ANIGA IYO CEYDA NOLOSHEENA IDINKA MAAMULAY / 100 PUSH UP SAMEEY AMIRA SUBWAY UGAD…

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 гру 2023

КОМЕНТАРІ • 313

  • @GudoonReermagaal-vu8mk
    @GudoonReermagaal-vu8mk 5 місяців тому +6

    Wiilka kadhaca noo unaxariista ilaahay kacab sada cayda waa miskiin walaahi❤❤❤

  • @user-ow9pc4vz4g
    @user-ow9pc4vz4g 7 місяців тому +27

    Amiiro io Ceyda waa isku sobaxesan❤💯

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 7 місяців тому +13

    Lawadina waisku aobaxeysn lawaďina marka isla jogta farxadina said m.a❤❤❤

  • @AnabsiyaadAnabsiyaad
    @AnabsiyaadAnabsiyaad 7 місяців тому +65

    40 qofod ducadoda wala aqbalaa walalayal iso duceya murada leyahy insha allh🤲🤲😭

    • @Jaaaama36
      @Jaaaama36 7 місяців тому

      Ilaahy haku cafiyo

  • @user-zu3ng1kg2v
    @user-zu3ng1kg2v 7 місяців тому +17

    Ceyda beryahaan daal ka muqda dhibsi ba ku jira amiir qurux iyo teamkaba wiilkan wa arday wareer aa ka muuqda pls ha sii walinaha 😢😂❤

  • @user-ou6cb8rw9m
    @user-ou6cb8rw9m 7 місяців тому +12

    Mshlh amiiro hadey kujirto uun dawada wlhi videoyaasha😂❤❤❤

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 7 місяців тому +9

    The best person ever the most knowledgeable and the most shinning person all created prophet muhamad (صلى الله عليه وسلم)❤❤❤

  • @MaryanQuruxsan
    @MaryanQuruxsan 7 місяців тому +16

    Team Amiiro marnaba Guul daro maqaadanayno lacagta xitaa Guushaa kadooranaynaa Only Guushaaa Noo daran Team Amiiro isnot Easyyy 😂😂🦁🦁💪💪💪💪💪💪💪

  • @Jaaaama36
    @Jaaaama36 7 місяців тому +53

    Subway Starbucks McDonald’s albidaya
    Team 27 lee ka bartay 😂😂😂
    Yaa ila mid ah

    • @user-ft2on3wt8w
      @user-ft2on3wt8w 7 місяців тому

      Anika xitaa wllhi😂😂😂

    • @user-uh7wp5yn5z
      @user-uh7wp5yn5z 7 місяців тому

      😂😂😂 ayagee ka partay

    • @nasraabdullahi
      @nasraabdullahi 7 місяців тому +1

      Wxee cadeene ina somalia joogtiinah😂😂

    • @user-ft2on3wt8w
      @user-ft2on3wt8w 7 місяців тому

      @@nasraabdullahi mya waloh waa sx malesia majookno lkn Canada jooknaa noh🥰🤣🤣

    • @SumeyoArte-ko6dt
      @SumeyoArte-ko6dt 7 місяців тому +1

      Ani xita wllhi 😂😂😂😂

  • @user-zk4hg2hc8q
    @user-zk4hg2hc8q 7 місяців тому +44

    Nabiga kusali scw ❤❤

  • @MunoXasan-gv4ip
    @MunoXasan-gv4ip 7 місяців тому +71

    Team amiira isn't easy ❤

    • @Maazimcade1
      @Maazimcade1 7 місяців тому +1

      ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @Abdalla-ks9gc
      @Abdalla-ks9gc 7 місяців тому

      Amiiraasimwado​@@Maazimcade1

  • @shukrimohamed4808
    @shukrimohamed4808 7 місяців тому +18

    Jah team amira qurux isn't easy waka arsatYy ceyda😂❤

  • @MomtasOmar
    @MomtasOmar 7 місяців тому +69

    Amiiray Asim xafaladiisa Heesta somaliland ka shid maadama Anagu ka maqanhy wiilkaa edo unahay ❤❤😅

    • @Nalkanur1234
      @Nalkanur1234 7 місяців тому

      Wallhi😒

    • @Muna_qaali
      @Muna_qaali 7 місяців тому +1

      Waa sax waa inay ka shidaa😢❤❤ilhy ha xafido iyadiyo wiilkeedaba❤❤

    • @hudaahmed4639
      @hudaahmed4639 7 місяців тому

      Sidaa weyi

    • @hanaaxmedhanaaxmedhanauk5915
      @hanaaxmedhanaaxmedhanauk5915 7 місяців тому

      Waaa ry fiiican wlhi

    • @salah.19
      @salah.19 7 місяців тому

      Ka maqnaaw ama joog wax laga shidayo ma leh hana ilaawin wiilka anaga ba waan dhalney

  • @Happy__girl97
    @Happy__girl97 7 місяців тому +31

    😍😩Wlhy team qabqab markaa saan iskula socotaan ani dhan farxad farxad dareemaa mana aqaan sabbta 🥵😂

  • @fadumomohmutadam5700
    @fadumomohmutadam5700 7 місяців тому +7

    Amiiro abaayo adiga koko iyo ceyda ka soo dhiga please😮

  • @Alisha847
    @Alisha847 7 місяців тому +7

    Ayyyyyyy caymir waana waaloysiin 😩😩💜💜💜😭😭🥰🥰🥰🥰jh

  • @husniaftah2707
    @husniaftah2707 7 місяців тому +10

    700k is coming soon I can’t u to reach it xbbti ❤🎉🎉🎉

  • @chouchouchoukri1211
    @chouchouchoukri1211 7 місяців тому +9

    Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima maschallah ❤

  • @husniaftah2707
    @husniaftah2707 7 місяців тому +26

    Jah hadayba amira iyo ceyda yihin wa igu socona barnamij ku 😂

  • @user-qi3rc6vm6k
    @user-qi3rc6vm6k 7 місяців тому +9

    Team qabqab is not easy 😂raadso kulahaa Amira qurux waad isku nuuraysaan😂❤❤keep going protherd

  • @NimcoCali-ys2fs
    @NimcoCali-ys2fs 7 місяців тому +5

    Amiira cayda illaahay ha idin xafido Amin amin

  • @Walaaaaaaaaaaal
    @Walaaaaaaaaaaal 7 місяців тому +19

    Isoo xasuusiyaa goortan jaanis uhelaan. Daawanayaa like iisara ❤😂

    • @Suhayb263
      @Suhayb263 7 місяців тому

      Hada jaanis hadaad u heshay kalay daawo 😅

    • @Walaaaaaaaaaaal
      @Walaaaaaaaaaaal 7 місяців тому

      @@Suhayb263 hadda uma hayo 😂

  • @maandeeq8287
    @maandeeq8287 7 місяців тому +4

    Ww masha alh my kuweegii alha iikaaxifdiyo dhmaan teena ❤❤❤❤😊

  • @Jikadayna.Somalia
    @Jikadayna.Somalia 7 місяців тому +2

    Masha allah tabarakallah first comment anaa u horeyo plz isoo booqda igu sharfa thanks

  • @Maskineyyyyy-ed4pj
    @Maskineyyyyy-ed4pj 7 місяців тому +14

    Waxaa sugnaaa inta iska jaclanaysiin😂😂😂😂

  • @masbal9180
    @masbal9180 7 місяців тому +4

    nayaa amiira wilka xushmee lacagta maxa ugu turee ceeb waaye mardambe ha u labn intas wa canan from qalbi kujecel

  • @SalmoMaxamad-rj6nc
    @SalmoMaxamad-rj6nc 7 місяців тому +20

    😂😂😂😂 caw cayda dabadhashi ayuu ku dhameey lkn nocaan manahay anixutaa cayda lee xukun usoqoray sorry sorry cayda hada nahay team qab qab caydo sixunaa ugalnay😂😂😂😊

  • @queennadia4390
    @queennadia4390 7 місяців тому +6

    Amira qurux keep going my sis ❤❤❤

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 7 місяців тому +7

    Amiradena cawa ada raxesaty walhi ❤❤😂

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 7 місяців тому +21

    The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🕋🙏🥰

  • @ikranfarax
    @ikranfarax 7 місяців тому +14

    Amiira isn't easy❤❤❤❤

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 7 місяців тому +5

    Amiira plsss koko pranks ku ssmee I need face expression 😂😂😂

  • @Fahadabukar97
    @Fahadabukar97 7 місяців тому +6

    700k is on the way. Come on, guys, to team Amiira qurux ❤))))

  • @Zabrin23
    @Zabrin23 7 місяців тому +4

    Sa usugayyy wa dalay amiiira keygana maso qadan waka xumahay😢😢cawa dhan sugyyy ina so qadaneso unalyanyy but don’t worry wey dhacda hore usoco abaaa 7000k comig sooon

  • @alphafrost8145
    @alphafrost8145 7 місяців тому +11

    WITHOUT KOKO THE GAME IS NOTHING 😢YA KLE ILA QABO ❤

  • @Asmamohhamed
    @Asmamohhamed 7 місяців тому +9

    Ay caawa ciyow noo soo dhikteye tnx xapipti ❤

  • @user-oz8eq5kb5s
    @user-oz8eq5kb5s 7 місяців тому +3

    King cayda❤❤😊😊

  • @user-cq7jk3br5e
    @user-cq7jk3br5e 7 місяців тому +5

    team amira qurux is not easy ❤❤🎉 abaayo 700k🎉🎉🎉🎉❤

  • @tiktokInfo-kr2fk
    @tiktokInfo-kr2fk 7 місяців тому +33

    Amiira isn't easy😂team qabqab

  • @naxnoofficial4445
    @naxnoofficial4445 7 місяців тому +5

    amiira tan qiyaano waaye 2 days video ma soo dhigayi aa ku guuleysatay cumeer video kan maxa waaye 😮😮

  • @ShueibAdan
    @ShueibAdan 7 місяців тому +3

    ❤❤amiroo qurux keep going ❤❤

  • @Hamtha_Apdilahi
    @Hamtha_Apdilahi 7 місяців тому +4

    Akhwaan plz koko salaan diiiiiran iga gaadhaii 😂 hadi kle UA-cam ka kaaga soo dhex baxayaa from hargeisa dhamaan team 27 madaxa korkiiiiiiisah🫶🏻😘

  • @user-sp8cg5ie6t
    @user-sp8cg5ie6t 7 місяців тому +3

    Asc amiinro abyo mcn wow cayda wakasalmi❤🎉

  • @FardowsaCusman
    @FardowsaCusman 7 місяців тому +5

    Amiira ceyda hadiyad sii i❤

  • @user-us1dd6sw1b
    @user-us1dd6sw1b 7 місяців тому +1

    Ayy m.a keep going sis❤

  • @aminabella8266
    @aminabella8266 7 місяців тому +13

    Amira and ceyda is so funny 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @NimcoMahamad-cb6gv
    @NimcoMahamad-cb6gv 7 місяців тому +1

    Waw keep going wllshy amiiro team 27 adi

  • @SuhebAhmed-gi8xe
    @SuhebAhmed-gi8xe 7 місяців тому +3

    Amiro qab qab kasohadal 2024 waasodawate😂😂

  • @Nadarey
    @Nadarey 7 місяців тому +7

    Filter marabo ku yeh😭😂😂
    Anyway congratulations amiira caawa waa raxesate😂❤

  • @Amiira96
    @Amiira96 7 місяців тому +1

    Ar amiiraa dheesha meel fiicanee maroosaa kulahaaa guushada waa guusheenaaa

  • @faadumoaadan8570
    @faadumoaadan8570 7 місяців тому +9

    team amiira isn't easy😂😂😂😂

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 7 місяців тому +11

    inta daawneyso Video gaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay 👍♥️ inta ka heshy muuqaalkaan ❤️ habeen wngsan ❤️❤

  • @fathiyoabdi8982
    @fathiyoabdi8982 7 місяців тому +2

    Lkni cumer videos 2days maso dhigaye madhihinoo

  • @user-vy8rl5co3l
    @user-vy8rl5co3l 7 місяців тому +4

    Ku weygi wara ❤wllklhi wa idin jeclhy all team 27

  • @NimcoAbdirahmaan-if4zs
    @NimcoAbdirahmaan-if4zs 7 місяців тому +1

    Amiiro hormar wcn

  • @Neehaa758
    @Neehaa758 7 місяців тому +2

    Amiira qurux I love you apayo mcnto❤❤

  • @omarosmaan6013
    @omarosmaan6013 7 місяців тому +2

    Tiim amiiro is not easy ceyda darada raaxesaty maanta masoconeso 😊❤

  • @xaawoluul265
    @xaawoluul265 7 місяців тому +5

    Jah kuweyga dhibkooda iska jeclhy 🎉❤

  • @user-uz3fz9gr5v
    @user-uz3fz9gr5v 7 місяців тому +1

    Amiiro awal waa kujeclaa lkn vedioga cumeer iyo adi saxaaf qaraarleey

  • @aamino8118
    @aamino8118 7 місяців тому +4

    Team amiiro ismuujiya ❤❤

  • @MunaHassan-gx3dy
    @MunaHassan-gx3dy 7 місяців тому +3

    Amiira funny ayaa tahay keep going 😂😂😂

  • @user-mn3yu6rt5o
    @user-mn3yu6rt5o 7 місяців тому +1

    Kujecelnhy pyo horay usoco❤

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax 7 місяців тому +1

    Wax ku dhibo illhy kuma kuma hadii hadii hadii soo soo wll ❤❤

  • @KawsarSiciid-yv9tz
    @KawsarSiciid-yv9tz 2 місяці тому +1

    Asc culimo waxn ahay ardayad dhigata form 4 ama 12 class waxn idinka coodsanaya inad iso duceysan waa sanadki igu danbeye an ka baxaya waxn 12 sano dhiganaye inu ilahay iga midho dhaliyo oo A+ isiyo rabaye iso duceya 1 bil iga xadhay exam intasun idinka codsanaya 40 qof wala aqbala ducadood pls ahpapai ilahay qofkastana Haa siyo muradkise 🤲 from somaliland

  • @maryanabdi-ge7gl
    @maryanabdi-ge7gl 7 місяців тому +1

    Mansha allaah walal ilahay dar dis iso cawi😢😢

  • @kunkaroonyoonis7219
    @kunkaroonyoonis7219 7 місяців тому +1

    Amiro qld baaa sameesay 2 days vedio masoo dhigyo baaa tiri cumeee oo kaga guuleesaty waaa mxy vedio ga

  • @foodarecade8555
    @foodarecade8555 7 місяців тому +5

    Team amiira ilove you ❤😂

  • @NimcoAlimuhudiin-ob2lc
    @NimcoAlimuhudiin-ob2lc 7 місяців тому +2

    Balantii cumeer awayy😮

  • @saygalamela
    @saygalamela 7 місяців тому +2

    First Comant pleas reply

  • @Xamsecabdilaahi-vx9qu
    @Xamsecabdilaahi-vx9qu 7 місяців тому +2

    Amiira isn't easy walhi ❤

  • @TAALIKO
    @TAALIKO 7 місяців тому +2

    Amiira reply ✌️❤️

  • @MaryamaMohamed-re3ug
    @MaryamaMohamed-re3ug 7 місяців тому +8

    Team Amiira isnot easy❤😂

  • @user-dh1px5kd6x
    @user-dh1px5kd6x 7 місяців тому +1

    Let's go team amiraa dalashadii baby Asim date 17 waye mantanah date 10 lamaroyaaa todobadan Beri ankugarsino 700 k subscribes🎉🎉❤❤team amiraa no Hoss💪💪💪💪💪💪

  • @UgbaadCabdi-gm8ld
    @UgbaadCabdi-gm8ld 7 місяців тому +1

    Amiira qurux wow❤❤❤❤

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax 7 місяців тому +1

    Nogu sobiir saad wax noogu faaido is ❤

  • @NimcoAlimuhudiin-ob2lc
    @NimcoAlimuhudiin-ob2lc 7 місяців тому +2

    Balantii cumeer awayy

  • @user-ek4dh2qu6p
    @user-ek4dh2qu6p 7 місяців тому +14

    Qabqab isn't easy 😊❤❤

  • @user-kr3jk7qt6m
    @user-kr3jk7qt6m 7 місяців тому +1

    Waw Amira is not easy

  • @user-gs7hi1wp2u
    @user-gs7hi1wp2u 7 місяців тому +2

    Amiira xukunkii cumeer aawey 2days inaad wax soo dhigeyn aheyd 😂😂

  • @user-fz4cg4fb5k
    @user-fz4cg4fb5k 7 місяців тому +1

    He Amira cadey wanjecelno ceda xita walakey lakin mesha hadey xukun imado waceda

  • @zakiiya-xc3xf
    @zakiiya-xc3xf 7 місяців тому +1

    Amiro kuwata haye idheh abayo

  • @fadumocali6908
    @fadumocali6908 7 місяців тому +4

    Qabqabey aniga wnku tagera lkn su al anku waydiye Hana IGA xuman xbbti team 27marka xafadoda jogo Asad gurigisa maxd maskin uthy u cabsata guriga adnane dadka mxd ugu tagtagan thy dood socoto mxd uthy gymki cumer. Iyo cayda qaylo muqalka xata ma dhamaysan xbbti wax yabaha qar ad samaynayo wax shrftada hos udhigayo waye guldarada Aya kafican gusha cawa ad cumer kagulaysaty anaga dadka iska celi banku dhahnay e bilaa ixtiram noqo kumana oran wilsha markay gurigiina jogan ka xishood o ixtiram gymkana qaylada iyo doda kadaa lacag jcylkane naga cun xbbti jcyl le ku wanina wlhi sharaftada ilaasho

    • @abdifitahguray-oq3wh
      @abdifitahguray-oq3wh 7 місяців тому +1

      saas waaye Amiiro ixtiraam muuji markii gurigaaga lajoogo oo wiilasha u tanaazul sidaana waa ballan ka bax 2 days in aad muuqaal so dhigto heshiiska kuma jirin guulna maaha sidaan guul daraa ka fiican waayo asxbtada ayaa ku sugaaya inaad ka istaagto ayey aheyd sida cumeer uga istaagay waayo dadka ku xiran ayuu ixtiraamaa oo video ka sugaya ok Amiiro ixtiraam muuji ok horey u soco amiiro 😂

  • @nastexobashiir1901
    @nastexobashiir1901 7 місяців тому +1

    Amiiro mxd vedio usoo dhigee

  • @user-kr3jk7qt6m
    @user-kr3jk7qt6m 7 місяців тому +1

    Ceyda allaha kuunaxariisto maxaakuu qaban karaa

  • @Jikadayna.Somalia
    @Jikadayna.Somalia 7 місяців тому +2

    Asc isoo booqda igu sharfa thanks 👍

  • @user-vx6th2be9r
    @user-vx6th2be9r 7 місяців тому

    Saa larabaa Heewallasheydi mcn ❤❤❤

  • @XamDacaliMahamed-pl7kt
    @XamDacaliMahamed-pl7kt 7 місяців тому +2

    Maxaad balantii ujabisay tuugad yahay waxaad biloowday in aad cayda isku dhajiso😮

    • @axlaamcumar5905
      @axlaamcumar5905 7 місяців тому +2

      Maseer bal maxaa kagaly ayaga iska ka dhaw ee is daji

  • @hassanomer
    @hassanomer 7 місяців тому +1

    Balanta wxay ahyd ina caawa UA-cam ka maqnatid saan xaq miyaa

  • @SakariyeBurhan-xd9mh
    @SakariyeBurhan-xd9mh 7 місяців тому +3

    Ceyda uu naxariista ❤❤❤❤😂😂😂😂😂😮😮😮

  • @rayni-gv3lf
    @rayni-gv3lf 7 місяців тому +3

    amira qurux marwalbo kulajirna😂

  • @meymunhasan5324
    @meymunhasan5324 7 місяців тому +1

    Waad guulaysanee

  • @user-id6oh4xx6u
    @user-id6oh4xx6u 7 місяців тому

    Amiro inistigaram ka soqapte iso jawap😊

  • @masbal9180
    @masbal9180 7 місяців тому +2

    jecliya farxadiina

  • @SalmoMaxamad-rj6nc
    @SalmoMaxamad-rj6nc 7 місяців тому +1

    Anaa u horeeyo😂😂😂

  • @safaelmi3770
    @safaelmi3770 7 місяців тому

    Sushi is nice I like it

  • @saynabahmed9821
    @saynabahmed9821 7 місяців тому +1

    Thanks

  • @aliyare228
    @aliyare228 7 місяців тому +1

    Queen amiiro qurux❤❤😂😂

  • @khadijamohamed9420
    @khadijamohamed9420 7 місяців тому +2

    Team Amiira qurux is not easy 😂

  • @user-us2ud9es6b
    @user-us2ud9es6b 7 місяців тому +1

    Amiira waxan nagadaa ceyda la leeyahay Akhas😢😢😢

    • @Alisha847
      @Alisha847 7 місяців тому

      Waaa bf keeda amaan gali 😂😂

  • @ayankassim
    @ayankassim 7 місяців тому +2

    First to comment 🎉❤