Ani ahanty wan akhriyay bugan waana mid samaynleh Waana midka an u baahanahay fikradihisa in aynu dhulkeena ku xoreyno Oo Ethiopian🇪🇹 ka iyo Kenyan🇰🇪 ka ku jabino
I watch this video multiple time and interested to have this amazing book. Today i received from flipkart. Inshallah i will try to understand it deeply step by step.
Wlhi waa run waa sababta ay ethopianka ay ku wadaan somalida , qeyb kamida somalida waxey uheustaan ethopia iney wallalo yihiin Alla yaa ushega in la qeebsadey dhulka somalida 2017kii inakuna qabyaalad ku jirnaa . Somali waqooye waxa doonaysaa ethopia inay lawareegto , Halka Somali koonfurna ay keeniya ay rabto
MASHA ALLAH ALLE HA KU DHOWRO COD KAR AYAA TAHAY IL KUMA HALEESHO AMIIN YAA RABBI. WAXAAN JECLAAN LAHAA IN JAMACADDA SOMALI MADAX LAGAAGA DHIGO IYO BARISTA CULUUNTA SCIENISKA IYO DHAQANKA, TAARIKHDA. GUULEYSO
Waa channels soomaalida midkooda ugu qiimaha badan ee aadan ku qasaareynin daawashada muuqaaladiisa oo noloshaada wax un u faa’iideynayaa, keep going forward bro 👏🤲👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼
Zanzuu wuxuu yiri “si kastaba guusha dagaalku waxtar malaha haddii nolosha ka danbaysa ay noqonayso mid aan laga soo kaban karayn”. Allaha u naxariistee waxay intaasi seegtay marxuumkii jaalle siyaad barre asagoo ku degdegay dagaalkii 77kii ee itoobiya. Haa waa run waanu jabinay amxaarada balse waxaa ka danbaysay 30 sano oon taariikhda baal madow ka galnay.
Sida dagaal la’aanta loo guulaysto waa cashar muhiim ah si fiican u daawo waxaad ogaan sida dalkeena u burbursan yahay iyo waxa sababay ua-cam.com/video/By3rbNaRXVQ/v-deo.html
Waad soo
Labaty malin walba
Waa eegi jiraY
Thanks
Macalin ii noh so badi xeladaha dagalka wa iga codsi🙏
Isagoo dhamyastiran aad ayaan ujeclaan lahayn
Ani ahanty wan akhriyay bugan waana mid samaynleh
Waana midka an u baahanahay fikradihisa in aynu dhulkeena ku xoreyno
Oo Ethiopian🇪🇹 ka iyo Kenyan🇰🇪 ka ku jabino
Xaggee ka helayaa sxp buugaasi
Xagee lag helaaa
Halkee laga helaa buuggaa walaalow.
xge laga helaya
Been tisa waaye aan umaleenaya
waa muqaalada loobaahanyahay akhii soo badi
I watch this video multiple time and interested to have this amazing book. Today i received from flipkart. Inshallah i will try to understand it deeply step by step.
Wlhi waa run waa sababta ay ethopianka ay ku wadaan somalida , qeyb kamida somalida waxey uheustaan ethopia iney wallalo yihiin Alla yaa ushega in la qeebsadey dhulka somalida 2017kii inakuna qabyaalad ku jirnaa . Somali waqooye waxa doonaysaa ethopia inay lawareegto , Halka Somali koonfurna ay keeniya ay rabto
Ustaad barnaamijkaas Inta ka dhiman Noo soo turjum oo soo dhameystir
MASHA ALLAH ALLE HA KU DHOWRO COD KAR AYAA TAHAY IL KUMA HALEESHO AMIIN YAA RABBI. WAXAAN JECLAAN LAHAA IN JAMACADDA SOMALI MADAX LAGAAGA DHIGO IYO BARISTA CULUUNTA SCIENISKA IYO DHAQANKA, TAARIKHDA. GUULEYSO
Xasan cusmaan xaaji sidii aad somalia usoo aaday barnaamijyada noo soo badi
Wlhi waa lagu tabey bro Hassan😊alx hadad noo nabad qabto Ustaad nolow💖
you are everywhere
@@abdijama8114
Of course😊
Excellence Mr suntzu keep on well done
Ustaad Buuga Xagaan Ka Helaa
Welcome back bruh❤
So badi muqaaladaan okale
Was xaqiiqo dhabtii hore u soco
Masha Allah well done 👏 ✔ 👍 🙌 👌 😊 Nin yahow ado mahadsan barnaamijyada noocan ah noso badi waliba dagaalka dhaqalaha iyo virusyada hada dhinacas ayey ka shidantahay keep going 💪 👏 😊 👌 💖 ♥ 💪
Asc shukran qeybaha kale noo soo diyari shukran
Waa channels soomaalida midkooda ugu qiimaha badan ee aadan ku qasaareynin daawashada muuqaaladiisa oo noloshaada wax un u faa’iideynayaa, keep going forward bro 👏🤲👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼
Welcome back ☺️ ☺️
Zanzuu wuxuu yiri “si kastaba guusha dagaalku waxtar malaha haddii nolosha ka danbaysa ay noqonayso mid aan laga soo kaban karayn”.
Allaha u naxariistee waxay intaasi seegtay marxuumkii jaalle siyaad barre asagoo ku degdegay dagaalkii 77kii ee itoobiya. Haa waa run waanu jabinay amxaarada balse waxaa ka danbaysay 30 sano oon taariikhda baal madow ka galnay.
Welcome back ustaad RB🙋♂️💟📻
Radio buula xuubeey ugu imaad barnaamijyo kuxiisa geliya.
Waaan akhristay waa buug saamaynleh
Welcome back ustaaad ❤❤👊💪💪
Keep on Hassan Husein haaji
Mahadsanid wllo nooga diyaari qayb kale
Anaga ahan Somalia aqoon naga maqan waye
Hadan ogaano wax badan baa is keen badalayo inshaallah
Ustad xasan is back♥️♥️
this is message is very good important I like continue💯♥️👌👌👌🥳👌👌
Mahadsanid walal Xasa Cismaan xaaji.
Waa maxay xisbi ama urur muxuu faaiido leeyahay barnaamijka samee
Macalinka looga haray tarjumida sida ugu haboon u meel dhiga
Soo laabasho wacan wllkey 🙏🏾
Macalin waan ku sugaynay in badan wllhi🙏
Welcome back brother👌👌🙏🙏👍👍
Waxaan u xiisay ma ogtahay
Excellence well done
Mahadsanid bro osmaan 🇸🇴✌️
Buugan walalkey oo akhriyay aa iga sheekeyay
Ustaad waad ku mahadsan tahay inaad mar walba moo soo gudbiso cashiro muhiim ah
Xubintii Ma ogtahay? widaayow noo soo celi.
Welcom Back Pro😊
Salaanti Bad Ilawday Wll
Wllkeyga taxane inooga dhig buugan
Isusoo laabasho wacn zxp
welcome back
✅✅✅✅ walal. Thank you 🙏
Thanks
Waan uxise codkaag iyo barnamij yada adso tabiso 🥰
Zxp video gaas madhamaytirna micnaha macalinka sharxayo noo soo dhamaystir fadlan
Buuga ayaan donayaa inteen ka helaa
👊👊👊The frst 👊👊👊
Ustaad xasan cismaan halkeen ka helli karaa buugaan asagoo bilaash ah amaba free
Taagerayaashaada waad kasoo daahday
Se mahadsanid
xalqada labaad noosoo samee teacher
Wlh ruuntaa sxbke
Waalagu wayay sxb welcome to back sodbadi buugan sxb
Haa wll waaruntà
Aqi soo badi
Isago soomaali ah "loollan"
Soo badi walal barnj yadaan oo kle
Soo badi sxb
Manshalahawaxankufaraxsanahay inan
horey usoco sxb hadii aaye suurgaltahaye sobadi warbixiintan iyo waa la midka ah
Ino so badi tarikhda ad ba u jclhy
Inii lasoobadiyo taariiqdha hadii aad iguraacsantahay like 👉👉
Sxp no sobadai barnamijakana
Intee kahelaa asuu Afsoomaali ah
Fadlan noo soo turjun buugaas hadii aad waqti u hayso
Cidii igu raacsan
Mar hore ayaa lasoo tarjumay
@@purhaanxbf8496 intuu yaaala waa la so turjumay keliya wax ka fahmi maayee
Wll buuga the art of war isagoo af somali ma jiraa
Haa wll
Masha allah
Mahadsanid sxp
So badi sxb
Indhawyd waad naga maqnaydee xasanow
Wcs mahadsanid
walal shekoyinka yarayaraa waynu u xiisnay ino so gali!
Mashallah
Bro codsi waxan ka codsanaya inaa buuga horay usii wado talaidiisa adiko is barbar dhigaya somalida iyo waqica ay ku jirto
Wlcm back
Wll mahadasanid xasan waxaban kaa fiidanay mahadasanid
Dagaal wiil kuma dhashe wiil baa ku dhinta
Buuga uu wllka shegyo waxaa trjmay adan sahan LOOLLAN ayaa layiraah
asc utaad xasan osmaan haaji waan kuweynay wax kudhow 5bilood intee aaday walaalkey? Allaah haku xafido walaal
Walalka ayaanta lagu ma Arag
Cadowga Aadamaha marka laga soo tago shaydaan Waa Cadowga indho yar hday Jaaniz kugu helaan Wey kuu dhamaatay
Ustaadi ma ogtahay? Uxiisnee noo soo celi 🥰🙏
Walaal book laturjumay malahelaaa zxb
Haa wll
Asc walaal Bulxubeey managa cidleyse dhaqsiba
Hi wan ku xiisay
Muqaal labaad inogu sameey Buugaan wll
Wll buga isago pdf ma haysaa
Sxb xasan buugaan cashiradiisa soo badi ayagoo fasiran
M.a
Soo kordhi mudane barnaamijkan
Mashlh
Asc wll xasan
Wll sidee loo heli karaa boogga the art of war
Mahad sanid wll
Adiga mudan
Sxp inta badan wax sooma Galisid
Ok
waxa qurux badnyd adigo hal barnamij ka sameeya ooo 1h ah