XAMDA QUEEN NAFWAX JECELI DHIIG MALEH NEW OFFICIAL VIDEO 2017 HD

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 106

  • @tusmouhmed6861
    @tusmouhmed6861 3 роки тому +30

    2021 yaa dip ila dawanaya xamda queen kamadalo heestedan 😢

  • @NaZteeHoUpthiraHmaNn
    @NaZteeHoUpthiraHmaNn 5 місяців тому +10

    7/5/2024 Yaa Ila dawanya 😣❤️‍🔥

  • @nimcohodanmohamed247
    @nimcohodanmohamed247 2 роки тому +5

    Marhaduu galgacal dhabi
    Dhaawacoo naftiisa sidii dhibica ugu dao
    Waxba dhawrsan maayee qof waxjeceli dhiigmale 🥺🥺💔💔

  • @ismaaciilbiid4752
    @ismaaciilbiid4752 7 років тому +20

    Waah waaah Waa heesta qarnigan 21-aad ani ahaan, Xamda Queen-na waxaan u aqoonsanahay Khadra Daahir-ta cusub. Yaa igu diidi kara?

  • @abdikaremjanaalle4491
    @abdikaremjanaalle4491 Рік тому +2

    Ahmed wali furile suu wax leeyahy macalin aabihii alle haku sharfo

  • @ayaanwarsame2741
    @ayaanwarsame2741 8 місяців тому +2

    Still 2024 yaa ila dhageysanaya

  • @ismaelhussein8940
    @ismaelhussein8940 Рік тому +5

    Waa heestaan gacantayda ku qoray
    Qof wax jeceli dhiig maleh😢

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 5 років тому +14

    Wleeh dhiig iyh dhecan tona maleh yaaa dawanaya 2019

  • @ilyasawale4942
    @ilyasawale4942 7 років тому +7

    waaa runtaa anaaa kulaa arkaay qof wax jeceel dhiig maaa leh

  • @AbdinassirShukri
    @AbdinassirShukri 2 роки тому +9

    "Heeskaan waxaanan aga daalayn dhagaysigiisa, Heesku wuu Wada socdaa,
    Waxaase wax walba iigu sii daran laxanka mar la aragga ah ee uu MAXAMAD MIIR ku xarragooday,
    Allow kuu naxariiso
    "Mar hadday dhanbiilaha
    Iyo dhamacda caashaqu
    Kaga dhagaan halbowlaha
    Waxba dhowrsan maayee
    Qof wax jeceli dhiih maleh"
    Xamdaaay😓

  • @sakariyeaburahman
    @sakariyeaburahman 10 місяців тому +1

    Qof qiimo badan hees qiimo badan laxan iyo midho dhandhan gooniya
    Music iyo masrixiyad cajiiba
    Allow maalinta fanka ehelkiisa la waayo hana yeelin kuwa dhagaysta

  • @umumustaq7462
    @umumustaq7462 3 роки тому +5

    2021 yaa uxisay xamda queen 👑👑👑👑

  • @ibraahimshakulyare3018
    @ibraahimshakulyare3018 7 років тому +18

    first views and comat 😘😘
    quruuxley wayee hamda queen😘💖

  • @khadarxayd3277
    @khadarxayd3277 2 роки тому +2

    No shame or regret every thing will end it's beging big brother l get what faight bilyans of years my left back bone insha allah

  • @maxamedsergio7383
    @maxamedsergio7383 7 років тому +5

    xamda queen yaa numberkeeeda isiiya waan guursannlahaa waaaaw eegmadeeda ayaa igu filan kaliya nolow queen

  • @kaafiakaftan4597
    @kaafiakaftan4597 7 років тому +6

    waaaaw tolow yaaa iga soo horeyay😂

  • @drshappy7216
    @drshappy7216 Рік тому +4

    2/1/2023 yaaaa dhageysanaaa 😭😭

  • @idilciise3726
    @idilciise3726 5 років тому +4

    Alle ayaa kaasoo hanuuniye wlshy fankii

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 7 років тому +7

    Qurux iyo cod macaan oo wada socda hambalyo Xamda queen, Masha Allah

  • @marwoxiilojaano8895
    @marwoxiilojaano8895 7 років тому +6

    xamda quwen qof waxa jecel dhiig malaha nice sung😗😗😗

  • @alhudaonlineacademy5474
    @alhudaonlineacademy5474 7 років тому +6

    mss queen ereyga qofwaxjeceli dhiigmale kuhaystaa anuu xaqiq

  • @Kulmiye-SanjabBusinessGroup
    @Kulmiye-SanjabBusinessGroup 7 років тому +5

    alxamdulilah inaan ahay slandr

  • @faraxmahdi-7478
    @faraxmahdi-7478 8 місяців тому +2

    24/2/2024 waa maalin aan uga fikarayo qofan aad u jeclahy Alle nama kala qado anon nolol kula wadaagin😢 🖤

  • @sacdiaibrahim7352
    @sacdiaibrahim7352 2 роки тому +2

    Heesta markaan dhageeysto walaahay waan qiiroodaa

  • @farhiamohamed3932
    @farhiamohamed3932 3 роки тому +2

    2021 October/31 xili habeen ah yaa ila dawanaya 🥰✌

  • @inantamusebihiadeerkauyaha6319
    @inantamusebihiadeerkauyaha6319 7 років тому +13

    duriyadii like ii saar

  • @nusaybaable
    @nusaybaable 7 років тому +8

    furinle made my night hhhhhh what a dance

  • @nafizakamaalbashiir5510
    @nafizakamaalbashiir5510 Рік тому +1

    Ben maahan taasi qof wax jecel dhig maleh😢

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader505 Рік тому +1

    Queenta

  • @rahmasalepan7167
    @rahmasalepan7167 Рік тому +1

    2022 Yaa dawanayaa😫💔

  • @MaxasmedAbdi
    @MaxasmedAbdi Рік тому +1

    Waxba dhawrsan mayo qof wax jeceli dhigg ma leh 😢💔🤕

  • @hamdajack3765
    @hamdajack3765 7 років тому +4

    naf wax jeceli dhiig male nice song

  • @badrahassan9173
    @badrahassan9173 6 місяців тому

    Axya hees xamda qeuun fanand aan jeclhy hesaheda

  • @khadracali586
    @khadracali586 7 років тому +3

    waaaw xamda quen nice erayo

  • @nusaybaable
    @nusaybaable 7 років тому +7

    yees fariid ila dhalatey

  • @egnshakiiri4424
    @egnshakiiri4424 7 місяців тому

    Eesh qiyaasak hees iga dhe
    Alfanadad quen
    Fanba kaama danbeyn heestan waxa aan dhagaysanayaa caawa oo taariikhdu tahay 2 3 2024
    Xasus qali ah
    Iga dhe

  • @sakariahuz5746
    @sakariahuz5746 7 років тому +3

    my queen hamda

  • @AyaanleiidanCabdi
    @AyaanleiidanCabdi 3 місяці тому

    Yaa ila dawanaya 1 7 2024

  • @maymuuncabdisomalilandjece6231
    @maymuuncabdisomalilandjece6231 2 роки тому +1

    2020 💔😥

  • @asda1981
    @asda1981 7 років тому +2

    woooooow qof wax jeceli dhiig maleeh ❤❤

  • @queentacadalefaadumoladan4122
    @queentacadalefaadumoladan4122 19 днів тому

    Jh xamda queen ❤❤❤❤❤❤ 10 .3.2024🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤

  • @hodanabdi6395
    @hodanabdi6395 Рік тому

    Ce vrai

  • @ARDAA-MEDIA-PRO
    @ARDAA-MEDIA-PRO Рік тому

    4:45 ❤❤❤❤ caawa Monday night 2 0October

  • @MukhtarCismaan-x2h
    @MukhtarCismaan-x2h 8 місяців тому

    Ax wayey heesto shida

  • @fadiaabdi2607
    @fadiaabdi2607 8 місяців тому

    Qof waxjeceli dhiigmaleh😢

  • @khadarxayd3277
    @khadarxayd3277 2 роки тому

    Kaadsiiya in libaaxo helay wuxuu in sadweeyey janatu carrduhaa land and skys queen left bone leave your brother safe hand insha allah

  • @asiyamaxamed3485
    @asiyamaxamed3485 2 роки тому +1

    Heesta aniga izka leH _😢😢

  • @farahjamac1994
    @farahjamac1994 7 років тому +6

    waxba dhowra San mayey qof wax jecely dhiig male

  • @MuhimaBile-ob4mj
    @MuhimaBile-ob4mj 5 місяців тому

    2024 aniga dhagsn

  • @BahjaHassan-fi7ns
    @BahjaHassan-fi7ns 5 місяців тому +1

    Still 23.05.2024❤🎉

  • @sakariemohumed1986
    @sakariemohumed1986 7 років тому +2

    wooow

  • @siid-calicabdi651
    @siid-calicabdi651 2 роки тому

    Hamda queen ilove you again if god permits song sweets thanks very much the girl somalia is a beautiful thanks very much

  • @neeroshiine3144
    @neeroshiine3144 Рік тому +1

    17/11/2022 😢😢

  • @ugbaadedebsan201
    @ugbaadedebsan201 Рік тому

    Thu 21 Sept

  • @SalmaanSaraaye
    @SalmaanSaraaye Рік тому

    Yasalaam

  • @ayaanmohamed5353
    @ayaanmohamed5353 7 років тому +1

    wooow😘😘😘😘❤👈👌

  • @mohamedhajjiupdi3482
    @mohamedhajjiupdi3482 Рік тому

    2023/10/18, 12:30 habeenimo ayaan dib uu dawwaday, waqtigii dahabiga ahaa😢

  • @fadumonuur6968
    @fadumonuur6968 2 роки тому +1

    5/31/2022🥺

  • @jamiiladhowre712
    @jamiiladhowre712 Рік тому

    18january/2023 1dii duhurnimo xasuuus😭😭😭

  • @khadarxayd3277
    @khadarxayd3277 2 роки тому +3

    No shame l love you very much love is real but lam not weak as cillmi insha allah

  • @ashleyellington7491
    @ashleyellington7491 Місяць тому

    Lee Charles Hernandez Lisa Lewis Daniel

  • @nasteexoqali7947
    @nasteexoqali7947 5 років тому +1

    Waxba dhawrsanmaayo qof wax jcyl dhiig maleh

  • @AdnoCsamed
    @AdnoCsamed 4 місяці тому

    6.25.2024😢❤

  • @faisaxaji7309
    @faisaxaji7309 5 років тому +3

    Hamda queen nasab nasab dhalay

  • @zhakirm2296
    @zhakirm2296 5 років тому +1

    Wale male

  • @cumarcaaqil1766
    @cumarcaaqil1766 7 років тому +2

    waraada waa naagahaan bal balaaran iga dhamaada qurux meesha kuma haysaane

  • @aliomarmohamed300
    @aliomarmohamed300 4 роки тому

    Khadrada fanka

  • @xayaadmaxamed7225
    @xayaadmaxamed7225 5 років тому +1

    Qof wax jceli dhiig maleh

  • @khadarxayd3277
    @khadarxayd3277 2 роки тому

    Youth information

  • @naimaomer4384
    @naimaomer4384 7 років тому +1

    woooow xamda queen cadawgaa u noolow

  • @nimcoaxmed413
    @nimcoaxmed413 4 роки тому

    Xaqiiq ❤❤❤❤

  • @AmandaGarcia-j9q
    @AmandaGarcia-j9q 2 місяці тому

    Perez Angela Thomas Betty Johnson Barbara

  • @idrissmouna5706
    @idrissmouna5706 4 роки тому

    Hamda😚😚😚😚😚😍😍😍😍😍😘😘😘😙😙😙😗😚☺☺☺☺

  • @asmaabdiadam6381
    @asmaabdiadam6381 Рік тому

    2023 still watching

  • @Milgoyar1111
    @Milgoyar1111 4 місяці тому

    Been ma ahn naf wax jecl dhiig maleh😂

  • @nimcoabdirhman9693
    @nimcoabdirhman9693 5 років тому +1

    Noolow nsp tahay xamda queen

  • @zuuroabdimire6974
    @zuuroabdimire6974 10 місяців тому

    2023😢😢

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 роки тому +1

    A real queen with such a marvellous voice that's the one and only Xamda queen of entertainment love her

  • @leilanoor3054
    @leilanoor3054 7 років тому

    medey yubob genyo maarko xidiga ge

    • @amenludfi4124
      @amenludfi4124 7 років тому

      Leila Noor geenyo eygaa loo dhigay

  • @MunaAhmed-kz3ib
    @MunaAhmed-kz3ib 3 місяці тому

    29/6/2024😢💔🫀

  • @gulledyare9619
    @gulledyare9619 7 років тому +2

    Lol xamda Qurux

  • @apdiwaasac7585
    @apdiwaasac7585 7 місяців тому

    Wooow