Hadii aan mar Hore ogaan lahaa Arrinkaan | Omar Podcast 8 | dhaan dabangaale

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 201

  • @ahlamahmed9192
    @ahlamahmed9192 2 роки тому +25

    aad baad umahadsantahy wayo waxyaabo badan baa aan ogayn baad isheegtay, thanks.
    😊😊😊😊😊
    Waxaan jiraa 18 ,waxaan rabaa inaan noqdo qof qiimo leh adunkiisa iyo akhiradissa
    🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @shakrabowy1432
    @shakrabowy1432 2 роки тому +25

    The best person Ever The Most Knowledgable And The Most Shy Of All HassAllh Created Is Prophet Mohamed Scw❤️💔

  • @muminhussein7604
    @muminhussein7604 2 роки тому +49

    Aniga sanadkan waxan aqriyey 5 book. Buugii ugu danbeeyey waa deep work
    2 buug ayaa si heer sare iisaameeyey waxaana qorey qof muslim ah
    1= the value of time and 2=the productive Muslim Arabic ayaa lagu qorey English ayaa lagu turmjumey

    • @abdirahman1782
      @abdirahman1782 2 роки тому +2

      Pdf maheysaa buugag oo nolosha badalaayo ama buug muhiim ah hadii heysid reply isoo gal 🥺

    • @muminhussein7604
      @muminhussein7604 2 роки тому +5

      @@abdirahman1782 haa sxb ilaa 40 books heyaa oo qaar muhiim ah ku jiraan uu ustaadka ka hadley

    • @Zahruush
      @Zahruush 2 роки тому +1

      @@abdirahman1782 buuga 《baraaruji awoodahaga》 ma aqrisay wlhi bugasa ah buug cajiib ah oo noloshada wax bdn ka badalayo

    • @Qeybdiid25
      @Qeybdiid25 2 роки тому

      @@Zahruush thank you walal waan raadin

    • @Zahruush
      @Zahruush 2 роки тому +1

      @@Qeybdiid25 insha allh wllkei

  • @zakariyeabdulle9698
    @zakariyeabdulle9698 2 роки тому +4

    Mahadsanid ustaad. Aniga dareenka nuucaan ah waan qabay, anigoo akhriska goor ku soo biiray Alxmdulillaah.

  • @yonezisack2338
    @yonezisack2338 2 роки тому +5

    Waligey ma akhrin buug dhiirigalinta nafta msha allah

  • @fivemin555
    @fivemin555 2 роки тому +5

    Cumar runtii mawduucyadaadu Waa Kuwo cajiiba hanaga joojin walaala

  • @Quenlayla2707
    @Quenlayla2707 2 роки тому +2

    Mahadsanid wll cumar

  • @Khulasatul-alkulaasah
    @Khulasatul-alkulaasah 2 роки тому +9

    Illaa 2020 kii waxaan akhriyey qiyaastii 20 buug laakiin kuwa aan wax ka faa iiday waa 6 ma dhamma .
    Mahadsanid ustaad, buug waa kii aad wax barato .

    • @areeya7
      @areeya7 2 роки тому

      Ayago pdf ah miya wll

  • @shafinor3467
    @shafinor3467 2 роки тому +7

    Ustaad omar Alle haku barakeyo marka 1aad
    Waxan jeclaan lahaa inaad noloshii imam al ghazali aad barnamij noga soo diyaariso
    Mahadsanid

  • @bashirmahad3470
    @bashirmahad3470 2 роки тому +1

    Xaqiiqda ayaad kahadashay walal cumar inshar

  • @abdullahmohamedali8328
    @abdullahmohamedali8328 2 роки тому +1

    Allaha ku sharfo Cumar, Sheikhul Islaam Ibnu Taymiyah waa caalim diinta Islaamka wax wayn u qabtay Illaahayna ku manaystay aqoon iyo xigmad, waa macalinkii soo saaray arday badan oo isku badalay cudamaa sida Imaam Ibnu Qayim, Ibnu Kathiir iyo Imaam Dahabi oo dhamaantood mid walba oo kamid ah faafinta diinta Islaamka uu kaalin wayn ku leeyahay. Allaha u naxariisto Imaam Ibnu Taymiyah waxaa iska yar dadka xaqiisa yaqaano.

  • @Mohamedirshad114
    @Mohamedirshad114 2 роки тому +4

    Asc Allow ku barakee wiil dhalinyar Maskax furan In Sha Allah kheyr fara badan ayaa kuu rajeyay, Somali dadka ay maanta u baahanthy baa thy

  • @mohamedsaid8398
    @mohamedsaid8398 2 роки тому +1

    Aad iyo aad ayaad u mahadsantahy ustaad omar alle hakaa ajarsiiyo talooyinka ,cilmiga aad maalin walba nala wadaagtid .
    Runtii anigu waxaan ahay nin dhalinyaro ah 4 sanno in ka badan channelkaga ku xirnaa muqaal walbana daawanayay ma qiyaasi karo waxa aad ii faa'iidaysay alle haka ajarsiiyo.

  • @Abdisalam_32
    @Abdisalam_32 2 роки тому +3

    Waa arin maanta ka hor aanan ogaan ee mahadsanid ustaadii cumar inshaar✌️🙏

  • @drsziizuumohammed
    @drsziizuumohammed 2 роки тому +3

    Wall cumar podcast tiyada wax badan Ka faidee mahadsanid wll halkaas nooga sii wad 🥰

  • @zuperosman1729
    @zuperosman1729 2 роки тому +1

    Mahadsanid ustaad

  • @Wadani924
    @Wadani924 2 роки тому +5

    Buug aan wax laga faa'iideyn akhriskiisa ma jiro. Marka ay ugu yar tahay erey baad ka baran. Ma jiro buug caqligaaga wax ka baxsan lagu sheegaayo. Buug kasta waxa aad akhrin adiga oo caqligaaga kaashanaya. Cumarow waa ka hoos baxay qodobkan. Waxa ay ahayd in aad ku soo koobto akhriskiinna ballaariya oo buugta noocaas ah ha isku koobinna.

  • @cabdinaasir5493
    @cabdinaasir5493 2 роки тому +1

    جزاك الله يا استاذ عمر انشار ❤❤

  • @qoraneofficial3613
    @qoraneofficial3613 2 роки тому +2

    Waxaan aqristaa Bookta fikradaha waxne waan ka faaiday sidoo kale kutubada cilmiga diiniga iyo Tafsirka quranka kama tago oo subaxii iyo hbnkii ayan jameco ku xiranhay alx qofba waa siduu wax ufahmo book tane kuwa faaido leh iyo kuwa faaido laheyn wey iskugu jiran 😎maskaxda ilahey kusii kukala shandheyso
    aniga fikradeyda waaa😇

  • @iimaanabdi9688
    @iimaanabdi9688 2 роки тому +2

    Mahadsanid

  • @abdirahmankeisal9939
    @abdirahmankeisal9939 2 роки тому +4

    Buugaagta aniga aan aadka u aqriyo, waa buugaagta la xariira, horumarinta nafta( personal development). Anigu inta badan ma jecli buugaagta dhiirigallinta iyo faataalnimada leh, inta aan hadda soo aqriyay waa buugaag wax I barayso qawaaniin kala duwan oo aan inta badan soo tijaabiyey, atomic habits, mastery, the 10x rule, productive Muslim iyo the leadership of prophet Muhammad. Buugaagtaas buugaag ka cajiibsan waligey ma arag, waa buugaag ku baraya wax la taaban karo, lkn waxaa wangsaan qofka inuu labada dhinacba wax ka aqriya, buugaagta reer-galbeedka iyo muslimiinta, si uu waxbadan u fahmo.
    Buugaagta kulligood isku mid maaha, hadda buuga aabe hodan iyo aabe faqiir ah, wuxuu ku barayaa sidaad u maamuli lahayd qarashaadka, marka buugaagta qaar ee la xariira development waa kuwo wanagsan, lkn lama rabo qofka inuu hal majaal wax ka aqriyo, dhinacyada kala duwan waa in wax laga aqriyaa.

    • @areeya7
      @areeya7 2 роки тому

      Pdf mahaysa

    • @abdirahmankeisal9939
      @abdirahmankeisal9939 2 роки тому

      @@areeya7 z library ayaad ka heleysa wllo every book you want

    • @aishaabdi6678
      @aishaabdi6678 2 роки тому

      @@areeya7 bugaag pdf hadi aad ubahantahay aniga kusheegaya

    • @areeya7
      @areeya7 2 роки тому

      @@abdirahmankeisal9939 hye wll mahdsanid 🤍

    • @areeya7
      @areeya7 2 роки тому

      @@aishaabdi6678 wayahy wll inte kaLaso xidhidha

  • @abdulkadiryousuf7395
    @abdulkadiryousuf7395 2 роки тому +1

    Mahadsanid Omar inshar

  • @hassanibrahim2739
    @hassanibrahim2739 2 роки тому +1

    ustaad inshaarow kala reeb kutubtaas kuwo aad muhiim u ah nolasha qofka uu ku noolanayo hada waxaa jiro kutubo aad u nafci badan sida kitaabkan oo kale فن التعامل مع الناس في طل سيرة النبي صلي الله عليه وسلم

  • @nadiramaxamed9579
    @nadiramaxamed9579 Рік тому

    Ustad Omar inshar allaha kuxafido daiman waxad nosogudbisa muqalo faido leh alx aniga waxan aqriya hadiyo jeer wakutubo faido ileh aduun iyo aqiro. 📚

  • @H.A.M320
    @H.A.M320 Рік тому +2

    Waruntaa bookaakta inyaroo nacfi leh moyaane inta kle waa saraab caadiya.👊

  • @abwaanmaxamud7519
    @abwaanmaxamud7519 2 роки тому +4

    mahadsanid.
    lkinse omarow dhalinta somaliyed badan kood wax kuma akhriyaan afka carbiga taas waxy sababi kartaa inaysan buuugagta qiimahaasle aysan sida aad u fahmayso u fahmin. shaqsiyan bugaagta qiimaha iyo waxa aad kasheegayso wan ku arkay.gaar ahaan ‏ابن تيمية

  • @abdulahiabdiaziz6697
    @abdulahiabdiaziz6697 2 роки тому +1

    Asc Omar inshaar sxb xagee kaala soo xiriira

  • @Hassann114
    @Hassann114 2 роки тому +1

    Haybada waa wax ilaahay dadka siiyo qaabkaa u hadlee iyo mowduuc yada ka hadlee wllhi wax badan ka faa iiday ilaahay haku barakeeyo walal ❤

  • @hanawalli3070
    @hanawalli3070 2 роки тому +12

    بود كاست حقك مرة مفيد شكرا عمر إنشار

  • @maxamedawjamac8277
    @maxamedawjamac8277 2 роки тому +1

    Markaad wax akhriyayso is waydii yaa tahay?
    Qofka muslimka ah waa in uu wax ka akhriyaa waxyaabaha mar walba uu sameeyo sida salaadaha , soonka, sakada ,xajka iyo iwm.
    Hadii dhacdo cusub timaado wax ka akhri
    Shaqadaada wax ka akhri
    Markaad akhriyayso buugaagta ay qoreen gaaladu waxa fican in aad baadho taariikhda qofka qoray.
    Ilaahay swt ha ina xifdiyo aaaamiiin

  • @rahhmamohhamed9027
    @rahhmamohhamed9027 2 роки тому +1

    Mahadsanid ustaadunaa

  • @makailmohamed8181
    @makailmohamed8181 2 роки тому +1

    Masha allah mawduc muhiin aa Nala wadagtay jazakallah

  • @mohommetbashir4348
    @mohommetbashir4348 2 роки тому +5

    KU SALIYA RASULKA Ever The Most knowledge able And The Most shine All Created Prophet Muhammad SCW❤❤💯☪️✅ﷺﷺ

  • @najahahmed114
    @najahahmed114 Рік тому

    Mahadsanid walalo laakiin meel lagaaga soo xidhiiidho noo sheeg

  • @behonest6989
    @behonest6989 2 роки тому +2

    Masha Allah wll cumar nosobadi alle hakusharfo

  • @sayidalbanna
    @sayidalbanna 2 роки тому +2

    Ustaad xaqiiqdu waa midaa
    Ani ayaa aqristay book saving ka hadlaya
    Heer wxan arkay aan xtaa sadaqadi aan ka jaakiray

  • @zamiiraahmed1698
    @zamiiraahmed1698 Рік тому

    Walal Omar Inshaar ilhy hku barkeeyo aadbn uga faaidny podcastiyadada🥰

  • @sadamabdallacazaam7171
    @sadamabdallacazaam7171 2 роки тому +1

    M.shaa allah ustad

  • @NAQEEYE
    @NAQEEYE 2 роки тому +16

    Waa runtaa ustaad waxan arkay nin yidhi; "allx sanadkan waxan akhriyay 89 buugg, waxan dareemaya inaan hoos u dhacay!" Saan waydiiyay 89-kaa buugg maku jiray kitaabka Qur'aanka ah iyo Axaadiista nabbiga N.N.K.H Iyo siiraddiisii? Nasiib-xumo wuxuu igu jawaabay "may"😭😭

  • @Dr.Abdikadir-peds
    @Dr.Abdikadir-peds 2 роки тому +2

    Mahadsanid Omar. Waa sax in Diintu ka fiicantahay buugagtaas. Laakiin faaida weey kujirtaa bugaagta. Waa maadi. Waan akhriyey. waxaan ubaahanahay Muslimiin qoraayaaal.

    • @Shafie211
      @Shafie211 2 роки тому +1

      Haa walal ciladu halkaas ayay katimid lkn way jiraan ina kasto aysan ad popular u ahayn sida booga layirah; The Productive Muslim: Where Faith Meets Productivity” Amazon ayad laga hela. Dad badan ayuuna nolashooda badal booga.

  • @channel-barkhadle
    @channel-barkhadle Рік тому +1

    dhawr jeer iswaydiiyay arintan hada kahor inanba iiyimi buug wata su aalu iga waydiiyay dhamaan su aalihi waxn uga jawaabay siday ugu qornaayeen buuga anoon hore u akhriyin buugan wuxuuna ka hadlayay ganacsiga aad bad umahadsantahay wllky

  • @idirisahmed4556
    @idirisahmed4556 2 роки тому

    Scw War gabadhaa wataa saliga nabiga scw ina xasuusisaa habeen walba

  • @abdirahmanhusien6174
    @abdirahmanhusien6174 2 роки тому +1

    تسسسسسسسسسسسسسسسسسسلم يااسسسسسسسسسستاذ عمر انشششششششششار

  • @abdishugri6930
    @abdishugri6930 2 роки тому +3

    Taas kuguma raacsani shaqsiyan buugaagta hormarinta nafta ku saabsan hayana qof ama labo anficin malaayiin ayay noloshooda dhaka wanaaga ubadaleen takale muuqaalada aad ogaansho soo galisaa badi waxay ku saabsayihiin hormarinta nafta.

  • @svgcrtns444
    @svgcrtns444 2 роки тому

    Runtii wallal Cumar, muuqaalkaan oo kale aad iyo aad ayaan ugu baahnaay, waxan ku dhashay kuna noolaa muqdisho oo Mel kale ma aadin, sidaa ee tahay da'deydu waa 23 ka aaba gabagaba ii ah, caalam ama dunida wax aqriaka bishan ayaan kusoo biiray kadib markaan jamacdeeda dhameyay, noloshedi marka laga soo tago kutubada yar yar ka ah ee diinta iyo kitaabka quranka, waxa aan aqriyay Hal buug, hade waa nolosheyda oo dhan, waxaan rajeyna in aanan joojin, haduu rabbi idmo, adigana waxaan kaa codsanayaa in aad cod dheer ugu baaqdid dhalinta, sida ee wax akhriska isu bari lahaayeeb mahadsanid.

  • @mustafenuur1789
    @mustafenuur1789 2 роки тому +1

    Scw thnk you omar inshar

  • @Abdiladiif-r2t
    @Abdiladiif-r2t 2 роки тому +1

    Omar way Fikir aad ufiican ayaad samaysay Markaad Go aansataY Inaad Samayso Xhanel noocanoo Kale Ah Oo Si HsakhsiyaN CamaL Aad U HadlaYsid ❤✌

  • @Salmanmuse1
    @Salmanmuse1 2 роки тому +2

    Wcs, so noqosho wanagsan ustaad.

  • @ramlodhalhow6088
    @ramlodhalhow6088 2 роки тому +1

    Masha allaah

  • @حذيفةحيلى
    @حذيفةحيلى 2 роки тому +1

    Omar salaam.

  • @gamessjr3228
    @gamessjr3228 2 роки тому +2

    omer barnaamijkan kananlka ogansho sogali waayo mawduuc muhiim ah weeyi mahadsanid

  • @xaydarft1167
    @xaydarft1167 Рік тому

    mawduuca akhrinta buugaagta waa mawduuc wareer badan sababtoo ah waa mawduuc ku xiran qofka iyo ikhtiyaariyadiisa oo qofku waxa uu jecel yahay ama uu xiiseeyo ayuu akhrin karaa.

  • @junaidkamil
    @junaidkamil 2 роки тому +6

    Walaalow waxaan kugula talin lahaa ama kaa codsan lahaa inaad podcasts ka soo galiso Spotify. Mahadsanid.

  • @abdirizakibrahimbarre9533
    @abdirizakibrahimbarre9533 2 роки тому

    Waa run sida aad sheegteyna waaye, keliya waxaa ka dhaxleysaa inaad adduunka sii daba orodo oo welwelkaada bato, Mar ayaan aad u akhrisan jiray lkn mar hore ayaan fahmey inay adduun iyo aakhiro waxba ii soo kordhiyin.
    Mahadsanid

  • @abdisamadosman8742
    @abdisamadosman8742 2 роки тому +1

    Ustaad culimadii hore taariikhdooda bal kasoo hadal

  • @gabyaaawtaad7608
    @gabyaaawtaad7608 2 роки тому

    جزاك الله خيرا

  • @AxmedKeyse-s5l
    @AxmedKeyse-s5l 3 місяці тому

    يا سلام سلمنا من البلاء الله اكبر ❤❤❤

  • @samiirasheekh6714
    @samiirasheekh6714 2 роки тому +1

    Ilahay wanaaga hayna tuso

  • @Aden-xk8xx
    @Aden-xk8xx 2 роки тому +1

    Alx aniga labbada buug ee aan aqriyay biilhii u dambeyay midkoodna aan wali wado waxay kala yihiin
    1:xantaysi buug ka hadlayo taariikhda iyo waayihii gedo iyo ugaaskeeda
    2: al faaruuq.Taariikhda cumar binu khadaab

  • @amishasheikhofficial1466
    @amishasheikhofficial1466 2 роки тому

    Shukran wll cumar🥰

  • @Boqran5
    @Boqran5 Рік тому

    Dr ibraahim al fiqi kutubtiisa kwrn

  • @cusmaaniyiinta
    @cusmaaniyiinta 2 роки тому +1

    Maadaama aad Sheegtay in prod cast Kaligaa aad ku Tahay Halkaana uu omar Gaar uyahay
    Si uu xamaasad gooni ah u yeesho malaga yaabaa in aad kusoo casuuntid dad Cod kar ah Oo Wax laga faa'idayo iyo dad Omar ku xiran Muddo dheer.

  • @Faras_cade
    @Faras_cade 2 роки тому +1

    Waqti oo soconaayo soo badi, because of my comfort zone isn't helping me greatly so I can take a time with Omar inshar.
    Bro please keep talking a hot podcast, thanks Mr Omar

  • @rabsholeoffcial7329
    @rabsholeoffcial7329 2 роки тому +1

    Aniga markiiladhaho buuwagta kusabsan hormarinta waan iskal ilaaliyaaa waxa inbadan akhriyan bugwag waxbanal laga faidayo

  • @xadiisproduction5819
    @xadiisproduction5819 2 роки тому +1

    Walaal omar inshaar channel kaan share ii dheh waa channel aan kusoo gudbiyo khayrkee insha allah

  • @sheekowadaag1234
    @sheekowadaag1234 2 роки тому

    Cumar inshaar waan ka faidnay marka aan soconayo iyo markan shaqo qabanayo iyo markan cml waayo ba cumar inshaar baan dhagaysta

  • @kulanso2355
    @kulanso2355 2 роки тому +2

    Cumar wll aniga hadaan bilaabay bugaag aqrin waxaana ka bilaabay ku jeclahay oo sheeko faneed aad u jeclahay

  • @wacayzkhalifa
    @wacayzkhalifa 2 роки тому

    Walahi wan ka hela podcast tigaga sxb hore usoco

  • @bilan321
    @bilan321 2 роки тому

    Shukran walal Omar 🥰Mowduuc aad uwanagsan baa noso gudbiisay

  • @hafsanuura2498
    @hafsanuura2498 2 роки тому +1

    Aniga akhriska waxan bilashay mar aan aad u fogeyn lkin waxan xoga sara kitaabada diiniga ah wayo maskaxdana wey dhisayan diiniyana wad u ga faaiideysa msha allah
    Kitaabada waxa ka mid ah aan ka faidey
    المصابيح الثلاثة
    ابن زمانه
    نور وهدايه
    نظرية الفستق
    Iyo kuwa kalo badan run ahaantii aad ban uga faiideystay

  • @rahimaali5762
    @rahimaali5762 2 роки тому +2

    Anigu Ibrahim Al fiky ayaan aad u akhriyay buugtiisa.

  • @nimcomohamed1503
    @nimcomohamed1503 2 роки тому

    Wlahi aboowe aad baad umahadsanthy bararujintada aad nabaraaru jisay aaw kaga mahadcelin aboowe

  • @XiisMedia1436
    @XiisMedia1436 2 роки тому +1

    Mahadsanid walaal

  • @mohomeddeck7243
    @mohomeddeck7243 2 роки тому

    Waa runtaa wllhi ahmiyadda qiraa'ada waxaa kamid ah in qura'aanka Aayaddii ugu horreysay ee soo dagta ay ahayd amar Nebiga N.N.K.H lagu amrayay inuu aqriyo
    إقرأ
    marka nolosha bani'aadamka iyo Aas'aaskeeda ayaaba ku dhisan wax aqrinta

  • @maxameddeeq3377
    @maxameddeeq3377 2 роки тому +1

    Reer galbeedka buug ka taas waa buug kag ee iyaka u baahan!! Sababtu Bulshadooda cidlo darteed ayee usku dilaan?!!Subxanalah 😅

  • @bermuda4404
    @bermuda4404 2 роки тому

    Masha allah akhi ..alle hakubarakeeyo🤍

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 2 роки тому

    Jazaka allhu khayr khayr .waxaa ay ahaayen suugaan iyo biology ayaan akhriyey todobaadkan

  • @abdallahfarah3883
    @abdallahfarah3883 2 роки тому +1

    Spotify podcast-tigaaga makujiraa?

  • @cabdinasir0981
    @cabdinasir0981 2 роки тому

    m.a allaha ku barakeeyo 🤲🥰👍

  • @SakariyeJb
    @SakariyeJb 2 роки тому +1

    Nio podcast maax kugu qoran omar wuu iga diday bro isheeg

  • @maxamednuuraadan6217
    @maxamednuuraadan6217 Рік тому

    Yaasalaam allaahu akbar

  • @hamdisagal8177
    @hamdisagal8177 2 роки тому +2

    Cumaroy dhalinta badankeeda afka carabiga wax kuma akhriyikaraan ee maa noo turjumto buugta arabiga ku qoran ee qiimaha badan

  • @laasmedia1
    @laasmedia1 2 роки тому +1

    runti video gan waxbadan ayan ka faiday buug aqrin ina hada bilabo ban rabay hada wadadi an u mari laha videogan aya itusay mahadsanid ustaad talo hada isisineysana iso qor

  • @masbalabduallahi1283
    @masbalabduallahi1283 3 місяці тому

    Horta wllo bugagtas wad shegtey mel laga helana mashgtit 😢

  • @MohamedHassan-se5ne
    @MohamedHassan-se5ne 2 роки тому +1

    Wll Omar Mahadsanid Waa Arin loo Bahan Yahay In Lagu Baraarugo.
    Aniga Ahan Waxa iigu Horesay Buugagta buug La Dhaho How To Win Friends And Influence the People. Wan Ka Joogsaday buugagta Marki an Dhameyay ayan ogaday Xaqiiqadaa Wana Nothing Alxamdullilah

    • @0name530
      @0name530 2 роки тому +2

      Aniga xitaa buugan waan akhrin jiray Bilowgii hore ayaan Iska dayey wax uu ka hadlayo ma jiro

  • @Zahruush
    @Zahruush 2 роки тому

    Masha allh my teacher😘😘

  • @ciisecabdinuur9445
    @ciisecabdinuur9445 2 роки тому +2

    Asc wll cumar buuggaagta aad sheegto oo dhan waa caribi ayeey ku qoranyiihiin lkn guuggaag afsoomaali ah ma jiraan miyaa

  • @hassannoor9827
    @hassannoor9827 2 роки тому

    masha allah waa kugu raacsanahay💯

  • @MusseAbdi19
    @MusseAbdi19 2 роки тому

    Dhaan dabagaale, mawduuc magaciisa xasaasi yahay 🥰🤩😍

  • @husseindirie531
    @husseindirie531 2 роки тому +1

    qofba qofkuu ka buug aqris badan badanyahay wuu ka maskax xooganyahay kan aanan waxba aqrin. wax aqrintaas hadhoow markii hoowl loo rogo, qofka wax aqrinta badnaa, wuu ka niyad fcnyahay kan aanan waxba aqrin, inaad wax aqriso lkn aanad waxba qaban ayaa daran

  • @shaqalecabdikariim9233
    @shaqalecabdikariim9233 2 роки тому +2

    War omarow hada ma buugtayda igu dirin sida
    Buuga guubaabo
    Iyo sirta guusha
    Iyo kitaabta ibraahima al fiqi

  • @umumasaakiin5396
    @umumasaakiin5396 2 роки тому +2

    Ustaad suaashan iiga jawaab adigoo mahadsan. Qofku haduusan carabi garaneynin siduu kutubtaas waaweyn ee culumada islaamka qoreen uga faaiideysan karaa?

    • @Waacidka.1
      @Waacidka.1 2 роки тому +1

      Wlo alle haku sharfo carabidu waxy doonaysaa inaad barato akhriskeeda
      Waana fudyahay .. iaku day inaad barato kadib ayaad si wacn ula keenaysaa amhsndid wlo

  • @Hiiiu575
    @Hiiiu575 2 роки тому

    SHUKRAN BRO mar dhaweyd baanba bilabey book aqrinta hadana markaa 2book sii marayo ku fakirey intaanan aqrin book aan rabo inan aqriyo inan is weydiyo wixi aan ka faidi lahaa kadib aan aqriyo iyo waxa aan rabo inaan fikrad ka heysto book laga qorey inaan aqriyo lkn macduuc kliya iso jiitey ama book badan aqri iguma jirto thankz kaabe 19/9/2022/9/25AM

  • @gabyaaawtaad7608
    @gabyaaawtaad7608 2 роки тому +1

    Hadal Gobeed❤

  • @ilhaandaahir3337
    @ilhaandaahir3337 2 роки тому +1

    Appka podcast ga kuma jirtid miyaa ma you tube ka oo kaliya soo galisaa wll omar

  • @mohamedalimohamed5437
    @mohamedalimohamed5437 2 роки тому +1

    ASC waa first time aan soomaali comment u qoro anigoo yasitaan ka wadin, anigu waan ka soo horjeedaa fikirkaaga personal-development waa wax loo baahan yahay (WAY/BRIDGE) oo ay keensanayso wakhtigan aanu nool nahay markaa waa tijaabo qofeed oo laga yaabo inay sanado kugu qaadan lahayd inaad dagdag ku heshid ee maaha u jeeddada loo socdo arinkaas dib ugu noqo si wacana u baadh eleen dad badan kugu xidhan oo laga yaabaa inay fikir kaaga qaatan. BEST BOOKS in personal-development slide-edge, atomic habits. AMA CADEEMO KEEN SAAN UGU QANACNO. ASC

  • @abdijamalsalad1302
    @abdijamalsalad1302 2 роки тому +1

    Wankusalay ustaad cumar alahakudhowro

  • @akofficial2203
    @akofficial2203 Рік тому +1

    Nio bugagta Culimadas.carabiyey ku qoran yihiin luqadasna wey ngu adag tahye noso turjum mclin hdey macqul tahy ama podcastiyo ad ku sharaxeyso noso dhig,wana codsi🙏

  • @asalstars4600
    @asalstars4600 2 роки тому +2

    Runti 7dobaatka dhexdisa rabay inaa ku so qoro kasoo hadal rag waxaa maskaxda naga kha saday dhahaya dhiira geliyaha bulshada dhahaya si fudud lacag ku sameey waliba adigo gurigaaga jooga nollshada ka adkoow dhaqaaq wax u sameey cml waanku yaabanahya

  • @ArMan-od3nx
    @ArMan-od3nx 2 роки тому

    Thank you ustaad omeir inshaar🔥💙