Rabi cadowga haka qabto abwaanadu run bay sheegene hala kaco shacabkow waxa loo bayaa mina yay duliga idin haysta waa idinka ee garab istaaga abwaanada run bay sheegene runtu ma fantaa
Xorriyada hadalku adeer, wuxu leeyahay xad aan la dhaafi karin. Hadal macno daro loo dhahaa hub ka dara. Waxana ka dhasha fidno ummada lagu kala geeyo. Kuwa xorriyad hadal ayaa jirta idiin sheegay, dib ugu noqda, seminaar cusubna ka soo qaata.
horta somali way is eeday waanay is cuqubaysay ilaa 1980 soomaali waxay u qaybsanayd qaar la xasuuqo iyo inta hale oo xasuuqaysay ma idinla tahay in loo olaleeyo in lays cafiyo oo aan la odhan hadii reer hebal la xasuuqay maxaa ka macno ah intay taagatay in aan laysu garaabin oo aan cafis la kala dalban dhibtu way taagnaanaysaa
Fanaanku isagaaba ban isdhigay waxa maldahan oola fahmi buu wax Cadnam kadaba keenly dee inuu xanaaqo mustafa ileenyn meesha waa loo dhoobtaye sow down uma laha mutate inuu xanaaqo
Nuurow waxd ogtahay maxad uwaydiisa dadka adigu mawaxad tahay nin meesha ka maqnaa make soo sidaaaha maye soo sidaa ma aha afa aha qofka aad wax War saneyso Mar walba baa kaa cod karsane miyaad baqdaa wllo
Aadbaan ugaxumahay xiritaanka walalkay abdinuur gafoote
Cabdi Ilay waa noqor Axmaaro geed ku xidhay.
Ilaahay Cagjar Axmaar Deegaanka ha ka qabto
Waa run walhy way wareetay dawladu
Asxaabey wakhtigiinu maalayacni yaan lagu dhameeyn
maansha allh maansha allh wll rabi hakasoo daaayo yaawaduuud✋✋🤚🤚🤚✋✋✋💘💘💚🎊🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
😮😢😮😅😅😅😅😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤
😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
.😮😮😮😮😮😮😢😢😢🎉😂😂😊😅
😊😅😮😢🎉😂❤❤❤❤❤❤❤🎉😂😂😂😂😂 4:21
Walhi markaan ani waxan kaxumhy fanaan ka iyo fanaaniinta la dhibaateynaayo sorri sorri
Aad baan oga xumahay xariga Alfanan Noor Gafote
Nimankan yaa Allah wax ku akhrinaya ( reading level) ayaa maalin kasta lecture noo akhriya.
A
adinkuna xabsi u diyaar garooba
Guuleed geesi wlhi mida kale abwaankii.sameeyay.erayada.dhaantada.iyo.waliba
Fanaankii.soo
Bandhigay afkaaga caano lagu qabay
War wad qaldantahay ee cabdi waa halyeey freeeeee
M.a war bar guuleed salaan sare iga gaadhsii nio 🙏🙏🙏❣
Xoryada waa in ay helaan kilika somalida
Dhaanto ma ahayn bro e waxay ahayd wax xanaf leh
Waa mujaahidiin dhaantayahana iyo gabayahanada reer ogaadeeniya
Ma liintii Madheera ayaa Jigjigana ka bilaabantay?
Wan kaxumahay in laxidho fananka qaliga ah
Hadal Run ahbaa lagu xidhay abwaanka
Mustafe wufiicanyahay kor hanoqdo
Waan idin salaamayaa nuur iyo guuleed bcd salan waxa aan lee ahay xukuumad cagjar wax aan loo dulqaadan karin ayey wadaa
8p]pppp01a1a1a1aaa11!1!!1a1!!aa1aa!!11aa1
Dadka.hadalka.runta.ah.waa.lagu.nacaa.abwaan.gaafoote.wuu.guulaysandoonaa.insha.allah
Waryaahee etoobiya waa dad qalato ama amxaar ha ahaado ama somali ha ahaado waa meel inkaartii binadamka ku dhacday
Maxaad ooga tagteen gabaygaygii?
Waa waayihii Hadraawi 1972-1991
Good
Wariye ha kale waxuu tageersanyaha Mustafe cagjar
Aqrintaada iga badan🤣
Asc setahay wll
Asc
Dacar iyo waxey nooga dhigeen
Dalkii doow lagu hoobane
Daneyste iyo haduu mar dalkeenii
Doqon ku.doobinayo is daldal baa iidhaama iyo anoo ku noolaada
Dalshi sheeyo😭😭😭
Nin alleh. Hasahlo. Bakti kaduwano xolahey badawdu heeysa. Doofar ficiil daraaa lagu maleeyayey. Qore. Shariif dumane.
dhantada inay xanaf yeelato maxaa keenay iyada kentay waxaa wax socona maahan wana sax inad cabirto fikirkada
Cabdi maxamud wax dhamo manan arga
WAJIGIISII RUNTA AHAA AYAA SOO BAXAY MUNAAFAQ CAGA JARE CAGJAR. YAAHUU
Warka xaqiiqadaa
Wllyaal mahadsanidiin guuleysta raggii howsha maamulka deeganka yaqaan meesha ma joogaan kuwa lamaamulayana badankood waa ma-gubayaal iyo fadhi ku dirir oo tellphano wata afdheeri iyo dacaayad lawada buka.. Bulshada danyarta unba daacad ka ah oo aan wax loo qaban inshallah iyaguna wey iska noolan iimankoda illahay ha u barakeyo
Ruxa ugu ildheerba. Dadka ugu ayaan daren
Manshallah
WAAR ILMADEERAYAAL, IMISA BILOOD AYUU XIDHAN YAHAY WARIYE GOBOLKA SITI KA SOO JEEDA
Waa arin khaldan wiilka in la xidho
Kan hadan arko anaba xidhi lahaaa neef caadi ah waye Kan dharka cad
Marshall wll
Asc qosol qosiimad noqoy qolqoladi lamariwa oo ina Cagjar qawaaniki diid 😂😂😂😂😂😂😢😢😢
Shuqfuroiw kuugu dhac. Miyuusan ogeyn in free speech ( horriyadda hadalku) uu yahay falsafad gaalo laga Soo minguuriyey oo macnaheedu yahay haddii nin suuqa dhexdiisa qaniisbaan ahay ama diinta gaalada ku faafinayo inaan lala hadli Karin? War dadkani waa Islaam oo wixii Alle baneeyey ayuunba soconaya.
Waa runtaa
Qofkaan carabka ruugaya waydii maxaa laguu xiri waayey markaad deegaanka tagtay daalin dheh ader cagdheerow qofna sharciga kama wayna qofkii miyirka ka taga Waa loo miyirin carab qadhaadhaayow hhhh
Xaaska madaxweynaha ayuu aflagaadeeyay.maxa miyarada U geeyay.
Waa run
Kkk shekadi waysodhammatay
kaligiitalite ayuunaqooyaa ee Kasara xukunka
Asc setahay wll
the next week of age in and I have a good idea to
Kan ina alifle ah ee bahaluulka ah muxuu ka hadlaya fikirkiisa iyo qadiyadiisuna makahiil madhaafsano
❤❤❤❤❤❤❤
Falan qaybta waxaa ku fiicnaa gallad
Wiilyar oo dalbanaye tplf ayaa ii dhaanta dowlada hada jirtey in laxidho iskadaa ee waa in laqaracaa
Inad iga soo horbaxdan idinka iyo doqonka jamac majecli kadib doorashadii kiinii mesha lageyayna waa marxuum
Fanaaniita iyo abwanada hadii afka la qabto umada iyaa la doonaya iina la baabiiyo. Wa dhagar
Cabdi doona waxuu ahaa nin yaqaan inuu daaarood wayne kadhashay laakiin kani mayaqaan darood
Hagag
Meesha waxba kuma haysiin
Bishaaro namaste
Dowladda mustafe lama dhaliili karo, ma ogi inu jiro nin wadkiisa raadsanayo
Rabi cadowga haka qabto abwaanadu run bay sheegene hala kaco shacabkow waxa loo bayaa mina yay duliga idin haysta waa idinka ee garab istaaga abwaanada run bay sheegene runtu ma fantaa
Xorriyada hadalku adeer, wuxu leeyahay xad aan la dhaafi karin. Hadal macno daro loo dhahaa hub ka dara. Waxana ka dhasha fidno ummada lagu kala geeyo. Kuwa xorriyad hadal ayaa jirta idiin sheegay, dib ugu noqda, seminaar cusubna ka soo qaata.
Nin baa laga sheegay Dameer muxuu sinjibiil ka ka garan!!!
Hadda adiga iyo marba kii itoobiyaanku keensadaan ha iska ciyaan
@@geeljire1658 Maah-maah kale ayaa dhahday "Ninkaad kabo ka tolan, kabihiisa eeg" maah-maah liidashadaada ayaa ku qeexaysa ruxaad tahay. Shaki ayaan ka qabaa xataa inad fahantay, waxa laga hadlayo!!
@@FreemanV99
Hal su'aal keliya iiga jawaab:
Furaha Soomaaliya waa +252🇸🇴.
Bal furaha Somaliland ii sheeg?
@@geeljire1658 su'ashaadu xagay ka soo gashaa mawduuca!?
Dadka ha isku dirina idinku cidii dawlada ku gafta waa laxidhi
Xabsiga isaga uga danbeyne Dadk ladhahaa intaad kagadho meshu sow uun itobiya ma aha?
Dhaan.cusub
Dowlada xamse waa xanaaqdey wariye jamaal waa laceliyey idinkane waa in laciliyaa
Amxaarkii uu keensadey oromigii ma bilaabey inuu dadkii kusoo jeesto
Abwaankale ayaa yidhi
Walaalkaa wixii lagu dilay diirka ka cadaaye
kuwaad dubatay degdeg bixi dayadoodiyo
danbilayohow soo gal jeelogadeen baa dib loofuriye
Dhaaantadan waa loo jedaa sababta loogu xidhey
Waar soomaalida Jigjiga inay kacdoon samayso waa lagama maarmaan meesha Amxaaro ayaa haysata waa in Amxaarada Jigjiga laga caydhiyaa isku deegaamaysay Jigjiga.
Nin bidaarle oon tima beeranayn bulshooy ma arag teen
Mustafa ,maxuu qabtey ,cabdi iley baa dhaamey runta sheega
Waxay lamidtahay xiligii sanaawi waxaa heesaaday heesaagii teedhi afroo ereyadeedii waxaa kamid ah aa w yalam
Cagdheerey meelkalalaydinkayeedhaya jeel ogaden bad udarsaten iyo xaarki laydincunsiinayay iyo dhagaxilaydinbarkinayey yaabka aduunka wardadkani dikiibay udarsaden tanaabadladoodikartane maxa idinwalay tiihore qofki intan shegayso tiriya xata dadkodaladilijiray wale nabadu idinmasosho
Liinta iyo cambaha ku jahaada dheh wiilasha
War nika sharciga dhafa waa laxiraya
ila sooxidhiidh
Wax wax laga garto noshega
horta somali way is eeday waanay is cuqubaysay ilaa 1980 soomaali waxay u qaybsanayd qaar la xasuuqo iyo inta hale oo xasuuqaysay ma idinla tahay in loo olaleeyo in lays cafiyo oo aan la odhan hadii reer hebal la xasuuqay maxaa ka macno ah intay taagatay in aan laysu garaabin oo aan cafis la kala dalban dhibtu way taagnaanaysaa
Asaxti side logaly
Fanaanku isagaaba ban isdhigay waxa maldahan oola fahmi buu wax Cadnam kadaba keenly dee inuu xanaaqo mustafa ileenyn meesha waa loo dhoobtaye sow down uma laha mutate inuu xanaaqo
Waxaan idin weydiinhayaa shilaabo yaa lahaa shilaabbo waxay kadhaxaysay bahgari muusagumcadle iyo reer cabdule saxafadu waa dagaalka badhkii makaahiil oodhan waa hiil ma hadlayo reer cabdule reer isaaq mahadlayo bahgari mahadleyso
Talaw see diiraTadan Looga diGo Rogta
Daaroodku.ma.wax.la.cunaa.kkkkkkkkk
Waarun madax weeynuhu. Xuriyatul qawl uufasaxay. Maahan ìn danka lacaayo shakhsi ataagna maahan xuriyatul qawl abiya axmad ayaa dhaaranayay oolahaa ìn xoriyatul qawl lagadhigto ìn ani iyo hooyaday lacaayo maahan ayuu yidhi waarun ìn qoflacaayo maahan xuriyatul qawl indadka labarakiciyo maahan
Nuurow waxd ogtahay maxad uwaydiisa dadka adigu mawaxad tahay nin meesha ka maqnaa make soo sidaaaha maye soo sidaa ma aha afa aha qofka aad wax War saneyso Mar walba baa kaa cod karsane miyaad baqdaa wllo
batuulo bidaar waa laangaab jaanis helay ee dadka allaah haka qabto ogadeenow goormaad caqli yeelaneysaan idinka maalin waliba maxaa oo gudhiibaneysaan waxan xilka nin daacad oo dag idinka madhalan miyaa aniga wallhi wax nin rag ah amxad madoobe ayaa idin ku jira
😮😮😮😮😮😮😮😮😮😅😅😊
Dhanto abaar gaajo iyo calaad inbay keentaa ogadenia 10sano oo dhanto ah ayan so marnay midakale xabsigu wa qayb ka mida nolosha
Chua
D
199466
Waakaas caqliga ogaden ninkaas sidii abdi ileeey inuu idiin la dhaqmo oo madaxa idinka garaaaco ayaad astaahishaan tigreegii aad hablihiiina idin kuhorfuulayay ayaad rabtaan waxaa idin dhibeysa xornimo dhan Inaad aragtaaan bal iisheega qof asagoo jigjiga joooga madaxweyne DDS wax ka sheega ma dhici jirtay?
Kuwa jigjiga marki lafuulaye. Adi kuwaada In hortaada lagufuulo Aya hadana Dil looga daray
Aflagadada ninraga Laguma aqone tolow manin ismodbaa Kani magaca kaqaldamaye waa hjio
Kan xun dawladu nayroobi may ku kufsato uskagag dagaanka ka dhamaan la
kkkkk heego
Ubax
Kkkkkkkk
Nacas ogaadeena ayaataye ninku waa qaranduumis maninka amaanay ina iilay jaahil ayaad tahay