WAA MAXAY UJEEDKA INGIRIISKU KA LEEYAHAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 81

  • @Hassanynwa
    @Hassanynwa 3 роки тому +5

    Tafaaftirihii ugu fiicnaa ee bbcsomali so marey waaye, alle cimri Iyo caafimaad ha siiyo Mohamed Abdullahi

  • @ahmedamiin592
    @ahmedamiin592 2 роки тому +1

    Suaalahan iyo barnamijkan xikmad wayn baa ku jirta.
    Horey usocda Hanoolaato.

  • @shafiabdi215
    @shafiabdi215 3 роки тому +15

    The best UA-cam channel I have seen so far. Grt work.

    • @AliMadoobe
      @AliMadoobe 3 роки тому

      I hope they don’t corrupt him

  • @baariyare5995
    @baariyare5995 3 роки тому +10

    Somalida iyadaa isyareysa 10 million mahan waa 40 millions somali hadeynan ka badnayn

    • @adamuboy1224
      @adamuboy1224 3 роки тому +1

      Somalida lagahadaayo oo kuwa Jamhuuriyadda Somalia....
      15 Million kuwaas waa gaaraayaa..
      Kuwa Kenya iyo Ethiopia kumajiraan ilaa iyo Diibouti...Hadii kuwaas lagudaro 27 Million meelahaas waan dhan nehe

    • @samodooncali
      @samodooncali 3 роки тому

      Soomaalidu, 10 malyan way ka badantahay, 40 malyanna qiyaastii way ka yartahay. Ugu badnaan 30 iyo wax la jira ayaa lagu qiyaasaa. Cid koow laba tidhi ma jirto ee waa qiyaas uun waxa la sheeg sheegaa ee taana maanka ku hay jaalle.

    • @abdiazizcarlos4192
      @abdiazizcarlos4192 3 роки тому

      Somalidu berigaa 10m ayay ahyd hadana waa 20m ilaa 22m dalka iyo dibadaba marka laysku daro

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 3 роки тому +3

    Maan sha allah wadaniyiin Soomaaliyeed 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @yusufhaidawad1419
    @yusufhaidawad1419 3 роки тому +10

    Ayaanle Hussein abdi waa mahadsanyahay inaadda keenteya dad waxlafaaiideysato oo xog badan haya
    HANOOLAATO THANK YOU 🙏

  • @somaliano99kingkonghimself75
    @somaliano99kingkonghimself75 3 роки тому +3

    Aad iyo aad goed topics this guy. Masha Allah cadoowga ingriiska cadow ka ween majirooo illaaa maanta. 2021. Hada. Bee xataa caskar no taba barayaan. Dowlada Somali wa. Daciif in cadoowga gumesi kujiraah in la ga saro wadanka siwalba

  • @mohamedshukri486
    @mohamedshukri486 7 днів тому

    Allahuma arxam maxamed cabdulahi janatul firdoos amiin

  • @sofiajele1793
    @sofiajele1793 3 роки тому +1

    Mashaallah 🥰❣❣❣❣❣❣❣❣❣💯👌

  • @abubakarsheikh6748
    @abubakarsheikh6748 3 роки тому +1

    Mashallah ayaanle cabdi waa ku salaamay salaan ka dib ilahey haa ku dhowr waa tahay qof gob ah .
    You are brilliant reporter.
    Waxaan kaga mahadcelinaya wareysiga Mohammed Abdullahi waa nin zacima ah ilahey haa dhowr Amin yaa rabbi jazzakallah kheiran

  • @faisawade195
    @faisawade195 3 роки тому +4

    Jazaakallhu khayrak ayaanle waa mihiim inaanu wax Organa

  • @daadirxasan4414
    @daadirxasan4414 2 роки тому

    Somalia hanolaato

  • @faysalmahamed5632
    @faysalmahamed5632 3 роки тому +1

    Asc hanolaato Maansha allah wadani Dhab ah

  • @ocroafff5527
    @ocroafff5527 3 роки тому +2

    Ayanle good job my brother

  • @zakikubad6137
    @zakikubad6137 3 роки тому +3

    Manshlh somali ilaahey ha amaansado Aamiin aamiin aamiin

  • @robertsethole4574
    @robertsethole4574 3 роки тому +2

    Sxbow i love your choice of interest

  • @abdirizackamin5799
    @abdirizackamin5799 3 роки тому +3

    M.a waa runtisa

  • @mahmett9373
    @mahmett9373 3 роки тому +1

    Ayaanle Hussen Abdi Great and great 👍 Masuul wax ku owl ah

  • @Afalaa
    @Afalaa 3 роки тому +8

    Ugeedka waa waxa afka qalaad logu yeedho " mind control" and " propaganda".

    • @mohamedyusuf5214
      @mohamedyusuf5214 3 роки тому +1

      @@maxaarabtaa mind control brainwash = waa maskaxda oo leeys kaqabsado leeyska gumeeysto oo wixi larabo lagaa dhaadhiciyo sax iyo qalad lagu marsiiyo Adiga oo kuqanacsan Sxb waad fahantay ayaan filayaa

    • @bashka5382
      @bashka5382 3 роки тому

      Very true bro

  • @Salamin77
    @Salamin77 3 роки тому +3

    Gabar arimaha dibadda maraykanka ka shaqaysa waxay tiri soomalida waxaa dhib ku aha meesha ay ku Taakeeye .Somalia is a victim of the location the country lies.In that case In order to survive we need unity.

    • @mohamedyusuf5214
      @mohamedyusuf5214 3 роки тому +2

      Sax waaye brother soomaalia meel caalamka oodhan isha kuwada hayaan ayeey kutaalaa Maxaa yeelay caalamka waxeey Aamin San yihiin Indian Ocean cidi Gacanta kuqabato ayaa caalamka xukumaayo soomaliya waxeey kutaalaa goob aad umuhiim ah xeebta Africa ugudheer waan leenahay ( golden Blue)
      Biyaha blue ah ayeey cidwalba ubuktaa

  • @thepearlofindianocean
    @thepearlofindianocean 3 роки тому +4

    Waraysi wanaagsan

  • @yoniscabdirihman476
    @yoniscabdirihman476 3 роки тому +10

    in bisinka iyo la dhaho alxamdulilaah iyo alaah wa akbar ma wax cid goni ah inay tiraahdo lo tirinayo ba waxaan ognahay ama aan aragnaa in aynu nahay dad kaga dayanayah dhaqamada iyo qaab hadlka rer galbedka sheganayah in ay ku dayanayaan sunada nabigen NNkh hadaba muxu yahay heshiska aanu donayno inuu rabi dhexdena dhex dhigo kuma camal falayno waxa uu na amrayo rabigen?

  • @rabiehassan8923
    @rabiehassan8923 3 роки тому +8

    Ayaanle waraysiga waad nagu badh goysey badh go, baan ahay hadda🤣🤣🤣

  • @eye2eyeerigavo777
    @eye2eyeerigavo777 3 роки тому +3

    DHIBTU: WAA SOMALI WAXAAN U DHAQANNAA SIDII DAD CAQLI BADAN, HADDANA NINKII CAQLIGA SHEEGTAY WUXUU U DHAQMAYAA SIDII CAWAAN FAARUQ AH! ... RUUX caqli sheeganaya haddana CADDAYN KARIN waa dhibaatada kala haysata SOMALI & REER GALBEED.... Hadda CADDAANKU waa INNA barteen INAAN NAHAY DAD ISLA WAYN KELIYA LAAKIIN MARKA DAMBENA GACMAHA U HOORSADA! CADAWGOODA!.. 🤔

  • @samodooncali
    @samodooncali 3 роки тому +2

    "Indho qudhaanjo iyo caqli gaalo toona lama garto." Intaas ayaa aad ii soo jiidatay, macne weynna ii samaysay.

  • @samodooncali
    @samodooncali 3 роки тому +2

    Waa nin waayeelnimo iyo waayo-aragnimo is huwan leh. Magaciisa oo dhan yaa ii sheegi kara?

    • @xagar77
      @xagar77 3 роки тому

      Mohamed Abdullahi.

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 3 роки тому

    hanoolato suaasha aad weydiisay rugcaa wariye sare madaxii bbc laanta afsomaliga wariyasha somalida ee localka dalkena ka shaqeeyo iney u hadlaan sidii wariyaal taagerayo wadamada kale good Qustn bey eheed

  • @muruudi4961
    @muruudi4961 3 роки тому

    Sheekadaas wasiirka iyo Kissinger dhex martay mar hore ayaan maqlay oo waa dhacdo tariikhi ah runtii

  • @user-dh9bd5st6t
    @user-dh9bd5st6t 3 роки тому +1

    Ninkaan barnaamijyadiis ma daawan jirin waayo hadda kahor ayaan arrin qabyaalad ah ku arkay oo aan uga diday laakiin maanta waan soo galay waayo su'aal aan anigu is waydiiyo ayaan arkay oo ayna tahay inuu is waydiiyo qofkasta oo soomaali ah.

  • @maxedamen0744
    @maxedamen0744 3 роки тому +3

    Indho quraanjo iyo caqli gaaleedba lama garto waa markii iigu horeysay oo an maqlo maahmaahdaas aad ban kaga mahadcelinayaa ayaanle barnaamijkan quruxda badan

  • @ducaysanemohamed6627
    @ducaysanemohamed6627 3 роки тому +2

    waad mahadsan tahay walalo waa barnaamij wngsan

  • @salaxudin7307
    @salaxudin7307 3 роки тому

    Qaybtii 2ad aan sugna... hanoolaato

  • @rashiidgaballaax.777
    @rashiidgaballaax.777 3 роки тому +1

    Waar maahmaahda kadaaya qaladka
    Indho qudhaanjo iyo indho dawladeedba lama arko
    Sidaa ayay diwaanka suugaanta ugu jirtaa wlloyaal

  • @aqoontaislaamkabaro
    @aqoontaislaamkabaro 3 роки тому

    BARO CARABI MEELKAST JOOGT

  • @qaalidcade7595
    @qaalidcade7595 3 роки тому +1

    WAAN u baahan nahay wacyigalintaan oo kale iyo wareysiyada laga qaado waayo aragga soomaalida

  • @cabdinuuxjaamac3979
    @cabdinuuxjaamac3979 3 роки тому +1

    Maxaad ka wareysan odaygan BBC kawareyso ragii sameeyey soomaali ayey ahaayeen xaqiiryahow

  • @libanwarsame5428
    @libanwarsame5428 3 роки тому

    Tirada dadka Soomaaliyeed 10-15 milyan ma ahan. Marka 1970-kii Soomaalida ku nool JS ay ahayd 8 Milyan, maanta waxaa lagu qiyaasi karaa ugu yaraan 40 milyan (marka laga shidaal qaato kororka dadyowgii aan 40 sano ka hor isku tirada ahayn). Waxaa intaas dheer Soomaalida ku nool dhulalka maqan oo aan ka yareyn 15 Milyan. Marka la isku geeyana Soomaalidu maanta kama yara 55 Milyan. Lkn kas ayaa loo yareeyaa taranka ummadda si aysan awooddooda u garan. HA NOOLAATO.

  • @ahmeddanan4618
    @ahmeddanan4618 3 роки тому

    Gaalo ayaa leh BBC WAAN LA OGYHY WXAY UGU TALA GALEEN INAY WACYIGA BULSHADA BADALAAN

  • @hiigsimedia1892
    @hiigsimedia1892 3 роки тому

    Ninkan magacii

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 3 роки тому

    JAAHILIIN YAHAY BBC SOMALI KALIYA MAAHA BBC RADIO LUQAD WALBA OO ADUUNKA KAJIRAY SOOTABISA BBC RADIO.

    • @Isbedel2023
      @Isbedel2023 3 роки тому

      Gabarey qofna ha caayin waxna hubso BBC somali waligeed weyjirtey lkn kuwa kale oo luuqadaha kale ku baxa gadaal ayaa lagu soo saarey

  • @Somfox1
    @Somfox1 3 роки тому +2

    Ka Faa ideyso .. Khabiir ku Takhasusay Cudurada Uur ku jirta , Internal Medicine oo SLNTV , ka waraystay cudurada kala duwan ee Jooniska , Cudurada Hunguriga , Beerka , xiidhmaha , Caloosha iyo Gaasteriga .. wax badan ka ogow Cudurada Uurku jirta ua-cam.com/video/HgxujXQfqv4/v-deo.html

  • @Qubanaha_Uurdoox
    @Qubanaha_Uurdoox 3 роки тому +2

    Ayaa garanaya magaca odaygan

    • @a.a.4791
      @a.a.4791 3 роки тому

      Maxamed Cabdillaahi

  • @superpoetry8704
    @superpoetry8704 3 роки тому

    Oo muxuu ka wadaa "markii la hagaajiyey BBCda", aasaaskii BBCda buu ilduufay miyaa? Odaygan xushmad baan u hayaa aqoona waan u leeyahay. JazaakAllaah khayr.

    • @xagar77
      @xagar77 3 роки тому +1

      Markii la hagaajiyay, waa markii la sameeyay ama la aas aasay, waa lahjad lagaga hadlo north-eastern province.
      Ninkan Mohamed Abdullahi waa Somalida Kenya.

    • @superpoetry8704
      @superpoetry8704 3 роки тому

      @@xagar77 Mahadsanid

  • @khadar9082
    @khadar9082 3 роки тому

    Hadalka odayga waxaan ka fahmay malahan Odaygu wuuxuu kala ogyahay ma jiro hadalkiisuna wax macno ah ma samaynayso markaad dhagaysato. Su-aasha la waydiiyana jawaab aan jirin ayuu ka bixinayaa Ee dadka BBCda taariikhdeeda haya xigmadana laga faa’iidayo soo warayso niyow.

  • @ibraahimadow2321
    @ibraahimadow2321 3 роки тому

    walal ayaanle BBC iyo voa iyo wixii kalo sheesheye kensato danta ku leeyihin in bulshada kala qiibiyan reer galbeed iyaga diiday CCTV china iska lec iyo al Jazeera cml wadankii control u sameeyo warbahinta iyo media waa wadanka uga nabadda badan iyo dadkiisa is jeclihiiin waye idacad waxa Loga tiri galay in gumeysi dadban sii wado oo meeshii raban bonboniyan oo aftiin la dhigan meshii rabin mugdi ka dhigan cml

  • @taaa820
    @taaa820 3 роки тому

    1.Dad cadaana ayaa warka keena?!
    2. Somalidu waa muslim ogow?.
    Wax ayaan kaa FAA,iday .
    Jasakalahu khayr.

  • @xamsexikmaawi5387
    @xamsexikmaawi5387 3 роки тому

    Wlhi waaruntii Odayga indho qudhaanjiyo aqli gaalo lama garto alaah sharkooda hanaga qabto

  • @fadumoaxmed8529
    @fadumoaxmed8529 3 роки тому

    Kuwa hada jooga waxay rabaan ayay ku hadlaan diinta ayay ku gafaan

  • @koodbuurmediaprodaction7214
    @koodbuurmediaprodaction7214 3 роки тому

    weriyahani maxamed cabdilahi miyuu ahaa

  • @husseinegalqeyliye8836
    @husseinegalqeyliye8836 3 роки тому

    Waraysiga waa nagu kala go,ay wariyow Ayaanle

  • @abdirizackamin5799
    @abdirizackamin5799 3 роки тому +1

    Ninkn magacii hee na bar

    • @ahmedbaari4938
      @ahmedbaari4938 3 роки тому

      Maxamed Cabdullaahi, waxa uu ahaa madaxii hore ee BBC Somali sannadihii sagaashameeyadi.

  • @abdirahmanmohamud1744
    @abdirahmanmohamud1744 3 роки тому

    There's Somalia's history which is hidden by the western world and Muslim Arabs. Somalia had, first human cilization and Somalis are very unique if they get right leaders. There is tale in that Vaticans have believed that Somalia is where leaders of Christians began and it's where Muslim world will be revived in the future and no one will be able stand against Somalia and Somalis, that's the main reason World is fighting over Somalia. If you want more about the history of Somalia and Somalis that 99% of the people World don't know about , I would happy to share though, it has it's risky. May Allah be with us.

  • @MustafaAhmed-qe1fy
    @MustafaAhmed-qe1fy 2 роки тому

    Somalia Cadwagedu wa tgaalo wa garanay muslim ba cadaw ah wa xagee fikirkaas ayaanlow???

  • @abubakarhasan6794
    @abubakarhasan6794 3 роки тому

    Ninkaan wuxuu kahadlaayo markaad sifiican u eegto waxaad fahmeesaa in dalkaan dad kale nala leeyihiin oo welibana xukunka gacantooda kujiro somali marna maxukunta dalkaan. Kaliya waa deegaan ay dagaan.

  • @cabdinuuxjaamac3979
    @cabdinuuxjaamac3979 3 роки тому +1

    Waqooyi ayey joogaan ragii taariikhda aad dooneyso hayey

  • @hassanfarah8417
    @hassanfarah8417 3 роки тому

    OGI OGI SOOMAALIDU MUSLIN MA AHA WAASE SHEEGATAA

    • @aelmi2825
      @aelmi2825 3 роки тому

      Marka Gabdhahaas hijaabka faafiyey
      Laga reebo ugaas. Waa runtaa.
      Maxaa yeelay dad muslina oonba waxba Ku hishiin karin macquul maaha. Xataa kiristo maaha waa cawaan waxay joogaan waqtigii ugaarsiga ,
      Waxayna qabaan dhimirka 95%
      4% na waa Sixranyihiihin 1% ayaa miyir qab iyo fiyoobi eh

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he 3 роки тому +1

    War Erya Farmaajo, War Erya Fahad, War Erya Mahdi M. Guuleed Khadar, war Erya Beyle, war Erya Mursal, war Erya Khadiijo, War erya Muudeey, War Erya Wasiir Jamaal, War Erya wasiir Dube, War Erya Xijaar Baliis.

  • @ziobaharos6880
    @ziobaharos6880 3 роки тому

    Been ma ahan warkiisa somalida waa dad laga dhex garto bulsho walba
    1500 African waxa ugu saamen badnaa jeel kuyaalo zuwara lipya somali bey ahayd
    Erey kle nin 🇱🇾 lipyan waxaw dhihi jiray halaqado taliyaha jeelkale ayow somalida 100 hadey gaarto
    Kala bar jeelasha kle ayaa loo badali jiray ee muhaajirinta
    Waa dad meel walba war&fooda tagan ku qabsada
    Waxjira waxay tahay in somalida lakala ilaalsho

  • @adamhirqal2983
    @adamhirqal2983 3 роки тому

    Somalidu tirada aad sheegeysaan way ka badan tahay. 40_52 milyan ka ma yara. Waxa se loo baahan yahay in marka hore lagu heshiiyo yaa Somali ah.
    Ma af baa lagu raadin, DNA, muuqaal, degaan mise qabiil? Qabiil haddii la dhaho, halkee laga bilaabi?

  • @salmanmohamed525
    @salmanmohamed525 3 роки тому

    maxa ulaa shaqeysay galadda islamka hagardaminayso waad adiga sheegaye hadda inta noshahay alle u towbad keen umadana caafis weydiso galad hagardamadudan umad publik ugu sheeg