Shacabka Deegaanka Soomaalidu ma kala Taageeri karo Hogaamiyaasha Fashilmay ee Somalia isku haysta.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 26

  • @rahmoismail8144
    @rahmoismail8144 15 днів тому +1

    Guuleysta Guuleysta ❤️ Deegaanka Soomaalida State ❤

  • @mameali5332
    @mameali5332 15 днів тому

    Wiil wariye ah OO fiican baa helay hogaan heeryo

  • @allahadoonkiisiiayaanahay27
    @allahadoonkiisiiayaanahay27 15 днів тому

    Ninkaan run ayuu sheegay runtiii waxaas siyaasi ayaa noo soo jiiday meel daran ka dhaca rer somali galbeed ha is dheereeyaan baqtigaa somaliya yaala

  • @JaaleFaraxsane
    @JaaleFaraxsane 16 днів тому +1

    Xitaa hdaa Somalia cayneeyso iska Horqaad calanka xabashida kadib waxaad rabto sheeg

    • @aminaali2334
      @aminaali2334 16 днів тому

      Calanka abashida adeerkaa ayaa shuminayay 😂😂

  • @mameali5332
    @mameali5332 15 днів тому

    Maba fahmi kartid ma fahmin

  • @Geesiga1
    @Geesiga1 16 днів тому +1

    Iney somalia jabtay waxaa ku ogaaday in kuwii aan xabashida kadhicin jirnay in ay maanta calanka etoobiya is hordhigaan kadibna somalia aflagaadeynayaan

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 16 днів тому +3

    lahaystayaashi aby oo rag ismooday miyaa ? somalia waa abaalkeed muqdishow waa abaalkaa iyo halkaad is dhigtay period...

    • @daljireali4783
      @daljireali4783 16 днів тому

      Maxa Muqdishu abaal ah oo ay si gaara ugu gashay DDS. Mida kale ma waxad diidantahay in Siyaasiyiinta Somalia fashilmeen??

    • @rahmoismail8144
      @rahmoismail8144 15 днів тому

      Waxaan ka Hadleysaa Abaalkulahaa Dhimaatada Aad U Geeysateen ma Aha wax La Soo Koobi kale

    • @Mohamud-b6l
      @Mohamud-b6l 15 днів тому

      Isma arke baa dad caaya
      Muqdisho soxoreyso

  • @Mowlidahmed-m1c
    @Mowlidahmed-m1c 16 днів тому

    Waa xaqiiqo soomaali way burburtay. Oo way bayhooftay.

  • @abdirizackroble8567
    @abdirizackroble8567 16 днів тому

    Waar athiga abiy iska hoosjoq meel umasocotan

  • @saidibrahim5931
    @saidibrahim5931 16 днів тому +1

    Kan gumeysi oromo iyo amxaaro ayu kujira, wuxu kaxun yahay xornimada Somalia 🇸🇴

    • @SharmakeMohmed-w7y
      @SharmakeMohmed-w7y 16 днів тому +1

      Anigu kama so jeedo DDS lkn ma jirtaa aan ku weydiye Somalia xor ah miyaa jirta? Mise og thy ayagii lagu ogaaa in la haysto in ay ka ficn yhiin oo dhulkoda nabad u yhy oo xoga horumar ah kasocdo haba hoseye

    • @saidibrahim5931
      @saidibrahim5931 16 днів тому

      ​@@SharmakeMohmed-w7y waa xor 100% , lakiin maamul gobaleed Yada labo kamid ah aya ajnabi oromo iyo imarat ushaqeyo. Inta kale waa dad xor ah ayaga aya marmar qabiil isku dilo

    • @daljireali4783
      @daljireali4783 16 днів тому

      Xornimada aad haysato maxad ka heshay?? Ilmahaadu school ma helaan, biyo nadiif ah ma helaan oo wado iyo ambi ma haysatide?? Somalidu xornimo unbay ma qashay

    • @SharmakeMohmed-w7y
      @SharmakeMohmed-w7y 16 днів тому

      @@daljireali4783 sxb wala yaabanahy xor ayanahay ayey leyhin dadka qaar.Xornimo qof waliba si ayuu u yaqaanaa ama ku qeexaa marka anigu waxaan ku qeexayaa, xornimo waxaa jirta oo bas ah xagga hadalka. Xornimo waxaa jirta ah xagga maamulka. Xornimo waxaa jira ah xagga systemka. Xornimo buuxda markii aa haysato waxa sameyn kartaa wax walba oo aad u baahantahay, waxay rabaan ha ahaadan. Tusaale wadankeena Somalia waxaa la siiyay xornimo daboolan oo korka laga haysto waa sida aniga aan aaminsanahay. qof waliba wax buu ka aaminsanyahay horay baan usoo idhi.
      Somaliya maxay maanta wadan isku filan u noqon la’dahay? Waa su’aal isweydiin mudan? Kolleyba qof walba aragti gaar ah ayuu ka haystaa fikradaha qaarkood.

  • @AnsaarCarbeed
    @AnsaarCarbeed 16 днів тому +2

    Somaaliya dal iyo dad burburay. Somaaliya dumarkooda iyo caruurtoodaba waxaa ilaaliya cìidamo ugaandhis iyo Burundi iyo itoobiyaan . 10 sano ee soo socda , Somaaliya waa ku soo badan doona caruurtii ay dhaleen itoobiyaan, ugaandhis iyo Burundi o soomaliya sheeganaayo. 20 sano kadib wax soomali la yidhaa oo jiri doonta ma jirto. Kililka 5aad waxaa u soo jeedinàyaa in ay magac iska badalaan somali region. Somaliland waxaan ugu baaqayaa in ay la baxdo macrobian republic. Magac soomali waa dhintay oo aduunkii ceeb ayuu ka noqday. Hala tuuro

    • @allahadoonkiisiiayaanahay27
      @allahadoonkiisiiayaanahay27 15 днів тому +1

      Dadka somalida runta ma jecla yarkaan run ayuu ka hadlay waxaas iska ilaaliya

    • @mohamed88466
      @mohamed88466 14 днів тому +1

      Aniga oo soomaali ah baan dhashay waxaan ku noolaanayaa soomaalinimo aniga oo soomaali ahna waan dhimanaya sinjigayga kana tagi karo adeer adigu sheego Congolese iyo africada dhexe cid aan aduunka u baahanahay ma jiro aduunka aad wajiga ka doonaso u dhigo ha kaa garaacaan

  • @omarhusseen9859
    @omarhusseen9859 16 днів тому

    MARKUU GUMEEYSIGA KAA BATO. DOQON. AYAAD ISKU BADALEE. WLHI. WAR ANIGA. DAGAN DEEGAANKA. JUBALAND. AYAAN TAAGEERO U AHAY. SDB 😊

  • @mameali5332
    @mameali5332 15 днів тому

    Tuug beenaale ah OO aan waxba kafahansanayn siyaasada ayaad tahay waan taageeraynay soomaaliya kolba cidaan rabno deegaankana waan joogaanaa waanuna abaabulayna lastigana idinkaan idinku soo jeedsanaynaa

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 16 днів тому

    Idinku xududka u dheer la leh somalia garanya dhibtada halka ka jirta iyo inay dawlad gala hagta jirin bad somaliland argagxiso somalia so maal galisay u so dirtan idinku magac qabil adeegsanya