I am so proud of you being able to speaking about the importance of the peace of the country Conversely GARD JAMA has utterly asserted in inciting violence
Waar ha noo imanina,hoosaasiyaal Baad tihiine,waxaydaan xumeyni hore uma dhicine,u daaya mowqifkooda ha cadeeyeene weligiinba arrin aan bislaan baudin hoe boodi jirteene.
AWEL XAGAY JIREEN MARKAY DAGAALKA SOO ABAABULAYEEN ,EE DADKA XASUUQAYEEN OO BARAKICINAYEEN ,WAXAASI MA BAQDIN BAY KA TAHAY NABADDA HADDA ,QARANKUSE WAA KEE INTAAD QARAN AAMINSANTIHIINA NABADI MA DHAXAYSO EE KU CASNO MAALA.
Dadka kommenka Qorayaa nolol ma doonayaan Aakhiro iyo ALLE KA CABSI KAMA MUUQDO HEYSKA AAMUSAAN WAAYO HALKAN NABAD AYAA LOOGA HADLI WAANA LE HESHIINE HA DAALIN 😅
Isaaq Waka is kala saaray Daeacalay maati dii lagu xasuuqay kelmada kagama odhan Waa in ciidamda askarta ku jirta ee ka soo jeeda belaha Arab,awel iyo ayuub Ay deg uga soo baxaa Bargi oo ay soo galan Madrood jex Baaq badan baa caawa laga soo dirya debed iyo gudaba Hadii daeacalay LA yidhi waxba nagama gelen Ceergabona waxba nagama gelen
Traditional authorities are absolutely required to provide peaceful resolution to their own people without being involved in political activities Remember living together in a peace can enhance economic prosperity and political stability
Nabadu waxay sal dhigan kartaa marka qof walba ku ekaado gurigiisa iyo halka uu deegaan u leyahay oo aan la isku dowladeen cergaabana labo daan aan u kala dagtaan
I am so proud of you being able to speaking about the importance of the peace of the country
Conversely GARD JAMA has utterly asserted in inciting violence
MUUSE ISMAACIILOOW yaan la idin khiyaamin.
Ilaahayow Somaliland u gargaar. Ilaahayow tawfiiqda na waafaji. 🤲🏾
Maansha Allaah waa hadal wanaagsan , Alle ha aqbalo
Maasha allaahu weeye alle ha idin barakeeyo .nabada hala ilaaliyo
Reer ceerigaabowy tuugtan ictisaamka u shaqeeya weeyaane madaxa katoogta reerwalbow reerkaaga naarta Alleh hakufogeeye..midmid utoogta lugtey inahayaane si ceerigabodeneyuu uqabsado.
War waa dad nasab ah warsengli weli guul iyo Gobnimo weliba Hal wasiir waa ina laa barayo
Nasab mawxaad utaqaaniin aan ku maamulo, isma maamuli kartid, markaan doonana aan ku bililiqaysto. war meeshan wax laysku hayo oo wayn majiraan, ceerigaabo daantiina maamula daantayadaanu maamula, yaynaan isu dawladayn, it is that simple. nabad iyo walaalnimadiina sidaasay kusoo noqon kartaa. hada ogaada shirka afarta beelood lagu yagleelay ceerigaabo waagii hore, anagaa idin xukumayno idin cashuurayna marna kuma jirine. intaas is yeel yeelaysaane marna leedihiin waxaad tihiin shacab reer sheekh isxaaq ku hoos nool, marna leedihiin ingiriiskaaba dhulkan nasiyey oo ilaa bari ilaa yoocadaanu soo afjari. wixiinu waa is yeel yeel.
Waa xujo cad mahadsanidiin sharaf
Waad mahadsantihiin, nabadbaa naas la nuugo leh ❤❤
Ciidamada Qaranka waxay amar ku qabaan in la laayo odayaashaas .
Waa in la laayo kuwan illaahay naarta hageeyee
Somaliland kuwa jabiyey wa kuwan wlhi kofiyadan daalka haa laga qabto
Waar ha noo imanina,hoosaasiyaal Baad tihiine,waxaydaan xumeyni hore uma dhicine,u daaya mowqifkooda ha cadeeyeene weligiinba arrin aan bislaan baudin hoe boodi jirteene.
Masha Allah alx
Nabad baa nas lanuuga leh❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mansha allaah❤
Nabadbaa nin kaste dani ugu jirtaaye. Illaahay nabadda ha innoo adkeeyo. Insha Allaahu.
Waa hoosaasintii oo socota Ehelunaar miidhan
Daarood waa soo socdaa 😂😂😂
Munaafaqnnimadii ay ku deibindaabiyeen qaranka ayey weli wadaan
Haa waa tuugtii faqashta u shaqayn jirtay oo waxay wadaan hoosaaso ...laydin barey tuug yahay
Walaahi isaaqow waa la idin khiyaamaynayaa kuwan aynu sujuda ka toogano ilmaadeerayaL
Masha alla diyar ban nahay hadanu reer sanag nahy
aakhiradu madhanbay qabataa warkuwani haybta unbaynagosojedan qalbiga cadawgay ushaqeyan
Hadaynu nahay reer Somaliland nabad nabadaa inoo Dana
Nabadu waa shay qaali ah marka lagula garto
Waa tuugtii ciidanka qaranka ka soo horjeeday ee qaran duminayay waa ixtisaam gabal baas ayaa u dhacay somaliland halaga quusto
INTA SAMAHA WADA RABIYOOW GUULEE DHINAC WALBA
NIJAAAZ..... Waa duli....shillin doon ah
Rer ceerigaabo odayadani yaanay magalada soo gelin
Illaahey dadkan walaalaha iyo waalidka isku ah illaahey laabtoda ha isku xaadho nabad waartana ha dgex dhigo
Walee waa yaab Walee waa yaab bal islaamaw maqla dhaliyadii soomaaliyeed oo nabada loodoonayey iyo nolosha ayaa waxaad aragtaan waxay soo qorayaan commenting ama ku hadlayaan
Beelaya kula barya xumaatay
AWEL XAGAY JIREEN MARKAY DAGAALKA SOO ABAABULAYEEN ,EE DADKA XASUUQAYEEN OO BARAKICINAYEEN ,WAXAASI MA BAQDIN BAY KA TAHAY NABADDA HADDA ,QARANKUSE WAA KEE INTAAD QARAN AAMINSANTIHIINA NABADI MA DHAXAYSO EE KU CASNO MAALA.
Qaranka anagaa doonaynee hadaad markaad ku dharagty maqli kariladay orodoo iskaga fogowdee
Dadka kommenka Qorayaa nolol ma doonayaan Aakhiro iyo ALLE KA CABSI KAMA MUUQDO HEYSKA AAMUSAAN WAAYO HALKAN NABAD AYAA LOOGA HADLI WAANA LE HESHIINE HA DAALIN 😅
Waa ixtisaaam soo kacdey kkkk waanu idin sugeynay welcome tuugtiiiyeeey
Nikko icitisaam group is back in 2025 reer somalilandoow keep your eyes 👀 open !!!!!!!!!!!
Waa tuugtii ciidanka qaranka ka soo horjeeday ee qaran duminayay waa ixtisaam gabal baas ayaa u dhacay somaliland halag quusyo
Horta nabadu maxuma lakiin nabada baryadeeda badan waa doqoniimo daarood nabad wuu diiday baryada daaya
haku wasto nabadu iga daa oohinta xiniin yahaad ku kibirtay ku adkaayso oromooy
Waar ka dareera meesha fataaliinyHY ilaahay ka furtay habar jeclo god baad ku rideen
❤❤❤❤❤❤
Xirsi fircoon ayaa active gareeya tuugtan isagaa dheemaalha siiya waa rag ku suntan mijaxaabinta gooni isu taaga qaran ...
Nabada haday run tahay qolo kasta dhukkeeda ha ku ekaado
Maamul inagama dhexeeyo ee dhuniciina calankiinu ha ku ekaado
Ilaahaw nabad ka yeel dadka walaalh dhiga somalida qubanya walaalyaal warsangeli nabada ajiiba dadku shisheeya mahreer
Walaaahi garadada dhulbahante waa ragraga bal waxan wuxuushta ah eeg uga guura cerigabo nagayahow naguhu dhalay
Ilahay umada somaliland haka qabto odayaashan tuugta Ah xasbunalaahu wanicmal tuug isbahaysatay Ilahay somaliland ha idinka badbaadiyo
Maad ka hadashaan arabkii dacawalay lagu xasuuqey
meesha dhaafa
Intii hore e laidin baryayay maxad udiriwayden munafaqiin ayad Tihiin markad Aragten harti o mesha goaan kaso sari raba waka xaarka idoor xajisan la
Warsangeli waa harti
Isaaq Waka is kala saaray
Daeacalay maati dii lagu xasuuqay kelmada kagama odhan
Waa in ciidamda askarta ku jirta ee ka soo jeeda belaha Arab,awel iyo ayuub
Ay deg uga soo baxaa
Bargi oo ay soo galan Madrood jex
Baaq badan baa caawa laga soo dirya debed iyo gudaba
Hadii daeacalay LA yidhi waxba nagama gelen
Ceergabona waxba nagama gelen
Maanta ugu danbaysay inaan dib u taageero ragaa dhaqanka sheeganaya
Marka nabadu waa noocee waxa lasku hayo mayeey xalin kartaa
CEERGAABO LA TAG SHIRKA KAMA DHICI KARO HARGEYSA CADOW YUURUROW CEEB AFWEYN LA TAG KAMA DHICI KARO HARGEYSA
Daahir jimcaale dhegataag.
1.0. Waxan dhahayaa koofiyad bacleh hunguri bacleh yaa kuu dirtey nabadda aad sheegeysaan. 2.0. Cidina idiin may diranin haddaba yaa idiin dirtey waxan aad ku hadleysaan.
3.0. Waxa yaableh wersangelli hadduu shir ku qabsado ceel buux. 4.0. maxaa kaa khuseeya waxay doonaan haka soo saaraan colaad hadday doonaan haka soo saaraan.
5.0. Waxad waddaan waa shaqadii dacawalley hunguri bacleh koofiyad bacleh ciddina kuumay diranin.
6.0. Ciidamada qaranka iyo SSB iyo G36 kuwan hadday yimaadaan waa ictisam aan waxbaba ku wanaagsanayn ciddina waxba umay diranin.
7.0. Waxan yaa dhaha iska aamusa oo afkiina haysta kuwani waa munaafiqiinta somaliland dhibta ku haysa
8.0. Wersangelli waxba idinka dhegeysan mayso waar aamus waxbaba kuma hadleysaan.
Somalilaan kuwa jabiyay ee cadawga u jabinaya waa kuwan ilahay ha naga qabto ilaa layska celiyana ma fadhisanayaan
Reer ceerigabo idinma bahna nabad iyo colaad toona wax kama tarysan waayo reer dawcaley banu ogayn halkaad dhigteen.
Ilaahay ummada idinka qabay
Al ictisaam hosaasin ayay wadaan
waa tuugii hargeysa kilabsheegtay,tuugii cadegude sland ayayhosasinayan,xukun umayjedin,walishaqadodi ayaywatan
Tuuk baad tihiin Xirsi fircoon u taliyo oo ixtisaam ah.
Waa hoosaasin odayaashan
Reer ceerigaabo yaan sidii dacawalay landing gelin waar xaqiina ilaashada xaqa ibna aadankana iska ilaaliya
👌✅👋👋👋
Dee adeer udaaya intooda calankooda hakataagaane guryahoodana uga taga
Odayaasha yaan Cerigaabo lagu arag mana iman karaan iyaga ayaa Huwana. Reer Somalilando ka taxadura nimankan waxy heshiis laso galen Daarood iyo Huwan
Masha Allah
Hadal aad uwanaagsan oo gobeed weeye qolada kalena alla haku duwo dad ku waa dad walaala ahe
The hypocrites are indeed the biggest threat to Somaliland... These traitors acting as clan elders need to be jailed ASAP
More collaborative and less confrontational in a good faith environment would be nicer than incitement of violence and creation of civil conflict
Traditional authorities are absolutely required to provide peaceful resolution to their own people without being involved in political activities
Remember living together in a peace can enhance economic prosperity and political stability
Deegaankaagii la tag Haddii kAle waxa dhaca kuma jirno saaqidiin dhaqaneey
Dacii geesaha weenaa wuu ka xanaaqaya
Ictisaamtu way isgaranayaan wajiyadoodu, dhanka ay doonaan ha ka soo jeedaane...Huwan ilaa huwan... codowgii guduhu waa inoo cadaaday....
In ayun baaq nabadeed oo isaaq u dhan yahay in aydun qabataan ayaa wacnayd
Horta odayashan ma reer aakhiraadbay lahadlaan wa ayo dadkan ay nabada ugu baaqayaan lkn aan iyaga aan usojawabin!!!!!!
Salaadiinta Dhaqanka ISAAQOW Mid Nala Ogaada Suldaan Xasan Burush Xaarle Inuu Dadka Marmariyo Ayuu Joojin Waaye , Miyeydan Salaadiin Dhaqan Isqabta Ahayn Maad Suldaanka Ceebaalka Caadada Iyo Dhaqanka Ka Dhigtey Wax u Sheegtan Suldaan Xasan Ceebquute. 2025 😅 😅 😅
Idoor waa is baabadal baadan yaahay waaxaay haada ku dayanaayan uqaasha darood
Nabadu waxay sal dhigan kartaa marka qof walba ku ekaado gurigiisa iyo halka uu deegaan u leyahay oo aan la isku dowladeen cergaabana labo daan aan u kala dagtaan
Kitaabka Alleh Iyo sunadiiisa Isku Xukuma Mid Noqda Culumada Dalka Ha Idin Xukumaaan Kuma Hashiiinaysan Demuqraadiyad Iyo Calamadan Badan Xalkiiiina Waaa Shareeecada islamka Iyo Midnimada Islamka Laga Shaqeeyaa Ama. Nabad Ku Wada Nooolada Yaaa Lis Dilin
Lasacanod badhan iyo buuhoodle lsaaq kulama dego maxaa intaad isaaq soo dhexmartay magaaladooda ku keenay
Ceerigaabo dhulka isaaq ayaykutaalAA ADNA LAYDHKA INTAAD SOO EEGATAY AAD NALA DEEGAMAYSATAY DEE GURIGAYAGU 2DAAMOOD MANOQDO EE AMA EDEB KUSOO NOQDA OOKUGAA DEE AMA BADHAN ISKA DAGAA TASAA DHULKIINII KUTAALA BES
Somaliland ilahay ha idinkaqabto koofiyad dhiiglayasha intad idinku somaliland kudhex jiirtaan gunship wakamaqantah waxanu idinka codsanaynaa kadhexbaxa ilahay idinka dhexsaarye
This is not a tribal war.... it is political so these elders nneed to shut up and stay in their lane
Maamul Somaliand isku qaabili mayno beelo afar ah bay taal
Xabad ayaad rabtaan waana helaysaan
Dee horta saca geesaha wayn ha laga dilo isaaq abihiinwasa xooloxoolo dhalay
Warsankali waa umada nabad..lakiin waxaa ku jiira garaadlawe ladhaho kala dagaalka oo nabada ku xanuusada oo dhiibaato ugeenay lascanood.
Niyadooda kuwan waa soomaaliwayn ixtisaamaysan
Adeer shirkii dhamaaye maraqa cab
Odayaashani yey u shaqeeyaan? Bal dhageysta waxay ku hadlayaan!!!!
TANI WAA FAJIDII UGU XUMAA ISKA JIRA TAN
THAT MEANS NO SOMALILAND
😂😂😂waa dilaa liintii habarjeclo
War kan wáa nacaskii hagaysa kilab xadaywar malihid ee hsheegan
ictisamka 😂😂😂😂
CALAN meel la sudhey maaha in dhiig loo daadiyo, dad ku bara kaco, hanti lagu bililiqeysto.
TUUGTAN MUNAAFAQIINTA AH EE ALLE KA FOGAADAY NAARTII ALLE KU WAARAA
İnkar Allah idinku rid oo umada Allah idinka qabay. Ictisam FAQASH.
Niman kan dullli ilalahy idin cadaaab if iyo aaakhiraba ictisaaaaam uraya
Marka isaaq wax iska celiyo soo yaac .marka faqash guulaysato na aamusa oo ku farxa
Maxay xaal ka bixinayaan jelec jelec dhalay dadkaagi ayaa lagu soo duulay markaasaf leedahay xaal baan bixinayna waxa tihiin magac ceebes
Guulesyata
Reeraha shirayaa waxay la shiryimadan may sugan.
Asc alixsaan yaa inégalités qabta
Nabadbaa naas lanuuga leh ilaahoow umadan soomaliyeed dagaaladan ka jooji oo laabtooda burcad isu mari
Ala waa kuwii wiisiikha ahaa war ceeriigaabo waxa leh muse ismaaciil daarood waa laaji
sultan hargeisa club