Halgamaa Muuse Bidaar (AHUN), Waxaa ka waramaya Halgamaa Axmed Kayse. Qaybtii 3aad

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 жов 2024
  • "Axmed Miroow, Tiknikada waxaan siistay 23 nin oo Habarjeclo ah" Halgamaa Muuse Bidaar (AHUN), Waxaa ka waramaya Halgamaa Axmed Kayse. Qaybtii 3aad
    Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

КОМЕНТАРІ • 47

  • @AbcGeed
    @AbcGeed 4 місяці тому +3

    Ahmed keys mahadsanid mujaahid xuskaaga wanaagsan halgankii taariikh la aan buu noqday waa mujaahid cabdoo❤

  • @muusecabdicasiis5596
    @muusecabdicasiis5596 Місяць тому +1

    alle ha unaxariisto

  • @yasinyusuf5629
    @yasinyusuf5629 2 місяці тому

    Muuse bidaar allah ha u naxariistee
    Wuxuu ahaa geesi wadankan wax badan u soo qabtay isaga iyo ragii la mid ka ahaa

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 4 місяці тому +4

    AHN GUUTAALE IYO MUUSE BIDAARBA

  • @hanadolad2061
    @hanadolad2061 4 місяці тому +1

    Inaa lilaahi wainaa ilaahi Raajuun ader🎉 Muuse Xasan dhunkaal

  • @w410921
    @w410921 4 місяці тому +1

    Muuse Bidaar wuxuu ahaa nin cajiib ah oo Kowaad guulo waa wayn gaadh sii yay.

  • @CawaalegeediCiirshe
    @CawaalegeediCiirshe Місяць тому

    Maantuu dhintay Axmadow xaga goon cad rasaas baa ka dhacday laleeyahay waxaay ku faraxsanaayeen geerida muuse taasi ma jirtay.

  • @MustafeMohamed-mj4vr
    @MustafeMohamed-mj4vr 4 місяці тому

    Axmed keyse iyo weriyahaba waan salaamayaa

  • @mahamedabdiaar2257
    @mahamedabdiaar2257 4 місяці тому

    Waa guudmar qurux baadan

  • @MustafeMohamed-mj4vr
    @MustafeMohamed-mj4vr 4 місяці тому +2

    Sahra Axmed shire weeye inanta labaad ee sibidhley la joogtey rowsa Cabdilaahi is qoys

  • @jaamabiixibiixi8385
    @jaamabiixibiixi8385 4 місяці тому

    Muuse mujaahid tariikh wayn leh buu ahaa alle godka haw nuuro

  • @JamaSalaad-x9f
    @JamaSalaad-x9f 4 місяці тому +1

    Hablaha taariikh dooda waxaa sheegay axmed mire maxamed waraysigiisii bbc

  • @MustafeMohamed-mj4vr
    @MustafeMohamed-mj4vr 4 місяці тому

    Anigoo Ah mustafe maxamed Xuseen

  • @AbdiMohamud-wu9kp
    @AbdiMohamud-wu9kp 4 місяці тому

    Waa geesi

  • @daahirdalxiis4918
    @daahirdalxiis4918 4 місяці тому +1

    xasan koko miyaanu ahayn ninkii muuse ismaciil ee xabeebta lahaa ee labada go, midna huwan jiray midna guntan jiray ahayn ee qoriga mar walba sidan jiray

  • @AbdullahAli-yy9yy
    @AbdullahAli-yy9yy 4 місяці тому

    Ahmed jamac oday. Saxabkay isku iskul banu ahayn. Shakayaqan buu ahaa. Saraxada kashekeya. Mj

  • @AFRICANITV24
    @AFRICANITV24 3 місяці тому

    Ninkani il waa daaacad

  • @musaali-dk8cq
    @musaali-dk8cq 4 місяці тому

    somali airline waa jirtey oo waxa la asaasay 1964, waase run inuu alyamda wakiil u noqday oo ahayd shirkaddii yementa koonfured, alla how naxriist waxa dhashay eedaday.waxuu ku caan noqday markuu hargeysa joogey immigration-ka

  • @MustafeMohamed-mj4vr
    @MustafeMohamed-mj4vr 4 місяці тому

    Afar madfac ayaa ugu weynaa hubkii caynaba laga soo qabsaday

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 4 місяці тому +2

    Arinta Caynaba waad ka been sheegtay, odaygu sidaa ma odhan ee waa been cad.
    Rag kale ayaa ka shaqeeyey oo diidanaa in wax la qaybsado.
    Axmed Mirre wuu nool yahay ee hala weydiiyo.

    • @w410921
      @w410921 4 місяці тому

      Sidaa ayuu yidhi Muuse Bidaar.
      8daad ayaa lakala dooransiiyay inay galaan weerarka iyo inay jid gooyo galaan.
      Jidgooyo ayaay 8daad qaateen.

    • @CawaalegeediCiirshe
      @CawaalegeediCiirshe Місяць тому

      Anigu waxaan maqlay sideedaad dagaalkaa walaa jidgooyo kamay soo qayb gelin ee kolkii ay soo gurya noqdeen ee ay xeryahoodii ku soo laabteen ayaa ina mire la soo diray oo layidhi waar oodweyne aan ku xoraynee madaafiicda inooga soo qaada Muuse bidaar oo axmed mirow adiga ayaa isku fiicantiine u tag kolkaa muuse waxa uu yidhi inamo mujaahidiin ah oo aan guursan baa madaxyadoodii ku maqan yihiin madaafiicdan ciidana igumaydaan darsane inagu kala wada.

  • @MustafeMohamed-mj4vr
    @MustafeMohamed-mj4vr 4 місяці тому

    Allah haw naxariisto intii dhimatay

  • @AbcGeed
    @AbcGeed 4 місяці тому

    Nin ku sheeran iyo nin shiima kala duwan

  • @OmarHaji-rn3tz
    @OmarHaji-rn3tz 4 місяці тому

    Wariye maxad uwaraysan wayday mujahid abdirahman dhadhan wax badan iyu haya

  • @jamaalabdi
    @jamaalabdi 4 місяці тому

    Mujaahid Axmed Kayse nin waayo arag ah oo Mujaahid halgamaa ah ❤in badan noolaw cammoo

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey2774 4 місяці тому

    Magacii mujaahid moiryaan baa kucayaartay duli

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 4 місяці тому

    JIHAADOOW XAAL QAADO

  • @MohamudYusuf-p4i
    @MohamudYusuf-p4i 4 місяці тому

    Madhageyste.....waxa uu ahaa mujaahid ee cayda ka daa

  • @WarsameAbdi-ii8gr
    @WarsameAbdi-ii8gr 4 місяці тому

    Dhaga wayne unba ku hadhay

  • @khadarahmed1898
    @khadarahmed1898 4 місяці тому

    Is that story possible???????

  • @leylaa3666
    @leylaa3666 4 місяці тому

    Axmed si fiican ayuu ugu sheekayey waa runatii labada habalood way jiraan Rawsa Cabdaalahi iyo Sahra Axmed labaduba waxay joogaan UK takale way jireen hubkaa la soo mar siiyey Dhoqashay hadan ay murugo daba socatay dad badan oo qaaliye ku dhinateen oo waliba ah beesha
    Axmed Farax markaa beesha HJ kuma faanato dagaalaka iyo xoreyantii wadanaka waxa faanka u leh reer abatigay oo inataa faana dagaalaka waa ka yime shayadan hawadka waxa uu gaadhay jiida ay degaan
    Axmed Farax Cibaranka Salamadow waxa Dhoqashay xabaal wadareed lagu aasi jiray 15 Axmed Farax ugu badanaa
    Mujahid Muuse bidaar waxa uu ahaa geesi waxa uu xidhanan dharka kaanayboga ah ee ku aragano filimada ilahay how naxariisato how danabi dhaafo how nuuriyo qabariga

  • @qassimyusuf9694
    @qassimyusuf9694 4 місяці тому

    waxadtihiin dadxun waxad kufanaysa waxankasojeedna axaro waxad kasoojedan melxun iyo amxaro uff

  • @khadarahmed1898
    @khadarahmed1898 4 місяці тому

    BEEN JEEGAAN AYAA JIRTAY ..DADKII XOGAGAALKA AHAA WAYDIIYA

  • @daahirdalxiis4918
    @daahirdalxiis4918 4 місяці тому

    waar axmed kaysow bahasha dhaabaday oo qodobay hadal uun ha iska shubine teeda kale marba dhan haw boodin indrkay iyo reerkayagana iska daa oo bahasha reer magaaley

    • @jamaalabdi
      @jamaalabdi 4 місяці тому

      Wax alle iyo wax ceeb ah muu odhan Mujaahid ku hadalkiisuna waa bilaa ceeb ee isha bukta ee qabyaaladaysan ee aad ku eegayso adigu kaddaa

  • @khadarahmed1898
    @khadarahmed1898 4 місяці тому

    Xasan koo koo waar nin waalan oo muuse ismaaciil ah ayuu ahaa ....macso samaynmayso

  • @AbdiMohamud-wu9kp
    @AbdiMohamud-wu9kp 4 місяці тому

    Cba halkaa kawad waa d ku mahadsan tahay

  • @abdirahmandahirabtidon7702
    @abdirahmandahirabtidon7702 4 місяці тому

    Waa wareysi diciif ah oo reernimo, way isku cammirayaan hhhh.

  • @MuuseDaror
    @MuuseDaror 4 місяці тому

    8 xagay jidgoyada ka galen malinta
    Muse hubka cidanka ka la
    dhashaÿ banu u ogalayn yaa yidhi
    Ina mire ayaa hub u so don't

    • @CawaalegeediCiirshe
      @CawaalegeediCiirshe Місяць тому

      Waan layaabay kolkuu yidhi 8aad baa ka qayb gashay dagaalka hada markii hubkii xeryaha lagula soo laabtay baa sideedaad qaar kamidi yimaadeen oo yidhaahdeen hubna sii aan ku xoraysano oodweynee

  • @khadarahmed1898
    @khadarahmed1898 4 місяці тому

    Illogical story

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey2774 4 місяці тому

    Magacii mujaahid moiryaan baa kucayaartay duli