Sheikhayga Umal Intaa uu hada yidhi waxay u ekayd in uu yidhaahdo Markii Reer laascaanood fidnada abuurayeen Ee uu u fadwoonayey muxuu Intaa u dhihi lahaa??))😮
Culumooy dadkaan dagaalamaya u imaada arka xaalkooda xoolo mahaystaan,biyo mahaysataan,shaqo ma hahaystaan,jid mahaystaan,cunto nadiif mahaystaan cilmi ma jiro dawlad ma jirto, dhinaca kale qabyaalad,qaad,daroogo,qori,waali,xanuun,yuutuub,marka isdaaya suuragal ma aha talo keena
Culimada waxan leeyahay allah ka cabsada kolba wadan dadkii lahaa dhistey shir haku qabanina ee umada u kaca ergo noqda umada dhex qaada siyaasinta somalida ee iimaan beelay xujada ku ooga
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Allah: wall ha degdegin ee u kaadi war uma hayno xaalkooda, laakiin boosas badan baa banaan oo xal waara keeni lahaa hadii lagu dhaqaaqo.
Tan sidaan u arko. Haddii Cumar Bin Khadaab loo soo saarana waxay odhan lahaayeen ni carabi na xukumi maayo. Isku baaba’a, si hadhaagiina Axmaar u adoonsado.
Samaaliyee nabad nabad nabad baa inoo Dana ilaahay ha laga baqo. Dhiigeenu waa xaaraan waa lugu naar mudanayaaa dal iyo qabiil .aakhiro waxba tarimaayo tolaayda. Hala joojiyo walaalo ayaynu nahay cadawgeen arka aynu is dayno is badbaadino aynu nabadno
Umul marki faqash duqaynaysay sl wu amusay wanaki yidhi lascanod wa darod o isaq ma xukumayo shekh mustafe shadhkisa in kawasakheyo ba laraba wayo way ogyihin in umul dagal oge yahay
Culimo taga furimaha dagaalka oo dadka, hor istaaga, hubka dhigis ku sameeye , soo wacdiya ! Ma rabno inaad dadkiinii iyo dalkiini oo gubanaya aad wadama kale nagala soo hadashaaan , kaalaya dalka , u kaalaya dadka oo wax Bara
Marka isaaqa la laynayo may ilaahay ka baqdaan waayo markay isaaqu is raacaan ayay kacaan maalintii dhawayd ee dacawalay maxay u hadli waayeen sawkuwa dagaalada lacagta u ururiya sheekh mustafaba ma marka daaroodka la laynayo ayuu kacaa
Viva culuumada masha allah haladageysto
Rabiyawo culada nabad nogu
Badala❤❤❤❤
Sheekh mustafow ka dhex bax yan laysku ka sawirin adeer wa auga talo dadkan yn lagugu sawirin
Culumadeena Allaah ha noo xafido
Aamiin
ISLAAM WAAN AHAY LAAKIIN ICTISAAM MA NIHIN. SHEEKH UMAL ADIGU HORTA ILAAHAY U TOOBAD KEEN. COLAADII LAASCAANOOD WAXAAD KA TIDHI WAAD OGTAHAY
😂Munaaqiinta ictisaam😂
Ma umal Baan diin ka dhagaystaa 😂
Waa munaafiqiin diinta kugabada oo been fadwooda😅😅😅
Sheikhayga Umal Intaa uu hada yidhi waxay u ekayd in uu yidhaahdo Markii Reer laascaanood fidnada abuurayeen
Ee uu u fadwoonayey muxuu Intaa u dhihi lahaa??))😮
Waki musanabayey e qadhanka gurayey 😅😅😅😅😅
Maasha allah ilaahay ha idin xifdiyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Aamiin aamiin aamiin
Warculimada qabyaaladiina iyojahligiina kalafariista
War Somalia diin mahaaysato
Culumooy dadkaan dagaalamaya u imaada arka xaalkooda xoolo mahaystaan,biyo mahaysataan,shaqo ma hahaystaan,jid mahaystaan,cunto nadiif mahaystaan cilmi ma jiro dawlad ma jirto, dhinaca kale qabyaalad,qaad,daroogo,qori,waali,xanuun,yuutuub,marka isdaaya suuragal ma aha talo keena
Waa runtaa walaalo dadkani dad hadal wax ku qaadanayo maaha iyo wanaaga maqla Arina kale keena
Aamiin Aamiin😊
Culimada waxan leeyahay allah ka cabsada kolba wadan dadkii lahaa dhistey shir haku qabanina ee umada u kaca ergo noqda umada dhex qaada siyaasinta somalida ee iimaan beelay xujada ku ooga
Sheekh umal sowdigii dagaalkii sool ku taageerayay iska daa munaafada adigoo sheekhii ah baad qabyaalad cad ku taageertay oo kaga hadashay waana duuban tahay
Waar yaa la gaada yaa????
Ku waan iya gaa shiida daa gaa la daa...waar yaa la gaada yaa
idirs oo kale inta uu shiiq sheeganaayo oo dadkana eey jahliga ku dhex jiraan somali meel uma socoto.
Xageed joogtaan culimooy ma Ardulshaambaa ka soo fadwooteen waa yaabe ..
Mida kale culimada ha u istaageen wadanka somaliyeed wadanka somali faraha ayuu ka baxay. Gamle ayaa qabsanaaya . Culimooy kaca nooc kasta ahaada somali oo dhan ayaa idin taagan iney idin taageeraan. kuma daraayo kuwa qabiileysan oo culimada xushmo uheynin caayaya. Culimooy istaaga idinkoo wada jira
Waxa so babushena kasidaya😊
Waa adeegyaasha cadawga
Shadaa diinta ugu waa weeyn Nairobi bei fadhiyaan oo kushiraan.khasatan Qaswade Farah Maalim Dawara. Kulli fidno cindal geel.Nairobi baa lugu shira oo lugu abaa bula dagaalada ku saleisan qabyaala lad oo target laga dhugto reer Sheekh Isaxaaq.
❤❤❤❤❤
Umalow ILAAHAY ka yaab oo jooji munaafaqada !
Haddii Aanay jirin Dawlad Dadkaas matasha ! Culimada ‘inay
Meelahaas tagaan is qaybiyaan -
Waqti gsliyaan Dawrkooda Qaataan ‘dhiiga qul qulay hor istagaan! Naftooda iyo maalkooda
Jiraan! Yaa u diidaya?Culimo!
Meesha ka kaca !!!!
Tuuugo tuuuuugo dhashay baaaad tihiiin
Ictisaan waar ka bax miidiyah lYxiima dirin waar dNhii ii huwant ku koobnaad yAAD LA HADALATSAAN HUWANEEYDY DADKU DIINTAWAY YAQAANIIN
😂😂😂😂😂😂😂😂 ya lo gabada
Culimooy ilaa aad ergo degdeg ah u dirtaan meel kasta oo dagaalo fidno ka socdo oo awoodiina iyo wax tarkiina iyo barakadiina la arko wacdigii wax bedeli waa!!!!
Iyagaa munaafiqiina oo fitmo kujiray maxay cid udiraan
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Allah: wall ha degdegin ee u kaadi war uma hayno xaalkooda, laakiin boosas badan baa banaan oo xal waara keeni lahaa hadii lagu dhaqaaqo.
Shiikhoow waa kuwa nooga yimid gobolada dhexe dee lahadla dhaha joojiya dagaalka iyo qabyaalada usheega .
XAAROOD DABAJILIC MIYAD TIHI9N HADAAD XAAROOD TIHIIN BEENAALAYAALBAAD TIHIIN KATAABIINA NOOCANA WAXBA KAMA DHAGAYSANO WAAYO ARGAGIXISO SHABAABA AYAAD TIHIIN MARKAA XAAROODKIINA UFADWOODA UF😅😅😅😅😅
Tan sidaan u arko. Haddii Cumar Bin Khadaab loo soo saarana waxay odhan lahaayeen ni carabi na xukumi maayo.
Isku baaba’a, si hadhaagiina Axmaar u adoonsado.
Culima war qori Qata oo dadka mooryaanta ka celiya iyo gaalada qabsatay.
Culimooy dadku way bukaan cudur qabyaalad la yidhaa baa ku dhacay dabiib daacad laga yahay ayay u baahan yihiin
Samaaliyee nabad nabad nabad baa inoo Dana ilaahay ha laga baqo. Dhiigeenu waa xaaraan waa lugu naar mudanayaaa dal iyo qabiil .aakhiro waxba tarimaayo tolaayda. Hala joojiyo walaalo ayaynu nahay cadawgeen arka aynu is dayno is badbaadino aynu nabadno
Waan ka xumahay in culimadu inay utegi waayeen meelaha wax ka Koran oo dadka dagaalamaya ula hadli waayaan. Anagu qurbaan joognaaye maxaad noo sheegaysaan. Waa iga talo culimooy
Mustafow laascaanood markii xasuuqii waanu kusugaynay inaadnoo hiiliso ileenwaatii nalagardaraaye maxaadnagu iloowday walaal korhadaad uhadlilahayid malahaa dadkaygu waykumaqli lahayeen
Umul marki faqash duqaynaysay sl wu amusay wanaki yidhi lascanod wa darod o isaq ma xukumayo shekh mustafe shadhkisa in kawasakheyo ba laraba wayo way ogyihin in umul dagal oge yahay
Dawarsadayaal iimaanka beela naarbaa idiin sugnaatay
Marka.horaba.waxa.mesha.kamaqan.kalintoodi.halku.dhig.kudadanayoba..in.aykuyaacan..Bay.ahay
CULIMADA DAROOD HALIS
Tuug tuug dhay culimada daarood diin toodu waaqab yaayad
Hhhhhhhh wlhi waa waalan yihiin waa runtiis
Culimo taga furimaha dagaalka oo dadka, hor istaaga, hubka dhigis ku sameeye , soo wacdiya !
Ma rabno inaad dadkiinii iyo dalkiini oo gubanaya aad wadama kale nagala soo hadashaaan , kaalaya dalka , u kaalaya dadka oo wax Bara
ICTIZAAM ARSINAL
Munafaqiinta shadhka culumo ku qadhaabanaya waa qudhun is urursaday
Aamiin Aamiin Aamiin
Culumoy utaga oo kala dhexgala dadkaa isdilaya
Aamiin
Marka isaaqa la laynayo may ilaahay ka baqdaan waayo markay isaaqu is raacaan ayay kacaan maalintii dhawayd ee dacawalay maxay u hadli waayeen sawkuwa dagaalada lacagta u ururiya sheekh mustafaba ma marka daaroodka la laynayo ayuu kacaa
Kuwan culima ma aha waa wahabi khawarij ah. Iska jiira dadka somaliyey.
Zaab tv 0:59
Kkkkkkkkk
Beenalayaal. Idin ka ka dambe ya Umul u horeeyo
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂