Ahmed timajilic wuxuu ahaa nin fiican oo fariid ah laakiin intuu xanuunsaday wax wayn baa iska bedelay waana wax Allah u keenay laakiin dadku badanaa ma oga inuu in badan xanuunsanayey markaa ha loo duceeyo uun yaan la dhibsanin hadaladiisa iyo ficiladiisa qadar baa ku dhacay laakiin nin la mid ahi markii hore muujirin haduu jirona wuu yaraa
KA LAWARAYSANAYO IYO KA WARAYSANAYAABA WAA DAD MADHAN SU,AASHUU WAYDIIYAY XILDHIBAANADU WAY BUSAARADSADEEN WAA SU,AAL AKHLAAQIYAN AMA SUXUFINIMO KU HABOONANAYN ISNA WUXU YIDHI MIYAAN CIRAYSTAY MARKAAS KUWAAS AYAYNU GUUL KASUGAYNAA WAAR WAXBA INOOMA YAALANE
Tan halkii laga keenay nin ragi waa og yahay nacasna loo sheegi maayo Maarna suurt gal ma aha in cirro madaxwwweyne ka noqqdo sabtuna 1,nin jilicsan 2,waa lagu shubte 3, waa ninkii buurta fuley 4,waa nin somaliweeeyn ah
Awelb qoti la gal baad ahYd arbac nafaar ah duli af qafhuun ninkii dalka fQSht ku soo hogaamiyey ayuu cod u doonayaa duli duli dhalay af qafhuumine waka faqash hargYs kuugugu keenay ay ku wastahay damiir laawe qoti uray
Madaxweyne beeli soo saarayso ayaa somaliland oo dhan dhuxul dhagax u soo saaraya, 6000 oo dhallin yar ah shaqo gelinaya, ma sodaasuu ina leeyahay mise anaa mooday tolow?
❤❤❤❤ madaxweyne cirro
Woow
Ahmed timajilic wuxuu ahaa nin fiican oo fariid ah laakiin intuu xanuunsaday wax wayn baa iska bedelay waana wax Allah u keenay laakiin dadku badanaa ma oga inuu in badan xanuunsanayey markaa ha loo duceeyo uun yaan la dhibsanin hadaladiisa iyo ficiladiisa qadar baa ku dhacay laakiin nin la mid ahi markii hore muujirin haduu jirona wuu yaraa
Legend hadalyaqaana
Xildhiban.kiniinka.ku.cuni.jiray.dibad.wadani.waanka.seexanaya.dorashada.kulmiye.guulguulguulguul.
Waxaa ceeb ah in xildhibaan reerkooda wax uraadiyo sumxaan mataasaa qaran noqon taageerada xusbi waa sax oo wadani is bedel fiican waanka filaynaa
Muuuuse muuuuuse muuuuuuuse guuuuuul alle kama dhigomid cadoaga u gala guuuuuuuuul somaliland ha iilan
DOQON DOQON DOQON DOQON DOQON DOQON DOQON DOQON DOQON DOQON DOQON DOQON DOQON DOQON DOQON DOQON
Legend of the legend
Somaliland's survival depends on this doorasho 🙏
KA LAWARAYSANAYO IYO KA WARAYSANAYAABA WAA DAD MADHAN SU,AASHUU WAYDIIYAY XILDHIBAANADU WAY BUSAARADSADEEN WAA SU,AAL AKHLAAQIYAN AMA SUXUFINIMO KU HABOONANAYN ISNA WUXU YIDHI MIYAAN CIRAYSTAY
MARKAAS KUWAAS AYAYNU GUUL KASUGAYNAA
WAAR WAXBA INOOMA YAALANE
Feedhka hadii lagaaga horeeyo maxaad samayn af qadhmuun lahayde?
Bal nocaan aya xildhiban sheganaya
Uuf
Tan halkii laga keenay nin ragi waa og yahay nacasna loo sheegi maayo
Maarna suurt gal ma aha in cirro madaxwwweyne ka noqqdo sabtuna
1,nin jilicsan
2,waa lagu shubte
3, waa ninkii buurta fuley
4,waa nin somaliweeeyn ah
Adigu wadani matihiid dadkaad kudiraysaa ganacsatada Ayaad laalush barlamanku kaqaadatan dakadii baad xanibteen
muxuu siinayaa qofka codeeya waar dadka waa is nacsiiseen walaahi
Muuse lafta nagaa godkiisa ayey biyo ugu galeen😅😅😅😅😅
Sxb cirro haduu wax yahay 12sanaadoodbuu gudoomiye baarlamaan ahaa qodob wax taray oo uu saxeexayna lama sheegin taariikhda,, isku soo wada duuboo Waxaasaa reer somalilandoow gurigii baarlamaanka idiinka buuxsamay,, Toloow yaa gacmaha hayay oo maxaa maalin uun wax dadka anfaca looga maqli waayay xildhibaan ku sheegyada???? For ever Somaliland rep,,
Muuse 7 sanno oo uu wadanka haysaty ganacsigii umadda ayuu soo laalaabay dalkiibuu qeyb dhan diray, ciidankii qarankuu baabi,iyay oo uu jabiyay, dantii guud buu iibiyay.
Madaxweynaha mushaarka xildhibaanada balodh danta guud waxaaga isku habeeyso cid dib ku dooran maayso 😂😂😂😂😂
BS !!!!!!!!!!!!!!! waa masuul waxaa sida leh waliba barlamaan iyo aqalka shurucda dalka ?
Mnsha Mnsha Allah abti
Hadal kar
Caaq Liigafayawoo dhuxuul dhagaxaah waaxeey baad baadineeeysaa dhiirtayo daaqa baabaadeysah taaha Halaguudadaaloh
Fataal ibnal Fataal ayaad tahay Ciro Cambe waa huwan waa mujrimkii ciidamada Gacan Libaax ku laayey ee qoorta kaga joogsaday markaa waa la yaqaan adna waad waad isheegtay yaa huwan yaa Mujrim. Cidna waxba ma yeeli kartid ee adiga ayaa waajibkaaga lagu siin Kalb.
Toljeclow wixii xil raba waxba idinkama galin
Afkaaga caana-geel lagu qabay. Asc
waxaa minka shacbka ku harwosan miisaane idnku uun heshiiya oo qayilada naga daaya
Ciro miyaanu kii ahYn miyaa la bedelay
Waanu garanay ee lacagta lagu siiyay wax na soo gaadhsii nin bari waa shay wuu ladan yahay mooyee wuu bogsaday male
Awelb qoti la gal baad ahYd arbac nafaar ah duli af qafhuun ninkii dalka fQSht ku soo hogaamiyey ayuu cod u doonayaa duli duli dhalay af qafhuumine waka faqash hargYs kuugugu keenay ay ku wastahay damiir laawe qoti uray
No no Timo jilicoow fariid ma tibid ee dib iskugu noqo
Wadanka ma xamar ayaad ku wadaan adiga Iyo xusbiga Wadani
Duqsibaa dabka ridee😂😂
Balnoocaas reeraha udoodYa ayaynu bparlamanka dhiganay innagaa isgawracayna
Wadani dalkaa ubaahan
Kani waa nooca la yidhaa iska hadle
Allah maxaa sakhraan magacii smland Diley.
Inaa biixi keenaa khamrigaa hargeysa
@@hassan-mp1pk kkk. Sheega ma dhaafto. Miyaad ka iibsatay
Tol jecle waan jeclahay rag sharaf Leh oo madax dawladeed iyo Baayac Mushtaq Leh ayaa Ina soo maray .waa nasiib af miinshaarka noocan ihi inuu badalo
@@KuKuwait-i4n mashalaha dad fiican bee lee yihiin
Hhhhhhh maxaa lacabayaa makulaylka xildhiban?😊
Mid walba wuu iidinku guuri uun toljecle iyo madhibaan waal ahaystayaal adoomo uuah kolbo ninkii xukunka hayaa
Ilaahay ka xishod waxd ku hadlyso ka fiirso
Fariid fariid fariiid nin raga
Madaxweyne beeli soo saarayso ayaa somaliland oo dhan dhuxul dhagax u soo saaraya, 6000 oo dhallin yar ah shaqo gelinaya, ma sodaasuu ina leeyahay mise anaa mooday tolow?
Ciro waa gacan ku dhiigleh dhiig faraa kula jira mid ciidamadii Gacan Libaax iyo kuwa shacbi adna waad issheegtay yaa kalb.
S
Calab calaab
Wax aqliya laguma oga! Sumxanala! He is talking of democracy and at the time saying he will fight his tribesmen... perfect stupid...