"Aqbali Mayno Marnaba In Doorashada Qalab Cusub Lagu Soo Kordhiyo "Guddoomiye Waabeeyo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com

КОМЕНТАРІ • 61

  • @aminamohammedibrahim9396
    @aminamohammedibrahim9396 4 місяці тому +4

    Wadanni guul iyo gobanimo🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉🎉

  • @SanaagSomaliland
    @SanaagSomaliland 4 місяці тому +5

    Waa rafashadii ugu danbaysay ee Muse Biixi . 🤣🤣

  • @farxanmohamed4871
    @farxanmohamed4871 4 місяці тому +1

    ❤❤❤ WADDANI XISBIGA RAJADA SHACABKA JSL

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 4 місяці тому +2

    Xidbiga wadani kaldoonid ayaa Ka maqan

  • @SaakinSalebaan
    @SaakinSalebaan 4 місяці тому +4

    Alle kacabso awooddii ciidanka qaranka waxa dhabar jabiyay mucaaradka walaal

    • @ashanor8035
      @ashanor8035 4 місяці тому

      Hhhhhhhhh Irbad dhuub magelisaan afkun wayden dheeryahay heego fuley fuley fuley fuleyaal

  • @aminamohammedibrahim9396
    @aminamohammedibrahim9396 4 місяці тому

    ما شاء الله تبارك الله

  • @RoobleAbdillahiMaaweel
    @RoobleAbdillahiMaaweel 4 місяці тому +3

    Waar illayn wadani waxay ku talo gashay inay doorashada boobaan, oo haddii sida aad sheegaysaan kulmiye laga yaacay maxaad u diidaysaan ln la galao doorasho bilaa musuqmaasuq

  • @saciidxasan1318
    @saciidxasan1318 4 місяці тому

    Waad saxan tahay Waabeeye. Waayo xisbi huwan ahi ma aqbali karo doorasho musuqmaasuq ka fog.
    Hadaba meel ku qorta in

  • @cabdikariin718
    @cabdikariin718 4 місяці тому +2

    waa maxay nidaamka cusubi ileen doorashadii waxba kamay hadhine 😂😂😂 KULMIYE muu bilaabay ileen quusbuu taaganyahee

  • @cabdikariin718
    @cabdikariin718 4 місяці тому +2

    waa rafadkii ugu danbeeyay ee muusee cagta haloo dhigo 😂😂😂

  • @nancyjohn2609
    @nancyjohn2609 4 місяці тому +3

    Kani waa caqli caruur oo hadafba lahayn inu kolba xisbi dhex dheraraado moyaane😏

    • @mohamedalimohamed5828
      @mohamedalimohamed5828 4 місяці тому

      Abarso imaka ba maqla futado ay idin kululn ee gala dorashada

    • @Yusufhalig
      @Yusufhalig 4 місяці тому

      BAKOORADII SIIRAANYO

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky 4 місяці тому +1

    Ma inaad waraaqihii aad Sanaag iyo Sool geedka hoostiisa la tegi jirtay ee intaad ka soo buuxsato aad odhan jirtay Golaha wakiilada anaa ugu xildhibaano badan baad rabtaa maanta? Sheekooyinkaasi way soo dhamaadeen, qof aan la xaqiijinini codayn maayo, waana waxa Candho hadhow la hor dhigi doono markuu hadalkiisii jilicsanaa yidhaa dad dhintaa codeeyey. Ciyaala Tuulo!

  • @inacarab2353
    @inacarab2353 4 місяці тому

    Xisbiga rajada shacabka ❤

  • @mahomedosman2879
    @mahomedosman2879 4 місяці тому

    Bismulaahi waryaahe maxaad noo maleenaysaai in aan jaahil nahay hadii aad aqlabad haysataan hadii verification lagu sameeyi qof kasta oo codeenaya maxaa dhib ah

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 4 місяці тому

    Xukumadda fidnada doorasho amateed uma haayan ilameereeyso 😂😂😂😂😂

  • @faaraxxasan9610
    @faaraxxasan9610 4 місяці тому

    Ma waxaa lagelayaa kaadhkii dhalashada beri hore laqaatay

  • @ismailali4339
    @ismailali4339 4 місяці тому +1

    Kaadhadhkii reer Sool ee jawaanada uu ku soo guray Ina dowdar bay qiil u raadinayaan sidii ay cod ugu heli lahaanyeen, waayo quus bay ka taagan yihiin reer Somaliland codkooda, ilaa waa xisbigii buura fuulka.

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 4 місяці тому +1

    Maxaad u diidi in qofka indhaha laga qaado,waxa kale hakugu danbeeye maxaad ku diidey,

  • @cabdikariin718
    @cabdikariin718 4 місяці тому +1

    waxaan laysla ogalayn inaad diidaan waa sax

    • @Yusufhalig
      @Yusufhalig 4 місяці тому

      10 KII urur siyaasadeed may ogalaan MASHRUUCA INA DHIIG SHIIL

  • @Banuhashim237
    @Banuhashim237 4 місяці тому

    DOORASHADA WAXAA LOOGA SHAKISANAA IN KULMIYE KU SHUBANAYO😮😮 SHAW WADANI AYAA DOONAAYAY INAY DOORASHADA
    MUSUQ MAASAQAAN😂😂😂😂

  • @MubYus
    @MubYus 4 місяці тому

    Qalabka lagu geleyo doorashada waxaa go,aankeeda leh Gudiga doorashada hawl u taala xisbiyada tartamaya maba aha.

  • @CfaraxmireCfarax
    @CfaraxmireCfarax 4 місяці тому

    Wixii kumishenku sheego waa Qasab

  • @Yusufhalig
    @Yusufhalig 4 місяці тому

    DAMEERKII sheegtay YUUSUF HARTI

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk 3 місяці тому

    MARBA MEEL DABADA HASOO GALIYO KULMIYE LAAKIIN MARKA LAGA GUULEYSTO WAA IN LA MAXKAMADEEYO OO WIXII AY UMADA IYO CIIDANKABA GAADHSIIYEEN LAGULA XISAABTAMO

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 4 місяці тому

    Waa yeelkii weligiina ha aqbalina ma cirkaad soo dumineysaan faan midgood ayaa meel walba la taagan tihiine

  • @kaysemohamed5586
    @kaysemohamed5586 4 місяці тому +1

    Kolay ciilbaad iyo cuqdad baad u dhimanaysaa markuu kulmiye mar sadexaad xilka ku guulaysto ee uu wadani laba jeer ka guulaysto,horena cay iyo afsoomaali xumo ayaad ummada reer soomaaliland uga dhergisay waxanaan qabanayaana yaad u sheegaysaa miyaydaan reer wadani ahayn dadku way idin yaqaanaan oo wada garuujaa tihiin,iyo koolbox miidhan oo lagu shubto,.

    • @faaraxxasan9610
      @faaraxxasan9610 4 місяці тому

      Masoo noqonayo waa waxaan dhici Karin kulmiye (persone none grata)

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 4 місяці тому

      Ma og tahay inay imika toos u cadaysteen oo shir dhan golahoodii dhexe ka sheegeen in kii gacanlibaax jidgooyada ku laayay ee madaxa iskaga taagay maydkii ciidanka Oofwareen uu yahay mulkiilayaasha xisbiga Wadani iyana waa inoo duubeen oo dafiraad ma leh Cirro hore wuxuu I yidhi xisbiga shaqo Kuma laha ma matalaan waa shacab gadooday!!!!!!! Inaanu waxba kala ogayn ina dhoolayare iyo suulcawro ayaa ku beeniyay

  • @munasagal2496
    @munasagal2496 4 місяці тому +2

    Waddani taageerayaashiinu way idinla yaabanyiin, waayo gudoomiye iyo 5takale waxay ahaayeen xisbiga kulmiye, sidee cadaalad uga filaysaan

  • @MukhtarWarsame
    @MukhtarWarsame 4 місяці тому

    Calancastan meesha joogta ma ogola in doorasho dhacdaba reer wadani waay dalayaan waar nimankani ma ogola inay mesha ka tagan e talo way idinla gudboontahay😂

  • @CfaraxmireCfarax
    @CfaraxmireCfarax 4 місяці тому

    Waxa layasu eegaa kaadhaka Qufku sito iyo inuu kiisii yahay iyo in kale

  • @bashehusien3810
    @bashehusien3810 4 місяці тому

    Musuq qalab lagu ilaalinayo, cida diidaysaa waa cid musuq rabta.

  • @hayaan8591
    @hayaan8591 4 місяці тому

    Walee magac Bilaash ma baxo Kulmiye Ila meerayso iyo Khilaaf abuur ka dhamaan mayo, Ileen Doofaar abidkii ma daahiro

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 4 місяці тому

    Hayaay cadayste cadawgii guduhu cardadkii laascaanood ayaa kitaab qabaygii ina dawdar soo dirayaa si loogu codeeyo ayaa malaha run ah caqli xumadooda inaan laascaanood laga codaynaynin oo card kasta halkii laga qaatay ku qorantahay miyaanay ogayn? Maxay isku ogyihiin ee ay u diidayaan

  • @yaasir1936
    @yaasir1936 4 місяці тому

    Kaadhadh jawaano ku jira cidna idinka yeeli mayso inaad doorasho ku gashaan , tuug baad tihiin raba inay booban doorashada

  • @djamasaid6839
    @djamasaid6839 4 місяці тому

    Niyaw shacabku caqli ma laha miyaa bal dhawrkan nin ee kolba meel uun ugasoo wareegaya fiiriya
    Kani sawkii kulmiye ahaa
    Ma qof kale ayu noqday

  • @AxmedMaxamud-zc4ei
    @AxmedMaxamud-zc4ei 4 місяці тому +1

    Kanwadani u hadlaya asalkiisii hore hala baadho waa fitnoole waarcid cod idinsiineysa ma jirto fakhfakloow

  • @dawanprint650
    @dawanprint650 4 місяці тому

    Haddii markii hore indhaha laga qaaday qofkii is diwan geliyay maxa marka khaldan

  • @MubYus
    @MubYus 4 місяці тому

    Wadani, waxa uu wadaa waa Muran joogto ah oo ma dhalays ah.

  • @KhadarCilmi-wv9cn
    @KhadarCilmi-wv9cn 4 місяці тому

    WADANI MAKOL AYAY CIDI DOORANAYSA ADER MURANKEENI AYUUNBA LOOSI DIYAAR GAROOBAYA ILEN QAYLO MOOYANE WAXKALE MA HAYSAANE

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 4 місяці тому +1

    Dadweynuhu waxay raali ka yihiin on indhaha dadka laga qaado so musiqu I yaraado,Hana ku gefin Inaadeer Komoshinka waxaa idinka muuqata in aad khilaaf doonaysaan

  • @aminamohammedibrahim9396
    @aminamohammedibrahim9396 4 місяці тому

    Qudhmiyoow By. By

  • @Jibriil595
    @Jibriil595 4 місяці тому

    Caqli lugu kala bixi maayo.Marhaday sidaa tahay.Cid waliba meeshay degto haxukumato.Cidii shuraakoobaysaa.ha isku darsato waxooda.

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 4 місяці тому +1

    Dadweynuhu waxbay Fahmeen,nin diidey qalabka😂musiqa lagu qabanayo maxaa u qarsoon,xaq waxaad u leedihiin ama goobaha badiya,ama wakhtiga dheereya si dadka😂 aanay cidhiidhi u arag laakiin qalabkii castigated ahaa ee dadka lagu kala saarayey😂 lagu dhaqan maayo,horana loogu shaqeeyey waa war cusiub ee khuuro-kale keena.

  • @Charkherad
    @Charkherad 4 місяці тому

    Sidii kuwii hore loo galay, ayaa loo galayaa, markay ka hadhay 10maalmood in la dhaho qaab cusub ayaa la hindisayaa waa qalad !!!! Komishanka doorashooyinkuna wuu la hadlay arrinkaas !

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 4 місяці тому

      In la dhaho, in la dhaho faqash isku dhadhajis cadawga gudaha u guur in la dhaho xaga laga dhaho

  • @saynabxiisxiis7248
    @saynabxiisxiis7248 4 місяці тому +1

    Timir lafbaa ku jirta wadani muxuu isku ogyahay mise cadadoodiibay bilaabeen

  • @abdillshimohammed968
    @abdillshimohammed968 4 місяці тому

    Autism autism dhslay huwan dalkan ka talimayso ku biya cab

  • @RasheedKhalif
    @RasheedKhalif 4 місяці тому

    Shame of you waxaay qalabka isha kudiidayan waa inaay kaadhadha aay soo urursadeen ku galaan doorashada adeer isha waxaay cadan u tahay in qofkaasi leeyahay kaarka waxaad tihiin wax lagayakhyakhsado hadaadan isku kalsonaan hagelina doorashada waxad ogtihin inaana jirin qof somalilader ah oo cod iskaga khasaranaya wadani reer maha ee waa meel huwan iyo cadaw isugu tagey oo ladoonayo in somaliland lagu qabsado dadkaasi doorosho doon maha ee waa kooxo lagu malgeliyeey inaay burburiyan somaliland oo aan gobol gobol somaliy u hoos geeyan shacabkoow indhihiinu hafuraaden oo kafejignaada kooxaha cadawgu adeegsanayo

  • @ugaaso7971
    @ugaaso7971 4 місяці тому

    Ma cabdirsaaq khaliif ayaad u yeedhi war kale ma hayside indh0 waa la qaadayaa indhaha waa la hayaa qof kasta kaadh bilaa indho bilaa faro ihi ma jito ha waalan cidi idin dooran mayso qaylo iyo dagaal ayaad wadaan