HEESTII SOO DHAWOW EE LOO QAADAY ABDIWELI GAAS

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • HEESTII SOO DHAWOW EE LOO QAADAY ABDIWELI GAAS
    SomaliSwisstv.com, SomaliSwiss.net, SomaliSwiss.info

КОМЕНТАРІ • 113

  • @Alonebird575
    @Alonebird575 10 місяців тому +5

    Abdiweli Ali gaas madaxweyne fcn ❤Haatan siciid cabdulahi dani xabiibul balaayiin❤madaxdena allh barakeeyo 20/10/2023

  • @user-di7zs7xu4n
    @user-di7zs7xu4n 8 місяців тому +2

    Wan iska dhageysanaya taariikhduna 18/12/2023 safarna wan ahay illhy ha iii sikhiri dhaman inta muslimka oo wax tabanayana allah u rumeeyo rajadedo

  • @haawoali5442
    @haawoali5442 Рік тому +16

    Waxaan kusoo noqday after 5 years waxaan dhagaysan jire 2018 gabagabadii xilkiisa maantana dani ayaa xilka halsano kayar ugadhimanyaha 2023 /4/23 commentigaan waan kusoo noqondoonaa Maclin uun ❤

    • @Apdulaahi749
      @Apdulaahi749 10 місяців тому +2

      Insha Allah cimri dheer iyo cafimad

    • @maanshire
      @maanshire 8 місяців тому +1

      waxan so booqday caawa oo bari lagu so dhawaynayo galkacyo isagoo musharax madaxweyne ah

    • @AHMD777
      @AHMD777 3 місяці тому +1

      Deni mar 2aad ayuu guulaystay

  • @RacwiRuun-jb1bb
    @RacwiRuun-jb1bb 3 місяці тому +3

    13/5/2024 ban dhageysanayaa Top level like dhac ii siiya

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 5 місяців тому +4

    heestsn maxaad ku. xasuusata 2023 laascanod 😂😂

  • @user-qb2gg2sx5v
    @user-qb2gg2sx5v 5 місяців тому +3

    2024 hada dawanayso like😂

  • @anisosaid8225
    @anisosaid8225 2 роки тому +7

    puntland gaas gadaashiis god bay ku dhacday ee alle haka saaro my dhulkayga🇺🇿❤

  • @Casaanyo1
    @Casaanyo1 Рік тому +9

    Hestaa inabdan ayaan raadinayey cawana wan dhagastay. 21/1/2023🥰🥰

  • @abdowali463
    @abdowali463 4 роки тому +9

    I like this song... Allow ku xafid Prof Abdiwali Gaas wa hogaamiya qiima badan oo Somali wayn iyo reer Puntland wax badan u qabtay. Hogaamiye Abdiwaliyow wali Somali way ku rabtaa ee kaalay noo soo laabo.

  • @deeqopuntland7607
    @deeqopuntland7607 10 років тому +12

    soo dhawoow madaxweyne viva all puntlander

  • @Dulqusley
    @Dulqusley Рік тому +3

    Walugu sugayo
    Sadalinaye
    Marka hore salan sahraf
    Rabi na say maka hayn ❤
    Abdiwali we miss you awowe reer mahad

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 5 років тому +14

    This is great song mashaa allaah

    • @AhmedMohamed-ul7wx
      @AhmedMohamed-ul7wx Рік тому

      Awoowe wn kugu raacay Wallahi waa hees qiiro leh Wallahi Allo Umada wax toosan ku adii oo nabad iyo nolol waarto Wallahi Wadankeyga wn Jecelhy 👏🏾❤️🌺

  • @MohamedHassan-th1sb
    @MohamedHassan-th1sb 8 років тому +13

    gabadha heesta qaadaysa waa dhimataan maqlay haloo duceeyo waa qof islam ah oo dhintay

    • @bahjafaysal1158
      @bahjafaysal1158 8 місяців тому

      naxariis wasaca alle ha siiyo 🤲😢

  • @jacfaribraahim5988
    @jacfaribraahim5988 Рік тому +2

    Nio fanka haloo daayo majeerten from ogadenia

  • @mohamud3529
    @mohamud3529 8 років тому +12

    islaantan siciido waa fanaanad cod dahab ah leh mansha alaah

  • @aadiyoaad7611
    @aadiyoaad7611 6 років тому +11

    Soo dhawoow abdikhadar😍

  • @ahmedshaani5604
    @ahmedshaani5604 Рік тому +5

    Before 10years that song stills people use 🎉❤

  • @abdirahmanmahamad1835
    @abdirahmanmahamad1835 Рік тому +2

    Allah ha unaxariisto madaxwayne abdiwali gaas wax badan uqabtay shacabka reer puntlnd

  • @ahmedabdalahsheikhwasuge9625
    @ahmedabdalahsheikhwasuge9625 4 роки тому +5

    Hadaan nahay dhalin yarada punt maanta ayaa ogaanay cabdi khadar inuu ahaa leader ship fiican

  • @abdowali463
    @abdowali463 10 років тому +7

    Prezo Abdiwali Gas wan ku jeclnahay soo dhawaw. Waxan kaaga fadhinaa in aad balan qaadkaadii ahaa in aad Puntland muda yar gudaheed ku gaarsiin doonto xasilooni, dhaqaale iyo PL oo aduunka wax la qaybsata ayan kaga fadhinaa.

  • @mrjamac
    @mrjamac 10 років тому +11

    profosor gaas waa gulaysatay guul iyo gobonimo hogaanshe wanagsan noqo oo loo aayo

  • @kaahakiinqalbisaafi4402
    @kaahakiinqalbisaafi4402 8 років тому +6

    waaaaaaaw nice song

  • @craxmanmaxed9189
    @craxmanmaxed9189 5 років тому +3

    Alla Adduunbaa gebigiisuba waa shalay iyo maanta!!!!

  • @mohajama9045
    @mohajama9045 8 років тому +8

    Soo Dhowow MadaxWeyne Intaan iyo Inka Badan Waad Istaahishaa ALLAH HAKU DAAYOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOO

  • @xoolopromax-md6lf
    @xoolopromax-md6lf 6 місяців тому

    2024 iam steal Playing this song🎉

  • @Hanad3
    @Hanad3 Рік тому +2

    This song is notorious getting people killed in Sool 2023

  • @maarim9441
    @maarim9441 7 років тому +16

    eshacala hees Allah deysto Madaxweyne Gaas iyo Puntland ba♥♥♥♥❤❤❤

  • @muhanadahmed7341
    @muhanadahmed7341 4 роки тому +5

    Abdi weli Mahamed Ali Gass libaax laabo maha

  • @PacificBruva
    @PacificBruva Рік тому

    I like this song, from burco.

  • @nasrasaid5787
    @nasrasaid5787 4 роки тому +3

    sodhawow madaxweyne ♥️♥️♥️♥️♥️💋💋💯

  • @daalnuurshe4046
    @daalnuurshe4046 8 років тому +12

    Pro Abdiweli gaas is honest leader a rare in somali politics today.

  • @danialilkacase2688
    @danialilkacase2688 5 років тому +3

    SoDhowoow Abdi Wali
    Guuuuuuuuuuuuuuuuuuul

  • @wilohussein1797
    @wilohussein1797 8 років тому +6

    soo dhawoow soo dhawoow wa lagu sugayo hees mcn iga dhaha

  • @user-mn2jb6wp5o
    @user-mn2jb6wp5o 10 років тому +6

    so dhowaw so dhowow huganshe ♥♥♥

  • @mustafemuxumed544
    @mustafemuxumed544 Рік тому

    Maalin xasuus mudan 11may 2023 waan soo laaban doonaa onsha all

  • @faaraxyare5585
    @faaraxyare5585 4 роки тому +1

    Gass for 2021 president somalia

  • @nabiihahanti4766
    @nabiihahanti4766 3 роки тому +1

    Abdi khadar ❤❤🇸🇴

  • @shafiabdullahi799
    @shafiabdullahi799 3 роки тому +3

    7 sano kahor lasoo dhawee 5 sano kadibna lasii dhawee maanta taariikhdu waaa 29/july/2021 xili socda inaan iska dhagaysto ayay iiga dhagtay heestan out date ka ah

  • @maxmuudsagaaro4995
    @maxmuudsagaaro4995 8 років тому +2

    manshallh sodhowow mundane sodhowow Abdiwli

  • @bureeqomaxamed9107
    @bureeqomaxamed9107 Рік тому

    Abdewali wan jeclhy❤

  • @macab6141
    @macab6141 5 років тому +1

    Ilahay haa unaxariisto eedo

  • @maxamudsalad6855
    @maxamudsalad6855 9 років тому +4

    Viva somalia Saar ugu dhac war calanka puntland Muhiim maaha shan xidigle

  • @Abdulkaadir-Raage
    @Abdulkaadir-Raage 10 місяців тому

    Wax walbaa wey dhammaanayaan.
    Allaah ayaa baaqi ahaanaya.!

  • @fadumowarsame6160
    @fadumowarsame6160 7 років тому +1

    maanshaa Allaah

  • @kaifali3703
    @kaifali3703 10 років тому +2

    allaha illaahoo abdi wali madaxweeyna nooga dhig oo xildhibaanada isimadayaduba badbaadiyaa puntland faroole wakhtigii uu ha yay wax wuu qabtey haatana isbadal

  • @abdulkadirahmed1774
    @abdulkadirahmed1774 9 років тому +2

    Soo dhawoow madaxwayne mar labaaad iyo sadexaad

  • @hudomire6717
    @hudomire6717 10 років тому +2

    soo dhowooooooooooow madexweyne marka hore salan sharaf

  • @lilstunnaFM1
    @lilstunnaFM1 10 років тому +3

    I love our new president ♥

  • @aliyaabdulrazak8403
    @aliyaabdulrazak8403 9 років тому +7

    Heesta way icajibisey

  • @jacfaribraahim5988
    @jacfaribraahim5988 Рік тому

    Wooooooooooow,wale majeerten fananiin baa kasoo.baxay

  • @filsanhassan2042
    @filsanhassan2042 10 років тому +1

    sodhawow cabdiwali walagu sugayo sadalinaye cadii mahan

  • @ahmedsalad6842
    @ahmedsalad6842 Рік тому +2

    Runtii abdiwali Daldhis siduu utagey Gadaashiisa Dab lama Shidan puntland wey kutabtey soo laabo markale Ex madaxwayne Abdiwali Alli Gaas

  • @Avvsadat
    @Avvsadat 8 місяців тому

    Markaleudane cabdi weli❤

  • @fadumoali7300
    @fadumoali7300 6 років тому

    Guuuuuuuuuuuuul iyo Gobanimo puntland iyo dadka ku nool

  • @cabdifataaxcateeyacabdalle158
    @cabdifataaxcateeyacabdalle158 5 років тому +1

    Soo dhawoow oo kaalay raac diyaaradaas Hana Nagu soo noqon

  • @deeqcabdi4936
    @deeqcabdi4936 7 років тому +3

    sodhawaw sxb

  • @queenyismail5158
    @queenyismail5158 6 років тому +2

    😚😚👏👏👏👏👏

  • @baashiproduction5132
    @baashiproduction5132 Рік тому

    2023 / May / 17

  • @SuweidaCQaadir-gg3qj
    @SuweidaCQaadir-gg3qj 9 місяців тому +1

    10yrz😲😲waqtigu dhereyaa shaly ahayd bee

  • @wilohussein1797
    @wilohussein1797 8 років тому +2

    allow dhowr dulkeyga

  • @abeg2026
    @abeg2026 Рік тому

    SOOL SANAAG IYO CEYN
    WAA SOOMALIYA MADAXWEYNE
    HA NOOLAATO SOOMAALIYA

  • @mohamuddalac2476
    @mohamuddalac2476 9 років тому +7

    away calankii puntland waad khariban tihiin kuligiin anaga reer puntland aya nala dhaha calan ayan leenahay iyo dowlad meesha kama muuqdo calankii puntland ceeb

    • @saednur1012
      @saednur1012 8 років тому +1

      calankii Somalia saw kma muuqdo puntland goormay noqotay dawlad ka madax banan Somalia

    • @sharmaboy6578
      @sharmaboy6578 5 років тому

      Dangorayo 24 hhhh adna maad goosatay abti kii ku dhalay baaa meesha ka muuqdee

  • @luladasilva9693
    @luladasilva9693 6 років тому

    Way ka tumeen alleylehe abdi wali xalwayste

  • @cabdiraxmaancasayrxareed4446

    After nine year

  • @tayozirmaxmud2209
    @tayozirmaxmud2209 Місяць тому

    😂😂heesta waan xasuustq

  • @Dhagaxle9
    @Dhagaxle9 Рік тому

    The president of puntland waxa qbty lama kisaabikro ljnta

  • @faysajamaac6580
    @faysajamaac6580 8 років тому +5

    bal lagu soo dbaweye maxad kentay ma afbaa muxu ku sin laha ma naas joji af lagadada sonali edeb darana anigu waxan ahay reer somaliland laakiin waan ka yabay

    • @susanpuntlander2817
      @susanpuntlander2817 7 років тому

      Faysa Jamaac thanks wall somli waa suntii hargaha lama babad galayo

    • @trumpppl2024
      @trumpppl2024 5 років тому

      Faysal jama adugu ma dhooqadaad yar cabtaa maxaa kaa qaldan

  • @farxadxaaji2621
    @farxadxaaji2621 2 роки тому

    Cabdi khadar wallee waa lagu tabey

  • @nasteexoibraahim-zm7ox
    @nasteexoibraahim-zm7ox Рік тому +1

    😂😂😂😂 gudoomiyaha barlamaanka before fanaan after siyaasi

  • @uzairuzair7020
    @uzairuzair7020 8 років тому +4

    sooo dhawoow soo dhawow puntland soo dhawow cabdiwali wlhy waa nasab nasab dhalay lkn meeyey calankeeni waa idinka waxaan naga daba wadeeh war waxaan meesha ka qaada calan uma aqoon saniyeh

    • @aishaabdirizak1049
      @aishaabdirizak1049 7 років тому

      Mohamed Uzair Somali nimada meel uga dhacdey qabyaaladba lafta iyo dhuuxa ku dhex qaadey

    • @abdiazizaliadaani5733
      @abdiazizaliadaani5733 7 років тому

      Mohkkkkkkkkkiiiamed Uzair

    • @mustafagull9954
      @mustafagull9954 5 років тому

      xaqiiq waxaan calan ma ahan ee calankeenii Hala doono

  • @abaaysuleiman5424
    @abaaysuleiman5424 8 років тому +1

    bal lagu so dhaweye mxaad kentey

  • @shaahidaskar8789
    @shaahidaskar8789 Рік тому +1

    Heestani farmajay ku fiicnayd

    • @maxamedkhadar6905
      @maxamedkhadar6905 Рік тому +4

      Nin ka waxqabad badan baa loo qaaday heesta farmaajo hees nocaan ah umaba qalmo ileen qaran dumis buu ahaa

  • @abdiazizjamame679
    @abdiazizjamame679 Рік тому

    Waw wa esh cala hees Dr cabdi weli cali gaas wax bdn ayu dalka u qabty

  • @caamircabdi6831
    @caamircabdi6831 8 років тому

    waan kugu raacsanahay bro thanks waa jajuus itobiyan ah sidikì

  • @user-du2en5gn7n
    @user-du2en5gn7n 6 місяців тому

    Sodhawow

  • @awalabdilahi2285
    @awalabdilahi2285 7 років тому

    Dee

  • @waranle961
    @waranle961 8 років тому

    doqon abdi weli

  • @nuurcali1232
    @nuurcali1232 2 роки тому

    Soodhawawfarmaajo

  • @cabdifataaxcateeyacabdalle158
    @cabdifataaxcateeyacabdalle158 5 років тому

    Waa madaxweynahii puntland ugu safarka badnaa daleks debadiisa dhaqaalihii dalkana shirkado duulimaad buu kudhameeyay

  • @bintisomaalchannel7069
    @bintisomaalchannel7069 6 років тому +3

    So dhowoow poqorki majerteenoow

  • @abdii4548
    @abdii4548 9 місяців тому

    Heesta mamadha shiday.

  • @abdulkadiraialithanks1304
    @abdulkadiraialithanks1304 5 років тому

    GUDDOOMIYAHA GOBOLKA BARRI aad baa loo soo dhoweeyey maadha Allah

  • @khalidsaidmusekhalidyare7616
    @khalidsaidmusekhalidyare7616 2 роки тому

    Saymo maxaa lagawadaa

  • @aminanasra44
    @aminanasra44 10 років тому

    uuuuuuuuuuuuuuuuuf niiko niiko yo ur

    • @kaifali3703
      @kaifali3703 10 років тому

      dhuxuloow uf iyo akh adaa ,ah uraya niikanana dhaqan u leh burindiga iyo ugaandheysa iska saar hablihiiniiy haysta abdi weli wadan buu madexweeyno u yahay

  • @lulcabdi3472
    @lulcabdi3472 10 років тому

    Alaow kii wax tara dalka iyo dadkaba wa u qabta xilku qaday guta alow nooga yeel oo alow kahay cadowgiisa iyo cadowga wadankena alow dadkayga is fahan dhex dhig oo guul gaarsi

  • @BuulCaws
    @BuulCaws Рік тому

    BEEN BADANAA dhiigya cab ayay amaanayaan

  • @sadikishen9661
    @sadikishen9661 8 років тому +1

    ninkan ma istahilo in loqado hestan wayo wa jajuus Ethiopia nin aqli badana ma ah