facyaashay troonEey bilyans dumarood ugu qiimobadanEEy Brinseseseses boqorad dumarey uaheyba ya mudadi soo noolaba Ta wa laysYaqane murwo dumaroo kmQEYr badan YariisEey lagufarxeeeey

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Місяць тому

    Ya hE QatraaayqaranEEy Qiimobadan cadayyareey murwodumaroo yariisEEy

  • @ismailjama178
    @ismailjama178 4 роки тому

    Sahra waa Hargeisa,Hargeisana waa Sahra Axmed.

  • @mohanuuracs1746
    @mohanuuracs1746 4 роки тому

    Qp2

  • @MOOLIF00
    @MOOLIF00 Рік тому

    Subcis yaa sameeyay horta yaasa keenay qaabkaas

    • @maxdar11
      @maxdar11 11 місяців тому

      Faysal cumar mushteeg

  • @munayimagal6432
    @munayimagal6432 6 років тому +1

    Asfty

  • @addismusicproduction4199
    @addismusicproduction4199 6 років тому

    Intii reer hargeisa ah subscribe ta igu qabta

  • @hoodomaxamud4123
    @hoodomaxamud4123 6 років тому +1

    Ilaahay ha kuu naxaristo sahra Axmed jaamac