💝 ماشاء الله تبارك الرحمن عليك شيخنا الفاضل💝 💝🌴 اللهم يعزك و يحفظك ويسعدك و يبارك فيك عاجلاً غير آجل 🤲🏻🤲🏻🤲🏻 شكراً جزيلاً لمحاضرة و الموضوع مفيدة جداً و جزاكم الله ❤ الجنة الفردوس الأعلى❤ 💝🌴 اللهم أمين يارب العالمين و للجمعينا 🤲🏻🤲🏻🤲🏻 💝🌴 اللهم صل على محمد و آله كلما ذكرك الذاكرون و صل على محمد و آله كلما غفل عن ذكره الغافلون 💝🌴 أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا و نبينا و حبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه و سلم تسليماً كثيراً 💝💝💝💝💝
Sax waaye walaala muxaadarada macaan ee aad ilaahey amaaniyso masha allah ilaahey ajar allah kaa siiyo walaalkey muslim ah.adiguba markasta waad faraxsan tahaye.muxaadarooyiyinkaga caadi amahan allah ku xafido
Subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah
Fool xumo ma aha cid uu Allah abuuray!! Fool xumo waa camalka xun ee naarta lagu galo cida camalka xun samaynaysaana dusha way ka qurxoonyihiin!!!!!!!!
إن الله جميل يحب الجمال”. Allaah waa JAMIIL ee ma aha JAMAAL إن الله جميل يحب الجمال” ALLAAH wa JAMIIL waxa u jecel yahay JAMAAL . Sababta loo la baxa Magaca JAMAAL. Lkn Aljamiil lala ma baxo.
SHEEKHOW SAMADA KOOWAAD SIDE BUU KAGA GUDBAYA TI LABAAD. BACDAMA NABIGI ALLE UU YIRI حبيب الله AYA JIBRIIL OO LA SOCDA LAGU YIRI JIBRIL YAKULA SOCDA ,ALBAABKEEDA,SAMADI KOWAD, JABRILNA YIRI NABIYULAHI MUXAMD , LAGUNA YIRI MA LO AMRAY . OGOW MARKA WADAADKAN SAMADA KOWAD IYO TAN LABAAD KU SHEEGAYA IN LAGALI KARO, MAA,IKTI WARDIYEYNEYSEYNA SIDE LAGU GUDBAY.? BAL NOO WEYDIIYA,?
Waxaad uhadashay walee qof aan aqoon ulaheyn cilmiga hawada sare wax samo la yiraa ma jiraan wadaadkan ma yaqaano cilmi hawada sare wuxuu ka sheekeynaayo kuli waa been wadaadkan xitaa cilmiga hawada sare wax yar ugama bilowna cilmi dhegood ahaan Buu uheesta dadka ushekeynaayo waa dad isaga ka sii jaajilsab wax 7 samo la yiraa ma jiraan @@EngAbdalla4009
Mahadsanid Sheekh, Alle haka abaal siiyo.
Walaalkey cabdiraxmaan ilaahey ha ku xafido masha allah caqli ilaahey ayaa bixiyo iyo dabeecad.aqlaqda.dhamaan ilaahey ayaa bixiyo muxaadarooyinka waan kaa faaideysataa.jazakulah khair ilaahey ajar allah kaa siiyo.
Sheeq Bashir Rabi SWT ha kaa abaal mariyo sida wanaagsan ee aad iimamkeena u dhiseyso Jisaka Allahu kheyer.
Masha Allah tabaarakallah waa darsi qayim ah
Waa jazakallahu kharan sheikhana
Sheekh Bachir Ilaahay haxafido
💝 ماشاء الله تبارك الرحمن عليك شيخنا الفاضل💝
💝🌴 اللهم يعزك و يحفظك ويسعدك و يبارك فيك عاجلاً غير آجل 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
شكراً جزيلاً لمحاضرة و الموضوع مفيدة جداً
و جزاكم الله ❤ الجنة الفردوس الأعلى❤
💝🌴 اللهم أمين يارب العالمين و للجمعينا 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
💝🌴 اللهم صل على محمد و آله كلما ذكرك الذاكرون
و صل على محمد و آله كلما غفل عن ذكره الغافلون
💝🌴 أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا و نبينا
و حبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب
و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه
و سلم تسليماً كثيراً 💝💝💝💝💝
Jazzka Allaah shiikh
Allaahu akbar noolaw abti
ALLAHU AKBAR ☝️ ☝️ ☝️
Jazaakallaahu khairan sheekh Abdiramaan Bashir
أللهم اجعلني وذريتي من أهلك أهل القرآن الكريم وخاصته وأرزقنا تلاوته آناء الليل واطراف النهار ❤
Ameen ya Allah 🤲🏽❤️
AAmiin AAmiin yaa ALLAH 🤲
أللهم اجعل القرآن الكريم ربيع قلوبنا ونور صدورنا وجلاء احزاننا وذهاب همومنا آمين يارب العالمين 😢
AAmiin AAmiin yaa ALLAH 🤲
Sax waaye walaala muxaadarada macaan ee aad ilaahey amaaniyso masha allah ilaahey ajar allah kaa siiyo walaalkey muslim ah.adiguba markasta waad faraxsan tahaye.muxaadarooyiyinkaga caadi amahan allah ku xafido
بسم الله الذى لا بضر مع اسمه شىء فى الارض و لافى السماء و هو السميع العليم جزاك الله خيرا🎉🎉 ما شاء الله لا قوة اءلا با لله ❤
ربي اجعلني من ألمتقين واجعل لي مخرجا وارزقني من حيث لا احتسب 🤲😥💗
AAmiin AAmiin yaa ALLAH 🤲
أللهم اجعلنا من الذاكرين الله كثيرا والذاكرات برحمتك يا أرحم الراحمين 😢❤
Ameen ya Rab Al Alamen 🤲🏽❤️
ILAAHEY HA NUGU ANFOCO
AAmiin AAmiin yaa ALLAH 🤲
mashallah allé hakuhafido
بارك الله فيك يا أخي شيخ بشير وجزاك الله خير الجزاء
جزاك الله خيرا.
💝🌴ماشاء الله🍀تبارك الرحمن الرحيم🌴💖
💖🌴 الله أكبر كبيراً ☘️ و الحمدلله كثيراً☘️ ☘️ و سبحان الله بكرة و أصيلاً 🌴💝
💝🌴 I Love ALLAH " جلا جلاله " 🌴💝
Jasakalh kheyr ❤
أللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا ❤
جزاك الله خيرا ❤
Subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah
يا لطيف يا الله ارحمني يوم أوقف بين يديك 🤲🏼
الحمدلله على نعمة الإيمان ونعود بالله من حال أهل النار
Sheekh Bashiir ilaahay ha xafido
Allaw no xifdiyo culumadena
Allaahu akbar
Suuratul araxman dhageyso haduu imaankadu dhaqaaqey ayado aad si fiican u fahmayso
Allaaw no xifdiyo
jazakalaah kher ❤❤❤❤❤❤
Allaahu akbar❤❤❤
حياك الله.
ALLAHU AKBAR
masha alah
لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم ❤
سبحان الله 😢
Falsafadu caqliga ayey fasaadisaa
Djibouti ma kaa raysatay!! mise addaa ka raystay!!
Wax foolxumba wuu sameeyey sida waraabaha IYO dadka qaar ka mid ah subxaanalah Allahu Akbar 🖐️.
Fool xumo ma aha cid uu Allah abuuray!!
Fool xumo waa camalka xun ee naarta lagu galo cida camalka xun samaynaysaana dusha way ka qurxoonyihiin!!!!!!!!
Foolxuma maaha balse different design beautiful at their own
ilaahay
❤❤
Iimaanka maxaa naaqusiya?
1. Badsiga xoolaha
2. Wax dhagaysiga aan wanaagsanayn
3. Habka aynu u noolahay
Maxaa koor loogu qaada iimaanka?
1 taqwada- Allah la saaxiib, meel walba Allah ku xasuusnow.
2. Quraanka dhagaysiigisa badi iyo akhriskiisa iyo tafsiirka. Dhagayso.
3. Allah ayaa kula hadlaaya, waxad uuga baahantahay waad ka heli. Waydii waxad u baahantahay, quraanka fur , waad ka heli jawaabta.
3. Salaad aad ku dhex fakirto ayaa ka khayr badan layl aad caawo dhan taagan tahay ood maqantahay.
4. In la daaiyimo dikriga. Yadkuruna laaha qiyaaman, wa qucuudan wa calaa junuubihim
5. Ka feker xalka aad tagayso. Xalkeen tagi? Jano mise cadaab?
6. Waa in aad tagtid meelaha iimanka lagaag hadlaayo.
7. Akhri dadkii wanaagsannaa waxay ku badbaadeen, iyo waxa ay ku khasaareen intii xumayd.
Waxan isku dayay in aan qoro sheekhu waxa uu inoo sheegay.
Allow inagu anfaca oo inaga yeel kuwii ka fa' iidaysta cilmigaa sheekhu inoo sheegay.
Alla ha inagu anfaco
Sheekhana ha ka abaal mariyo
❤
Xulumadena
إن الله جميل يحب الجمال”. Allaah waa JAMIIL ee ma aha JAMAAL
إن الله جميل يحب الجمال”
ALLAAH wa JAMIIL waxa u jecel yahay JAMAAL . Sababta loo la baxa Magaca JAMAAL. Lkn Aljamiil lala ma baxo.
Sheekhow cid wax kaa.qoreysaa ma jirto sidaad iskukala wareejisay360digrii
JIDHIIDHACO, AMA XAADA OO ISTAAGTO, QAMANDHACO,,, MARKA QURAANKA LA AKHRIYO
MOATAZ MATAR DAAWO.QOFKI RABA WAR AANAD MEEL KALE KA OGAAN KARAYNIN
SHEEKHOW SAMADA KOOWAAD SIDE BUU KAGA GUDBAYA TI LABAAD.
BACDAMA NABIGI ALLE UU YIRI حبيب الله
AYA JIBRIIL OO LA SOCDA LAGU YIRI JIBRIL YAKULA SOCDA ,ALBAABKEEDA,SAMADI KOWAD,
JABRILNA YIRI NABIYULAHI MUXAMD ,
LAGUNA YIRI MA LO AMRAY .
OGOW MARKA WADAADKAN SAMADA KOWAD IYO TAN LABAAD KU SHEEGAYA IN LAGALI KARO,
MAA,IKTI WARDIYEYNEYSEYNA SIDE LAGU GUDBAY.?
BAL NOO WEYDIIYA,?
Samada koowaad ma gaaraan xataa waxa gaaladu ay diraan iska daa inay dhaafaane
Daliilna waxaa u ah waxay dhahee xidigaha laba gaaro oo way fog yihiin
Allaahna waxuu noosheegay xidiguhu inay ku yaaliin oo lagu qurxiyay samada ugu hoosaysa 7 samo
Intaas ayaaba caddayn kuugu filan
Dayaxu samada wuu kasokeeyaa. yaaba sagxadda Samada isla gaarayba jaalle

Beenloow