KHILAAFKA JUBALAND, DFS | XALADDA ITOOBIYA OO AAD U LIIDATA | SL

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 122

  • @Khalif-f1v
    @Khalif-f1v 13 годин тому +3

    Faysal waa aqoon yahan uqalma barnajinyada falaqeynta wadan keena xaladda hadda la tagan yahay thanks British Somali tv

  • @ayeshaali-ke8iu
    @ayeshaali-ke8iu 12 годин тому +5

    Feysal oo kale ilaahey soomaalida hanoogadhigo(Aamiin)

    • @BigBoss-s5n
      @BigBoss-s5n 11 годин тому

      Subxanalaah ma ninki lahaa diin ma ku dhaqanaa I will say no 😂

    • @John-mu3vy
      @John-mu3vy 10 годин тому

      Aamiin saxiib waa nin culus iyo wariye weyn mashallah

    • @Shaamil-Basayev
      @Shaamil-Basayev 5 годин тому

      Aamin inuu madaxweyne ka noqdo ad bey u fiican tahay

  • @MRGABOWAbdi
    @MRGABOWAbdi 15 годин тому +4

    Masha Allah, waxaad keentay Nin aqoon yahay aan garanaya waad ku mahadsan tahay

  • @Axmed-jf8fu
    @Axmed-jf8fu 5 хвилин тому

    Dr faysal cabdi rooble soo dhawoow adiga iyo cabdi xafiid alle ha idin xafido

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Годину тому

    Mnsha allah , faysal roofble ,soo dhowow warbixinahaadii qiimaha badnaa waan u xiisnay

  • @John-mu3vy
    @John-mu3vy 10 годин тому

    Well done N0:1 wariye Abdihafid also Mr Faisal Abdi Rooble , shockly fantastic as always. . Waxaan oo kale wareysi la gaa dhaaah mashallah

  • @jmohamud8961
    @jmohamud8961 16 годин тому +3

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴Waxaan aaminsanahay waa nin ay ku wayntahay somali nimadu,aqoonyahan soomaalida in badan meela badan ka difaacay,🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @MaxamedfaraxTalan
    @MaxamedfaraxTalan 13 годин тому +1

    Allaaha isoso dhaweeyo jubbaland iyo dawlada dhexe

  • @fardowsaomer5910
    @fardowsaomer5910 12 годин тому +1

    Abdihafid waxaan kaa codsanaynaa maalin kasta oo jimce ah in aad khamiis iyo cimamad soo qaadato oo suit and tight naga bedeshaa plzzz

  • @khalifmohamed2486
    @khalifmohamed2486 12 годин тому

    Realist and true great historian!

  • @sadiqulwalihusseinmohamoud2759
    @sadiqulwalihusseinmohamoud2759 15 годин тому +1

    Aad iyo aad ayaa u Mahadsantahay BRT TV.
    Waxaa Xaqiiq ah in Yahuuda iyo Ethiopia UAE. Ay Wadaan oo Ethiopia la adeegsanayo.
    Halkaasna Yuhuudu ku burburin doonto IIRAAN
    Waxaana qabaa in Iraan iyo Xuutiyiinta Xariiro iyo soo dhaweenba la yeelano.
    Mahadsanid Wariye Abdixaafid

    • @Johnniedallas214
      @Johnniedallas214 9 годин тому

      Zxp Iran hano so dhaweyn kuwi hezbullah o isku shica yihin dhabar jabiyeen

  • @abdullahhassan1059
    @abdullahhassan1059 6 годин тому

    Allaha ku xafido feysal rooble mansha allah

  • @MaamacaashaXuseen
    @MaamacaashaXuseen 6 годин тому

    Nin culus faysal roble aqoon yahan somaaliyeed allaah haku xafido

  • @shukrinoah3987
    @shukrinoah3987 14 годин тому +1

    Feysal iyo cabdixafid allow idin xifdi

  • @mohamudyusuf-y8s
    @mohamudyusuf-y8s 5 годин тому +1

    Ninkan maninki dinta diday miya waba gala maxa ukentay wanka gureyna wan shakiny anagu

  • @Mjaa977
    @Mjaa977 15 годин тому

    Masha Allah 🇸🇴❤

  • @abasmoallimmohamedabdi3257
    @abasmoallimmohamedabdi3257 7 годин тому +1

    Asc C Xafid
    aqoon yahanki diinta diiday in dalka lagu xukumo waaye faysal, adigane waataa diinta jecleyd Cxafid!

    • @MangoFruit-v8k
      @MangoFruit-v8k 5 годин тому

      Muuqaal la jarjaray ayuu ahaa, soo baar.

  • @maxameddeeq8364
    @maxameddeeq8364 15 годин тому

    Faysal kheir allaha siiyo wuuna ku mahadsan aqoonyahanka waqtiga uu nasiiyay iyo siduu maskaxdiisa inoogu shiilay waana nin aan aad u jecelahay marka uu sameenayo odorosyada soomaalida meel dheer na ka fikira waana aqoonyahan aan qabyaalad aqoon wariye waa mahadsantahay fadlan faysal inoosoo badi barnaamijyada kusoo casuun

  • @SahraMooge-e1k
    @SahraMooge-e1k 15 годин тому +2

    Waligeedba cadawga s/land hays waraysto wlhi waligiin helimaysan waxad kuriyo naysan idinko kurdiyiin ah

  • @sakariaismail4284
    @sakariaismail4284 7 годин тому +1

    MOU 100% reer Somaliland waanu taageersanay Ciro wuu saxeexayaaa

    • @MangoFruit-v8k
      @MangoFruit-v8k 5 годин тому

      Ka dhax bax umadda Soomaaliyeed waan ku ognahay Oromo af soomaali baratay 😂😂😂

    • @sakariaismail4284
      @sakariaismail4284 3 години тому

      @ hooyada qadaad waynta iyo umada somaliyeedba was amison tii 17000 garac idinka dhashay wase gafuur culus yahay tan anagaa danbaabna cida aanu doono siinayna. U sheeg Faizal rooble isagaa Oromo oo axmaar dhalaye

    • @MangoFruit-v8k
      @MangoFruit-v8k 3 години тому

      @@sakariaismail4284 yaa ku baray af lagaadada. Marti kaa edeb daran ma arkin.

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 15 годин тому

    C.xafiid iyo faysal rooble aad iyo aad bad umahadsan tihin

  • @CabdiFatax-ud9mn
    @CabdiFatax-ud9mn 16 годин тому +2

    Somalidu waxay leedahay 1.cudur kaasoo ah 1.qabyaalad
    hadii ay 1kaa cudur iska dhaafto oo ay muujiyaan isjacayl iyo iskaraamayn
    cidwalba wayka guulaysanayaan

  • @MohamedHassan-iw3bc
    @MohamedHassan-iw3bc 15 годин тому

    Asc abdihafid .waan uga mahad celinayaa sida fiican ee uu noogu bandhigay faisal roble xaalad geeska afri a iyo soomaalida

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 5 годин тому

    Waa labanqofvoo midna taageero s/land midkankalena tageero xassn sheekh laakii aaan ogeyn in aan la ogeyn.
    Allow sahal in dhexdhexaad la ahaado

  • @MohamedJacayl-s8q
    @MohamedJacayl-s8q 3 години тому

    Aqoonyahan kan oo kale kusoo marti qaad barnaamijka mahadsanid

  • @SiciidSiciid-m3g
    @SiciidSiciid-m3g 10 годин тому

    Guul faysal rooble

  • @MaxamedfaraxTalan
    @MaxamedfaraxTalan 13 годин тому

    Aaad ayaadnu mahadsantahay Dr faisal roble

  • @mohamednur3320
    @mohamednur3320 16 годин тому +1

    Aqoonyahan FEISAL ROBLE SLN GOBED

  • @abdulhassan8563
    @abdulhassan8563 14 годин тому

    Odeyga aqoonyahan faysal wax badan ayuu ogyahey siyaasada geyska africa

  • @MahdiAdan-n3g
    @MahdiAdan-n3g 9 годин тому

    Faysal Roole. Isaga horta. Hayska. Daahiriyo qabtaalada. 😊

  • @yusufbarud2813
    @yusufbarud2813 14 годин тому

    Wll faysal sxb xasan sheekh isagaagardarane runta usheeg tuuga

  • @haniahmed7534
    @haniahmed7534 16 годин тому +1

    Bad news every where you listen allah haina xafido

  • @abdulhassan8563
    @abdulhassan8563 14 годин тому

    Waa nasiib daro dowladeyna heysato etobiyaan tarxiilaan shacabka somalyeet to muqdiisho

  • @gjwehliye4416
    @gjwehliye4416 7 годин тому

    Somalia is the next Palestine.

  • @seynabafrax9777
    @seynabafrax9777 14 годин тому

    Aduunkii waa keysku dhamaan rabbaa soomaalina iyagaa isku maqan, Ilaahayow noo gar gaar

  • @farahhassan2193
    @farahhassan2193 15 годин тому

    Somaliland wuu taageeray .. Jubaland wuxuu ku sheegay wax kale

  • @farduus_
    @farduus_ Годину тому

    Rayigeyga qabilka waxan uga bixi karnaa wacyi galin badan oo lasameyo wadoyinka borar lugu dhajiro qabil qaran somaliyed ayaga kafican somaliya hanoolato

  • @Gellehboon
    @Gellehboon 14 годин тому +1

    Fikirkiisa ayuun buu ka hadlay aqoon ama hal qodob oo qalin loo qaato oo la ga qoro ma u jirin aqoon yahan marku falaqayn samaynayo waa in uu cadaymo raaciyaa lagu rumaysan karo lahaada waxa u kahadlayo hadii kale waa iska sheeko uun intan uu ka hadlayay xaga sland waa wax xaqiiqda agmarsan oon waxba kajirin markaa arimo aanu war ba ka hayn ayuu falaqaynayaa marka waxa jira markad ogtahay ayaa lafalaqeeya oo ay falaqyntadu micno yeelanaysa hadikale sidaad jeceshahay uun baad uga hadli dadka somalida odhan waxa ay jecel yihin in layidhahdo waa falanqeeye wayn arimaha siyasada

  • @fardowsaomer5910
    @fardowsaomer5910 13 годин тому

    Mauuse maxaa lagu xasuusndona dee waxa lagu xasuusandoonaa xasuuq

  • @mohamudabikar2438
    @mohamudabikar2438 15 годин тому

    Asc, Abdi hafid salaan kadib, waxaa Masan xiisadi Ruushka iyo Yukreen Engineerka aaway 🎉Falaanqeyntiisa ayaa jeclahay

  • @Gellehboon
    @Gellehboon 13 годин тому +1

    Fikirkiisa oo been ah ayuu kasheekeyay uun wuxu yidhi muse bixi bilaa kharash ayaa kudhacay oo Ethiopia abi ayuu lacag udontay oo u kaso wayay muse waa ninka qabtay doorashada ay kubaxday 27 million o dollars markaa aduu bilaa kharash yahay muyuu intuu doono ka qaateen waar waa beentii kani muse wuxuu kuneceb yahay wadankiisa somaliland ee uu jecelyahy iyo in uu ku adagyahay somaliland faysal waraabe na saas o kale ayuu umaagayaa. Waar somaliland waxa go aansaday shacabkeeda ee siyaasiyiinteedu waxba kama badalikaraan taas kubiya cab

  • @omerkhadar6485
    @omerkhadar6485 12 годин тому +1

    Kani waa beenaale maaha waxba falanqeyn mayo

  • @mohamedmuuse444
    @mohamedmuuse444 10 годин тому

    Ilahay ha u naxariisto siyaad barre. Saas ayuu i ka la fur furay..itoobiya. maan ta na nin somali ah ayaa leh kaaley baf baan ku sii naya. Ciidamo keenso igu meyso. Waa yaab.

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 15 годин тому

    Oo soomaaliya ma siyaasi bey leedahay

  • @SahraMooge-e1k
    @SahraMooge-e1k 15 годин тому +1

    MOU GA CADAWGU KASEXAN WAYAY WU HIRGALAYA WANU IDINKA HORAYNA DOQOMAHINA JACAYL KIINA ISKA WARAY SANAYNA

    • @Johnniedallas214
      @Johnniedallas214 9 годин тому

      Abti ragi laha zaylac way noolyihin dee iska ilow inay imadan nacalad yehudi mid cad ama mid madowba.

  • @AchiaFarha
    @AchiaFarha 16 годин тому +1

    This guy hits reer Shiekh Ishaq 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdiali319
    @abdiali319 9 годин тому

    Faisal Xaasid.

  • @FahmyAbdillahi
    @FahmyAbdillahi 16 годин тому +2

    Ninkani inta badan taariikhda been buu ka sheegaa, warar aan sugneenna wuu sheegaa.

    • @kafia252
      @kafia252 15 годин тому

      Ma oromo ayaa tahay hadalkiisa ku dhibay

  • @MaankaShego
    @MaankaShego 6 годин тому

    Eedeenta Ethoibia Iyo Emiratka Waan Garaney Kenya Muxuu Uga Reebay?

  • @abdifataahdeyibseid3269
    @abdifataahdeyibseid3269 16 годин тому +1

    Faysal wuxu aha basaaskii TPLF ama tigray

  • @abdifataahdeyibseid3269
    @abdifataahdeyibseid3269 16 годин тому +1

    Ninkani taariikhda wuu qaldaa wuuna qabyaaladeyaa

  • @SaidMohamud-b7r
    @SaidMohamud-b7r 6 годин тому

    Faysal Rooble aqoon yahan xogogaal ah salaan sare

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim4431 6 годин тому

    Danahaas UAE iyo Ethiopia iyo kuwa ay u shaqeyaan waxa u shaqaale ah kuwa diidan Somali is ogol ee xitaa diidan inu shacabka codeeyo kaligi taliyana wa shaqaale shisheeye.

  • @abdulhassan8563
    @abdulhassan8563 14 годин тому

    Kuley cabdixafiido ru ihaanti waxa tahey warya rugcaada ah laziiman waryaasha waxan u maleyna in aaysan runta ka gamban dowladeyna heshiis lama ah mamulada dalka waa ayaan daro dhinaca wadankeyna ciidamada xabashiida

  • @muxiyodiinyuusufbarremacha4078
    @muxiyodiinyuusufbarremacha4078 2 години тому

    Mararka qaar waxa aad barato waxa ka xoog badan cadifada yar ee aad ku kortay . Sorry Mr .Rooble.

  • @AhmedYusuf-g3j
    @AhmedYusuf-g3j 13 годин тому

    Feysal wuu taageeray sayid Axmed warkii oo kooban

    • @MaxamedfaraxTalan
      @MaxamedfaraxTalan 12 годин тому

      Arimaha somaalia uu iska ilaaliya inta badan dhinac raac Dr faisal roble dib u dhagaysto falaqaynatisi hore.

  • @abdiazizwarsame3371
    @abdiazizwarsame3371 3 години тому

    Professor Feysal Roble weyla sabariiraxday arinta jubaland wuu qabyaaladeeyay gar iyo gardaro masina Axmed Madowe jubaland macnahiisa waxa weeye waan taabsaday inaga nin aan aheen madaxwene kama noqon karo taana sax ma ahan inuu professor ka uu ka war wareego.

  • @fathiomar9667
    @fathiomar9667 10 годин тому

    Guryihiinii ka .sheekeeya faqasheey

    • @ahmedabdulli
      @ahmedabdulli 3 години тому

      @@fathiomar9667
      Waxaasi Somali waa ka gudubtay, cuqdad uun baad huursan tahay.

  • @Ahmedmahadcaruus
    @Ahmedmahadcaruus 8 годин тому

    Nin wadani ba kentay cwa

  • @sahradhoolchannel8657
    @sahradhoolchannel8657 13 годин тому

    Mudane madaxweyne muuse bixi 2017kii qoys ahaan waxn ugu codaynay 34qof mantana wxn u codaynay qoys ahaan 39qof 7sano wxa qangaadhay 5 ciyaala kuligayo waxnu siinay codka mudane madaxweyne abdirixman maxamed cabdulaahi cirro sbbto ah heshiiskaa baas ee xabashida 34sano kadib adisababa jeclow muqdishona waa cadow NO maskaxiyan ma aqbali karo asc

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 15 годин тому

    Waxaan la yaaba dadka Faysal wax weydoinayo
    Asagaa habowsan

  • @abdifataahdeyibseid3269
    @abdifataahdeyibseid3269 16 годин тому +1

    Ninkani waa kushubasho, waa munaafiq

  • @RahoHirsi
    @RahoHirsi 6 годин тому +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @RahoHirsi
      @RahoHirsi 6 годин тому

      Asc🎉🎉🎉❤

  • @abdulhassan8563
    @abdulhassan8563 14 годин тому

    Asc walakeey cabdixafiido kuley madaxweynehena somali runta masheygaayo kuley asiiga iyo wasiir balcad wax bay Qariinayaan xaata muse bixii iyo ismaciil comar geeyle waxba isk ogyahiin lakiin masheygayaan taasi waxa daliil u ah in laba wadan haddey isku dhacaan laziim ariimaha wakala fugaansho ayee naqaneysa wali labada safarado labada dal waay furanyahiin

  • @FadumoxasanFadumo123
    @FadumoxasanFadumo123 6 годин тому

    Wasx

  • @calasowcalas6583
    @calasowcalas6583 7 годин тому

    SOMALI DHABA O AY SOMALINIMADA KU WEYNTAHAY, C/XAFIIDOW WAX UUN HAKAAGA KORDHEEN FEYSAL......!

  • @Mohamed-n9s2j
    @Mohamed-n9s2j 14 годин тому

    Kolkay reer dorasho qansato sidan oo kalee bay udhici.

  • @MohamuuAxmed
    @MohamuuAxmed 59 хвилин тому

    M a Somali wxwya gundaba iyo gowrac iyo angorino xlkantagay Ayan Gogol kulahorda ayamahan gabiska ah

  • @BigBoss-s5n
    @BigBoss-s5n 11 годин тому

    Diin maku dhaqanaa i will say no ninkii lahaa miyaa kan😅😅😅

  • @CabdiXirsi-q1f
    @CabdiXirsi-q1f 15 годин тому

    cabdixafid ninaka too iyo ee somaliy waxana Haa kawaadin

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 16 годин тому

    Reer Wuqooyi yow sheegaa sheleeda shibley haade konfur wey isku filantahey aa isku filnada dheh kuma rabo anba kuma rabay leedahay 💯 uf ninkuyirina Waad udgoon tahey kama sugo from KGS

  • @mustafimuhamed5170
    @mustafimuhamed5170 7 годин тому

    Feysal rooble waa ninkii hada ka hor dhahay diin kuma dhaqmeyno, waxn ku dayanayna gaalada.

  • @nuuurcabdii
    @nuuurcabdii 16 годин тому

    🥺🥺🥺🥺 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho

    • @mrniceguy8663
      @mrniceguy8663 16 годин тому

      Adeer alle usheego dhibaatadaada isagaa awoodlehe umadbaan waxba how sheegan

    • @MaryamAli-z1s
      @MaryamAli-z1s 9 годин тому

      Nuur cabdi rabihaku caafiyo risiq xalaalana hakusiiyo alaah Bari isagaa kuugargaaraya salaadaha Bari

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 14 годин тому

    Kan waa guulwade tigree u shaqeeya ee maaha shaqsi xaqiiq ka hadli kara hadana xasan sheekh ayuu kabaha u sidaa

    • @MaxamedfaraxTalan
      @MaxamedfaraxTalan 12 годин тому

      😂😂😂.ciyaaal kabtan ayub wax kama dhaadhicin karo aqoonyahanku

    • @abdisharif8315
      @abdisharif8315 12 годин тому

      @MaxamedfaraxTalan hadal inan-gumeed wax kasoo qaad maleh

  • @AmiiraCadey-y6q
    @AmiiraCadey-y6q 15 годин тому

    Halgamaa faisal robke

  • @fadumonurhassan91
    @fadumonurhassan91 16 годин тому

    Aad baad u mahadsantihiiy, waa barnaamij faa'iido badan.

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 16 годин тому

    somalida Halista badda cas hayso watee ma dowlad da djabouti baa ama waa dowlad da somaliland 1948 baloqeybiyey baad kuso celcelisaan war aduunka oo dhanbaa lakala qeybiyey xadudahas balagu dhaqmaa 100sano kabadan aa qiyaliga naguma socdo somaliland na somaliya kamid ma ahan mana rabno iney nagu sonoqdaan wayo Hargeysa Wuqooyi canshuur laga qodey aniga degankeyga laguma dhisin bal dhaqaalihii la iga qadey baa Wuqooyi lagelin jirey iyaga ayaa midnimo munafaqdeyey reer Wuqooyi aa wan kamaran naa by reer Wuqooyi yow shertaa sheleeda

  • @muhannedmohamoud638
    @muhannedmohamoud638 15 годин тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ok

  • @xrcxxussen2306
    @xrcxxussen2306 15 годин тому

    Gul abiye sida ku siwad

  • @TahlilMohamed-qq6nt
    @TahlilMohamed-qq6nt 15 годин тому

    Hdii israil imaato walalahod beesha darood ayaa keenay waayo hadaba wakiilkooda lashaqeeyaan itopianka

  • @mrniceguy8663
    @mrniceguy8663 16 годин тому

    Caada qaate jaajuus ah baanu unaqaan Hassan shiikh jeebka ugaley baanu unaqaan haduu adiga halyey kulayahey

  • @Adnanjama-er5lm
    @Adnanjama-er5lm 10 годин тому

    Mr maqaal wuxuun ban qoray buu la taagan yey wareysi walba wax uu qoray na ma aragno kkkkk

  • @Mohap2188
    @Mohap2188 16 годин тому

    Comments oromo ka buuxdo

  • @SahraMooge-e1k
    @SahraMooge-e1k 15 годин тому

    Waxanu idinka fahanay in xaladu idinku xuntahay Ethiopia and Israel atanu sodhaway nayna wana gusha s/land

  • @abdifataahdeyibseid3269
    @abdifataahdeyibseid3269 16 годин тому

    Kani waa ninkii yidhi kitaabka quranka ah la iakuma maamuli karo. Waa munaafaq ehlul naara

  • @FadumoMohamed-x8j
    @FadumoMohamed-x8j 16 годин тому

    Soomaali iyadaba iska dhiban 34 sano beey dhibaneyd soomaali maxa waye halista kale ku wajahan soomaali

    • @Johnniedallas214
      @Johnniedallas214 9 годин тому

      Wll yehuda & Arabta aya imika dodonaya inay kala qeybzadan dhulka Somaliyed

  • @yassenabdallah2143
    @yassenabdallah2143 5 годин тому

    Somalia uu ka dhashay ee reer ahaan ka soo Jedda ogaadeen iyagaaba ku waan Dan itoopiyan ayaan nahay
    Aqoonta uu sheeganayo dadkiisa ha kula headlong Somali lanad dadka leh ayaa u taliyey qabyaalad daroodiisana ayuu aqootiisa uu sheeganayo ku bartay
    Causal iyo muuse ayuu ka lakaadaa kuwa iyaga ah the ee media ha ka faan ama ka soo Hanjaba kuwaasi ma malaaikabaa oo hadal moody waa quraan
    Munaafaqa jaahil ah oo marry man ku khafiifay weeye
    Itoopiya ma citation buy u haystack soomalida cid ka limitations ma Kieron ee faan ka joojiya
    Nimayahow darood ee meadow ah isku yeedha qurbaha beenta la wada jooga

  • @sakariaismail4284
    @sakariaismail4284 7 годин тому

    Ninkani waa beenaale ka Sheekeeye jacaylkiisa 1989 Somaliland waa la burburiyey lakiin tuugani si kaluu u sheegay

  • @fathiomar9667
    @fathiomar9667 10 годин тому

    Ilma dhareeere ayaad tihin s/land ila

  • @abdifataahdeyibseid3269
    @abdifataahdeyibseid3269 16 годин тому

    Ninkani waa beenaale Beenaale kadaab ah

  • @ashahandulle2085
    @ashahandulle2085 14 годин тому

    Beenaale isaq nacayb

  • @ashahandulle2085
    @ashahandulle2085 14 годин тому

    Beenaale

  • @Qoranqarad
    @Qoranqarad 11 годин тому

    Mou waa wax ka goan somaliland itobia waa diyaar muuse biixina sharaf iyo magac ayuu kaga dagay oo ah dorashoyinka isku sidkan ee uu qabtay iyo sida uu u ogoladay muse madaxweyne ciro nin wax loo sheego maaha ninkan dhalisha muuse iyo kala fogaynta somaliland ka hadlaya dantisa ha ka hadlo nin weyn oo cidlo fadhiya laga fiican

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 16 годин тому

    Illaahey ba wan kabar yaa Israel iyo Ethiopian iney is fahmaan oo badda cas qabsato Ethiopian wayo hada yaaleh badda cas bal cida leh nosheg 34sano reer baa latagan anagaa leh ninkii difaaca ugu jirey 7Qarni na walaga sheegtaa oo waliba oromo iyo amxaaro African ka kale bala sodhawestaa somaliland oo beel ah baa sidaas udhaqmeyso mamulka deris ka la ah aa DDS Iska daa iney amniga kala shaqeysee qomiyadaha kale iyo fadaralka Ethiopian Addis Ababa ayey kudacweyaan oo dacwadihii ay kagudbiyan buu mamulka DDS la ildaran yahey dadka nocaas ah in ladifaco waa xaraan aa badda cas Ethiopian haqadato

  • @MohamedAhmed-il2bx
    @MohamedAhmed-il2bx 15 годин тому

    Salaan sare wariye ruugcaada Abdihafid iyo Aqoonyahanka Somaliyeed Feisal Roble iyo bahda BRTSOMALITV.