Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

XIDDIGGI BBC

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 сер 2024
  • #SOMALIA #HANOOLAATO #MOGADISHU
    Hanoolaato Media is a key channel for brand awareness, engagement, lead generation, customer support and platform for people to discuss their issues and opinions.
    Please subscribe, like and follow us from social media / hanoolaatotv
    / hanoolaatotv
    / hanoolaatotv

КОМЕНТАРІ • 69

  • @nagwamohamed1288
    @nagwamohamed1288 3 роки тому +23

    Alla dadkeenii hore nadiifsanaa Masha Allah. Eeg adeerkan haybada iyo ixtiraamka ka muuqata👴🏾👑👏🏾

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 3 роки тому +5

    Masha Allah ruug cadaa wariye sare bbc somalia Abdulahi xaji

  • @Sahan12341
    @Sahan12341 3 роки тому +11

    Waa waraysi fiican nolaada Somaliweyn 🇸🇴🇸🇴💪🏽💪🏽🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍. Ayaanle noo soo badi waraysyadaan oo kale mahasanid

  • @fahadkeynan5001
    @fahadkeynan5001 3 роки тому +6

    Ayaanlow dadkan oo kale waRayso oo bulshada soomaaliyed dhexdeda sharafta ku leh ee dambiilayaasha hana horkeenin fadlan ok mahadsanid hanoolaato

  • @aragsanmohamed4162
    @aragsanmohamed4162 3 роки тому +2

    Mansha allah awoowey mohamed abdullahi cimriga alle hakuu dheereeyo awoow madaxii hore ee BBC

  • @fawsiyoali7685
    @fawsiyoali7685 3 роки тому +2

    Masha allah

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 3 роки тому +4

    Masha Allah Madaxii Hore bbc ee laanta afsomaliga Mudane Mohamed Abdulahi Allaha ku Xafido nin wanaagsan oo Daacad ah buu Ahaa Somalinimaduna ku weyn tahay

  • @ameroafrah1594
    @ameroafrah1594 3 роки тому +3

    Asc masha allah aboowe mcn guulguul❤❤🦁🦁💯💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪

  • @mohamedhussein9305
    @mohamedhussein9305 3 роки тому +3

    Alaha xafido

  • @omarcoonka2578
    @omarcoonka2578 2 роки тому

    Maxamed Cabdullaahi great journalist

  • @abdullahiahmed581
    @abdullahiahmed581 2 роки тому

    Masha alah alle cimrigiisa ha barakeeyo weli waa nool yahay soomaahan

  • @abdikadirabdirizak6833
    @abdikadirabdirizak6833 3 роки тому +1

    Wow nice story

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 3 роки тому +2

    Waaw waraysi 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @AdamAbuzuhri
    @AdamAbuzuhri 3 роки тому +1

    Mashallah, wariyahan (hadaan cidkale kuqaldeen) waxaan xasuusta maalintay hooyadiis Nairoibi kudhimatay, qabriga wuxuu soo galay isagoo xiran funaanad ay kuqorantahay "Quursigu Qiil maleeyahay" cibaaro sidaas u eg. Waxaa naloo sheegay inuu ahaa madaxa BBCda.
    Waxaad wareysatay halyey halkale laakin yare dheere kuwaan oo kale.

  • @abdinasirdahirfarah3440
    @abdinasirdahirfarah3440 3 роки тому +7

    Wax aan ku tilmaamo ma aqaano hanoolaato dhan walbe wey naga haqabtirtay wlh

  • @maxamedqadar2838
    @maxamedqadar2838 3 роки тому +3

    runtii aad bay u adagtahay inaad ilaaliso waqtiga lkn wuu dhowray xiligiisi shaqada 30 sano ayuu 4 maalmood kaliya kamaqanaa shaqadisa cajiib. .......

  • @xasansiidii6656
    @xasansiidii6656 2 роки тому

    Maasha allaah

  • @dii560
    @dii560 3 роки тому +1

    I can't wait wareesigaas

  • @ilyaazzola.8189
    @ilyaazzola.8189 3 роки тому +2

    Wad mahadsan tahay wll Ayanle

  • @abubakerweheliye7468
    @abubakerweheliye7468 3 роки тому +1

    #base

  • @user-rw4nw8rp3g
    @user-rw4nw8rp3g 4 місяці тому

    Maanta umbuu waligis warisi Fiican inta Kale Waxuu Ka sheynjirey Isku dir Allaah Yadiik

  • @user-uw9bh2ld2o
    @user-uw9bh2ld2o 2 роки тому

    M.a

  • @calioumar2967
    @calioumar2967 2 роки тому

    Eash cala wariye cod macaan abdulahi xaaji illaxay oo naxaristo

  • @abdowali463
    @abdowali463 2 роки тому +2

    Agaasime Mohamed Abdullahi runtii wuxuu ahaa ruux qiima badan oo aan qabyaalad iyo qurun ku shaqayn. BBC waxay xumaatay markii Yusuf Garaad loo gacan galiyay oo qabyaalad, hogaamiye kooxeed iyo argagaxiso lagu buun buunin jiray. Taasoo sababtay 30sano aan dhex maquurano afadii Yusuf ka buufin jiray BBC.

  • @guledabdi6342
    @guledabdi6342 3 роки тому +3

    Imrigiisa alle haraajiyo cabdilihi xaaji

  • @abdowali463
    @abdowali463 2 роки тому +1

    Abdullahi Xaaji wuxuu ahaa wariye waaya-arag ah oo cod kor ah. Runtii waa ragii fara kutiriska ahaa kor u qaaday af ka soomaaliga.

  • @abdikadiralimohamed8187
    @abdikadiralimohamed8187 3 роки тому +3

    Wàa raggii hore wàa kaa rag adag ayay ahaayeen

  • @xasaaziyare4751
    @xasaaziyare4751 3 роки тому

    Dadkasa nasoo maray alla mxay dad dadki hore ahaayen
    Ayaanle horey usoco zxb

  • @Haybe75
    @Haybe75 3 роки тому +4

    Geesi daacad ah BBCda markuu Yusuf Garaad galay ayay noqotay Maqaayad oo qiimaheedii hoos u dhacday.

  • @yaasiinaburas8110
    @yaasiinaburas8110 2 роки тому

    Yaasiinaburas kiim

  • @user-uz4iz9iv7u
    @user-uz4iz9iv7u 3 роки тому +2

    Catoosh ha dhagaysto maxamad cabdullahi o laaluushka ha iska daayo

  • @mahamedhussein9118
    @mahamedhussein9118 3 роки тому +3

    Waligay waxaan maqli jiray C/laahi xaaji where is second name and third name

    • @mohamedmire7660
      @mohamedmire7660 3 роки тому

      Dadka waxa ay ku xantaan I uu wacal yahay!!!!!.(Cabdullahi Xaaji)...

  • @alidamey2276
    @alidamey2276 2 роки тому

    Runtii Madaxii Hore,Ee British Brocasting Corporation..B.B.C.Waan Salaamayaa Marka Hore.Runtii,Aad Baan Kuu Taageersanahay.Xilkii,Aad Qabatey.1993.ilaa 2000 Baan U Makeynayaa.

  • @ahmedsaid9856
    @ahmedsaid9856 2 роки тому

    Sidaad adigu Laaluushka aad u qadatid Ayaanle

  • @anabhasan5908
    @anabhasan5908 3 роки тому +1

    Asc ayaanle cabdi bacsa salaan maxaad usodayn wayde taariikhdii daraawiikhti mareer konfurka bes baad waraysataa away halgankii saraawiisheed ee hal malin kudhimatay 1000 maxamed

  • @Yedo25254
    @Yedo25254 3 роки тому +1

    Cabdullahi Xaaji Waa shaqsi ay qabyaalada madaxmartay. Somali ka qabyaalad badan farmaajo ayaan arkay.

  • @kamata850
    @kamata850 3 роки тому +1

    waxan dhagaysaneyey waraysigii markii uu iska casilyay bbc maxad dadka usheegaysa o ugatagaysaa aya laweydiiyey wuxu yiri waxan ugatayaa somali gabaygii cabdulahi suldaan tima cade dugsi male qabyaaldi waxan weydiin laha wax buugaga ma qoray

  • @amrannakataaofficial3065
    @amrannakataaofficial3065 3 роки тому

    Kuwaa hdaa waa shaaruur raadiis beeso lee ku fac yahiin intooda badan

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 роки тому +3

    Abdullahi xaaji waa wariyi siyaad barre waaydiiyey koorta ciidmadadu uu siyaad bare xukunka ku boobey doorsho qabnayaan oo shacbak xukunka ku celinyaan siyaad barane waxuu ku jaabey jawab walan

  • @gedigudal3164
    @gedigudal3164 2 роки тому

    Allah yacht zak waxaad tahay min wanaahsan

  • @somaliboy4958
    @somaliboy4958 3 роки тому +3

    Ruug cadaa Mohamed Abdulahi rikaax iyo weiye Cabdulahi xaaji waxay ahaayeen dad bulshada kaa dhex muuqda misaan iyo akhlaaq wanagsan mahad sanid Ayaanle Hussein hanoolaato

  • @davidgossey2531
    @davidgossey2531 3 роки тому

    Cabdilahi xaaji addiss aba ayuu ku dhashay oo ku koray

  • @ashaadenosman2645
    @ashaadenosman2645 3 роки тому +5

    Viva cabdi laahi xaaji Al daaroodiya daaroodku wa dowlad madaxweeyine ilaa wariye

    • @hadkabuuba4553
      @hadkabuuba4553 3 роки тому

      Aad iyo aad ina ader waa tarbiyada guriga wax walbo

  • @c.xakiimqoys8393
    @c.xakiimqoys8393 3 роки тому

    Soo daa codkiisii ama na dhaaf

  • @inshaallahkheyrfnd3219
    @inshaallahkheyrfnd3219 3 роки тому

    sidan oo kale dadka sharafta leh islam ah waliba somalinimo ku fanaya danbile ahen ino keen lkn kuwa danbilayasha ah iska daa fadlan

  • @burjilibax
    @burjilibax 3 роки тому

    Abdillahi xaji wa wariye caana
    Lakin Ninkani miyu shekenaya Xog waran mahaa qaabku war bixin ayo

    • @cabdiqaniwardi5743
      @cabdiqaniwardi5743 3 роки тому

      Isaga maaha waa wariyaha wareysanaya oo kolba jawaabtii oon lasiin buu ku boobayaa suaal

  • @calioumar2967
    @calioumar2967 2 роки тому

    Sorry I thought cabdilahi xaaji was dead

  • @Somalilandforever
    @Somalilandforever 3 роки тому

    Cabdilahi Haji wuxu ka mid ahaa guulwadayaashii looma looma-naxariisteygii Af-Weyne. Wuxu, si dadban & si toosaba, ahaa afhayeenka dhagarqabihii Siyad Barre.
    Kolkii ay Somalida iyo Xabashidu isleyn jireena wuxu ahaa afhayeenka Axmaarada.

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 3 роки тому

      Ali omar cawkena muxuu ahaa cuqdadlaanay amxaarose ma cid baad ku riixaysaa

    • @mohammedabdi7061
      @mohammedabdi7061 3 роки тому

      Ali Omer
      Ragginu oo idinku markhaati maba gashaan!

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 3 роки тому

      @@mohammedabdi7061 idinkaan gelin oo futada korkeeda siil ku leh

    • @mohammedabdi7061
      @mohammedabdi7061 3 роки тому

      @@gedefletv6049
      Bal dib wax u akhri, isku dhinac ayeynu ahayn. Anigu adiga kulama hadlin ee waxan la hadlay Ali Omer. Daraawishtu ma sidas ayey u hadashaa? Bal wax hubi

    • @mohammedabdi7061
      @mohammedabdi7061 3 роки тому

      Darwiish Tv
      Maahmaah Rer Maakhir ayaa tiraahda "Sanadkii laba nin lama wada colaadiyo". Waxna fahansii meel aad wax wadid iyo meel aad ka wadid weli kuma fahmin!

  • @noradinosman6951
    @noradinosman6951 3 роки тому +2

    Daaroodnimada iyo saxaafadda kala saar, suxufigu waa inuu ka waramaa xaqiiqada, imisa wariye oo ka fiicnaa cabdi ayaa jiray oo hadda jira?

    • @abdilahiyusuf5779
      @abdilahiyusuf5779 3 роки тому +1

      Adiga Laftigaaga qabyaalada Baa kaa Kewnaysa hadalkan Alla Maxaa Bahashii Laysla Fahmay

  • @Malihin_cadow_Xamar_kadaran
    @Malihin_cadow_Xamar_kadaran 3 роки тому

    Cabdillaahi Xaaji ma nool yaha weli?

  • @hugdheh
    @hugdheh 3 роки тому

    daaroodnima iiga muuqato kkk

  • @muktarabdille1984
    @muktarabdille1984 10 місяців тому

    Asxabay wariyahaa c/lahi waxaa u cod eg nin kukay hada muqdisho bbc da ooga soo warama ninkaas bbc da may kenan

  • @yaasiinaburas8110
    @yaasiinaburas8110 2 роки тому

    Yaasiinaburas kiim