ABDIWALI IBRAAHIM KINGEERO HEESTII DUSHA TIMAHA XASUUSTII CUMAR NUUR CABDULLE

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 333

  • @xidigtaqarniga7851
    @xidigtaqarniga7851 4 роки тому +68

    Muqdisho got talent iyo balanbaalis sutodio waxaan idinleenahay fankii soomaaliyed ayaad soonolaysen ee shaqada aad nohaysaan barted kasii wada 🇸🇴👍

  • @ariifmaalin3661
    @ariifmaalin3661 4 роки тому +183

    Abdi Wali Ibarahin Hadda Tageero U tahay Like dhac Igu Sii

  • @husseinalihassan5121
    @husseinalihassan5121 4 роки тому +25

    Waan soo dhawaynayaa
    Inuu abdi wali kamid noqdo
    Dhalinta fanka SOOMAALIYEED
    Lagu ixtiraamo
    Salaan gobeed bro
    From xarunta fanka SOOMAALIYEED
    Hargeisa somaliland 🙏

  • @abdiabdi6872
    @abdiabdi6872 4 роки тому +21

    Inta tageraha Abdiweli king gero like sara Cafacaleyk ya fanan

  • @abdinasirnaale272
    @abdinasirnaale272 4 роки тому +116

    Alla ya cizak!
    1:45 Ustaad Jiir madaxuu gacmaha saartay. 🤦‍♂️ Taas waxay muujineysaa inuusan burburkii kadib arag fannaan Soomaaliyeed oo codkaas hallaasiga ah leh.
    Thanks 🦋Balanbaalis 🦋 iyo Wadnaha Band 🔥🔥🔥🔥 Fankeenna dib baad usoo kiciseen.

    • @zhakiipyare8680
      @zhakiipyare8680 4 роки тому +2

      Beentaa maha wlee
      Waxa xqiiqa inaan fanka lasoogalin oo lagu dhasho Ahmed weli wuuku dhashy fanka wlee

    • @ahmedhillaac8017
      @ahmedhillaac8017 4 роки тому +4

      Beentaa maaha wllee Xasuus ayuu galay wuxuu aaday 1970 /60/80
      Allaa muxuu wakhti fiicn soo qaatay👏👏👏👏😢😢😢

    • @nimcoladan7827
      @nimcoladan7827 4 роки тому +2

      Abdinasir Naale aaad iyo aad alle afka iyo isha aadanaha hka hyo wiilkss yar 👌👏❤️

    • @Warsame2012
      @Warsame2012 4 роки тому +1

      Abdinasir Naale hhh

    • @AbdiazizSaidAhmed
      @AbdiazizSaidAhmed 4 роки тому +2

      Laxankana heeskana waxaa iska leh isla ustaad Jiir waa halkuu ka dareemayo sida cajiibka ah ee wiilku u qaaday

  • @waayahadunidalyrics5283
    @waayahadunidalyrics5283 4 роки тому +11

    Markii aan Ku daawaday
    Indhuhu meel ay diidaan
    DAA,in kuuma yeelin
    Heesta aan ugu jeclahay heesaha somaliyeed c/wali kingeero meesheedi baad dhigtay young brother keep going taageero nomber one

  • @ahmedhillaac8017
    @ahmedhillaac8017 4 роки тому +43

    Hayaay wxaa joogo mullaxankii waynaa Abwaan *C/kariim Qaaray Jiir* hayaay wllee xasuus ayuu galay 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏❤❤❤ Farxad bay utahy intii lakulantay
    Cabdi wali keep going codkaagu waa dahab
    Mhdsnidiin bahda Balanbaalis studio👏👏👏👏👏❤

    • @xurriyo16
      @xurriyo16 4 роки тому

      Siduu u yaalaa wllo aniga ma aqane wan maqalay uune

    • @jeestaaleofficial2102
      @jeestaaleofficial2102 4 роки тому +1

      Hayaay axmedow intana miyaad ka qaraabataa😂😂😂🎤

    • @ahmedhillaac8017
      @ahmedhillaac8017 4 роки тому

      @@xurriyo16 mxay wll wxa aad siduu uyaallaa leedahay ⁉️‼🤔

    • @ahmedhillaac8017
      @ahmedhillaac8017 4 роки тому

      @@jeestaaleofficial2102 😂😂😂😂😂 khaa'in waad aragtaa in Calaamada *Pink* ga la iisaaray oo waa lay aqoonsaday
      Channelkan hees kasta ee lasoo dhigay car coments kayga kasoo waa‼😂

    • @abdulaahikulmiye6632
      @abdulaahikulmiye6632 4 роки тому +2

      Labo mulaxamiiste ayaa fadhiya jiir iyo greet

  • @awaarechannel1758
    @awaarechannel1758 4 роки тому +13

    Xasuustii cumar nuur cabdille
    Midhihii cabdulqaadir xirsi yamyam
    Laxankii cabdilariim qaaray jiir
    Xasuusbaa geel lagu xer geeyaa

  • @albaada509
    @albaada509 4 роки тому +8

    cumar nuur cabdule aderkey alow ku naxariiso 🙏🙏

  • @nasiirlafoole52
    @nasiirlafoole52 4 роки тому +45

    Dusha timaha guudkee
    dib u dhaafay adhaxdee
    dibna hadalka qaadmada
    Ilka dabar cas kaga yaal
    dib markaan u fiirsado
    fanax yaraa damuusiya
    Idishaye cabaadhyada
    isla gaadhay dacalada
    Dagey labada garab iyo waxyaha Dushooda
    dhandhaqaaqa laafyaha
    dadyow anigu yaabaye
    ma dadkii kitaabkiyo
    diinteenu sheegtiyo degenaa
    fardowso soo daahiraa
    Doqontii nasiib leh
    ee damac kaa galaaba
    degel waab la saaraa
    daymadaa jaleecada
    markii aan ku daawaday
    indhuhu meel ay diidaan
    daa’in kuma yeeline
    daruur yahay adoo kale
    Nabi yuusuf dabadeed
    lama keenin dunidee
    nasiibku haygu kaa daro
    dhan dhaqaaqa kaafyaha
    dadyow anigu yaabaye
    ma dadkii kitaabkiyo
    diinteenu sheegtiyo
    degenaa fardowso soo daahiraa

  • @abdulqadirabdiaziz7426
    @abdulqadirabdiaziz7426 4 роки тому +10

    Al ustaad jiir abdweli hal hees ha usameya

  • @Milaano182
    @Milaano182 4 роки тому +173

    Ma Ogi Inaad Qoraalkeyga Aqrin Doontid balse Hadii Aad Jaanis U Hesho Ku Sali Suubanahaaga Muxamad CSW Haka Caajisin wll

    • @ruqyah4199
      @ruqyah4199 4 роки тому

      Wiil-Waal Entertainment scw

    • @hdnd8340
      @hdnd8340 4 роки тому

      Scw

    • @safiamireisse9849
      @safiamireisse9849 4 роки тому +4

      Wll ado raaliya meel hees kabaxaso saliga nabiga scw lik hakaga radin

    • @muftahofficial4355
      @muftahofficial4355 4 роки тому +1

      Sakiga Nabiga meel ay hees ka baxayso haku radin plz waxa ka so Gari Karo Dambi will scw

    • @kowsaralii2997
      @kowsaralii2997 4 роки тому

      Scw

  • @quensamra7989
    @quensamra7989 4 роки тому +1

    Cabdikariin qaaray jiir cabdiwali wuu layaaby mucjiso fan oo cusub inuu yahay buu arky mr kingero hore usoco sxb

  • @abdullahimohamed2395
    @abdullahimohamed2395 4 роки тому +9

    Woow balanbaalis wahli waad caawibaysa dhalinyarada marka qofkasta uu gaadhaya hadafkiisa ma riyadiisa hadi la helo dad adiga kula mid ah keep going bro

  • @bileabu2884
    @bileabu2884 4 роки тому +5

    Woow brother i love your voice keep going junior bro💕💕💕

  • @AhmettNani
    @AhmettNani 2 роки тому

    Cumar nuur abdulle miyaa heesaye waan jaricayooday wllhi abdiweli Kingaro legendary

  • @GareenMedia
    @GareenMedia 4 роки тому +1

    Masha Allah Cabdi-weli aad ayuu u cod macaan yahay walow aanu wali doobo-dilaacsan, balse waa xidig usoo baxay fanka soomaalida. Hanbalyo Cabdi-weli. Waxaa maanta ku daawanayey laxamkiistihii heesta! Waxaan hubaa inaad qiiro gelisay Cabdi-karin Jiir maanta!

  • @fatimaabdiaziz9347
    @fatimaabdiaziz9347 4 роки тому +5

    waaw axsan fanaan wiilkan abwaano gacan qabta ma wayey walhi dad badan buu boska kla baxaya

  • @abdullahiahmedisse
    @abdullahiahmedisse 4 роки тому +35

    Wilkayar wa wax kale waww ❤️

    • @khaalidcarab2749
      @khaalidcarab2749 4 роки тому

      Qamar zho hees magaceedu yahay
      ( XAL JACAYL) ayaan kuu Dhiibi lahaa
      Facebook iga Soo qabo abwaan khaalid carab Saleebaan ayaa igu qoran from berbera
      Ab

    • @cabdimawel1932
      @cabdimawel1932 4 роки тому +1

      Beenale qamr sugani ku qadhaabanaya

  • @akramfarahmohamedsabriye498
    @akramfarahmohamedsabriye498 4 роки тому +5

    Heestaan intaan arkaayay fanaan qaaday oo keenay waxaan ka arkay RIP Nuur eebow alaha u naxariistee inta kale wax soo dhaweeya xitaaa waan waayay aloow kuu naxariiso

    • @omarmahamud5060
      @omarmahamud5060 4 роки тому +2

      Nuur eeboow mixer iyo playback waxba maahan cunugaan waa live

    • @aweismahamed6194
      @aweismahamed6194 4 роки тому +1

      Aamiin ya rabi nuur eebo fanaan aan u dhigo burburkii kadib ma hayo wlhi

  • @GorGorMediaProduction
    @GorGorMediaProduction 4 роки тому

    caleeeeeeeeeeeeeeek masha allah ilahay ba cod siyay wiilkaan waxaan hubaa oo aan u daaran karaa fanaanin badan aan dhageesano in oo 100 ba 100 ka cod wanaagsan yahay Abdiwali hormar wacan oo wanaagsan

  • @mohamedabdullahi9902
    @mohamedabdullahi9902 4 роки тому +1

    Runtii wiilkan waa mucjisada fanka soomaaliyeed ee qarnigan,
    Abdi wali oo kale markaan dhagaysto waxaa sii balaadha jacaylkaan qabo fanka soomaaliyeed tix iyo tiraabtiisaba ❤

  • @Aduunka252
    @Aduunka252 4 роки тому

    Waxaa mesha joga malaxa miistayashii waaweyned ee cabdikarin jiir iyo xasan gareed waxey ku qanceen codkiisa iyo sida uu teenbada u raacayo al fanaan cabdiwali engeero guul wacan horay u soco king

  • @filsancabdi9902
    @filsancabdi9902 4 роки тому +2

    Abdiwali Ibrahim kingero fanaan aad u da' yar cod halaasiyana Allah Ku manaystay

  • @Abdifitahabtidoon
    @Abdifitahabtidoon 4 роки тому +6

    Heestan kadib ustaad jiir wareesi malaga qabtay waan arkaa xasuus buu galaye

  • @ciisexayaata6161
    @ciisexayaata6161 4 роки тому +15

    C wali inta uqirtey xidiga mgdsho halainka arko

  • @nimcoladan7827
    @nimcoladan7827 4 роки тому +2

    Msha allaah cwali waxba lgma qabn karo xtaa abwaninti ba marqaamy 👏👏👏👏👏👏🙏

  • @mohamettaamin3588
    @mohamettaamin3588 4 роки тому +7

    Live music
    Walhi fanaanin badan oo caan ah hadi loo keeno inu dhulka la galaayo baan hubaa

  • @sihaamsiman2668
    @sihaamsiman2668 4 роки тому

    Cabdi wali mucjisada fanka horumar wacan

  • @mr.abdisalamibrahim
    @mr.abdisalamibrahim 3 роки тому

    Ma dadkii kitaanka diinteena Sheegtee Deganaa Fardoso soo daahiraa
    Axsan, Mahadsanid Abdiwali Kingero xusuus cajiib ah.

  • @farhanyasin22
    @farhanyasin22 4 роки тому +18

    Ninka ay Muqdizho U ShidaN Thay KinGeero

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 2 роки тому

    Wiilkan waa in loo sameeyaa dhowr heesood oo u gaar ah waayo waa cod wanaagsan yahay,afsomaligiisuna waa heer sare.go forward boy.

  • @ahmedhillaac8017
    @ahmedhillaac8017 4 роки тому +3

    Waa Erayadiii Aun *Abwaan C/qaadir Xirsi yam yam* oo gabdhaha markii uu ammaanayo laga yaabi jiray
    Iyo Aun luuqdiu cumar cabdulle
    Meesha wxaa fadhiya Aabihii mullaxamiintii waaberi Abwaan *C/kariim Qaaray Jiir*
    Iyo music.yahankii waynaa *Siidii Cali winkey*

    • @AhmedAhmed-tx6dj
      @AhmedAhmed-tx6dj 4 роки тому +1

      Ahmed hillaac : bro C/kariim Jiir maaha aabaha mulaxamiinta Waaberi.mulaxamiistaayasha fanka Soomalida waxaa kow waa ahaa AuN Axmed Nuur Jaango( horseed),labo waxaa ah Axmed Cali Cigaal,Sedex waa Saalax Qaasim,Afar waa Xasan Gareyt ka hada agfadhiya,Shan waa Axmed Shariif,Lix Waa C/kariim Jiir,, Bashiir Xadi,Axmed Gaceyte,Siciid Xarawo,Aweys Goobe,jiim Sheekh Muumin iyo Ismaaciil Yare.intii dhimatey Allah haw naxariisto.

    • @AhmedAhmed-tx6dj
      @AhmedAhmed-tx6dj 4 роки тому +1

      Ahmed hillaac :Axmed Nuur Jaango isagaa laxameeyey riwaayadahan;Dab jaceyl kariwaa (Cigaal baa ku weheliyey) , masiibadu Aduunyada iyadaa u macalina,Awbustaale,riwaayadaha kale ee Xasan Ganey badankooda,hawaalaado Jacayku,riwaayadaha dacar badankooda iwm.

    • @AhmedAhmed-tx6dj
      @AhmedAhmed-tx6dj 4 роки тому +1

      Ahmed hillaac : ku darsoo Galbeed waa ka xoreeyey iyo Bidaari Sibiq bay kugu gashaaana waxaa laxameeyey Aun Axmed Nuur Jaango.

    • @ahmedhillaac8017
      @ahmedhillaac8017 4 роки тому

      @@AhmedAhmed-tx6dj Qofku markii uu aragti Fayow iila yimaaddo aadbaan ujeclahay runtii waan kaaga mahd celinayaa
      Marka hore Aun Jaangow iyo inta kale ee dhimatayba aamiin
      Marka 2aad Soomaalidu badanaa amma dadka fan dhaadhiga ah amma Fanka qalanqeeyo wxay kaalinta 1aad siiyaan C.kariim jiir.. Kolley ciddii Fannaaniinta amma Abwaanada qaarkood dhageysatay way ogtahy waa ninkii laxan aan horeyba loo arag sameeyay buu ahaa 1972 oo laga yaabay hees soconeyso 13 daqiiqo ninkii saaray buu ahaa 3 laxan oo kala duwan waa heestii baledwayne....
      Aan mid kuugu daree c.kriim. Inta Ruwaayadoo ee uu heesahooda ssmeeyay iyo Heesaha Ruwaayadaha kabaxsan ee uu sameeyay wxaa bdan heesaha ruwaayadaha kabaxsan ee uu laxanka usaaray Adaaba yaabi doonee bal wareysiga ay HCTV ka qaaday oo dhawr wareysi ah soo wada daawo sxb heesahah uu laxammada saarayna soo tiri oo haddii ay 900 kor u dhaafi waayaan isoo qabo sxb

  • @makoahmed7175
    @makoahmed7175 4 роки тому +1

    Masha Allah abdiwali uu tagay hor usoco hoyo guul baan kuu rajaynaya I hope he make good money for singing our somali legend song real well waxaan rajaynaya inu lacag fiican kahelo heesaha uu qaadayo commentigayga waxaan kaso qoray magaalada Seattle Washington

  • @qumanabdi7215
    @qumanabdi7215 4 роки тому +1

    Maansha allah ish calaa cod c.wali waxbo lagaama qawan karo taagero lamber one

  • @abdimajidaliabdullahi769
    @abdimajidaliabdullahi769 4 роки тому +1

    Masha Allah
    AAD AYAAN U TAAGEERAA YARKAN, LKN HEESTAN WAX YAR.....SOMETHING WENT TO BE ..

  • @fartunjibriilali4283
    @fartunjibriilali4283 3 роки тому +1

    Cumar nuur cabaduule👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👌👏👏👏👏👏👏

  • @qanijacayl5784
    @qanijacayl5784 4 роки тому

    Allaha u Naxariisto Cutmar Duhurka iyo Dhamaan Umada Muslimiinta ah.
    Axad 29/3/2020
    London, UK

  • @jamaaldugsiiye3926
    @jamaaldugsiiye3926 4 роки тому +1

    Horta ustaadkii weynaa cabdi kariin faarax qaaray jiir oo leh laxanka heesta madaxuu gacmaha saarey
    fanaanku waa wiil da' yar waase hibo fiicanyahay hambalyo

  • @ahmedmumin6689
    @ahmedmumin6689 4 роки тому +1

    Wiilka yare wuxuu u cod egyahay cumar nuur cabdulle o ahaa fanaanka leh heestaan wuu dhintay allah yaa raxamah

  • @qanijacayl5784
    @qanijacayl5784 4 роки тому +2

    Masha Allah Tabaarak
    Cod Eebe ku Mutaystay Inankan!

  • @zuzziismail6187
    @zuzziismail6187 4 роки тому +3

    Mansha allaaah he’s talented walahay bless him💯💯❤️❤️❤️❤️

  • @fogaanarag7077
    @fogaanarag7077 4 роки тому +2

    Mulax jiir xusuus buu galay waayo waayo markii fanku noolaa

  • @agronomistmukhtarosman4200
    @agronomistmukhtarosman4200 4 роки тому +2

    Fan nooleeye weeye muqdishaa kuushidan wleee taageero fiicanbaanu kuu haynaa hadaanu nahay reer burco

  • @gelleabdigelle5250
    @gelleabdigelle5250 4 роки тому +5

    Sxp anigu horaan cimamada kugu tuuray hore usoco

  • @mubaarikjaamac5515
    @mubaarikjaamac5515 4 роки тому

    Thanks ilaacada wadnaha iyo balanbaalis studio

  • @fartunhassan4046
    @fartunhassan4046 4 роки тому +2

    nice song keep going walaal abdiwali

  • @mohanceydiid6695
    @mohanceydiid6695 4 роки тому +6

    Mucjisada fanka somaliya 🙏🙏🙏

  • @abduqadiraxmedsharibabduqa1133
    @abduqadiraxmedsharibabduqa1133 4 роки тому +1

    Bbbbb macalinkii laxamada Cabdi kariin qareey jiir aya joogo mesha

  • @maryanabdi7353
    @maryanabdi7353 4 роки тому +3

    Waaaw abdiwale hore usoco

  • @salaadet2273
    @salaadet2273 4 роки тому +1

    Hore osoco c/wali kingeero fanan jiro

  • @shukrisaid7806
    @shukrisaid7806 4 роки тому +1

    Xasan Great iyo jiir waaaaaw muqdisho caadi maaha

  • @cabdimawel1932
    @cabdimawel1932 4 роки тому +3

    Horta halkuuu ku danbeeyey laxamaystihiii mujisada ahaaa eee
    Jiim sh muumin
    Ninkaas meesha hala keeno qof garanaya halkuuu ku danbeeyey hakay sheego
    Laxamayste lamid ah oo somli ahi majiro jiiim sh muumin halkuuu kunoool yhy

  • @wadania932
    @wadania932 4 роки тому +2

    Real fanan, no playback..live music

  • @barlinmahamudsabriye6471
    @barlinmahamudsabriye6471 4 роки тому +3

    Waaw wiilkaan Abdi Wali Kingeero ❤❤

  • @cabdiqadarcabdullhikabirow6438
    @cabdiqadarcabdullhikabirow6438 4 роки тому

    Aad iyo aad heestii cumar nuur cabdulle oo ku raaxeystay c/wali yare axsan fanaan hre usocod wcn.

  • @abdirizakjafane1178
    @abdirizakjafane1178 2 роки тому

    Erayadii Abwaan cabdulqaadi xirsi yamyam aun
    Laxankii cabdi kariin faarax qaarey (jiir)
    Xasuustii cumar nuur cabdulle aun

  • @saraabdulahijalato8965
    @saraabdulahijalato8965 4 роки тому

    Wooow abdiwali kingeero cadi mahan
    Horey usoco pro waa si wngzn
    Waayo waayo wlhi tariikhda ku xusi donta2020✨😘

  • @amaaracadey3358
    @amaaracadey3358 3 роки тому

    wiil yaroow allaha kaa xafido isha iyo afka dadka inshaa allaah

  • @abdisamadofficial5492
    @abdisamadofficial5492 4 роки тому +2

    Abdiwali hore usoco bro

  • @mustafeahmed2263
    @mustafeahmed2263 4 роки тому

    Cabdiwali fanaan buuxa oo kalsooni iyo deganaansho ka muuqdo❤❤❤❤❤❤❤👌👌👌👍👍👍

  • @naciimomaxamuud5725
    @naciimomaxamuud5725 4 роки тому +1

    Axsan hees masha allah codka allaha kuu daayo

  • @farhiajama5944
    @farhiajama5944 4 роки тому

    Waa Kan fanka lagusheegayo no more play back iyo mixed voices live music viva

  • @mushtaaqmaanka2400
    @mushtaaqmaanka2400 4 роки тому +2

    Masha allah fanan qaaliya king geero

  • @burhaancirro7705
    @burhaancirro7705 2 роки тому

    Axsan fanaan

  • @zhakiipyare8680
    @zhakiipyare8680 4 роки тому

    Axsan fanaan buuxa Ahmed wali ibrahim Alle haku sharfo

  • @hawaadan4740
    @hawaadan4740 2 роки тому

    Masha allah cabdiwele

  • @maahira2m439
    @maahira2m439 4 роки тому +4

    First time first view

  • @bakalbulle9278
    @bakalbulle9278 4 роки тому

    eraydii yam yam alaha unaxariste iyo mulaxnkii weyn oba gobta kusugan USTAAD CABDIKARIIN QAREY JIIR HESHA ugu dhananka wangsan ninka laxameyay weye waxa kalo mesha kamuqda niman kadhicin XASAN GREYD

  • @aliahmedballoalle5853
    @aliahmedballoalle5853 4 роки тому +1

    Ma aqaan in commentigayga aad arkayso walal balanbaalis studio lkin waxaan rabbi lahaa meel aan kala xariiro xidigahaas soo baxay si aan ugu caawiyo heeso dhawro aan hayo thanks

    • @omarelmi7946
      @omarelmi7946 3 роки тому

      Xassan gareed kabankiisa mesha kamaqan

  • @c.shakursalebaan6843
    @c.shakursalebaan6843 4 роки тому +1

    Masha allaha keep going my brother

  • @Qaali12
    @Qaali12 4 роки тому +3

    Ereyo kuwi horey loo isticmalay bay ahayen majirto hesaha hada lasameyo ereyo nocano kale ah👍

  • @muxibaadanmobile7930
    @muxibaadanmobile7930 4 роки тому

    Ma sha allh cabdiwaliyow allh kuxifdiyo

  • @calideeq2732
    @calideeq2732 4 роки тому

    Manshaalah ma cumardhuula masemidkala

  • @xaawodahabmohammed1028
    @xaawodahabmohammed1028 2 роки тому

    XAAWO Mohammed Aw xirsi

  • @xasanahmed9832
    @xasanahmed9832 4 роки тому +3

    Odayaasheena mesha fadhiyan allaha hanuuniyo Cimrigan la siiyay wa la weydiin doonaa

  • @fartunali8854
    @fartunali8854 4 роки тому +2

    Omg may Allah bless you abwe kingeero❤💋

  • @anisayubafnan.squadultimat1716
    @anisayubafnan.squadultimat1716 4 роки тому

    balaanbalis good job 👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @hdnd8340
    @hdnd8340 4 роки тому +1

    Masha allaaah fananka da.dayr allaha ku dhowro ❤❤❤❤❤❤❤👍

  • @kaligiiduulofficialmedia583
    @kaligiiduulofficialmedia583 4 роки тому +1

    Mulaxamiiste qaareey jiir waa qiiroodey. Sida taariikhdu xuseyso abwaanadii hore sababta ay Xassan Aadan heesaha ugu daldali jireen waxay ahayd wuxuu lahaa hanaan masraxiyeed iyo fanaankaas oo banaanka keeni jirey curinta iyo laxamada abwaanada isagaa Sonkoreyn jirey. Marka aad si kale u dhigto.

  • @yuuyu114
    @yuuyu114 4 роки тому +1

    Waxan arkaa Abwaan Cabdikariim Faarax Jiir illaah caafimaad iyo Cimri haku siiyo aamiin

  • @cadaala_filims
    @cadaala_filims 4 роки тому

    C/KARIIN JIIR SLN SRE MULAXAMKA WEYN

  • @haashimbare4936
    @haashimbare4936 4 роки тому +1

    Rag culus ayaa fadhiya walee abwaan jiir ayaan ujeedaa

  • @kaligiiduulofficialmedia583
    @kaligiiduulofficialmedia583 4 роки тому

    Nuur Eebow Allaha Ha u naxariisto

    • @AhmedAhmed-tx6dj
      @AhmedAhmed-tx6dj 4 роки тому

      Kaligii duul official Media ; Nuur Eebo heesta copy buu ku qaadey.original waxaa lahaa Aun legend Cumar Nuur Cabdulle .

  • @mahdiabdulaahiabdule2127
    @mahdiabdulaahiabdule2127 4 роки тому +2

    First like isaar please

  • @hajiyusuffusball
    @hajiyusuffusball 4 роки тому

    MAASHA ALAAAH ;;;;;;;;;;; CABDIWALI WAXAAAN KUU BIXIYEY GOLDEN BOY

  • @MohammedMohammed-vp3zl
    @MohammedMohammed-vp3zl 2 роки тому

    Manisha allah

  • @basra.93mohamed86
    @basra.93mohamed86 4 роки тому +21

    Ustaad jiiir kuma aqoon lkn hadaan ku bartay cimrigaaga alle haraajiyo waayo waayo ayuu xasuustay caawa allow dalka no hagaaji

    • @ahmedhillaac8017
      @ahmedhillaac8017 4 роки тому

      Aamiin xasuus buu galay wllhi 1960 iyo 1970 iyo 1980 ayuu aaday

    • @khalidmohamed5242
      @khalidmohamed5242 4 роки тому +1

      @@ahmedhillaac8017 waliba heestaan laxanka macaan isagaa saaray ustd jiir laxankaa erayadana yamyam baa lahaaa boss

    • @ahmedhillaac8017
      @ahmedhillaac8017 4 роки тому

      @@khalidmohamed5242 usheeg ciyaalkan caac da leh mxy ogyihiin

    • @muniir3654
      @muniir3654 4 роки тому +1

      @@ahmedhillaac8017 Xasan Sabriye Gareed ayaa ag fadhiya mulaxamiista weyn oo kale weeyaan , allow cimriga u dheeree

    • @ahmedhillaac8017
      @ahmedhillaac8017 4 роки тому

      @@muniir3654 waan ogahy pro 2 legend wye aamiin

  • @maxamedsiyaad.1222
    @maxamedsiyaad.1222 4 роки тому

    Masha.allh guuleysta.wa.laabda2aad.hanbalyo

  • @ayaanabdulaahi495
    @ayaanabdulaahi495 2 роки тому

    Waxayari caadi mahan m.a waa Ku wadnaa wll

  • @inventoralimahad8874
    @inventoralimahad8874 4 роки тому

    Maansha allaah hawl adagbaad wadaan wadnaha fm iyo balanbaalis studio allaha ini xifdiyo jaallayaal.
    Waan bogaadinayaa dhalinyarada

  • @duceeysane8670
    @duceeysane8670 4 роки тому +2

    First yes yes 👍

  • @simraniidle4580
    @simraniidle4580 4 роки тому +1

    Waaaaaaaaaw masha allah kingeero alaha ku xafido

    • @simraniidle4580
      @simraniidle4580 4 роки тому

      Hore usoco bro kingeero beryahn kuma hayno heeso cusub baanu kaa sugeynaa

  • @Beerjacayl_official.7
    @Beerjacayl_official.7 4 роки тому

    Dadkii fanku ku jiray waa kuwa meesga sharma boy iyo waxa halaga saaro meesha oo raggaa ha la galiyo meesha

  • @abdullahiomar544
    @abdullahiomar544 4 роки тому

    NiceNice qaraami

  • @siidcalicusmaancabdullaahi841
    @siidcalicusmaancabdullaahi841 4 роки тому

    Guuleyso bro

  • @abdirahman836
    @abdirahman836 4 роки тому +1

    Woow kingeero hambalyo

  • @shiineabdirashiid3717
    @shiineabdirashiid3717 4 роки тому +1

    C/wali go ahead bowe

  • @safiamireisse9849
    @safiamireisse9849 4 роки тому

    Horay usoc abdiwali

  • @engnajiibdeerow9932
    @engnajiibdeerow9932 4 роки тому +1

    Wan taageera wiilkan