Midowga Yurub oo Hassan sheikh ku qasbaya inuu Qabto doorasho loo dhanyahay?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 лют 2025
  • Midowga Yurub oo Hassan sheikh ku qasbaya inuu Qabto doorasho loo dhanyahay?

КОМЕНТАРІ • 71

  • @SagalM-y3e
    @SagalM-y3e 6 днів тому +1

    YaRabb🤲🏼
    Wax dhaama Hassan Sh, iyo qabyaalad Somaliya usoo dir!

  • @seed3966
    @seed3966 6 днів тому +1

    Asc salaaan sare dheh gudoomiye 👋👋👋

  • @somalidaacadah9734
    @somalidaacadah9734 7 днів тому +6

    Waxbadso wax beel ayay leedahay ALLAAH SOOMAALI HA SOO HANUUNIYO AAMIN.

  • @user-vg9kt7up4s
    @user-vg9kt7up4s 7 днів тому +1

    War ugaas Xusein Jamac waaku salaamay keep going

  • @aba-fadliuna-ismael9047
    @aba-fadliuna-ismael9047 6 днів тому

    😮xassan iyo inta ku tageersan xumaan tuba wa musibo qaran ee allaha ka badaadiyo umada somaliyeed!!!😢😢😢

  • @abdirashirdigninow1084
    @abdirashirdigninow1084 6 днів тому

    Maalin jumca weeyeb Rabbi.jalla jallaalu waxan weydisanayna in ummaddan madax wanaagsan u sop saaro Raabba ummaddana hagaajiyo oo ka nadiigiyo quluubtooda qabyaaladan aan damtoodu ku jirin Rabbi ha ina dhaafiyo Xasan sheekh iyo shartiusa iyo kuwa maamulada joigaba waayo isma dhaaman

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 7 днів тому +1

    Adeer Hussien waad Mahadsantahay xoga aad nala wadaagtay,halkaas kasiiwad.

  • @Dahabohasanahmed
    @Dahabohasanahmed 7 днів тому +1

    Soomaali ilaahay ha badbaadiyo

  • @HanadMohammed-f1h
    @HanadMohammed-f1h 2 дні тому

    Laaaaaaan Dhere

  • @CabdicasiisDhagajuun
    @CabdicasiisDhagajuun 7 днів тому

    Good job

  • @DalmarXaashi
    @DalmarXaashi 7 днів тому

    Wallahi waa nagu ayaan daro in ilmo ad dhali karto ay kudhahdo anaa kuutalinaya oo waxabo mataqaanid way oo way

  • @luulsharib
    @luulsharib 7 днів тому +2

    Aad baad u mahadsan tahy waxaa tahay qof ehlu caqli ah oo waliba da yar
    Ilxun kuma aragto !

  • @AbdicasiisXuseen-ec4vk
    @AbdicasiisXuseen-ec4vk 7 днів тому

    Asc mudane❤❤❤

  • @MohamedWarsame-kc1fl
    @MohamedWarsame-kc1fl 7 днів тому

    Asc Mr hussein Afar gobol somalia oo ugu muhsan waxaa hayta ama ka taliya, xagee Mr hassan toorasha ka qsbanaya.fadlan Hussein dadka samolida.

  • @zuhurzeyn2376
    @zuhurzeyn2376 7 днів тому

    Berito January 30 waaxad ka deeyda HSM Jabuti😂😂 . Then Imaraadka signing agreement of Berbera 😂 Kaan wadanka Hala ga qaabto please 🙏

  • @shukrilibax
    @shukrilibax 7 днів тому +1

    Salan sare inadeer huusen geesi qaran soo dhawoow ❤🫶

  • @SomaliPatriote
    @SomaliPatriote 7 днів тому

    Reer galbeed iyaga na qasaya illahey ha naga qabta

  • @AhmedabdiAli-iv1zi
    @AhmedabdiAli-iv1zi 7 днів тому +1

    Asc Hussen jama chanelka waad kujifta ee kushaqey chanelka

  • @kairohassan7448
    @kairohassan7448 7 днів тому

    Allah jidka saxda hanatuso

  • @aminaahmed9115
    @aminaahmed9115 7 днів тому

    Aamiin walaal ilaahay dalka ha badbaadiyo

  • @HassenHina
    @HassenHina 7 днів тому

    Forex trading casharadii maxaa udaysay

  • @AhmedHassan-sh1me
    @AhmedHassan-sh1me 7 днів тому

    Hassan safarkiisa badan waxa uu daaranyahay in uruursado lacagta safarka, ama habeen dhaxa, Safarkiisa badan waxa intaas.

  • @AWMUSSE
    @AWMUSSE 7 днів тому

    Xasan Xoolo waa nin aan xishoon hadana gaalo xaarleh ayaa wax ku khasbaysa.
    Xagee dalka ku celiyey😢

  • @yousufonlaye409
    @yousufonlaye409 7 днів тому

    Ex Yugoslavia Mise
    Oman Miyaa Mustaqbalka?

  • @daahirxuseen1605
    @daahirxuseen1605 7 днів тому +1

    Waa in laqasbo ileen gudcur buu gudayaay ninka odayga

  • @40Durkiya
    @40Durkiya 7 днів тому

    Aamiin wll

  • @omarmohamed7062
    @omarmohamed7062 7 днів тому

    Teendhada lagu balamay waana la adaa

  • @fadumaguleed562
    @fadumaguleed562 6 днів тому

    Adiga iska bilaaw waan og nahay taageradaada

  • @CmonNowTellme
    @CmonNowTellme 2 дні тому

    EU maxaa Somaliya doorashadooda ka khiseeya? Waa faragelin qaawan. Malihi Xasan Sh baa saxan laakiin mid u taala midiwga yurub.

  • @farhanwarsame7623
    @farhanwarsame7623 7 днів тому +1

    Dalbaow yaakuleh tan wax lagu tilmamo makeh dawlad ma aha askariga walahi wan oo yey dadkan xamar joga allaah baa u maqan xasan allaha ka qabto

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 7 днів тому +1

    Xassan waqtigiisi wu dhamaadey

  • @user-vlogscountery
    @user-vlogscountery 7 днів тому +1

    Somalia way burburte maku kala yaacna ilamderyal

  • @deeqoibrahim3495
    @deeqoibrahim3495 7 днів тому

    Soomaali alaha ugargaaro 😢

  • @SahraQalinle-j3w
    @SahraQalinle-j3w 7 днів тому

    Wwaa lama huraan in xasan mooryaan taandhada ku dambaynayo

  • @moa.9902
    @moa.9902 7 днів тому +1

    Waxay ila tahay in Xassan sheekh aanu rabin wax doorasho ah oo dastuuri ahi in ay dalka ka dhacdo, waana sababta uu isugu maqiiqay wax ka baddalka dastuurka iyo nidaamka doorashooyinka dalka si uu u gaaro hadafkiisa kaliya ee ku saabsan ISDOORTAY ama dalku FAWDO ayuu galayaa (ama Doorasho ma dhacayso).

  • @MahadmaxamedMaxamuud-v5j
    @MahadmaxamedMaxamuud-v5j 6 днів тому

    Madaxweyna waxa uu naqday dalxisaaa😂😂😂

  • @cabdulaahi464
    @cabdulaahi464 7 днів тому +1

    Soomaali wax ha fahanto maamul goboleedyada ga'aanka maaha ee waa shacabka go'aan Dhiig hala yeesho

  • @axmedsixteen8509
    @axmedsixteen8509 7 днів тому

    Xasan ninka diidan ee raba inuu isagu maamulo somaliya xaggee ku maamulayaa sow isaguna diidimaayo oo mucaaradi maayo , maad sugtiin halka sano oo dhiman

  • @halimohassan3109
    @halimohassan3109 7 днів тому

    Soomaali allaha u gargaaro

  • @KaltunAbdirahman-m1p
    @KaltunAbdirahman-m1p 7 днів тому

    ❤❤

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 7 днів тому

    On inclusive micnaha loo dhanyahay Wada Ogol lagawada yahay Waye

  • @payitforwardpower9910
    @payitforwardpower9910 7 днів тому

    Horta hassan ma dargo miiya. Acudibillah.

  • @SaciidxuseenSaciid
    @SaciidxuseenSaciid 5 днів тому

    bus hraa

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 7 днів тому

    Doorasho Wadar Ogol Haduu Keeni Waayo Xassan Sheikh Wuu Iska Tagaa

  • @abnas-ur7ez
    @abnas-ur7ez 7 днів тому

    waa ku farxay aniga ah reer puntland EU eorepa xasan tuug inoo so laabto reer GADO baahi baqti looma cumo taageera ahmad madoowe inssha alah 2026 farmaajo is back fataamjo waa yaqaanaa dowladnimo iyo cadaalada

  • @xasancabdullahi7884
    @xasancabdullahi7884 7 днів тому

    Yurub maleh wadanka

    • @JawahirQalanjo
      @JawahirQalanjo 7 днів тому

      Wasaxantaha dadka iskaleh baana hooskiyay maa mulgobaleed yada w

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 6 днів тому

    MUXUU ULA SHIRAY WADAMO KALE? MA IYAGA AYEY U SHAQEEYAAN? MA IYAGA AYAA MAGACAABAY? WAA IN LA XIDHAA GUDOOMIYAHA GUDIDA WAA KHAAYIN WEYN...!!!!

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment 6 днів тому

    Sxb mashruuca aad u adeegayso way soo if’bixi goor aan fogayn inshaAllah ilaahayna adiga iyo cadowga Xalane fadhiya saxariir idiin wada dil yarab 🤲🏼
    Hassan waan hubnaa inuu shar dalka ku yahay laakiin waxaan hubaa kuwaas aad ka’hadlayso ee Xalane fadhiya inay ka shar badan tihiin ayna soo dirsadeen si shicibka loo daaliyo oo niyadda nalooga jabiyo idinkuna shaqaalaad tihiin ood buunbuuninaysaan doofaartta Ajinabiga Xalane ee uraya akhas calaykum 🤮🇺🇸🇪🇺🇮🇱🇪🇹🇦🇪🇸🇦🇰🇪🇬🇧🇦🇺👎🏼🤧 Ilaahay haku soo hanuuniyo oo caqliga hakuu furo hadaad Somali tahay hadaad Orom uraya tahayna ee Gedo ku dhashay tufuuuuu calayk nacald rabbi hakugu ridi yarab iyo inta kula caqliga leh ee Cadowgeena buunbuuniya yarab tafiirtiina mid kama reebo yarab 🤲🏼🤲🏼

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 7 днів тому +1

    Xuseenow wad mahadsan tahay hada waa lagu dhagan yahay tuug laqabtay kama duwana

  • @XaaliMahamed-h4j
    @XaaliMahamed-h4j 6 днів тому

    Ilaahayow.nagawad.galada.nakala.horaaysa.oo.nakaĺa.qoqobasa.ilaahayow.nimnka.soomaaliyed.aqli.uyeel.wadankoda.fahansi.ilaahayow.mid.xaq.ku.hoogamiya.soomaaliya.uu.sahal.ilaahayow.mid.samaatabixiya.wadanka.nòo.sahal

  • @mohamedabdullahisaid2457
    @mohamedabdullahisaid2457 7 днів тому

    Dalka badbaduu rabaa

  • @ruqiyaabdille
    @ruqiyaabdille 7 днів тому

    Xasan dhiiqo Dhulkeenuu iibsanayaa, Dalkeeni iyo khayraadkiisi jeebku kushubtay Xasan Xaraan Quute👈

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 7 днів тому +1

    Xassan duufle gurgurte munafaqa tuuga ah qof Ka caqli xun Ka hanyar waligay ma,arkin waxas Aya madaxwayne lagu sheegaya sorry😮😮😮

  • @HassanaliBule
    @HassanaliBule 7 днів тому

    Xusenow wuxu layaway inu helo 2 Sano oo qajajac ah oo ku sii booboo hantida qaranka

  • @aminajama7768
    @aminajama7768 7 днів тому

    Ragii soomaaliyeed kolba naag yaroo gaaliad ah Ayaa loosoo diyaa kaaga darane way ukala dheeraynaan

  • @ShariifWarsame-mw1tp
    @ShariifWarsame-mw1tp 7 днів тому

    Cidna kaa warsanmayso

  • @DjMassalleDjMassalle
    @DjMassalleDjMassalle 5 днів тому

    The Isaaq community of the Somali Patriotic Movement opposed to Siad Barre era in the 1990s, but latter the Isaaq community in Hargeisa, Berbera, and Burco became radicalized and began in 1990 to turn the residents of Hargeisa, Burco, and Berbero into right-wing extremists Anger, irritated, enraged, sore, bitter, incensed, Isaaq tribe in Hargeyso, Burco and Berbero into right-wing exremists powerless, miserable, a sense of loss, dejected, unhappy. Isaaq tribe Hargeyso, Burco and Berbero have to stop terrorist activities within and supporting radical extremist in DDS Somali regions and Sool and Sanaag Somali regions.

  • @afrahdaldhis
    @afrahdaldhis 7 днів тому

    Xuseenow dadku way ku ogyihiin in adan u hadleyn si daacadnimo ah sidaas darteed dadka ku dhageysanaya wa koox’dii aad ka tirsaneyd e la oranjiray CAYAYAANKA BARAHA BULSHADA o ku magacdheer CBB, difaaca Qabiilkaaga waad sii wadankarta waligaaba BEENTA SII DALDAL, Adiga unbaa daalidoona DOORASHADA QOF IYO COD insha Allah way hirgaleysa wayna qabsoomeysa 🙏

  • @User_19567
    @User_19567 7 днів тому

    Abti qabyadii bala dhamestiraya

  • @abdulahiabdi5020
    @abdulahiabdi5020 7 днів тому

    Kuwaan somali miyaa horta waa iga su'aale????

  • @alabaamadi8460
    @alabaamadi8460 7 днів тому

    .......... OOHINTA ORGIGA KA WEYN...XAMAR WAA CODEY HEYSAA, MADAX WEYNE KU DHAWAAQEYSAA...TASHADA... DAD BAA LA OGAADEY, MINORITY LOO JOOJIN MAAYO.

    • @seed3966
      @seed3966 6 днів тому +1

      Caqligaadu waa madax dameer hadaad sameyn garto 🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏