XAMDA QUEEN FIKIR AROOR CIIDA XIDIGAHA GEESKA 2017 HD

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024
  • Hoyga Fanka & Madadaalada Like, Share, Subscribe & Comment www.facebook.c...
    ~-~~-~~~-~~-~
    AFKAYGOOY QARAN JIRAAD TAHAY
    JIBUUTI QIIMAHAAGA WEEYE
    JIGJIGI QURUXDAADA WEEYE
    GAARISI QAYDKAAGA WEEYE
    MUQDISHO QORIDAADA WEEYE
    HARGEYSI QAAMUUSKAAGA WEEYE
    BOORAMA QALINKAAGA WEEYE
    BOOSAASO QIYAASTAADA WEEYE
    ~-~~-~~~-~~-~

КОМЕНТАРІ • 84

  • @zafaapdirahmaannuor6644
    @zafaapdirahmaannuor6644 2 роки тому +7

    Markaan kaa ag waYaan...........😪😭heart touching song

  • @kadoon22
    @kadoon22 5 років тому +21

    Fanku Hadaanu denbi ahayn xamda queen inaany ka bixin ayan kula talin lahaa👏👏👏

    • @faizam523
      @faizam523 3 роки тому +1

      Yeah, me too! I really Missed her beautiful voice.

  • @libanhussein9239
    @libanhussein9239 2 роки тому +2

    Xamda queen 👑 daganaanta iyo codka dabacsan ayaan ku jeclay. Masha Allah inay iskaga baxday funka, ninkeed ha u heesto bes kasa nasiib badan can’t believe I’ve seen this song 26/11/2021

  • @naziimaliaiise4471
    @naziimaliaiise4471 4 роки тому +5

    Wllhi hadu faanku danpi ahaan haka pixiNa odhaN leeHa mxan ku xiisaYa miss you more sis😁😢😍💋🔴🔴💘

  • @khalidyare7384
    @khalidyare7384 4 роки тому +3

    Axyaa fanaanad Xamda Queen boqorada fankaad ahayde maxaad nooga tagtay wll 😭😭

  • @mariaahmethy1744
    @mariaahmethy1744 4 роки тому +5

    2020 iLa Hada wn DawanyH🥰♥️

  • @dekadhol6691
    @dekadhol6691 5 років тому +8

    Alla xamdaay hadaad ogtahaysi daan kuutaagero llove you

  • @axmedmaxamed4113
    @axmedmaxamed4113 2 роки тому +2

    Xamdaay waad nagu cidlaysay.

  • @AmiiraCali-t5z
    @AmiiraCali-t5z 6 місяців тому +1

    Markad gusha ultan an diif ilawaa😢30 mrch/2024

  • @faisakiin2012
    @faisakiin2012 6 років тому +10

    wllhi heest maarkaaa dhagayzayo wn iska qirooda

  • @hargeyzawidhalad2238
    @hargeyzawidhalad2238 6 років тому +2

    #Hamda_Queen waanku wataa indr farxada alle hakuu ziyaadiyo

  • @marwocarabiitamohmed9369
    @marwocarabiitamohmed9369 7 років тому +5

    ax markaad tiraahdan anah aaah leeyay😢

  • @rashidgoondibi1454
    @rashidgoondibi1454 2 роки тому +1

    Fanku waa u dhalasho waaw

  • @nololwcn2658
    @nololwcn2658 6 років тому +3

    Ax yaa jacayl wlhi xamda queen manta heestan waan ku ciidey waa dhamaystiran yahay dareenka jacaylku farxad kunolow meel kasta aad joogto

  • @maankacadedeew6428
    @maankacadedeew6428 5 років тому +4

    Heesaha Xamda waankahelaa

  • @alishalove4959
    @alishalove4959 4 роки тому +7

    Reer koonfureedku markey arkaan fanaan reer soomaalilandna ayey ilma daadshaaan

  • @hoodomuha9522
    @hoodomuha9522 8 років тому +9

    waaaaaaaaw mnchallah xamda Queen afkaga caano lagu qabay

  • @munadagan2301
    @munadagan2301 Рік тому

    😢 markad il darnaatan talo igu adkaata ❤

  • @uzaamemohametcizmaan7782
    @uzaamemohametcizmaan7782 6 років тому +5

    Xamda Queen Kub Keeda AYaan Ka HeleY😅😅

  • @cabdiqanibaarud8979
    @cabdiqanibaarud8979 Рік тому

    Dad jacayl abuuro soo wada unkaan nahee naftan eersiga kula neceb markaan ka ag waayan ana fikir aroora

  • @hamdahabib3126
    @hamdahabib3126 6 років тому +3

    xamda xppt ncabkagu hajabo sinaba lagu gaadhi Mayo style ka qruxda iyo codkaba msha Allah

  • @miskiahmed7263
    @miskiahmed7263 7 років тому +2

    waaaw waan ka hay runtii

  • @fesalfarah4368
    @fesalfarah4368 2 роки тому +1

    Waxani hees ma Maha eehay waa gubaabo ku so ota lamanaha lab iyo dhadig inay wax ku qaaataaanb. Waaa cashar. Nolasha ku. Saab San. Dad jacayl wada abuuroo soo wada ukumanaa naheee

  • @amiinshaxaari8337
    @amiinshaxaari8337 7 років тому +3

    XaMda QuEEn Ax Ya HeeZ dareeN LeH dAd JaCayL AbUuRo zO waDa UnkaN naHe

  • @fesalfarah4368
    @fesalfarah4368 2 роки тому

    Cidi haday fanaanad is nacday tahay hay walee waa tan xarago cod jees dadnimo somalinimo

  • @happyahmed1257
    @happyahmed1257 6 років тому +3

    xasuus ayaanta habeen qaaliya xassuus

  • @intizaamfaysal2840
    @intizaamfaysal2840 6 років тому +4

    wllhi Meelby itabty

  • @abdirisakjama9294
    @abdirisakjama9294 7 років тому +5

    women is best Somalia in the well flowers in the earth waa foox and as colen

  • @deeqkaariye9202
    @deeqkaariye9202 4 роки тому +1

    Full support my sister Hamda Quen

  • @fesalfarah4368
    @fesalfarah4368 2 роки тому

    I like this song very presiecenth

  • @mousamousa8953
    @mousamousa8953 7 років тому +7

    hamda quen Love😍😍😍😍

  • @abdirisakjama9294
    @abdirisakjama9294 7 років тому +2

    singer she is big singer Somalia we love in eath

    • @maxaedmaxauud4655
      @maxaedmaxauud4655 7 років тому

      Sxb waaxay somalia dan Aad nala daba rooraysaa saw nagii Aasnay Taa

  • @maxamedcilmi8560
    @maxamedcilmi8560 6 років тому +3

    Taasi waxay tshsy tilmsantan dhanka ah jcyljayfa xamda

  • @fesalfarah4368
    @fesalfarah4368 2 роки тому

    Markaad uur gubyootaan way ana umalal wareer raa axe markaad tidhaah ana ahaaha leeyahay ///// waa fanadii xamda queen///////) dad jacayl abuuroo soo wada ukunaa naa nahay heeee )()()((+((+))+)()(( waxani hees mahee hee waa murti iyo talao ret family advise. Ka bax

    • @fesalfarah4368
      @fesalfarah4368 2 роки тому

      Dada jacayl abuuroo soo wada ukumanaa nahay naftan eersiga kula neceb markaaan kaaag waayaa ogow ana fikir arooraa ogow ana fikiraeooraa markaad reerka ooodaa eed. Markaad ka orada ana afa diiidahay ()+(() inataa marka maratso anigu waa waan ka ka hadhay ragow ragow dumarka iska fiiriya iyo heesaha ku socdo yaaa la gadayaaa kkkkkkkkkkk

  • @ahmedfarah530
    @ahmedfarah530 2 роки тому

    Heestan inaba caasimaahaxagay Ku jirtay

  • @happyahmed1257
    @happyahmed1257 6 років тому +3

    wllshay ila dhaltay igu dherida

    • @abdirahmanali8158
      @abdirahmanali8158 5 років тому +2

      Adiguna igu waynidaa

    • @happyahmad9689
      @happyahmad9689 4 роки тому

      @@abdirahmanali8158 thanks wllky inolow

    • @fesalfarah4368
      @fesalfarah4368 2 роки тому

      Maekaad Ii darnaadtay tala Ii eekaad. Dad jacayl wada abuuroo soo wada eekanan nahaee naftan eersiga kula neceb

  • @isramuxumed7960
    @isramuxumed7960 7 років тому +5

    hees iga dheh

  • @xamseaxmedxasan8245
    @xamseaxmedxasan8245 7 років тому +3

    ✔WLee Hees Hamda Queen

  • @casarshow4366
    @casarshow4366 7 років тому +1

    Manshallah hamda queen markaad uur gubataan like

  • @siid-calicabdi651
    @siid-calicabdi651 2 роки тому

    Hamda abdi queen ilove you again if god permits song sweets thanks very much the girl somalia is a beautiful thanks very much

  • @nasrahpoolo
    @nasrahpoolo 3 роки тому +1

    Markaad i darnatay talo igu adkataa

  • @rodageljire877
    @rodageljire877 7 років тому +6

    dad jacayl abuuro soowada uunkaan nahee😘😘

  • @hamdialli964
    @hamdialli964 6 років тому +1

    Masoqorikartaan asaxaabey

  • @abdirisakjama9294
    @abdirisakjama9294 7 років тому +2

    great singer woman in the Somalia

  • @hipoapdirahman1352
    @hipoapdirahman1352 Рік тому

    2022😭😭

  • @abdirisakjama9294
    @abdirisakjama9294 7 років тому +1

    hamdi queen and stare she is acted in the earth love

  • @fesalfarah4368
    @fesalfarah4368 2 роки тому

    Queen nafartiiti from faruo exist kuush ////())) chuuk family

  • @maxamedcilmi8560
    @maxamedcilmi8560 6 років тому +1

    Yaan laygu kaa dirin dadku waxay yidhaahdaan danteena raacoo haw jabin cadaawaha hal beegso qakbigoo Ku sin wanaaga

  • @fawziaahmad9159
    @fawziaahmad9159 3 роки тому +1

    👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @isramuxumed7960
    @isramuxumed7960 7 років тому +5

    ax ax

  • @abdirisakjama9294
    @abdirisakjama9294 7 років тому +1

    women is best in world in 2/47 , in earht

  • @alcazal441
    @alcazal441 7 років тому +3

    KooXdaNi HeesaHoda Hit WaaYe Design Ne Ma XuMa Lkn CiYarte Ka DharBaxaNYihiiN Inta Ila Aragtay Like Asxapiii 👍👍

  • @maxaedmaxauud4655
    @maxaedmaxauud4655 7 років тому +1

    Markaad ii Asqowdaan Anna kuu maraa olol

  • @abdirisakjama9294
    @abdirisakjama9294 7 років тому +2

    we love you great queen and

  • @apdirahmaanmohamet8248
    @apdirahmaanmohamet8248 7 років тому +2

    HeezdheH

  • @ahmedfarah530
    @ahmedfarah530 2 роки тому

    Appuyez de manière prolongée sur un élément pour l'épingler. Les éléments retirés seront supprimés au bout d'une heure.

  • @hodonaxmed7652
    @hodonaxmed7652 7 років тому +2

    Wllhi melbay itaabatay

  • @siimanaadam7137
    @siimanaadam7137 7 років тому +1

    xxxxxxxxxxx Axla hees

  • @inaliban4025
    @inaliban4025 5 років тому +1

    HAMADA QUEEN 😍😍😍😍😍😍😍💖💖💖💖💖

  • @jaamac7762
    @jaamac7762 6 років тому +1

    💘💞💝💚💨😂😂😂😂

  • @ducayzen9368
    @ducayzen9368 7 років тому +4

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @nuuramahamed6370
    @nuuramahamed6370 7 років тому +1

    k

  • @samiiramaxamed1601
    @samiiramaxamed1601 6 років тому

    mataan taydiii

  • @miskiahmed7263
    @miskiahmed7263 7 років тому +2

    waaaw waan ka hay runtii