Mohamud Abdi Elmi Wareysi #2/2- Gen Caydiid iyo Dagaalki Ranjaris

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 сер 2024
  • Hanoolaato Media Network
    I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato....
    Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
    At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
    Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
    Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

КОМЕНТАРІ • 204

  • @mohamedqeyt3873
    @mohamedqeyt3873 5 місяців тому +15

    Dagaalkaas abtigeey baan ku waayay waliba aso dagaalamaya buu dhintay proud of him allaha u naxariisto

  • @kindboy8760
    @kindboy8760 9 місяців тому +39

    Taarikhyada inaan dhageesto aadban uga helaa qaasatan tan somalia....Thank you Hanoolaato.

    • @khadramahdi4116
      @khadramahdi4116 9 місяців тому +1

      Taariikha malaha somalidu abaaraanahaysa iyo gajaanahaysa unbay ka adagyihiin.

  • @mof.7890
    @mof.7890 4 місяці тому +5

    This man is telling the truth. God bless him.

  • @husseinsamatar6968
    @husseinsamatar6968 9 місяців тому +21

    Dr. Ka wareysi kle nooga soo qaad ayaanlow mida kle buugaan muqdisho halkee laga helayaa thanks

    • @muhamedabdiqadir
      @muhamedabdiqadir 20 днів тому

      Asoo Bfd ah ban kusoo diri hadadan helin.😊

    • @mohamedmohamudjimale3256
      @mohamedmohamudjimale3256 18 днів тому

      ​@@muhamedabdiqadir War anaa rabo also bdf mw haysa

    • @h-learning
      @h-learning 17 днів тому

      Sxb wan donaya numberkaaga ila wadaag ​@@muhamedabdiqadir

    • @Yaafid17
      @Yaafid17 14 днів тому

      @@muhamedabdiqadirugaas ani ii soo dir please

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757 9 місяців тому +39

    Best somali professor i have ever seen

  • @shuceybjakarta7041
    @shuceybjakarta7041 9 місяців тому +9

    Mahadsanid Ayaanle, Waxad inoo heysaa howl aad u muhiim hadii aan nahay dhalinta so koreyso qaasatan aniga wax weyn ka kororsadaa Warbixinadaada iyo wareysiyadaada.
    Mahadsanid Markle sxb.

  • @madadaalo3805
    @madadaalo3805 9 місяців тому +15

    Excellent hogaamiye
    Prof Mohamed abdi Elmo allaha ku barakeeyo

  • @cabdirisaaqdaahir7884
    @cabdirisaaqdaahir7884 9 місяців тому +8

    Maasha Allah, waxaan xasuustaa Abwaanki waynaa Allah ha u naxariisto ee gaariye. Waxaa uu yidhi maalin walba waxaa inaga gubata Maktabad wayn , macnaha waxa uu ugajeeday ka faa iidaysta Dadka Taariikhda haya.

    • @shafihussein4433
      @shafihussein4433 4 місяці тому

      Waa dhab waa in dadka wax og wax lagala hadhaaa

  • @baashiqoobeey4402
    @baashiqoobeey4402 9 місяців тому +5

    Maxamud Abdi Cilmi Mahadsanid Adeer inbadan
    Waxbadan Ayaan raadiyey Dagaalkaas xogahiisa
    Mahadsanid inbadan
    Shakhsi Somali ah oo kaqaalisan manoola mantay
    Caafimaad iyo cimri dheer ban kurajaynayaa
    Ayaanle walaal Adeer udugbi comment gaas

  • @abdiquanif400
    @abdiquanif400 9 місяців тому +6

    Excellent interview and Very well informed. Waa ilaahay mahadii in aqoonyahanadii mujaahidiintii SNA ay wali noolyihiin. Dadka maanta dalka utaliya ha ogaadeen in Dalka soomaaliya ay dhiigyacab badan udaadiyeen. General Mohamed Farrah Aid iyo dhamaan halgamayaalkii SNA allaha unaxariisto. Dadka maanta 4.5ka kufadhiya waa dulmigii uu Butris Khali kashaqaynayay oo dhaxal Galay nasiibdaro? Thank you Mohammud Abdi Elmi for your courage and commitment for supporting SNA and what it’s standing for. You have demonstrated in-depth knowledge and I hope that your information may have change the views of those who have been missed guided

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757 9 місяців тому +28

    Ayaanloow fadlan ciyaal xafadeed yada kufaana hanoolaato ayaan kasoo muuqday intaad nugu daalineysay maad khabiir kaan oo kale noo keentid

    • @mahatomar3522
      @mahatomar3522 3 місяці тому

      Ayaanle waa nin Somali ah oo nadiif. Ah so please stop insulting real men I hope great wishes ayaanle hussuen Abdi

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757 9 місяців тому +15

    Masha allah 10 jeer kabadan ayaan ki ceshtay mana kadaalaayo waa taariikh mug iyo miisaan weyn leh wlh

  • @usseinbolt4879
    @usseinbolt4879 8 місяців тому +4

    Protect this man at all cost, plus he knows a lot than he is telling which needs to be taken archived.

  • @maanmohamed
    @maanmohamed 9 місяців тому +7

    Wareysi dhaxal gala thanks ayaanle iyo prof mohamed

  • @faataalelambar1578
    @faataalelambar1578 9 місяців тому +8

    Allaha u naxariisto jananki waxa qosol igudilay 59:30 kuwa lasoodiray sida loogawali jiray sirdoonka USC SNM caadi ma’hayn❤❤❤❤

  • @GololMudug
    @GololMudug 9 місяців тому +41

    HG intelligent ❤

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757 9 місяців тому +18

    Ayaanloow nink 10 interveiw kasoo qaad runtii waa academic waa taariikh nool

  • @user-gz9xe2up7l
    @user-gz9xe2up7l 9 місяців тому +6

    Fadlan wxn kaa codsanayaa wareysigan qaybihiisii kale inaad soogaliso fadlan
    AllahA kubarakeeyee

  • @suugcabiro6415
    @suugcabiro6415 8 місяців тому +4

    Markeey noqoto dowladah shiyeeyo waan ku fanaan h,g

    • @shafihussein4433
      @shafihussein4433 4 місяці тому

      Damiir soomaalinimo ayaad leedahay waxii dhexdayna ah waa dhexdayna

  • @jamesblack2577
    @jamesblack2577 4 місяці тому +3

    H.G caadi ma ahan

  • @fardowsaelmi8475
    @fardowsaelmi8475 9 місяців тому +9

    Masha allah waa run marqaatiga nool

  • @axmedjamac7428
    @axmedjamac7428 9 місяців тому +2

    Prof wa history oo nool ma.a allah cimriga u barakeyo

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 9 місяців тому +21

    Allaha u naxariisto Gen Caydiid asagu nolol kumuu arag dadkiisii maanta nool lakin dadkiisii maanta saameyn weyn ayey ku leeyihiin Geeska Afrika iyo caalamkaba Somaliyana dhinac kasta waxaan oran karnaa wuxuu ka tagey Taariikh cidna aysan inkiri karin.

    • @abdiwaliabdi4059
      @abdiwaliabdi4059 9 місяців тому +1

      Taariikh moriyaan death and distraction

    • @cirjiidh77
      @cirjiidh77 9 місяців тому

      @@abdiwaliabdi4059 cafimad

    • @munamuuse3728
      @munamuuse3728 9 місяців тому +1

      True May Allah swt bless them USC

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 9 місяців тому +6

      ​@@abdiwaliabdi4059aan booyee irida I xira. Caydiid ALLE ha u naxariisto asagoo weliba dadkeeyga laayey ayaan misna u duceeynayaa waayo waa nin Soomaaliyeed oo diiday in la rarto sidaada oo kale.

    • @upirashid
      @upirashid 9 місяців тому

      ​@@abdiwaliabdi4059masakiin waad ciilan tahay yaan lagaa dareemin

  • @General_qotomiye
    @General_qotomiye 5 місяців тому +2

    HOGAAAMIYE GENERAL CEYDIID NIN CAQLI BADNAY OO SOMALIA ABAAL UHEYSO ❤

  • @mariamohan6793
    @mariamohan6793 9 місяців тому +3

    Hadaay macquulthy ha inoo soo badiyo taariiqdaan oo kale❤

  • @aliessa553
    @aliessa553 9 місяців тому +1

    Allow kuu naxariiso halyey buu ahaa mahadsanid ader sidad xogto nola wadagtay

  • @badalabshir502
    @badalabshir502 9 місяців тому +4

    Masha allah i interested this history

  • @abdikarinhajji
    @abdikarinhajji 9 місяців тому +12

    Walhi somali dadkoda qali ah Ayaga aya dila janaral ceydid ilahay ha unaxarito hayad waxu aha ilahay ugu deqay somali Lakin Ayaga aya lo adegsaday

  • @abdihafittism9422
    @abdihafittism9422 9 місяців тому +4

    Waa taariikh Cajiib Runtii 👏🙏
    Somalia Guul iyo Gobonimo❤❤❤🙏intii Dhimatayna Alle Ha naxariisto 🤲😭

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757 9 місяців тому +7

    Umaleyn maayo nin ka run badan inuu maanta ciida dusheeda saaranyahay

  • @timo6867
    @timo6867 9 місяців тому +5

    Wllhi somali wagaas balaayo ayey aheyd😂 iyo maanta

  • @abdirizakmahamud6635
    @abdirizakmahamud6635 9 місяців тому +9

    Xasuus waaye aniga maalinta marokaanka ay dagaalamayeen xaafada aan daganayn ayey subaxdii anagoo hurdayna guryaha noogu soo galeen oo wixii rag sheegta xaafada barxad ku tall ayey na geeyeen ilaa 10.00 saac aan fadhinay kadibna xabada ayaa ku bilaabatay waana kala cararney

    • @hibanura1929
      @hibanura1929 9 місяців тому +1

      Meqajira tahay hada😂😂😂😂

  • @abdulahinuraaya6709
    @abdulahinuraaya6709 9 місяців тому +8

    Waa mahadsantahay waa joogay magaalada muqdisho dagaalkaas waana taariiq xusid mudan @@@@

  • @yoonisfaarax3031
    @yoonisfaarax3031 9 місяців тому +4

    Waxaa xaqiiqa ah in ninkaan uu yahay nin caqli iyo cilmi ilaaheey isugu daray aqlaaq ahaanna aad u dhisan .
    Waayo hadaladiisa waxaa ku jiray waan ka dhawrsaday wax kasta oo aan marag u heynin .

    • @shafihussein4433
      @shafihussein4433 4 місяці тому

      He is highly professional and Academic mwn

  • @axmadxassan7969
    @axmadxassan7969 9 місяців тому +5

    Sir ayaanle wax umada muhiim ah ayaad so deysey e allaha ku sharfo big brother

  • @akhalif579
    @akhalif579 9 місяців тому +2

    Excellent history, waa taarikh soomaaliyeed in si sax loo qoro e daacayada cadowgii soo duulley kali ah la dhegeysan weeye. DR SI HEERSARE AH SHARAXAY WAX BADANA WAA DHIMANYIHIN HAL MEEL LAGU KOOBI KARIN. MAHADSANIDIN.

  • @hassanadow8034
    @hassanadow8034 2 місяці тому

    Walaal bugaagtaas Nairobi makaheli karaa....Haa noolaato waan kuhaaystaa

  • @user-ns7df1zk5k
    @user-ns7df1zk5k 20 днів тому

    Maasha alllah waraysi dhaxalgal ah weeye

  • @abdirizakdhere04
    @abdirizakdhere04 9 місяців тому

    Runti Information Cajiib ah waye Mashalah Ayanle Mahadsanid bro❤

  • @FardaQarris
    @FardaQarris 9 місяців тому +3

    Runti xiligaas xaalada sida ay u adkeeyd iyo wax qabad koodi wa wax kala fog Allaah hau naxariisto dhamaan intii ka qayb qaadatay inta dhimatay iyo inta nool intaba

  • @abdiazizbarre7877
    @abdiazizbarre7877 9 місяців тому +1

    Maxamed abdi ilmi waraysigiisa inta rabto in laso celiyo like saar si ayanle waraysi kale uu ula sameeyo

  • @kasimibrahim3044
    @kasimibrahim3044 9 місяців тому +2

    Rabbi ha u wada naxariisto intii ku shahiiday gaar ahaan madaxdii dagaalkii ader Shariif Geesaweene iyo abti Cabdikariim Sh Yuusuf Direed ( Abti Carabeeto)

    • @shafihussein4433
      @shafihussein4433 4 місяці тому

      Abdikariim.sheekh Yusuf eedaday ayaa dhashay waxuu dhinac walba kadhisan Allah yarxamhu

  • @Yx3141
    @Yx3141 7 місяців тому +4

    Asc, I would love to purchase his books. Where can I buy it ?

  • @abdallexuseen2453
    @abdallexuseen2453 9 місяців тому +1

    Runtii waa wareysi wax badan daaha kaqadaayo ❤ fikirka ah in 100 kii guriba loo sameeyo ciidan kontarolo waa habka maanta amniga mugdisho wax badan u taraayo waxaan rajeynaa in ee meshaas il garaa ku eegi donaan dadka ee quseeso amniga mugdisho waayoo wax walbo oo laga soo shekeeyo faa idooyin ayaa kujiro waana faa,idoyinka aan ka heli karno mhdsanid ayaanle iyo team hanoolaato

  • @saidrooble5076
    @saidrooble5076 9 місяців тому +1

    Waa sax waan joogay dagaaladaas oo dhan sifiican ayaan u xusuustaa

  • @Mohammed_Kulmie
    @Mohammed_Kulmie 9 місяців тому +2

    Baraka Allaah

  • @amiindeeqcilmi7244
    @amiindeeqcilmi7244 8 місяців тому

    Ayaanle shaqda aad somali u heysid mahadsanid.
    Ujedkaygu waxaw yahay mawduucan wow balaran yahay mana jiran wariyayaal iyo dawlad isku howshey so aruurinta xogtan aadka u muhiimka ah soo badi barnamijkan mawduucyada aad ka sameyneysid mahadsanid.

  • @abdikadirmohamedsiad2216
    @abdikadirmohamedsiad2216 9 місяців тому +1

    Goob Joog Ayaana u Ahaa Inta Badan Taarikhda Uu Proff. Ka Sheekaynaayo

  • @ayanelmi7218
    @ayanelmi7218 9 місяців тому +3

    Ayaanle soo badi sheekadaan waa mid xiiso badan

  • @jamalabdi8314
    @jamalabdi8314 3 місяці тому

    Mahamuud Abdi legend marqaati dhabta maanta wataaa xaqiiqda dhabta ah alow ku xifdi

  • @user-pz5np2ju7l
    @user-pz5np2ju7l 8 місяців тому +1

    Dr Mohamud Abdi Ilmi waa Soomaaligii iigu horeeyay ee wax Ummada anfacaayo qoray Ayaanle waad Ku mahadsantahay wareeysigaan fadlan isku day inaad sameeyso wareeysiyo kale wax badan ayuu haayaa

  • @almazeeddubai3204
    @almazeeddubai3204 9 місяців тому

    Waa tariiikh Iyo Waya ARagnimo Cajiib Ah wooow

  • @saydiiofow1335
    @saydiiofow1335 9 місяців тому +2

    6 minutes and 2000 madfac iyo 16 gantaal, shirkaan ceydiid iyo jees way yimaadan caydiid wuxuu amray Iney kala tagaan meeshana weerar looga baqaayo, warkaasna talayaanigaa soo dusiyey oo u sheegay

  • @AbdisalaammohaDirie
    @AbdisalaammohaDirie 2 місяці тому

    Ayaanloow booktaan Mogadishu ma ka helayaa Mhdsanid ayaanle drka cimriga iyo caafimaadkaba allaah ha u barakeeyo waa dheeman inoo nool mudane in lagu faano oo la ilaashado

  • @padronedelmare1307
    @padronedelmare1307 7 місяців тому +1

    Wareysigii ebed ugu fiicnaa aan dhageysto….by popular demand Ayaanloow ninkaan soo celi.

  • @realityreality8301
    @realityreality8301 14 днів тому

    Ayaanle waa nin qalbi fiican!

  • @bisharbeledi2986
    @bisharbeledi2986 9 місяців тому +2

    Dhacdadii ugu wanaagsaneed ee aad noo soo gudbisid ayuu ahaa khabiirkan oo kale ayaa lòo baahan yahay, Dib ugu noqo

  • @naftaonelucky7831
    @naftaonelucky7831 9 місяців тому +4

    Asc Ayaanke booktaan aan u baahanay xagee ka heli karaa thanks

  • @NimoAliaboubakar-bj3gr
    @NimoAliaboubakar-bj3gr 9 місяців тому

    Mash Allah

  • @user-xh2iq2ox8e
    @user-xh2iq2ox8e 9 місяців тому +4

    Xasususa WALAH aniga ayakudawacamaya

  • @mohamedomarahmed2711
    @mohamedomarahmed2711 9 місяців тому

    Waa tariiq dhab ah

  • @FardowsoMaxamed-by8ck
    @FardowsoMaxamed-by8ck 22 дні тому

    Masha Allah hanolato. Waankahelnay. in tadaawataymuuqaalada aad😅😊 soodhigtid

  • @mogadishuviewsite6945
    @mogadishuviewsite6945 9 місяців тому +2

    Please qeyb 3aad soo diyaari Ayaanlow si gaar ah waliba bixitaankii kadib siduu xiriirku noqday?

  • @user-om4nx5qm4z
    @user-om4nx5qm4z 9 місяців тому +1

    Dawladaha xasuuq gardarada u geestey ummada Soomalaiyeed:
    1.Morooko
    2.Neyjeeriya
    3.Italiya
    4.Faransa
    &
    Amerika + Pakistan

    • @cirjiidh77
      @cirjiidh77 9 місяців тому

      Ciidamo ka socday Nebal ayaa ayaguna gacanta la saaray

  • @ImfromGazafreePalestine
    @ImfromGazafreePalestine 9 місяців тому

    Guul Somalia 🇸🇴

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 6 місяців тому

    LIKED

  • @shafihussein4433
    @shafihussein4433 4 місяці тому

    Dr Tima kalajeex nin wax badan usoo taagnaa waxuuna ahaa gacantii midig ee janaraal Ceydiid Allah yarxamhu

  • @Xassil1
    @Xassil1 9 місяців тому +2

    Buuga xagee laga helayaa

  • @shafiahmed4218
    @shafiahmed4218 9 місяців тому

    Allaha u naxariisto G caydiid waa waraysi aad u qiima badan

  • @abdinasirismacil9951
    @abdinasirismacil9951 9 місяців тому

    Boook qaabkee u helnaaa mahadsanid ayaanle

  • @user-ph3qm3hp8f
    @user-ph3qm3hp8f 9 місяців тому +1

    Gen cibaadaystay caydiid garaad

  • @saidrooble5076
    @saidrooble5076 9 місяців тому +3

    Odogaan caadi maahan

  • @yaxyeqaasim4851
    @yaxyeqaasim4851 8 місяців тому

    Soo badi

  • @mustafamohamed9672
    @mustafamohamed9672 7 місяців тому

    Sheekada Dr Maxamuud waa qabyo ee meesha kasii wad ilaa iyo dhamaadka guuritaanka Ciidamada ranjariska iyo burburkii Soomaalida dhexdeeda. Waa nin wax badan og, ka reeb taariikhda

  • @shafihussein4433
    @shafihussein4433 4 місяці тому +1

    Ninka xuuraanka xukumay ee is qariya aad ayaan u aqaanaa waa ninkii watay ciidamadii Daraawiishta ee Jigjiga qabtay 1997 waxaaana ladhahaa Siciid Ahmed (K)bwuuna diidaa in wax wax laga qoro lkn aniga wax badan ayuu ii sheegay

  • @dribrahiimadan
    @dribrahiimadan 9 місяців тому +2

    Qayb sadaxaad in aad kaso samayso ayaan jeclaan lahaa ayaan le

    • @Cabdikariin2022-pi6uj
      @Cabdikariin2022-pi6uj 9 місяців тому

      Dr mahadsanid ayaanle fadlan khabiirkaan warysigiisa noo soo badi

  • @abdullahicumar3176
    @abdullahicumar3176 9 місяців тому +1

    Wareysi qiima leh
    Mhdsnd ayaanle

  • @geeleckariim4362
    @geeleckariim4362 9 місяців тому +1

    Ninkaan taarìiq badan buu hayaa walee

  • @KM-rc3nt
    @KM-rc3nt 9 місяців тому

    👍👍👍👍👍

  • @saidrooble5076
    @saidrooble5076 8 місяців тому +1

    Odogaan runtii caadi maahan

  • @abdirahmani
    @abdirahmani 9 місяців тому +1

    War ayaanlow wareysigaan soo badi

  • @ahmedomar982
    @ahmedomar982 9 місяців тому +1

    Dalka in reer galbeed burburiyeen oo argagaxisada iyo nabad diidka ku beereen laba cali is weeydii mayaan Somaliyeey maan danteena garano maan qabyaalada iska deeyno

  • @calidhuuxsheikhabdi9629
    @calidhuuxsheikhabdi9629 9 місяців тому

    @Ayaanle ❤

  • @user-xh2iq2ox8e
    @user-xh2iq2ox8e 9 місяців тому

    TAARIKHYADA ANAKU DAWAMAYA WALAH 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @mogadishuviewsite6945
    @mogadishuviewsite6945 9 місяців тому +3

    Guntiyo xun 😂😂😂 waa khibrad ciidan

  • @abdinurfarah109
    @abdinurfarah109 9 місяців тому

    Taariikh aad u qiimo badan.
    Waxyaabaha aan xasuusto waxaa kamid ah
    1. Duqeyta diyaaradaha Ac130 fasalka afaraad ayaan ahaa markii aan fasaxa iskuulka kasoo laabanay macalinkeena wuxuu ina weydiiyey maxaa idinkugu yaab badnaa fasaxiina, waxaa inteena badan ka hadalnay duqeyntii AC130.
    2. Waxaan kaloo xasuustaa, islaantii helicopterka ka hadli jirtay, madaxa gacmaha saara dhanka afgooye u baxa iyo heeso.
    3. Waxaan kaloo xasuustaa maalinkii la duqeynayey odeyaasha agagaarka banaadir, waxaan ka arkeynay xaafad fog, xabadaha dhuunta qoriga ka baxayey qiic ayaa la mooday, dadkii aaga ka dhowaa waxey lahaayeen sun ayey buufineysaa.
    4. Maalinkii ay airporka muqdisho kasoo degeen taangiyo bada kasoo baxaya ayaan u daawasho tagnay. xili roob ayey ahayd, markii shacabkii ku xoomeen si ay u arkaan waxaan hadaladooda ka xasuusta Go back somali siko.
    5. Waxaan kaloo xasuustaa maalinkii ay wadanka ka baxayeen 1995 helicopters aad u badan oo hawada sare ku socda, dadku waxey lahaayeen maanta ayey baxayaan.
    6. Waxaan kaloo xasuusta gaari jemis ah oo miino la kacday agagaarka korontada madiino gacantii askariga mareykanka oo goday oo xaafad kusoo dhacday ayaan u daawasho tagnay. faraanti ayaa u gashanaa.

  • @AdenIsmail370
    @AdenIsmail370 9 місяців тому +3

    Reer Galbeed ka Waa tuugo sidey xaalad been ah u abuuraan Waa yaqaanaan.

  • @AbdulqadirMohamedsiyad-et5ch
    @AbdulqadirMohamedsiyad-et5ch 9 місяців тому +1

    Waan joogey waqtigaa anoo dhalin yaro ah xaafeyeyda degmada howlwadaag
    Maalmo dhib badan ayey aheyd

  • @maslahegal6646
    @maslahegal6646 9 місяців тому

    Xog ogaal dhamaystiran waaye ustaad cilmi

  • @mohamedyasin6900
    @mohamedyasin6900 9 місяців тому

    Marxalada hada, halaga sheekeeyo, wixii tagy waa tagy

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 6 місяців тому

    LIVEWHURIS

  • @wordmiiraddaw
    @wordmiiraddaw 9 місяців тому +1

    Absolutely xuuraanka somalia aadbuu u ahaa mid ku dhisan maskax😮

  • @caaqilkaa
    @caaqilkaa 9 місяців тому +1

    xaqiiqada waraysigaan marqaati ayaan ka ahaa dagaalo badan oo wan joogay Soomaliya waliba kii Rangers galabkaas wax waa dhacay

  • @farahali5134
    @farahali5134 9 місяців тому

    G mahamed farah ceydiid lion of Africa

  • @NimoAliaboubakar-bj3gr
    @NimoAliaboubakar-bj3gr 9 місяців тому

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Nuturechannel6984
    @Nuturechannel6984 9 місяців тому

    Hanoolaato book-ta halkee laga helaa?manoosheegi kartaa adigoo mahadsan

  • @mohamedomarahmed2711
    @mohamedomarahmed2711 9 місяців тому

    Waa tar

  • @omarbashiraweys4342
    @omarbashiraweys4342 9 місяців тому

    Waa taariikh aad u xiisa badan part yo badan kasoo sameey ninkaan wali kow ma joogee

  • @abdixasanfarah2820
    @abdixasanfarah2820 6 місяців тому

    Noolow Ayaanle

  • @hanadafraxow2040
    @hanadafraxow2040 9 місяців тому

    Hanoolato Qeybo kalo kusoo dar 2 haku ekey nin mahamuud wali Xog buuhayaa hee