TAARIIKHDA FANAANADII WEYNAYD SAHRA AXMED JAAMAC ALLE HA U NAXARIISTEE

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 27

  • @nasirhassan667
    @nasirhassan667 6 років тому

    maansha allaah si fiican ayaad usoo ururisay taariikhdii faneed ee sahra axmed jaamac mahadsanid ibraahin cali

  • @mubarakibrahim1093
    @mubarakibrahim1093 3 роки тому

    Aamiin.
    Janatul Firdaws Allah haka waraabiyo Sahra.
    Ibrahim Ali Ahmed Allah ha ku barakeeyo indr

  • @isseunv
    @isseunv 5 років тому +1

    Ibraahim Cali Aqoonyahan Qoraa Sare

  • @hakimali9055
    @hakimali9055 Рік тому

    Haldhaagan weeye

  • @ducaalea1918
    @ducaalea1918 6 років тому

    Ibrahim waa khabiir, si fiican buu u sharaxay arintaas!

  • @amssaid9583
    @amssaid9583 3 роки тому

    Thank u wll for both of u 2 inan oo aad u hanaan wixiina garanaya aqoona u leh; fankii
    .... dhowr arin-mood wll
    Waxan ku noolahay dibeda, dalkana ka fogi, dareena waa badaas ....
    fanku wuxu u sinaa qaranka ummada soomaliyed ka daaya sl aad ku xuuxinaysaan dadka
    Tan kale. Adeerow cerrgaban ku dhashay
    Sl waa dawlad somaliyed critic baan ku ahaa
    Waxaan ogaaadey in aan an sl diidi Karin ee ay tahay waa wac iyo reality jira maanta, kans jira fry iga dhulka boqortooyada soomaaliyeed; woonachtig ma hot is taagi karo. Lkn wllyal,
    Nagadaa bahashan aad ku yar dhegan tihiin
    Inoo wada SL-ta, waayo? Haday hargey

  • @bushratriebener8113
    @bushratriebener8113 6 років тому

    Waa waraysi qiima badan laakiin wariyuhu uma ogola in uu naga dherjiyo taariikhda wacan. Waa in mar labaad laga sheekeeyo Sahra Axmed taariikhdeeeda surgooyo weeye waraysiga. Ninka la waraysanayo waa nin qiimo badan taariikh baa ka buuxda wax si wanaagsan uga dhagaysta ayuu u baahan yahay.wariyuhu waa hagaag buu nafta nooga qaaday muu noo daayo si wanaagsan ha nooga dherjiyee!!!!

  • @abdikariimqorgaab6799
    @abdikariimqorgaab6799 6 років тому +3

    Ibarahim waa inaa loo dhiiba xafiiska akdamiga somaliland
    Waa qoraa dayar

    • @awaleismailadan3773
      @awaleismailadan3773 5 років тому

      Alle naxiistii jano haka waraabiyo iyada iyo intii dhimatayba

  • @abdi1502
    @abdi1502 5 років тому

    From fanaanad somaliyed to fanaanad reer

  • @aliismail8049
    @aliismail8049 6 років тому

    Sax badacaashaq een gudhin waa runtaa waa heesheeda kaliga kuwa ugu fiican iyada wuu idaadaheeyaa kol ilaba dibleeya oo labdaba huryo lahaa

  • @sarahussein5872
    @sarahussein5872 3 роки тому

    Wariye doqona

  • @aliismail8049
    @aliismail8049 6 років тому

    Kaa durbaanka tumi jiray.malaa waa cali dheera .Mohammadow.qalanjo aamina cabdulaahi weeye ta qaadaysaa

  • @aaminomataan8613
    @aaminomataan8613 6 років тому

    aloow unaxariiso sahrA axmad

  • @abdikariimqorgaab6799
    @abdikariimqorgaab6799 6 років тому

    Ilaahay hawnxaristo

  • @abdia4527
    @abdia4527 6 років тому +2

    Telefishanka what qaran?

    • @ducaalea1918
      @ducaalea1918 6 років тому

      Adeer bal dhagayso: " Qaran" kii waynaa sow adigga kaaga may tagin? Calankii shanta xiddigood lahaa sow adigu xaarka iskamaad marin? kkk Nin meeshisii dhoodhoobtay-- oo wixii hanti iyo properties la wadda lahaa kaaga tagay, haddana kaa amaan la', sow adeer dhib maah? Waxa taas kaa sii daran, Turkaq baan anku joognaa-- noona iman kari maysid-- oo maraqaagaan cabaynaa-- haddana sidii dumarka cay dayn maysid? Yaab!

    • @mahamedwardi2996
      @mahamedwardi2996 6 років тому

      Television ka qaranka jamhuuriyada somaliland.

  • @aliismail8049
    @aliismail8049 6 років тому

    Anaa jamashadaa qabo

  • @salahkooreeye4171
    @salahkooreeye4171 6 років тому

    meesha ay ku dhalatay waxa la yidhaahda HAL-DHAAGAN reer sanaag uun baa garanaya sida loogu dhawaaqo. !!!

  • @ijoadan2061
    @ijoadan2061 4 роки тому

    Taariikh kasta oo somaliland lahayd waa lagu murmaysaa oo muqdishaa loo raray markaa waa in taariikhda lakaydiyo

  • @mokiyaz9892
    @mokiyaz9892 4 роки тому

    Anigu wariyaha umaan bogin

  • @muwaadindhabah1537
    @muwaadindhabah1537 6 років тому

    Sey ayaa la yidhaa heesta kii aan sugaaye seygey ahaayo