Daawo Dagaalka Kismayo,ugaasyada Besha Ogaden oo Kalsoonida Kala Noqday Axmed Madoobe,xamse oo Amray

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 48

  • @yusufdaahirfaraax3779
    @yusufdaahirfaraax3779 8 годин тому +4

    Taasi waa godob laga galay darood wana hiil hawiye sayidka nool ahmed madoobe❤💪 from darawiisht nool ssc army

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 8 годин тому +1

    Nabad Nabad illahay ha dajiyo Xalada magalada kismayo

  • @CabdiBalad-hs6sc
    @CabdiBalad-hs6sc 5 годин тому +1

    SHEKADU XAMSE IYO AXMED MATI MAYSO EE WAXAY MAREE AXMED
    AMA SOMALI MID DALKA HAW HARO❤❤❤

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 8 годин тому +1

    Nabad Nabad insha ALLAH

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 8 годин тому +1

    Jubaland iyo kismayo waxan lenahay Nabad Nabad ayan lenahay insha Allah

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 9 годин тому +2

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @Bilekhyr
    @Bilekhyr 8 годин тому +3

    Gardarada waxaa wada
    Xamse dadka xabada Iyo
    Dagaalka kadaaya
    Axmed doorasho xaqa haqabto dadka degan
    Kismaanyo kumade iyo mrxn sade doorasho wadajira halaqabto. Xasan khaain warkiisa kasocon maayo. Dadka shacabka ah ayaa iska
    Leh cidii ay dooranyan
    Ee kismaanyo degan

  • @dr.mohamedabdisheik8813
    @dr.mohamedabdisheik8813 10 годин тому +2

    Odayaal Rufiyaano ah warkooga dheg ha udhigin Mdaxweyne Axmed Madoobe hawsha aad umadda Jubbaland u hayso hore u sii wad ee guuleyso

  • @hawoshirwa8320
    @hawoshirwa8320 7 годин тому +2

    War Nimankaan zkuumade isku sheegaya ma Jubaland bayleeyihiin War kuumadow Jubaland waxaa lah Reer Jubaland Doorashada Jubaland waxay u taala Reer Jubaland Waana galeynaa Doorashadanada wax idinka quseeya malaha Xamsena Nama catalog Jubaland iyo D5 midna Xamse nama matalo Reer Jubaland ayagaa Axmed wata Kuumadan nagama dhigi Karo Guul Guul Axmed Islam insha Allaah

  • @ShukriRaghe
    @ShukriRaghe 8 годин тому

    Axmed Madoobe waa kansarka ummada Somaliyeed Allaha ka qabto masiibo Allaha ku rido Amiin

  • @aliaden5059
    @aliaden5059 9 годин тому +3

    Odayashu Lacag Bay Qaten Warkodu Citibar Male

  • @HamiGul-s2q
    @HamiGul-s2q 7 годин тому

    Kumadow kor usoco ku saxantihin tagerada Xamze asad alah macakum kumads Vivo kumade KAWAREGA HORTODA SOMALIDA SAXDA.SIDA KUMADE

  • @kadrayusuf1369
    @kadrayusuf1369 9 годин тому +2

    Tuugoyiin dhuunta ka hadlayo kiiir ba laguyiri

  • @NourAhmed-y6w
    @NourAhmed-y6w 9 годин тому +1

    Guull xasan sheekh

  • @amrano1302
    @amrano1302 8 годин тому +2

    yaahu dheh odayaasha kaso hadlaaya kenya iyaga ha is xoreyeeyn xasan shiekh lacagtisi bey ku hadlayaan
    odayaasha ma in jubooyinka la xaraasho iyo dekada iyo biyaxireenki fanoole xasan dhulkaas wax ka balan qaaday Ismaciil cumar Geele taseyan ogeyn odayashaan Amed ceyrinaaya bari ha oyiinina wa sidi Siyaad Bare ceyriya maxa ka dambeyey

  • @hassanKenedid
    @hassanKenedid 8 годин тому

    Mashallah inchallah guulaystay midnimo soomaaliyeed

  • @CabdiBalad-hs6sc
    @CabdiBalad-hs6sc 5 годин тому

    ODAYAASHA ILAAH QAYR HAWSHEEGO AAMIIN❤❤

  • @GadhkaXaaji-bz2cy
    @GadhkaXaaji-bz2cy 10 годин тому +3

    Odayaasha.kenya.kasoohadlaaya.waa.lasoodirsadayaaal.yaanloojoojinin.waaacaadaqaatayaal.manamatalaanbeeshakuumade

  • @abdisalanjamal4247
    @abdisalanjamal4247 10 годин тому +2

    Tuugo isutimi oo laluushqateyal ah batihiin odeydhaqan Iyo waxgarad midna mahidiin

  • @sayidjaamac1724
    @sayidjaamac1724 9 годин тому +2

    Ogaadeen hunguri boocu idin qalal waa wixii xayle zalaaze u kaxaystay xasan xabaal baa itaalka kaxaysanaya

  • @alimohamud3253
    @alimohamud3253 5 годин тому +1

    Adeer ahmed waxbakamajiro xamar
    Loomabahno nacnac

  • @HassanKhaliifAdan
    @HassanKhaliifAdan 9 годин тому +2

    Odayaalma ahawaatuuto
    Inlacag lasiiyay weeye

  • @AymanAbdullah-e4r
    @AymanAbdullah-e4r 9 годин тому +1

    Dhibkaba waxa Keenan madaxweyne gafarnatore ama gafana

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 8 годин тому

    Ahmad madobe iyo Xamse yan la kala tagerin e maslaxada ha laga shaqeyo

  • @irshadnor4840
    @irshadnor4840 10 годин тому +2

    Kuwani waxba ma lasocdaan

  • @lilcuzzwhitemoe
    @lilcuzzwhitemoe 10 годин тому +2

    WAAD SOO DAAHDEEN , WAXAA DAL IYO DIBADBA LAGU QABTAY XAFLADO AAD UTIRA BADAN AXMED MADOOBE OO LAGU TAAGEERSAN YAHAYE, XAGGEE JIRTEEN INTAAS ?
    LABA MIDKOOD AYAA TIHIIN :-
    1. RAG CABSANAYA OO AAN WAX TAAGEERO AH KU DHEXLAHAYN BULSHADA REER JUBBALAND
    2. INAAD WAX SUGAYEY OO IGU SHUBO WIXIINU YIHIIN .
    MIDAAD TIHIINBA WARKIINU MICNO BADAN MALAHA ?

  • @HunufhanafHanaf
    @HunufhanafHanaf 4 години тому

    Was lala. Dagalayaa dawlad. Isku sheegta. Tuugada. Ah

  • @MukhtarAbdi-i4f
    @MukhtarAbdi-i4f 10 годин тому +2

    Kaasi.waa.buubaa.ugaas.ma.aha

  • @salaadadem7645
    @salaadadem7645 Годину тому

    Shinbirayalow heese la weye Mw Jubalanad waa Axmed Maxed Islam

  • @CajaboAhmed
    @CajaboAhmed 10 годин тому +1

    Warya warya somalia maa madaxweyne luguxisabtami karo miya kajirta

  • @QodarAbdulahi
    @QodarAbdulahi 9 годин тому

    Odeygan warkiina dhagool buu ka yahay in laga jiido ayuu rabaa waqtigiisa waa dhamaday

  • @muhumedosman6884
    @muhumedosman6884 5 годин тому

    Hhh kumade waa Qaxooti. Ahmed madobe guuul

  • @FarahA.Mahamuď
    @FarahA.Mahamuď 7 годин тому +1

    Waligiinba iska nacnacleeya la idiin joojin maa

  • @AdanMohamed-r9q
    @AdanMohamed-r9q 7 годин тому +1

    Waa tugoo kuwan odayal ma ahaan waxa lagu shubta. Lacag

  • @XamdiCabdi-l2n
    @XamdiCabdi-l2n 10 годин тому

    Walal xasuso sidi logalay markey amarka dawlada diden dhusamareb

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 9 годин тому +1

    Maamooy Ogaadeen waa kuwii hubka Farmaajo lagu dilayay Ahmed ku caawiyay in Ahmed iyo Deni Ninka Daarood dilaan maanta Nin Hawiye ah oo diiday Khaatumo inuu aqoonsado Maamul kale oo Daarooda Puntland loo joojin maayo Khaatumo ma ogoli Ahmed waan dilayaa oo duulan ayaan ku qaadi Daarood wax jira ma tihiin.

  • @HunufhanafHanaf
    @HunufhanafHanaf 4 години тому

    Kkkkkkkkk. Wallaahay???

  • @MXuurahe
    @MXuurahe 8 годин тому

    wara odashan soomaliyed wa rag xilkasa lakin raga axamed warkasa ma yeelayen dadka cadalada deeqada iyo isutanasul midkale axamed malinti owlaha maryaha ka qaada masha calanka somali kaliyaha laga raba miyawa wella mise hadow qaldanyaha

  • @FarxiyaMMc
    @FarxiyaMMc 5 годин тому

    ader xasan oo babiyey dalkii oo raba oo sida axamed isku dorto axmed inuu isdorto

  • @Abdulqadir-nq6ny
    @Abdulqadir-nq6ny 6 годин тому

    Isku caana shubidii wey dhamaatee axmedow dib isugu noqo madaxwene

  • @lilcuzzwhitemoe
    @lilcuzzwhitemoe 7 годин тому

    SHAKUULOW ADIGU KUUMADE AYAAD SHIRSATAY AXMED MADOOBENA SOOOMAALI OO DHAN AYUU SHIRSADAY JAREER IYO JILEEC , GIBIL CAD IYO GIBIL MADOW , GALTI IYO REER GURI .
    ADEER MARKA SOO UMAMUUQATO IN NINKAASI XOOG IYO XIKMADBA AFKA CIIDDA KUU DARAYO ?

  • @HunufhanafHanaf
    @HunufhanafHanaf 4 години тому

    Dawladee. ? Ma baa. Irta. ?

  • @AymanAbdullah-e4r
    @AymanAbdullah-e4r 9 годин тому

    Marooned tuuk waa a alshbaab

  • @daahirelmi9919
    @daahirelmi9919 10 годин тому

    Kurrade waamaxay

  • @HunufhanafHanaf
    @HunufhanafHanaf 4 години тому

    War. Kir. Baa lagu. Yiri. Beenaale

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 4 години тому

    Tuug beenaale