Daawo Kismaayo&Caawa Gaboose oo La Go'doomiyay,Geeri&Noolal Ciidankii oo Hubka Ka...

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 11

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 4 дні тому +2

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 4 дні тому +1

    Villa soomaaliya fidnadii ay Xamar ka waday miyey Kismaanyo geesay? Shar musuqmaasuq burbur iyo sharci xumo baa astaan u ah oo waqtigu uga dhamaadaa kalitalis iyo colaad.

  • @farhanmeilingf3438
    @farhanmeilingf3438 4 дні тому

    MADAXWEYNE KU LAHAA WAR WAA GUDOOMIYE KISMAAYO!

  • @farhanmeilingf3438
    @farhanmeilingf3438 4 дні тому

    Aduunka waxaa ka jira hal madaxweyne hal wadan oo toban madaxweyne leh ma ka jirro!

  • @CabdiBalad-hs6sc
    @CabdiBalad-hs6sc 4 дні тому

    Madad uu qori uwato oo waliba uu qaar dilay miyaa latartamaya

  • @CabdiBalad-hs6sc
    @CabdiBalad-hs6sc 4 дні тому

    Sheekada axmed madoobe waa inteeni hore aan sideeni uwadoogno Xoog aan ku haysanay hadana ku haysan doonaa
    Si.aan waxmagaratada reer JUBALAND isaga qan cino ekisfiisa cusub aan qaadano Waxyar maahinee inta kale ee ogadeniia rali ay isga yihiin in somali wayn la dagantahay oo waliba deegaanka looga tiro badan yahay maba moodid iyagi ayaa 3 ilaa 4 Cana shub samaysanaya oo isu dilaya oo aduunkina is dhafinaya aankhirana ku cadaab galaya ileen waa qaatil iyo maqtuul
    Jareer wayne shiikhaal majeerteen biyo maal mareexan somali oo dhan aa dagan la ixtirami maay degaanka ay waliba beelaha qaar kaga badan yihiin odadeen lkn dadka waxa larabaa in diintu kala celiso of ku lhaduusan diinta ilaahay ku dhaqmayn dawladna ka celinayn dhibkeed ayleedahay Axmed madobe JUBALAND 20sano ayuu fadhibay hadii nimco u kahelayo ee haka warego walaalkiis ilyaas isaga ayaa dawladu aqoonsanaysaa iyo aduunkaba axmed beshi calamka iyo dawladiba way shegeen inaysan aqoonsanayn marka dadka awalba kudhiba5aysnaa yuusan dhib kale u celin❤❤❤❤❤

  • @abdifatahsarhan7108
    @abdifatahsarhan7108 4 дні тому

    Horaa loo yiri labadii laqdaabo ku heshiisa lilaahidey ku diriraan waxa ka dhigan Ahmed madoobe iyo xamso,kuma usan fakaarin shaley xamso in aay isqabanaayan isaga iyo Ahmed madoobe dorashadii hoore ee xamso u lahaa jubaland dorashadeeda iyada xaaq u leh in aay qabsaato oo loo jojin maayo Farmajo dee maantana lagu joojin maayo xamso ee khaladkii aad shaley sameeysay bey ku socoota dorashaduye iska gaabso oo iska amuus wixi aad fasha Shaley unba la sameeynayaaye asc wr wb

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 4 дні тому

    WAR ANNAGOO KUHADLAYNA AFKA SHACABKA DAAROOD EE KUSUGAN MAAMULLADA PUNTLAND KHAATUMO DDS IYO NFD WAXAANNU TAAGEERSANAHAY DOORASHADA AXMED MADOOBE WAANA INLALAAYAA HORGALLADA XASAN DHIIQO SOODIRSADAY

  • @cabdiqadiriya4718
    @cabdiqadiriya4718 4 дні тому

    Axmed waa nin nabad diid ah oo mudan in ladilo waa in shacab kismanyo umidoban ladagaalan ka axmed dambiile waa mujrim cadays tay dhiiga dadka reer kismanyo