SAHRA AXMED CIIDA HORN CABLE TV 2016

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 вер 2024
  • KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA KU BIIR FACEBOOKAYAGAN / horncabletvhctv AMA BOOQO WEBSITE KAYAGAN
    www.horncable.tv/

КОМЕНТАРІ • 368

  • @hananbeuty2969
    @hananbeuty2969 6 років тому +109

    codka wlhi mixer laguma samesto e wa dhalad wlhi...ama gabow ama yarow...isma.badalo...Classic aya ku qadaysa original....fanku wa kaas nio....yaa igu raacsan ..like hayla dhafin

    • @haajinour3233
      @haajinour3233 6 років тому

      marwo xanaan run ayad ku shegty

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 4 роки тому

      Sax anigu waaban ku wiswisay codadka samayska Ah mixerka aduunku qofka waxaa ku heesa fanaan laguma sheego laakiin soomaalida ayay tii niic odhankartaaba ka dul qaylisaa iyagoo og in ay mixer ku Bow bowleedahay laakiin codku waa udhalasho qofkii aan codkiisa ku heeskarin umada qaylada Hakala fadhiisto

    • @drhd1043
      @drhd1043 3 роки тому

      Haa wlhi xaqiiq weeyi

  • @abdisamadosman2437
    @abdisamadosman2437 8 років тому +41

    aax miyanay xishoonayn nimankan playback ku heesayo iyago yaryar walee fanku waa udhalasho sahra ahmed jamac mamo long life

    • @ubaxmohamed3645
      @ubaxmohamed3645 7 років тому

      Abdisamad Osman

    • @nimcoaweys286
      @nimcoaweys286 7 років тому

      Xaqiiqo Raadis mamada ka xishood playback kaban in live loogu tumaayo waad u jedaaye

    • @abdisamadosman2437
      @abdisamadosman2437 7 років тому +1

      Nimco Aweys ma reexamar ayaa tahay mise afkaad akhriyi aqoon qoraalkayga si fiican u fahan horta

    • @queenamran4777
      @queenamran4777 7 років тому +1

      Xaqiiqo Raadis reer xamar kadhamaw nacas yahow

    • @ghboy2914
      @ghboy2914 7 років тому

      Xaqiiqo Raadis commentigaagu waa top lkn dad dhan baad ugaftey

  • @fatimaahmed8813
    @fatimaahmed8813 7 років тому +26

    fanaan sidaan ha u heeso ama hakaa saqiiro. waxa hadda joogo fanaaniin ma aha. cimri dheer mama sahra axmed true legend

  • @qadafinuur
    @qadafinuur 6 років тому +25

    Mantay geeriyotay tariikhada 4.4.2018
    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @sacadxasan3323
    @sacadxasan3323 4 роки тому +1

    xitaa musiga hadii la jaro codka sahra ahmed waa dahab alle ha u naxariisto aamiin

  • @ayaanahmed553
    @ayaanahmed553 8 років тому +13

    ax yaaa sowd .. waa u dhalasho codku .woowoo waaaw eedo alle cimri ga ku dheree cibaadada na ku dadaal cafimaad ku waaar love u

  • @shukrymahamed8795
    @shukrymahamed8795 7 років тому +9

    waa ku bahdilaad fanaanintan . inay sahra oo gaboowday live uheesay iyaguna plybck yihiin

  • @HajjiWarsamah24
    @HajjiWarsamah24 8 років тому +6

    Habaryatay caadi maaha codkeedu wallee baanu weli isbedelin waxaad, siday 1970-kii ay u heesaysay ayey weli tahay waa mucjiso masha allah noolow habo.

  • @sulekhaaxmed7136
    @sulekhaaxmed7136 Рік тому +1

    Codka mcan waligay man maqlin Allah yarxama mama sahra axmed

  • @krishboiman7165
    @krishboiman7165 8 років тому +3

    mamma sahra cod kaadi wali waa sidii mashallah balse waxaad ku wacneeyd maanta oo kale inaad diinta dhankeeda ubadato allaha kugu duwe, sikastaba aad iyo aad baan kaaga soo salamaya Somaliya/ Xamar
    waxaa tahay faanka kaliya ee afka somaliga ku heeso oo aan si dhab ah utaageero nollow!

  • @mubarakali6819
    @mubarakali6819 8 років тому +4

    that is what is called pure TALENT.

  • @Hooda36
    @Hooda36 8 років тому +2

    waaaaaaaa waa sahra axmed fanaanadii qaayaha iyo qiimaha badnaa masha Allaah codkeedu weli waa top hooyo cimrigaaga illaahay haraajo amiin waxaad naxasuu sisaay waayo waayo we love you❤🌷🌷🌷🌷🌷👏

  • @faizamohomed3271
    @faizamohomed3271 6 років тому +1

    Codkeedu isma bedelin waa sideedii waayo waayo, maantana waa geeriyootey Allah how naxariusto hooyo sahra Ahmed fanka soomaaliyeed kaalin dahabey ku lahayd.

  • @nuuradiincalijaamacaxdi150
    @nuuradiincalijaamacaxdi150 8 років тому +2

    Masha allah mama Sahra axmed jamac wali way joogtaa bal eega codkii dhalin yara nimo ayaa wali kagu heesayaa eesh calaa sawt fan waa live iyo baababah

  • @abdiyare5247
    @abdiyare5247 8 років тому +4

    waaah waaah Sahro Axmed.
    iskoor bey jabisey.
    Fanaaniinta cusub baska dambe soo raaaca dheh.

  • @abdirahmanabdinasir9051
    @abdirahmanabdinasir9051 8 років тому +20

    ama sidaas oo kale u hees ama iska seexo
    ceeb badanaa reer playback sidaan baan idinka rabaa

  • @ibrahimmahamed2090
    @ibrahimmahamed2090 7 років тому +5

    Muraayaddii fanka soomaaliyeed haldoorka hablaha heesa Sahra axmed Jama

  • @hamzeosman6865
    @hamzeosman6865 4 роки тому

    Wllhy adunyo markaa maqasho codkn intadan arkin ayada lama moodo sahra codkedii allah janna fardawsa hageyo

  • @raamaale5
    @raamaale5 4 роки тому +2

    Why did't i watch this clip while she was alive, rest in peace mamo

  • @b.i.grichgang1656
    @b.i.grichgang1656 8 років тому +28

    her voice is still the best not like these fake as somali kids who singing backgrounds or some shit like that be original always cz thats what music all about mama sahra you got the same name as ma mom and you always was the best allah bleis you

  • @mohammed-jama
    @mohammed-jama 8 років тому

    woooow wallee ila yaraantaydii baan ku jeclaa SAHRA_AXMED_JAAMAC heesta oo music ah way haysaaa lkn waxay u quus gooynaysaa ciyaalkan PLAY BACK uun sitaa
    walle fan waa kii hore

  • @mms7038
    @mms7038 6 років тому

    Ax ax ax ya qarami axya Sahra ahmed jamac allow cimrigaga dheere codkeedi ismu badalin iyado noqotay hooyo da wayn mansha Allah waka fan waka cod waka qarami wata murtiyi ax😊😊😊😊

  • @sudiyusuf3757
    @sudiyusuf3757 3 роки тому

    Ilaahay ha unaxariisto dambigeeda iyo kaayagaba alaha dhaafo

  • @cadnaanmontolivo7196
    @cadnaanmontolivo7196 8 років тому +27

    xasuus when I was miyiga Galkacyo sahro iyo Hanuuniye iyo Saado aya dhagaysan jiray
    dad inti Tayo lahayd waa hor.marayn

    • @cadnaanmontolivo7196
      @cadnaanmontolivo7196 8 років тому +1

      +Soomaali News Shanta Soomaaliyeed warya najis fb kaga so tagay halkana ma iga dabo timid dhurwa haku cune lol

    • @muna1738
      @muna1738 8 років тому

      Cadnaan Montolivo

    • @cadnaanmontolivo7196
      @cadnaanmontolivo7196 8 років тому

      +Muna Ahmed haa walale

    • @Ahmedmohamed-wo2fv
      @Ahmedmohamed-wo2fv 6 років тому

      Cadnaan Montolivo imtixaan halkana ma joogtaa, salaal hargaysa kaaga timi

    • @farhiaalihassan202
      @farhiaalihassan202 6 років тому

      Cadnaan Montolivo 😂😂😂😂😂

  • @mustafemohamed4879
    @mustafemohamed4879 4 роки тому +1

    Edady Sahra Ahmed Jamac Rabi naxrsti jano hakgu casumo

  • @hoodolaki7948
    @hoodolaki7948 6 років тому

    Ax ax mntana way god gashay ax alee haa naxaristo

  • @NimcoChannel279
    @NimcoChannel279 6 років тому +1

    Inaa lilaah waa inaa illeeyhii raajii cuun khatuumo xuumo illaahoow haa nagu diliin walle ariin adaag baa dameysa subxanalaah

  • @munagrase8863
    @munagrase8863 8 років тому +4

    walee waxii playback ku heesayeey wey ceebeysay fanaan wakaa live ku hees ama iska daa sahra ahmed jamac ilahay Hagu daayo

  • @ahzaabdiirie9591
    @ahzaabdiirie9591 7 років тому +23

    geeriyo hadeey kudeeyso gaboow aan kudeeyneen

    • @abdirizakmohamud3792
      @abdirizakmohamud3792 6 років тому

      Ahzaab Diirie 😢😢😢

    • @caliwasaaye.5728
      @caliwasaaye.5728 6 років тому

      Allah ha u naxariisto Sahra way geeriyootay maanta.

    • @raqad4642
      @raqad4642 6 років тому

      Ahzaab Diirie maantay dhimatay allah ha u naxariisto miskiinta qof fiican bay aheyd

    • @kamalabdullahi61
      @kamalabdullahi61 6 років тому

      Ahzaab Diirie Alle ha unaxariisto hada way dhimatay

    • @rahimaabdi8085
      @rahimaabdi8085 6 років тому

      Allaha u naxaristoo

  • @Ahmed.Hassan49
    @Ahmed.Hassan49 8 років тому +9

    i love you hooyo sahra axmed jaamac xauus ayaad nagu leedahay umada somaliyeed ilays dharaareed ayaad u tahay caafimaad ku waar❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @cabdishakuurcumar761
      @cabdishakuurcumar761 6 років тому

      geesiga geeska Africa somaliyeed ka daa somalilander weeye fanaanadu qurunka.nagala dhex bax qadaad wayn

    • @makulatalinawalal8536
      @makulatalinawalal8536 6 років тому

      geesiga geeska Africa waa xaqiiq taasi wll ilaahay haw naxariisto janadana haku casuumo imika lagaso dareray Aaskeediiye

    • @ahmedsahalabdirahman1139
      @ahmedsahalabdirahman1139 6 років тому

      Al-shakour Omar baaaaààc uf

  • @saidindho6724
    @saidindho6724 8 років тому

    Axyaa fanaanad sahar ahmed jaamac codka dahabiga waa loo xiisay wayo wayo mansh allah alleh ha ku daayo

  • @abdullahimohamud4748
    @abdullahimohamud4748 7 років тому

    maaamo sahra ahmed jaamac allaha haku danbi dhaafo wan jeclahay qofkay ku wayn tahy hiddaha iyo suugaanta somalida allow ku xifdi

  • @yazeradam5953
    @yazeradam5953 6 років тому

    noolow hooyada fanka zoomaaliayd zahra Axmed ciida

  • @suhaybahmed1570
    @suhaybahmed1570 6 років тому +10

    Sahra ahmed jaamac, fanaanad sharaf iyo milgoba leh. Allah ha ku dhawro intaad nooshahay aakhirana janatall fardowsa iyo meel waanaagsan gal.

  • @shadow1-h
    @shadow1-h 6 років тому +2

    Ax ilhay ha unaxaristo she was and will be the best wlhi 💯❤️😭 geeriyeey

  • @rowdahassan9455
    @rowdahassan9455 5 років тому

    manugliye kalgacalbaa naar iyo ka kulul olol walee qof iga adag inuu jiro ma aminsani haddana maanta waan nuglaaday

  • @aragsanilovemom9856
    @aragsanilovemom9856 7 років тому +3

    mamma macaan iskaga bax plz meel laguma gaaree heesaha

  • @MuhammadChazi
    @MuhammadChazi 6 років тому +1

    allah ya raxma
    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
    May Allah grant you The highest rank In JANNAH Amen

  • @xanaanxasan3815
    @xanaanxasan3815 6 років тому

    ax ax way naga hooseysaa maanta 😭😭😭😭Alle hku nxariistoh maaamoh

  • @AbdiazizSaidAhmed
    @AbdiazizSaidAhmed 6 років тому

    Alle ha u naxariisto maamo Sahro Axmed Jaamac; waa rukun ka dumay fanka soomaaliyeed.

  • @farduusahmed2283
    @farduusahmed2283 8 років тому +1

    wow! mansha allaah edo alle haku barakeyo codkaga macaan

  • @raqad4642
    @raqad4642 6 років тому

    Caloosha waa ka bararan tahay tolow may xanuun caloosha bay u dhimatay wa jiraneed ban maqlay allah ha unaxariisto

    • @MukhtarIbrahim3
      @MukhtarIbrahim3 2 місяці тому

      Dumerka dhan abdominal Infection u dhintan

  • @adanhassan6912
    @adanhassan6912 8 років тому +2

    illaahay cimriga haw dheereeyo wlhi muusigba uma baahna way iga qiiraysiisay kawaran waxan hadeer heesaa dadmaaha

  • @hajiyare7657
    @hajiyare7657 4 роки тому

    Alle hownaxariisto sahra
    Aabaheedna maanta ayuu dhintay
    Alle hownaxariisto labadoodaba

  • @zamiiraziman1138
    @zamiiraziman1138 6 років тому

    alle haw naxaristo maanta waa marxuumade

  • @a_afro1
    @a_afro1 3 роки тому

    Ilaahow unaxariiso maamo sahro

  • @SomfilmsFHD
    @SomfilmsFHD 6 років тому

    Naxariistii jano Allah ha siiyo... 04.04.2018 Geeriyeey xishoodlaay xejiyaay fogeeyaay.

  • @sahramahmood22
    @sahramahmood22 6 років тому

    Ilahay haa unaxaristo ilhow danbigeda dhaaf ilhow suu aasha uu fudude ilahow narta kaa xoore ilhow janatul fardawsa gee yaarab

  • @fjnapaadfjnazir3794
    @fjnapaadfjnazir3794 6 років тому

    ilalahay how naxaristo

  • @amo6188
    @amo6188 2 роки тому +1

    Rip 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
    Allooow kuu naxariiiso
    maaamo mar la araG bl waaakaaze yaa booskaa noo buuxinya😢

  • @abbasmohamoud5088
    @abbasmohamoud5088 7 років тому +3

    Maamo noolow alha ku daayo❤
    La socdo si tooseay ugu heesaysaa!

  • @raxmocadeeyraxmo5084
    @raxmocadeeyraxmo5084 6 років тому

    ILLAAHEY ha u naxariisto dembigeedna Allah ha dhaafo dhmnteen Allah dhaafo dembigeena

  • @nimcaanyare2587
    @nimcaanyare2587 6 років тому +3

    IllHy Hku Naxariisto Maamo Sahra Ahmed Jaamac Qaprigana Rabih Hkuu Nuuro Aaamiin Aaamiin Yaa RabiH

    • @rodalaki8750
      @rodalaki8750 6 років тому

      Alle haunaxriisto sahra axmed

  • @sahnibrahim4637
    @sahnibrahim4637 5 років тому

    Ilahay ha u naxariiso

  • @xajiahmed9092
    @xajiahmed9092 6 років тому

    illaahey janadii fardowsa haku geeyo bilaa xisaab

  • @hodanwahbi3328
    @hodanwahbi3328 6 років тому

    MAASHA ALLAAAAH CODKI WAA SIDIISA, MACAANAA, /WIILKA, KABANKA, WAAA QATAR WALAAHI , KABANKAA, XUMAADAY MAAHENE! ALOOW KUU NAXARIISO, ADIGA, IYO DHAMAAN MUSLIMTNTA SAHRA AHMED JAAMAC ABOKOR!

  • @usaamekaastar905
    @usaamekaastar905 6 років тому +1

    Alle hakuu naxariisto 😭😭
    4/4/2018

  • @khadarosmanofficial1666
    @khadarosmanofficial1666 6 років тому

    sahra fanaan qaran ilhay ha ku naxariisto

  • @ahmeddeeq507
    @ahmeddeeq507 8 років тому

    Maasha allah Hooyo sahra axmed jamac illahay caafimaadka haku siyaadiyo isha allah wlhi waa sahra iyo cod aan isbadal lahayn

  • @sihaamabdirahmaan121
    @sihaamabdirahmaan121 7 років тому +3

    Maamadaan waa iska jclhy long life

  • @kamalabdullahi61
    @kamalabdullahi61 6 років тому

    Alle haku naxaristo janada Alle haka waraabiyo waxay dhimatay 4/4/2018 noole waadhinte

  • @abdullahihassan151
    @abdullahihassan151 5 років тому

    immpossible wlhi codku wa sidiisi ..ilhw u naxriiso

  • @iglandaxmad9469
    @iglandaxmad9469 8 років тому

    ayeeyo ilaahay haku soo hadeeyo intaad yareeyx a5aad soo baashaashay3e amiin

  • @ahmedaarshe9105
    @ahmedaarshe9105 6 років тому

    Allaha u naxaristo Hooyo sahro ahmed jama shaley bey magalada Hargeysa Ku xijaabatey ax ax ax😭😭😭😭😭😭

  • @mmuse6787
    @mmuse6787 6 років тому

    Allahayow KUU naxiiso Janatulfardoosa alleha ku geeyo
    Sahra Axmed jana AUN

  • @shaacirassad3168
    @shaacirassad3168 8 років тому +1

    man sha Allah codkeedii ismuu bedelin

  • @salimnour
    @salimnour 6 років тому

    alle ha u naxariisto waxay geeriyootay 44-2018 maalin arbaca ah ,-

  • @mubarakmaxamed2175
    @mubarakmaxamed2175 2 роки тому

    😭😭😭😭😭😭 allh keep you and mercifully in your grafe

  • @asmism792
    @asmism792 6 років тому

    Alle ha ku naxaristo

  • @fatmaali4968
    @fatmaali4968 6 років тому

    ax ax ax maamo sahro waa naga tiir wyn baa fankii ka dumay😭😭😭😭😭😭😭

  • @NALIFTIINSHE143
    @NALIFTIINSHE143 9 місяців тому +1

    Sahra axmed aun

  • @abdiqanimohamed7936
    @abdiqanimohamed7936 6 років тому

    Woooow sahra allaah haku dhowro aamamo.ku wayn quluubta somalida o dhan nolow sahra mahra

  • @dhayowiid3332
    @dhayowiid3332 8 років тому

    subxaana alaah war qabrigey dultaal ugu nastexeeya iney ilaahey utowbad keento. ee hawaalina meesha cod iyo muuqba maheysee

    • @hamzamaal9469
      @hamzamaal9469 8 років тому

      Haddii aad qabtid in ay danbi tahay, meesha maxaad ka soo doontay? Bal faduushan eeg!

  • @sulekholove1646
    @sulekholove1646 6 років тому +1

    subxna allh miyuu indhoh layha nink wllyal hdii aad wax igu dhaantaan ii sheeg bl

  • @Sm-tj6ry
    @Sm-tj6ry 6 років тому

    Eebbe haw naxaristo ano caruran heskan qadijiray.

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy 7 років тому +8

    war cod iyo cali lahayne islaatan toobad keen yaa yiraahda cimri baad ku jirtaaye subxaan alle

    • @muusayarre7560
      @muusayarre7560 6 років тому +1

      Ali Hassan adiga malaga yaaba inaad cibada aqoon

    • @adansalah4536
      @adansalah4536 6 років тому +1

      hadii geeri
      ku dayso gabow
      baaan ku daynayn
      aduuuunyo

    • @ahmedmusa3748
      @ahmedmusa3748 6 років тому +1

      Ali Hassan sax xaq beey aheeyd lkn geeriyyootay hada

    • @oubahkontie4495
      @oubahkontie4495 5 років тому

      @@ahmedmusa3748 😭😭😭😭

  • @abdifitahiman8165
    @abdifitahiman8165 2 роки тому

    Allaha unaxarista maama sahra axmed jamac

  • @alfanananeye5029
    @alfanananeye5029 6 років тому

    fananadi qarniga ayay ahyd ale hawnaxaristo
    aamiin
    ilahy
    hawnaxaristo
    janada
    ale hageeyo
    aamiin

  • @awdalawdali6121
    @awdalawdali6121 8 років тому

    Waaaw waa maamo sahra oo qaadaysa heestaan ugu jeclaa. Cisi iyo sharaf ku noolow. ((((( badowdan meesha ku calaacalaysa. Iska dhaafa cayda idinku ilaahay ma tihiin sahrana waa ehlu jano. Ifkana shar bay ku mooshahay ))))

  • @maxamedmuuse6417
    @maxamedmuuse6417 5 років тому

    Allow kunaxariso mama sahra

  • @somalijacayel8035
    @somalijacayel8035 5 років тому

    Allha una xariisto wabiL ramadan oo bara kaysan mamo sahra axmed jamac allha jana tuL fardawso ka warabiyo

  • @abdiqays9324
    @abdiqays9324 4 роки тому

    Ilahow unaxarimo mamo sahra axmed true legendary

  • @hami9islam
    @hami9islam 5 років тому

    Allah hakuu naxariisto mamo sahra qofaan heeseheda inbadan dhagaystay
    Iyadoo da' ah ayaay mom codkeedu saa halaaasi u yahay
    Saasa loo hesaa ama waa layska dayaaa bahasha

  • @diiriyetv
    @diiriyetv 6 років тому

    Alloow u naxariiso iyada iyo dhamaan muuminiinta intii dhimatay

  • @Mahuraan979
    @Mahuraan979 4 роки тому

    Waaa uun labasano kahor geerideeda

  • @vokuwait6
    @vokuwait6 6 років тому +1

    الله يرحمها. سيدتة. غناء. اصومالي. كلها. انتي. وحدة. صومالي. كلهم. صوتك. يايايايايارب. ارحمها. امين.

  • @abdirahmansaeddhuux_yare1186
    @abdirahmansaeddhuux_yare1186 6 років тому

    Alle hakuu naxariisto fanaanad qaali ah bay ahayd Sahra Axmed Jaamac

  • @mostafeshine4k809
    @mostafeshine4k809 6 років тому +1

    AllaH Ha ku Naxariisto Maamo Xidig ka baxday Fanki iyo laanbad ka baxday bulshoweynti somaliland

  • @rabiicmohamed1211
    @rabiicmohamed1211 6 років тому +2

    Sahra waa fanaanad aan lahelidoonin

  • @cabdiraxmanbare3958
    @cabdiraxmanbare3958 7 років тому +2

    waxbaa ka dhacay eedo duriyadu caqli iyo xikmad

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 6 років тому

    Alla wan ilmeynaya markan xusuusta codkedi dahabka ahaa aun

  • @osmankulane1525
    @osmankulane1525 5 років тому

    Waa murugo markaa aragto qof dhalinyaro qurux badan ahaan jiray oo gaboobay, waxaase kasii xanuun badan markaad dhimashadiisa maqasho ilaahay hay naxariisto Zahro Axmed.

  • @ummismail1537
    @ummismail1537 8 років тому

    allow sohadee sahra ahmed da daa bay kuheesaysaa subxanallaah

  • @asiaukash9175
    @asiaukash9175 6 років тому

    Allow ku naxariiiiso wlliyal iska daya dhegsigeda way naga hosesaye

  • @fariixasacad7104
    @fariixasacad7104 6 років тому +3

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😢😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 Allah yarxama mamo

  • @leemohamed3291
    @leemohamed3291 4 роки тому

    Guitar plya respect

  • @geelari8239
    @geelari8239 6 років тому

    A,Leah ha u naxaristo Jan no inshallah,

  • @asmaqurux1738
    @asmaqurux1738 8 років тому +4

    Sharaf ayay leedahay mama Sahra allow Ku daa guyaal

    • @nasrudiinkhaalid9443
      @nasrudiinkhaalid9443 5 років тому

      Caawa ayaan dhegaysanayaa heestan....29 march. 2o19....markaan arkay cimentigaaga iyo in maama sahra geeriyootey waan qiiroodey wlhi, ilaahay ha u raxmado janadiisana ha geeyo.

  • @Mohamed_dayib77
    @Mohamed_dayib77 8 років тому

    OO SOO NOQ-NOQOSHADA HAYGA MOODIN NACASNIMO RUN-AHAANTII HEES MACAAN SAHRA AHMED SONG ISTHE BEST

  • @apdidollarmhassen548
    @apdidollarmhassen548 3 роки тому

    Alle hakuu naxariisto