XAFLAD AROOS REER MALAYSIA AAD UQURUX BADAN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 281

  • @deqomohamudahmed2418
    @deqomohamudahmed2418 Рік тому +32

    La isma xaqiree hooyada Malaysia 🇲🇾 aroos hadii la aadayo styleka u dambeyey hadii lo labisan lahaa xitaa kabadan labisanthy masha allh adna xilo xubi jano iyo hoyo calwiyo jah

    • @Sumayawan
      @Sumayawan Рік тому

      Asc walal qali please channel kan soo booqo adoo mahad san subscribe isoo dheh shukran sis

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Рік тому +65

    Labadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo channel keyga ii soo booqo waa mid diini ah Allaha Ku Siyo kheyr badan ❤

  • @najmaahmed9010
    @najmaahmed9010 Рік тому +26

    Reer malaysia arooska lookalama harin MashaAllah congratulations to hanan and Tahir😍❤️

  • @ummuazimofficial
    @ummuazimofficial Рік тому +32

    Idinka dhan mama calwiya magaartin labiska masha allh love u mama

  • @faizasamaara
    @faizasamaara Рік тому +46

    Heesteda ahaa😂samaara ya samaara ❤Ileen somalida maleysia we buxan ❤

  • @Janno66
    @Janno66 Рік тому +48

    Heestaan i.a aroos keyga wan ka shidnaa Wlhi ❤️💯 team Maryam idin aaaweyyyy hee😹😹😁

  • @karimaaomar
    @karimaaomar Рік тому +28

    Aww quruxbad wada tihiin Masha’Allah ☺️❤️xiiso Aroos ayba igu riden!! 🥴😂

  • @maryanbarre6176
    @maryanbarre6176 Рік тому +5

    yaasalaam inaba caadi ma ahan mamo calwiyo mashaa Allaah ilaaheey ha idin barkeeyo inshaa Allaah ❤️❤️❤️

  • @khadiijajoya747
    @khadiijajoya747 Рік тому +4

    Allow inta hooyo dhimatay unaxariso inta unoshaheyna uday yaa allah

  • @ayuushhappy5046
    @ayuushhappy5046 Рік тому +37

    Masha allh manta Ana uhorey ❤

  • @sabiriincabdi2515
    @sabiriincabdi2515 Рік тому +1

    Masha.allaah reer maleysiya aroos shidan waaye wllhi sxpt kala ma yareeystaan

  • @fathimamohammedxusen5839
    @fathimamohammedxusen5839 Рік тому +4

    🤣🤣🤣fatma iyo sumeya ayaga la mooda aruusada masha Allah nice style Amiira qurux queen sisters keep going masha Allah mama calwiyo so beautifully family

  • @zamzamhassan1889
    @zamzamhassan1889 Рік тому +5

    Mashllh family isfahmaay o reer magaal ah wow i like it❤

  • @munabakal6973
    @munabakal6973 Рік тому +15

    Masha allah hooyo mcn aa mesha ushidan usheeg❤😂

    • @Sumayawan
      @Sumayawan Рік тому

      Asc walal qali please channel kan soo booqo adoo mahad san subscribe isoo dheh shukran sis

  • @faaiza2078
    @faaiza2078 Рік тому +5

    Ani labiska fatma aan wataa kaalay arag m.a 🤍👸

  • @ummulkhairahmed8336
    @ummulkhairahmed8336 Рік тому +2

    Adna iyo Mama calwiya ugu shidan Masha'Allah 😍🥰

  • @Sumayawan
    @Sumayawan Рік тому +7

    Walalheyga Allah dardiisa iku soo booqda. 1K waxyar ikaka dhiman. Waa hooyo Somaliyeed idin leh. ALLAH HA IDIN SHARFO

    • @queennaadiyaofficial
      @queennaadiyaofficial Рік тому +1

      Waa kuu saaray subscribe ee adine iiso saaaar

    • @Sumayawan
      @Sumayawan Рік тому +1

      @@queennaadiyaofficial waa ku saray walal. Horey usoco

    • @xaliimoaxmed244
      @xaliimoaxmed244 Рік тому

      Wnkusary adne isaar abyo sumayo wanagey

    • @Sumayawan
      @Sumayawan Рік тому

      Haye walal waan ku saaray

  • @Libanmoha252
    @Libanmoha252 Рік тому +5

    Aniga ahan dhar an kahelay qof wato uma jedi 😊

  • @fahmohersi4197
    @fahmohersi4197 Рік тому +1

    Maan shaaalaah beautiful soomaali Aroos ma haysaan gabar guurdoonah?

  • @SalmaMaxamed-gw5ef
    @SalmaMaxamed-gw5ef 2 місяці тому +1

    Amiira qurux badan koodu wey ❤❤

  • @zuzuqalbisafiyafamily3831
    @zuzuqalbisafiyafamily3831 Рік тому +1

    Mnsha Allah qeyr weye isoboqda wlalaha qalbiga wa wlashiine

  • @iqraabdullahiiqra
    @iqraabdullahiiqra Рік тому +1

    M.a reer malaysia

  • @امالخيرنعمان
    @امالخيرنعمان Рік тому

    Mashallah tabarakallah anoo cajisaan baad iga qosliseen

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 Рік тому +2

    Maasha allaha

  • @umumucaadfatmamaxamedcali1572

    Masha allah Allah ha idin xifdiyo aad ayaa u qurux badan tihiin hoyo idinka sidan kuligiin❤️💋💋❤️💋

  • @Caaisha_cabdulaahi
    @Caaisha_cabdulaahi Рік тому +2

    Mamada wan jeclehee igu salaan allaha caafimad keda ha usiyaad sho

  • @meymuunaweysfiqi575
    @meymuunaweysfiqi575 Рік тому +3

    Masha allaha mama allaha kuxafido abYo😘💯💯

  • @ifrahabas4654
    @ifrahabas4654 Рік тому +4

    Jah heesta hirshabeele my home 🥰❤️

  • @amiramohamet608
    @amiramohamet608 Рік тому

    Adna dadkan weyka xun yihiin meesha adi u quruxbadneed labiska makeup ❤ niyada yaa laaajabinin

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 Рік тому +3

    Masha Allah horey usoco ♥️ ♥️ 👍👍

  • @xalaalquutemaqasaaro5287
    @xalaalquutemaqasaaro5287 Рік тому

    Mashalah tabarakalah mamo calwiyo wlhi kuli adaa ka qurxoon 💯💖❤💖😊👍

  • @Ayaano1993
    @Ayaano1993 Рік тому +2

    Sumaya she is so beautiful really way amusantahay

  • @Ayan-th5qz
    @Ayan-th5qz Рік тому +3

    Mash Allah mash Allah labiiskiina 🔥🔥🔥🔥🔥🔥😍😍😍😍😍😍😍😍😍👑🥺❤️🎉🙌🏾🇸🇴🙌🏾

  • @saynabahmed9821
    @saynabahmed9821 9 місяців тому

    Mahadsanid 😊

  • @hudamohamed1396
    @hudamohamed1396 Рік тому +2

    War waxanoo ikhtilaad ah maxa idinku watay habenki dumar kaliyaa leh xaflada nimnkana wa meherkee dambi mooyaane wax ilbaxnima ah ogama jeedo meesha

  • @neimaniina5009
    @neimaniina5009 Рік тому +5

    Macha Allah tabarkallah ❤️

  • @nimcoibraahim7375
    @nimcoibraahim7375 Рік тому

    Meeshaan waxaa ushidan hooyo calwiyo masahalaa dha maan tiina

  • @caaishoxasan5974
    @caaishoxasan5974 Рік тому +2

    Ilmihii yaa looga tagay hee amiiro kuligiin waa baxdeen 😂arooska isku shideen mamo calwiyo ugu shidan

    • @felis123egal2
      @felis123egal2 Рік тому

      Hooyada kali yaa korka kasaarey ilmaha. Mom time ayaa jiro❤

  • @عنباويس
    @عنباويس Рік тому

    Maama calweya iyo gabdhaheda maasha Allah waa shidan tihiin fatma hees carab sida lo dheelo qatar bey Ku tahay

  • @غاليهمحمد-و7ع
    @غاليهمحمد-و7ع Рік тому

    Masha Allah hooyo mcn illhey ha ku cafiyo hooyo mcn wan ku jecelahy wlhi

  • @jiyamohamoha6874
    @jiyamohamoha6874 Рік тому +1

    Noso badi video Waka heley 🥰🥰💯🙈🙈

  • @amiraadem2780
    @amiraadem2780 Рік тому

    Maamo calwiya waan kaa walwaleynay alhamdullilaah hadaaba ficanthy

  • @shugrishire8745
    @shugrishire8745 Рік тому +1

    Idinka dhan hooyo idin ka shidan masha allh

  • @caishaahmed5925
    @caishaahmed5925 Рік тому +1

    Celbuur marka maqlay Dhiiga ikacay from duduble 🥰

  • @seynabxuseen2836
    @seynabxuseen2836 Рік тому

    masha.alaaah.femil.wada.model.ah.alaha.idinxiftiyo.aaamiiin.quruxda.hoyadodeykakeneen.yyyyyyyy

  • @maxamanurcabdiosman2043
    @maxamanurcabdiosman2043 Рік тому

    M.a hoyo allah ah ku siyadiyo

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 Рік тому +1

    Mnshlah hamblyo hamblyo hamblyo 💍❤aroos wacan

  • @bahjabahjakhadar1004
    @bahjabahjakhadar1004 Рік тому

    Wow masha allah adna aadbay u quruxbadan tahay💞💞

  • @leylaaaa780
    @leylaaaa780 Рік тому

    Aroos xawadle miyaa hirshabele❤😭❤🇸🇧

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 Рік тому +1

    Masha Allaha welcome All of your family🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @SabirinMohamed-e4n
    @SabirinMohamed-e4n 6 місяців тому

    wow Mashallah. Faatma l love you xapipti waigawalosin Dee Hooyo Calwiyo. Mashallah. Washidan tha wan kusalami Mom 😂😂😂😂😂Lakin Adna maxa waye juwan malogaliye see caml hee Susu mashallah waiwAlosa 😂😂😂

  • @MuunaBaashe-q5t
    @MuunaBaashe-q5t 9 місяців тому

    M.a allha.wllo

  • @nimcocali8665
    @nimcocali8665 Рік тому +1

    qaawanidu qurux maaha ee is astur wll

  • @laylomukhtaar4477
    @laylomukhtaar4477 Рік тому +1

    A.m waali walhi waxkale😍🥺😍😍😍

  • @flamedragon5173
    @flamedragon5173 Рік тому +29

    Ilaahay dartiis ugu saara subscribe walaalahayga somaliyeed ilaahay waxaa jaceshihiin ha idin siiyo 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @maryn.humble
    @maryn.humble Рік тому +1

    Amiiroy xaramo socotatahy ilove you my dear Amiira

  • @mumtazmicrajhassan6899
    @mumtazmicrajhassan6899 Рік тому +1

    Hooyo idinku shidan
    Masha allah

  • @maryandigale1789
    @maryandigale1789 Рік тому

    Amira abyo ilahay kabaq darka kukudakan iskada wan kulatalinaya

  • @xalimomohammed7487
    @xalimomohammed7487 Рік тому

    Masha Allah abaayo amiiro

  • @zamzamqueenzamia4019
    @zamzamqueenzamia4019 Рік тому +1

    Masha Allah hambalyo hambalyo

  • @wallzimba5330
    @wallzimba5330 Рік тому

    Amiiro Hafso noo soo celi
    Walaley 😊

  • @fatimaaden5278
    @fatimaaden5278 Рік тому

    Amiiira wakuugu riyoday waan yaabanahay

  • @143-k1d
    @143-k1d Рік тому

    Ciise Gubta Mala Wicin Miyaa Fanaanka Maleysia

  • @queeniqlaaz2999
    @queeniqlaaz2999 Рік тому +16

    Waaw maamada idinka shidan ha idinku tagnaado 🤣🤣🤣

  • @shamsos2659
    @shamsos2659 Рік тому

    WOOW MASH allh quruxbd wada tihiin
    Abyo wxaa ku weydnaaa bahasha badxa faatma iyo sumayo u saaran intee ka dalbateen
    Ii so jwb plz

  • @shukricumar41
    @shukricumar41 Рік тому

    Masha Allaha. Love 💕😘💕💕 you 💘🤩

  • @misshida7716
    @misshida7716 Рік тому +2

    Jah heesteydii Hirshabeele 💙🤍💚🆎

  • @143-k1d
    @143-k1d Рік тому

    Arooska Malaysia Bariis Maala Cunaa Habeen Kii ? Waa Wax Igu Cusub

  • @halimaabdulla6790
    @halimaabdulla6790 Рік тому +2

    Mashallah

  • @Mohanyare-e1e
    @Mohanyare-e1e 6 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤m.a allah kuxafido

  • @Beingme541
    @Beingme541 Рік тому

    Wow sumaya Masha Allah

  • @ليانعلي-ص7ط
    @ليانعلي-ص7ط Рік тому

    ماشاءالله تبارك ♥️

  • @JaamacWarsame-q5m
    @JaamacWarsame-q5m Рік тому

    Masha'alle family beatuful

  • @caashomaxamed3412
    @caashomaxamed3412 11 місяців тому

    Masha alah 🎉

  • @NajahDhatac
    @NajahDhatac 8 місяців тому

    Maashaala ❤

  • @Hibo-y4e
    @Hibo-y4e 11 місяців тому

    M.Allah Amiro istel

  • @mumtazmuhin1341
    @mumtazmuhin1341 Рік тому

    Ay Manshallah 🥰🥰

  • @jaamac-wu8jx
    @jaamac-wu8jx 2 місяці тому

    Somalind

  • @Mariadentist
    @Mariadentist Рік тому

    From shein toobka m.a

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 8 місяців тому

    As, yaawaayE, jimco wanaagsan yartayarta

  • @farhiaali8967
    @farhiaali8967 Рік тому +7

    hirshabele song Marwan yare❤️

  • @ismahaniofficial605
    @ismahaniofficial605 Рік тому +2

    M.a amiiro qurux dumarey

    • @Sumayawan
      @Sumayawan Рік тому +1

      Asc walal qali please channel kan soo booqo adoo mahad san subscribe isoo dheh shukran sis

  • @AminyareAmin
    @AminyareAmin 4 місяці тому

    Adno qurux wan kuwata ❤❤❤

  • @hibaqismcil704
    @hibaqismcil704 Рік тому +1

    Mash allah hooyo mcn

  • @fadimoabdirahman9125
    @fadimoabdirahman9125 Рік тому

    Masha allah tabaraka allah mamo qurux

  • @anisoali4566
    @anisoali4566 Рік тому +10

    Masha Allah my family ❤❤❤

  • @sahrohaashimaxamed9881
    @sahrohaashimaxamed9881 Рік тому

    Hooyo aa idinka sii qorxoon Maashaallaah

  • @KuwiinleyloKuwiin
    @KuwiinleyloKuwiin 3 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤

  • @Malyun343
    @Malyun343 Рік тому

    Masha allah tabarkallah❤️‍🔥💝🥰

  • @nimcoaadan4368
    @nimcoaadan4368 Рік тому +1

    Allaaah amiirooy huno hooyo way dhuubatay xoog

  • @ayanabdi6293
    @ayanabdi6293 Рік тому

    Mashallah mamo calwiyo

  • @fartoqaali7340
    @fartoqaali7340 Рік тому

    M.a hoyo allah dhowro

  • @asmaabaadir4662
    @asmaabaadir4662 Рік тому

    Wll yaa kula taliyay inay dharka noocaasa xirato arooskeeda xafso🥺🥺🥺🥺🥺

  • @hannaabdikadirjabril5937
    @hannaabdikadirjabril5937 Рік тому

    Mansha Allah ❤️❤️❤️❤️

  • @qaalidumarxasan1089
    @qaalidumarxasan1089 Рік тому +2

    Baladweyne 🤎❤️❤️❤️❤️❤️😘😘💋💋💋💋💋🙋🙋🙋🙋🙋🙋🙋🙋🙋

  • @sahraxaaji5442
    @sahraxaaji5442 Рік тому

    Dadka rer maleysiya ine aroos aqonin side u dhelayan a ka daremeysa🤣😝✌kftn xll ah🤣🤣🤣🤣

  • @hafsasaeed9896
    @hafsasaeed9896 9 місяців тому

    Awey ninki amiiray ❤

  • @nuuraladan9851
    @nuuraladan9851 Рік тому

    Hooyo gacanta waa ka qosloosaa kulahaa kadaa mama shar dhibka waa u gaartay gabdheheeda ayaa dhisay m.a

  • @fahmoabdiqadir3749
    @fahmoabdiqadir3749 Рік тому

    Masha allah hooyo calwiyo igu salama amiiro 🥰🥰🥰

  • @anizamaxamuud3366
    @anizamaxamuud3366 Рік тому

    masha Allah barakallah hooyo macan uku shidan meesha