Fiska markey ledahay. (Adna hygu diganine awsa damaca naftaydoow) runti wa ilmeyaa😭 digashada gabi ahanba wa gaf ha ahado qof daren jcyl idinka dhexeyo ama qof cadiya wliga dulmiga iyo digashada iska ilaali hdd so radisay hestan 2021 adbn ku slmayaa like tada wa no muhim abayo & abowe😁🖐
Fisku markay ledahay (dadku way igh yaaban anigoh dumaroh damac iyoh xanuun dartaa adih ku daydayayeh ) runtii wan ilmeeyah 😥😥jacaylku gebih ahanbah uma wanagsanah dumarka kali ahan inuh ku dhacoh 😥💔 hadah so radisay 2022 aadban ku salamayh like tadu wah no muhiim abayo iyoh abowe 😘🖐
Heestaan aad u jecla cuqbadeeda we iheesata ano yar inta dhageesta inta usanbeeso ku ilamayn jire sidi ine ani igu dhacde okale Lkn tii o run ah ayaa 2019 ila hada iheesato o dadka ane ila yaabanyihin o ma rawo jecel aan jecelkeyga eheen ina nafteyda ku amiin Kaliya waxa idabiib ah dawo iahaaw doodada hadalka so duul macaanow
Heestan waxan ku xasusta 2012 inan aan is jeclayn oo ubax la odhan jirey marka ani aad umaba jeclayn la dib anago wada socona oon waxba u sheegin baa tahriibey waxa la iga soo celiyey xadka suudan iyo ethoipa ka dibna waa la i xidhey ka dib intii an jeelka ku jirey ayey inantii waalan gaadhey oo ay aad ii raadisey ila ay xaafadayada tagtey ooy waydiisay wax sawiro ah oon leeyey inay siiyan sido kale asxabteyda ayey mar kasta iga waraysan jirty dhowr bilood ka dib waa la iso daayey hargisa kuso noqdey markii la i sheegay inay inantas aad ii raadin jirtey ayan jacayl waali ah usii qaadey ka dib heestan ayey i qaadi jirety oon xasuusteyda ka maydhmin waqti qurux badan baan so wada qaadaney lakiin ismanu calfan caawana taarikhdu waa 29.3.2023 habeen arbaca ah weye imka meel ay adunka kaga nooshey ma garanayo nolol iyo geeri midna kagama war hayo waa bishi ramdan ilahow khayrka na wafaji😭
War ma aniga ayaa bar iga maqan yahay yaa weeye qofkaan taarikh deeyda ka shekeynayo Same history xataa sanadka 2012 kii isku mid Ayaan ka nahay cajiib yaa malmaha Dib inoogo celiyo walaal 13 years ago still I love her but I don't even know where she lives Wan guursaday oo hadana goorday lkn wili qalbiga ayadii ayaa baaqi ku ah
Hestan 2012 ano shinis ika shidan tahy oo la jogo wil kan jecla aya ooday wen oo wadad ah aya idhaha hay is ka dami man dhay mar kas ayan xishoday meshina katagay ila hado tahay 2023 bisha 1 wad 5 deda waxan wada dhagesona wil ki an jeclay oo ilmaheyga abahod ah wuna iku fodeya shekadi wadad ka ee ahet dami man dhay xasuus mcn waye noso duceya in ilahey cimri iyo cafimad an is kulajogno helno in shalah
farxiyo Fiska i.a Nolosha Hadaan Kulaano ina Maamuso Rajeeyna Heestaan Wakhti iga soo Bixisay ano Ethiopia Jooga Jacayl xun la il daran 2015 Kuna cusub markaas oo ka imi somaliland Gaar ahaan Sanaag Kadib markaan Kala Tagnay Noloshaayda Qofkaan U jeclaaday sii aan Tariikhda labo qof isu Jeclaan wakhtiguuN na kala kaxyeey waxan rajeeyna ina Buug Ka qoro qisada, FARXIYO FISKA mom ilahay Haku Maamuso aduun iyo akhiro Liiban 😍❤
aamiin inader qudhyduba wakhtiYo aad u adkaa oN ethiopia jooGy ayan maqli jiry anu ma dhagYsn jirin heesaha lkn walshy baa aad ujeclyd iminkana waa marwo la qabo oo meel dagaN ana soMaliland kuZo laabTy gaar ahaan las anod life goes on wlhiiii... 😭❤😭
Heestan waxan ku soo xasuustay jacaylkaygii hore oo aanan arag muddo 4 sanno ah😔, waxa igu danbaysay 2018-2-12 ilaa malintaa arageeda ma arag sidoo kale codkeedii macaanaa ma maqal heestan mar walba wey ii qaadi jirtay balse anaa ku caruuroobay manaan Fahmin jacaylkeeda balse jacaylkeedii waxan si dhaba u dareemay markay iga fogaatey, juweeriya abaayo wali xusuusta jacaylkaagu igama guurin balse meel kasta oo aad dunidan kaga sugan tahay ilahay hagugu xafido mustaqbal fiicana wan kuu rajeynayaa, balse kaliya iska kay cafi🙏 kolay qalbigaaga ayaan dhawaacay Markasta oo aan kusoo xasuustana heestaad ii qaadi jirtay ayaan dhagaystaa anoo ilmaynaya waliba. Juweeriya wan ku jeclahay lagamana yaabo in aan waligay ku Iloobo.😭 I miss you my sweetheart...
Jawi jacayl ban Ku jira anon jacayl laheen rntii wa haben Axad ah 17decmpter 2022 21:05 habenimo ilahay wxan Ka baryaya inu qof waliba Ku aadiyo qofkii uu dunida Ku lahaa 🥺 comment gan xasuus ahan Ayan ureebay Malin un wan uimaan Donna anigoo kaligay eheen ❤️hadu rabbi ogolaado Wana Ku farxi doonaa Insha Allah 🥺❤️❤️ inta iga dambysa love 💯❤️
heestan markii igu horeysy waxan dhagysty ano safar kubad dhahar to galkacyo runtii xasuus 2013 🥲 old is gold 9 sano kadip ban dhagaysan in california USA puntland wn u xisey iyo dhalinteydii puntland 🇸🇱❤️
Inanka aan bartay dhamadkii 2019 waxaa leyhy "indhahygu daymada marna ka madaalan oo kama daalan way ildooran" ilahay xaqa haku fahansiyo hadaa ii ahyn mid wanagsan oo i hano kara rabige waxa ka barye in qalbige iga ka tirtiro waxaa sida waa Waxa u leyhy waan fahmi la'ahy xasus qor : wayaheyga dhalinyarnimo 10/1/2022 gabal dhac isniin jawi cadiya sacduna ay thy 17:41 muqdishu-somalia 😼💔
2011 aya dhagayzan jirey fazalka 8aad ayan aha guriga macalin nogu dhigi jirey aya samurada hbn wal ugu si qori jirey aad aya wlhi u jecla wilkas mantana zanado laga joga 11/02/2020
Fatuma mise fabio....wan ogahay hada wa lagu guursaday Lkn qoralkan hadaad aqrisay wankujeclahay wili....xiligii heestan ad ii shidi jirtay en kufahmi waayay ciyaal nimo unba iheysay.....I Miss u so much wlhi 6 sano kuma arag hada🙇😢
runtiii waxan daremay waxanan hore udareemin markii la marayo adna hygu diganine 💔 uso dabac naftaydooo waxay ahayd faraH gabadh aan in badan xushmayn jiray waayaheda nolozhuna markaa aad bay u adkayen anah waxan u ahaaa hooyo iyo aabo wll waxwalba waxa dhacdy inaan u safro wadan kale iyadoon ogayn Ana aan degdegsanaa markii aan dib kalso xiriiray heestan ayay ii qaday weliba codkedii mcnka badnaaa Ana waan ilmeyey afkuna juuqdu gabay xataa shaah aan cabayeybaa qabobay jacylow mxd dhibkeenty xasuus iga hadlisay
29/may/2021 ayaan dhagaysanayaa athens ayaan joogaa casimda greece-ga oo aan tahriib ku ahay sacadu waa 5:27 AM hadad iga dambayso like iisaar ama reply iiso gal oo waqtign isoo xasuusi
2022 .6.9 haben jimco so galayso 7:24 daqiiqo wax ween ba tabayaa qalbigaga mana shegi karo cid la wadago ma haysto dambi wen an galay bu qalbiga ii gubanayaa iska kay cafi waa ku dhahay wa i cafisay lkn qalbigi ba gu banaya waxna ma fahn sanen marki hore waxyar baa ka xanaqay wana i dul musay adina wana ku jeclahy wali anigu xiriir kale leh oo isku ilawsiyo san u fakarin wana i jecled wa daremi wyay calaf baa jira adunka wana naka fogeyay labdena wax badn wa i ilmesay mafahansnen lkn dib ba k ogaday ilhy midka an hada haysto ha ila ilawsiyo 💔💔💔💔💔💔💔😭😭😭😭😭iga raali ahaw aboowaw wa khaldamy anigaba
Isla anigi 2023.8.24wali qof i fahmaya ma helin qalbigayga wa furay ma ana khaldan mise dadka wali qalbiga ba i xanunaya ano marwo ah odaygayga naxaris badan ima siiyo iyo jecel badan saa ay tahay waa kala fognahay waa daale nolosha waa nacay wllhi illhaw farxad ba ku wedistay iyo qof i jecel said igu naxarista farxad isiiya ninkayga kama helin waxas illhaw i fudude waxan tabanayo wa ku xiisay adina maybe ina calaf isku helno adina 😭😭😭😭😭😭😭12:14 habenimo murug baa iheesa😭😭😭😭😭😭😭
Abdirisak Hassan Joga Hargeisa Haben Axad ah Tarikhda 26/6/2021. Time:1:40 am. Run ahantii Ayaan aad ban ku jeclahy wallal balse ma garan karo inaad calafkayga noqon doonto ,waxaan illahey ka baryaya hadaan calaf isku lenahy in allah ina kulmiyo ,dhulka aynu joogno waa kala dheryahy balse quluubtena wa isku dhawdahy , aad ban ku jeclahy waligayna wan ku jeclan dona hadad xaaskeygii noqoto iyo hadi kale ba.😍😍😍
Since my childhood, tani waa mid ka mid ah heesaha aan ugu jeclahay ee dareenkayga badala. Fiska guuleyso maamii. Nolosha inaan ku kulano ayaan rajeynaa😢
19 December 2021 habeen isniin ah heestan soo booqday xanuun jacyl oo i haya dartii oo qofkii aan jeclaana been iyo digasho ka dareemay qof jeceshahy ku danayneyn ood naftada ka jeceshahay xanuun badana Allahayoow waan oyayaa laymana Arxamo jcylku ma qalbiyada daacada ayuu soo raadsada 😭 Nin dibada ka yimi soo doonaya dhawan maqlay cawa xanuun dareemaya isoo duceeya😥 oo haygu diganine usoo dabac naftaydoo😥😥🤦♂️💔
Ala xasuus badana waxan dhagaysan jire heestan 2011 anigo familkena lajooga walalkey yar ba jecela heestan walahi waxan uxiise nolooshi macaned o bila streska o dariska wanagsana o asxaabta wanagsanayen, xirir la laha wiil an aad isku jecelen 😢ala aduunyoy maxa xasuus iyo calyooy dadka kureebte? Cawa o ay tahay june 01/2023 jooga sweden Stockholm ilinta wey igadhamate 😢😢😢😢😢
abaayo run waaye jacylkada kuugu horeeya marna ma ilawdid lkn isga hda inuu Ku ilaawaaa laga yaabaa ee nimanka maanta joogo calool jileec looma muu jiyo ee abyo niyadaada plze ka jar
@@hafsahonest8862 abaayo nolosha iska adkaatay ani 7bil eey marwo tahay gabadhaan 4sano soo wada soconay waliba i cawisay dhoormar anoo ubahaan dhaqalo maanta hanti waan shaqeeyay lkn wax jecel ama farxad isma aragno waxaan ku noolahay qurbaha gabarti muqfisha lagu guursaday facebook aan ka arkay hambalyada arooskeda naxfin ma galo facebook ilaa had
1year ago ayuu jacayl naga dhaxeyy iyada ana aadban ujeclaa laba gopol ayaanu kala joogney balan iyo caHdi ayaa naga dhaxeyy lakiin wakhti dheer ka dib calaf ayaa qof kale ku daray heestan IYadaa jaclayd ana xanuun ayay igu noqotey🤧😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Xasuus From Lipiya wakhtigi adka ee aan soo marey 2014 ayaan dhageysan jirney aniga io asxp badan aan hada kala maqanahay wakhtiga waa caj'ib wlhi From U.s.a🇺🇲 wan idin slamey umada soomaaliyeed meel walbo aad dunida kaga sugan tihin wan idin jeclahay somali weyn🇸🇴❤💉
Heestan xasus ayey igu ledahay waxan dhagesan jiray markan ka xanaqo qofkan jclaa wan ku xiisay waliba si xad dhaaf ilaah waxan ka barya inu nolosha dib inagu kalansiyo🥺❤️❤️❤️❤️
What a song alaa maxee thy xasuus wayn farxiya fiska heesta kali aa ka jeclhay waaye jaceelkeyga Maria waxaa isla soconaa mudo 6 sano ah walina isma guursan waxaa rajeenayaa inuu jeceelkeena guuleesan doono haduu alle dimo❤️🥰😭🤗💪
Waxa dhageysanaya kaligey Maalin ciidul adxa ah Tarkhduna tahy 9/7/2022 Sacudna tahy 9:00am Wa hees aad u macan Oo aan ka helay Iyo codka halaasaga ah ee farxiyo fiska Xasuus waqti kle aya ku so laban doona hdii naftu baaqi igu ehaato i.a 💥💥😊😊👍👍
27ka may 2020 waxan Kala hadhnay jaceylkeeygi 💔😭 waliba aan lahaa anigga sababta Kala tageenna lkin waxba igu kalifayya sorry sorry hben iyo malinba ku ilmeeyaa si rasmi ahna waan ku jeclahhay wax walba waa qoraal 😭 iga raali noqo xanun anigga kaga badan...... M faaid Wan kuu xiisay xppi😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 Nolosha Kuma xumayso faraxsanaaw abid anniga e ducadayda kula jirta🙏
Masterpiece wow sweet memories wlaahi 🥹🥹 2012 ayaa puntland anoo vacations u a aaday Range Rover my cousins kudhex daawanjiray from galkacyo Garoowe to bosaaso ⚡️⚡️⚡️⚡️
sorry abayo jaceylku wuxanun badan yahay waliba marka qof shala kugu baryay in aad xirir layelato markad qalbigada siso gayankisana o ga go do in u cidlo kuso taago waxad ku shaleynaysa malinkad baranaysay awodad la hayd aniga taas o kale igu dhacdey wil an isbaranay 2016/3 asago qahiro joga ana an muqdisho jogo waxan xasusta hadan qadka kamaqanahay 5 qof malinki iso wicijirtey o ileh qadka sogal o asaga kasocoto wilkas rag o dhan waan oga go ay lkn 2020 /3 waxkasta wey isbadalen o dhibato badan iyo ilin badan wan mutey lkn malin an nafteyda la hadlay on karti isgaliyay qofkas an intas o sano axdigi naga dhexeyay qimeyn wayay inusan manta o daciifnimo igadaremay insan qimaynayn ban isku qanciyay meshas bana oga harey alxmd hada 2022 ay tahay wuxu uso socda somaliya wuxan iga codsanayan inan is guursano lkn aniga niyad umahayo marka adunka waa harkisa labada galin samir abayo mcnto
Sorry Macanto malin un isaga ku so raadin doona aniga xitaa wil an jecelaha lakin calafka nakala ka xeyey manta waxn ahy hooyo lakin weliy qalbigeyga wu jiraa jecelka waa imtaxan
Waxaan hubaa inaa Heestan miraha macaan aad dib usoo booqatay😊 hadaa iga danbeyso like isaar🤗😂
22/1/2025🎉
Fiska markey ledahay. (Adna hygu diganine awsa damaca naftaydoow) runti wa ilmeyaa😭 digashada gabi ahanba wa gaf ha ahado qof daren jcyl idinka dhexeyo ama qof cadiya wliga dulmiga iyo digashada iska ilaali hdd so radisay hestan 2021 adbn ku slmayaa like tada wa no muhim abayo & abowe😁🖐
Nio zhpp heestan oo dhan ayaa macaan
Anigaa hada heestan sooo raadiyay waana 2021/june/7 waxaana joogaa Oslo Norway habeen ey talaado soo galeyso saacaduna waa 12:36habeenimo indhaheygy deymadaa marna kaama daalan oo kaama daalaan wey kugu il doogtaan Axyaa erayo mcn Janadaa inoo balan ah zxp Bye
@@ahmedabdalla5933 haa wlhi waan kahelay heestaan qiiro ayeeyna leedahay 😭😭slam from muqdisho somalia nolashu kumaciisho wllkey
@@layaanxasan9648 Sidoo kle walashey muqdisho aad baan ugu xiisay waan iman doonaa insha allah 12sano aan moogahay
@@ahmedabdalla5933 m.a waqti badan ayaad moogthy wlhi ilaahey nabad hakugukeeno dalkaga
6sana kaso waregtay balse markan heestan dhagysaty waxan dareemay inuu wli jacaylkedi igusi danbeyo hda waa marwo waana hooyo illhy waxan uga baryayaa meeshay joogtaba inuu illhy farxad iyo raynrayn ugu deeqo
Amiin
Awlaad jacayl
Ameen summa Ameen nasaab ayah tahay Adiga nolow
😭😭 ax
Saa wanaaga ula jeceshahay aa daliil u ah inaa jeceshahay. Adna mid qeereesan bro.
Fisku markay ledahay (dadku way igh yaaban anigoh dumaroh damac iyoh xanuun dartaa adih ku daydayayeh ) runtii wan ilmeeyah 😥😥jacaylku gebih ahanbah uma wanagsanah dumarka kali ahan inuh ku dhacoh 😥💔 hadah so radisay 2022 aadban ku salamayh like tadu wah no muhiim abayo iyoh abowe 😘🖐
Dumarka uma ficno kalinimo inu ku helo
Heestaan aad u jecla cuqbadeeda we iheesata ano yar inta dhageesta inta usanbeeso ku ilamayn jire sidi ine ani igu dhacde okale
Lkn tii o run ah ayaa 2019 ila hada iheesato o dadka ane ila yaabanyihin o ma rawo jecel aan jecelkeyga eheen ina nafteyda ku amiin
Kaliya waxa idabiib ah dawo iahaaw doodada hadalka so duul macaanow
Horey usoco
@@umusuleym9441 sorry abaayo adunkaan wax walbo waa ku arkeysaa marka marwaliba ilaah kuxirnow calooshana iska xiro i.a meel kawanagsan kuurajenaa🥰🤲
@@umusuleym9441 abyo mcn Sorry qalbiga kheer u sheg😢
Heestan waxan ku xasusta 2012 inan aan is jeclayn oo ubax la odhan jirey marka ani aad umaba jeclayn la dib anago wada socona oon waxba u sheegin baa tahriibey waxa la iga soo celiyey xadka suudan iyo ethoipa ka dibna waa la i xidhey ka dib intii an jeelka ku jirey ayey inantii waalan gaadhey oo ay aad ii raadisey ila ay xaafadayada tagtey ooy waydiisay wax sawiro ah oon leeyey inay siiyan sido kale asxabteyda ayey mar kasta iga waraysan jirty dhowr bilood ka dib waa la iso daayey hargisa kuso noqdey markii la i sheegay inay inantas aad ii raadin jirtey ayan jacayl waali ah usii qaadey ka dib heestan ayey i qaadi jirety oon xasuusteyda ka maydhmin waqti qurux badan baan so wada qaadaney lakiin ismanu calfan caawana taarikhdu waa 29.3.2023 habeen arbaca ah weye imka meel ay adunka kaga nooshey ma garanayo nolol iyo geeri midna kagama war hayo
waa bishi ramdan ilahow khayrka na wafaji😭
Hadaad calaf isku ledin laga yaba inu ilahy isku kiin so celiyo
Ooh so sweet ❤🎉😢😢😢
War ma aniga ayaa bar iga maqan yahay yaa weeye qofkaan taarikh deeyda ka shekeynayo
Same history xataa sanadka 2012 kii isku mid Ayaan ka nahay cajiib yaa malmaha Dib inoogo celiyo walaal
13 years ago still I love her but I don't even know where she lives
Wan guursaday oo hadana goorday lkn wili qalbiga ayadii ayaa baaqi ku ah
Gabar daris nahayba heestan saaid udhagaysan jirtay 2018💔😢Hada way dhimatay Allah haku naxariisto abayoo😢😢😢😢🤲🏻
Amiin qisadeeyda wax ma inoogu sheegi kartaa adoo raali ah o Mahad san
Allah ha unaxariisto 😥🤲
Amiin amiin amiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭
Alle ha u naxariisto
Alle hawnaxariisto
Heestan waxn gadhysan jiray 2019 ilaa imikoy tahy 2022 🥺😭
Qofkaan jecladay wakhtigaa ilaa imika jecely😭calaf nakala fogeyay mooyaane isna wuuu i jeclaa 💔😭lkn wax walpa calaf baa kawayn 🥺 waxn ku rajaynayaa noloLta ugu wangsan inaad igu noolato waligaa🥺 ana Aan helo qof adooo kale ah ooH sad ii jeclayd ii jecel😭 Saad IiiH dhawri jirtay ii dhawra 😭waayo qof aan barTo qofkiii igu wangsana ahyd wall😭waligayna ku Ilaabi maayo 🥺💔😭
Ilaahey mid ka wanaagsan ha ku siiyo🥰 apayo wallahi waa xanuun 😭💔
💔💔💔💔
Mid ka fiican alle haku sahlo
Hestan 2012 ano shinis ika shidan tahy oo la jogo wil kan jecla aya ooday wen oo wadad ah aya idhaha hay is ka dami man dhay mar kas ayan xishoday meshina katagay ila hado tahay 2023 bisha 1 wad 5 deda waxan wada dhagesona wil ki an jeclay oo ilmaheyga abahod ah wuna iku fodeya shekadi wadad ka ee ahet dami man dhay xasuus mcn waye noso duceya in ilahey cimri iyo cafimad an is kulajogno helno in shalah
@@qadroluul6413 insha allh mcn nolol ta ugu saraysa ku noolada😫❤🤲
Dareenkyga caashaqu adguu ku dortee.
Inanyahow daraadaa adaan kuu iladaranehee. 😓❤️
Rabbiyow heesa naga madoobe 🤲
Amiin 🥺💔
2021 ya ila dhagesanayaa daadihi jeceylka
hees wa heesihi hore wlh 😭😭
Aniga wll .xageed ku noshahay ialso xidhiidh wll ..0633347337
Miss Najuu Dadku Wey La Yaabaan Anigoo Ku Jecel Damac iyo Xanun Adi Ku Day Dayaya
After 11 years am still listening the incredible and amazing voice. The one and only farxiya axmed cadawe fiska!🙌🏽 ❤ 😊
farxiyo Fiska i.a Nolosha Hadaan Kulaano ina Maamuso Rajeeyna Heestaan Wakhti iga soo Bixisay ano Ethiopia Jooga Jacayl xun la il daran 2015 Kuna cusub markaas oo ka imi somaliland Gaar ahaan Sanaag Kadib markaan Kala Tagnay Noloshaayda Qofkaan U jeclaaday sii aan Tariikhda labo qof isu Jeclaan wakhtiguuN na kala kaxyeey waxan rajeeyna ina Buug Ka qoro qisada, FARXIYO FISKA mom ilahay Haku Maamuso aduun iyo akhiro Liiban 😍❤
aamiin inader qudhyduba wakhtiYo aad u adkaa oN ethiopia jooGy ayan maqli jiry anu ma dhagYsn jirin heesaha lkn walshy baa aad ujeclyd iminkana waa marwo la qabo oo meel dagaN ana soMaliland kuZo laabTy gaar ahaan las anod life goes on wlhiiii... 😭❤😭
Haa hye lkn wali ma heshay will
Bal isoo qabo
After 10 years I Am Still in Love with this amazing song 🔥❤️😩
After 7 days baan kula dhagysan😓
@@caashoxassan5702
After 21 hours kula dhagaysanb
@@traderessacademy1679 6h kdanbeeye
Walagula jecelyahy kaliga maha😭😭
@@izaqueen711
Maxaa kujeclaata 😄
Indhaheygu daymada marna kaama daalaan oo kaama daalaan wey kugu ildoogtaan xusuus dheer aan galaa heestan markaan mAqlo hada yaa daawanaya 7/june/2021 habeen ey Talaado soo galeyso saacaduna tahay 12:18 habeenimo waxaana kadaawanayaa Oslo norway hadaan shaqo ka imid xaaakeyga oo daawaneysa aan arkay kadib xasuus aan galay anigoo muqdisho joogo gaar ahaan xaafada xamar jadiid 2013 bishii maarso Isla markiiba youtube kaan ka soo raadshay kadibna waxaa igu soo dhacday inaan Comment xusuus ah reebo si aan sanado kadib u arko commentigeyga waan idin salaamay inta comentigan arki doonta likena saara si aan idin arko Bye
😭
@@faduminabeauty3337 Waayaha aduunka wey is kurayan allow cimri dheer nasii dhamaanteen😭😭😭
🥰🥰🥰
100ka ayaan kuu buuxiyay sxb
Manooshahay tolow hada abowe cimri dheerban kuu rajaynaya I.a ahmed abdalla
Heestan waxan ku soo xasuustay jacaylkaygii hore oo aanan arag muddo 4 sanno ah😔, waxa igu danbaysay 2018-2-12 ilaa malintaa arageeda ma arag sidoo kale codkeedii macaanaa ma maqal heestan mar walba wey ii qaadi jirtay balse anaa ku caruuroobay manaan Fahmin jacaylkeeda balse jacaylkeedii waxan si dhaba u dareemay markay iga fogaatey, juweeriya abaayo wali xusuusta jacaylkaagu igama guurin balse meel kasta oo aad dunidan kaga sugan tahay ilahay hagugu xafido mustaqbal fiicana wan kuu rajeynayaa, balse kaliya iska kay cafi🙏 kolay qalbigaaga ayaan dhawaacay Markasta oo aan kusoo xasuustana heestaad ii qaadi jirtay ayaan dhagaystaa anoo ilmaynaya waliba. Juweeriya wan ku jeclahay lagamana yaabo in aan waligay ku Iloobo.😭
I miss you my sweetheart...
😭😭😭😭😭😭😭
@@fatushabdi5595 thanks abaayo
@@moilkacase3671 wllhi mar walba farimahina iska akhriya wana ilmeya allah bedel khayr qaba kusi🙏
@@fatushabdi5595 alx hada mid farxad iyo murugo ila qaybsata wan haystaa
Ilaaahay haydiin kulansiiyo mar kale😭🙏
Jawi jacayl ban Ku jira anon jacayl laheen rntii wa haben Axad ah 17decmpter 2022 21:05 habenimo ilahay wxan Ka baryaya inu qof waliba Ku aadiyo qofkii uu dunida Ku lahaa 🥺 comment gan xasuus ahan Ayan ureebay Malin un wan uimaan Donna anigoo kaligay eheen ❤️hadu rabbi ogolaado Wana Ku farxi doonaa Insha Allah 🥺❤️❤️ inta iga dambysa love 💯❤️
Haa Abaayo amin lkn wakhtiga iyo calafka cidna lama tashadaan waayo boqoradii aan dadka ka calmaday ayuu calaf nakala geeyay lkn dhibaato malahan waayo cilad eeybe keenay cidna laguma canaanto lkn meel walbo iyo cirif kasta oo dunidaan kamid ah aad tagtaba waxaan kuurajeynaa caafimaad iyo cimri dheer oo cibaado leh my queen HANI❤️ waan kujeclaan doona intuu miirkeyga joogo maskaxdeyduna fadhiso miss you abaayo ❤️
Hees xusid gaar ah iileh wlhi qofkii ugu horeeyay aan jeclaado ayaan heestaan dhageesan jiry lkn calaf iskuma yeelan meel walbo aad ku noshahay farx iigu noolow 😰😰😰😰😰😰😭😭😭🖐🖐
Heestaan Waa mudac meel kaa Mudaayo 😢
Anyone 2020 Waqtiga Coronaha Jiro.
.
😭😭😭
😥😥
😭😭😭
Haa wĺhi😭😭😭😭
I'm from america muslim and i Love somali people because i listen this song when i was Young 😳
Contact with me please. +252633347337 in WhatsApp
@@ramadanhassan9367 hhh
@@haboonmohmed09 You can also contact me 😄 🤣 😂 😆
@@haboonmohmed09 😂😂😂 ar somaliya
💞
Aduunka walahy waxka fiican majiro markaaad haysato qofku jecel wlhy jacaylku waa kalsooni ay Labada qof isku qadaan walahy hadad qof jeclaato oo waliba aad ujeclaato sidii saxda ahayd marwalba qofkaas daqiiqad kamaarmi maysid qofkaan jeclaahy aad baan ugu xiisay aan marwalba waan xushmeeyaaa❤F❤
Am here baybe 2025 ,20th Trump inauguration 😅😅😅
😂😂😂😂🖐🖐
2017kii ayaan dhageysan jirey😭 naziib wanag weli wuu ila jooga wiilkii aan jeclaa markas ilahy hayka xifdiyo dear
Marwalba is ilaashada sanadkan maanta daacadnimo way dhimty wlle, khyr bn kuu rajaynaya 25 /3/2021.
Wali ma isla jirtaaN wlzhy allha kugu xifdiyo meelwalpo joogto❤
@@maydanmedia7537 insha alh wll
@@Anzal___ alhmdulilh Haa wllo 😪❤ alle riyadeyayada hano rumeyp
@@nadiyacadey 🤗mahadsanid wl
Anoo joga addis ababa ayan dhagaysan jiray 2012 hadana waxan joga maraykan😭😞😞😞
M.a
ana imikoon joogan dhageesanaya Adis 👍
Dee mxd dareemaysaa
😄😀😀😄😀😄😀😀😄
Zxp aad baan ku salaamayaa dareenka heestu ay ledhay iyo hadalkaagu and bay ii taabteeen thnks
heestan markii igu horeysy waxan dhagysty ano safar kubad dhahar to galkacyo runtii xasuus 2013 🥲 old is gold 9 sano kadip ban dhagaysan in california USA puntland wn u xisey iyo dhalinteydii puntland 🇸🇱❤️
M.a bwe from puntland Bosaso🇸🇱
@@maria-xy3sn ❤️👸🏻
Caawa comments kaaga akhrin anigoo heestan aad u jecel jawi dagan baan ku dhagaysan mogadisho caasimada baan joga lkn from puntland mudug ilaahay haku amaansado bowe
After 11 years I'm still listening my fav song❤🥺
Heestan xasuus bay i leedahay anago koox 5ah ah ban sanad ku qayilaynay kusafraynay oo markan indhaha kala furnoba shidaynay xabsi xata habeen waa seexanay 2 qof baa shaceyl hayey naga mida mid markiiba wuu helay lknse aniga 2 sano ka dib bn helay rafaad badan ka dib 5 tayadii 5 wadan bn kala joogna asxaab igu qaliya noloshayda waqtigii igu macaana iguna kharaara bu ahaa sheekadan waxan idinla wadaagay keliya jaceyl xusus iguma hayso e asxaabtii waqtigii cajaibka aha
Muhsen ali 😭😭😭 waa xasuus wlhi hda asxptaas ma iska war haysaan
Ani aniko dugsileey ah baan maqli jiry abayady ika weyn aya dhagysan jirty wlhi waa jcla hda alxm jmcd ban dhameyay wqtika wu isguraya
Zxp kolay anuu kuma garanayo lkn wxa isoo jiitay hadalkaaga siday maalinta iyo habeenku isu badalayaan ayuu wakhtiguna isu badalaaya wax walbana bilow iyo dhamaad ayay leeyihin wakhti noocaas oo kale ah waan soo arkay aad baan ku salmayaa
#musen ali Hadalkagasa isojiitay wllhie wana 2sano kahor waqtigad soqortay 😇😇 qofki uu horeyay ee an comantegisa aqristo ayaa tahay waqtigu waa seef wllhie
Guuleyso akhyaar.
Heeskani waxa xasuusta anigo Jooga Degmadeydii Sallaxley wakhtigaasi oo aan dhameyey Dugsiga sare Waxay ahay Xusuus Waliba barigaasi waxa aad Loo xiisan Jiray Farxiya Hestani waxay I xasuusisay saxibo badan oo aanu Axsaa b ahay iyo waayihin Nolosha dhaliyarnimda barigaasi dhulku Barwaaqo ayuu ahaa Aroosyada aynu tagi jirney Alla Maxay ahay Barwaaqo Garoodi iyo Sallaxley Barwaaqo ayey ahayd Caanaha Geela iyo Hilibka ayanu Isla dhici jirney Macaa Barqamaha Waddaniga ayanu Cuni jirney Saxibaday waxay kala Joogan Daafaha Caalam ka Ax yaa Xasuusa imika Jamaacadi Kowaad iyo Tii labadaba wan dhameyey Se wakhtiyadu kala Xasuus badana Iyo
Abdinasir Arraleh
Xasuus hore
@@abdinasirarraleh9754 2012 waa waxaan dhiganayay jaamacada semester one waqti iyo xasuustii
Heeskan waxan daawanayaa salax ley oo shidaaal laga helay hhh😁
Shp SalaxLey anigo 2019 aayan tagey WiiL rer bosaso ahey tabliiq u tagey Wlhi Mgaaca markan maqley meshi qrxda badneed igu so dhacdey❤
Waan ku slaamay sxb hadaad fariinrayda aragto from salaxlay ❤
Aim in Mombasa ,I don't understand Somali, BT I love these song ever,for real I feels peaceful listening Somali songs..
😥Ax hestan wan ilemayay
Jacaylku ciyar mahaa ♥️marki ugu horysan wax jecelday waxy ahyd 215 wuxuna wuxu aha qofki uhoreye an xidhidh layesho sidokale waxanu aha ruxan dhab ujecelday noloshyda 😥❤ lkn wax walba wa nsiib xidhidh wanag iyo jacayl waxan ku raxysnba nolosha kamta way nakla fogysay isgo ijecel ana an jecelhy wax wlba wa claaf halka jacayl ka dhabtahi yahay mar qudha🌺❤❤ wan ku jecelhay inta xusustydu jogto c/rxn illahay wxn kagaga barayaya inad farxd igu warto adun iyo akhirba ❤♥️💥💥💥❤❤❤❤
Hamda updiraHman kUma ilawi dono apid😭😭
@@gaaxnuugyare5229 abowe adi miyaa qofkee gabadha shegooso?
@@cureejishareef8246 🤣🤣🤣 wuu kaftamaya
😥😥😥😥😥😥😥
Anba weli waan jeclahay
fanaanad kaa cod macaan Somali maba soo Mari dooonto taaas waaaba hubaa ❤️❤️
Inanka aan bartay dhamadkii 2019 waxaa leyhy "indhahygu daymada marna ka madaalan oo kama daalan way ildooran" ilahay xaqa haku fahansiyo hadaa ii ahyn mid wanagsan oo i hano kara rabige waxa ka barye in qalbige iga ka tirtiro waxaa sida waa Waxa u leyhy waan fahmi la'ahy xasus qor : wayaheyga dhalinyarnimo 10/1/2022 gabal dhac isniin jawi cadiya sacduna ay thy 17:41 muqdishu-somalia 😼💔
I.a waan rajeyna in uu fahmi doono dareenka inaataan laeg aad wali usii qabto abayo 🥰🤲
@@manyeknam7892 amiin mahadsanid wllkeyga qaliga ❤
Waban jeclaa still na wan dhegytsaa
Waxba kama aqoon berigaa wlhi
Jcyl
Aduunyo maxay isbedeshaa
😢😥13 may 2020
Ramadan kariim
Z.kle
2013kii Ayaan Heestan Maqlay Waxaana Isoo diri jirtay Gabadh Aad ii jeclayd Balse Aan Dareemi Waayay Jaceylkeeda Aana ku cidleeyay Hada lkn Alx iyadu Waa marwo Meel Dagan Ana Wali Nasiibkayga Ayaan zugayaa.
Ilaaheey waxaan kaaga baryay midaad jeclaatid oon ku daryeelin “feel the pain “
2011 aya dhagayzan jirey fazalka 8aad ayan aha guriga macalin nogu dhigi jirey aya samurada hbn wal ugu si qori jirey aad aya wlhi u jecla wilkas mantana zanado laga joga 11/02/2020
Am so sorry walaal
Aniga weeye kwrn 🤣
@@abdiazizmoha1288 samurada lagugu qori jiray mia ax yaa xazuz😭🤣🤣
@@ahlaamhassan2663 igada hayso xasuusin ee 😂😂😂 ahlaam
mclimkga ma jcleyd🙈😂🥺
Fatuma mise fabio....wan ogahay hada wa lagu guursaday Lkn qoralkan hadaad aqrisay wankujeclahay wili....xiligii heestan ad ii shidi jirtay en kufahmi waayay ciyaal nimo unba iheysay.....I Miss u so much wlhi 6 sano kuma arag hada🙇😢
😓😓😓ax
😥😥😥😥😥
Hhh somali iyo jcyl aaa
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Hhh😂😭
runtiii waxan daremay waxanan hore udareemin markii la marayo adna hygu diganine 💔 uso dabac naftaydooo waxay ahayd faraH gabadh aan in badan xushmayn jiray waayaheda nolozhuna markaa aad bay u adkayen anah waxan u ahaaa hooyo iyo aabo wll waxwalba waxa dhacdy inaan u safro wadan kale iyadoon ogayn Ana aan degdegsanaa markii aan dib kalso xiriiray heestan ayay ii qaday weliba codkedii mcnka badnaaa Ana waan ilmeyey afkuna juuqdu gabay xataa shaah aan cabayeybaa qabobay jacylow mxd dhibkeenty xasuus iga hadlisay
Walalkey marka kowaad waan kusalamaaya waxaana rajeyna in wali aad wada joogtaan noloshiina si qurxoon idinkugu socoto iaasho gabadhaas sxp 🥰❤️
2020ka yaa daawanaya 😂❤❤❤❤ aax yaa jacayl 😢
29/may/2021 ayaan dhagaysanayaa athens ayaan joogaa casimda greece-ga oo aan tahriib ku ahay sacadu waa 5:27 AM hadad iga dambayso like iisaar ama reply iiso gal oo waqtign isoo xasuusi
☝️☝️☝️☝️
allaha nabad hakugu geeeyo meshii riyadaada ah abowe qeyrna allaha kaaga dhigo i.a
Abowe meel walpo jeceshahay nabad iyo nolo wanaagsan allaha kugu siiyo iyo mustaqbal ifaayo❤
Bashiir caawa anaa ku xasuusiyey heeskan aad baan u jeclahay waa awooda kaliya aan maciin biday ilaahay hakugu amaansado meel walboo joogto
Cwo meshan ban diip usoegay sacadu waa 12:36 habenimo 2021 7th August jaceylow waan kunacaay😪😪
2020 yaa ila dawanoyo xasuus wllhi😭
Aniga wll xasus walhi
😭😭😭
😭😭😭 jacelkaYGi HoRe marwa
ApDi sHakuuR MoHameD 😚😭😂
I like fiska she is the only female singer I have supported since my childhood❤❤❤ 2022 wakhti iyo waayo
Xasuus heestan gabadh baa ii qaadi jirty inkastonan marka anu jeclyn lkn maraky iga tagtaan dib ujecladay anigu 😘
Raga doqono adoo kalaa ka buuxo uf🥵🥵🥵
😥😥🤔🤔🤔😂😂😂😂
@@safkaxaaji8132 ninkii waa ku xanaaqdaye 😄😄😄😄😄
Manta Anika ee hesata whli
2022 .6.9 haben jimco so galayso 7:24 daqiiqo wax ween ba tabayaa qalbigaga mana shegi karo cid la wadago ma haysto dambi wen an galay bu qalbiga ii gubanayaa iska kay cafi waa ku dhahay wa i cafisay lkn qalbigi ba gu banaya waxna ma fahn sanen marki hore waxyar baa ka xanaqay wana i dul musay adina wana ku jeclahy wali anigu xiriir kale leh oo isku ilawsiyo san u fakarin wana i jecled wa daremi wyay calaf baa jira adunka wana naka fogeyay labdena wax badn wa i ilmesay mafahansnen lkn dib ba k ogaday ilhy midka an hada haysto ha ila ilawsiyo 💔💔💔💔💔💔💔😭😭😭😭😭iga raali ahaw aboowaw wa khaldamy anigaba
Isla anigi 2023.8.24wali qof i fahmaya ma helin qalbigayga wa furay ma ana khaldan mise dadka wali qalbiga ba i xanunaya ano marwo ah odaygayga naxaris badan ima siiyo iyo jecel badan saa ay tahay waa kala fognahay waa daale nolosha waa nacay wllhi illhaw farxad ba ku wedistay iyo qof i jecel said igu naxarista farxad isiiya ninkayga kama helin waxas illhaw i fudude waxan tabanayo wa ku xiisay adina maybe ina calaf isku helno adina 😭😭😭😭😭😭😭12:14 habenimo murug baa iheesa😭😭😭😭😭😭😭
Abdirisak Hassan
Joga Hargeisa
Haben Axad ah
Tarikhda 26/6/2021.
Time:1:40 am.
Run ahantii Ayaan aad ban ku jeclahy wallal balse ma garan karo inaad calafkayga noqon doonto ,waxaan illahey ka baryaya hadaan calaf isku lenahy in allah ina kulmiyo ,dhulka aynu joogno waa kala dheryahy balse quluubtena wa isku dhawdahy , aad ban ku jeclahy waligayna wan ku jeclan dona hadad xaaskeygii noqoto iyo hadi kale ba.😍😍😍
Alle calaf ha isku kiin daro saaxiib.
Since my childhood, tani waa mid ka mid ah heesaha aan ugu jeclahay ee dareenkayga badala. Fiska guuleyso maamii. Nolosha inaan ku kulano ayaan rajeynaa😢
Hestaan waan jecllahy wlh Ex jeceylkeyga ayaa ii qaadi jirtey 2017/2022 i
Marwalpa ayadu isowacdo ayey ii qaadi jirtey ane waan dhageysan jirey inta ay heesta iga dhameyneyso wlh
Dareenkeyga ❤
Caashaqu adiguu ku doortee
Ina yahoow daraadaa
adaan ku il daranahay ❤
Markas ayey xaladeyda I weydiin jirtey
Cawa waa axad 02/09/2023
Ayaan dib u soo boqdey wlh ayduna hada hal magaalo ayaan wada jognaaa lkn waa dhamadey xiriirkii quruxda badnaa marwalpa aan hestaan maqllo ayadaan umalleyaa inay horteyda joogto Allah waqtigu muxuu ruux daacad ah cillay 😢💔
Waxa ii dabiiba
Dawo ii ahaan kara
Doodaada hadalkee
Soo durug macaan
Heart touching 😢 farhiya fiska
Waa heestii ugu HOREYSAY ee aan sii dhapa udhagystoo 2012 Xasuus iguu qali Yaaa waa markii ugu HOREYSAY ee aan sii dhapta JACAYL igu dhacay qalbigan ka JECELAHY RUUNTII WAYOO AYAAN xasuus igu qaalyaa weyee
Ani iyo xaaskayga wada dhagysanayna🥰 alle ha isku kaaya daayO🫂
Amin mcne❤️💋
06/07/2021 Mar un malaga yaabaa qofkaan jeclahay oon kufaraxsanahay inaan helo jeclka xanuun badanaa waku jeclahay qalbigeyga bos aad u ween baad kuyeelatay la aantaa ma aqaaan saan unolanaayo waqtiga walagayaabaa inuu isaamaxo inaan malin uun kuhelo😢💔❤️
Xasuus wlhi heestan waxan dhagayzan jiray 2015ki😢 jacaylku wa indho la'an unpa maqli jiray wakhti jacaYlku iga awood badnaa wlhi xazuuz iga dheh ❤
31 may isniin 2021 ayaan ku dhagaysanayaa Laascaanood 2:00 duhurnimo. Xusuus baan udhagaysanayaa.
Ee like ta haila dhaafin.
😂😂😂😂😂😂
19 December 2021 habeen isniin ah heestan soo booqday xanuun jacyl oo i haya dartii oo qofkii aan jeclaana been iyo digasho ka dareemay qof jeceshahy ku danayneyn ood naftada ka jeceshahay xanuun badana Allahayoow waan oyayaa laymana Arxamo jcylku ma qalbiyada daacada ayuu soo raadsada 😭
Nin dibada ka yimi soo doonaya dhawan maqlay cawa xanuun dareemaya isoo duceeya😥
oo haygu diganine usoo dabac naftaydoo😥😥🤦♂️💔
Naago badan waa jooga iska ilow bro
Waa maalin sabti ah waxan dareema stress iyo culeyso iska jira awged hadane exmka Ayaan iska diyaarsanay Maadada bankiyada caalami ama international bank Meeshana waa soomali
17/6/2023 kuwa Iga sii danbeeyo nabad iyo cafimaad Ayaan u rajeyna
Aduunka ayaan ugu jclhy heestan wlhi 🥺🥰❤
Ala xasuus badana waxan dhagaysan jire heestan 2011 anigo familkena lajooga walalkey yar ba jecela heestan walahi waxan uxiise nolooshi macaned o bila streska o dariska wanagsana o asxaabta wanagsanayen, xirir la laha wiil an aad isku jecelen 😢ala aduunyoy maxa xasuus iyo calyooy dadka kureebte? Cawa o ay tahay june 01/2023 jooga sweden Stockholm ilinta wey igadhamate 😢😢😢😢😢
heestaan marka maqlo ilmaa iga timaada wlhi wxaan soo xasuutaa jcylkygii uhoreyy wle jcylka kugu horeeeya wligii kama ba'bo😢❤
Quen Hani 😭😭😭😭 been ma aha wlhi jclkada kowad sinaba kuma hilmamysid aniba kula mid iska samar qli 😭❤
Anaa kula mida kulana qaba fikirkaa
abaayo run waaye jacylkada kuugu horeeya marna ma ilawdid lkn isga hda inuu Ku ilaawaaa laga yaabaa ee nimanka maanta joogo calool jileec looma muu jiyo ee abyo niyadaada plze ka jar
@@hafsahonest8862 abaayo nolosha iska adkaatay ani 7bil eey marwo tahay gabadhaan 4sano soo wada soconay waliba i cawisay dhoormar anoo ubahaan dhaqalo maanta hanti waan shaqeeyay lkn wax jecel ama farxad isma aragno waxaan ku noolahay qurbaha gabarti muqfisha lagu guursaday facebook aan ka arkay hambalyada arooskeda naxfin ma galo facebook ilaa had
Runta walahy
Xasuus jacayl.Cawa waxan so xasustay wakhti fcn Wakhtigasna waa 2012 goorshegtuna waa 8:30 habenimo waxa balansanayn gabadh aan magalada wada daganayn kadib wan kulanay magalada duleedkeeda ayaan isku raacnay meel geed agtisa ahayd ban fadhiisanay jacaylka ayan kawada sheekaysanay lkn iyada ooxaga jacaylku hayay markaas anigana wax jacayla man dareemayn Cabaar kadip fadhigii ayanu kakacnay mobilkeeda ayaa laso garaacay waxaba kuso dhacdey heestan❤dareenkayga cashaqu adigu kudorte inanyahaw darada adan ku ildaranee😢cawa ayaan so xasuustey inantii hada wa xaas nolashu kuma xumeyso wll ana wali Single ayaan germany ku ahay✌🏽
Music/100
Codka/100
Lxanka/100
Erayada/100
Stylka/100
Quruxda/100
Who still watching 10/9/2020
Waxaan xasuusta anoo wadanka jooga ayaan dhegaysanayay heestan gabadh ayaan jeclaa nimco la yiraahdo burco ayaan joogay hadana waxaan jooga Turkey hada taariikhdu waa 01/10/2021
I'm still watching and will continue to watch many years later Incha,Allah Wacanooow 😊☺
1year ago ayuu jacayl naga dhaxeyy iyada ana aadban ujeclaa laba gopol ayaanu kala joogney balan iyo caHdi ayaa naga dhaxeyy lakiin wakhti dheer ka dib calaf ayaa qof kale ku daray heestan IYadaa jaclayd ana xanuun ayay igu noqotey🤧😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Xasuus From Lipiya wakhtigi adka ee aan soo marey 2014 ayaan dhageysan jirney aniga io asxp badan aan hada kala maqanahay wakhtiga waa caj'ib wlhi From U.s.a🇺🇲 wan idin slamey umada soomaaliyeed meel walbo aad dunida kaga sugan tihin wan idin jeclahay somali weyn🇸🇴❤💉
Waan Kaa Qaadne wll🇸🇴
2012 baa gabar aan jeclaay aan aad isku jecleyn oo Nairobi jogtay Ana mozambiik baa jogay baa habeeen Heesta erayo ahaan igu soo qortay nimpuzz oo waqti la isticmali jiray ilaa mantana Heesta Wa my favourite ❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️💋
Radan Karim Wan iska jeclahay heesaha farxiya Fiska allow Mel walpo ey jogto farxad kusi WA fananad an yarantey an jecla 💘💘love is the ❤ life💘💘
Heestan xasus ayey igu ledahay waxan dhagesan jiray markan ka xanaqo qofkan jclaa wan ku xiisay waliba si xad dhaaf ilaah waxan ka barya inu nolosha dib inagu kalansiyo🥺❤️❤️❤️❤️
What a song alaa maxee thy xasuus wayn farxiya fiska heesta kali aa ka jeclhay waaye jaceelkeyga Maria waxaa isla soconaa mudo 6 sano ah walina isma guursan waxaa rajeenayaa inuu jeceelkeena guuleesan doono haduu alle dimo❤️🥰😭🤗💪
Adeerow meel walba ma iga horeysa mcnha Facebook xta😂😂😂
I.a sxp mcn waxaan idin rajeynaa in guurkiina si wanagsan idinkugu dhaco qof nasiib leh ayaad tahay sxp ee ilaasho gabadhaas ❤️🤲
caawah thy bishuH 29/10/2021 wlhi dhib aad uweyn ku jiraaH inzha alaH inaa iii duceysaan isku dayah wanan usoo laaban doonah maseGkeygah maalintah ay idhamaatoH sheekaden ilahow adigah wax walbah awoodeedaH leh😓😓😓😓🙍🙍
Ilaahy dhibka ku hyzta haka dulqaado wllo
Wxd jecezhahayna haku ziiyo
Alle hkaa qaado
Waxa dhageysanaya kaligey
Maalin ciidul adxa ah
Tarkhduna tahy 9/7/2022
Sacudna tahy 9:00am
Wa hees aad u macan
Oo aan ka helay
Iyo codka halaasaga ah ee farxiyo fiska
Xasuus waqti kle aya ku so laban doona hdii naftu baaqi igu ehaato i.a 💥💥😊😊👍👍
Still I'm listening 2023 hestan aad bey darenkeyga uga hadasha wana jeclahy qof wlbo xirir lasameyo maqn Mar an wada soco ano dacd ah wn isku dhacna hada waxa jiro wiil ad isjity runti aniga wn kahely mudo bil wada socona hada cawa wn isku dhacnay wn rabna inan isla hadalno hadana marku isowaco tanasul majiro😢😢 yarabi kheyr hadu iyahy naheshisi hadu iehen qalbigeyga ixooji🤲💔🥺
Abyo ma hishiseyn😊😢
Xusuus 2012 aniga iyo abtigey mcn waa an Nairobi kaso soconay anaga ujeedna garissa gaari u watay ka dhageysanayey
Somali waa wda jecel jeclkaas oo wda fashilmy intaa commen aqriyey waa wda calacal rbbi inta jecel isku keen hormr wcn inta is jecel
Kula mid ahy 😥🙏
😀😀😀
Farxiya fiska aad baa kuugu xiisnay wlhi hadaan nahay cayaalkii Hore😢🥰🥰
Afkaaga caana lagu qabay farxiya fiska; i love your wonderfull voice,
Ma nooshhy sxbow
@@carfuudamediapro1727 😅😅😅😅 adi manooshahay
9 sano kadib wan ku salamy🧐
@@carfuudamediapro1727 waan noolahay wllo lakin akoon kalaan isticmala dupai joogaa
30/sep/2023 Ayaan dhageesanaya runtii waa hees eraydoodu aad ii taabteen Anoo la il daran qalbijab😭💔2:13 in 🇺🇬
Heestan waqti mcn Aniga iyo boqordayda adunka ugu jecla La iga gursaday. Aduun la an dartis sanadki 2012. Kadib waxan uso hayamay qarada yurub ayadana wadanki ayey jogta waxan rajaynaya inay cafid qabto ayada carurteda iyo saygayda.
Heesihii hore hadii ay imika soo bixi lahaayeen kuwa imika lamaba dhageysteen oo 10milion ayay heli lahaayeen
Farxiya Fiska 👑❤️ 2012 now 9-december 2019 monday night... Life Goes on 😭😭
2023😢❤ anoo jcel wiil aa wada socono ba dhagysna I hope ina xalaal isku nqono oo aan kla tagin😊
2019 yaa ila dawanaya oo jacayl hayaa hhhhhh
Aniga
Kkkkkkkkkkkkkkkk
anaga sxb waliba si wayn
@@mohamedali-kh7pd bro jaceyl kaga maka guul gaartay
Waraa maraxow jaceel wali maku haaya mise 😂😂.
inta iLa daawanaysA 2023💯👑💓😭😂
The best song fanaanada farxiyo fiska boqorada codka
Ereyada 100%
Music 100%
Laxanka 100%
Codka 100%
Ciyaaarta 100%
Goobta 100%
Heestaan markaan xusuusto waxaan soo xasuustaa 2012
Heesha dareenka jacylka le kuwa ugu xanuun ka kulul bay kamidtahau heestan keliya wax fahami kara qof si dhaba wax ujeclday uun.!!! 20-8-2023 xasuusi xanun badna horta ar jacyla jacayl 💔💔 waxa iga uabisaa inatay leedhay dadku wayla yaabn anigoo dumar ahoo damaq iyo xanuun dartaa adi ku daydaaye ax ax.!!!! 💔 heart broken 😞.!!!
Qof Wx jcl unbai daremi kara heestan⚘🔥❤
27ka may 2020 waxan Kala hadhnay jaceylkeeygi 💔😭 waliba aan lahaa anigga sababta Kala tageenna lkin waxba igu kalifayya sorry sorry hben iyo malinba ku ilmeeyaa si rasmi ahna waan ku jeclahhay wax walba waa qoraal 😭 iga raali noqo xanun anigga kaga badan...... M faaid Wan kuu xiisay xppi😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 Nolosha Kuma xumayso faraxsanaaw abid anniga e ducadayda kula jirta🙏
🥺😭jacayl ba igubaya qalbiga abayo how are you feeling now 🥺🥺🥺😭😭
Qaladka abaayo adi malihid hadiiba niyadaada saafi tahay asna wali u qalbigaga kujiro kaliya ilaah usoo bari in meel qeyr qab to helo adna caafimaad iyo cimri cibaado leh igu noolow 🥰👍
Caawa ay thy taariikhdu 26/march/2022 wxaa halkaa ikeenay waa jcyl wxn ahaa gabar qosol Io farxad bdan qof wlba oo I arka wuu ila saaxiibi jiray wxn arky dad bdan oo idhahaya wnku jecelahy lkn wnku jeesjeesi jiray markaan waynaadey wxn bartay dhaqan xun oo ah in rag bdan isku dulwado oo aanku daneesto un kuwo bdan bn dhaawacay wxy idhihi jireen mid wlba wn daremi doonta wxn caawa dareemyo maalin lkn wnku qosli jiray cwa bn arky nabsigii alla jacaylku xumaa markaaan fariintaan qorayo indhahaygu ilin baa ka qubaneesa yaa allah illaahow qalpiga iiqaboji😭😭😭😭😭😭
Aniga iyo adiga isku mid ah abayo
I.a waad ka baxeesa xaaladaan adag abaayo haisku murjin dunidaan ayaa saas iska ah🥰👍🤲
Masterpiece wow sweet memories wlaahi 🥹🥹 2012 ayaa puntland anoo vacations u a aaday Range Rover my cousins kudhex daawanjiray from galkacyo Garoowe to bosaaso ⚡️⚡️⚡️⚡️
Waaw jclkeeyga 2015 ayn wada dhageysan jirney hada wxay kunoshahy muqdisho wa marwo laqabo ane Nairobi ayn ku iska buleynayaa xasuus markan dhageysto xaqiiq❤❤😭😭
Heesa waa ku wii hore walhi erayada iyo music mcn😭🥺🥺
Maalintii jacaylkaygii aan kala tagnay, 2021/01/26💔.Athens,Greece.
Waayaha adduun ayaa i liiciyey waxbadanna way isku kayraaceen.
Alle hakaa saaro dhibta walaal
Sxb Abdullaahi burcaawi aduunla greec athen ugu necbahey waxn jeceylkeygi marna aheyd xaaskeygii oo aan usoo raafadey nafta xataa u dhigtey markey timid igu gacansaydhay ala meesha necbiya shit
18\7\2023 hbnimo 12:47 weeyn bila mobile bn ahy oo laptonkygn ka daawnya xzuuzo bdna wn gly mglda hrgysa garahn ishaboorma
8years ago yaa dhagaysanaya 2020/march 23😢😢😢 xasuus wayye heestani wagan skuulka dhigan jiray aa dhagysan jiray jacaylna waxba Kama aqoone hadana feeling ayay ledahay 😥😥😱
Wlhi xasus aya halkan ikentay gabadhii ii qadi jirtay manta mahesto adun wa iska sidaa😢😢
@@vifakematel7298😓😓 nlosha midabo badan wllo qofna wuxu jecelyahay mahello I'm sorry wllo 😪
Erayadii farxiya fiska 😮
Waa heesta ugu macaan ee gabadhi samaysay
Heesta waxa qiimaha u yeelaa maaha erayada iyo musica
Lkn waa qofka aad masakaxada ku hayso marka aad dhagaysanay heesta
Salan gacaltooyo qof walba oo wax jeclaady welina jecel😏
Wooow farxiya fiska 😢❤
Dareenkeyya caashaqu ee inan yahay adiguu ku doorte 😍✌
1 January 2021
Adna haygu diganine isoo dabac Naftaydoo Daadii Hawshoo 😭😭😭😭😰😰😰😰
Qofkaad jeceshahay hadana ku dareemayn aad ayaan. Ugu dhibtoonayaa Walaahi mar walba waxa dareemayaa Xanuun igu reebaa hadana waan Dulqaadanayaa waxan is leeyahay yaan lakala go.in ee way hagaagi iyana waa idamqaysaa 😭😥😥😥😥😥😥😥😰😰
9m ago talow ma,is guursateen mise waad kala harteen wllo
@@xamdaqaali9207 😢😢😢😢😢💔💔💔💔 Maya wll waan kala go,nay anoo jecel wali
@@mahamedhussen3694 sorry abowe mid ka wanaagsan ayaad helee I.a niyada qeyr usheeg
🥺😭kula mid baan ahay
Habeen isniin ah 22/10/2023 sacadu ay marayso 1:4 habenimo jawi rooban kaligay meel fadhiya Waxa dareemaya jawi .jawiyada ka duwan heesaan okale markaa dhageesnayo aniga dhan hawa iibaxda Waxan ku rajeen cafimaad khayr qaba ..OLD IS GOLD
sanadka waa 2015 kii waxaan jeclaa gabar runtii jacaylkaas waxaa ogaan kara qofkii uu soomaray heestaan baan aad uugu qaadi jiray lkn ismaan calfan waana layga guursaday waagaas waxan noqday waayo arag noloshuna waxay tahay waan fahmay xasuusuhu waa dhigaal🙂🙂🙂
Waxn salamya gabar wlbo qurux badan o wlshey😪❤❤mcnto dhibka dhef ba ka dameso inshalh
Insha allah mcanto😥🥰
@@farxiyomowliid5886 my love ❤👑👑👑
Dadku wey la yaaban anigo dumar ahoo damaq io xnuun dartaa adigu daydayaaye😭heestan xaaalad aanku jirob tilmaame wiil is baranay 2021 bishi kowaad anago kala mel jognah kadib xiriir jcl iso bandhigty anigo wx jecel u heyn banka aqbalay codsigiisa mrkan 2bil wda socony wka caajisy wiilki ilen qofadan jecleen niyad uma heyside isagane wuxu ilah ekah ruuux si daacad iijecel oo aan mrnaba iiga caajisen mrki la marayey bishii 4aad ban aniga jecelkiisa midka drn u qaaday Allh jecelku mcnaha mrku labada dhinac ka socdo😭😭wxn si qurux bdn uwda soconabo mudo kadip wxn ka dremay wiilki is bdl xnaq joogto ah sheekadeyda oon waqti la siineyn aniganeh hdan ka xnaqo leyma raali galinayo waleyga aamusanayaaan 3days aniga intas xnuum igu noqoty anigoon qalad ka galin wxpa ka sameyn ban raali galin jirya mrki dmbe intu hdlkeyga io wicitankeyga ncy bu tlefnka iska dansaday 5maali islaman hdlin qad maso galayo hdn caadi u wco wu dnsayhy mopilkiisa hal wiil ba garanyay sxbo yihin labo wadan isku dhaw joogen sa maalin wlpi wiilki ku oon jiry mrki dmbe darteyda igu tagay mise waapa.nin iska frxsan oo mdx dagsi ku jiroh ugu dambe waleygu geeyay mopilka wlhi mrki aan hello dhahy uu hee igu yiri frxdan daremay wligey manan dremin 😭😭wn la hdly ku callacaly ku ooyay wuxu igu jwby mdxn degsanyaa mopil io jamkiisa marapo gabarey waxbarashdada ku dadalaa ani wqtiga ha iskiga key lumin 😭😭😭Allh xnunn bdnaa wa u malesan wyay mrku hdlkz igu dhahay maalinkas ba hdlkiisi io melan kala hdlabo wyaay aniga cidlannla dariz noqday biyo wxn ehen kuma nooli mr wlpo ilinteyda barkintey buuxisa waxbarashadii wa ncy hamigii aan lahaa wka niyad jabay fariintan wxn qoryah anigo xnun landariz ah ilmada iga burqaneyso 2022 bishi April hben Axad ah saacadu 5tii habenimo wxn Alle ka baryaya inu qlpigeyga iga saaro jeclkiisa wxn xususta mar anku ducesan jiry lkn hda😭wka duceysanayaa yaa rappi qlbiga iiga saaar 😭💔🤲
🥺🥺wll illaahay qalbiga hakuu qaboojiyo🤲🤲🤲Rᴜɴ ᴀʜᴀᴀɴᴛɪɪ ᴡᴀᴀᴅ ɪɢᴀ ɪʟᴍᴀʏsɪɪsᴀʏ😭Dʜɪʙ ᴍᴀ ʟᴇʜ Eᴇ ʜᴀ ᴜsᴋᴜ ᴅᴜʟᴀʏɴ ǫᴏғ ᴀᴀɴ ᴋᴜ ᴊᴇᴄʟᴇᴇɴ ᴇᴇ ᴡʟʟ Dᴀɴᴛᴀᴀᴅᴀ ɪʏᴏ Hᴀᴅᴀғᴋᴀᴀɢɪɪ Hᴀᴋɪɪ ᴋᴀ sɪɪ ᴡᴀᴅ ➪
sorry abayo jaceylku wuxanun badan yahay waliba marka qof shala kugu baryay in aad xirir layelato markad qalbigada siso gayankisana o ga go do in u cidlo kuso taago waxad ku shaleynaysa malinkad baranaysay awodad la hayd aniga taas o kale igu dhacdey wil an isbaranay 2016/3 asago qahiro joga ana an muqdisho jogo waxan xasusta hadan qadka kamaqanahay 5 qof malinki iso wicijirtey o ileh qadka sogal o asaga kasocoto wilkas rag o dhan waan oga go ay lkn 2020 /3 waxkasta wey isbadalen o dhibato badan iyo ilin badan wan mutey lkn malin an nafteyda la hadlay on karti isgaliyay qofkas an intas o sano axdigi naga dhexeyay qimeyn wayay inusan manta o daciifnimo igadaremay insan qimaynayn ban isku qanciyay meshas bana oga harey alxmd hada 2022 ay tahay wuxu uso socda somaliya wuxan iga codsanayan inan is guursano lkn aniga niyad umahayo marka adunka waa harkisa labada galin samir abayo mcnto
@@patatoozpatatooz1675 😥💔xnun wyeh wlhi wa izka samryaa abayo
Sorry Macanto malin un isaga ku so raadin doona aniga xitaa wil an jecelaha lakin calafka nakala ka xeyey manta waxn ahy hooyo lakin weliy qalbigeyga wu jiraa jecelka waa imtaxan
@@asmamuhidin6043 ha jecelku wa imtixaan🥺
Wlaashey maxay heestan dhagaystay miss you my sis🥺😥😥😥💕💕💕💕💕💕💕💕