Dhamaystir | Maxaad Wali ugu jirtaa daawashada aflaamta xun iyo caadada xun .

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 247

  • @inaibraahimcasjad.7031
    @inaibraahimcasjad.7031 2 роки тому +79

    قال الله تعالى : ( يعلم خائنة الأعين وما تخفي الصدور).
    Waxaan raacinayaa dhibtoo dhan waxa sababayaa waa indhaha qodobku illahay ku tilmaamay suuratu nuur, yacnii mu'miniinay indhihiina laabta.
    Gabayaagiina muxuu lahaa:
    أما ترى أن العين للقلب رائد *** فما تألف العينان فا لقلب ألف.
    Miyaadan ogayn in ishu qalbiga hagayso , waxay kacaada yeeshaan labada indhood qalbiguna waa ku dhagi, la qabsan oo kacaado yeelan.

  • @abdurahmanmahammud9603
    @abdurahmanmahammud9603 2 роки тому +68

    Wiil iyo cano Allah ku siyo umuraha aduun Allah ku fududeyo janatul firdows Allah ka warabiyo family Allah ku xifdiyo ) قل لل مؤمنين يغضو من أبصارهم ويحفضو فرجهم ذالك ازكااهم إن الله خبير بما يصنعون)))))

  • @JanankaUK
    @JanankaUK 2 роки тому +58

    Marka aan Qatar 🇶🇦 imaado sumeyma ayaan kaa soo raadinaaa
    Cumaraw meshas igu soo dhaweee insha Allah

  • @aishamaxamad9663
    @aishamaxamad9663 2 роки тому +56

    Muslimiinta dhan dhibka iyo xumaha allaha ka dul qaado

  • @fadumodahir8667
    @fadumodahir8667 2 роки тому +42

    Omar nin waxbadan daraseeyey jizaakallahu khayr wll

  • @mohamedsaid2285
    @mohamedsaid2285 2 роки тому +64

    Asc cumar somalida 90% way daawadaan aniga wan daawan jiray in badan ayan isku dayay inan iska dhaafo lakin maalin hore markaad ka hadashay ayan qqatay qodobadii aad ku tilmaamtay in la iskaga dhaafi lahaa wan iska dhaafay waana ka soomay social media sida tiktok snap iyo facebook wayna jirtaa qodobka hadda aad sheegaysay wllhi hadda waxan dareemayaa caafimaad mansha allah

  • @nasirmohamed5602
    @nasirmohamed5602 2 роки тому +10

    Aad iyo aad ayaad u mahadsantahay walaal cumar inshaar jasaakallaahu khayr waa wax jira oo dhalin badani ka cabanayso runtii AFKA HINDI.GANA ILEEN WAAD TAQAAN maasha allaah ilaahay cilmigaaga hakuu siyaadiyo

  • @hoodoxuseen2637
    @hoodoxuseen2637 2 роки тому +17

    Wacan oo wangsan Wllky Cumar inshar
    Waa mawduuc aad umuhiima anigu Waxan joga xarun cafimad dhalinyaro badana waxy iweydiyan seen iskaga dayn karna siigaysiga

  • @Dumarka_Dunida
    @Dumarka_Dunida 2 роки тому +28

    Ilaahay haynaga dhigo
    kuwii xumaanta la collooba.

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 2 роки тому +14

    رَبَّنَا فَاغْفِرْ لَنَا ذُنُوبَنَا وَكَفِّرْ عَنَّا سَيِّئَاتِنَا وَتَوَفَّنَا مَعَ الْأَبْرَارِ

  • @abdihakimali9671
    @abdihakimali9671 2 роки тому +29

    8-12-2021 ilaahow🤲 igu ogoow waxaan danbe ma sameynaayo ilaahow🤲 ilaahow igarabgal😭

  • @libanmohamed512
    @libanmohamed512 2 роки тому +11

    Ma shaa allaah waa mahadsantahay dad badan waa waanisay inshaa allaah kheyrka aad usheegayso qiyaamaha waa lawaydiinayaa inta dhagaysanaysa

  • @khadarmahad8173
    @khadarmahad8173 2 роки тому +15

    Omaraw sxp alx aflaanta xun ilaahay naga ma dhigin dadka daawada
    Lkin nio heesaha ayaaa na waaalay goaan baaad ka gaadhi kadibna adoo dagaysanaya uunbaad arki waa na xaraam waan oknahay bal soo daraaasee waan ku salaaam ustaaadunaa

  • @maxamuudcabdi6919
    @maxamuudcabdi6919 2 роки тому +8

    Masha Allah wll Omar allaha ku barakeeyo aakhiro iyo aduun waxaa tahay walal aan jecelnahay dadka ku dhibaataysan cadaadaas xun ee sigada allah waxa uga baryaaya inu illahay ka madoobeeyo

  • @abdimaligawil1287
    @abdimaligawil1287 2 роки тому +8

    Ala haka abaal mariYo ustaad Omar 🥇

  • @nuursheekh7224
    @nuursheekh7224 2 роки тому +25

    Maanta hadii ad ku fakareyso siigo sida aniga oo kle waad ilowday noloshaada mustaqbalkaaga

    • @apdizamed2825
      @apdizamed2825 2 роки тому +5

      Zhp ilhy gabi ahaanba hynaga korqaado

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 2 роки тому +13

    جزاكم الله خيرا ونفع الله بك الأمة

  • @Quranly
    @Quranly 2 роки тому +7

    Xaqiiqda Ka hadashay. Runtaa taabatay wallahi. Alle haku barakeeyo walaal inshar

  • @zekeriaabdi5133
    @zekeriaabdi5133 2 роки тому +8

    Ustaad baraarujintada waad ku mahadsantahay...

  • @muxamad8022
    @muxamad8022 2 роки тому +42

    Anigu intaan noolaa caadadaasi xun Hal maalin baan sameeyay maalintii ku xigtay ayaan haddana is iri samee markaan suuliga galay ayaa waxaa qalbigeyga kusoo dhacay su'aal oraneyso
    Waxaan aad sida macno darrada ah u khasaarineyso sow ma ogid in ay ubadkaada yihiin?
    Isla markii baan ka istaagay anigoo aad isku canaananaayo
    Maalintaas oo muddo 8 sano ah laga joogo ayaa igu danbeysay
    Waxaan u aqaan su'aashii sababta u ahayd badbaadada nolosheyda
    Dadka aafadaan la dhibanow idinkuna su'aashaas is weydiiya
    Daawashada aflaamta xun iyo siigeysigu waa albaabka laga galo hooga iyo halaagga
    Adduun iyo aakhiro khasaaro ayaad ku sugan tahay

  • @mohamuudahmed4898
    @mohamuudahmed4898 2 роки тому +9

    omar sxp aad iyo aad aya umhdsn thy allaah ku dambi dhaafo dadka cadooyinka xun lehna allaah Ka madoobeyo dhman amiin aamin

  • @kingdaadir3255
    @kingdaadir3255 2 роки тому +13

    Wlhi waa la iska dhafi kara lkn dhib ba maraysa ha quusanina wlalyal aniga wan arkay nimcada iga maqneed 😭😭😭😭

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xm 2 роки тому +5

    This is a very important topic. may allah reward you. Bro. Omar inshaar

  • @fahadappdala4910
    @fahadappdala4910 2 роки тому +20

    omar qodobada aan laha maarkii aan sameyn jiray
    1- mar kasta waxaan go,aan ku qadan jiray in aan daayo lakiin aano ku dhex jiraan is arki jiray
    2- marka aan sameeyo waxaan isweydiin jiray ma adigiiba mise waa qof kale qofkan inta aan muraayad isku eego
    3- kubbada marka aan ciyaaraya maalinta aan soo sameeyey waan daali jiray anigu ara hiyeysaneya
    lakiin halka faiide aan ku qabay aya aha ano hurdo iga imaan weeydo in aan ku seexdo alhmadulilah waan iska dayey filimada xunxuna maba aqoon iyagana

  • @axmedculujoog3421
    @axmedculujoog3421 2 роки тому +11

    خسر الدنيا والاخرة ذالك هو الخسران المبين

  • @MiiraaleShow
    @MiiraaleShow 2 роки тому +6

    Dabcan Arintani waa run, waana cilmi baadhis xaqiiqi ah.

  • @cabdicasiisibraahimmubaara6263
    @cabdicasiisibraahimmubaara6263 2 роки тому +6

    Somalida hadii loo arki jiray dad wada qalafsan laakiin maahan waxaa ka mid ah ustaad cumar inshaar allah noo xifdiyee wadada janada allah kugu Aadiyo

  • @luqmaanyare1610
    @luqmaanyare1610 Рік тому +1

    Nio waxan wax caadi maahan subxaana ALLAH ilaahow naga ilaali AAMIN AAMIIN🎉

  • @axmedshimaali7671
    @axmedshimaali7671 5 місяців тому +2

    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد، كما صليت على إبراهيم، وعلى آل إبراهيم، إنك حميد مجيد، اللهم بارك على محمد، وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم، وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد❤❤❤❤

  • @KismaayoJubba
    @KismaayoJubba 13 днів тому

    Alxamdulilaah illahay ayaan kamgagalnay waxas allah nagamadobeyo 😢

  • @khaliifdaacad7165
    @khaliifdaacad7165 2 роки тому +7

    Legend wlhi waan ku taageeraa wll

  • @abdishakursaid7844
    @abdishakursaid7844 2 роки тому +4

    Alxamdulah saan weligeey kuma dhaqmine

  • @mohaamiin311
    @mohaamiin311 2 роки тому +11

    M.Allh Mahad sanid Omer inshar 👏🏻

  • @maanka305
    @maanka305 2 роки тому +5

    Wll Khayrka ayaan soo gudbinnaa nagu soo biir💯

  • @DiiniMedia1
    @DiiniMedia1 2 роки тому +5

    M.a allah haku guuleeyo omar 🤲

  • @mohamedmzee10
    @mohamedmzee10 Рік тому

    Dabcan dabecadada ah in magalo yar lagu nolado isku mid ka nahy wllhi wanku raxeystay muqalka magaladan thanks ustaad..

  • @hajiahmed6873
    @hajiahmed6873 Рік тому +6

    Maanta 11 - 06 - 2023 baa igu danbeesa inshallah waxaan soo laaban 01-01-2025 inshallah kahor wa jawaab so qori maayo ilahay Ha I gaarsi 😭😭

  • @ahmedsataweibrohim8710
    @ahmedsataweibrohim8710 2 роки тому +4

    Allah haku barakeeyo wll Omer inshar

  • @parqadshibrahim9799
    @parqadshibrahim9799 2 роки тому +4

    Ajir badan oo aan lasoo koobikarin allah kusiuo wiligee qof aan kaa jeclehay waayartahay cumrigaaga alah barakeeyo risqogaagana allah waasiciyo walaalkeen cumar waxaatahay mid nagamida anagana adaan kaamidnahay

  • @esyoni55
    @esyoni55 Рік тому +4

    8:50
    Halkaas aniga ayaa maraya manta wlhi jiilki anu mar wada kacnay ee anu sxbka ahayn mnta dhamantod wxbay qabsadeen
    14jir ayaan kubilabay manta 20sano ayan jiraa imika halki ugu darned ban maraya oo maskaxdaydii way gubatay qalbigiina waa imadoobaday walhi.
    Qof kasta oo noloshan jaxiimada ah kabadbaaday waa midka aduunka ugu nasiibka badan wlhi
    Waxan ahay wiil heerkaygan hadad soo gadhina nasiib ayad ledahay ee ka istaag

  • @abdilhaknorih5140
    @abdilhaknorih5140 2 роки тому +2

    Omar inshaar mahadsanid

  • @fatimadagan8541
    @fatimadagan8541 2 роки тому +6

    Mesha wa qurux masha allaj

  • @drahmedkaapil8666
    @drahmedkaapil8666 2 роки тому +1

    Mahad sanif walalo omar inshar runti nin wax badan ka hadlay oo dhalinyarta cod dheer ugu hiiliyay ayad thy runti alle haku garb istgo wax waxlba ood rbtd alle hku syo

  • @nasriabdi2016
    @nasriabdi2016 2 роки тому +2

    Omar jaza kallah khair i love you so much

  • @maxamedkatiite8583
    @maxamedkatiite8583 Рік тому

    Masha allah cumar ishar wlhi waa qodob muhiim ah mana aaminsani inay dhibaatokale nahaysato haddii aanahy dhalinyarada somalida

  • @AHMEDHASSANFAARAH
    @AHMEDHASSANFAARAH Місяць тому +1

    Cumarow walalaow icaawi bahashaas ladhibanahy

  • @mohamednuur5154
    @mohamednuur5154 2 роки тому +1

    Thanks ustad Umar ishaar

  • @abumuhamed3141
    @abumuhamed3141 2 роки тому +14

    taas been ma ahan in ay farxadu kaa tageyso aadna ka dhaxleyso cawaaqib xun qanaacadaaduna ay lumeyso wallhi markan in badan u fiirsato hadii aad jogteyso waxaad isku arki dontaa in aad ku kacsa waydo midaada dhabta ah aadna hamigaaguna eber noqn dono aniga markaan iska daayay mudo laga joogo sanawaad waxaan dareemay ragtinimo iyo farxad joogta ah allena wuu iga madoobeeyay insha allaah allena iimanka hanoo ziyaadiyo.

  • @abdinuurabshiraliinshaar9027
    @abdinuurabshiraliinshaar9027 2 роки тому +2

    Thanks Omar baraarujintada

  • @CadaaniPoi-bs4uo
    @CadaaniPoi-bs4uo Місяць тому +1

    8/7/2024 ayan ka go"aan qatay

  • @apdizamed2825
    @apdizamed2825 2 роки тому +3

    Wllhi wad u qalantaa in ustaad lagu dhaho

  • @leader_khaallo2948.
    @leader_khaallo2948. 10 місяців тому +7

    First day 16/11/2023

    • @sharmaakezaki3261
      @sharmaakezaki3261 7 місяців тому

      Ma daysayna miza wali waa wadaa 😂😂

    • @NAJO_Films
      @NAJO_Films 7 місяців тому +1

      Alxm😀😩🤲🫶🏽​@@sharmaakezaki3261

    • @user-kk6qy8vh5u
      @user-kk6qy8vh5u 5 місяців тому

      ​@@sharmaakezaki3261 sxp xagee lagaa soxariraa

  • @mohamedgerat2619
    @mohamedgerat2619 2 роки тому +8

    Sigada xata waxa lagadaxla tabardara farabadan.

  • @mohamedapdi5081
    @mohamedapdi5081 2 роки тому

    Alle haka abaal mariyo cumarow wll wn kaa faiday runtii.

  • @Ahmedali12-
    @Ahmedali12- Рік тому

    Ilaahay waxaan kabaryayaa inu aniga iyo inta ku dhiban naga madoobeeyo

  • @farhanahmed6135
    @farhanahmed6135 2 роки тому +7

    Omar sxb cinwanadan ka so hadl
    1) muruga
    2) falsafadihi dadki hore
    2) tariq kobn sida( ya mamulayy calamka carabta xiliyadi dowladaha islamka burbiren sida ti cabasiyin

  • @mahamedyarechannel5559
    @mahamedyarechannel5559 11 місяців тому +3

    Maanta taa riikhdu tahay 19/10/2023. Insha Allah waxaan soo laabanaya 19/10/2024. Waa balan in aan kulaaban rag ma ihi hadaan kulaabto I stopped siigo 😭😭 asxaabey iisooduceeya in Allah iga joojiyo siigada😭😭😭😭🔞🔞❌❌🚫🚫🚯🚯🚷🚷⭕️🚫❌🚫🚫🚫🚫

    • @guuleedelmi9669
      @guuleedelmi9669 10 місяців тому +1

      Ilahay hakaa joojiyo pro

    • @Xirsiev
      @Xirsiev 8 місяців тому +1

      After 2month iiga waran sxb waa sida amaa ambatay😂😂

    • @sharmaakezaki3261
      @sharmaakezaki3261 8 місяців тому

      Wuu kufay 😂😂​@@Xirsiev

    • @mahamedyarechannel5559
      @mahamedyarechannel5559 2 місяці тому

      Alxm sxp waan joojiyey​@@Xirsiev

    • @xasanruxaani7386
      @xasanruxaani7386 2 місяці тому

      ​@@mahamedyarechannel5559 congratulation sxp maxaa kacawiyey

  • @asianabd4105
    @asianabd4105 2 роки тому +2

    wanaagsan oo wacan

  • @ahmedromanio
    @ahmedromanio Рік тому

    Ilahey haka madobeyo dadka ku dhiban arinkan fasuqa ah

  • @zakarieismail5648
    @zakarieismail5648 2 роки тому +1

    15:00 qodobkas 💯 wa hubaal

  • @s___Samuel789
    @s___Samuel789 9 місяців тому +1

    18/12/2023 Waa Balan

  • @abdulkadirhassannuur
    @abdulkadirhassannuur 2 роки тому +3

    M.a allha ku amaaNsado wll UA-camkaan maad isiisid omaroow kk

  • @AlmhEth
    @AlmhEth 4 дні тому

    13 Sep 2024

  • @user-dj3vz4jo3k
    @user-dj3vz4jo3k 6 місяців тому +3

    12 March 2024 😢

  • @icanthear141
    @icanthear141 4 місяці тому +1

    Video xasuusin mudan 5,5,2023 alxm allaha ku sharfo sxp

    • @SuldaanZaki05
      @SuldaanZaki05 4 місяці тому

      Maka soo kabatayna😢

    • @icanthear141
      @icanthear141 3 місяці тому

      @@SuldaanZaki05 saxiib alxm haa clean ahay hadda

  • @wardicadeh4621
    @wardicadeh4621 2 роки тому

    Masha allh ale haku fududeeyo wll dhamn umuurahaaga.

  • @ogaalsaremedia
    @ogaalsaremedia Рік тому +2

    Muuqaalkaan waa muuqaal aad u dheer hase ahaatee waan dawadey asagoo dhan, si aan u ogaado macluumaad ka badan intaan ka hayo caadadaan xun,
    Aniga comment-gaan uma soo qorin inaan nafteyda ka sheekeeyo, Hadana Alxamdullaah Alle mahadii kama mid ahi dhalintaan ku waalatay caadadaan xun.
    Waxaan aaminsanahay Qofku hadii uu yahay mid iimaankiisu sareeyo oo Alle ka xishoodo yahayna mid Rabbigii iyo sunada rasuulka S.c.w raaca, Ma sameynayo caadadaan foosha xun.
    Ugu dambeyn cumarow adiga iyo kuwa comment-gaan akhrinaya waxaan idin sheegayaa, faa idada ay leedhay iska deynta caadadaan.
    Aniga waxbarashadayda kasoo bilow dugsi hoose ilaa sare,
    Fasal kasta aan soo faristay waxaan ka gali jidhay kaalinta koowaad waana xaqiiq, waxaan kaloo ahaa horjoogaha ardayda ama kaabi galaas, Alxm dadaal iyo fahankeyga oo xoogganaa iyo Alle kacabsi joogta ah baan halkaa ku gaadhay, hadane jaamici, macalin, dhiirigeliye iyo daaci baan ahay.
    Marka dhalinyaroy iska daaya caadadaan xun Allena u towbad keena.
    FADLAN IGA RAALI NOQDA QORMADEYDAAN DHEERAATAY DARTEED.

  • @hasanwacdaancali4221
    @hasanwacdaancali4221 2 роки тому +2

    Allow naxafid

  • @SuldaanZaki05
    @SuldaanZaki05 4 місяці тому +1

    😭😭😭 qof walpa oo comantigayga arka waxaan ka codsana in isoo duceeyo in ilaahay iga madoobeeyo siigada 😭🙏🙏

    • @feflechannel4667
      @feflechannel4667 28 днів тому

      Alaha kaa madobeyo
      Adna dadaal kaga kordi
      O iska yaree isticmalka telka dhibka dhan telfonka waye iyo bagamuudada

  • @muhaabfeisal764
    @muhaabfeisal764 2 роки тому +1

    Waxaan ku dhaartey magaca eebe الله ilaahayow iga qabo maalin isniin ah bisha 9aad 26 2022

    • @cumardayr7446
      @cumardayr7446 Рік тому +1

      maku laabatay??

    • @muhaabfeisal764
      @muhaabfeisal764 Рік тому +1

      @@cumardayr7446 mya wllkey

    • @sharmaakezaki3261
      @sharmaakezaki3261 3 місяці тому

      ​@@muhaabfeisal764 shp xaalkaga iga waran ma iska daysayna miza wali waa wadaa 😢

  • @Wanaajiye126
    @Wanaajiye126 6 місяців тому +1

    Waa kutaageera legend omar😂❤

  • @maxamedlaaskaawi
    @maxamedlaaskaawi 8 місяців тому +2

    8/Jan/2024 😢😪 ilahow iga madoobee ficilkaas 🙏🥺🥺

    • @sharmaakezaki3261
      @sharmaakezaki3261 8 місяців тому

      Xagee wax kuu marayaan sxp miza waa kuftay 😂

    • @maxamedlaaskaawi
      @maxamedlaaskaawi 7 місяців тому

      @@sharmaakezaki3261 ar weli wan wada sxb wa jojin kri wayey isbucii 4 jer ban tuurta

  • @abdiwahabmohamed5597
    @abdiwahabmohamed5597 Рік тому +4

    1day kadib after one year😞😢 illowhow no naxriiso

  • @sakariyedayib1491
    @sakariyedayib1491 2 роки тому +3

    Waligay biyo iskama keenin filin xuna Waligay baribaan daawaday tijaabo ahaan wax badana kama xusuusto

    • @ahmedaamiin8669
      @ahmedaamiin8669 2 роки тому +4

      Mashlah ilaahy hku xafido ilaahy baa ku ilaahy buu ku xafideye

  • @abdiyarowahmed9037
    @abdiyarowahmed9037 2 роки тому +1

    Wlh waa ruun gbr waliba aad aragtid waxad jeclanee inad jimac inad lasameiso والعياد بالله 😥

  • @NAJO_Films
    @NAJO_Films 6 місяців тому +2

    Sxp mcn Waad ku qasban thy inaad ka hadasho ceeb ha moodin waxaad caawineeso waa walaaladaa soomaaliyeed oo cudur ku dhacay marka wll ilaahay dartiis walaaladaa haka caajisin intaad caawin karto caawi io wixii buugaag ah aad aragto usoo gudbi insha allah 😢🎉❤

  • @frankdjong4971
    @frankdjong4971 2 роки тому +3

    Cumar micha nolasha dhabta ayad kahadasha wllhi wllkie

  • @yuufapage2317
    @yuufapage2317 3 місяці тому +1

    16/5/2024 taladeyda rabiga cirka iyo dhulka aburay ayan u dhibay rabi iga madobe anshax xumadas waad awoda inad qalbikeyga aad nadifiso

    • @sharmaakezaki3261
      @sharmaakezaki3261 3 місяці тому

      Shp aniga Mata igu dambeysay wlhi 😭 Xanuun waye siigada EE maxaa Noo xaLa inaa iska Dayna waa nagu Adag tahay 😭😭 ma isdiLaa shp wlhi Bilaahi Talaahi San kuma dayn KarNee😭😭😭💔

    • @WalalSancho-fj7rw
      @WalalSancho-fj7rw 3 місяці тому

      ​@@sharmaakezaki3261sxp Ani manta udanbysay silac aku nolahay nolosha eyaha anaga fcn nio lkn xalka wa firaaqada ina iska ilalino Ani isbuci laso dhafay masamyn isbucana 7 Jera Maroya isbucan firaaqo ahay ismashquule nio😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @bukhatir1454
      @bukhatir1454 3 місяці тому

      Szp talo ayaan idinhayaa kadheerow tilmaamaha caada walba oo xun 😊

  • @apdiaziizileeye4739
    @apdiaziizileeye4739 2 роки тому

    m.a omer inchaar zxb your are my role model

  • @saadaqmaxamed7952
    @saadaqmaxamed7952 Рік тому

    Cumar Insharo wajigaaga mana tustido

  • @mohamaedali2927
    @mohamaedali2927 2 роки тому +3

    Mowduuc yadaada anfac aad u weyn ayey leeyihin mahad sanid ugaas 👍🏿👍🏿👍🏿👍🏿👍🏿

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed1274 2 роки тому +5

    Kuli dhibaatooyinka aad sheegty way jiraan marka loo eego dadka caddadan sameeya .
    Allah haka masaxo dhamaan musliimanta iyo somaalida haplo iyo imamopa

  • @KismaayoJubba
    @KismaayoJubba 13 днів тому

    Goaan qata walalayal 😢

  • @feflechannel4667
    @feflechannel4667 4 місяці тому

    Alxd wlahi wa arin khatar ah inta ku dhiban alaah haka dulqado ogow nin rag ah ayuu ilahey kaa dhigay go aan qado iskana daa yacni ka dheraaw o yaree telfonka istic maal kisa ilaheyna bari in sha alaah wad kareysan dontaa

  • @parqadshibrahim9799
    @parqadshibrahim9799 2 роки тому +4

    Mar hadii uu qofka uu dansanyahay sidii gaari ladamiyey oo kale sheeyga ugu weyn oo ifka lookeenay oo ah cibaadada siduu u cibaadeesani 2 shey marka 1aad qushuuc la, Aan markaan kasoo tagno dabiga ay leedahay iyo qalbi la, aan aqwaasha ama kalmmdaha salaada oo uu iska daldalaayo uu nafahansaneen halaha aad sheegtay iyo hala kabadan ayeey leedahay lkn halsheey qabso waxkasta alle ayaa abuuray isaga ayaanayaqaan xalkooda dadku waa hablo iyo rag alle ayaana isku talagalay midba midka kale marka intii aad bayaanisay Allah hakaaga ajir siiyo aniga ka shaqsi ahaan kaama aaminsani inaad tahay you toub aan ku xiranahay lkn walaalkey iga weyn ayaan kaa aaminsanahay igu hooyo iyo Aabe ah hadal waxaa ugu qiima badan mid yar oo macna baaxad leh lkn aniga saas maahi lkn hadal samadaada ayaan u leeyahay jasaaka Allah qeyr

  • @WalalSancho-fj7rw
    @WalalSancho-fj7rw 3 місяці тому +1

    29 -5-2024 first day inshaallah

    • @sharmaakezaki3261
      @sharmaakezaki3261 3 місяці тому

      Shp aniga Mata igu dambeysay wlhi mana dayn Karo 🥺😭

    • @WalalSancho-fj7rw
      @WalalSancho-fj7rw 3 місяці тому

      ​@@sharmaakezaki3261 zhp waa deyn kartaa Allah wax adaan awoodi karin iska daa laguma dhihi lahayn لايكلف الله نفسا الاوسعها

    • @bukhatir1454
      @bukhatir1454 3 місяці тому

      Tilmaamaha caadada xun kafogoow haday tahay fikir iyo daawasho 😊

    • @WalalSancho-fj7rw
      @WalalSancho-fj7rw 2 місяці тому

      a​@@sharmaakezaki3261 war Ani waa kulabtay maku laabaten😢😢

  • @cadnaanmaxamuud1435
    @cadnaanmaxamuud1435 2 роки тому +2

    Wlh ninkaaan xaqiiqda ayuu ka hdlay aniga hdaan qof dumara arko jirkeeda leee isoo sawirmaa inkastoo aaan ubdneen waxaas

  • @zakariyesheekh3136
    @zakariyesheekh3136 2 роки тому

    Khayr alah kusiiyo uatad

  • @ObazAlly
    @ObazAlly 4 місяці тому

    6/5/2024 [ 00 : 06 ]
    i.a waan so laaban doona oo igu wlhi ah ilaahay ha igarab galo wllayaal adin kana isoo duceeya 😭😭

  • @calibaxdo8239
    @calibaxdo8239 2 роки тому +2

    Sxb alle hanaga madoobeeyo geedaas

  • @Halmaal202
    @Halmaal202 8 місяців тому +1

    Dugaal media
    Facebook ma adaa leh cumarow???

  • @Jubalandvisit
    @Jubalandvisit 2 роки тому +1

    Alha xamdulilah video waxaigudanbese 12 2 2021 lkn sigaada idhibeso 🥲

  • @ismailabdiabdilahi5507
    @ismailabdiabdilahi5507 2 роки тому

    Masha Allah run weeyi

  • @hamsegamer6672
    @hamsegamer6672 2 роки тому +1

    Mansha allah

  • @sibiyan007
    @sibiyan007 2 роки тому +1

    يا عمر انشار احبك في الله ...

  • @cadnaanmaxamuud1435
    @cadnaanmaxamuud1435 2 роки тому +2

    Omar nolosha qatar kasheekeey sxp dadka waa lgu gumeestaa baan maqlee

  • @xaniifamedia9927
    @xaniifamedia9927 2 роки тому +3

    ali islaam soo paqo zxp

  • @aadanmohamed730
    @aadanmohamed730 2 роки тому

    Mansh alaah warkaaga Markii dhegey sanayo farxad ayaan dareemaa wll alaah ha kaa far xiyo soo badi mac luumaad kaas wax walibo aad shek tey waa sax wll waxaan is wey diiyaa mararka qaar omar yaa u sheegey ayaan is wey diiyaa mansha alaah farinteyda xadii ku soo gaar to mararka qaar fariimaxa waa la soo qaataa ta loo yinkaaga waan jec laxhay

  • @suhaybsaacid3204
    @suhaybsaacid3204 2 роки тому +2

    Layaab

  • @mohmedhaile9397
    @mohmedhaile9397 Рік тому +1

    Wlihi bilahi tolahay anii ayaa ka qoomamaynaya waxan 😢 sida ad sheegtay waxaa igu dhacay social anxiety/رهاب الجتماعى