"Haddii Muuse Markale La Doorto Ciidanku Burco Ayey Soo Dhaafi Doonaan"Ganacsato Taageeray Cirro

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 29

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 4 години тому +2

    Maasha Allah Viva Gabolka Saraar Viva Somaaliland Viva Xisbiga wadani Down Muuse Shaani Free Ciidamada Somaaliland ee laascaanood ku xidhan mudo sanad ka badan.

  • @jamalwarsame5587
    @jamalwarsame5587 5 годин тому +1

    Guul iyo gubanimo

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu 5 годин тому +1

    Xasan Dhukaaloow guul yaanu ku rajeyneynaa guul adiga , isbahaysiga iyo somalilandba

  • @aadanshdirir1865
    @aadanshdirir1865 6 годин тому +1

    Waa run

  • @MABDI-nj4pz
    @MABDI-nj4pz 3 години тому

    Guul Guul Guul GUUL CAYNABA
    Guul xisbiga rajada shacabka Somaliland
    Guul Kaah
    Guul waddani
    Guul Somaliland

  • @saidhashi2856
    @saidhashi2856 6 годин тому +1

    Codka yaale ... C. Cirro
    Dalka yaale....C. Cirro
    Dadka yaale ...C. Cirro
    Muuse Yaale......C. Cirro

    • @TewodrosBethlehem
      @TewodrosBethlehem 5 годин тому +1

      Adiga yaakule anigaa kule quruxeey😂

    • @Mo_Daud.2
      @Mo_Daud.2 4 години тому +1

      ​@@TewodrosBethlehem Bethlehem miyaad garanaysa?

  • @DaahirCabdiwahab
    @DaahirCabdiwahab 5 годин тому +1

    Asc waa darwiish reserfi.earia wll waasax wadani ahaw lakin kalasaar kulmiye iyo qaranka j.somaliland insha.alaah

  • @Elmibarkadleh
    @Elmibarkadleh 5 годин тому

    Habarjeclo y heedhe❤

  • @CabdiXakiin-r8v
    @CabdiXakiin-r8v 5 годин тому

    Waa kulmiy😂😂😂😂😂😂😂🎉summit 😢😢😢😢😢

  • @AxmedAxmed1234-ru6ot
    @AxmedAxmed1234-ru6ot 6 годин тому

    waa jahaahiliin xooga bariisa siiya dee gaajaaba ka muuqatee iyo maydh la aan from shiikh

    • @elijahheyele1708
      @elijahheyele1708 6 годин тому +1

      Rag wax badhan og waaye ee cadiifada qabyaalada da'

    • @mohamedalimohamed5828
      @mohamedalimohamed5828 2 години тому

      Danyar ba dadka gajo Ku cayia ado kalon yar o madobadey la fadiya Berbera iyo burco dexdeda la tagan o gajo Ku dishey danyarka gasha..habar jaclo wa laandera from g36

  • @2023faaliye-sv4xr
    @2023faaliye-sv4xr 6 годин тому +1

    muusaan ucodaynaynaa fartana anagaa leh diraacow

  • @Mahmed-td2bk
    @Mahmed-td2bk 3 години тому

    Dadku waa isbadal doon min bari ilaa galbed kulmiye ku quus qaado

  • @aliosman9609
    @aliosman9609 5 годин тому

    Wad mahadsantiin walalayaal ganacsatadayada sharafta leh. Wxn idinku daraya mala wad ilowdeene inuu ingu yidhi MUUSE CIDAMADA Ssb hays difaaceen intuu reerkoodii ku yidhi dhulka qota

  • @elijahheyele1708
    @elijahheyele1708 6 годин тому

    Ka warama ku wa qabiil daradeed ololeynaya bixi?

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk 5 годин тому

    NINKII CAQLI LEH WUU GARANAYAA IN AANU MUUSE BIIXI XAL U AHAYN ISLA DHIBAATOOYINKII UU ISAGU ABUURAY NINKII IS YEEL YEELAYAANA WAA YEELKII

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 5 годин тому

    Kan araga xun muxuu cid eyeliner kara.

  • @maxamuudaxmed282
    @maxamuudaxmed282 5 годин тому +1

    Waar aamusa saraar Ma hooyadaa baa leh wadani waxba ma helayo maxaa kaa maqan adiga duli duli dhalay

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 5 годин тому

    Horta adigu is cadee ma sad tahay,

  • @MunaJama-n9j
    @MunaJama-n9j 5 годин тому

    Waar kuwani faanweynaa miyaanay ogeyn in tirada haberjeclo oo dhami ay yihiin 80000 kun dadyahow wax ma garatada ahi bal waxaad xisaabisaan tiradii golaha barlamaanka haberjeclo iyo intii habarjeclo dhacday bal isu gee waxa ka badan tirada ay heleen lix sacad muusa ahi oo barlamaanka ku jira bal orda oo taga komishanka doorashada wey din heli runta

  • @MohamedDhise
    @MohamedDhise 5 годин тому

    Dee SSC ha qadato caynabo mxaa naga khuseeya Gabilay baan ehee I don't care

    • @ibrahimnour4221
      @ibrahimnour4221 2 години тому

      😂😂😂😂 Damerow Gabilay haku xooqan.

  • @ApdirahmanJamac-n1e
    @ApdirahmanJamac-n1e 4 години тому

    Waargoaankahabarjeclowaanutaageernay waxaanunahaywadani