Shakiga MAXAA KEENA?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 31

  • @sacdiaamin1709
    @sacdiaamin1709 5 років тому +2

    Jazaakalaah kheir abaayo inbadanaa ku raadinaayay alxamdulilaah ugu danbeyn wan ku helay 🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @ahmedabdi-sf2mp
    @ahmedabdi-sf2mp Рік тому

    Ilhay haku xifdio wx badan ban ka faiday drso

  • @nasirabdi7045
    @nasirabdi7045 3 роки тому

    Maan Sha Allah
    wax yaabaha qofka iska hor taaga horu marka ama ku dhiirashada in qofku codkiisa ugudbiyo bulshada isaga oo wax fiican u wada
    1/waxa ka mid ah dul qaad laan uu ka sii qabo waxyabaha qaldan ee kaga Soo noqonaaya bulshadii uu wanaaga uwaday
    Sababtuna waxa weeye dadka qaar baa wixii qalada laab tooda iyo qalbigooda diiqad ku abuura tusaale ahaan
    Nebi muusu markii fircoon ilaahay u diraayay waa kii kulahaa ilaahow dadku markay idiidan laabtayda Ayaa cidhiidh yoobaysa oo diiqad igelinaysa ee walaal kay haaruun igu dar isagaa iga aftahan san ee u cudur daartay Allah subaxaana Allah
    Mar kale waa kii isaga oo masaajid ku jira ilaahay ku yidhi ilaahow dadka iga aamusii way idhibeene
    Ee uu Allah ugu jawaabay muusow anoo abuuray ayay icaayan ee adiga oo bashara maxaad ka filan kartaa
    Markaa mar kasta oo aad wax wanaagsan oo khayra wado xasuusnow hadalkaa oo yaanu khayrka kaa joojin nagativka ama qaladaadka kaaga iman Kara bulshada balze adigu gudo wajibaad kaaga khayrigaa iyagana u ducee
    Alle Ayaa kaa abaal marin doona insha allah

  • @amuuncabaasxatim8747
    @amuuncabaasxatim8747 6 років тому +2

    Masha allah abaayo jizakalaah kheeran

  • @khatrasharif7397
    @khatrasharif7397 2 роки тому

    safiya allaha ku xiftiyo waaxaad tahay walaal yar aadna u aqlibadan masha allah ilaahow kuusiyaadi

  • @ifrahmohamedabdillahi6473
    @ifrahmohamedabdillahi6473 6 років тому +2

    Masha Allah Tabarakallah

  • @nafisoali9159
    @nafisoali9159 6 років тому +2

    Masha allah abaayo kheyr Alle ha kusiiyo

  • @iboilip7397
    @iboilip7397 6 років тому +3

    masha allah

  • @nafiziinainaabdi1011
    @nafiziinainaabdi1011 4 роки тому

    Masha allaah abaayo waadmahadsantahay maadaabatalawacan nasiisay

  • @qalbiuroon1334
    @qalbiuroon1334 5 років тому +1

    Manshalah tabarakalah ❤️❤️❤️😘

  • @horumarintapuntland3597
    @horumarintapuntland3597 4 роки тому

    Walaalo allaah hakaa abaal mariyo keep going hadalkaaga waa icajabiayay. M.a

  • @shamsoiloveuallh822
    @shamsoiloveuallh822 6 років тому +1

    Abyo inte kala so xiriri karaa Thanks ❤️❤️❤️🙏🏻

  • @haliimoahmad3127
    @haliimoahmad3127 5 років тому +3

    Aniga Aad ayan u shaki badnhy tolow Maxa laku daweya

  • @ibtisammohamed4550
    @ibtisammohamed4550 5 років тому +1

    Jasaaka lllah qayr

  • @zuheylasiman2077
    @zuheylasiman2077 6 років тому +5

    Waxan jooga qurbo waxan jecelahay Mar Walbo in aan dadka dhaxa galo Oona lashekeysto si aan ubarto luqada hadane mawoodo oo nafteyda ayan ka qabsana

  • @FiyuuraShiikh
    @FiyuuraShiikh 6 місяців тому

    Asc dr pls isoo jwb hadaa fariintyda argto waxn la dhibnhy shaki aan xad layhn

  • @zuheylasiman2077
    @zuheylasiman2077 6 років тому +3

    Masha allah abaayo aniga waxan ahay qof waxbarto lkn waxan ahay Mar Walbo mid nafteda Ka shakineyso Oona Hadli Karin wllhi anigo aqano waxwalbo cabsi miyaaa mise shaki Ilaa tali cadey

  • @nafiziinainaabdi1011
    @nafiziinainaabdi1011 4 роки тому

    Allaha gucafido qali

  • @cumarciise1877
    @cumarciise1877 5 років тому +1

    Mahad sanid wll Bic Respekt 🤗

  • @abdiibrahim6368
    @abdiibrahim6368 4 роки тому

    Ilaahay haku sharfo walal hadal qiimo badan ayaad iisheegtay

  • @shamsoiloveuallh822
    @shamsoiloveuallh822 6 років тому +2

    Safiya ILove u ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💋💋

  • @blackynajah2778
    @blackynajah2778 3 роки тому

    caawa ayaan si toosa uga mid noqday ardaydaada inkasta oo aan soo raagay aadbaad u mahadsan tahay walashay nolosha xaqiiqdeeda ayaad farta ii saartay

  • @tawakalmohamed5502
    @tawakalmohamed5502 4 роки тому

    Good

  • @zeinab9445
    @zeinab9445 6 років тому +1

    السلام عليكم 😘😘

  • @nafiziinainaabdi1011
    @nafiziinainaabdi1011 4 роки тому

    Waxaan alle kabaryaynaa in aagucaafimaadno

  • @mohamedhudumey2242
    @mohamedhudumey2242 4 роки тому

    shaki miran ban ahy
    maxa isku dawyn karaa