Musalsalka Wacdi & Waano 2021-Q25aad

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 тра 2021

КОМЕНТАРІ • 1,2 тис.

  • @safamuuse1412
    @safamuuse1412 3 роки тому +650

    soonkii iyo salaadihii aad soo waday ilahay hakaa aqbalo ilahay tartii like iigu saar wall😍🥰✋✋

  • @rahmaaay8642
    @rahmaaay8642 3 роки тому +503

    Isku Filan In Uu Laxankii Hassan Ali Khayre Wato Inta Ila Argta ☝️😂😂

  • @ayaanlezayid4035
    @ayaanlezayid4035 3 роки тому +146

    eid mubarig qof walba 0o dhamayztay musasalka wacdi iyo waano

  • @mustafaahmed2165
    @mustafaahmed2165 3 роки тому +113

    Insha alah Rabdaantan teeda kale ilaahay caafimaad haynagu gaadhsiiyo amiin yaa rabi

  • @haji509
    @haji509 3 роки тому +238

    😂😂😂😂😂inta hinasa Hibaaq sugaysay
    Ismujiya😍

  • @MohammedAhmed-lz2vf
    @MohammedAhmed-lz2vf 3 роки тому +120

    Hibaq is a very professional actress, it’s as though she’s been trained by Hollywood professionals.

  • @khadrodacar9334
    @khadrodacar9334 3 роки тому +171

    Inta dhibsatay in lala soodaaho filimka Like iisara

  • @MohamedIbrahim-ic2ui
    @MohamedIbrahim-ic2ui 3 роки тому +226

    Abdiqani ma Hassan Ali Kheyre in uisu bedeley 😂😂😂 inta ila aragtey like ta saar

    • @MBOsman
      @MBOsman 3 роки тому

      Haa wallahi. Dadka bacadka noo taagnaayow ma nabadbaa.
      Anigoo og inoo og...... 😂😂😂😂

    • @maxamedibnuxasan2852
      @maxamedibnuxasan2852 3 роки тому

      Hᴀᴀᴀᴀᴀᴀ ᴡʟʟʜɪ♥️

    • @hsbuhsbs6837
      @hsbuhsbs6837 3 роки тому

      Khaere kanaa kadaacadsan

    • @user-di1gp6zw3d
      @user-di1gp6zw3d 3 роки тому

      😂ha

    • @layloosman51
      @layloosman51 3 роки тому

      😂😂😂😂

  • @Yahhyea4
    @Yahhyea4 3 роки тому +104

    11:40 ""anigo og inay muno carab la'dahey oo afsomaligu ku adagyahey""🤣🤣🤣

  • @cabdifatahmoha9675
    @cabdifatahmoha9675 3 роки тому +162

    Inta og inuu filmku dhamaan rabo love dhac kusii❤🤗

  • @muhsindek4693
    @muhsindek4693 3 роки тому +93

    Inta Abdiqani Og in uu Kheire iska dhig dhigaayo ismuujiya hee 😂😂

  • @sadiiqbashiir3425
    @sadiiqbashiir3425 3 роки тому +127

    Inta og in yuusuf ceegaag fashilmay is muujiya🥰🥰

  • @abdihamiid2041
    @abdihamiid2041 3 роки тому +13

    Anigoo og inay xilli dambe tahy
    Anigoo og inaan ilaa maanta shaqo ku Mashquul sanaa
    Anigoo og in flim ku meel macaan marayo
    Anigoo og inay bil ramadaan tahy
    Hadana waxaan go'aansaday inaan film ka dhamaysto
    Waa salamantihin.

  • @muhiyadiinahmed2681
    @muhiyadiinahmed2681 3 роки тому +57

    inta sugaysa intuu yusuf cegag isku filan arkayo iyo wacdaraha halka kasoo socda ismuji bari wa laysku rogmanayaye🤣🤣🤣

    • @haduushahsy4539
      @haduushahsy4539 3 роки тому +1

      Sida laysugu baba aan bari sugaya 😂😂

  • @apdirisaaqpersio9571
    @apdirisaaqpersio9571 3 роки тому +88

    izku fiLan intuu Ka qosliyay Like izaar 👍

  • @diiriyeomar2203
    @diiriyeomar2203 3 роки тому +60

    Intii ila raag satay filmka PLEASE like isku muujiya

  • @ugbaddualeh9791
    @ugbaddualeh9791 3 роки тому +225

    Inta fashilka ceegaag zugyza like dhac ku zii😂😂

    • @xogsugan1842
      @xogsugan1842 3 роки тому +1

      Ma fashilmayo isaga ka adag waayo waa hantiile naag kle haysta😂

    • @haji509
      @haji509 3 роки тому +3

      @@xogsugan1842 😂😂😅🤣 laandhere naag helay habaar iyo duco toona uma baahna

    • @drshafi1175
      @drshafi1175 3 роки тому

      fashilaad waxbayeelimayso
      milyaneer habaar iyo duco uma baahna😂😂😂😂

    • @hanakhadar8042
      @hanakhadar8042 3 роки тому +1

      WaraaaH qash😂😂🙄

    • @ugbaddualeh9791
      @ugbaddualeh9791 3 роки тому +1

      @@hanakhadar8042 mnta waad igu zoo qabtee 😂🙈

  • @maxamedkhadar72
    @maxamedkhadar72 3 роки тому +37

    Anoo og inay hibaq ceegaag usoo samirtay maantana uu ku labeeyay team hibaaq ma yeelayno waxaaas

    • @hamdahayaat8885
      @hamdahayaat8885 3 роки тому +1

      Hibaaq wn La mazeerzanahy😢😡😂

    • @maxamedkhadar72
      @maxamedkhadar72 3 роки тому

      @@hamdahayaat8885 hhh inay ku qurux badan tahy wad ila aragtan filayaa

  • @asadqiiroofficial8603
    @asadqiiroofficial8603 3 роки тому +84

    WarYaa iLa ArKY inuu Isku FiLan Xasan Cali KHayre Iska DhiGaYo LiKeTa Bac😂

  • @caabida4239
    @caabida4239 3 роки тому +76

    walalayal qofkasta oo qoralkeyga arka waxan alle darti uga codsan ii ducee in ilahay ii fududeyo murad aan leeyahay oo aad oga murugeysanahay, alle khayr ha idin siiyo

    • @hoodoabdalla2099
      @hoodoabdalla2099 3 роки тому +1

      Aaamaan yaa rabi🤲wllo

    • @ayaanaragsan5227
      @ayaanaragsan5227 3 роки тому +1

      Muraadkagoo macsi lamahayn alle midigta hakaa siiyo

    • @masbalyuusuf3717
      @masbalyuusuf3717 3 роки тому +2

      Illaah haku siiyo waxwalba aad rajeeneeso wllo intii kula mid ahna illaah muraadkooda ha urumeeyo

    • @luulwarsame7497
      @luulwarsame7497 3 роки тому +1

      Alle Hakuso sahlo haduu khayr Kuu yahay walal haduusan khayr Kuu ahayna Alle Hakaga dhigo

    • @muniirsacad5957
      @muniirsacad5957 3 роки тому +1

      Amein ilahay isku xidh xiliga la hurdana duceyso

  • @yarantixajikaxajika3647
    @yarantixajikaxajika3647 3 роки тому +29

    If you want very good vote fat😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂the mahmah killed me😭😂😂

  • @mamedapdi6157
    @mamedapdi6157 3 роки тому +11

    MaLmihii u danpeeyay ee biSha ramadan kU jirnaa Ee ALLe ha,inaga AqbaLo soonka, saLaada io Ducadpa🙌

  • @sosstudy6408
    @sosstudy6408 3 роки тому +5

    Cabdiqani wuxu soo jeediya khubadii prime minsterkii hore ee somaliya xasan ali khayr mnshallah waa loo bahaan yahy muna ❤❤❤❤❤❤musalakan intuu socday waan la socday season 1 reer wacdi iyo waano waxasn uu rajeenaya guul ❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥰

  • @yahyaabdullahi9070
    @yahyaabdullahi9070 3 роки тому +37

    Inta ila qabta in Iskufilan u kala kacday

  • @somalivlogs6780
    @somalivlogs6780 3 роки тому +45

    Team Xildhibaan Cunaaye
    Xaaskii sadexaad iyo Afraad kaa Sugaynaa 😂
    Isku Filan ma Xasan Cali khayre ayuu isku badalay

  • @Burco.
    @Burco. 3 роки тому +78

    Inta fahanty in isku filan Xasan khayre cajilaayo 👍🏿

  • @legendd291
    @legendd291 3 роки тому +103

    Muna maalina ma ilawdo inay tidhaadho '' Aniga waan faraxsanahay'' 😂😂😂😂😂

  • @salmamustafe4530
    @salmamustafe4530 3 роки тому +10

    IkraaN io updiqaNi hipaaq io ceeGaG io suhaYp saaNjo keep goinG wllei wad idin waTa❤️🤴🏻👸

  • @abdulahijeesow2602
    @abdulahijeesow2602 3 роки тому +4

    Aad iyo aad baan ooga helay musasalkaan
    Waligay musasal saas ooma xiisayn
    Teamka yuusuf ceegaag
    Muna odageeda.hibaaq ikraan.iskufilan iyo kuwa kale
    Aad iyo aad baad umahadsantihiin ilove you wllahi

  • @khadarmohamut2306
    @khadarmohamut2306 3 роки тому +86

    Anigoo og in filmku xayaysiis padan Yahay ayaan hadana daawadaa😀😀😀

  • @kingsomaliofficial
    @kingsomaliofficial 3 роки тому +2

    I like this film 🎞 keep going guys
    From 🇨🇦

  • @ceynisalaad3561
    @ceynisalaad3561 3 роки тому +43

    anigoo og inoo cabdi qani iska dhigayo xasa caliqere waa rufiyaan🤣😂😂😂

    • @mahadomuhubo7617
      @mahadomuhubo7617 3 роки тому

      Igadaba geeya sidi xasan ali khyre unbad wada haysaane hhhh ii faa'iideeya

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 3 роки тому +16

    Filmku wuxu marayaa meezhii ugu macanayd 😍😍😍

  • @hamziserjio1717
    @hamziserjio1717 3 роки тому +35

    Anigoo Og Inaan Jiif Ku Daawanayo😂😂🙏

    • @cayni1560
      @cayni1560 3 роки тому +1

      Anagoo og inad like rabto nacalaaaaye😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @hamziserjio1717
      @hamziserjio1717 3 роки тому +1

      😂😂 Anigoo Og Inad Aniga Guard Iga Hayso 😂😂

    • @hamziserjio1717
      @hamziserjio1717 3 роки тому

      @AhMed Nin Wxa Ku Meeraysta Ka Wayni Nacalaaye 😂😂😂 Halked IGu Hadhay Adigu😂🔥

  • @balqizayarey
    @balqizayarey 3 роки тому +29

    Iskufilan ma in muse bixi xero buu rabaaa mxy thy hdlka uu xmr kasoo copy gareyey 😂😂😂

  • @Zulthan_Yarre
    @Zulthan_Yarre 3 роки тому +11

    Hambalyo xildhibaan yuusuf iyo.mar kale 😘

  • @engmohamettmohamuttmwayeel7007
    @engmohamettmohamuttmwayeel7007 3 роки тому +49

    Hhh isku fililan waxa uu u khudbadeeyey sidii xasan cali khayre😂😂😂😂😂😂😂😂😂inta ila aragtay is muuji😂

  • @xikmaalhadaamo3134
    @xikmaalhadaamo3134 3 роки тому +2

    Meeel xasaasiya Marayaa wlhi Filmkan Wacdi iyo waaano
    Best actors All keep going❤❤❤

  • @mursalmaxamed7347
    @mursalmaxamed7347 3 роки тому +16

    Anigoo iney muno carab la'dahy ayaan hadana inii kenay xildhibaanad buuran isku filan🤣🤣

  • @muna3081
    @muna3081 3 роки тому +10

    Wiilka say wlhi kujilaa booskiisa ai fcn uu uga soobaxay masha Allah

    • @abdullahiahmed9351
      @abdullahiahmed9351 3 роки тому +2

      Haaa qatar ayuu noqday mashallah xoga afkii la qabsaday

  • @aishadiamond4131
    @aishadiamond4131 3 роки тому +100

    Ninka naag labaad guursadaa guuldaro waa u kow😂😂🖐🖐🖐

  • @hawosugule8503
    @hawosugule8503 3 роки тому +1

    Waa inaan yar wllhy waan qosly wiilku ma gabadhbaa in kasto ay yihiin isku qoraal inaan iyo inaan dhawaaqay Ku kala duwaan yihiin🤗🤗👏

  • @zawdaosman2011
    @zawdaosman2011 3 роки тому +53

    Kii yara ee turkey joogay aya eey jidhay oo eeygi aya iso wacaya kulahaa 😂😂😂😂😂 inta turkey joogta like igu qabtaa

    • @abdulkadirainab8098
      @abdulkadirainab8098 3 роки тому

      Wali afurka kusugeynaa ileen wali lama afurin Turkey
      Galabta waa qasanyaha jawigu riwaayada

  • @nageeyeaadan5247
    @nageeyeaadan5247 3 роки тому +81

    ```"Jacayl 💔 bilaa Guur ah waa nolol bilaa hadaf 🖐️🥰

  • @abdishakurhussein6564
    @abdishakurhussein6564 3 роки тому +25

    XASAN CALI QAYRAN SOO XASUSTAY 😂😂😂😂😂

  • @hadal_yare9822
    @hadal_yare9822 3 роки тому +3

    I'll watch it After Iftar

  • @mumtaazabdigacal9200
    @mumtaazabdigacal9200 3 роки тому +3

    Keep going universal tv❤️

  • @samiiraaligurey9939
    @samiiraaligurey9939 3 роки тому +57

    inta Xalaytoole 27 Rabadam Cibaadaysanaysy like dhac

    • @sahamiyemedia6013
      @sahamiyemedia6013 3 роки тому +1

      Ma ilaahay Baad U Cibaadaysanaysay Mise Inaad Dadka U Sheegto Cibaadada

  • @zultanqaadiro6784
    @zultanqaadiro6784 3 роки тому +37

    Bacda afurkii imisa qofba iga danbeeya😂

  • @edebsanhassan2465
    @edebsanhassan2465 3 роки тому +24

    Hhhhh innta argatay iskufina inu copiyey xasan Ali kkeyre ✅✅✅✅✅😁😁😁🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂

  • @mubarikmohamed4694
    @mubarikmohamed4694 3 роки тому +34

    Inta falastin dhibka haysta ka xum like ii sar 😓🇯🇴

  • @aminakhaliif7055
    @aminakhaliif7055 3 роки тому +15

    Bisha ramadaan wey dhamaatay illaahay teeda kale nabad hanagu gaarsiyo

    • @mohamudyusuf3970
      @mohamudyusuf3970 3 роки тому +1

      Amiin inta og in muna carab la, day

    • @araganinamhamed5174
      @araganinamhamed5174 3 роки тому +1

      @Amina khaliif amiin xabbti 🤲🤲🤲🤲
      Ani dhar Eid rabaa 🥺😭🥺😭🥺

    • @mohamudyusuf3970
      @mohamudyusuf3970 3 роки тому

      @@araganinamhamed5174 wad iga helaysa halke kugu so hagajiya😇😇

    • @araganinamhamed5174
      @araganinamhamed5174 3 роки тому

      @@mohamudyusuf3970 comment dhexdiisa ku ciidena labadena ok 🥰

    • @guuleedcali4591
      @guuleedcali4591 3 роки тому +1

      Aaaamiin

  • @wondroussoul5414
    @wondroussoul5414 3 роки тому +6

    13:07 mahmaah ingriis ah oo an sameyay aya waxey ledahaay “ if you want good, vote Fat” Ninkaan isku filaan walahi waa legend lool 😂😂😂😂

  • @aadanxasan517
    @aadanxasan517 3 роки тому +17

    Waxan idiin keenay xildhibaan buuran
    Isku filan waxkale😊😅😅😅😅

  • @raxmasheekh5483
    @raxmasheekh5483 3 роки тому +15

    Maanta waad la raagteen flimkuna meel macaanbuu marya o milix iyo sonkorba leh

  • @Amii395
    @Amii395 3 роки тому +37

    Inta ila arag inuu c.qani ka soo kobiyay xasan ali khyre vaaar vaar likt hyla dhafin

  • @waxbarashoonly5643
    @waxbarashoonly5643 3 роки тому +10

    Adeer xabiibiio igu salamo ismacil jaajuumo

  • @hamdahayaat8885
    @hamdahayaat8885 3 роки тому +20

    Mijo dhuuboW duL madoobow caYdii hibaaq😂😂team hibaaq

  • @Ahmad17056
    @Ahmad17056 3 роки тому +33

    Hibaaq baan raacayaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Wiyeeryare
    @Wiyeeryare 3 роки тому +2

    Fadlan Universal Musalsaladda noocan ookale ah noosoo baddiya.

  • @khaalidabdifaray9312
    @khaalidabdifaray9312 3 роки тому +12

    Team isku filan and ikran like

  • @yaasensmart4220
    @yaasensmart4220 3 роки тому +30

    Inta ilamida oo markasta jecel cabdi qani iyo igraan iney nolosha guul ka gaaraan Ismuujiya

  • @fathumaupdimoha1110
    @fathumaupdimoha1110 3 роки тому +17

    10:55 Ma nabad baa hhhhh izku filan KHEYRE ba tababar kuso siiyay mia🤣🤣 Anigo og

    • @calideq1178
      @calideq1178 3 роки тому

      kor dahab yocale kunecbiya

  • @izadinabdi3875
    @izadinabdi3875 3 роки тому

    New Hassan Ali Kheyre keep going bro

  • @puresomalilander3248
    @puresomalilander3248 3 роки тому +12

    Tan yari xppi badanaa inankuba 1mar xbb ku maLahee😁✌

  • @queenoftheyear2477
    @queenoftheyear2477 3 роки тому +8

    Wah waxa naga soo daaya aan xoriyad ku daawanee🙄

  • @hamdiali451
    @hamdiali451 3 роки тому +21

    Xasan Cali khyre two🤣🤣🤣
    Anigoo og inay muna Carab la adahay🤣🤣🤣

  • @habiahmed8319
    @habiahmed8319 3 роки тому +24

    Talk Remit iyo dahabshiil laydin ku dhufayee seed wax leedihiin 😂😂

  • @samatarbilia5956
    @samatarbilia5956 3 роки тому +11

    Munay inanku gabadh mahee halkee gabadh ugu tilmamtay aa munaay 😂😂😂

    • @fy5222
      @fy5222 3 роки тому

      Hhhhhhh

  • @aminoisse5060
    @aminoisse5060 3 роки тому +16

    Hhh inow xasan cali kheyre iska dhigaaa yaa ila arkay😂😂😂

  • @zamiiraahmettnour2818
    @zamiiraahmettnour2818 3 роки тому +14

    Eygiibaa isoo garaacaya kulaha🤣🤣
    Yusuf cegaag

  • @cabdimalekhassen4507
    @cabdimalekhassen4507 3 роки тому +2

    Ilahay ramadanta Kale haynagu kulansiyo comment ga eid mabruuk 2 cisha Ka hadhe from.ciyalki hore wajaale

  • @abdullahiabdi5535
    @abdullahiabdi5535 3 роки тому +7

    "#Kaan dagaalka galin waa la dayi inuu hoosta dumar kayahay"
    Sxbyaal Hibaaq Gobaad xiniinyaan uga shakisanahay inay uqarsoonyihiine hala hubiyo😂🙏✔
    Meel fcn bay maraysaa walow sxbkay Ceegaag ay kufoorarto. halkaa kawada👍

  • @azlizaet6927
    @azlizaet6927 3 роки тому +7

    Waxan Bartan ka xusaya Laba Dumara Oo Ku Dul Umuley Safkii Aay Ku Jireen😂😂😭I'm dead

  • @naciipkhadar5308
    @naciipkhadar5308 3 роки тому +9

    Waxan ma in aan ku afuro ayy rabaan wah

  • @najaxaden4799
    @najaxaden4799 3 роки тому +1

    Kkkk inta xasan khayre in kobi laga qaday like soo dayaa

  • @abdiasiis5527
    @abdiasiis5527 3 роки тому +15

    Inta 25 xalqadoodba la Socotay like😍💚🎥🎞👍

  • @princessamina9363
    @princessamina9363 3 роки тому +3

    Reer waqoyiga wa romantic xabibi das un bey haayan😂😂

  • @dariiqaaqoonta544
    @dariiqaaqoonta544 3 роки тому +4

    Inta ila argty in odaygu uu yahy romantic hhhh like zara

  • @akrampoi5490
    @akrampoi5490 3 роки тому +1

    Viva hassan ali kheyre inta igu liketa dhac kusii

  • @ihatelove3107
    @ihatelove3107 3 роки тому +18

    Wlhi iskufilan wuu iga qosliyay muuna muu caayay mise wuu amaanay

    • @hafsamohammedali9417
      @hafsamohammedali9417 3 роки тому

      Labadaba wuu isku daray 😂😂😂😂🤣

    • @hajiraibrahim3264
      @hajiraibrahim3264 3 роки тому

      😂😂😂😂😂😂🤣🤣xaguu ka buuranyahay qalbigu ka buuranyahay 😃😃😃😃🙆🏻‍♀️

  • @abdirahmaansamow7635
    @abdirahmaansamow7635 3 роки тому +3

    iskufilan in uu matalayo hasan ali kher inta ilafahanty like🙏✊

  • @mo.ziyaad6216
    @mo.ziyaad6216 3 роки тому +4

    Isku filan wuu iga qosliyay wlhi
    Anigoo og:😂😂😁😂😂

  • @aziaarawelo7964
    @aziaarawelo7964 3 роки тому +5

    Maji dhuubow kii aan iska watwateyey hibaaq wlhi wn wataaa ceegag waxa haysta 😂😂😂😂😂😂🙋‍♂️

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 3 роки тому +1

    siday u metelayan waa walahay waa real jila labadan hibaaq iyo ikran masha Allah

  • @sacdiaabdullahi7439
    @sacdiaabdullahi7439 3 роки тому +4

    Anigoo og inaad laxankii khayre noogu tuurtay hadana waan ku wataa iskufilanow 🤣😅

  • @ayanaciimo6536
    @ayanaciimo6536 3 роки тому +4

    Qof walaba ok Muslim ah walalkay ama walshay iso duceeya maraad baan layahay 🤲 🤲🤲🤲

  • @mohameddaud1522
    @mohameddaud1522 3 роки тому

    Hotel kaa ay cunaayo iyo minyaradu ka cunayaan magacii asxabeey? !

  • @muniirsacad5957
    @muniirsacad5957 3 роки тому +2

    Qudbada isku filan funny tolow ikraan baa la diyaarisey😂😂

  • @ayaanjaamac1710
    @ayaanjaamac1710 3 роки тому +6

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂Abdiqani khudbadiisa saaidbay iiga qoslisey wllhi waa laxankii ALI KHAYRE Noo saaray

  • @sadaamraamsade9483
    @sadaamraamsade9483 3 роки тому +3

    Yuusuf ceegag iyo Suhayb saanjo (aali oromo) Nimankaas codkayga waan siiyey

  • @user-wq4ud9jc1r
    @user-wq4ud9jc1r 3 роки тому +3

    Filimku waa dhamaad insha allah ramadaanka soo socda nabad alle hanagu gaarasiiyo

  • @hamdaabdi4328
    @hamdaabdi4328 3 роки тому +4

    Wan dalye sidan u sugaynee ma leedin

  • @mo.ziyaad6216
    @mo.ziyaad6216 3 роки тому +6

    Angoo og"in isku filan sodogi ka dabba baxay,
    Anigo og"in ceeegag cidna wax u qabanayn
    😂😂caagada mooyo saxada ka miisan ah ku laha

  • @abdinasiromer7104
    @abdinasiromer7104 3 роки тому +10

    Inta og in xasan cali khayre khudbada lagaso copyyay likta😁

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed1274 3 роки тому +6

    Inta og in timo nasriin guursanayo oo la tagayo weliba waa idin salaamay 😂😂😂😂

  • @inanabiadem2646
    @inanabiadem2646 3 роки тому +6

    Don't worry zhp😂 adeer #HABIIB
    👇

    • @inanabiadem2646
      @inanabiadem2646 3 роки тому +1

      @@ahmed-nourupdylaahi8039 😂😂🤣wuu ka naqanyy wLL inanki mopilka laha

  • @mohiraaj9832
    @mohiraaj9832 3 роки тому +8

    Inta ila aragtaay Izku filan oo u hadlaaya zida
    #Xassan #ali #Khayre
    Like saar noOH

  • @ziizomosim6430
    @ziizomosim6430 3 роки тому +14

    iida xagee ku iidaysa adigo racinaaya in shaa Allaah anigu hargaysa in shaa Allaah

  • @muscabmohamedmohamud7416
    @muscabmohamedmohamud7416 3 роки тому +3

    Isku filan inuu khayre metelayo inta ila aragtay like saar.